HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 4-TA JANNAAYO 2023-KA

0
Wednesday January 04, 2023 - 08:08:04 in Wararka by
  • Visits: 490
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 4-TA JANNAAYO 2023-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

MW Xasan Sheekh Oo Kulan Sagootin Ah La Qaatay Safiir Muddo Xileedkiisa Idlaaday

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaal ka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Danjiraha Dowladda Itoobiya u fa dhiyey dalka Cab difataax Cabdullaahi Xasan oo uu dham maaday muddo xileedkiisa dibluma asiy adeed ee uu ku joo gay Soomaaliya.

Madaxweynaha ay aa ku bogaadiyey Da njire Cabdifataax, do or ka uu ka qaatay xir iirka iyo is ka ashiga Laba da dal, waxa uuna u rajeeyey musta qbal wanaa gsan.

Dhankiisa, Danjire Cabdifataax Cabdullaahi oo Madaxweynaha uga mahad-celiyey kulank an ayaa tilmaamay sida uu ugu faraxsan yahay wada-shaq eynta ay u muujiyeen dowladda iyo shacabka Soo maaliyeed, inta uu ku guda jiray gudashada waaji baadka diblumaasiyadeed ee loo soo igmaday.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa tilma amay sida ay uga go’an tahay dowladda iyo sha cabka Soomaaliyeed inay xoojiyaan xiriirka iyo iskaa shiga diblumaasiyadeed ee ay la leeyihiin dalalka caalamka, gaar ahaan dalalka gobolka, si danaha dadka Soomaaliyeed loogu gaaro is kaa shi iyo wax- la qabsiga dalalka kale ee caa lamka.

Ra’iisul Wasaaraha X/F/Soomaaliya oo Shalay magacaabay Guddiga KMG ah ee Doorashoo yinka kuraasta ka bannaanaatay Baarlamaanka 11aad.

Md. Xamse ayaa markuu arkay qodobada 99-aad iyo 100-aad ee Dastuurka KMG ee Jam huuri yadda Federaalka Soomaaliya iyo go’aan ka Gudd iga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo tirsigiisu yahay GSH/B11/0522, uuna saxii xay Guddoomiya ha Golaha Shacabka.

Markuu sidoo kale arkay Wareegtadii Lr.60 ee Burinta Xeer Madaxweyne Lr.40 oo uu soo saaray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federa alka Soomaaliya, taas oo lagu kala diray Guddi ga Mad axa Bannaan ee Doorashooyinka Qar anka.

Ra’iisul Wasaaruhu markuu arkay heshiisy adii iyo habraacyadii lagu hirgeliyay doorasho oyinka dadban ee Baarlamaanka 11-aad 2021 /2022 iyo sidoo kale sharciga buuxinta kursiga ka bannaan aada Golaha Shacabka ee Baarl amaanku ansixi yay 19-kii Abriil 2017.

Wuxuu magacaabay xubnaha Guddiga KMG ee maamulaya doorashooyinka kuraasta ka banna anaatay Baarlamaanka 11-aad ee So omaaliya.

Guddiga oo ka kooban 9 xubnood ayaa waxa ay kala yihiin:

1. Cabdiraxiim Cabdullaahi Shaafici

2. Cabdirisaaq Diiriye Warsame

3. Cabdi Hiis Udan

4. Cabdishakuur Abiib Hayir

5. Cabdullaahi Cabdi Aden

6. Mowliid Mataan Salaad

7. Maxamed Aadan Cismaan Yare

8. Yusuf Cabdikaadir Maxamed

9. Zahra Cabdiraxmaan Maxamed

Ra’iisul Wasaaraha oo Shalay xafiiskiisa ku qaabilay xubnaha Guddigan cusub ayaa waxa uu faray in waajibaadkooda shaqo ay u gutaan si huf naan iyo caddaalad ay ku jirto

-DHAMMAAD-

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Dowladda Federaalka Oo Amar Deg-Deg Ah Soo Saaray

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolah a, dhirta iyo daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed (Eelay) ayaa Shalay dhagax dhigey Xafiisyo Wasaar adda Xan aanada Xoolaha ay ku yeelan doonto dekeda ma gaalada Muqdisho.

Wasiirka oo ay wehlinay een Wasiir ku-xigeen ka Wa saarad da iyo Wasiiru dowla ha ayaa dha gax dhigey xarum aha Wasaarad da ee De ka dda Muqdisho oo ka kooban sheybaarka Xoolaha, sha haado bixinta, xafiisyada Wasaaradda iyo goo baha xoolaha lagu nasiyo ee Deka dda.

Munaasabad kooban oo ka dhacday gudaha Dekedda Muqdisho ayuu Wasiir Eelay sheegay in ay ka go’an tahay in la dardarg eliyo habsami u socodka shaqo ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa XFS oo laf dhabar u ah hormarinta dhaqaalaha Soomaaliya.

Gaas oo weerar ku qaaday Muuse Biixi – "Horey ayuu dad badan ugu laayey Hargey sa”

Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Pu ntland, Mudane Cabdiweli Maxamed Gaas oo war eysi gaar ah siiyay Universal TV ayaa si adag uga hadlay xaaladda haa tan ka taagan magaalada La asc aanood ee xarunta gobolka Sool.

Dr. Cabdiwel Gaas ayaa sha aca ka qaaday in xasuuq shac ab uu ka dhacay magaaladaas, kadib markii ay Somaliland awood u adeegsatay shac abka, sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale wuxuu si gaar ah u we eraray mad axweyne Biixi, isaga oo ku eedeeyay inuu horay dad shacab ahaa oo dhigayay dibad bax naba deed uu ugu laayay Ha rgeysa.

"Meeshaas waxaa ka dhacay xasuuq shacbi ogow madaxweyne Muuse Biixi Dorraad sidoo ka le dad si nabad ah u banaanbaxayey oo lahaa doora shaa rabnaa ayuu magaalada Hargeysa ku leyna yey. Marka Soomaalida waxa ay tiraah daa nin ho oyadii dilay aayadii har uma jeedo,” ayuu yiri siya asiga caanka ee Dr. Cabdiweli Ma xamed Cali (Ga as). Waxa kale oo uu tilmaam ay in reer Laascaan ood beegsi lagu hayey mud do 15 sanno ah, islam arka ana la dilayey dad ka u ah haldoorka, taasina ay keentay kacdoon ka socdo.

‘Dadkaas dhib weyn ayaa muddo heystay 15 sano ayaa dadka labeentooda ah la dilayey ci db aana sheeganeysay inay mas’uul ka tahay dhulkaasi,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay in ay haboon tahay in rabitaankooda loo daayo shac ab ka gobollada Sool, Sanaag iyo Ceyn, si ay go’aan uga gaaraan masiirkooda. "Arrinta Sool, Sanaag iyo Ceyn fikirgeyga waaweeye dadkaas masiirkooda, ayaga ayaa u mad ax banaan, haddi ay rabaan dowlad goboleed ga ar ah ha noqdaan, haddii kale ciddii ay rabaan ha ku bii raan, haddii ay rabaan ha hoos yimaadaan dow ladda dhexe” ayuu sii yiri.

Horey guddoomiyaha Golaha Wakiilada So maliland oo aan si aan li fileyn uga hadlay arr inta Laascaanood ayaa shaaca ka qaaday in xu kuumadda ay ciidamo u adeegsatay shacabka ku dhaq an magaaladaasi.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in caburin iyo xo og aan xalku ku jirin balse loo baahanyahay in xu kuumadda ay la timaado qorshe ay wax kaga qab anayso xaaladda Laascaanood.

"Waa howl masuuliyadeeda ay leedahay xu kuumadu waana shaqadii loo igmaday madaxw eynaha iyo xukuumadiisa, laamaheeda amniga, wa saar ada arrimaha guddaha, taliska ciidanka boolii ska, sirdoonka, waxa laga rabaa in ay wa xkasta oo ka dhacaya ay iyagu wax ka qabtaan” ayuu yiri guddoomiyaha Golaha Wakiilada Maamulka Som aliland,.

Dowladda Oo Sannadkan Ahmiyad Gaar Ah Siineysa Balaarinta Waxbarashada.

Dowladda Soomaaliya ayaa sanadkan xoog ge eda ugu badan isugu geyneysa sidii ay ahmi yad gaar ah isaga saari leheyd horumarinta waxbara shada dalka, si gaar ah tan Caruurta.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo 7baadkan khudbad uu je ediyay kaga hadlay arr imi dhowr ayaa wa xyaa baha uu taabtay waxaa qeyb ka ah sidii loo bala arin lahaa waxbarashada Caruurta, tala abada u horeysana ay tahay in la kordhiyo tir ada macalim iinta.

"2023 waa Sanadka balaarinta Waxbarash ada Caruurteena, iyo kordhinta tirada Macalli miinta, du gsiyada dadweynuhu leeyihiin aad u kordhino,dad ka danta yarna ay helaan xuquu qdooda tacliineed” ayuu yiri madaxweynaha oo xog-ogaal u ah xaa ladda waxbarashada dalka oo wixii ka horeeyay 2012-kii uu ka shaqeyna yay.

baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Miisaa niyadda sanadkan ay dowladda ku shaq eyneysa ayaa waxaa ku xusan in la kordhiyay tirada lacagihii hore loogu qoondeeyay Wasaa rada Waxbarashada Sooaaliya.

Faarax Sheekh C/qaadir Wasiirka Waxbara shada oo ka mahad celiyay arrintaasi ayaa bala nqaaday in la qaadanayo 3000 oo macalimiin cu sub ah, sidoo kalena iskoolada waxbarash ada laga dhigayo lacag la’aan, si dadka oo dhan ay fursad ugu helaan iney waxbartaan.

Khuburo badan ayaa aaminsan in waxbarasho la’aanta heysata caruur iyo dhalinyaro badan ay sabab u tahay dib u dhaca dalka iyo amni dar ada sii baaheysa, waxaana laga faa’ideysana yaa garaadka kuwo aan waxbaran oo la gaar sii nayo ilaa heer lagu qanciyo iney naftooda gooy aan oo ay dadka isku qarxiyaan.

Balse arrimahaasi ayaa haatan u muuqda mid Albaabkoodii iska soo xirmaya, maadaama madaxweynaha dalka iyo Wasiirka waxbara sha daba ay yihiin laba qof oo 30-kii sano ee la soo dhaafay juhdigooda ugu badan galiyay sidii hor umar loo gaarsiin lahaa heerka waxbara shada ee dalka.

Dowladda Fedraalka Soomaaliya oo shaacisay caqabado ka hor taagan inay sameyso lacag shillin Soomaali ah

Wasiirka maaliyadda ee xukuumadda Soo maaliya, Dr. Cilmi Maxamed Nuur, ayaa soo b andhigay caqabadaha hortaagan in Soomaaliya ay sameys ato lacag Shilin Soomaali ah oo da lku leeyahay.

Wasiirka maaliyadda oo wareysi siinayay VOA, ayaa sheegay inay lacag sameyntu horta agan tahay saddex caqabadood oo u baahan in xal laga gaaro, si uu dalku u helo lacag uu isa gu leeyahay.

Wasiirka wuxuu sheegay caqabada koowa ad inay tahay, helitaanka dhaqaalihii looga shaq eyn lahaa daabicida lacag cusub. Wuxuu tilmaamay in loo baahan yahay $70 millyan oo dollar, in kastoo uu xusay in $40 milyan oo lacagtaas kamid ah ay dowladda ka caawinayso hay’adda lacagta ee IMF.

Caqabada labaad wuxuu sheegay wasiirku inay tahay, in farsamo ahaan dowladdu aysan u diyaarsanayn agabkii loo baahnaa iyo aqoontii la gu maamuli lahaa lacagta cusub.

Caqabada saddexaad wuxuu sheegay inay tahay, sidii lacagtaas dalkoo dhan loogu faafin lahaa, taasoo uu sheegay inay u baahan tahay in heshiis siyaasadeed ay ka galaan dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada.

Inkastoo uu wasiirku caqabadahaas sheeg ay, haddana wuxuu tilmaamay marxaladda had da la joogo inay tahay middii ugu wanaagsan ayd ee horey loogu dhaqaajin lahaa lacag sam aynta.

Marka loo eego dhaqaalihii lagu samayn la haa lacagta cusub oo qeybta ugu badan la hayo iyo aqoontii bangiga Soomaaliya oo kor usoo ka cday.

Si kastaba ha ahaatee, Soomaaliya waxaa weli gobolada dalka qeybtood laga isicmaalaa lacagtii dowladdii dhexe ee dalka, taasoo haa tan gabaabsi kusii dhow, islamarkaana meelo badan oo dalka katirsan lagama isticmaalo wax lacag ah.

Waxaa lagu tiirsan yahay adeegyada lacaga ha danabaysan ee shirkadaha isgaarsiintu bixiy aan

Siyaasiyiinta ugu miisaanka culus Puntland oo ku dhowaaqay madal ka dhan ah Deni

Madal Siyaasadeed ay ku mideysan yihiin siyaasiyiin, aqoon-yahano iyo waxgarad reer Puntland ah ayaa Shalay looga dhawaaqay ma gaalada Garoowe ee xarunta maamulkaasi.

Ku dhawaaqista Madasha Siyaasadda Puntland ayaa lagu sheegay inay timid kadib markii la ark ay xaaladda siyaasadeed, amni iyo dhaqaale ee Puntland ku sugan tahay, taasi oo lagama ka dhigaysa in dawr muhiim ah laga qaato xal u helidooda.

Qoraal kasoo baxay Madashaan ayaa wax aa lagu sheegay inay u taagan tahay ilaalinta dowladnimada, xasiloonida, midnimada iyo sar aynta sharciga dowladda Puntland. "Madasha waxay u taagan tahay xaqiijinta in Puntland ay ka dhacdo doorasho hufan, loo dhan yahay oo si nabad-gelyo ah ku dhacda laguna soo doorto Baarlamaan, Madaxweyne iyo Madaxweyne ku-xigeen 8-da Janaayo, 2024.”

Sidoo kale waxay si weyn u cambaareyeen xasuuqa lagu hayo shacabka magaalada Laasc aanod oo maamulka Somaliland si xoog ah ku haysto, sida ay sheegeen. "Madashu waxay ka tacsiyeynaysaa dadka sida arxan darrada ah magaalada loogu laynayo. Waxay ugu baaqay saa xukuumadda iyo shacabka Puntland in ay garab istaagaan kacdoonka shacabka reer So ol.”

Madasha ayaa waxay ka digtay in xukuumad da Deni ay horseedo qalalaase iyo firaaq dastu uri ah oo Puntland ka dhaca, lagana fogaado waxkasta oo horseedi kara hubanti la’aan siya asadeed iyo in la majara-habaabiyo shacabka Puntland & in laga shaqeeyo waxkasta oo hors eedi kara khalkhal amni iyo dhaawac soo gaara midnimada iyo wada-jirka shacabka Puntland.

Madasha ayaa sidoo kale waxay soo saart ay baaq ka kooban 7 qoddob, kuwaasi oo kala ah;

1. In shacabka reer Puntland ka digtoonaadaan dhagarta siyaa sadeed iyo marin-habaabinta la gu dhex wado nidaamka doora shooyinka.

2. In hay’addaha amnigu aanay ku dhex-milmin siyaasadda kuna ekaadaan waajibaadkooda dastuuriga ah ayna u hogaansamaan sharciga.

3. Madashu waxay bogaadinaysaa isimada Pu ntland waxayna ugu baaqaysaa in ay qaataan dawrkoodii shariifka ahaa ee ay kaga jireen xas iloonida iyo midnimada Puntland.

4. In la isugu yimaado shir wada-tashi ah oo looga arrinsanayo xaaladda doorashooyinka Pu ntland.

5. In la joojiyo diiwaan-gelinta hubaysan ee xukuumadda wado si looga baaqsado isku dhac amni iyo shaqaaqooyin ka dhasha hanaanka do orashooyinka aan loo dhameyn.

6. Sixidda Khaladaadka ku jira habka dimuqr aadiyeynta Puntland, iyadoo asaas looga dhiga yo 13-kii qodob ee ururada siyaasadda Puntl and soo jeediyeen.

7. Madashu iyada oo bogaadineysa taageer ada deeq-bixiyaya asha, hadana waxay ka diga ysaa in aysan qeyb ka noqon hanaan doorasho oo xasilooni-darro abuuri kara.

Siyaasiyiinta qeybta ka ah Madashaan Shalay lagu dhawaaqay ayaa waxaay isugu jira an kuwa xilal kala duwan kasoo qabtay dowlad da federaalka iyo maamulka Puntland.

Musharixiinta Koonfur Galbeed oo shuruud ku xiray ka qeyb galka Shirka Baydhabo

Musharixiinta xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa shuruudo dhowr ah waxaa ay ku xireen ka qeyb galka Shirka dib u heshiisiinta Siyaasiyiinta Koonfur galbeed, kaas oo guddo omiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Max amed Nuur ( Madoobe) uu iclaamiyay in 5-ta Bi sha Janaayo oo ku beegan Maalinta Khamiista ah uu ka furmo Magaalada Baydhabo.

Qoraal ay Musharixiinta u direen Guddoomiya ha Golaha Shaabka ay ay uga dalbadeen in la fuliyo Saddex shruudo od oo ay kaga qeyb geli karaan shirka dib u heshiisiinta Siyaasiyiinta Ko onfur Galbeed, kuwaas oo kala ah.

Marka hore Musharixiinta ayaa kasoo horjeest ay guddiga farsamo ee ka koban 7 Xubnood, ku waas oo uu guddoomiyaha xilsaaray qabsoomi da shirka, iyaga oo sheegay in arabka laftaagr een kaliya xibno laga siiyay, isla markaana dhankooda aan lagala tashan.

Sidoo kale waxaa ay sheegeen in aan weli la fulin ballantii aheyd in tallaabo laga qaado sar aakiishii ku lugta leheyd weerarkii dhawaan ka dhacay Baydhabo iyo in ciidanka Koofur Galb eed laga saaro guryaha mucaaradka ee magaa lada Baydhabo, lana siidaayo Maxaabiista laga heysto. Waxaa xilligaan jirta cabsi la xiriirta in uu dib uga dhaco waqtigii loo qorsheeyay shirka dib u heshiisiinta Siyaasiyiinta Koonfur Galbeed, hadii aan xal laga gaarin cabashada ay qabaan musharixiinta mucaaradka ah.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka ay Musharixiinta u direen guddoomiya ha Golaha Shacabka

Puntland Oo Soo Saartay Amarro Ka Dhan Ah Dhaq Dhaqaaqyada Siyaasadeed Ee Boosaaso.

Maamulka Puntland ayaa soo saaray amarro culus oo ka dhan ah dhaq dhaqaaqyada siyaas adeed ee ka socda M/Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Qoraal ka soo baxay gud diga nabad gelyada gobol ka Bari ayaa lagu mamn uucay qabasha da shirarka siyaasadeed ee ka dhaca hoteelada Magaalada.Qoraalka ay aa lagu sheegay in cidii shir siya asadeed qabsa neysa ay warqad codsi ah ka heysato guddiga nabad gel yada gobolka Bari oo uu gudoomiye u ya hay C/risaaq Cali Siciid.

Saraakiisha booliska gobolka ayaa iyaguna la gu amray iney fuliyaan awaamirtan, waxaana dadka shirark qabsanaya la faray in 24 saac ka hor ay warqada fasaxa heystaan.

Puntland oo soo saartay amarro ka dhan ah dhaqdhaqaaqyada siyaasadeed ee boosaaso.


Maxay tahay sababta loo soo fagay meydka Nabadoon Cilmi Hagar Guure

Meydadka todoba qof oo Nabadoon Cilmi Hagar Guure uu ku jiro ayaa dib looga soo fag ay goob ay ku aaseen Al-Shabaab, waxaana mar kale meydadkaas lagu aasay degmada Ma xaas ee gobolka Hiiraan.

Sida ay sheegtay in ay ogaatay Caasimada Online waxaa meydadkaan laga soo fagay god-weyn oo Al-Shabaab ay ku rideen laba maal mood kadib markii ay ku dileen dagaal culus oo ka dhacay degaanka Ceelqooxle ee gobolka Hiiraan bishii 9-aad ee sanadkii dhamaaday.

Goobta laga soo fagay meydadkaan waa deeg aanka Al-Kowthar oo hoos taga degmada Aad an-yabaal ee gobolka Shabeellada Dhexe, halk aas oo Al-Shabaab ay geeyeen meydadka 7-da qof ee Nabadoon Cilmi Hagar uu ku jiro, iyagoo gaari ku jiidaya.

Seddax bilood ka hor 29-kii Sebtember 20 22 ayaa dagaalka lagu dilay raggaan wuxuu ka dhacay degaan lagu magacaabo Ceelqooxle oo ka tirsan gobolka Hiiraan, halkaas oo kooxda Al-Shabaab ay weerar culus ku qaaday, xilli ay ku sugnaayeen ciidan badan oo ka soo jeeda beesha Xawaadle.

Allaha u naxariistee Nabadoon Cilmi Hagar ayaa ka mid ahaa odayaashii hoggaaminayey ciidankaas, waxayna Al-Shabaab u qabeen cad aawad badan, taas oo keentay in markii ay dile en ay meydkiisa gaari ku soo jiideen isaga iyo raggii kale ee ugu waaweynaa ciidankii Xawaad le looga dilay dagaalka.

Al-Shabaab ayaa meydadka 7-daas nin ay aa u soo bandhigay shacabka ku nool deegaan ka Al-Kowthar oo xiligaas ay Al-Shabaab u tali nayeen, waxayna maalin kadib ku rideen hal god, iyagoo aan siin xurmadii diinta suuban ee Islaamku ay u jideysay meydka muslimiinta.

Meydadkaan oo laga soo fagay godkaas ay aa Dorraad dib loogu aasay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, halkaas oo salaadii Janaasada lagula tukaday.

Culumadii, odayaashii dhaqanka iyo masuul iyiintii ka qeyb gashay aaska ka dhacay Maxaas ayaa sababta meydadkaan dib loogu soo saa ray waxay ku macneeyeen in Al-Shabaab ay san u aasin si islaamnimo ku jirto, isla marka ana ay ku xadgudbeen xurmadii uu lahaa meydka dadkaan ay dileen.

Xigasho:-Caasim adda.Net

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiib ooyinka Oo La Kulmay Madaxda Hay’ada AFAD

Gudoomiyaha Hay’adda Maareeynta Masiib ooyinka Maxamud Macallin Cabdulahi ayaa la kulmay Gudoomiye kuxigeenka Hey’a dda Maar eeynta Masiibooy inka Tur kiga ee loo Yaqaan AFAD.

Labada dhinac ay aa kawada hadlay iskaashi & wadash aqeyn ay yeelan ka raan iyagoo isla la fa guray qaabka uu noqon karo iskaashiga la bada dhinac.Kul anka kadib, wafdiga Hey’a dda ayaa boo qday Xarunta dhexe ee isku dabaridka & Maareeynta Musiibooyinka dalka Turkiga.

Madaxweynaha Somaliland oo si adag uga hadlay xaalada Laascaanood

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in Somaliland ay diyaar u tahay in ay xal ka gaadho qalalaasaha Laasca anood, waxaana uu digniin u diray dowlada Soo maaliya iyo maamulka Puntland.

Madaxweynaha oo kasoo baxay shir laga ga tashanayay xaalada Laascaanood, ayaa she egay in Somaliland ku filantahay xalinta mushki lada Laascaanood, isagoo markale tacsi u diray dadkii ku wax yeeloobay qalalaasaha.

"Waxaanu ka shirnay dhibaatada Laascaano od ka taagan sidii loo xalin lahaa, waxaanu isla garanay in Somaliland ay ku filantahay howlah eeda, oo ay xalin karto arrintaa ... waxaanu ta csi u diraynaa dhamaan dadkii ku dhintay Laas caanood, oo si kadis ah oo lama filaana arrint aasi Laascaanood uga dhacday" ayuu yidhi madaxweyne Biixi.

Madaxweynuhu waxa uu sheegay in kadib marka nabada la sugo, laga howlgali doono, dhi baatada dhacday iyo xalinteeda, talaabada ugu horaysa ee ay xukuumadiisu qaadaysaana ay tahay in nabada magaalada si buuxda loo sugo, isla markaana waxgaradka reer Laascaanood la gala shaqayn doono xal u helista dhibta.

Madaxweynaha ayaa sheegay in badanka dadkii Laascaanood lagu dilay 15 kii sanno ee la soo dhaafay ay ahaayeen saraakiil ka tirsan xukuumada, iyo dad jecel Somaliland, isaga oo sheegay in la qabtay badanka dadkii dilalkaa gaystay.

"Laascaanood dadka lagu dilay 2009 ilaa Shalay waa 40 qof, waxa la qabtay 32 qof, 8-na waa fakad, waxaa la xukumay 23, 7 kiis ko oda ayaa socda, 2-na maxkamaduhu way siid aayeen, dadk la dilay 24 ayaa ah masuuliyiin qa ran ... 16-na waa shacab lagu dilay waxay taag eersanyihiin dowlada Somaliland" ayuu yidhi madaxweyne Biixi.

Madaxweynuhu waxa uu dhinaca kale u di gay siyaasiyiinta qaar kood oo ku baaqay in ay Somaliland Sool ka baxdo, isaga oo sigaara ula hadlayay Puntalnd ayuu yidhi "Shalay anagu waxaanu u taaganahay nabad iyo jaar wanaag, waxaananu leenahay dagaal lagama faa'iidee ka joog".

Madaxweynaha ayaa sidoo kale dowlada Soomaaliya ku eedeeyay in ay ka danbayso dagaalka uu madaxweyne Dani sheegay in uu Somaliland kusoo qaadayo, waxaana uu shee gay in Somaliland dhulkeeda difaacayso, hadii 5-ta maamul goboleed ee Soomaaliya soo we eraraan.

Madaxweynuhu ugu danbayn waxa uu she egay in mushkilada Laascaanood Somaliland oo dhani xalin doonto "Mushkilada Laascaan ood Somaliland oo dhan ayaa iskugu tagaysa, anaga oo walaalahayo waxa gaadhay ka xun, waana nu xalin karnaa".

Degaano ka tirsan Gobolka Hiiraan oo lagala wareegay Al-Shabaab

Howlgal ka dhan ahaa Al-Shabaab ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa laga sameey ay deegaano ka tirsan gobalka Hiiraan gaar aha an deegaanada dhaca galbeedka magaalada Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan. How lagalkaan oo ay sameeyeeen ciidamada dib u xoreynta deegaanka ayaa waxa ay kula waree geen degaanka buq-matoor oo 60 km dhanka galbeedka kaga beegan magaalada Beledwe yne ee gobolka hiiraan kadib markii weerar qor sheeysan oo ay ku qaadeen degaankaas oo ay fariisin ku lahaayeen Al-Shabaab.

Dagaal Kooban oo ka dhacay degankaas ayaa u Suurgashay ciidamada inay la wareega an sida ay sheegeen saraakiisha hogamineysay ciidamada degaanka ee howlgalkan fuliyay.

Deegaanka Buq-matoor ee galbeedka Bele dweyne ayaa kamid ah degaanada ay Al-Shab aab ka joogeen gobolka hiiraan ee maamulka Hir-Shabeelle, waxaana ciidamadu ay wadaan dhaq-dhaqaaqyo xoogan oo ay wadaan cii damadu kuwaas oo ay tilmaameen inay ku sug ayaan amniga degaanka, waxa ay sidoo kale tilmaameen in howlgaladu sii socon doonaan in ta Al-Shabaab ay ka saarayaan qeybaha ay ka ga harsanyihiin gobalka Hiiraan.

Galmudug oo ku dhawaaqday in la bilaabi doono howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa booqasho dhirigalin ah ugu ta gay Ciidamada Xogga Iyo kuwa Galmudug ee Howlgalada ka wada degaannada Galmudug.

Madaxweynaha ayaa Ciidamada huwanta ah uga mahadceliyay sida ay har iyo habeen qor ax iyo dhaxan ugu tagan yihiin si ay nabad ugu seexdan Shacabka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha ayaa sido kale Ciidamada ku wargaliyay in Madaxda Qaranka iyo Madax da Galmudug isla garteen in laga bilaabo bish aan Janaayo la labo jibaaro howlgaladii Galmu dug ka socday sida daraadeedna loo baahan ya hay in ay u diyaar garobaan dagaal ka dhan ah Al Shabaab.

Dhanka kale Madaxweynaha ayaa hambal iyo u diray Ciidamadii dhawaan Xoreeyay deeg anada kala ah Gallibaax iyo Masagawa ee Gob olka Galgaduud kuwaas oo hada ku si wajahan Galcad iyo Ceeldheer.

Galka Baarista oo shaaciyay xog dheeri ah oo la xiriirta miisaaniyadda DF

Barnaamijka Galka Baarista ee VOA ayaa toddobaadkan diirada lagu saaray miisaaniyada dowladda federaalka Soomaaliya, taasi oo dha waan uu saxiixay madaxweyne Xasan Sheekh

Maxamuudkadibmarkii uu ansixiyay baarla ma anka. Miisaaniyadda sanadkaan oo koror tay, kana badan tii sanadkii hore ayaa gaareysa $973, 985, 805, oo dollar, waxaana hore aad uga dooday xildhibaanadalabada gole oo ugu dambeyntii ansixiyey.

Sanad kasta wax aa kororta miisaaniyadda dowladda, waxaana jira kobac dhaqaale oo da khliga gudaha ka soo xarooda ah, sida ay qiray aan hey’adaha ku shaqada leh miisaaniyadda dowladda.

Galka Baarista ayaa qeybaha uu dul istaa gay ee miisaaniyad da dowladda waxaa kamid ah dhaqaalaha ku baxaya safarada iyo la-taliy eyaasha, taasi oo sanadkaan loogu daray tobanaan Milyan.

"Wasaaradda Arrimaha Dibedda oo qaabils an xiriirka caalamiga waxa kharashaadka safa rada iyo shirarka ugu jira shan boqol oo kun oo dollar, Wasaaradda qorsheynta Qaranka waxa ugu jira hal milyan iyo shan boqol oo kun oo do llar, halka sanadkii hore ay ka aheyd boqol iyo toddoba & konton kun oo dollar.”

Muniir Sheekh Axmed oo ah aqoonyahan dhanka Bangiyada iyo Maaliyadda oo lagu ware ystay Galka Baarista ayaa sheegay in kororka miisaaniyada uu inta badan ka yimid dakhliga dibedda laga helo.

"Lacagta lagu bixiyo la-talinta waxay muujine ysa in waddanka uusan ku kalsooneyn inay ho wsha fulin karaan ayada oo aan lala talin,” ayuu yiri.

Wasiirka Maaliyadda ayaa asaguna dhanki isa difaacay kharashaadka safarada iyo la-taliy eya asha, isaga oo sheegay in qeyb muhiim ah ka yihiin howlaha dowladda federaalka Soomaa liya.

"Lacagahaasi marka loo eego howsha lagu qabanayo ma badan, laakiin waxay badan yihiin marka loo eego miisaaniyadeena yar iyo boqole yda ay ka noqonayaan. Miisaaniyadeena yar ay aa soo saareysa in safarada ay badanayaan,” ayuu yiri.

"Safarada waxay noqonayaan dhowr arrimo od, kuwa arrimaha dibadda lagaga shaqeeyo oo kulamada caalamiga ah ee qeybta ka nahay la tago, waa ogtahay waxay u baahan tahay lac ag adag oo wafdi tago oo adduunkii kamid ta hay ayey noqonayaan.”

Waxaa xusid mudan in miisaaniyada sanad kaan ay noqoneyso tii ugu badneyd abid ee ay meel-mariso dowladda federaalka Soomaaliya.

XIGASHO:-VOA/SOMALI

SOMALILAND oo ciidamo horleh geysay Laa scaanood iyo barakac ka billowday

Waxaa weli cirka ku shareeran xaaladda ma gaal ada Laascaanood ee gobolka Sool, halk aas oo ku dhawaad 10 maalmood ay rabshado ka socdaan, kadib markii dilal aan la garaneyn cidda geysata ay magaalada joogto ka no qdeen.

Cabdikariin Olol waa Weriye ka tirsan Idaac adda VOA, wuxuuna ku sugan yahay Laascaan ood, isagoo ka warbixinayey xaaladda magaala da ayaa wuxuu sheegay in magaalada laga qax ay oo dadku ay banaanka magaalada deegaa meysteen.

Sidoo kale wuxuu sheegay in Somaliland ay ciidan militeri ah oo aad u badan soo dhoobtay jidadka magaalada, taas oo shacabka u suurta-geli weysay inay sii wadaan dibad-baxyada oo joogsaday labadii maalmood ee u dambeysay.

Weriyahaan ku sugan Laascaanood wuxuu sheegay in xiisadaan ay wada saameysay guud ahaan gobolka Sool, "Xaaladda taagan cabsi ba dan ayey dadka ku abuurtay, gaadiid badan oo dadka qaxinaya ayaa magaalada lagu dhex ark ayaa, wax ganacsi ahna ma socdaan,”ayuu yiri.

Isgaarsinta magaalada ayuu sheegay in marar ka qaar hawada laga saarayo, iyadoo lacagaha laga isticmaalo gobolkaas ay yihiin kaliya kuwa danabeysan ee taleefoonada la isaga diro.

Somaliland ayaa guud ahaanba internetka ka jartay gobolka Sool, waxaana maalin isgaars iin la’aan ah kadib dadka loo fasaxay ku hadal ka iyo lacag dirista taleefoonada oo kaliya, taas oo ka dhigan in ilaa hadda gobolka Sool uusan internet ka shaqeyn. Ganacsigii magaalada ay aa xirmay, sida uu sheegay weriy ahaan, waxaa na aad u yar dadka lagu arkayo gudaha maga alada Laascaanood, iyadoo dariiq kasta ay ask ar militeri ah soo dhoob tay Somaliland.

Gaadiidka qoysaska qaxinaya qaar ayaa ka imaanaya gobollo kale, taas oo muujineysa baa xadda barakaca la socda Laascaano od, xiisad aan ayaa salka ku heysa ku qanacsanaan la’ aan maamul oo dadka magaaladu ay qabaan, ka dib markii Somaliland ay wax ka qaba wey say dalilka ku socda haldoorka magaaladaas.

Askari katirsan ciidanka ilaalada midowga Afri ka oo la sheegay inuu xerada Xalane ku toogt ay saddex askari oo ATMIS katirsanaa

Askari ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaano (SFC) ee nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya, ayaa la sheegay in uu toogasho ku dilay saddex askari oo ay wada shaqaynayeen ka hor inta aan la xirin.

Sida uu sheegay qof ku sugan magaalada Muqdisho, falkaan oo dhacay maalintii Dorraad oo isniin ahayd, ayaa ka dhacay afafka hore ee Saldhigga Xalane ee taliska ATMIS.

lo ka gaabsaday in magacooda la shaaciyo sab abo amni awgood ayaa yidhi: Eedeysanaha, ay aa fiidnimadii isniinta isku dhaceen saaxiibkiis Lance Corporal. Abbaaro 5:45 subaxnimo, ayuu saaxiibkiis toogtay. "Markii uu ku soo laaban ayay booskiisii, wuxuu la kulmay nin kale oo ay wada shaqaynayeen, wuuna toogtay. Askari kale oo u soo baxay inuu arko waxa dhacaya isagana waa toogtay,” ayuu yiri ilo-wareedka.

Warku wuxuu intaa ku darayaa in askariga ay rasaasta ka dhammaatay, isla markaana ask ari kale oo ka ag dhawaa uu qabtay.

Afhayeenka ciidamada difaaca dalka Uga nda, UPDF Brig Gen Felix Kulaigye ayaa markii hore ka gaabsaday inuu ka hadlo arrintan, laak iin Markii dambe ayuu xaqiijiyay dhacdada, isa goo sheegay in askariga la maxkamadeyn do ono.

Ma uusan carabaabin dadka la dilay, wuxuu na sheegay in ilaa hadda aan la xaqiijin sababta ka dambeysay toogashada

Dagaal culus oo ka dhacay magaalada Laascaanood

Xaaladda magaalada Laascaanood ee xa runta gobolka Sool ayaa weli kacsan, waxaana lagu soo warramayaa in Habeen hore saq-dhexe dag aal culus oo ka dhacay bartamaha maga aladaasi, kaas oo geystay khasaare u badan dhaa wac.

Dagaalka ayaa yimid, ka dib markii maleeshiyaad hubeysan ay weerar gaadmo ah ku qaadeen saldhig ciidamada Somaliland ay ku leeyihiin xa afada Durdur ee magaaladaasi.

Wararka ayaa sheegaya in dagaalkaas ay ku dhaawacmeen ugu yaraan illaa saddex qof oo shacab ah, kuwaas la geeyay goobaha caa fim aadka ee Laascaanood, mana jiro illaa iyo hadda wax hadal ah oo ka soo baxay saraaki isha laamaha ammaanka ee Somaliland.

Sidoo kale ciidamada ammaanka ayaa Shalay bilaabay dhaq-dhaqaaq cusub iyo howlg allo ay ku baadi goobayan raggii ka dambeeyay weerarka Habeen hore ka dhacay halkaasi.

Xaaladda guud ee magaalada ayaa weli caki ran, waxaana dadka deegaanka ay bilaabeen in ay ka barakacaan xaafadaha qaar ee Laasca anood oo ku taalla waqooyiga Soomaaliya, ma adaama rabshaduhu ay sii kordheen, isla-markaana ay socdaan todobaadkii labaad.

Dadka banaanbaxyada dhigaya ayaa shee gaya in aysan dooneyn inay Somaliland xukun to Laascaanood, iyagoo ku doodaya in dilka ha ldoorkooda aysan sidaan ku sii fiirsa karin.

Magaalada waxaa ku soo noqnoqday dilalka kooxaha aan la garanayn ay geystaan, waxaa na la beegsadaa dadka haldoorka u ah bulsha da magaalada Laascaanood.

Dhankooda ciidamada Somaliland ayaa aw ood u adeegsanaya dibad-baxayaasha, waxay maalmihii lasoo dhaafay toogteen dhowr qof oo shacab ahaa, kuwaas oo aan waxba Shalaysan.

Si kastaba, baaqyo ku aadan in la qaboojiyo xiis adda Laascaanood ayaa iska soo dabadhacay a, balse sida muuqata Somaliland waa ay ka dhego furaysatay.

Maamulka Gobolka Hiiran oo War kasoo saaray qaraxyada khasaaraha geystay

Maamulka Gobolka Hiiraan waxuu Tacsi tira anyo leh u diray ehelkii qaraabadii iyo qoysaskii ay ka baxeen Shacabkii ku dhintay qaraxyadii saaka ka dhacay Degm adda Maxaas ee Gobolka Hiiraan xilli aroor ah , iyo askartii dhimashada iyo dhaawaca ku noqotay.

Guddoomiyaha G/Hiiraan Cali Jeeyte Cismaan ayaa ugu baaqay hay’adaha kala Duwan ee ca fmaadka in la sameeyo gargaar Cafmaad oo degdeg si loo badbaadiyo Shacabka dhaawaca ah ee u baahan daryeel cafmaad oo Degdeg ah shacab-kane aay dhiigooda bixiyaan.

" Maamulka G/Hiiraan wuxuu wadaa dadaaladii ugu dambeeyey ee lagu soo Afjarayo haraadiga Al-Shabaab waxuuna gurmad u fidinayo Shaca bka dhibaatadu ka soo gaartay Weerarada ay aa lagu yiri” Warka kasoo baxay Maamulka.

Al-Shabaabka looga Adkaaday gulufka how lgallada ka dhanka ah ee Gobalka hiiraan ma cabsi gelin doonaan marnaba ficiladooda ma Cabsi Gelin doonaan guud ahaan maamulka iyo Shacabka ayaa lagu soo geba-gabeeyay Warka Maamulka.

Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda qaraxa, waxaana ay sheegeen inay weerareen goobo laga soo abaabulayay weerarada ka dha nka ah Al-Shababa ee ka dhaca G/Hiiraan.

Malaaq Shiine oo ku dhawaaqay inay ka hortagayaan dadka diidan Shirka Baydhabo

Waxaa qorshuhu yahay in 5-ta Bishaan Jana ayo uu Magaalada Baydhabo ka furmo shirka dib u heshiisiinta Siyaasiyiinta Maamulka Koonf ur Galbeed, hayeeshee waxaa durba walaac la ga muujinayaa in uu baaqdo kadib markii Mu sharixiinta koonfur Galbeed ay shuruudo ku xireen.

Malaaq Malaaq Cali Cabdira hmaan Shiino oo kamid ah Oday aasha Dhaqanka Koonfur Galbe ed ayaa sheegay inay ka hortag ayaan cid kasta ee carqaladeyneysa Shirka, isa ga oo si faah faahsan uga hadlay ciddia ku dag aalsan Koonfur Galbeed ee la heshiisiinayo.

Ruushka Oo Qirtay In Tiro Badan Oo Ciida madiisa Ka Mid Ah Hal Goob Looga Dilay

Ruushkaa ayaa qirtay in ciidamo badan lo oga dilay weerar lagu qaaday saldhig ay ku leey ihiin gobolka Doneska. Qirasho dhif iyo naadir ah oo ay wasaaradda gaashan dhiga Ruushka shaacisay ayaa waxaa lagu sheegay in 63 as kari oo Ruush ah ay ku dhinteen weerar ay mili tariga Ukraine u adeeg sadeen gantaalada Him ars.

Waa tiradii ugu badnayd oo Ruushku hal goob looga dilay tan iyo markii uu bilow day duullaanka uu ku qaad ay Ukraine bishii February ee sanadkii tagay.

Ciidamada Ukraine ayaa horay u sheegay inay ku dileen boqolaal askari oo Ruush ah du qeyn gantaalo ah oo ka dhacday gobolka bariga ee Donetsk xilligii bilowga sanadkan ka dib mar kii duqeyn lala helay dugsi ay asakarta Ruu shka u isticmaalayeen saldhig ahaan oo ku yaa lla magaalada Malkiivka. Ruushka ayaa weeer aro aan kala joogsi lah eyn ku qaaday caasimadda Ukraine ee Kiyev iy agoo isticmala aya diyaaradaha drone-ka maa lmihii ugu dam beeyeyy

Falastiin, Sacuudiga, isu-tagga Imaaraadka Carabta, iyo Jordan oo cambaareeyay boo qa shada uu masjidka barakeysan ee Al -aqsa ku tegay wasiir ka tirsan Israel

Falistiiniyiinta iyo dalal dhowr ah oo carbeed ayaa cambaareeyay daandaansina ku tilmaam ay, booqasho uu wasiirka cusub ee amnga ee Israel uu ku tegay aagga u uu ku fadhiyo masjidka bar akeysan ee Al-Aqsa oo ku yaalla magaalada Qudus.

Mas’uul ka tirsan Falastiin ayaa sheegay in booqashada uu subaxnimadii hore oo Shalay ah uu goobtaas ku tegay Itam ar Ben-Gvir oo ka tirsan midigta fog, ay ku eede ynayaan, ra’iisal wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu.

Sacuudiga, isu-tagga Imaaraadka Carabta, iyo Jordan ayaa dhamaantood siyaasigan ree Israel ku eedeeyay inuu ku duulay goobtaas oo ah dhismaha masjidka Al Aqsa.

Aaggaas waxaa hadda ku cibaadeysta oo ay u furantahay muslimiinta oo keliya, balse Ben Gvir ayaa in badan ku baaqay in Yuhuuda sidoo kale loo oggolaado in halkaa ku cibaadeystaan.

Dhankiisa, Ben Gvir, ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa tweeter-ka ku sheegay in macb ad ka ay ugu yeeraan Temple Mount ay u furan tahay qof waliba isla markaana aanay niyad jabin doonin hanjabaadaha ugu imanaya Xam aas.

Dad Ku Geeriyooday Shil Diyaaradeed Oo Ka Dhacay Australia

4 qof ayaa ku geeriyootay, 3 kalena si xun ayey ugu dhaawacmeen, kadib, markii ay Labo Helicopter isku dhaceen xilli ay Hawada Dhexe duulayeen.

Shilkaasi oo ka dhacay me el ku dhow Barxadda Xeeb ta Golden Coast ee aadka u mashquulka badan bish an January ee Fasaxa xilliga Kulaylaha.

Mid ka mid ah Helicopter-ada ayaa shilka ka dib si nabad ah ku degtay Bacaadka Xeebta,balse firirka burburka ee Helikopterka kale ayaa ku daadsanaa Deegaankaasi.

Taliyaha Badbaadada Gaadiidka ee Australia, Angus Mitchell ayaa sheegay inuu soco baa ri taa nka waxa sababay Shilkaasi.

Adeega Ambalaaska ee Queenland waxay shee geen inay goobta ka qaadeen 13 qof oo ku dhaaw acmay Shilkaasi

Isbahaysiga NATO oo ka arrinsan doona Xaall adaha Colaadeed ee dalka Ukraine

Taliyayaasha Guud iyo Madaxda Ciiddamada Hubeysan ee dalalka xubnaha ka ah Isbahays iga (NATO) ayaa la she egay inay bishan Janu ary 18-da ilaa 19-da Ku lan khaas ah ku yeelan doonaan Xaruntooda Dhexe ee ku taalla Caasimadda dalka Belgium ee Brussels.

Waa Kulankii u horeeyey ee sanadkan ee ay Golaha Milliteriga ee Isbahaysiga NATO yeesh aan, si ay uga baaraan-degaan Ajendayaal ay ugu muhiimsan yihiin Istaraatijiyada muhiimka u ah NATO, Xaalladaha ka jira dalka Ukraine iyo Taageerada sii socota ee ka dhanka ah Duul laanka Raashiya ku hayaan Ukraine.

Qoraal Dorraad lagu daabacay Websaytka NATO NATO lagu xusay in uu Kulankaasi guddoomin doono Admiral Rob Bauer oo ah Madaxa Gu ddiga Milliteriga ee Isbahaysiga NATO, iyadoo ay Taliyayaasha Guud ee 32-ka dal ee ka tirsan Isbahaysigaasi (the NATO Military Committee in Chiefs of Defense Session (MCCS) ka soo qeyb geli doonaan oo lagu casuumay dhigooda dalalka Sweden iyo Finland oo aan weli xubin ka noqoin Isbahaysiga NATO.

Dhanka kale, Xoghayaha Guud ee Isbahay siga NATO, Jens Stoltenberg ayaa iyag ana Warbixin siin doona Guddiga Milliteriga ee Isb aha ysiga NATO arrimihii ugu dambeeyey Siyaa sadda, caqabadaha dhanka Amaanka ee ku soo wajahan Isbahaysiga NATO

.Qalinka: Ustaad Nuuradin

Ukraine oo daroon ku duqeysay xarun Tamarta ee gudaha dalka Ruushka

Ciiddanka Ukraine waxay Diyaarad nooca Daroonka ku duqeeyeen Xarun Koranto oo ku taalla Gobalka Bryansk ee dalka Raashiya, taas oo keeneysa in uu sii xoogeysto dagaalka u dhaxeeya labada dal.

Qoraal uu Aleksandr Bogomaz soo dhigay Bar ta uu ku leeyahay Telegram waxa uu ku xusay inay Diyaarad Daroonka beegsatay Xarunta Korantada ee Degmadda Klimovsky oo u dhow xuduudka ay wadaagaan Raashiya iyo Ukraine.

Waxa uu intaasi ku daray inaysan jirin khas aaro nafeed, inkastoo uu dab ka kacay Xarunta Koran tada ee la duqeeyey.

Alaleksandr Bogomaz waxa kale oo uu she egay inay Duqeyntaasi koronto la’aan ka dhig tay tuullo u dhow goobta la duqeeyey, iyadoo Is bitaal iyo xarumo kale oo muhiim ah loo xirii riyey layn koronto oo kayd ahaa.

Tan iyo markii uu bilowday Duullaankii Raa shiya ku galeen dalka Ukraine bishii February 24-dii ee sanadkii hore waxay Ciiddanka Ukrai ne qaadeen tiro weeraro Madaafiic iyo Daroonis ah,oo ay la beegsadeen Goballada Raashiya ee Bryansk, Belgorod iyo Kursk ee u dhow xud uudka labada Waddan.

Baarlamaanka Midawga Yurub Oo ‘Xasaan ad da Ka Qaadaya Laba Mudane

Madaxweynaha Baarlamaanka Midawga Yur ub ayaa bilaabay hanaan degdeg ah oo la doo nayo in xasaanadda lagaga xayuubiyo laba Md.oo ka tirsan baarlamaanka Midawga Yurub, ka dib codsi uga yimi hay’adaha garso orka ee dalka Belgium, ku waas oo baadhaya fadeex ad weyn oo musuqmaasuq oo ruxday Midawga Yurub.

Baarlamaanka Yurub ayaa Isniintii sheegay in madaxweyne Roberta Metsola, inay ka co dsatay dhammaan adeegyada iyo guddiyadu in ay mudnaanta siiyaan arrintan, iyada oo la doonayo in la dhameeyo inta ka horraysa bisha Fe bruary 13-keeda.

Xubnaha warbaahinta ee ka hawlgala ururka Mida wga Yurub, ma aanay aqoonsanin labadan xu bnood ee ka tirsan baarlamaanka, hase ahaa tee laba masuul oo magacyadooda qariyey, ma adaama oo aan loo ogolayn inay dhacdadan ka hadlaan ayaa tilmaamay in labada xubnood ay kala yihiin Andrea Cozzolinooo oo Talyaani ah

iyo Marc Tarabella oo Belgium ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip