HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 1-DA JANNAAYO 2023-KA

0
Sunday January 01, 2023 - 08:17:25 in Wararka by
  • Visits: 423
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 1-DA JANNAAYO 2023-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soo maliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sax iixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2023 oo Todobaadkii tagay ay ansixiyeen Baarlama anka Federaalka Soom aaliya.

Madaxweynaha oo xusay kororka miisaaniy adda ayaa ku bogaadi yey Xuku umadda, gaar ahaan Wasaaradda Ma aliyadda iyo khubarada dhaq aalaha Soomaaliyeed diy aarinta iyo jaangoynta miis aaniyad waafaqs an hiigsiga qaran ee horumarka, dib u dhis ka ciidam ada iyo xoreynta dalka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ku bo ggaadi yey Mudaneyaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya sida xilkasnimada leh ee ay u guteen waajibaad ka dastuuriga ah ee kaga aadd anaa miisa aniyadda cusub ee dalka oo la kordhiyey

Ra’iisul wasaare Xamse oo saddex was aaradood ka guddoomay qorshe-howle edka 2023

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka So omaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa Shalay ka guddoomay ballanqaadka qorshe-howleedka san adka cusub ee 2023, Wasiirka Qorsheynta, maal-ga shiga iyo horumarinta dhaqaalaha, Maxamuud Cabd iraxmaan Beenebeene, Wasiirka ganacsiga iyo war shadaha, Md. Jibriil Cabdira shiid Xaaji Cabdi iyo Wasiir ku-xigeen ka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta ahna ku-si maha Wasiirka, Md. Cabdixakiim Xasan Ashkir.

R/Wasaare Xamse ayaa ka dhageystay, isla mar kaana su’a alo muhiim ah ka weydiiyay mas uuliyiinta wasaaradaha qorshoo yinka hawleed iyo ballanqaad yada waxqabad ee ay soo bandhigeen kuwaas oo la doonayo in la fuliyo sanadka cusub ee 2023, iyada oo lagu saleynayo siyaasadda iyo barnaamijka xukuu madda #DanQaran.

Ra’iisul Wasaaruhu waxuu kula dardaarmay wasi irrada in la xoojiyo wadashaqaynta ka dhaxeysa hey’ adaha kale ee dowladda, Isla-xisaabtanka iyo daah furnaanta, si guulo wax ku ool ah looga gaaro arrima ha horqabadka u leh Xukuumadda.

Farmaajo oo weerar culus ku qaaday Somaliland: Waxa ay laayeen birimageydo

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Ma xamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa war xasaasi ah kasoo saaray xaaladda ka taagan M/ Laa scaanood ee gobolka Sool, isa ga oo weerar toos ah ku qaad ay Somaliland.

Farmaajo ayaa ku eedeey ay ciidamada Somalil and in dad shacab ah oo birim ageydo ah ay ku laaye en gu daha magaaladaasi, kadib rabshadihii ka dhac ay halkaasi.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in uu murugada la qabsanayo dhibanayaasha, wuxuuna dhan ka kale dadka dhintay u rajeeyay inuu Eebbe ka waraabiyo Jannadii Firdowsa.

"Waxaan murugada la qaybsanayaa ehelada iyo qaraabada dadkii birimageydada ahaa ee ciidanka Somaliland ay ku laayeen magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, anigoo Alle u weydiinaya in uu hoy gooda ka yeelo Jannatul Firdowsa,” ayuu yiri Maxa med Farmaajo.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa sidoo kale ugu baaqay Somaliland inay joojiso tacaddiyada ka dhanka ah shacabka, isla-markaana la ilaaliso xasiloonida deegaanka

Golaha shacabka oo ansixiyay wax ka beddelka xeer-hoosaadka golaha

Guddoomiyaha golaha shacabka ee BJFS Md. Sh.Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoom iyay shir xildhibaanada golaha ay ku yeeshay maga alada Muqdisho Golaha oo ku shiray xarunta Villa Hargeysa ayaa ku ansixiyay wax ka bedelka xeer-hoosaadka golaha oo fadhiyadii ugu dambeeyay ka yeesheen dood.

136-xildhibaan ayaa ogolaatay, 2-xildhibaan ay aa ka aamustay 5-xil dhibaanna waa ay diideen.

Dhanka kale, Guddiga arrima ha gudaha, dib-u-he shiisiinta iyo Xiriirka dowlad goboleedyada ee golaha Aqalka Sarre, ayaa kulan ka yeeshay falanq eynta warbixinta wax-qabadka guddiga iyo u diyaar garow ga safaro shaqo oo ay ku tegayaan dowlad gobolee dyda dalka.

Guddiga Khayraadka Qaranka, kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka Aqalka Sare, oo maalm ahaan waday dardar gelinta howlaha shaqo ee gud diga ayaa Shalay dib u qiimayn ku sameeyay qorshe howleedkii guddiga.

Wasaaradda Waxbarashada Oo Ka Mahad celisay Kordhinta Miisaaniyadda 2023

Wasaaradda, Waxbarashadda, Hiddaha iyo Taclii nta Sare Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa soo dhoweysay talaabada wanaagsan oo ay qaadeen baarlamaanka labadiisa aqal.

Wasiirka Wasaarada Waxbarash ada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Faa rax Sheekh Cabdulqaadir ayaa qoraal uu soo saaray uga mahad cel iyay labada go le kordhinta miisaaniyadda isagoo she egay in Wasaarada Waxbarash ada ay qaadan doon to saddex kun oo Macalimiin ah maadaama la kor dhiyay miisaniyada.

"Yoolka qaadashada Macalimii nta cusub,waxaa qeyb ka ah in mudnaan gaar ah la siiyo gabdhaha So omaaliyeed ee wax bartay, mac alimiinta farsamada, macalimiinta dugsiyada quraan ka,dadka qaba baah iyaha gaarka ah iyo dadka ku nool deegaanada laga xoreeyay Khawaarijta.”ayuu yiri Wasiirka waxbara shada Soomaaliya Faarax Sheekh Cabdulqaadir.

Ugu dambeyntii wasiirka waxbarashada ayaa ugu baaqay golayaasha dowlad goboleedyada inay kor dhiyaan qoondada miisaaniyada waxbarashadaha dowlada xubnaha ka ah Dowlada Federalka.

Biixi oo shaaciyey qorshe ay DF ka damacsan tahay ciidanka ka imaanaya Eritrea

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jen. Maxamed Tahliil Biixi oo Shalay furimaha dagaalka ee degmada Ruun-nirgood kula hadlay cutubyo ka tir san ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in ciidankii tababarka u jiray Eritrea ay dagaalka ku soo biiray aan.

Jen.l Biixi ayaa sheegay inta badan ciidankii jiray Erit rea inay hadda ku sugan yihiin gudaha Soomaaliya, isla markaana ay u diyaarsan yihiin dagaal ka dhan ah Al-Shabaab.

"Waxaan idinkugu bishaareyna yaa, ciidan xoog leh oo tababar qa ba, hubkoodana wata oo dagaalka inku garabsiinaya ayaa nasoo gaaraya, ciidankaas xoogiisa wuxuu ku sugan yahay gudaha Soomaal iya,” ayuu yiri Jeneraal Biixi.

Wuxuu sheegay in ciidankaas looga maarmi doo no yaraantii ciidan ee heysay dowladda oo sababi jir tay in ciidamada loo raro deegaano kala fog-fog, iya doo diyaarado lagu qaadayo.

Taliyaha ayaa ciidankaan oo dagaal jira mudo dhowr bilood ah wuxuu u jeediyey dardaaran gaar ah, wuxuuna yiri, "Dhamaantii waxaa tihiin dhaliny a ro, waan ogahay waxaa la idin leeyahay soo laabta oo guryihiina kaalaya, aniga oo oday ah xitaa waa la i dhahaa sidaas, laakiin waxaan idinka codsanayaa in laabasho aan la aqbalin inta aan dalka ka xoreyn eyno cadowga,” ayuu yiri Biixi.

Taliyaha ayaa sheegay in dhulka laga xoreeyey Al-Shabaab uu yahay mid aad u cajiib ah oo aan u qalmin in cadow heysto, isla markaana uu ku qanac san yahay inuu sii joogo duurka ilaa inta laga xor eynayo Al-Shabaab.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyin ka Qaranka oo la kulmay Madaxa hay’adda TIKA

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Mus iibooyin ka Qaranka (SODMA) Maxamuud Moalim iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Magaalada Ankara kula kulm ay Gudoomi yaha hay’ad da TIKA.

2da guddoomiye ayaa ka wada hadlay wada sha qayn dhexmarta, labada hay’ad ood oo ku addan ar imaha la xariira hawlaha bini’aadinnimo.

Waxaa Hay’adda TIKA ay ka caawin doontaa Hay’ad da SODMA wax ka qabashada arrimahaha la xariira dhibaatooyinka ka dhasha xaaladaha deg degga ah.

Hay’adda TIKA oo fadhigeedu yahay dalka Turkiga ayaa muddo 10 sanno ka waday gudaha Soomaaliya howlo la xiriira u gurmashada dadka ay saameeyeen abaara ha, colaadaha iyo daadadka ka dhasha fatahaadaha wabiga Shabeelle.

Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulm ay Danjire Anita Kiki Gbeho

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Shalay magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Ku-xigeenka Ergeyga Q/Midoobey ee Soomaaliya Danjire Anita Kiki Gbeho.

Madaxweynaha iyo Danjire Anita Kiki Gbeho, ayaa ka wadahadlay xaal adaha guud ee Hirshabe elle gaar ahaan howlgallada ka dhanka ah Khawaari jta ee ka socda deegaanada maamulkaas.

Madaxweynaha ayaa sheegay in shacabka iyo maamulka oo iskaashanaya ay cadowga ka xorreeye en deegaanno iyo degmooyin ay Khawaarijta ku dhi baateen jireen shacabka Soomaaliyeed, isagoo xu say in guulaha laga gaaray dagaalada lagula jiro cad owga ay kamid yihiin in Shalay ay isu furan yihiin isu socodka magaalooyinka Muqdisho, Jowhar, Aadan-yabaal, Ruunirgood, Matabaan, Maxaas iyo Beledwe yne oo dhowr iyo toban sano go’doon ku jiray.

Madaxweyne Guudlaawe ayaa tilmaamay in dham maan deegaanada laga xorreeyay argagixisada laga fulin doono barnaamijyada xasillinta si ay bulshada u hesho adeegyada muhiimka ah.

Raysal wasaare Xamse: Waa laga maarmaan in dib u habayn lagu sameeyo shaqaalaha dowladda

Raysal wasaaraha xukuumada federalka Soom aaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay inay laga maarmaan tahay in dib u habayn ballaaran lagu sameeyo shaqaalaha do wladda.

Raysal wasaare Xam se ayaa caddeeyay in ag aas imayaasha guud ay qaadanayaan masuuliyad da shaqaalahooda, wux uuna hoosta ka xarriiqay dhaw aan inay billaabana yso qiimayn guud oo lagu same ynayo shaqaalaha rayidka ah.

Raysal wasaare Xamse wuxuu sheegay in agaa simayaaasha laga doonayo inay shaqaalahooda si daacad ah ugu hoggaamiyaan shaqada, si meesha looga saaro habacsanaanta weyn ee ka dhex jirta shaqaalaha dowladda.

Hadalka raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa ku soo aaday, maalmo kadib markii la ogaaday in 80% shaqaalaha rayid ah ee dowladda aanay shaqada soo xaadirin.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Max amuud ayaa isna xaaraan ku tilmaamay mushaarka uu qaadanayo qof shaqadiisa aan imaanin oo doona ya isagoo dalxiis isaga jira ama gurigiisa jooga inuu mushaar dowladda ka helo.

Wasiirka Warfaafinta XFS oo xafiiskiisa ku qaabi lay Wakiilka Midowga Africa iyo Hawlgalka ATMIS ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XF ee Soomaaliya, Md. Daa’uud Aweis Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Ururka Midowga Africa iyo Hawlgalka ATMIS Ambassador Souef Mohamed El-Amine. Wasiirka iyo Wakiilka Mid owga Africa ayaa ka wadahadley arrimaha ammaan ka, gaar ahaan hawlgalada milateri ee ka dhanka ah Khawaarijta Al-Shabab, shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ee dhowaan lagu soo gabagabeeyay M/ Muqdisho, barnaamijyada xasilinta iyo dib u heshiisiinta iyo qodobo kale.

Wasiirka ayaa uga warb ixiyay Wakiilka Midowga Africa guulaha ay Ciida mada Xoogga Dalka oo kaashanaya shacabka ka soo hoyeen dagaalada lagu ciribtirayo Khawaarijta iyo barnaamijka dowladda ee baahinta hawlgalada ka dhanka ah argagixisada.

Waxaa sidoo kale uu Wasiirka uga waramey Erg eyga Midowga Africa horumarka dhanka siyaasadda ee dalku hiigsanayo iyo natiijooyinkii ka soo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ee Muqdisho ku dhexmarey madaxda Dowladda Federaalka Soomaa liya iyo madaxda Dowlad Goboleedyada ka jira Soo maaliya.

Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya Souef El-Amine ayaa dhankiisa waxaa uu soo dhoweeyay guulaha Dowladda Soomaaliya ka soo hoyday daga alka ka dhanka ah Al-Shabab, wadatashiyada siyaa sadeed iyo dadaalada dib u heshiisiinta ee dalka ka socda.

Labada dhinac ayaa isku afgartey in la xoojiyo iskaashiga iyo wadashaqeynta ka dhexeeya Soom aaliya iyo ATMIS.

MAAREEYE oo gacmo aan Somaliland aheyn la xiriiriyey DILALKA Laascaanood

Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa mar kii u horeysay ka hadlay rabshadaha maalmihii u da mbeeyay ka socday magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Xildhibaan Maareeye ayaa ugu horeyntii ka tacs iyadeeyay dadkii ku dhintay rabshadaha ka socda La ascaanood, wuxuuna Somaliland ugu baaqay in sida u gu dhaqsaha badan ay wax uga qabato arrinta taa gan.

Sidoo kale waxa uu sheegay in dilka Haldoorka ee uu ka bil owday kacdoonka Laascaan ood aysan geysan Somaliland, maadama dadka la dilay ay u badnaayeen kuwo taa geersan maamulkooda.

"Gacmo shisheeye in ay ku jiraan ayaan aamins anahay dilalka Laascaanood waayo waxa la dilayo waa kuwii taageersanaa Somaliland. Warqadii kasoo baxdey Xildhibaanada Puntland waxaa ku jirtey qo dob ah in ciidamada Puntland iyo dadka ha u gurm adaandadka Sool, arrintaas ma qabato mansabkoda”

Waxa uu sii raaciyay hadalkiisa "Waxay abuuray aan in soddan sanno kadib in waji qabiil loo yeelo. In wiil Soomaaliyeed uu saacadaan nagaga dhinto dag aal qabiil ma qalanto. Waa in aan xal ka gaarno oo walaaladay ugu baaqay.”

Maareeye ayaa ugu baaqay guddoonka Baarlam aanka iyo Golaha inay soo saaran bayaan ay ku dal banayaan in si degdeg ah lagu joojiyo dagaalka, isla markaana ay ka heshiiyaan dhinacyada isku haya gobolkaasi.

Arrinta Laascaanood ayaa cirka isku sii shareer tay, waxaana korortay dhimashada ka dhalatay dib ad-baxyadii magaaladaas, kadib rasaas ay adeegsad een ciidanka Somaliland.

Si kastaba, xaaladda ayaa weli ah mid cakiran, waxaana rabshada haatan ka socdo Laascaanood ay ka dhasheen dilalka qorsheysan ee inta badan ka dhaca gudaha magaaladaasi.

Guddoomiye Aadan Madoobe oo lagu eedeeyay inuu hakiyay mooshin ku saa bsanaa xaaladda Laascaanood

Xildhibaan Sahro Bundubte oo katirsan barlam aanka Soomaaliya ayaa ku eedeysay guddoomiyaha barlamaanka, Aadan Madoobe inuu hakiyay mooshin ku saabsanaa qalalaasaha ka taagan magaalada Laascaanood.

Xildhibaan Sahro Bun dubte oo la had ashay warbaa hinta ayaa sheegtay, in ka badan 20 xildh ibaan inay diyaariyeen moo shin ah in barlamaanku wax ka yiraahdo dhibaatada ka taagan Laascaanood iyo xalkeeda.

Xildhibaannadu waxay sheegtay inay tahay wax laga xumaado in barlamaanka Soomaaliya uu ka aa muso dhiigga ku qubunaya magaalada Laascaan ood.

Sahro waxay ku eedeysay Somaliland inay ciida nkeeda si toos ah u bartilmaameesanayaan sha cabka ka mudaharaadaya dadka rayidka ah ee lagu dilo gobolka Sool.

"Mooshinbaa la keenay, waxaa laga hadli lahaa sida xaaladdu tahay, maxaa taagan, dadkaan yaa lay naya, maxaa loo laynayaa, maxay tahay sababta, int aas ayaa la rabay in laga hadlo," ayay tiri.

Xildhibaanku wuxuu xaq u leeyahay inuu codkiisa ku cabiro barlamaanka. Waa inuu guddoomiyuhu dhabar adayg u muujiyaa kala aragti duwanaansha ha xildhibaannad da,” ayay ku dartay.

Hadalka xildhibaannada ayaa kusoo aaday xilli magaalada Laascaanood uu ka socdo mudaharaad looga soo horjeedo joogitaanka Somaliland

QOOR QOOR oo saddex arrimood kala hadlay safiirka MAREYKANKA

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaar iye (Qoor Qoor) oo haatan ku sugan Muqdisho ayaa kulan la yeeshay Larry E. André oo ah safiirka Marey kanka u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, kaas oo fa dhigiisu yahay xerada Xalane.

Qoor Qoor ayaa saddex arrimood kala hadlay Lar ry E. André, kuwaas oo kala ah amniga Galmudug, howlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab iyo taageer ada dowladda Mareykanka.

Sidoo kale madaxweynaha Galmudug ayaa danjiraha iyo dowladdiisa uga mahad celiyay, sida ay mar weliba u garab taagan yihiin Soomaal iya, gaar ahaan doorkooda dagaalka Shabaab.

Madaxweyne Qoor Qoor oo Muqdisho uga qayb-gal ay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee lasoo gab agabeeyay ayaa haatan kulamo gaar gaar ah ka wa da caasimada, wuxuuna Dorraad qaabilay danjiraha dalka Qatar ee Soomaaliya Cabdalla Binu Saalim Al-nuceymi.

2da mas’uul ayaa si gaar ah uga wada-hadlay taage erada horumarineed ee ay dowladda Qatar ka wado deegaanada dowlad goboleedka Galmudug.

Dhaq-dhaqaaqyadan uu wado Qoor Qoor ayaa ku soo aadayo, xilli la filayo in Galmudug ay ka billow daan howlgallo culus oo ka dhan ah kooxda Al-Sha baab. Si kastaba, Mareykanka ayaa qayb ka ah dagaal kaas, wuxuuna ciidanka Soomaaliya ka taageeraa dhanka hawada, isaga oo duqeymo culus la beegs ada xoogaga Al-Shabaab.

Magaalada Laascaanood oo nabad ku waabariisa tay iyo baaqyo kala duwan oo lagasoo saaray colaadda ka jirta

Xaaladda M/Laascaanod ee gobolka Sool ayaa Shalay nabad ku waabariisatay, kaddib dhowr ma almood oo ay ka socdeen mudaharaadyo uu dhiig ba dan ku daatay

Waxaa Shalay lagu arkayaa waddooyinka M/ Laa scaanood ciidamo iyo gaadiidka dagaal oo gaaf ware egaya, kuwaas oo u muuqda inay ka hor tagayaan mudaharaad kale oo magaalada ka dhaca.

Wararka aanu helayno waxay sheegayaan in So maliland ay adkaysay am amanka magaalada Laas caanood, iyagoo magaalada gudaha usoo galisay ciidamo militari ah.

Tallaabadan ayaa ka damb eysay kaddib markii dhaq dh aqaaqyo hubaysan oo ka dhan ah Somaliland ay ka bil lowdeen Puntland iyo deegaano kale oo katirsan SSC.24-kii saac ee ugu dambeysay siyaabo kala duwan ayaa looga hadlay xaaladda magaalada Laas caanood. Dowladda federalka Soomaaliya ayaa ku baaqday in si degdeg loo joojiyo xiisadaha ka jira hal kaas, xaaladdana lagusoo celiyo sidii horey.

Dowladdu waxay sheegay inay ka xun tahay sha qaaqooyinka ka socda Laascaanood. Waxayna ku baaqday in laga dhowrsado in dhiig dambe uu daato.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamu ud, ayaa ugu baaqay Soomaaliland in xal aan xabb ad ahayn ay ku wajahdo xaaaladda reer Laascaan ood, isagoo sheegay in dowladda Federaalka ah ay mudnaan weyn siinayso xasilloonida, nabadda, adk eynta walaalnimada iyo wada-noolashaha dadka Soomaaliyeed.

Dhinaca kale, Boqor Burhaan Boqor Muuse oo kamid ah Isimada Puntland iyo Garaad Jaamac Gar aad Cali oo katirsan Isimada SSC (Sool, Sanaag iyo Cayn), ayaa Somaliland ugu baaqay inay faraha kala baxaan magaalada Laascaanood, dadkana u daaya an inay iyagu ismaamulaan.

2da Isim oo kamid ah Isimada ugu saamaynta ba dan, ayaa ku eedeeyay Somaliland inay masuul ka ta hay waxa ka socda magaalada Laascaanood, iyagoo ku baaqay in shacabka loo turo.

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Kooxo burcad Koonfur Afrikan ah ayaa Shalay meelo kamid ah gudaha dalkaas waxaa ay kudileen muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa Soomaalida Ganacsi ahaan u tegay dalka Koonfur Afrika, iyaga oo dilka kadib goobta ka baxsaday.

Muwaadinka la dilay oo lagu magac aabi jiray Cusmaan Aadan Sheekh Bu ule ayaa waxaa markii hore lagu dhaa wacay deegaanka kuwzakele ee dul eedka magalada port Elizabeth isago waday gaari uu rooti ku wareejinayay, balse dhaawacii soo gaaray uu ugu Geeriyooday isbitaalka.

Warar aan helnay ayaa sheegaya in marxuumka uu Dorraad ka badbaaday isku day dil xili uu waday gaariga ku wareejinayay rooti balse Shalay mar kale la weeraray isagoo watay gaariga uu rootiga ku war eejinay

Ciidama ka tirsan booliska Koonfur Afrika oo gaar ay goobta uu falka ka dhacay ayaa la sheegay in ay baarayaan dhacadadan, waxaana sidoo kale goobta gaaray xubno ka mid ah jaaliyadda Sooomaalida gobolka eastern Cape


Xukuumada Somaliland oo baaq u dirtay shacab ka Laascaanood

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuu suf Cali Koore, ayaa shacabka Laascaanood ugu ba aqay in ay is dajiyaan, isla markaana wakhti la siiyo wada-hadalka.


Wasiirka ayaa baaq nabada deed u diray shacabka, isaga oo ugu baaqay in nabada laga sha qeeyo, isla markaana la wada hadlo inta anay dhibaatadu sii balaadhan.

Waxaan ummadda reer Sool gaar ahaan degmada Laascanood ka codsanayaa anoo af-kii xukuumada ku hadlaya inaan dhamaanteen is dajino, oo aynu wa khti siino in lawada hadlo oo nabada laga shaqeeyo, dhibaatadu hadba meesha ay taagan tahay ayay ugu yartahay" ayuu yidhi Wasiir Koore.

Dhinaca kale, mudaharaadada ayaa Shalay dib uga qarxay magaalada Laascaanood, dhalinyaro gad oodsan ayaa dhagaxaan ku tuuraya wadooyinka, si dookale waxaa la maqlayaa rasaas ay ridayaan ciidamada booliisku.

Magaalada ayaa qalalaase ku jirtay afartii maalmo od ee lasoo dhaafay, madax dhaqameedka Somali land ayaana dhankooda Shalay baaq nabadeed u di ray shacabka Laascaanood, iyaga oo sheegay in ay diyaar u yihiin xalinta khilaafka taagan.

Roobab wata qabow darran oo ka da'aya deegaan nada xeebaha ee Puntland

Roobab qabow wata ayaa da’aya deegaano kati rsan Puntland, labo maalin kaddib markii wasaarad da masiibooyinka Puntland ay soo saartay digniin ku saabsan roobab dabeylo wata oo dhinaca bad weynta Hindiya iyo badda cas ka imaanaya.

Roobabka ayaa haatan lasoo sheegaya inay ka da’ayaan deegaanno kuyaala gobolka Bari oo dhaca dhanka xeebta, halkaas oo Habeen hore roobkii ku bilowday uu weli ka da’ayo.

Xiriir ay warbaahinta HOL la sameysay masuuli yiin katirsan Puntland oo ku sugan dhulka Roobku ka da’ayo, waxay ku ogaatay in uusan jirin wax khasa are ah oo roobku geystay.

Dadka ayaa ku jira feejigaanta khatarta ka dhalan karta daadad ka dhasha roobka.

Waxaa xusid mudan meelaha uu roobku ka da’a yo waxaa ka jirtay abaar aad u darran, waxaana roob ugu dambeysay bishii tobnaad ee sannadkii hore.

Booyada biyaha ah ayaa lagu kala iibsanayay lacag u dhaxaysa $200-$250.

Dadkii degennaa ayaa badi abaarta uga hayaam ay, kuwaas oo biyo iyo baad u raadsaday deegaano roobku ku dambeeyay.

Maalmaha ugu horreeya sannadka cusub, ayaa cabsi laga qabaa in roobab dabeylo wata ay ka da' aan Puntland, sida lagu sheegay digniinta doraad la soo saaray.

Afartii sanaba mar xilliyadan oo kale, Puntland waxaa da'a roobab dabeylo wata oo waxyeelo gey sta. Sannadkii 2019, ayay ahayd markii ay Punt land ku dhufatay duufaantii Pawan, taasoo geysatay geeri da 6 qof iyo kumanaan qoys oo ku hoy iyo hanti bee lay

Diyaaradaha Kenya oo duqeymo ka geystay Gobolka Gedo

Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa shee gaya in Diyaaradaha Kenya duqeyn hor leh ka geys teen deegaano katirsan Gobolkaasi

xarumaha shirkadaha Hor muud iyo Somtel ay ku lee yihiin deegaanka Caro-caso ee gobalka Gedo, wax khasaaro ah kuma gaa rin shaqaalaha labada shirkadood sida ay inoo xaq ijin dad goob jogayaal ah.

Diyaraadaha Kenya ayaa dib usoo celiyey bart ilmaameedkoodii ay ku xasuuqi jireen dadka deega anka iyo xoolahooda oo in muddo ah soo jirtay, taas oo aysan jirin cid kula xisaabtameyso Kenya. Sidoo kale shirkadaha Hormuud ayaa ah midda ugu badan ee ay dhibaatada ku hayaan madaamo ay bartilmaamedsadaan xarumaheeda.

Inta badan Dawladda Kenya ayaa duq eymaha ay ka fuliso Gedo waxay shee gtaa inay ku bartilmaameed sato Kooxa ha Argagaxisada Al Shabaab balse sha cabka ayaa dhibta ugu badan gaartaa.

Al-Shabaab oo dagaalyahano badan iska dilay ka dib dagaalka ka dhex qarxay Shalay

Wararka aan ka heleyno gobolka Mudug waxay sheegayaan in uu Shalay duleedka degmada Xarar dheere ka dhacay dagaal u dhaxeeya dagaalyahano ka wada tirsan kooxda Al-Shabaab.

Dagaalkaan ayaa qarx ay kadib markii koox ka tir san Al-Shabaab ay isku da yeen inay baxsadaan oo isku dhiibaan ciidanka dowladda ee ku sugan koon furta gobolka Mudug.

Dagaalkaas ayaa ka dhacay deegaanka Dabag alo oo hoos taga degmada Xarardheere ee gobolka Musug, kadib markii dagaalyahano ka tirsan Al-Sha baab ay weerar ku qaadeen koox isku dayday inay ka baxsadaan.

Al-Shabaab-ka wadada u galay kooxda baxsad ka ah ee isku dhiibi rabtay ciidanka dowladda ayaa ka baxay deegaanka Camaara ee gobolka Mudug.

Dagaalka oo socday mudo hal saac ah ayaa la shee gay inay ku dhinteen ugu yaraan 7-xubnood oo dhin acyadii dagaalamay ah, sida ay tebisay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA oo soo xigane ysa ilo dadka deegaanka ah.

Dagaalka u dhexeeya Al-Shabaab ee Shalay Mu dug ka dhacay ayaa ah calaamad wayn oo muujinay sa sida ay kooxdaas ugu jabtay dagaallada uga fur may gobollada dalka, waxaana xusid mudan in dag aalkaan uu ka dhashay is hortaag lagu sameeyey koox dooneysay inay is dhiibto oo Al-Shabaab isaga baxdo.Xigasho:caasimadda.net

Xog ku saabsan shirkadda ka careysi isay dowladda federaalka ee Genel Energy

Dowladda Soomaaliya ayaa si caro ku dheehan tahay uga hadashay howlo ay shirkad shidaalka qo dda ka sameysay deegaanno ka tirsan Jamhuuriy ad da iskeed ugu dhawaaqday mad axbannaanida ee So maliland, arrintaas oo markii dambena ay war kasoo saareen mas’uuliyiinta Somaliland qudhooda.

Arbacadii ayey Wasaaradda Batroolka iyo Mac danta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya soo saar tay war-saxaafadeed ay ku diidday wax ay ugu yeer tay "sheegasho sharci darro ah” oo ay shirkadda Gen el Energy ku sheegtay in ay heysato fasax ay sahmin shidaal uga sameyso Somaliland.

Bayaanka kasoo baxay Wasaaradda ayaa looga digay khatarta ka dhalan karta maalgashi iyo sahmin ta ay shirkaddaas waddo.

Wasaaradda Batroolka ee Soomaaliya ayaa inta as ku dartay in ay iyada keliya tahay hay’adda sida sharciga ah u oggolaan karta howlo laga fuliyo gud aha Soomaaliya.

"Fasax kasta oo loo bixiyo si aan waafaqsaneyn shuruucda Soomaaliya iyo xeerarka waa mid sharci darro ah waxaana loo arkayaa in uusan waxba ka ji rin,” ayey tiri wasaaradda.

Dhanka kale wasaaradda Tamarta iyo Macdanta ee Somaliland ayaa kasoo jawaabtay hadalka kasoo baxay dowladda Soomaaliya.

War-saxaafadeed maalintii Khamiista kasoo baxay Wasaaraddan oo lagu naqdinayay warka dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in "cid aan Somalil and ahayn aysan bixin karin shatiga oggolaanaya ho wlo sahmin ah oo laga sameeyo Somaliland gudah eeda”.2da dhinac ayaa u muuqda inuu khilaaf waji cusub leh soo kala dhex galay, iyadoo horay ay u jireen xiis ado siyaasadeed oo ka dhaxeeyay.

Maxay tahay Genel Energy?

Genel waa shirkad madax bannaan oo si gaar ah loo leeyahay, taasoo ka shaqeysa sahminta iyo soo saaridda shidaalka. Boggeeda internet-ka ayey ku sheegtay in ay diiradda saarto wax soo saarta qiima ha raqiiska ah ku baxo ee lasii kordhiyo, kaasoo ka caawinaya sidii ay fursado u abuuri lahayd heer sar ena uga gaari lahayd suuqyada caalamka.

Shirkaddan, oo saldhiggeedu yahay magaalada Lond on ayaa ku jirta liiska shirkadaha saamiga suuqa ee London.

Sanadkii 2012-kii ayey liiskeeda waddamada ay sahminta ka sameyso ku soo dartay Somaliland.

Sanadkii lasoo dhaafay ayey heshiis wadashaqeyn ah la saxiixatay hay’adda OPIC Somaliland si ay sha qo sahmin ah uga fuliso deegaanno ka tirsan Somali land oo ku yaalla xadka Itoobiya, sida ay ku caddey say boggeeda internet-ka.

Dabayaaqadii sannadkii 2021 ayay Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta ee Somaliland barteeda Fac ebook soo dhigtay qoraal ay ku shaacisay heshiis ay la gashay Shirkaddaha Genel Energy iyo Opic Somal iland Corporation (OSC) .

Horaantii bishan ayey shirkadda Genel sheegtay inay soo gabogabeysay daraasad indho-indheyn ah oo ay ka wadday Somaliand.

"Arrintan waxay na siineysaa xog aan la kaashan no qorshaheenna ku aaddan shaqada ugu muhiims an ee dhinaca farsamada, taasoo billaaban doonta sanadka cusub,” ayey 15-kii bishan Dece mber ku soo qortay boggeeda Twitter-ka.

Horay waxa ay Genel howlo noocan ah uga soo fulisay dalalka Uganda, Kenya, iyadoo ceelal shidaal oo aad u waaweyn ka heshay waddamada Mozambi que iyo Tanzania, taasoo sababtay in ay howsheeda daneeyaan dalal kale oo ka tirsan Qaaradda Afrika.

Bishii October, Soomaaliya waxa ay heshiis shidaal sahmin ah la saxiixatay shirkad laga leeyahay fadhi geedu yahay dalka Mareykanka, taasoo baaritaan ku sameyn doonta ilaa toddobo goobood oo ku yaalla meelo ka ku dhow xeebaha. Isha: BBC Somali

HAMBALYO DHAMMAAN MACAAMIISHA WARGEYSKAN SANAD CUSUB EE 2023-KA

Maamulka Wargeyska Oo Idin Leh Sannad Cusub Oo Wanaagsan Alle Hanooga Dhigo Dhammaan Ummadda Soomaaliyeed Waxaan U Rajeynaynaa In Alle Sanadkaan Cusub ugu Dhigo Kii Nabad Iyo Barqaaqo ay Kala Kulm aankiisa kale ku gaaraan nimco iyo nagaadin iyo horumr taam ah insha allaah Sannadkaan Cusub Ee 2023-Kana In Alle Heridisa Naga QabtoAamiin Aamiin

Haatana Ku Soo Dhawaada Heestii Sannadka Cusub

HEESTA SOO DHAWEYNTA SANADKA CUSUB

Waan heesayaaye sanad waliba hoodiyo,

howl iyo dhibaatiyo, wuxuu hadimo leeyahay.

waa laga helaayoo,hadhow lagu xusuustaa.

kii noo hagaagee, noqo loo hanweynayey.

Kii noo hagaagee, noqo loo hanweynayey.

Noqo loo hanweyn haya

 

+++++++++

Waan ku hibeyninee Ilaaheey hakaa dhogo

Sida hogol da’eysiyo Habeen dhalad barwaaqa leh

Nimca la harsan dooniyo cawa lagu heshiiya leh

kii noo hagaagee, noqo loo hanweynayey.

Kii noo hagaagee, noqo loo hanweynayey.

Noqo loo hanweyn yahaya

+++++++

Qaar kaa horeeyoo hodanaa na dhaafee,

Halkii loogu mahad naqay ka habaabi maysidee.

Kuwa harayna dabadaa waa la hubsan doonaa,

Kii noo hagaagee noqo loo han weyn yahay

Kii noo hagaagee noqo loo han weyn yahay

Noqo loo han weyn yahay Dhammaad


Qaramada Midoobay oo dooneysa in maxkamad da ICJ ay qoraal ka soo saar to heysashada Israel ee dhulalka Falastiin

Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa meel mariyay qaraar ugu baaqaya maxkama dda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ) inay ra’yi ka bixiso qadiyadda ku saabsan boobka sharci darrada ah ee Israa’iil ay ka waddo dhulka Falastiiniyiinta.

Golaha ayaa weydiistay maxkamadda ICJ in ay bixi so fikrad la-talin ah oo ku saabsan cawaaqibka sharc iga ah ee ka dhalan kara qabsashada iyo deegaam eyn ta ay ka waddo dhulalka Falastiin.

Qaraarka Qaramada Midoobay waxa kale oo uu way diisanayaa ICJ inay ka taliso sida siyaasadahaasi iyo dhaqamadaas ay u saameeyaan heerka sharci ee dhammaan wadamada iyo Qaramada Midoobay.

87 ayaa u codeeyay qaraarkaasi,halka ay diideen 26 ,waxaana ka aamusay 53 dal, iyadoo wadamada reer galbeedka ay ku kala qeybsameen arrintaasi, la akiin taageero wada jir ah laga helay caalamka Isl aamka oo ay ku jiraan dowladaha Carabta ee caadi ahaan soo celiyay xiriirka Israel.

Safiirka Falastiin ee Qaramada Midoobay Riyad Mansour ayaa xusay in codeynta ay timid hal maalin ka dib markii la dhaariyay xukuumadda cusub ee Isr aa’iil oo ballan qaadday ballaarinta deegaamaynta Yuhuudda iyo in ay dardargeliso siyaasadaha gume ysiga iyo cunsuriyadda ay ku heyso dadka Falastiin iyiinta.

Madaxda Falastiin ayaa soo dhoweeyay tallaaba daasi ,waxayna ka dalbadeen dalalka caalamka ee aaminsan sharciga iyo nabadda in la tixgaliyo ra’yiga maxkamadda ICJ ee lafilayo in la gaaro waqtiyada soo socda.

Maxkamadda ICJ ayaa markii ugu dambeysay cul eys saartay arrinta ku saabsan qabsashada Israa’iil ee dhulalka Falastiin sanadkii 2004-tii, markaasoo ay xukuntay in darbiga Israa’iil ay ka dhistay Daanta Galbeed ee la heysto iyo Bariga Qudus uu yahay sharci darro.

10 ka mid ah shaqaalaha shidaalka oo lagu dilay bariga Suuriya

Wakaalada wararka ee SANA ayaa sheegtay in weerarka lala beegsaday basas oo ku sugnaa gob olka Deir Az Zor,lagu dilay 10 ka mid ah shaqaalaha goobaha shidaalka sida ay ku warantay wakaalada wararka dowladda ee SANA

Weerarkaan oo dhacay Shalay oo Jimco ah ayaa si doo kale,waxaa ku dhaawac may laba kale ,kadin kolkii la beegsaday saddex bas oo shaqaale ka soo qaa day goobta saliidda ee al-Taim ee gobolka Deir Az Zor.

SANA ma aysan bixin wax war ah oo ku saabsan qaabka uu weerarka u dhacay iyo cidda ka danbey sa, balse xubin fadhigiisu yahay Ingiriiska ayaa ku eedeeyay "unugyada kooxda Dowladda Islaamka”, isaga oo ula jeeday ISIL

"Weerarka Shalay ayaa ku bilowday qaraxyo la la beegsaday basaska, ka dibna dableydaasi ayaa toogtay shaqaalihii la socday basaska,” Rami Abdel Rahman, oo ah agaasimaha kooxda xuquuqda aada na ha ee Suuriya, ayaa u sheegay AFP.

Maxkamadda sare ee Iran oo aqbsashay racfaan uu u gudbiyay qof kamid ahaa dibadbaxyaasha

Maxkamadda sare ee dalka Iran ayaa aqbashay racfaan uu ka qaatay qofka kamid ah dadkii dibadbax yada ka dhigayay dalkaas kaasoo lagu xukumay dil xili dhawaan ay dhaceen banaanbaxyo looga soo horjeedo dowlada.

Sahand Noor Mohammadza deh ayaa la xiray bishii Octo ber ka dib markii lagu eedeey ay in uu dab qabadsiiyay goob qashinka lagu tuuro. 2bilood ka dib ayaa lagu xuk umay dil toogasho ah. Waxaa haatan dib u eegis la gu sameynayaa kiiskiisa. Iran ayaa horay dil tooga sho ah horey ugu fulisay labo qof oo ku lug lahaa dibadbaxyadii rabshadaha watay ee ka dhashay geeridii ku timid gabadh la oran jiray Mahsa Amini.Ugu yaraan kow iyo toban ayaa lagu xukumay dil.

Toogasho Ka Dhacday Magaalo Ka Tirs an Marey kanka Oo Lagu Dilay Muwa adin Soomaali Ah

Nin Soomaali ah ayaa Habeen hore lagu dilay toogasho ka dhacday magaalada Minneapolis ee dalka Ma reykanka. Ninkan dillka toogashada ah la gu dilay ayaa ka dhacay mee sha ay iska jaraan labadda wado ee Chicago iyo 6th Street ee u dhow garoonka U.S. Bank Stadium iyo Isbitaalka Henne pin.

Booliiska magaalada Minneapo lis ayaa sheegay in ninkan la toogtay Habeen hore saacada Mareykanka markii ay ahayd 9:00 habeenimo.

Sidoo kale booliiska ayaa sheegay in dhowr xaba dood lagu dhuftay ninkan oo da’diisa lagu qiyaasay 30- meeyo, waxaana dherarkiisa lagu qiyaasay 5’10”.

Ninkan ayaa markiiba ku geeriyooday goobta lagu t oogtay, waxaana la sheegay in ay goobta ka car areen dadkii toogtay.

Booliska ayaa sheegay in ay raadinayaa dadkii toogashada geystay, waxayna u malaynayaa dhi smayaal u dhow meesha toogashaddu ka dhacday in ay ku carareen

Ciidamadda Eritrea Oo Isaga Baxay Gobolka Tigray Kadib Xabad Joojinta La Gaa ray.

Goobjoogayaal iyo sarkaal Itoobiyaan ah ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay in aska rta Eritrea oo ku dagaallamayey taageerada dowla dda federaalka Itoobiya labadii sano ee dagaalka sokeeye ee gobolka Tigreega ay ka baxeen labo ma gaalo oo waaweyn, una jihay steen dhanka xadka.

Ka bixista deegaanada Shire iyo Axum ayaa da ba so cota xabbad-joojin ay kala saxiixdeen 2-dii bi shii Nove mber dowladda Itoobiya iyo ciidamada gob olka Tigr eega ee TPLF, kaasoo dhigayay in ciida mada shishe eye laga saaro gobolka Tigray.

Si kastaba ha ahaatee, Eritrea, heshiiskan qayb kama aysan aheyn, waxaana joogitaanka ciidamad eeda ee xarumaha waaweyn ee gobolka Tigreega ay keeneen su’aalo la xiriira dhaqangalka heshiiskan.

Ilaa hadda ma cadda in ciidamada Eritrea ay gabi ahaanba ka baxayaan gobolka Tigray iyo in ay dib uga gurteen magaalooyinka qaar.

Wasiirka Warfaafinta ee Eritrea Yemane Gebreme skel ayaa u sheegay wakaalada wararka ee Reuters in uusan xaqiijin karin ama beenin karin warkan, halk a sarkaal Itoobiyaan ah oo diiday in magaciisa la sha aciyo uu xaqiijiyay in ciidamada Eritrea ay ka baxay aan Axum iyo Shire.

Getachew Reda, oo ah afhayeenka ciidamada Tigreega, ayaan isla markiiba ka jawaabin faah-faahi nta warkan.

Saddex ka mid ah shaqaalaha gargaarka ee Ax um iyo Shire ayaa sheegay in ay arkeen tobannaan baabuurta militariga ah oo ay ka buuxaan askar Eri trean ah oo Khamiistii kusii jeeday magaalada xudu udka ah ee Sheraro.

Mid ka mid ah shaqaalaha gargaarka ayaa shee gay in ciidamadu ay u gacan haadinayeen,Ciidamad a Eritrea oo isaga baxay gobolka Tig ray kadib xabad joojinta la gaaray

Banaanbaxyo Xooggan Oo Maalintii 5-Aad Ka Socda Laascaanood & Rasaas La Maqlayo

Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa maalintii shana ad oo xiriir ah ka so cda banaan baxyo waaweyn oo ay dhigaya an inta ba dan dadka deegaanka magaaladaas oo kasoo horj eeda Maamulka Somali land ee ka arrimiya M/B oqolaal dadweyne ah oo is ugu jira haween, dhall inyaro , carruur iyo Odayaal ay aa Shalay oo sabti ah waxaa ay banaanbax xoo ggan ka dhigayaan bart amaha magaalada, iyagoona aad uga careysan dil alka ciidanka Somaliland ay geysteen dad dhigaa banaanbaxyada.

Dadka ayaa waddooyinka Laascaanood ku xiray biro iyo dhagxaan waaweyn, isla markaana laamiga dhex-diisa ku gubaya taayaro, sida lagu arkayay mu uqaal laga soo duubay goobaha ay ka socdaan ban aanbaxyada oo galay Shalay maalintii shanaad.

Ciidamada Booliska Maamulka Somaliland ayaa toogasho ku dilay dhowr qof oo kamid ah dadkii dhig aayay banaanbaxyada, in ka badan 10 qof ayaa la oo weriyey inay ciidamada rasaas ku dileen, halka tirro intaas badan ay dhaawacmeen. Gebi ahaan wa xaa xiran goobaha Waxbarashada iyo ganacsiga, waxaana Maamulka Somaliland uu ciidamo dheer aad ah oo Milateri ah geeyay meelo ka mid ah maga alada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, dowl adda Federaalka oo ka hadashay dhibaat ada ka jirta M ayaa sheegtay inay aad uga tahay waxa ka socda Laascaanood.

GABAR AAYAD QUR'AAN AH KAGA YAAB SATAY TALIBAN

"Ma dareemin wax cabsi ah, sababtoo ah waxaan rumaysnaa in dalabkaygu uu xaq yahay," ayay tidhi gabadh 18 jir ah oo reer Afgaanistaan ah oo ka soo horjeedda sida wax u socdaan, hammigeeduna ahaa inay hesho shahaado jaamacadeed, taas oo ka xumaatay xayiraadda Taliban ay ka saartay haweenka tacliinta sare.

Iya da oo ka cadhays an rajada ah in ay rumayso mustaqbalkeeda, ayaa gabadhan (oo aan magace eda u baddalnay amma ankeeda awgeed) ay mud aharaad aan caadi ahayn oo kaligeed ah la hor hort imid jaamacadda Kabul, iyadoo ku baaqaysa boodh ay ku qoran yihiin kel mado Qur’aan ah.

Axaddii 25-kii Diseembar, Adela waxa ay istaagay albaabka hortiisa iyada oo kor u haysa loox ay ku qoran tahay kelmad xoog badan oo Carabi ku qoran - IQRA, AMA 'AKHRI'.

Muslimiintu waxay rumaysan yihiin in weedhani ay ahayd kelmaddii ugu horreysay ee uu Eebbe ku soo dejiyey Nebi Muxamed NNKH.

"Ilaah wuxuu na siiyay xaqa waxbarashada, waxa an u baahannahay inaan ka cabsanno Alle, ma ahan inaan ka cabsanno Talibanka oo doonaya inay naga qaataan xuquuqdeenna," ayay u sheegtay BBC laan teeda Afgaanistaan.

"Waan ogaa in ay si xun ula dhaqmeen dibad bax ayaasha, way garaacaan, sida oo kalena hub u ade egsadeen - waxay isticmaalaan qalabo kala duwan oo dadka muddharadaaya ay kaga hortagaan, laakiin iyada oo waxaas oo dhan jiraan ayaan ka hor tegay oo iska caabbiyey."

"Markii hore si dhab dhab ah uma ay qaadan wark ayga, markii dambe se, mid ka mid ah dableyda ayaa iga codsaday inaan baxo." Markii hore adele, looma arkayn mudaharaadkeeda wax weyn, laakiin looxa warqadda ku rakiban tahay ee ay sidatay ayaa si tart iib tartiib ah u soo jiitay dareenka ilaalada hubaysan ee ku xeeran.

Iyada oo sidata boodhkeeda ayay u tagtay mid ka mid ah xubin ka tirsan Taliban. "Waxaan ku weydi iyey, "ma akhrin kartaa waxaan qoray" ayay tidhi.

Waxba ma uu odhan, markaa Adela ayaa sii waday: "Miyaanad akhrin karin ereyga Ilaahay?"

Wuu xanaaqay wuuna ii hanjabay.

Boodhkeedii waa laga qaaday waxaana lagu qasbay in ay baxdo abbaaro 15 daqiiqo oo bannaan bax kaligeed ah kaddib.

Intay mudaaharaadaysay, walaasheed oo ka weyn waxay fadhiday gaadhi taxi ah oo ay sawiro ka qaa daysay, muuqaalna ka soo duubaysay mudah araadka.

"Taksiilaha ayaa aad uga baqay Taliban, waxa uu ka baryayay walaasheed inay joojiso duubista filim ka, isagoo ka baqaya dhibaato, wuxuu ka codsaday in ay ka degto gaadhigiisa," ayay Adela noo sheeg tay. Ka dib bixitaankii degdegga ahaa ee ciidamada caalamiga ah ee Maraykanku hoggaaminayo, Taliban waxay ku soo noqotay xukunka Afgaanistaan ​​Ogosto 2021.

Xayiraadaha ayaa ku sii kordhaya haweenka

Ugu horrayn waxay mamnuuceen in habluhu ay tag aan dugsiyada sare. Bishii Sebtembar ee sanadkan, waxay ka mamnuuceen gabdhaha inay bartaan maadooyinka qaarkood, waxayna u sheegeen inay dooran karaan oo keliya jaamacadaha ku yaalla gob olkooda.

20kii Disembar, waxay mamnuuceen in haweenka ay galaan jaamacad, taasoo keentay cambaareyn ca alami ah, ka dibna maalmo ka dib waxay joojiyeen NGO-yada maxalliga ah iyo kuwa caalamiga ah.

Haweenka, gaar ahaan ardayda jaamacadaha ayaa tan iyo xilligaas ka dhiidhinayey mamnuucidda wax barashada. Qaarkood waxay adeegsanayeen hal-ku-dhigga ah "Haweenka, Nolosha, Xoriyadda” ee ay ca anka ku yihiin mudaaharaadyadii dhawaan ka dha cay Iran. Mas’uuliyiin ka tirsan jaamacadda Kabul, oo ay hadda afar kulliyadood ka yihiin haween, ayaa BBC-da u sheegay in haweenka macallimiin ah loo

diiday inay galaan jaamacaddaXIGASHO:-BBC

"DA78 SUXUFI OO SOOMAALIYA LAGU DILAY 20-KII SANO EE LASOO DHAAFAY

Ku dhawaad 1,700 oo suxufiyiin ah ayaa lagu di lay caalamka 20-kii sano ee lasoo dhaafay, tiradaas oo celcelis ahaan noqoneysa in la dilay inka badan 80 sanadkii, sida lagu sheegay falanqeyn ay daabac day hay’adda suxufiyiinta aan xuduudda lahayn ee Reporters Without Borders.

Hay’adda fadhigeedu yahay maga alada Paris ee dalka Faranksiiska ayaa sheegtay 20-kii sano ee u dhe xeeyay 2003 iyo 2022 ay ahaayeen sanadihii ugu dhibka badnaa saxafiyiintaa, maa daama la dilay suxufyiinta heysta xaqa wargalinta iyo kuwa u ololeeya xaquuqda warbaahinta.

"Tiridan waxaa ka dambeeya wejiyada, shakhsiy aad ka, kartida iyo dadaalka kuwa naftooda ku bixiy ay xog ururintooda, raadinta runta iyo xiisaha ay u qa baan saxaafadda,” ayuu yiri xoghayaha guud ee RSF Christophe Deloire.

Ciraaq iyo Suuriya waxay ahaayeen dalalka ugu khatarta badan ee ay ka shaqeeya suxufiyiintu, iyada oo lagu dilay "isku geyn 578 wariye 20-kii sano ee la soo dhaafay, ama in ka badan saddex meelood meel tirada guud ee caalamka lagu dilay,” ayay tiri hay’ adda RSF.

Waxaa ku xiga Mexico (125 lagu dilay), Filibiin (107), Pakistan (93), Afghanistan (81) iyo Soomaali ya (78).

Sanadihii ugu dhimashada badnaa ayay RSF ku sheegtay inay ahaayeen 2012 iyo 2013, "sabato ah dagaalka Suuriya”, iyada oo warbixintu ay sheegtay in sannadkii 2012 ay dhaceen 144 dil iyo 142 dil san adkii ka dambeeyey ee 2013.

Laakiin dhimashadu mar kale ayay korortay 2022 qayb ahaan, sababo la xiriira dagaalka Ukraine. 58 wariye ayaa la dilay iyagoo shaqadooda gudan aya, iyadoo sanadkii 2021-kii ay ahaayeen 51 war iye.8 Suxufi ayaa lagu dilay dalka Ukraine tan iyo markii uu Ruushka galay duulaanka bishii Febr uary. Tani waxay is barbardhigtay wadar ahaan 12 dhima sho oo warbaahineed oo halkaas ka dhacay 19-kii sa no ee la soo dhaafay.

Ukrain ayaa hadda ah dalka ugu khatarta badan qaaradda Yurub dhanka warbaahinta, marka laga re ebo Ruushka dhuqidhiisa oo 25-kii sano ee lasoo dhaafay lagu dilay 25 wariye.AFP.

Ugu dambeyn wuxuu farriin u diray waxgaradkaa Soomaaliyeed, isaga oo ka dalbaday inay u istaag aan xal u helidda dhibaatada ka taagan magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

"Waxaan Eebbe caafimaad u weydiinayaa dhamma an dadkii dhaawacyadu ay soo gaareen, aniga oo raj aynaya in waxgaradka iyo haldoorka Soomaaliyeed ay u istaagaan xal u helidda dhibaatada ka taagan gobolka Sool,” ayuu markale yiri madaxweynihii hore ee dalka.

Hadalkan ayaa ku soo aadayo, ayada oo weli ay xalad adag ka jirto gudaha magaalada Laascaanood, taas oo si weyn loogu dhaleeceeyay hoggaanka sare ee Somaliland, maadaama dad badan oo shacab ah ay dileen cidamada inta ay u socden dibad-baxy ada.

LIISKA 11-KA QOF OO GEERIDOODU UGU SAAMEYNTA BADNEYD 2022

Sanadkan dhammaadka ah ee 2022, waxaa du nida ka baxay dad badan oo magac dheer ku lahaa dunida, kuwaas oo geeridoodu ku timid sababo kala duwan, waxaana liiskana ku

Eegeynaa 11-kii qofood ee geeridoo du ugu saamey nta badneyd 2022, waloow ay jiraan shakhsiyaad kale oo muhiim ahaa dunida ka bax ay. Boqoraddii Bri tain Queen Eliza beth II, oo aheyd boqoraddii ugu mu ddada dheereyd ee taariikhda UK, ayaa 8-dii bishii Sebtember geeriyo otay ayada oo 96 jir ah.

Queen Elizabeth ayaa aheyd boqorad tan iyo 1952-kii, markaasi oo ay beddeshay aabbaheed Boqor George VI, waxayna xilka boqortooyada hay say 70 sano.

Allah ha u naxariistee waxaa 18-kii Agosto 2022 isbitaal ku yaalla magaalada Hargeysa ku geeriyoo day Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi oo ka mid ahaa shaqsiyaadka lafdhabarka u ah fan ka Soomaalida. Hadraawi wuxuu sameeyey riwaaya do, heeso iyo buugaag caan ah. wuxuu ahaa da’da 79 jir.

Mikhail Gorbachev, hoggaamiyihii ugu dambeey ay ee Midowga Soviet, soona afjaray dagaalkii qaboo baa ee aan dhiig ku daadan, balse ku guul-darrays tay in uu ka hortago burburkii Midowgii Sofiyeeti ayaa geeriyooday isaga oo 91 jir ah 30-kii bishii Augusto.

Wuxuu saxiixay heshiisyo dhimis hubka ah oo uu la galay Mareykanka iyo iskaashi uu la sameeyay quwadaha reer galbeedka, si meesha looga saaro ca qabadaha adag ee siyaasadeed, militari iyo fikir ee kala qeybiyay Yurub tan iyo dagaalkii labaad ee Ad duunka, loona keeno dib u midoobidda Jarmalka.

Allaha ha u naxariistee Sheekh Yuusuf Al-Qardaawi oo ahaa caamil weyn ayaa 26-kii Sebtember 2022, isaga oo 96-jir ahaa ku geeriyooday waddanka Qadar. Waxa uu ahaa hoggaamiyaha ruuxiga ah ee urur ka Ikhwaanul Muslimiin ee Masar laga mamn uucay. Al-Qaradawi ayaa dibad-joog ahaan ugu noo laa dalka Qatar wixii ka dambeeyey markii militariga Ma sar ee uu hoggaaminayey al-Sisi ay afgambiyeen dowladii ay hoggaaminayen Ikhwaanul Muslimiinka.

Dalalka Baxreyn, Masar, Sacuudi Carabiya iyo Im aaraadka Carabta ayaa Al-Qaradawi ku daray liiska ururada iyo shaqsiyaadka argagixisada ee 2017-kii ay dartood xiriirka ugu jareen Qatar. Qatar waa ay be enisay eedaymahaas.

Ra’iisul wasaarihii hore ee Japan Shinzo Abe ay aa toogasho lagu dilay 8-dii bishii July, xilli uu ku su gan goob uu ka socday olole doorasho. Wuxuu ahaa 67-jir. Dilka siyaasiyigii ugu caansanaa Japan ayaa yi mid ayada oo Japan ay leedahay mid ka mid ah xee rarka ugu adag ee xakameynta hubka.

LUC MONTAGNIER, oo oo u dhashay Faransii ska, kana mid ahaa seynis yahannadii helay fayruska HIV, kuna guuleystay abaalmarinta Noble-ka ee dhin aca daawada ayaa geeriyooday bishii February 10-keedii. Wuxuu ahaa 89-jir.

Madeleine Albright, oo ahayd haweeneydii ugu ho rreysay ee Xoghaye Arrimaha Dibadda ka noqota Ma reykanka, ayaa u geeriyootay cudurka Kansarka 23-kii Maarso 2022. Madaxweyne Bill Clinton ayaa Albr ight u doortay diblomaasiga ugu sarreeya Maraykan ka sannadkii 1996-kii, waxayna xilkaas kusoo shaqey say afartii sano ee ugu dambeysay ee maamulkii Cli nton. Waxay hore u ahayd safiirka Mareykanka ee Q/ Midoobay. Waxayna aheyd 84-jir.

Shireen Abu Akleh oo aheyd wariyihii TV-ga Al-jazeera ee Daanta Galbeed ayaa ciidamada Israa’iil bishii May 11-keedii ‘toogasho ku dileen’ sida ay she egtay shabakadda waddanka Qadar. Al-jazeera ayaa kiiska dilka wariyahan u gudbisay Maxakamadda Da mbiyada Caaalamiga ah ee ICC. Abu Akleh, oo ah eyd weriye caan ah oo u dhalatay Falastiin, ayaa si doo kale heysatay dhalashada Mareykanka. Waxay aheyd 51-jir.

JOSE EDUARDO DOS SANTOS oo muddo 38 sanadood ah xukumayay waddanka Angola ayaa geeriyooday July 8-dii. Wuxuu ahaa 79-jir.

Jiang Zemin, oo ahaa hoggaamiyihii Shiinaha oo xukunka la wareegay 1989 kadib mudaaharaadyadii fagaaraha Tiananmen, sababayna 10 sano oo korr iimo degdeg ah ayaa geeriyooday bishii November 30-keedii. Wuxuu ahaa 96-jir.

Boqorkii Kubadda Cagta ee reer Brazil, Pele, ay aa geeriyooday 29-kii bishan December isaga oo da’ diisu ay tahay 82 jir. Pele ayaa saddex jeer ku guula ystay koobka adduunka, isaga oo ka mid ahaa ciyaar yahannaddii ugu wanaagsanaa ee soo mara kuba dda cagta adduunka.

Wakaaladda wararka ee AFP, Reuters, AP.

SHAN ARRIMOOD OO KAA CAAWINA YA INAAD KU GUULEYSATO HADAFKA AGA SANADKA CUSUB

Dabcan sanadkan wuxuu kuu ahaa mid watay guulo, caqabado, khaladaad aad sameysay, dhacdooyin ku farxad geliyay isla markaana horumariyay xirfad daada, iyo waxyaabo aan ku farxad gelin intaba…kuwani waa wax caadi ah oo ay tahay inaysan marnaba ku niyad-jebin.

Qor waxyaabaha aad ku guuleysatay iyo kuwa aadan ku guuleysan intaba, si aad ugu adeegsato sanadka cusub.

Dooro waxyaabaha ay tahay inaad muhiimad siiso aadna ku darto qorshooyinkaaga sanadka cusub.

Waa maxay waxyaabaha aad qorsheyneyso sanadka cusub?

Kala ogow meelaha aad horumar ka gaartay iyo meelaha aadan ka gaarin.

1. Kala saar qorshooyinkaaga xirfadeed iyo kuwa shakhsiga ah

Sanadka cusub

Hadafkaaga xirafadeed waa inuu ka duwanaadaa tan shak hsiyadeed, inkastoo ay mararka qaar is soo hoos galayaan. Haddii aad isku dhex darto waxaa laga yaabaa inaadan guulo badan ka gaarin.

Si gaar ah, mid walba ugu samee qorshe aad hiigsaneyso.

2. U diyaarso qorshe sanadka cusub

Ka feker hadafyada aad dooneyso inaad ku guuleysato marka la gaaro 31-kaDecember, sanadka soo socda. Kaddib, qorshee tallaabooyinka aad u baahan tahay inaad qaaddo si aad u gaarto hadafyadaas.

Qor howlaha muhiimka ah amaba waxyaabaha aad is leedahay way kaa caawinayaan inaad gaarto hadafkaaga.

Sidoo kale, u toog hay caqabadaha aad is leedahay way ku imaan karaan ha dafyadaada. Haddii sanadkan uu cashar ina baray, waa inaan ku saleynaa san adka cusub, si aan tusaale uga dhiganno.

Haddii ay kuu socon waayaan amaba caqabad ay kaa hor timaaddo, waxaad sameysataa qorshe labaad oo kuu beddeli karto waxyaabaha aad sameysay.

Diyaarso qorshe

3. Sameyso liis aad ku qorto waxyaabo aadan sameyn doonin

Marka aad sameysato liis aad ku qortay waxyaabaha kuu qor sheysan, waxaad sidoo kale sameysaa liiska waxyaabaha aadan sameyn doonin ee kaa hor istaaga inaad gaarto hadafyad aada.

Inaad garato waxyaabahaas caqabadda kugu ah wa xay kuu suurto gelineysaa inaad wax qabad badan u lahaato hirgelinta hadafyadaada sanadka.

4: Waqti u samee naftaadaWaqti u samee naftaada

 

Sameyso waqti u gaar ah naftaada. Haddii aad fasax aadeyso sii qorshee xilli hore. Hadduu aad dareemeyso inaad u baahan tahay inaad meel aaddo, sii qorsheyso adigoo meel u dhiganaya dhammaanba kharashka aad u baahan tahay inaad fasaxa ku aaddo.

Daalka iyo walaahowga laga qaado inaad shaqada uun ku mashquusho adiga oo aan nasan uma fiicna caafimaadkaaga, inaad muddo dheer shaqeyso adigoon nasanna ma kordhineyso awoodda aad u leedahay inaad si fiicna u shaqeyso si aad ugu guuleysato hadafyadaada.

 

Waa muhiim inaad si dhab ah uga fekerto caafimaadka jireed iyo kan maskaxeed, marka aad qorsheyneyso hadafyadaada sanadka cusub.

5. Sameyso mashaariic kale amaba waxqabadyo kale oo aad lacag ku sameyneyso

Sanadka cusub

 

Waxaad ka fekertaa waxyaabaha aad jeceshahay inaad sameyso, una adeegso kuwo aad lacag ka sameyn karto si aad u kordhiso dakhli gaaga.

Hirgelinta hadafkan, wuxuu kaa caawinayaa inaad ku shaqeyso xirfad cusub oo aad taqaano, kuwaasoo haddii aa dan adeegsan kaa lumi lahaa.

U gu dambeyn, noqo qof dulqaad badan kuna raaxeysta wax waba oo uu ka barto nolosha.XIGASHO:-BBC


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip