HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 29-KA DICEMBAR 2022-KA

0
Thursday December 29, 2022 - 08:30:26 in Wararka by
  • Visits: 348
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 29-KA DICEMBAR 2022-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Soomaaliya iyo Jabuuti oo war cusub kasoo saaray xiriirka labada dal

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Max amuud iyo dhiggiisa dalka Jabuuti oo ay weheliyaan wasiirro iyo masuuliyiin ka tirsan labada dal ayaa ye eshay wada-xaajoodyo ku saabsan xiriirka Soomaal iya iyo Jabuuti, qiimeynta hannaanka iskaashiga soo jireenka ah ee labada dal iyo sidii loo sii horumarin lahaa.

2da Madaxweyne oo shir-sa xaafadeed wada qabtay kul anka kadib, ayaa adkeeyey midnimada iyo walaalnimada ka dhaxeysa labada shacab, iyadoo Madaxweyne Xa san Sheekh uu uga mahadceliyey Madaxweyne Ism aaciil Cumar Geelle, dowladda iyo shacabka Jabuuti sida ay u garab istaageen walaalahooda Soomaali ya, xilligii ay u baahdeen shacab iyo dowlad aha anba.

Dhankiisa, Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa uga mahadceliyey Madaxweynaha, dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed soo dhaweynta walaaln imada leh ee ay u muujiyeen isaga iyo wafdigiisa, wa xa uuna xusay in uu ajiibay martiqaad uu u fidiyey wa laalkiis Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud si uu markhaanti uga noqdo guulaha laga gaaray howlgal lada dib u xoreynta deegaannada ay ku dhuumaaley sanayeen khawaarijta Alshabaab.

Shirka labada dowladood, waxaa Madaxwe yney aasha ku wehelinayey, dhanka Jamhu uriyadda Fed eraalka Soomaaliya; Wasiira da Arrimaha Dibadda, Warfaafinta, Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Abshir Bukhaari iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Xuseen Sheekh Maxamuud.

Halka dhanka Jabuuti ay ku matalayeen, Wasiir ka Arimaha Dibadda, Wasiirka Dhaqanka iyo Dhallin arada, LaTaliyaha Arrimaha Dhaqanka ee Jabuuti, Siihaaha Safaarada Jabuuti ee Soomaaliya Maxam ed Ibraahim Yuusuf iyo Danjire Dayib Dubad Rooble.

Madaxweyne Ismaaciil oo sii joogi doona maalmo ayaa lagu wadaa in isaga, madaxweyne Xasan Sh. Masuuliyiin ka kala socoto gobollada Soomaalida Ito obiya iyo Ken ya ay xarigga ka jaraan xar unta Aka deemiyo gobolke edka Afka So omaaliga ee AGA oo dowladda Jabuuti ay Muqdisho ka dhist ay

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiy eeyay geerida ku timid Danjire Kaalmooy

Madaxweynaha Dowladda Federaalka, Xasan Sh. Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Da njire Muxudiin Maxamed Kaalmooy, oo markii ugu da mbeysay ku magacawnaa Danjiraha Somaliya ee dalka Libya. Mad axweynaha ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeri yooday Danjir aha.

"Madaxweynaha Jahmuuriyadda ayaa tilmaamay in Danjire Muxudiin uu ka mid ahaa siyaasiyiinta ruug caddaaga ah ee mudd ada dheer u soo adeeg ayay shac ab ka Soom aaliyeed, isaga oo soo noqday Wa siir, diblomaasi dalkeenna metelay iyo bare ka mid ahaa Macalimiinta Jaamac adda Ummadda.” Ayaa la gu yiri qoraal ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha.

Qoraalka ayaa lagu sheegay "Madaxweyne Xasan

Sheekh Maxamuud ayaa marxuumka Alle u weyd iiyay in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Fardowsa, sa mir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyska, qaraabada iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday.”

Xiisadda Puntland oo kasii dartay kadib markii Deni uu ku gacan sayray laba qodob

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland Sa ciid Cabdullaahi Deni ayaa dha waan ku guuleystay kala jeb inta ururada siyaas adda, ka dib markii uu shir la yeeshay qaar kamid ah uru rada. Gar abka kasoo horje eda Deni ayaa hore u soo saaray dalabaad ay ku xira yaan si doorashada uga qeyb-galaan, kuwaasi oo badank ooda uu aqbalay De ni, hase yeeshe uu ga nafka ku dhuftay labadii ugu cus laa.

"Ururada Siyaasadda Puntland waxaa ay ila wadaageen 13 qodob oo ay u arkeen kuwo u baahan in wax laga qabto kahor xilliga doorash ada, 11 qodob oo kamid ah soojeed intooda waxaan ka bixinay garowshiyo oo qeybtood waxaan dhameysti rnay iyadoo ay kulamadu noo soc daan, halka 2 qod ob ay u baahdeen wax ka bedel sharci,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska madax weynaha.

Deni ayaa ka horyimid in la furo nidaamka xisbiy ada ee xadidan iyo in la dhimo tirada Xildhibaanada Goleyaasha deegaanka ee degmooyinka, ayada oo go’aankaas ay ku raaceen garabka taabacsan ee urur siyaasadeedka.

"Si loo yareeyo waxkasta oo caqabad ku noqon kara hanaanka diiwaan-gelinta cod-bixiyeyaasha iyo doorashooyinkaba, waxaa ay dowladdu ka shaqey naysaa xalinta cabashooyinka ku saabsan soohdima ha kahor intaan la gaarin waqtiga diiwaan-gelinta cod-bixiyeyaash.”

Waxa kale oo lagu yiri qoraalka "Waxaa ku baq ayaa in la dhawro habraacyada iyo nidaamka xisb iyada Puntland, xubin kasta oo ku soo baxda magac urur islamarkaana ka baxda ururka oo ku biirta mid kale ama ka hortimaada ajendaha ururkiisa, waxay dhuminaysaa xasaanada, waxaana booskiisa ururku u magacaabaya qofkii kusoo xigey isaga.

"Sida hore uga dhacday saddexdii degmo ee ay doorashooyinka ka qabsoomeen, ururkasta oo hela aqlabiyada codadka deegaan doorasho ama isbaah aysi ku yimaada labo urur, waxaa ay xaq u leeyihiin inay soo dhisaan maamulka degmadaasi iyaga oo ka madax-banaan faro-gelin.”

Qoddobada uu ogolaaday Deni ayaa u muuqdo kuwa aan laheyn miisaan buuran, lagana leeyahay dano siyaasadeed maadama labadii ugu muhiimsana uu ka horyimid, sida ay qabaan dadka sida ugu dhaw ula socda arrimaha doorashooyinka maamulka Pun tland.

Ururada Siyaasadda Puntland, gaar ahaan gar abka ay isa-seegeen Deni ayaa hore warbaahinta uga sheegay inay ku kalaceen kulan ay la yeesheen madaxweynaha, kadib markii ay isku fahmi waayeen qoddobadii ugu muhiimsana.

"Dhamaan wada-xaajoodyadii la xiriiray qodabadii dhinaa ee muhiimka u ahaa qabsoomida doorash ada, madaxweynuhu ma fulin, balse taasi badelke eda xukuumaddu ay ku mashquulsan tahay kala jab inta ururada iyadoo faro aan nadiif aheyn kula dhex ji ra ururada siyaasadda.”

Waxay ku dhawaaqeen shirweyne ay isugu yima adan qeybaha kala duwan ee bulshada, si loo badba adiyo hanaanka geedi socodka dimuqraadiyada Pun tland, loogana saaro hubanti la’aanta siyaasadeed ee Shalay ka jirta.

Dowladda Soomaaliya oo digniin xooggan u dirt ay shirkad howlo shidaal baariseed kawadda Somaliland

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee dowlad da Soomaaliya, ayaa ku eedeysay shirkadda shid aal baarista ee Genel Energy ee la ga leeyahay UK, inay howlo sharci darro ah ka wa ddo Soomaaliya. Warsaxaafadeed kasoo baxay wa saaradda ayaa looga digay kha tarta ka dhalan karta maalgashi iyo sahmin sharci darro ah oo la sheegay inay shirkadda ka waddo deegaan nada Somaliland.

"Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya wax ay si cad u diidday sheegash ada Genel Energy PLC ee ah in ay leedahay xuquuq da batroolka gobollada Wa qooyi ee Sooma aliya, wax ayna ugu baaqaysaa shir kadda Genel Energy PLC inay joojiso fulinta ha wl-gal shidaal oo xadgudub ku ah madaxbannaanida dhuleed ee Soomaaliya, iyo midnimada,” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka. Dow ladda Federaalka Soom aaliya waxay ku wargalisay maalgashadayaasha shi sheeye in Wasaaradda Bat roolka iyo Kheyraadka Ma cdanta ay tahay hay’ad da kaliya ee sharci ahaan u fa saxaysa sharciga iyo qa waaniinta u degsan Soomaa liya si ay u bixiso ogol aanshaha baarista iyo horumar inta kheyraadka shid aalka sida uu dhigayo sharciga Batroolka Soomaal iya.

Waxay tilmaamtay ogolaansho kasta oo lagu bixi yo wax xadgudub ku ah shuruucda iyo qawaaniinta Soomaaliya inuu yahay sharci darro, iyadoo loo aqoonsan lahaa mid aan waxba ka jirin.

Si kastaba ha ahaatee, shirkadda Genel Energy ay aa Somaliland heshiis ugula jirta inay shidaalkii ugu horreeyay kasoo saartay Somaliland. Sida qorshuhu yahay, sannadka 2023 ayay shirkaddu filaysaa inay soo saarto shidaalkii ugu horreeyay.

Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo xaqiij iyay in ciidamada Eritrea ay dhaw aan ku biirayaan howl gallada Shabaab dalka looga xoraynayo

Ciidanka lagu soo tababaray dalka Eritrea oo dal ka dib ugu soo laabtay todobaadkii hore, ayaa dha waan ku biiridoona dagaalka ka dha nka ah kooxda Al-Shabaab, si da uu sheegay taliyaha Ciidanka mila tariga General Odawaa Yuusuf.

Taliyaha ciidanka xoogga dalka ma uusan shee gin gobolada la gayn doono. Hase yeeshee wuxuu tilmaamay in ciida madan ay kaalin mugleh ka qaadan doonaan in Shabaab laga xore eyo dhul badan oo hadda gacanta ugu jira.

Weerarada ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa sii kor dhay iyadoo ciidamadu ay la wareegeen magaal ooyin muhiim ah. Alshabaab waxay hadda qarka u saaran yihiin inay lumiyaan guud ahaan gobolada dhexe, sida Mudug iyo Galgaduud.

Dhinaca kale, dowladda federalka Soomaaliaya iyo dowlad goboleedyada ayaa Muqdisho uga wada tashanaya sidii ay isaga kaashaan lahaayeen dagaal ka lagu jiro Alshabaab.

Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa dhawaan shee gay in dowlad goboleedyada Shabaabka dhulkooda ay haystaan si degdeg ah looga dulqaadidoono isla markaana dowladdu aysan marnaba shaqo kale ku mashquulidoonin illaa Shabaab laga nadiifiyo dhulka ay haystaan.


Baarlamaanka Oo Ansixiyay Miisaaniya dda Sanadkan Oo Gaartay $973,985,805.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Shalay Shir guddoomiyay kalfadhiga 2aad kulankiisa 4-aad ee wadaj irka ah ee Baarlamaanka 11-aad JFS.

Kulanka oo ay goob joog ahaayeen guddoonka labada aqal iyo ku-xigeennad ooda ayuu ajandahu ahaa akhr inta sedexaad iyo ansixinta mi isaaniyadda 2023-ka.

Wadarta guud ee Miisaaniyad da sanadkan oo gaartay $973,985,805. Miisaaniyad da sanadkan oo loo kordhiyay xarumaha danta guud sida xarumaha caafimaadka dowladda, waxbarasha da iyo hay’adaha amniga ee dalka.

Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kulanka soo xaadirtay ayaa 172 Xildhibaan waxey cod gacan taag ah ku ansixiyeen miisaaniyadda waxaa diiday 0 waxaa na ka aamusay 1 Mudane.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cilmi Maxamuud Nuur ayaa xildhibaannadda labada aqal ee Baarlam aanka JFS uga mahad celiyay ansixinta miisaaniyad da sanadka 2023-ka.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa ku dhawa aqay in miisaaniyadda sanadkan ay ansax tahay isa goo guddoonka iyo xildhibaannada labada aqal, gud diyadda maaliyadda ee Baarlamaanka ayuu uga ma had celiyay dadaalkii dheeraa ay soo geliyeen isla-markaana ay ku bixiyeen juhdi iyo wakhti badan si dadka iyo dalka loogu adeego.

Muxuu Aadan Madoobe kala hadlay Musharrixiin ta Koonfur Galbeed?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaan ka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa kul an kula qaatay Midowga Musharraxiinta Dowlad Gob oleedka Koonfur Galbeed.

Musharraxiinta Koonfur Galbeed iyo Guddoomiyaha ayaa ka wada hadlay arrima ha dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed si loo helo midnimo isla-markaana la iska kaa shado sidii loo sii amba qaadi lahaa dib u xorreynta degaannada ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab.

Kulanka Guddoomiyaha iyo musharraxii nta ay aa loo balamay in la iskugu soo laa ban doono Habeen hore.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa boggaa diyay dadaalada lagu doonaayo dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed oo uu ku baaqay isagoo sheegay in muhiim ay tahay midnimada iyo jiritaanka reer Koo nfur Galbeed lana xoojiyo kacdoonka dadweynaha ee dalka looga xorreeynaayo Al-Shabaab.

Bannaanbax markale Manta la dhacay laas-Caanood iyo dad ku dhintay

Banaanbax ayaa Shalay markale waxaa uu ka dhacay M/laas-Caanood ee Xarunta G/Sool, kaas oo looga soo horjeedo dil alka loo geysto dadka waxgalka u ah Bulsha da Magaalada.

Dorraad ayuu bannaan baxaan soo billaawday, waxaana Ciidamada Boolis ka Somaliland rasaas ay ku fureen dadka bannaaba xa digayay Dorraad ku geeriyooday kuwa dhawaad Ruux tiro intaasi ka badana ay ku dhaawacmeen

Shalay ayaa markale bannaanbaxyada ay ka billaa wdeen magaalada laas-caanood, waxaana dadka oo ku dhawaaqayay erayo ka dhan ah Xukuumadda So maliland rasaaseeyay ciidamada Booliska.

Wararka aan helnay ayaa sheegaya in bannaa baxa Shalay ay ku dhimatay garabr yar oo halee shay rasaasta ay furayeen Ciidamada, iyada oo dadka bannaabaxa dhigayay ay dhagxaan iyo taay aro ku jareen waddooinka. Sidoo kale waxaa Shalay xiran inta badan Goobaha Ganacsiga ee Magaalada laas-Caanood kadib markii qaar kamid ah Ganacsat ada ay qeyb ka noqdeen daka bannaabaxa dhiga yay.

Shacabka M/laas-Caanood ayaa cabasho ka a Xukuumadda Somaliland oo ku guuldareysatay inay gacanta kusoo dhigto dadka dilalka ka geysta magal ada laas-Caanood, xilli somaliland ay horay u masa afurisay dadka kasoo jeeda Koonfur Galbeed.

Puntland oo eedeyn yaab-leh u jeedisay Somaliland

Dowlad goboleedka Puntland ayaa markale eed eyn culus oo yaableh u jeedisay Somaliland oo daris yihiin kadib rabashadihii Talaadadiid ka dhacay gu daha magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ee waqooyiga Soomaaliya.

Wasiirka Warfaafinta Puntland Mudane Maxamu ud Caydiid Dirir oo warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa si kulul u cambaareeyay dhibaatada ka dhala tay rabshadihii Dorraad ka dhacay Laascaanood kadib markii dad dibad-baxayay ay rasaaseeyeen ciidanka Somaliland.

Dirir ayaa shaaca ka qaaday in dadka as ay dhigayeen dibad-bax ka dhan ah maamulka Hargeysan, ayna ku cabira een dareenkooda, balse la dhibaatee yay.

Sidoo kale wuxuu ka digay sii socoto dhibaatada lagu hayo dadka shacabka ah ee aan waxba Shalays an ee ku nool deegaanada gobollada Sool iyo San aag.

Dhinaca kale Wasiirka Warfaafinta Puntland oo hadalkiisa sii wata eedeyn culus dhabarka u saaray xukuumadda Hargeysa, isaga oo isla xiriiriyay Al-Shabaab iyo Somaliland.

Maxamuud Caydiid Dirir ayaa xusay inay wada shaq eystaa Al-Shabaab iyo Somaliland, isla-markaana ay yihiin isku hal hay’ad oo dadka dila, isida uu hadalka u dhigay.

”Hal hay’ad ayey isku yihiinAl-shabaab iyo Soma liland waana wada-shaqaystaan waxaana Laascaa nood dadka ku laaya waa Somaliland iyo Al-shabaab oo wada-shaqaynaya” ayuu yiri Wasiir Maxamuud Caydiid Diriir oo Habeen hore shir jaraa’id ku qabtay maga alada Garoowe.

Inta badan labadaan maamul oo horay u dagaala may ayaa warbaahinta isku mariya hadallo kul-kulul oo uga sii daraya xiisada haatan u dhexeysa xukuum adaha Garoowe & Hargeysa.

Diwaangalinta codbixiyayaasha oo Somaliland ka bilaabantay

Diwaangalinta codbixiyayaasha doorashooyinka Somaliland, ayaa Shalay si rasmi ah uga bilaabantay guud ahaan Somaliland.

Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Som aliland Muuse Xasan Yuusuf, ayaa ku dhawaaqay bilaabashada diwa angalinta codbixiyayaasha, isaga oo shacabka ugu baaqay in ay is di waangaliyaan.

"Waxa farxad wayn noo ah in dib u furistii diwaangali ntu ay bilaabantay oo goobihii aanu ugu talogalnayna ay ka bilaabantay, waxaanu muwaadiniinta Somalil and ugu baaqaynaa oo aanu faraynaa in ay isdiwaan galiyaan" ayuu yidhi guddoomiye Xasan.

Saddexda xisbi siyaasadeed ee horay u jiray iyo ururada cusub, ayaa bulshada aad ugu dhiirigali naya, in ay qaataan kaadhadhka codbixinta, iyadoo musharax Cirro iyo saraakiil kale ay safaro ku ma rayaan gobolada iyaga oo dadka ku dhiirigalinaya in ay is diwaangaliyaan.

Mucaaradka iyo muxaafadka Somaliland ayaa in kasta oo ay u wada sacabo tumeen bilaabashada di waangalinta codbixiyayaasha aan hadana wali ku he shiin ta soo horaynaysa doorashooyinka madaxto oy ada iyo ururada

Guddoomiye ku xigeenkii gobolka Sool oo isu ca silay dilalka Laascaanood ka dhacay dartood

Guddoomiye ku xigeenkii gobolka Sool, ayaa is ca silay kadib markii uu ku guuldaraystay in uu wax ka qabto dilalka lagu beegsanayo dadka shacab ka ah.

Garyaqaan Maxamed Aadan, oo ahaa guddoomiye ku xigeenkii gobolka Sool, ayaa la sheegay in uu ba neeyay xilkii guddoomiye ku xigeenimo, kadib markii uu maamulkiisu ku guuldaraystay in uu wax ka qabto dilalka lagu beegsanyo haldoorka gobolka.

Kadib dilkii habeen hore magaalada loogu gaystay Cabdifataax Cabdilla ahi Cabdi (Hadraawi), oo ka tirsana xisbiga WADDA Ni, dadweynaha Laascaanood ayaa sameeyay mu daharaado rabshado wata, iyadoo la sheegayo in mu daharaadada uu ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.

Xukuumada Somaliland ayaa sannadkii hore sam aysay dadaalo lagu soo celinayo nabadgalyada Laa scaanood, iyadoo dhawaana booliisku sheegay in la soo qabtay koox kamid ah budhcada dadka maga alada ku laysa, lakiin dilalkii ayaa wali sii socda.

Mucaaradka Somaliland, xildhibaano ka tirsan gola ha wakiilada iyo dad kale oo reer Somaliland ah ayaa xukuumada ugu baaqay in ay xal kama danbaysa ka gaadho amni darada Laascaanood.

Kulan Su’aalo Lagu Weydiiyay Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda RW Xamse Oo Ka Dhacay Muqdisho

Guddigga Arrimaha Dibada ayaa ayaa kulan la yeeshay wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Abshir Cumar Jaamac Haruuse.

Kulanka waxaa shir guddo omnaayay Guddoomi yaha Guddigga Arrimaha Dibadda Xildhibaan Cabdu laahi Bidh aan Warsame.Z

Ajendaha kulanka Guddigga iyo Wasaaradda ay ka wada hadleen ayaa ahaa seddex qodob oo kala ah.

1:Xoojinta wadashaqeynta Guddiga iyo Wasaaradda.

2: soo gudbinta qorsho howleedka Wasaaradda.

Xubnaha guddigga ayaa su,aalo la xarriiro shaqada wasaaradda weydiiyay wasiir Abshir Cumar Jaamac Haruu se Oo uu waheliyo Wasiir ku xigeenka Wasaar adda Xil dhibaan Isaaq Fanax, Xogh aye Joogtada Wasaaradda iyo Howlwadeeno sare Wasaaradda

Wasiirka ayaana ka jawaabay dhamaaan su’aal ihii ay weydiiyeen xubnaha guddigga Arrima ha Diba dda.

Ugu dambeeyntii kulanka guddiga iyo wa saaradda ayaa kusoo dhamaaday is afgarad iyo in ay dhex marto wada shaqeyn buuxda.

Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha XFS oo la kulmay Safiirka Imaaraadka Carabta ee Somaliya

Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS Maxamed Barre Maxamuud oo ay weheliyaan Agaasimaha guud ee Wasaaradda Mudane Cabdir axiim Warsame Diiriye iyo Eng Fahad Cali Xasan oo ka mid ah la-taliyayaasha wasaaradda ayaa kulan la qaatay danjiraha cusub ee dowladda isu-tagga Imaa raatka Carabta u qaabilsan Soomaaliya Amb Ahmed Jumaa Mohamed.

Intii uu kulanka socday Wasiirka & Safiirka ayaa isla soo qaaday sida l2 dal ay isa ga kaashan lahaayeen isku xir ka bahda ciyaaraha iyo in dowladda Imaaraatku ka taa geerta dhalinyarada Sooma aliyeed in loo dhiso xarummo dhalinyaro iyo garoomo ciyaareed.

Danjire Ahmed Jumaa Mohamed ayaa balan qa aday in hay’adda sare ee ciyaara ha isu tagga Imaar aatka Carabta iyo Wasa aradda Dhallinyarada iyo Is boortiga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu isku soo xiri doono si ay isaga kaashadaan ciyaa ra ha loona sii xoojiyo xiriirka ciyaaraha labada dal


Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in cadow Laascaanood soo weeraray

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo ka hadlay dilalka iyo qalalaasaha Laascaanood, ayaa sheegay in cadowga Somaliland ay Laascaanood soo weer areen.

Madaxweynaha sheegay in uu xan uunka la qaybanayo shacabka Laas caanood, isaga oo sheegay in dhi masho iyo dhaawac ka dhasheen mudaharaadadii Dorraad dhacay,

"Markii aaskii laga soo baxay dhalinyaro iyo du mar caadifadoodu aad u sarayso ayaa mudaharaad abaabulay, ciidamada amaanka ayay isku dhaceen 3 qof ayaa dhintay inta la hubo 9-na waa dhaawac, waa mushkilad aynaan filay, waa mushkilad naxdin teeda leh, waan la qaybsanayna dadkii ay dadkaasi ka dhinteen" ayuu yidhi madaxweyne Biixi.

Waxa uu sheegay in dilalka Laascaanood ka dhaca ya ay gaystaan dad Somaliland cadow ku ah, dilalka asi oo uu ugu danbeeyay kii Cabdifataax Cabdillaahi Cabdi, oo xisbiga WADDANI ka tirsanaa.

"Sidaad la socotaan cadowga Somaliland oo dhib aato iyo dilal badan ka gaysta Laascaanood, habeen hore waxay ku dileen nin dhalinyaro ah oo aqoon ya han ah ... oo aad dadku uga damqadeen geeridiisa" ayuu yidhi madaxweyne Biixi.

Waxa uu sheegay madaxweynuhu in loo baahan yahay in si wada-jir ah, looga hortago arrinta dilalka qorshaysan ee Laascaanood ka dhacaya, waxaana uu ku baaqay in loo guntado sidii loo ogaan lahaa cida ka danbaysa dilalka.

"Arrintaa lagu beegsanayo haldoorka Laascaano od waa arrin inooga baahan wadajir, in badan aya ynu waynay halka ay ka socotee, xukuumad, dowlad, shacbi in aynu iskugu tagno, in aynu helno mushkila daasi halkay ka socoto" ayuu madaxweyne Biixi.

Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan xukuuma da Somali land ayaa ku sugan gobolka Sool, xili dilalka Laasc aanood ay si wayn u taabteen qalbiyada shacabka Somaliland.

Xisbiga WADDANI oo cambaareeyay sidi ay xuku umada Somaliland uga jawaab tay mudaharaadkii Laascaanood

Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa wax aan la aqbali karin ku tilmaamay sidii ay xukuumada Somaliland uga jawaabtay mudah araadkii Dorraad ee Laascaanood.

Cirro ayaa fal waxashnimo ah ku til maamay, sidii ciidamada booliisku u joojiyeen mudaharaadkii lagaga soo horjeeday dilalka mudooyinkii u danbeeyay ka dhacayay Laascaanood.

"Waxaan si adag u cambaareynayaa falalkii waxashn imada ahaa ee ay xukuumaddu Dorraad ka geysatay maagaalada Laasacaanood, wax la aqbali karo ma aha in iyada oo aan wali gacan ku dhiiglayaasha hald oorka reer Sool gumaaday aan waxba laga qaban in hadana shacabka waxyeello soo gaadho" ayuu yidhi Cirro. Waxa uu xukuumadda ugu baaqay in ay si ad ag oo qoto dheer wax uga qabato dilalkan soo noqn oq day ee indheergaradka reer Laascaanood lagu be eg sanayo, wuxuuna soo jeediyay in lasoo afjaro fal alka amni darrada ah, isla markaana la sugo nabad galy ada gobolka Sool.

Cirro dhinaca kale, shacabka reer Laascaanood ayuu ugu baaqay in ay is xakameeyaan, oo ka qaybq aataan ilaalinta amniga.

"Shacabka reer Laasacaanood, waxa aan ugu baaqayaa in ay is xakameeyaan, nabadgelyada ila alinteedana ka qeyb qaataan, isla markaana meel u ga soo wada jeestaan wax kasta oo khakhal gelin ka ra nabadda gobolka" ayuu yidhi Cirro.

Ciidamada Booliiska ayaa awood ku kala kexeey ay dadwayne Dorraad magaalada Laascaanood ka dhi gay mudaharaad rab shado wata oo ay kaga soo hor jeedaan dilalka dablay aan la aqoonsani ka gaysana yaan Laascaanood.

Puntland oo ku eedaysay wasiirkii hore ee Maaliy addaXasan Shire Abgaal in isbaaro u dhigtaydoo rashooyinkii qof iyo cod ee laga hirgelin lah aa Puntland

Puntland ayaa markii u horeysay shaacisay in jid-gooyo loo dhigtay doorashooyinkii qof iyo cod ee la ga hirgelin lahaa Puntland, taasi oo ay ku eedeysay wasiir awood badan ku lahaa maa mulkaasi.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa shee gay in deegaanka Karin-dhiig ee gobolka Nuga al ay jid-gooyo dhigteen malee shiyaad hubaysan oo uu hogga aminayo wasiirkii ho re ee Maaliyadda Punt land Xasan Shire Abgaal.

"Xasan Shire Abgaal ayaa maleeshiy aad hubays an lagalay buuraleyda Ka rindhiig wuxuuna doonay aa in uu colaad cusub abuuro,” ayuu yiri wasiirka arr imaha gudaha Puntland , Cabdi Ju xa. Hadalka Wa siirka ayaa ku soo beegmaya xilli la baajiyay gaadiid kii ka bixi lahaa Garoowe ee agabka diiwa an-gelinta u qaadi la haa dhinaca gobo lka Bari.

Xogo madaxa-bannaan ayaa sidoo kale sheegaya in saacado kooban lagu arkay dabley hubaysan na waaxiga dalcadda Karin-dhiig, balse aysan hadda jirin wax jid-gooyo ah oo halkaas taalla.

Xasan Abgaal oo mar ay isku dhawaayeen Saciid Deni ayaa hadda kamid ah mucaaradka ugu waawe yn ee kasoo horjeeda sida uu madaxweynaha u wa do arrimaha doorashooyinka.

Jaamacadda Accord oo shahaada sharaf guddo onsiiyay saxafiyiin caan ah

Aqoon isweydaarsi hal maalin ka soconayay dal ka Holland, ayna ka soo qeygbagaleen dad ka kala socday qeybaha bulshada, ayaa lagu guddoonsiiyay shahaado sharaf dadkii ka soo qeybgalay.

Aqoon isweydaarsiga

oo ay soo qabanqaabisay [Acc ord University] waxaa looga hadl ayay faa’iidada waxb arash ada, waxaa nna la isku we ydaa rsaday baa hida xilligan loo qabo wax bara shada & sida bul shadu loogu baraarujin karo wax barashada.

"Waxbarashadu, waxay dad eysaa qofka, qofku hadduu lebiska ugu qurxoon xirto ee uusan aqoon la heyn, noloshiisu wax macno ma sameyneyso. Qofku si uu bini’aadam wanaagsan u noqdo 3 waa inuu helo waa shardi, inuu barto cilmiga diiniga ah, inuu barto kan maadiga ah & inuu helo khibrad nolosha ah” Ayuu yiri Shariif Cabdalla oo ka mid ahaa dadkii aqoon isweydaarsigaasi ka qeybgal ay, isaga oo inta asi ku daray in si ay fursad u helaan dadka danyarta ah loo baahan yahay in la helo wax barasho lacag la’ aan ah. "Waxbarashadii Shalay waxay noqotay ga nacsi, waxaa wax baran kara car uurta ay waa lidiintoodu lacag badan haystaan, qoys aska danyarta ah caruurtoodu wax ma baran karaan, haddii la doo nayo in dalkani mustaqbalkiisu hagaa go ha la helo iskuulo lacag la’aan ah” Ayeey tiri Faad umo Isaaq oo ka mid ah hormuudka Jaaliyada Soo maalida Holland.

Aqoon isweydaarsigaasi dadkii ka qeybgalay waxaa ka mid ahaa saxafiyiinta kala ah C/llaahi Taaj iroow & Fowsi oo ka mid ah saxafiyiinta Soomaal iyeed ee ku dhaqan Holland.

Erdogan Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoo may Safiirka Israa’iil Ee Turkiga

Madaxweynaha Turkiga Tayyip Erdogan ayaa warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay danjiraha cusub ee Israa’iil u fadhin doona dalka Turkiga Talaadadii, iyadoo labada dal ay caadi ka dhi geen xiriirka ka dhexeeya san ado xiisad ah kadib

Turkiga iyo Israa’iil ayaa bila abay inay hagaajiyaan xiriirka ay la leeyihiin kadib booqash ooyin heer mad axeed ah sanadkan oo uu ku jiro bo oqashadii mad axweynaha Israel Isaac Herzog ee An kara, waxayna ku heshiiyeen inay wada magacaaba an safiiro. Labadan dal ayaa ku heshii yay "in ay ka wada shaqeeyaan sidii loo abuuri lahaa marxalad cusub oo xiriir ah” oo ku saleysan ixtiraamka danaha labada dhinac.

Irit Lillian, oo aheyd ku simaha safiirka Israel u qa abilsanaa Ankara tan iyo Janaayo 2021, ayaa no qotay safiirka cusub, ka dib markii ay warqadaha ka lso onida u gudbisay Erdogan.

2dan dal oo mar ahaa xulufada iskugu dhow gobol ka, ayaa muddo ka badan 10 sanadood xiriirkoodu ahaa mid aan wanaagsaneyn, iyadoo Ankara ay eriday safiirkii Israel kadib markii 2010-kii ay Israa’iil weerar ku qaaday markab gargaar u siday Gaza, kaa soo ay ku dhinteen 10 muwaadin oo Turki ahaa.

Ciidamada dowladda Itoobiya oo la shaa ciyay in berri oo Khamiis ah ay gali doo naan magaalada Maqale

Ciidamada dowladda Itoobiya ayaa la sheegay inay gudaha u gali doonaan maalinta berri oo Kha miis amagaalada Maqale ee xarunta gobolka Tigray, si ay u gutaan waajibaadkooda shaqo.Sida uu Warba ahi nta u sheegay Ambassador Redwan Xuseen oo ah Lataliyaha R/ Wa saaraha Itoobiya ee dhina ca Amniga, waxaa sidoo kale maalintaa la fulin doo naa hub ka dhigista ciida mada TPLF.

Arrinta hub ka dhigista ayaa ahayd qodob kamid ah waxyaabihii ay horey ugu heshiiyeen dowladda Ito obiya iyo TPLF, isla markaana kulankii u dambeey ay ee Nairobi lagu xoojiyay in la fuliyo qodobka hub ka dhigista TPLF.

Arrintan ayaa kusoo aadaysa xilli Wafdi ballaadh an oo dhinaca dowladda Itoobiya ka socda uu maalin ka hor ka degay magaalada Maqale, halkaas oo ay labada dhinac waa Itoobiya iyo TPLF ay ka wada ha dleen sidii loo sii wadi lahaa hirgalinta waxyaabihii ho rey loogu heshiiyay.

Qaxootigii Reer Rohingya oo la soo badbaadiyey

In ka badan 180 qof oo ka soo jeeda Qowmiyada Muslimiinta ee Rohingya oo in ku dhow hal bil doontii ay la socdeen lagu la’aa Ba dda ku ayaa la soo badbaad iyey. Qaxootigaasi oo ay ka muuqatay macuul, Fuuq-bax & daal ayaa waxay dooni dii al waaxa ee ay la socde en ay Shalay ku soo caari day Xee baha Gobalka Aceh ee dalka Indonesia.

Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR iyo xubno ka tirsan qaraabada Qaxootig aasi ayaa xaqiijiyey in Nolol lagu helay qaxootigaasi oo ka koobnaa 83 rag ah, 70 Haween ah iyo 32 Car ruur ah.Dhanka kale, ugu yaraan 20 qof oo ay ka mid aha ayeen Haween iyo Carruur ayaa ku dhintay

Doonida dusheeda muddadii Afartii isbuuc ee ay

Safar-baddeedka ku jireen

Diyaaradda Ethiopian Airlines Oo Dib U Bilaab aysa Duulimaadyadii Gobolka Tigray

Diyaaradda Ethiopian Airlines oo ah shirkadda ugu weyn ee dalka Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in ay dib u bilaabi doonto duulimaadyadii maalinlaha ah aa ee ay ku tagi jirtay magaalada Mekelle ee xarunta gobolka Tigray, iyadoo la sii ambaqaadayo heshiis nabadeed oo ay garwadeen ka tahay Midowga Afrika

Shirkadda Ethiopian Airl ines ay aa sheegtay inay duu llimaadyo ma alinle ah ay how lgalin doonto laga bilaabo Arbacada ayna kordhin do onto tirada duullim aadyada maali nlaha ah hadba ba ahida loo qabo.

Shirkadda ayaa hakisay duulimaadyadii ay ku tagi jirtay gobolka toddobaadyo ka dib markii uu dagaal ka dhex qarxay bishii Nofeembar 2020 ciidamada fed eraalka Itoobiya iyo Jabhadda Xoreynta Shacabka Tigray ee TPLF. Madaxweynaha shirkaddan, Mesfin Tasiou, ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in dib u soo celin ta duullimaadyada ay ka caawin doonto qoysaska in ay isku xirmaan marka laga soo tago fududeynta ganacsiga iyo dalxiiska

Golaha Ammaanka QM Oo Go’aan Ka Soo Saar ay Xayiraadaha Ay Dumarka Ku Soo Rogtay Taalibaan

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa ururka Taalibaan ee ka arrimiya dalka Afqaanistaan ka dalbaday in si deg deg ah uu uga noqdo mamn uucidda uu ururkaasi haweenka ka mamnu ucay in ay ka shaqeeyaan hay’ada ha samafalka.

Golahani oo ka kooban 15-ka xubnood ayaa sheeg ay in wax aad looga walaa co ay tahay xayiraadaha Taalibaanku ay ku soo roge en dumarka dalkaasi, kuwaa oo ay sheegeen in ay lid ku yihiin ballanqaadyadii ururkani uu u sameeyay shacabka dalkaasi markii uu xukunka la wareegay.

Taliban ayaa todobaadkii hore xirtay shan haween ah oo ka qeyb qaadanayay banaanbax ka dhacay ca asimada Afgaanistaan ​​ee Kabul, kaasoo looga soo horjeedo mamnuucida waxbarashada dumarka.

Saddex wariye ayaa sidoo kale la xiray. Tan iyo markii ay dib ula wareegeen gacan ku haynta dalka sannadkii hore, Taliban waxay si joogto ah u xakam aysay xuquuqda haweenka – inkastoo ay ballanqaad een in xukunkoodu uu ka duwanaan doono nidaam koodii hore.

Maxkamad Ku Taalla Dalka Pakistan Oo Sii Days ay Nin Kufsaday Haweeney Ka dib Markii Uu Guu rsaday?

Maxkamad ku taalla dalka Pakistan ayaa sii day say nin kufsaday haweeney kadib markii uu guur saday dhibbannihiisa, taasi oo ka dhalatay heshiis ay ka shaqeeyeen odayaal dhaqameedyo, waxaa sida as Shalay sheegay qareenkiisa.

Go’aankan ayaa ka careysiiyey kooxaha u dhaqa aqa xuquuqda aadanaha, kuwaas oo sheegay inuu sharciyeynayo rabshadaha galmo ee ka dhanka ah haweenka Pakistan oo ah dal inta badan kufsiga aan la shaacin.

Dawlat Khan, oo 25 jir ah, ayaa bishii May waxaa xabsi daa’in ku xukuntay maxkamad hoosaad ku taa lla degmada Buner ee gobolka Khyber Pakhtunkhwa kadib markii uu kufsaday haweeney maqalka la’.

Waxaa xabsiga laga sii daayey Isniintii kadib markii Maxkamadda Sare ee Peshawar ay aqbashay he shiis ka baxsan maxkamadda oo ay ogolaadaan qo yska haweeneyda la kufsaday.

56 Qof Oo Lagu Dilay Dagaal Beeleed Ka Dhacay South Sudan

Iska horimaadyo ayaa lagu dilay 56 qof, afar ma almood oo uu dagaal ka socday gobolka Jonglei ee bariga Suudaanta Koofureed, sida uu sheegay sark aal ku sugan halkaas Talaadadii, kadib markii dhallinyaro ka tirsan qabiilka Nuer ay weerar ku qaa deen qowmiyad kale.

Gobolka Koonfurta Suudaan oo xornimadiisa ka qaatay Suudaan sannadkii 2011-kii, ayaa waxaa mu ddo tobannaan sano ah ka socday dagaallo dhiig ba dan ku daatay iyo isku dhacyo ay sababeen xoolo iyo dhul ah.

"Dhalinyaro hubeysan oo Nuer ah ayaa 24-kii Disembar billaabay inay weeraraan bulshada Murle ee ka tirsan degmada Gumoroc iyo gobolka Likwang ole”, ayuu yiri Abraham Kel ang, oo ah sarkaal ka tirsan dowladda ee gobolka Gre ater Pibor.

"Dowladdu waxay ku guula ysanaysaa inay caawiso bulshooyinka, laakiin dagaal ku weli wuu socdaa,” ayuu Kilang khadka taleefoon ka ugu sheegay Reuters.

Dadka dhintay ayuu sheegay in 51 ka mid ah ay ahaayeen Nuer, halka 5-ta kale ahaa yeen Murle.

Booliska Nigeria oo lagu eedeeyay dil ka Hawee neey xaamilo ah

Booliska Nigeria ayaa sheegay inay baarayaan askari dilay haweeney qareen aheyd, isla markaana xaamilo aheyd, oo aan hubeysneyn kadib markii ay ka soo baxday kaniisadda Christmas-kii.

Afhayeen u hadlay booliiska magaalada Lagos ayaa wacad ku maray in baarita anku uu noqon doono mid degdeg ah laakiin dadka dhaleeceeya ayaa sheeg aya in mas’uuliyiinta Nige ria aysan wax weyn ka sameyn si ay u joojiyaan nax ariis darrada booliiska ee dhaliyay mudaahara adya da 2020-ka.


KUMUU AHAA CABDINAASIR MACALLIN CAYDIID? FANNAANKA CAANKA AHAA EE GEERIYOODAY

Waa la cusbooneysiiyay 27 Disembar 2022

Siciid M "Beegsi” - Qoraa madax-bannaan

Cabdinaasir Macallin Caydiid

XIGASHADA SAWIR KA,ASTAAN TV

Magaalada Addis Ab aba ee dalka Itoobiya waxaa Habeen hore ku gee riyooday fann aan kii caanka ahaa ee la oran jiray Cabdinaasir Macallin Caydiid oo in muddo ah xanuunsanayay.

Maamulka Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaq day madaxbannaanida ee Somaliland ayaa ka tacs iyeeyay geerida fannaanka.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ay aa fannaanka geeriyooday ku tilmaamay "Tiir adag oo ka baxay bahda fanka sidoo kalena uu ahaa mul laxamiiste, hoobal iyo kabanayste isla markaana si weyn looga yaqaanay geyiga, door muhiim ahna ka soo qaatay halgankii dibu xoraynta dalka iyo nabada yntii shacbiga Somaliland”, sida lagu shaaciyay bog ga Facebook-ga ee telefishinka Qaranka Somaliland.

Kumuu ahaa Cabdinaasir?

Waxa uu ahaa muusigyahan qalabyo kala duwan tuma, laxansameeye iyo heesaa. Wuxuu ku dhashay Cadan, 1959. Tacliinta kaddib, Yem en wuxuu uga shaqeeyay xirfaddi isa makaanignimada; geerash buu Cadan ku lahaa. Fanka, siiba muus igga, wuu jeclaa ilaa yaraantiisii, ha se ahaatee aabbihii baa ka hor taa gnaa, oo hadba giitaar ka kala jebin jiray.

Sanadkii 1979 ayay reer Macallin Caydiid ka guu reen Cadan oo Hargeysa degeen. Dhowr sano ka dib, Cabdinaasir dalka Qatar buu u dhoofay, 1983. Markaa uu Qatar tegay buu fursad u helay barasha da muusigga. Kaman buu gacanta ku dhigay, maca llin buu se waayay.

MACALLIN CAYDIID Hadba sidii loo jabo ayaa loo dhutiyaaye, buug buu iibsa day, dabadeed ka akhristay casharrada asaas iga ah ee muusigga. Buug gaas baa fure u noqday, wuxuuna la yimid dedaal iyo ka go’naan xooggan. Saddex sano gudahoodba qali njebis buu ahaa. Intii uu Qatar ku sugnaana wuxuu la shaqeeyay fann aaniin reer Suudaan ah, waayo he esaha Carabiga ah buu ku tababar tay kolkii hore. Tumidda heesaha Soomaaliga ah wuxuu ku bil laa bay Qaraamiga, sida uu ku warramay. Heesihii u gu horreeyay ee tumiddooda uu isku dayayna waxay nu ka carrabbaabi karnaa codka Laac. Sidaas oo ka le, Soomaalida, hoobal Maxamed Saleebaan Tubeec baa ah fannaan kii koowaad ee Ca bdinaasir uu kam an u tumo. Barn aamij uu Tubeec Qatar ku qabtay 1985 ayuu Cabdi naasir ka tumay.

Mar kale ayuu Hargeysa yimid 1986. Isla sanad kaas buu ku biiray kooxdii fanka ee Danan, wuxuuna safka hore ka raa cay muusigyahannadii kooxdaas, oo aynu ka mag acdhebi karno Nagiib Xaashi, Maxa med-Alto iyo Ca bdi-Yare. Kooxdaas buu ka mid ahaa ilaa 1988. Wax -soo-saarkii kooxdaas ee Cabdinaasir kaalinta ku lahaana waxaynu ka xusi karnaa bandh ig-faneedkii Axmed Mooge Liibaan ee Muqdisho, 1987.

Cabdinaasir wuxuu tumi jiray dhowr qalab, sida gi itaar, dhexyar, oorgan iyo kaman. Masraxyaddii koox da Danan, tusaale ahaan, Cabdinaasir waxa lagu xu suustaa giitaarka. Dhanka kale, isla xilliyadaas wax aa hirgalay kamankiisa oo lagu maqlay heesaha qaa ciga ah. Labadaa kaddib waxaa fagaaraha yimid, sha ashaddana laga arkay, Cabdinaasir oo dhexyar iyo oorgan tumaya. Hase ahaatee waxa si gaar ah loogu bartay kamanka.

Fannaan

Cuudka waxaa macallin dadban ugu ahaa, sida uu Cabdinaasir marar kala duwan saxaafadda ka she egay, Jiim Sheekh Muumin. Gacanta Jiim buu jeclaa, dhegeysan jiray, oo uu hiigsan jiray. Si goonni ahna wuxuu ugu dayan jiray heesaha qa aciga ah ee Jiim uu u garaacay Ki nsi Xaaji Aadan. Taasina waxay sa babtay in uu ku taamo "tolow mar uun Kinsi maad hor fadhiisan oo maad wax u tumi!” Hammigiisaasi ma beenoobin. Wuxuu is arkay isaga oo Kinsi hor fa dhiya, kamankana u tumaya, oo ay ku luuqaynayso, "anna laanta ubaxaa, adaan kuu lululayaa.”

Laga billaabo 1986 ilaa 1988 waxa soo baxay al bannada qaaciga ah ee uu Cabdinaasir magaca ku kasbaday. Waa heesaha uu u tumay Axmed Gacayte ,Aamina Cabdillaahi, Kinsi Xaaji Aadan, Axmed Mo oge iyo kuwo kale. Sanadkii 1988 wuxuu galay marxalad kale. Waa Cabdinaasir oo duurka ku jira, kamanka iyo qorigana midba gacan ku sita, tabtii Maxamed Mooge. Markan na cuudkiisa waxa lagu xusuusan karaa heesihii guu baabada dagaalka u badnaa ee uu u tumayay fanna aniintii SNM iyo Raadiyow Halgan, sida Rashiid Bullo iyo Sahra-Halgan.

Waqtigaa halganka, fanka guubaabada ah ka so kow, Cabdinaasir wuxuu lahaa kaalin kale. Waxaa la gu tilmaami karaa in uu ahaa dugsi muusig oo duur ka ka furan. Mustafe Macallin Caydiid oo Shalay ah muusigyahan dhowr qalab tuma, metalan, waa ard aydii uu Cabdinaasir xeryihii qaxootiga iyo furumihii dagaalka wax ku baray.

Fannaan Cabdinaasir

SAWIRKA,XUUQDA/MUSTAFE MACALLIN CAYDIID

Kolkii uu halgankaa ka faraxashay, Cabdinaasir wuxuu u jeestay halgan kale. Xilligii dagaalka waxaa dumay fankii iyo dhammiba kaabeyaashiisii, tabtii ay daaraha Hargeysaba u dumeen xilligaas. Dagaalku tiyaatar iyo qalabba wuu sahayday. Sidaas oo kale, fannaaniintiina wax dhintay iyo wax debedaha u firx aday bay noqdeen, badiba.

Marxaladdanna Cabdinaasir wuxuu ahaa hormuudkii u guntaday ba khti’afuufka fanka, siiba fanka nool ee Hargeysaawiga ah. Metalan, wuxuu albanno qaa ci iyo qaraamiba leh u garaacay fannaaniin aynu ka xusi karno Maxamed Axmed Kuluc, Seynab Cige Ma xamed, Sahra Cali Xasan, Xuseen Cali Kaahin, Max amed Nuur Giriig, Sahra Axmed Jaamac, Axmed Maxamed Good "Shinbir” iyo qaar kale. Geeddigaas ina waa silsilad xidhiidhsan ilaa barnaamijyadiisii u dambeeyay ee Hiddadhawr iyo telefishinka Astaan.

Gebagebo

Labo halgan baa u baadisooc ahaa fanka Cabdi naasir Macallin Caydiid. Halganka hore waa kii huba ysnaa ee 1988 ilaa 1991 iyo kamankiisii uu duurka la galay. Halganka labaadna waa soo noolaynta fanka. La bada marxaladoodba, fanka Cabdinaasir wuxuu waja hay caqabado waaweyn, laakiin wuu is dhiibi waa yay. Siciid M "Beegsi”waa qoraa arrimaha fanka iyo dhaqan ah oo deggan magaalada Hargeysa.

Qoraalkan waa aragtida gaarka ah ee qoraaga, kam

ana tarjumayo aragtida BBC-da. XIGASHO:BBC

GOLAHA WADATASHIGA QARAN (GWQ) WAR-MURTIYEED WAR-URTIYED 

25-28 December 2022 Muqdisho – Soomaaliya

HORDHAC

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka 4aad ee Golaha Wad atashiga Qaran (GWQ) kaas oo lagu qabtay Muqdisho 25-28 December 2022. Shirka waxaa ka soo qaybgalay Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamza Cabdi Barre, Ra’iisul Wasaare K/xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan, Mada xweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qo orqoor), Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muq dishu Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale).

Golaha Wadatashiga Qaran ayaa kulankooda uga doodey ajandeyaashii lagu balansanaa ee Astaynta Awoodaha ee heerarka dowladda iyo Han naanka Federaaleynta Garsoorka. Sidoo kale, Golaha ayaa iska warey stay xaaladda amni ee dalka, geedi-socodka dimuqraadiyadeynta iyo saameynta abaaraha.

QODOBADA SHIRKA KA SOO BAXAY

Iyada oo la tixraacayo qodobadii ka soo baxay Warmurtiyeedkii shirkii 3aad ee Golaha Wadatashiga Qaran ee October 31, 2022, Goluhu wuxuu ka wada hadley kuna heshiiyey qodobada soo socda, marka laga reebo Dawladda Puntland oo aragtideeda ku aadan qodobada 1 iyo 2 dib kasoo gudbin doonta:

HANNAANKA FADERAALAYNTA GARSOORKA

Goluhu, marka laga reebo Puntland, wuxuu saxiixay heshiis siyaasa deedka Hannaanka Fedaraalaynta Garsoorka iyadoo la isku raacay in la qaato hannaanka isku-dhafka ah ee garsoorka.

ASTAYNTA AWOODAHA HEERARKA DOWLADDA

Goluhu, marka laga reebo Puntland, wuxuu isku raacay, saxiixayna he shiis siyaasadeedka Astaynta Awoodaha heerarka dowladda kuwaas oo kala ah: awoodaha u gaar ah heer federaal, kuwo u gaarka ah heer DXDF iyo kuwo wadaagga ah.

SUGIDDA AMNIGA IYO LA DAGAALANKA ARGAGIXISADA

Golaha Wada-tashiga Qaran waxaa uu mar kale bogaadiyay guulaha isdaba joogga ah ee ay gaareen ciidanka qalabka-sida oo kaashanaya Shacabka Soomaaliyeed oo guud ahaan dalka lagaga ciribtirayo khawaarijta.

Goluhu waxaa uu si gaar ah u bogaadinayaa shacabka iyo Dawlada ha Hirshabelle iyo Galmudug oo guulo waaweyn kasoo hoyay la daga alanka khawaarijta.

Goluhu wuxuu sidoo kale bogaadinayaa dadaalada iyo diyaargarowga ka socda Dawladaha Koonfur Galbeed iyo Jubbaland ee ku aaddan la dagaalanka Khawaarijta.

Goluhu wxuu mar kale isla qaatay in ciribtirka kooxaha khawaarijta la dardargeliyo, la iskuna dubarido dadaallada kala duwan ee ka socda qaybaha kala duwan ee dalka.

Goluhu wuxuu isla-qaatay in la sameeyo guddi farsamo oo ka shaqeeya dhammaystirka heshiiskii Qaab-dhismeedka Amniga Qaranka ee April 2017, kahor 10 Janaayo 2023, si shirka xiga ee Golaha Wadat ashiga Qaran uu guddigaasi ugu soo gudbiyo talooyin iyo warbixin dhammaystiran.

DIMUQRAADIYEYNTA IYO DOORASHOOYINKA

Goluhu wuxuu isla qaatay in u magacaabo guddi farsamo kahor 10 Janaayo 2023, si guddigaas uu u soo diyaariyo talooyin la xiriira sidii dal ka looga dhaqan-gelin lahaa doorashooyin hal-beeg caalami leh.

DHACDADII BAYDHABO EE DAWLADDA KOONFUR GALBEED

Goluhu wuxuu ka tacsiyadeynayaa kana xun yahay dhacdadii gacanka hadalka ahayd ee ka dhacdey magaalada Baydhabo taariikhdu markay ahayd 23-ka Diseember 2022.

Goluhu wuxuu adkeynayaa in la ilaaliyo sareynta sharciga, kala danb eynta iyo nidaamka dawladnimada.

Goluhu wuxuu sidoo kale adkeynayaa in la ilaaliyo xuquuqda dastuur iga ee muwaadinka Soomaaliyeed iyo xoriyaddiisa.

Goluhu wuxuu ku baaqayaa in lagu dhameeyo wixii tabashooyin ah ee jira shirka loo madlan yahay 5ta bisha Janaayo oo ay si wadajir ah ugu baaqeen Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo Madaxweynaha Dawladda Koonfur Galbeed. 

=Dhammaad=

SHAN FAA'IDO OO CAJIIB AH OO LAGA HELO CUNTOOYINKA KASOO GO'A

 DHIRTA

Cuntooyinka kasoo go'a dhirta waxaa laga helaa faa'iidooyin caafi maad maadama ay ku jiraan nafaqooyin kala duwan oo waxtar u leh jirkeena.

Cuntooyinka dhirta kasoo go'a sida khudaarta waxaa hodan ku ah maad ooyin isugu jira, folate, fiitamiin C iyo E iyo macdanta potassium iyo mag nesium. Dadka aan cunin hilibka waxaa caafimaad ahaan u wanaagsan inay qaataan khudradda iyo miraha kala duwan. Waxaan halkan idiin kuu gu soo gudibeynaa shan faa'ido oo laga helo cuntooyinka kasoo go'a dhirta:

Waxay ka caawineysaa in qofka uu dhimo miisaankiisa

Daraasado la sameeyay ayaa muujinayaa in dadka badsada cuntooyinka kasoo go'a dhirta uu isbaddal ku yimid miisaankooda, tusaale ahaan, cilmibaaris lagu sameeyay muddo 18 toddob aad gudahood ayaa muuj ineysaa in dad khudradda badsaday oo lagu wareystay daraasadda uu miisaankooda hoos u dhacay in ka badan 4.2 kiilo.

Markaa, cuntooyinkan waxaa ku yar dufanka, qofka wax welwel ah ka ma qabayo in uu iska yareeyo cuntooyinka dufanta leh iyo kuwa ay ku ba dan yihiin maadada Calories.

Caafimaadka wadnaha ayay xoojiyaan

Cunidda cuntooyinka kasoo go'a dhirta ah sida miraha oo dhan, digirta iyo khudaarta waxaa la xiriiriyay inay hoos u dhigaan halista ku aaddan cudurrada wadnaha gaar ahaan istaroogga.

Waxay isku dheelitiraan heerka sokorta jirka

Qaadashada cuntooyinka dhirta kasoo go'a waxay u fiican yihiin dadka qaba xanuunada macaanka. Cuntooyinkan waxay yareeyaan hali sta ah inay dadka uu ku dhaco nooca 2-aad ee cudurka macaanka. Sida haruurka wuxuu qofka ka caawinayaa inuu dejiyo heerka sokorta dhiigga sababta oo ah waxay caawiyaan dheefshiidka. Haddii aad rabto in uu isku dheelitirnaado heerka sonkorta ee dhiiggaaga , waa in aad badsataa haruurka.

Waxay yareeyaan halista in qofka uu ku dhaco kansarka



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip