HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOG.TIMES DAILY NEWSPEPAR MAANTA OO AH AXAD 25 -KA DICEMBAR 2022

0
Sunday December 25, 2022 - 08:32:53 in Wararka by
  • Visits: 362
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOG.TIMES DAILY NEWSPEPAR MAANTA OO AH AXAD 25 -KA DICEMBAR 2022

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Xasan oo shaaciyay in saraakiil ciidan ay ku lug leeyihiin qaraxyada Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shalay markii u horey say shaaciyay inay jiraan saraakiil ka tirsan ciid anka oo qaraxyada soo galiya magaalada Muq disho.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hadal ka jee diyay munaasabada xuska sannad guurada 79-aad ee ka soo wareegtay aasaas kii Ciidanka Booliiska So omaaliyeed ayaa waxa uu sheegay in saraakiil ciidan ay Shabaab usoo dhaafiyaan baraha kontrol ee ciidamadda gawa arida ku hubiyaan.

"Saraakiil ayaa jirta oo ciidamada qeybahoo da kala duwan ah oo hadda baaristooda ay soc oto, oo hay’addo ajnebi ah la kaashanay oo la leeyahay asaga ayaa kasoo daayay Checkpo int-ga, waa lagu daba jooga maalin maalmaha kamid ahna waa lasoo qabana,” ayuu yiri.

"Askariga laftigiisa kama marna laakiin nin ka derajo leh ee sarkaal boolis ah, sarkaal nab ad-sugida, millateri ama asluub ah ee ku cad aato isaga ayaa qaraxa kasoo dayay checkpo int-ga waa maxay aakhira-beelka iyo aduunyo-beelka u dhiman.”

Madaxweynaha ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in saraakiisha ay baaritaanada ku soc daan gawaari ay soo daayeen uu qarxay, kuwa asi oo akoonadooda bank-yada lagu arkay laca go badan oo uu sheegay in tuhunsan yihiin inay ku heleen gawaaridaaas qaraxyada ah oo ay soo daayeen.

Qiraalka madaxweynaha ee la xiriira arrinta an ayaa noqonaya midkii u horeeyay ee noocii sa ee kasoo yeera dowladda federaalka, ayada oo sanadihii dambe uu sii kordhayay tuhunada laga qabo saraakiisha iyo hay’addaha amniga loo igmaday inay qaarkood fudeydiyaan qarax yada.

Si kastaba, hadalka madaxweynaha ayaa imanaya xili uu socdo baaritaanada weerarkii Shabaab ee Villa Rays, islamarkaana uu dara walka gudoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Mursal uu u baxsaday dhanka Al-Sha baab, kadib markii uu soo galay raadka weera rkaas.

Xamza oo soo saaray amar culus kadib arrin tii uu Dorraad shaaciyey madaxweynaha

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xa mza Cabdi Barre oo Shalay kulan muhiim ah la qaatay Agaasimeyaasha Guud ee wasaarada ha dowladda, ayaa amray ay la xisaabtamaan shaqaalaha aan soo xaadirin goobaha shaqada

Xamza ayaa sheegay in aga asime walba laga rabo korme er joogta ah in uu ku sameeyo howl-wadeennada wasaarada uu agaasimaha ka yahay, soona gudbiyo cidii aan gudan waajibaadka ay u hayaan qaranka.

"Xukuumadda Dan-Qaran waxaa loo idmad ay barnaamij ka kooban lix tiir oo ay horgeysay baarlamaanka iyo balan-qaadkii ka danbeeyey ee aan kala saxiixanay wasiirrada, cidda ful int iisa laga sugayo waxaa ugu horreeya idinka, maadaama arrimaha maamulka aad madax ka tihiin, waxqabad natiijo leh ayaan idinka sugay naa,” ayuu yiri. Sidoo kale waxa uu tilmaamay ahmiyadda ay agaasimeyaasha guud u leeyihiin hawl-fulin ta shaqada dowladda, isaga oo ku ad keeyay in shaqada la soo galo xilli hore, si bul shada loogu adeego xilliga ugu habboon.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ugu dambeyntiina kula dardaarmay agaasimeyaasha inay si hufan oo caddaalad ah kula dhaqmaan howl-wadeen nada ay madaxda u yihiin, kana soo dhalaal aan shaqooyinka ay dalka u hayaan.

Arrintan ayaa imaneysa ayada oo madax weyne Xasan Sheekh Dorraad uu shaaciyey in baaritaan la sameeyey lagu ogaaday in shaqa alaha dowladda u qoran ay kaliya 30% soo sha qo galaan, taasi oo uu ku tilmaamay wax aad lo oga xumaado.

Madaxweynaha, oo ka hadlay salaaddii Jim caha kadib ee Masjidka madaxtooyada ayaa sheegay in dowladda federaalka ay u qoran yih iin 5,000 oo shaqaale, balse ay shaqada soo galaan kaliya 1,500, taasi oo lagu ogaaday nid aamka elektoronic ah ee qofka marka uu shaq ada soo galo uu gacanta saaro.

Shariif iyo saddex ra’iisul wasaare hore oo war kasoo saaray dagaalkii Baydhaba

Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ah eyd ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo sad dexra’iisul wasaare hore oo kala ah Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas|), Xasan Cali Khayre iyo Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaa’arke ayaa ka hadlay xaalada cakiran ee Koonfur Galbeed ga ar ahaan dagaalkii ka dhacay M/ Bay dhaba.

Bayaan ay si wadajir ah u soo saareen afar taan siyaasi ayaa waxa ay ku baaqeen in laga shaqeeyo xasiloonida, ayaga oo ka dalbaday dhinacyada isku haya Koonfur Galbeed inay wax weliba ku dhammeeyaan miiska wada-had alka, si xal looga gaaro doodda taagan.

"Waxaan ugu baaqeynaa dhammaan siyaa siyiinta iyo maamulka in ay wadahadalka iyo xal ka fursad siiyaan kuna qan caan in xalku yahay in Koo fur Galbeed laga hirgeliyo doorasho la is la oggol y ahay,” ayaa lagu yiri qor aalka kasoo baxay madaxdan Soomaaliyeed.

Sidoo kale Sheekh Shariif, Cabdiweli Gaas, Cumar Cabdrashiid iyo Xasan Cali Kheyre ayaa ka dalbaday dowladda Soomaaliya inay qaad ato doorkeeda ku aadan xaaladda K/Galbeed.

"Waxaan Dowladda Federaalka ka rajeyney naa in ay qaadato kaalinteeda doorashooyinka labada heer dhowrtan muddo xilleedka sharciga ah si dalka looga badbaadiyo dib u dhac.” ayaa markale lagu yiri warsaxaafadeedka.

Waxa sidoo kale ay intaasi ku dareen in do wladnimada Soomaaliya ay u baahan tahay u tu rid iyo isku taasulid si looga baaqsado in dib loo gu laabto dhibaatooyinkii horay u dhacay.

Xaaladda Koonfur Galbeed oo muddooyinkii dambe qasneyd ayaa isku beddashay gacan ka hadal, waxaana weli xaalad kacsanaan ah laga dareemayaa magaalada Baydhaba

Wareysi: FARGEETI oo xog cusub ka bixiy ey weerarkii Dorraad agu qaaday gurigiisa

Maxamed Aadan Fargeeti oo ah mushar axa Dorraad la weeraray gurigiisa magaalada Bay dhaba ayaa faahfaahin ka bixiyey sida ay wax u jiraan, isagoo sheeg ay in Baydhaba uusan joogin oo Xamar uu ku sugan yahay. Farge eti oo la hadlay VOA ay aa sheegay in guriga la weer aray uu ahaa mid loo diyaar iyey inuu isa gu dego, markii lagu heshiiyo goor ta ay dhac eyso doorashada madaxtinimada K/Galbeed.

Sidoo kale wuxuu sheegay in ciidankii taab acsanaa isaga ee gurigaas lagu weeraray ay markii dambe isaga carareen goobta, isla mar kaana ay guriga gudaha u galeen ciidanka K/ Galbeed, isagoo ku eedeeyey inay alaabtii guri ga taalay bililaqeysteen.

Maxamed Aadan Fargeeti oo hadalkiisa sii watay ayaa sheegay in dad dhaawac ah oo ciid ankaas ay ugu tageen guriga la jir dilay oo ho ray ay u sii qaateen ciidanka K/Galbeed ee gur igiisa weeraray waaberigii gore ee Shalay.

"Guriga la weeraray waxaan u diyaarsaday ololaha doorashada, waxaana soo weeraray cii danka ka socda K/Galbeed oo ay wehliyaan ci idan iyo saraakiil kale oo ka socda militeriga, booliska federaalka iyo NISA, hub aad u culus ayaa lagu soo weeraray gurigeyga,” ayuu yiri Fargeeti.

Wuxuu sheegay in guriga aysan waxaba u oolin oo dad shacab ah ay deganaayeen, balse uu ahaa oo kaliya guri loo qorsheeyey inuu ka bilowdo ololihiisa doorashada, markii la kala ca deeyo goorta ay dhaceyso.

Maalmahaan maamulka Laftagareen waa hadal hayey in guri gaas ay weerari doonaan, baraha bulshada waxaad ku aragteen Taliyaha booliska gobolka Bay oo dhahaya sidii Cabdirax maan Cabdishakuur ayaan u weerareynaa oo waxa jooga gurigaas kabaha ayaan ku aasey naa, marka fikirkaas ayey ka dhabeeyeen,” ay uu yiri Fargeeti.

Maxamed Fargeeti ayaa sheegay in guriga an uusan laheyn, balse uu sii ijaartay, maadaa ma la gaaray waqtigii doorashada "K/Galbeed afar sano wax caqli ah kama shaqeyn, Laftagar een wuxuu dhibsaday in la dhaho musharax ay aan ahay, in taas lagu dhiirado ayaa la noqotay wax uusan qaada Karin,” ayuu yiri Maxamed Aa dan Fargeeti.

Wararkii ugu dambeeyay ee Qaban-qaabada shirka Golaha Wadatashiga Qaran

Waxaa M/Muqdisho ka socda diyaar garo owgii ugu dabeeyay ee ku aadan qabsoomida shirka Golaha wadatashiga Qaran ee ka koob an madaxda sare ee dalka iyo Madaxda dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha gobolka Banaadir.

Shirka oo horay mad axda Golaha wadat ash iga Qaran u iclaamiyeen ayaa u muuqda in Maan ta uu dib u dhacayo sa babo la xiriira inta badan madaxda dowlad Go boleedyada oo ka maqan M/Muqdisho.

Wararka aan helnay ayaa sheegaya in kaliya M/ Muqdisho ay ku sugan yihiin Madax weynayaa sha maamulada Hir-Shabeelle iyo Koonfur Galb eed, isla markaana Madaxweynay aasha maa mulada Jubbaland, Puntland iyo Gal mudug ay saacadaha soo socda kusoo wajah an yihiin Muqdisho.

Shirka Golaha wadatashiga ayaa waxaa lo oga hadli doonaa arrimo ay kamid yihiin, Amn iga, sida howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda dalka & sidoo loo dardar gelin lah aa, qeybsiga kheyraadka dalka iyo Arrimaha Abaaraha. Maalmaha uu shirka socdo ayaa Ma daxda ay ka diidi doonaan arrimaah Amniga, qeybsiga kheyraadka iyo abaraha, iyaga oo ugu damb eyn madaxda shirka kasoo saari doonaan War murtiyeed ay uga hadlayaan waxyaabihii ay ku heshiiyeen.

Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay dagaalkii Baydhabo

Shacabka ku dhaqan Magaalada Baydhabo ayaa weli la anfariirsan dagaalkii saacadaha ba dan socday ee Jimcihii ka dhacay magaalada asi, ka dib markii ciidamo ka amarqaata Madaxt ooyada Koonfur Galbeed ay weerar ku ekeey een hoyga Maxamed Aadan Ibraahim (Farge eti), oo ka mid ah musharaxiinta mucaaradka ee ka biyo diidan muddo kordhintii uu Baarla maanka Koonfur Galbeed u sameeyay Madax weyne Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagar een), oo muddo xileedkiisu uu dhammaaday 19-kii bishan.

Dagaalka oo bilowday xilligii Salaadda Subax ay aa soo geba-gabeeyay gel inkii dambe ee Jimcihii, ma rkaas oo ciidamada maa mulka ay ugu dambayn la wareegeen hoyga Fargeeti, inkastoo ay dib uga baxeen, saacado ka dibna ay la wareegeen mal eeshiyaad qaab beeleed u abaabulan oo ku heyb ah Fargeeti.

Dagaalka ayaa sababay khasaaro dhima sho iyo dhaawacba leh oo u badan dhinacyadii dagaalamay.

Inkastoo aan la ogayn khasaaraha gaaray dhanka ciidamada maamulka, haddana dhaaw acyadii askarta qaarkood ayaa Shalay loo qaa day Magaalada Muqdisho, qaar kalena waxaa lagu dabiibaya isbitaalada gaarka loo leeyahay ee magaalada ku yaala. Dhanka maleeshiyadii la weeraray ayaa la ogyahay in dagaalka looga dilay 7 nin, 5 kalena ay kaga dhaawacmeen.

Dadka ku waxyeeloobay dagaalka waxaa ka mida dad rayid ah, oo uu ugu yaryahay Ay uub Xasan Ibraahim, oo qoyskiisa ay degan yih iin xaafadda Berdaale, kana mid ah dadkii deeg aanka ee lagu dul dagaalamay.

Ayuub Xasan ayaa dagaalka ku waayay ishi isa midig, ka dib markii rasaas habow ahayd ay ugu tagtay hoygooda. Ayuub oo qoys danyar ahi ka soo jeeda ayaa xaaladdiisa lagula tacaa laya Isbitaalka Guud ee Baydhabo.

Sidoo kale waxaa jira dad kaloo shacab ah oo waxyeelo ay ka soo gaartay gantaalada gar baha laga tuuro, oo la seexiyay Isbitaalka Weyn ee Baydhabo iyo kuwa kale ee gaar loo leeya hay.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in tirada dadka dagaalka ku dhintay ay ka badan tahay 12 qof, dhaawacuna uu sii caga-cageynayo 30 kale.

Dhanka kale isgaarsiinta magaalada oo mar Shalay hawada laga saaray ayaa baqdin xoog leh ku dhalisay dadka deegaanka, oo qaarkood ay ku khasabtay in ay guryahooda isaga barak acaan.

Wariyeyaasha ayaa soo sheegaya in dadka reer Baydhabo oo dhegta u taagan tahay ay qii meynayaan xaaladda iyo waan-waanta ay wada an Culimada iyo Odayaasha Dhaqanka.

Marka aad milicsato magaalada ayaa waxa ad arkaysaa in abaabul iyo is hubeyn ay ka wad aan maleeshiyaad u daacad ah musharaxiinta mucaaradka, oo Madaxweyne Laftagareen ku eedeynaya in uu doonayo in sifo aan sharci aha yn uu xafiiska ku sii joogo, isla-markaana aanay aqbali doonin in qori caaraddii loo adeegsado.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhinacyada ugu baaqay inay hubka dhigaan, isla-markaana ay miiska wada hadalka isugu yimaadaan.

"Qoriga dhulka dhiga oo gogosha isugu im aada, oo is warsada oo waxa idinka khaldan is ka toosiya, oo ninkan idin anfaceynin ninyahow raali ahaaw dhaha, kan idin anfacaya haysta ha dduu joogo, hadduu maqan yahayna keensada.

Fursad hala siiyo dadka, waana aaminsan ahay dadku in aanay cadaawad iyo dhib qabin, siyaasad waaye ee wax kale la iskuma hayo. Baydhabo dadka degan waa qaraabo, waa e hel, waa wiil iyo abtigiis, waa oday iyo inankiisa, yacni wax dhib ah oo meeshaasi ka jira, ma jiraan, waxaan waa siyaasadda iyo dowladnima da daciifka naga noqotay.” Ayuu yiri Madaxwey ne Xasan Sheekh.

Dowladda Federaalka ayaa dhinacyada ku cadaadineysa inay 5-ta bisha January Baydh abo kaga qaybgalaan shirka uu ku baaqay Gud oomiyaha Golaha Shacabka, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe).

Madaxweyne Lafta-gareen oo qorshe cusub billaabay kadib dagaalkii Baydhaba

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koon fur Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa billaabay qorshe uu xal nabadeed ku raadinayo kadib dagaalkii Dorraad ka dhacay magaalada Baydhaba isaga oo Shalay xarunta Madaxtoo yada ku qaabilay Odayaasha dhaqanka Koonf ur Galbeed.

Kulanka Lafta-gareen iyo Odayaasha ayaa waxaa looga wada-hadlay sidii doorkooda naba deed ay uga qaadan lahaye en xal uhelida shaqaqadii Dorraad ka dhacday magaala da Baydhabo ee xarunta go bolka Baay.

Odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed ay aa dhankooda u sheegay madaxweynaha in do orkooda odaynimo ka qaadanayaan intii karaan kooda ah xal u helida xiisada ka taagan Baydha bo ee ka dhalatay muddo kororsiga uu sameeys tay.

Lafta-gareen oo ku doodaya sharci ahaanta uu kusii fadhiyo kursiga u sareeya maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa uu ku hanjabay in ay la xisaabtami doonaan dadkii ka dambeeyey dagaalkii Baydhabo.

Sidoo kale waxa uu sheegay in mudo dhe er uu ku dadaalaayey in Koonfur Galbeed uus an ka dhicin gacan ka hadal, isagoo sheegay in uu fidinayo gogol nabadeed oo cidii tabasho qabta ay ku soo bandhigi doonto.

"Waa baari doonaa, waana la xasaabtami doonaa cid kasta oo sameysay dhacdadii Shalay, Allaha u naxariisto dadkii ku dhintay, waxaan dirayaa baaq nabadeed, cidii tabasho qabtay waxaan u fidinay gogol nabadeed oo cid kasta ay ku soo bandhigi doonto waxa ay qa bto, taas oo furmeysa todobaad kadib” ayuu yiri Lafta-gareen.

Siyaasiyiinta mucaaradka Koonfur Galbeed ayaa si weyn uga soo horjeeda muddo kordhin ta hal sanno ah ee uu sameeystay Lafta-gare en, waxayna ku baaqeen in sida ugu dhaqsaha badan la qabto doorasho wada-ogol ah, taasi oo aan hadda muuqan qorshaheedu.

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle "Haddii Tardo iyo Moora eri Hormuud Internet ku siin weydo mudo 48 saac ah waan xiri doona

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirsha beelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa fa riin digniin ah u diray Shirkadda Isgaarsiinta Ho rmuud, taasoo la xariirta in xarumaheeda deega anada Tardo iyo Moora eri ee gobolka Hiiraan ay fasaxan isticmaalka Internet-ka, hadii ay dhi ci waysana la xeri doono xarumahaas

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle ay aa sheegay ineysan suurtagal aheyn in dee ga anada Tardo iyo Moora eri ay sii ahaadaan Int ernet la'aan, isagoona u qabtay Shirkadda Hor muud iney ku fasaxdo isticmaalka qadka Intern etka deegaanadaasi mudo 48 saac gudahood.

"Mudo 48 saac gudahood hadii Hormuud birtaan meesha ugu taalo lagu xeri waayo sax amankii waa weyna ee Internetka anteenada waan damineyna, waana la xiraya dadka u joo ga xarumahan, waa im deg deg loo hela Intern et laga isticmaalo deegaanadan la bil ka hor ay aan Hormuud u sheegnay" ayuu yiri madaxwey ne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Dabageed.

Deegaanada Tardo iyo Moora eri ee gobolka Hiiraan ayaa ka mid ah deegaanada laga saar ay kooxda Al-shabaab oo ay ka talin jireen mud ada dheer.

"Waxaan u baahanay in dadka deegaanad an ku nool ay la socdaan waxyaabaha ka dhac aya Newyork, sidoo kale waxa ka dhaca Moora eri iyo Tardana waxaan rabaa in lagala socdo Newyork" ayuu yiri madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Dabageed.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicas iis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa gelinkii dambe ee Shalay soo gaaray Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in uu Caasimadda Muqdisho kaga qaybgalo Shirka Golaha Wadatashiga Qaran, oo Madaxda DFS iyo kuwa Dowlad Goboleedyada ay kaga arrins anayaan arrimaha amniga dalka iyo dagaalka ka dhanka ah maleeshiyada Al Shabaab.

Shirka oo toddobaadkan ka furmi doono M/ Muqdisho ayaa lagu gorfeyn doonnaa guulaha laga gaaray dagaalkan lagula jiro kooxaha arg agixisada iyo sidii loo dardargelin lahaa.

Shirkan ayaa ku soo beegmaya, iyadoo mu ddo xileedkii Madaxweyne Laftagareen uu dha mmaaday, xiisad looga soo horjeedo muddo ko rorsigiisana ay ka taagan tahay M.Baydhabo waxaa Jimcihii ka dhacay dagaal gaystay khas aaro dhimasho iyo dhaawacba leh.

Xukuumadda Soomaaliya oo ka digtay doora sho hal dhinac ah xiriirka kubada cagta

Wasaaradda dhalinyarada iyo cayaaraha XFS waxay xoojinaysay baaqii ay soo saartay 11/ 12/2022 iyo midkii ka soo baxay xiriirka kub adda cagta adduunka FIFA ee ku saabsanaa inaan la aqbalaynin doorasho hal dhinac ah oo kala qaybinaysa xiriirka Soomaaliyeed ee ku badda cagta.

Shir fogaan arag ah oo ay yeesheen was iirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud iyo xiriirka kubadda cagta adduunka ee FIFA ay ay isla qireen halista ka imaan karta doorasho aan la isku raacsanayn oo hal dhinac qabsado iyo sida ay u xagal daacin karta xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed.

Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha oo u xilsaaran ilaalinta mabaad’ida asaasiga ah ee midnimada Sports-ka dalka iyo kor joogtaynta doorashada ay qabsanayaan xiriirrada kala duw an ayaa ku dadaali in doorasho lagu wada qan acsanyahay la qabto.

Bahda Sports-ka Soomaaliyeed ee dalka iyo dibadda kala jooga ayaa soo dhoweeyay ba yaankii wasaaradda ka soo baxay todobaadkii hore

Wasiirkii warfaafinta K/Galbeed oo is casil ay, kadib markii la weeraray dadkiisa

Wasiirkii warfaafinta Koonfur Galbeed Ily aas Cali Nuur ayaa Xalay xilka iska casi lay, isagoo xil ka tegistaan u sababeeyay weerarkii ay Dorraad ciidamada ka amar qaa ta Mada xweyne Laftagareen ku qaadeen guriga mush arax Maxamed Aadan Fa rg eeti.

Wasiir Ilyaas ayaa shee gay inuu aad uga carood ay markii la laayey dadkii uu ku metalay dowladnimada K/Galbeed, isa goo sheegay in wax aad looga xumaado uu dad kiisa kula kacay Laftagareen.

"Dhacdo aad u fool xun oo qof qalbigiisa ay islaamnimo ku jirto uusan qaada Karin ayaa Ba ydhaba ka dhacday, waxaa lagu dheelay dowl adnimadii aan waqtiga badan u soo hurnay, Shalay waxaan ogaansaday in wixii Dorraad Bay dhaba ka dhacay dartood aan xilka uga tago,” ayuu yiri wasiirkii hore ee warfaafinta K/Galb eed.

Wasiir Ilyaas ayaa sheegay in xukunka uu u joogay in dadkiisana uu ku metelo, dowladnim adana uu wax ka dhiso, balse balan ka baxyo uu ku sameeyey hoggaanka maamulkaas.

"Inta uusan weerarkaan dhicin habeen ka hor ayaan aniga, Suldaanka beesheyda iyo xildhiba anka DF nagu metela waxaan u tagnay Madax weyne Laftagareen, waxaana u sheegnay in dhibaato badan aan tabaneyno oo dhalinyarad aas in la weeraro aanaa raali ka noqon Karin, balan ayaan lasoo galnay madaxweynaha, kadi bna gadaasheena inta laga wareegay ayaa dhal inyaradii la weeraray, qaar waa la laayey, qaa rna dhaawac iyagoo ah ayaa lasoo qabtay,” ay uu yiri wasiir Ilyaas. Wasiirka ayaa ciidanka Ito obiya ka codsaday inay ixtiraamaan rabitaanka shacabka reer Koonfur Galbeed oo mar dambe aan loo adeegsan siyaasadaha is diidan, si sha cabka iyo siyaasyiinta reer K/Galbeed ay u soo doortaan hoggaan ay ku qanacsan yihiin.

"Dowladda federaalka oo Madaxweynaha, R/Wasaaraha iyo guddoomiyaha golaha shacab ka ay ugu horeeyaan waxaan ka rabnaa in ar rinta K/Galbeed aysan sahlan, halkaan in kursi dartiis dhiig loogu daadiyo ma dooneyno,” ayuu yiri Ilyaas.

Wasiir Ilyaas ayaa Cabdicasiis Laftagareen ugu baaqay in kursiga uu isaga tago sidii Shariif Xasan, intii uu dhiig ku daadin lahaa, "Laftagar een waxaan la soo shaqeynayey mudo dheer, waxaan maamulka soo gaarsiinay meel muna asab ah, hadii lagu yiri hal sano kuma siineyno, madaxweyne adigoo dhiig daadin oo dhib ge ysan doorashada si sharaf leh u qabo,” ayuu ha dalkiisa ku sii daray Ilyaas Cali Nuur.

Caro xoog leh iyo bannaan-baxyo ka dhash ay dil ka dhacay Muqdisho

Qaar kamid bulshada degmada Kaaraan ay aa Shalay dhigay banaan-bax xoog leh oo ay dowladda Soomaaliya u dalbanayaan inay cad aalad u helaan nin darawal mooto ahaa oo Shalay uu dilay askari boolis ah.

Cabdiraxmaan Sheekh Maxamuud oo ahaa wade Mooto Bajaaj ayaa u geeriyooday xabad laga riday qoriga Dhakhiikaha ee gaadiidka la saaro, waxaana dilkiisa ka dhashay banaan-bax ay dhigeen dad u bad an ehelladiisa.

Askari la sheegay in uu ka mid ahaa ilaala da taliyaha booliska de gmada Kaaraan ayaa ninkaan dilay, isagoo dha awacay haweeney kale oo mootada la socotay.

Ehellada Cabdiraxmaan oo banaan-bax ka dhig ay qeybo ka mid ah degmada Kaaraan ayaa do wladda ka dalbaday in askariga dilka geystay sharciga la hor keeno, iyagoo cadeeyey in wax aan sharciga aheyn aysan ku qanci doonin.

Marxuumka ayaa la sheegay inuu ka geeriyood ay hal xaas, seddax carruur ah iyo waalidkiis oo noloshooda uu gacanta ku haayey, maadaama uu ahaa halka qof ee u xamaala reerka dhan.

Muqdisho, waxaa aad ugu badan dilalka ay sid aan oo kale askartu ugu geystaan dadka shac abka ah, gaar ahaan gaadiidleyda, waxaana aad u yar askarta sharciga loo hor geeyo dembi yada la xariira dilka dadka shacabka ah.

Soomaaliya iyo Pakistan oo heshiis saxiixday

Dowladaha Soomaaliya iyo Pakistan ayaa heshiis cusub ku kala saxiixday magaalada Isl amabad ee dalkaasi, kaas oo sare loogu qa adyo xiriirka heer Baarlamaan ee labada dal iyo labada shacab ee So omaaliya iyo Pakis tan.

Waxaa heshiiskan wa da gaaray guddoo mi yaha Baarlamaanka dalka Pakistan, Raja Per vez Ashraf iyo wafdi ka socday baarlamaanka Soomaaliya oo haatan ku sugan dalkaasi.

Sidoo kale waxaa saxiixa heshiiskani go objoog ahaa wasiirka arrimaha gudaha Soom aaliya, Axmed Macallin Fiqi oo isna hadda booq asho ku jooga waddanka Pakistan, kaas oo bo ggaadiyey heshiiska ay gaareen labada Baarl amaan, si ay u yeeshaan xiriir dhow.

Dhankiisa Raja Pervez Ashraf oo madasha ka hadlay ayaa shaaca ka qaaday in kor u qaad ista xiriirka Baarlamaanada labada dal ay faa’I ido u leedahay labada dhinac.

Afhayeenka Baarlamaanka Pakistan ayaa in taas kusii daray inay kala faa’ideysan karaan khibradaha iyo waayo-aragnimada, ayna is-dha afsan karaan wax badan oo muhiim ah.

Ujeedka heshiiiskan cusub ayaa muhiimadd iisa ayaa sidoo kale la xiriira sidii loo hormarin lahaa iskaashiga dhinacyada kala duwan leh ee ka dhexeeya Islamabad iyo Muqdisho.

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalmihii u da mbeeyay xoojinayey xiriirkiisa arrimaha dibad da, waxaana guddoonka uu booqasho ku tegay dalal dhowr ah oo u badan kuwa ku yaalla Qaar adda Yurub, si uu ula yeesho xiriir xoogan oo ku aadan dhanka wada shaqeynta

Joe Biden oo saxiixay xeerka difaaca qa ran ka Maraykanka kaas oo Somalila nd fursad u siinaya inay iskaashi mila tari la yeelato xu kuumadda Washington

Madaxweynaha dowladda Mareykanka Joe Biden ayaa Shalay saxiixay xeerka difaaca qar anka Maraykanka ee loo soo gaabiyo NDAA, ka as oo Somaliland fursad u siinaya inay iska ashi milatari la yeelato xukuumadda Washi ngton.

Xeerkan ayaa waxaa sidoo kale horay usoo meel-mariyay Golaha Congress-ka Mareykan ka, wuxuuna ogolanayaa in labada dhinac ay ye eshaan iskaashi milatari oo toos ah.

Mareykanka ayaa maalmihii u dambeeyay waday dadaallo uu ku horminayo xiriirka Somali land, wuxuuna dhowr jeer wufuud kala duwan u diray magaalada Hargeysa.

Tibor Nagy oo ah kaaliyaha xoghayaha arrim aha dibbada Maraykanka u qaabilsanaa Gees ka Afrika oo ka hadlay xeerkan cusub ayaa sha aca ka qaaday in haatan Maraykanka uu ogaad ay in Somaliland ay la shaqeyn karto ayna aw oodi karto macaamilka Washington.

"Madaxweyne Biden waxa uu saxiixay Xeer ka Oggolaanshaha Difaaca Qaranka ee NDAA, kaasi oo ogolaanaya in Somaliland ay ka qaybq aadato barnaamijyada millateriga Maraykanka, dowlada Maraykanku ugu danbayntii xaqiiqda ayay ogaatay, ‘Waddanka yar ee awooda’, waa saaxiib qiimo leh” ayuu yiri Tibor Nagy.

Dhowaan ayey aheyd markii madaxweyne Bi ixi uu ku fanaay in Somaliland ay meel fiican ka mareyso caalamka, islamarkaana ay hormari ye en siyaasaddooda arrimaha dibadda, gaar aha an xiriirka ay la leeyhiin dowladda Mareykan ka.

"Shalay Somaliland caalamka meel fiicanay ey ka mareysaa waxaad ogtihiin in labada aqal ee Mareykanka ay baas gareeyeen in dowladda Mareykan ay ku qasbeen inay la yeelato xiriir di blumaasiyadeed & mid amaan Somaliland,’ ay uu yiri madaxweynuhu isaga oo xilligaas ka had layey iskaashiga ballaaran ee ay la leeyihiin d owladda Mareykanka.

Si kastaba, madaxweynaha Somaliland ayaa horey u booqday Mareykanka, isaga oo lasoo kulmay mas’uuliyiin ka tirsan dalkaasi, walow uusan ka helin soo dhoweyn aad u sarreysa.

Weerar toogasho ah oo ka dhacay bartamaha Paris

Nin hubeysan ayaa rasaas ku furay bartam aha magaalada Paris ee xarunta dalka Faransi iska, halkaasi oo uu ku dilay labo qof tiro kalena uu ku dhaawacay.

Toogashada ayaa ka dhacday meel ku dhow xarun dhaqameed ay lee yihiin Kurdiyiinta.

Eedaysanaha oo da’di isu lagu sheegay 69 jir ayaa waxaa gacanta ku dhigay booliiska.

Maamulka ayaa ka codsaday dadka inay ka fogaadaan aagga xarunta Rue d’Enghien, ee degmada 10-aad ee Strasbourg-Saint Denis.

"Waa argagax, waxaan isku soo xirnay gud aha,” ayuu yiri mid ka mid ah dukaanleyda oo la hadlay wakaaladda wararka ee AFP.

Qof goob jooge ah ayaa sheegtay in ay maqashay todobo ilaa sideed xabadood oo qarxay.

Dowladda Burkino Faso oo dalka ka ceyris ay wakiilka Qaramada Midoobay

Dowladda Milateriga ah ee Burkina Faso ay aa bayaan ay soo saartay Jimcihii ku amartay is uduwaha howlaha gargaarka bini’aadanimada ee Qaramada Midoobay Barbara Manzi inay si deg deg ah dalka uga baxdo, iyadoo aan la sheegin sababta rasmiga ee loo eryay.

Xiriir lala sameeyay, afhayeen u hadlay dowladda isla markiiba ma uusan sheegin sababta ay ugu calaamadisay Manzi, isuduwa ha Qaramada Midoobay ee Burkina Faso, "pers ona non grata” oo ay ka dalbatay inay baxdo Jimcihi iDorraad.

Afhayeenka Qaramada Midoobay ayaan is na isla markiiba ka jawaabin codsi ah inuu faa hfaahin ka bixiyo ceyrada Manzi.

Burkina Faso oo ka mid ah dalalka ugu sabool san caalamka ayaa waxaa ka socda kacdoon ay wadaan kooxo xiriir la leh Al-Qaacida iyo ISI S, kuwaas oo dilay kumannaan shacab ah, ayn a ka abuureen mid ka mid ah dhibaatooyinka bini’aadantinimo ee qaaradda sida xawliga ah u sii kordhaya.

Ku dhawaad laba milyan oo qof ayaa barok acay oo degan xeryo cooshado ka sameysan, oo badi ay maamusho Qaramada Midoobay, ku waas oo ku yaal baadiyaha oomanaha ah.

Rabshadaha, oo soo jiitamayay muddo ku dhow toddobo sano, ayaa ka dhacaya waqooy iga iyo bariga, taasoo curyaamisay dhaqaalaha maxalliga ah, oo sababay gaajo ballaaran, isla markaana xaddiday helitaanka hay’adaha garga arka.Reuters.

Itoobiya Iyo TPLF Oo Isku Raacay Hal Arrin Oo Ay Wadajir U Diidanaayeen.

Madaxweynihii hore ee Kenya, Uhuru Keny atta, ayaa u safri doona gobolka Tigray ee Itoo biya si uu u kormeero heshiiskii nabadeed ee bi shii hore ay kala saxiixdeen dowladda iyo Ito obiya iyo TPLF.

Mas’uuliyiinta federaalka Itoobiya iyo mas’ uuliyiinta gobolka Tigray ayaa goor dambe oo Khamiistii ah ku heshiiyey wadahadallo Nairobi ka dhacay in Midowga Afrika la siiyo fursad bu uxda oo ay gobolka ku kormeeraan, taas oo la xiriirta soo afjaridda colaadda laba sano jirsa tay. Hoggaanka millatariga Itoobiya iyo wakiillada jabhadda Tigray People’s Liberation Front ayaa isku raacay in la dhiso koox korme erayaal wadajir ah oo kormeera heshiiskii naba deed ee la saxiixay bishii November.

Heshiiskan oo lagu kala saxiixday dalka Koonfur Afr ika ayaa lagu soo afjaray dagaal socday muddo labo sano ah oo u dhaxeeyay dowladda feder aalka iyo kooxda TPLF oo ay ku dhinteen boqo laal kun oo qof, malaayiin kalena ay ku baraka ceen.

Madaxweynihii hore ee Kenya Uhuru Keny atta, oo sidoo kale qeyb ka ah kooxda dhex dhexaadinta, ayaa sheegay Khamiistii in dhin acyada dagaallamaya ay isku raaceen in la sa meeyo guddi la socda heshiiska. nabadeed.

"Dhammaantood waxay dhinacyadu ku he shiiyeen in kooxda la socodka iyo hubinta ee Mi dowga Afrika ay si buuxda u helaan, aragti buux da oo dhinac kasta ah, si loo hubiyo in dhamm aan qodobbada lagu heshiiyay dhab ahaantii la fuliyo,” ayuu yiri Kenyatta.

Shiinaha oo dhaleeceeyay tallaabada uu Mareykanka uu sare ugu qaaday kaalmada militeri uu siinayo Taiwan.

Shiinaha ayaa si xooggan u dhaleeceeyay tallaabada uu Mareykanka uu sare ugu qaaday kaalmada militeri uu siinayo Taiwan.

Wasaaradda arrimaha dibadda Shiinaha ayaa sheegay in arrintani ay dhaawac weyn u geysat ay amniga iyo xasiloonida ka jirta jasiiradda Taiwan.

Dhaleeceynta Shiinaha ee Mareykanka ayaa ti mid iyadoo jawaab u ah xeerka kharashaadka gaashaandigga ee Mareykanka kaasoo ogolaa nayo in toban bilyan oo doolar loogu deeqo Tai wan si looga taakuleeyo amniga iyo hubka.

Wasaaradda arrimaha gaashaandhigga Tai wan ayaa bogaadisay xeerkan isla markaa na sheegtay in uu muujinayo in muhiimadda uu Mareykanka siinayo sare u qaadidda amniga jasiiradda Taiwan.

Madaxda Falastiin oo soo dhoweeyay in Chile ay safaarad ka furato dhulka la heysto ee Falastiin

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Falastiin ayaa soo dhaweysay qorshaha Madaxda Dalka Chile ay ku doonayaan inay safaarad ka furato dhulka la haysto ee Falastiin.

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Falastiiniyiin ta iyo qaar kamid ah siyaasiyiinta ayaa si adag u ammaanay tallaabadaasi, sida ay ku waran tay wakaaladda wararka ee Falastiiniyiinta ee WA FA.

Wasiirka arrimaha dibad da ee Chile, Antonia Urre jola, ayaa xaqiijiyay hadaladaasi, balse waxa uu sheegay in weli uusan jirin waqti la qabtay iyo in Chile ay sii wadato in ay Falastiin iyo Israa’iilba u aqoonsato dowlado sharci ah.

Madaxweynaha Dalka Chile, Gabriel Boric oo xafiiska la wareegay bishii Maarso ee la soo dhaafay ayaa ku dhawaaqay go’aankaasi ,isa goo sheegay in tallaabadaasi ay muujineyso ila alinta dalabka ah in sharciga caalamiga ah la ixtiraamo.

Go’aanka ka soo baxay Dalka Chile aaya muujinaya taageeridda sharciga caalamiga ah iyo xuquuqda dadka reer Falastiin si ay u dhist aan ​​dal madaxbannaan.

Duufaan xoogan oo Mareykanka ku dishay u gu yaraan 16 qof halka dad ka badan 1 Mily an oo qofna ay koronto la’aan dhigtay

Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhintay ka dib markii duufaan weyn oo kuwa jiilaalka ah ay ku dhuftay inta badan gobollada Mareykanka, wax aana Shalay la joojiyay in ka badan 8 kun oo duulimaad halka in ka badan Hal Milyan oo qofna ay koronto la'aan noqdeen.

Duufaanta xoogan oo bilowday Jimcihii ay aa saameeysay Maraykanka, heerkulka ayaa hoos u dhacay qaboow dartii, dabaylo aad u sar reeya iyo Baraf culus oo da’ay ayaa sababay dhimashada dad badan.

Kansas: Inta la xaqii jiyay saddex qof ayaa ku dhintay shilal baab uur oo ka dhacay waqooy iga gobalka Kansas sida ay xaqiijisay Candice Breshears oo ah Afhayeenka Wadooyinka gobalkaas.

Missouri: Magaalada Kansas ee caasimada gobalka Missouri, hal qof ayaa dhintay ka dib markii uu lumiyeen kontoroolka gaarigiisa Baraf xoogan oo da’ay awgii - sida ay caddeeyeen Waaxda Booliska Magaaladaas.

New York: Saddex qof ayaa ku dhintay deg mada Erie ee gobalka New York. Labo ka mid ah dadkaas ayaa ku dhintay shilal kala duwan, xilli shaqaalaha caafimaadka degdega ah ay aw oodi waayeen inay guryahooda tagaan sababo la xiriirto duufaanto oo aad u xooganayd.

Ohio: Gobalka Ohio afar qof ayaa ku dhin tay shilal baabuur oo cimiladu ay sababtay, dho wr kalena waa ay ku dhaawacmeen, sida uu sheegay Guddoomiyaha gobalkaas Mike DeWine.

Kentucky: Gobolka Kentucky saddex qof ay aa ku dhintay duufaanta barafka, labo ka dib ah dadkaas waxay ku dhinteen shil baabuur kan ka lana wuxuu ku dhintay guri ku yaallo magaalada Louisville ee caasimada gobalkaas oo aan wan aagsanayn sida uu sheegay Andy Beshear oo ah Guddoomiyaha gobolka Kentucky.

Tennessee: Waaxda Caafimaadka gobalka Ten nessee ayaa xaqiijisay dhimashada hal qof oo la xiriiriyay duufaanta.

Wisconsin: Ilaalada Gobolka Wisconsin ayaa xaqiijiyay in hal qof uu ku dhintay shil ba abuur oo cimiladu ay sababtay.

Ugu dambeyn qabowga daran ee ay sababtay duufaanta jiilaal, ayaa imaanaayo xilli Mareykan ka looga dabaal dagaayo fasaxa Kirismaska. Waxaana sannadkaan la sheegay in Kirismasku ​​​​uu yahay kii ugu qaboowga badnaa marka la barbar dhigo tobannaankii sano ee la soo dha afay.

WAA KUMA DR SHAAFICI, NINKA SOOMAALI GA AH EE KU GUULEYSTAY ABAALMARINTA DHAKHTARKA QAALLINKA EE UGU FIICAN?

Article information Author,Abdikadir Yussuf Ali

Role,Multimedia Broadcast Journalists

Twitter,@Abdikadir_Y_Ali

Dr.Shaafici oo uu abaalmarinta guddoonsiiyay Dr.Dufle

XIGASHADA SAWIRKA,SOMALI HEALTH AWARDS

Abaalmarinta Caafimadka Soomaliyeed oo lagu Abaalmariyo haldoorada Caafimadka iyo xarumaha caafimaadka oo lagu qabtay san nadkan 2022 magaalada Muqdisho ayaa lagu abaalmarinta Dhakhtar ka Qaallinka ee ugu wa maagsam lagu siiyay Dictoor Shaafici Aadan dirir.

Digtoorka ayaa Qaall ino badan oo adag ku guuleystay kuwaas oo meelo halis ah laga sa meeyay.

Mid ka mid ah qalliinadaas waxaa ka mid ah qa lliin uu ku sameeyay gabar la yirahdo Huda Ma xamed oo uu caloosheeda ka soo saaray ilaa 38 buro oo uga yaallay caloosha kuwaas oo mu gdi galiyay nolosheeda.

Waxay ku noolayd dalka Sucuudiga halkaas oo ay ka samaysay dadaallo badan oo ay xal u gu raadinayso burada nolosha la qaybsatay, bal se nasiib-darro uma aysan suurtagelin inay he sho dhakhtar ay ku qanacdo.

Huda oo mar sii horreysay BBC Somali la hadashay ayaa sheegtay in markii ay booqatay mid ka mid ah isbitaallada dalka Sucuudiga la gu yiri "haddii aad doonayso in lagaa saaro bur ada, waxaa khasab ah in minka ama ilmo-gale enka lagaa saaro.”

Balse kaddib markii ay Huda ka soo quusa tay dhaqtarkii Sucuudiga ee yiri 'minka ayaa la gaa saarayaa', ayaa waxa ay go’aansatay inay dib ugu laabato Soomaaliya.

Waxay tiri: "Kaddib markii aan imid maga alada Muqdisho waxaan la kulmay dhaqtar Sha afi, waxa uuna igu yiri In shaa Allaah ilmo-gale enkaaga waan kuu badbaadinayaa. Farxad weyn ayaan dareemay, marka sidaas ayaa qalli inka la iigu sameeyay.”

Haddaba maxaad ka taqaanaa Dhaqtar Shaafici?

Dr Shaafici Aadan dirir

XIGASHADA SAWIRKA, SOMALI HEALTH AWARDS

Dr. Shaafici Aadan Dirir waxa uu ka mid ya hay dhaqaatiirta ka howlgasha maagalada Muq disho, gaar ahaan isbitaalka Shaafi.

Waxa uu ku takha susay qalliin nada guud, gaar aha an kuwa casriga ah

. Waxbarashadiisa wuxuu ku soo qaat ay dal ka Talyaaniga oo uu muddo dheer ku su gnaa oo uu xitaa ka soo shaqeeyay, sida uu BBC-da u sheegay.

Waxa uu sheegay in sababtii ku kalliftay in mar kii horeba uu barto qalliin ka ay ahayd markii uu dha cay dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya ayaa waxa uu u soo joogay dad badan oo dayac u dhintay. Dr. Shaafici ayaa go’aansaday ka dib markii uu arkay baahida caafimaad ee dalka ka jirta in uu 2013-kii dib ugu laabto mag aalada Muqdisho.

"Tan iyo markaan dalka dib ugu soo noqday waxaan waddanka qeybihiisa kala duwan ka fuli yay qalliinno badan sida Garowe, Hargeysa, iyo Kismaayo”

Dr. Shaafici ayaa dadka uu qalliinnada ku sa meeyo qaar ka tirsan waxa uu ku faafiyaa bar tiisa Facebook, taas oo sababtay in dad badan oo ay ka mid tahay Huda ay uga soo safraan dalal aad fog. XIGASHO:-BBC

"QOF WALBA WUXUU RABAA GABAR SIDDEED IYO TOBAN JIR AH, AMA SAGAAL IYO TOBAN SANO JIR AH INUU GUURSADO,".

XIGASHADA SAWIRKA,HUM TV

Haweeney Jilaa ah oo lagu magacaabo Hina Altaf ayaa waalidiinta dalka Pakistan kula tali say in ay baraan gabdhaho odaar rin muhiim ah oo ku sabasan in dha qaale ahaan ay madax bannaana dan.

Waxay sheegtay in guurka lagula degdego gabdhaha iyadoo la gala carar ayo isbe delka ku imaanaya quruxdo oda maa dama tintu caddaaneyso da’duna sii ko rdhe yso, markaa su’aashu waxay tahay yaa guursanaya?. Halkaan qof walba wuxuu rabaa gabarda’deedu u dhaxeyso 18 ilaa 19, inuu gu ur sado.

Maalmahaan, Hina Altaf waxay ku howlane ed sameynta riwaayad lagu magacaabo'Agar', taasoo ka hadlaysa gabdhaha iyo guur ka gaar ahaanna kuwa guurka ka daaha.

Iyadoo BBC-da la hadlaysay Hina Altaf wax ay sheegtay "dhaqankeennu wuxuu qabaa mar ka ay gaaraan gabdhuhu da’da 20, 22 iyo 23, in lagu bilaabo in la yiraahdo waad weynaataye guurso”.Laakiin Hina waxay aaminsan tahay in guurka la sameeyo oo keliya marka gabadhu ay leedahay doorasho. "Tani waa waxa ay diintee nu ina barayso, waana in aan raacno," ayay tiri. Waxaan filayaa in tani ay dhibaato weyn ku tah ay bulshadeena. Marka lagu daro madax-bann aanida dhaqaalaha, waalidiintu waa inay si doo kale baraan gabdhaha xirfado ka caawin do ona wakhtiyada wanaagsan iyo kuwa adag.'

"Waxaa jira qoysas badan oo leh ma rabno inaan gabadheena ka saarno guriga. Waan ixtir aamayaa (go'aankooda) laakiin waxaa jira xirf ado badan oo gabdhaha lagu bari karo guriga,”.

Waxay aaminsantahay in la tixgaliyo xulashada haweenka

Hina ayaa sheegtay in ay muhiim tahay in gabdhaha aan lagu cadaadin inay guursadaan. "Waxaynu aragnaa guur badan oo aan shaqeyn oo guryihii la burburiyay, hablihiina la dayacay,”.

Waxay riywaad ka sameysay arrimahn la xiriira gabdhaha iyo guurka waxayna ku hoga tusaal eynaysaa dhibaatooyinka qabsada marka gab dhuhu guriga iska joogaan oo aaney shaqeysan isla markaana waxaa sidoo kale riwaayaddu ka hadlaysaa mas'uuliyadda gabdhaha marka ay timaaddo maareynta nolasha.

Marka la isku soo xooriyo hadalka iyo ujeed ka Hina, waxay u muuqataa mid xoogga saaray sa in gabdhaha inta anaey guursan la baro sida loo shaqeysto loona sameeyo dhaqaale, taas oo meesha ka saaraysa in xitaa haddii ay guur sato gabadhu oo ay nin ka kala tagaan ay cid wax ka sugto. Waxyaa baha kale ee ay muhii madda siinayso waxaa ka mid ah in gabdhaha lagu tix galiyo doorka ay ku leeyihiin xilliga iyo qofka ay guursanayaan, taasna waxay u araga taa Hina in ay meesha ka saarayso in qaab caburin ah gabdhu u yeel lato reer. Arrintaan wa xaa ka dhalan kara bur bur degdeg ah sida ay aaminsantahay haween eydan riwaayadaha ji sha.

Muran horey uga dhash ay da'da guurka gab dha ha Xisbiga ugu wayn mucaaradka Turkiga ee Republican People's Party ayaa ku baaqay in baarlamaanka dalkaasi ay u saaraan guddi ba ara in gabdhaha iyaga oo aadka u da'yar la guu rasanayo.

Arrintan ayaa ka dambeysay ka dib markii hay'ada awqaafta iyo arrimaha diinta ee dalka Turkiga ay sheegtay in sida sharciga islaamka uu dhigayo la guursan karo gabdhaha 9jirka ah.

Hadalka ka soo baxay golaha fulinta ee arrima ha diinta ayaa waxaa ka dhashay caro xoogg an.Kooxaha u ololeeya arrimaha haweenka aya a si wayn ugu canbareeyay baraha bulsha da arrintani.

golaha fulinta ee arrimaha diinta ayaa dhank ooda iska fogeeyay murankan, waxayna shee geen in ay qeexayeen oo kaliya sharciga Isl aamka.

Wuxuu goluhu sheegay in uusan ansixin guur ka la guursado gabdhaha yaryar.

Sharciga dalka Turkiga ayaa dhigaya in haddii ay gabadhu gaarto 17 sano ay guursan karto ba lse uu guurkaasi dhacayo oo kali ah marka ay waalidiinta aqbalaan.

Laakiin kiisaska qaar maxkamadaha ayaa fasaxi kara in gabdhaha 16 jirka ah la guursado. XIGASHO:-BBC

Imaamka Masjidka Al-Azhar Masar ooshee gay in shareecada ka soo horjeedo go’aanka gabdhaha reer Afghanistan looga mamnuucay jaamacadaha

Imaamka weyn ee Masjidka Al-Azhar ee Masar ayaa sheegay in shareecada uu kasoo horjeedo go’aanka gabdhaha reer Afghanistan looga mamnuucay inay wax ka dhigtaan jaam acadaha dalkaas.

Shekh Axmed Al Tayeb oo lagu tilmaamo in uu yahay waddaaadka ugu sameynta badan muslimiinta suniga ah ayaa ku baaqay ragga iyo dumarka inay wax bartaan.

Wuxuu ku tilmaamay go’aanka mid naxdin leh, wuxuuna ka codsaday mas’uuliyiinta Taliban in ay ka laabtaan go’aanka.

Horraantii toddobaadkan ayay aheyd markii Taliban ay haweenka ka mamnuucday inay wax ka bartaan jaamacadaha ku yaalla Afghanistan ilaa amar dambe.Waxay amar ku siiyeen jaam acadaha inay qaabilin gabdhaha. Tallaaba dan ayaa horseed ay qeylo dhaancaalami ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip