Madax ka tirsan maamulka Jubaland oo booqday qabrigii Jaalle Maxamed Siyaad + Sawirro

0
Monday October 19, 2015 - 19:31:42 in Wararka by
  • Visits: 948
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madax ka tirsan maamulka Jubaland oo booqday qabrigii Jaalle Maxamed Siyaad + Sawirro

    Madax iyo mas'uuliyiin ka tirsan maamulka Jubaland ayaa markii ugu horeysay booqday qabrigii Jaalle Maxamed Siyaad Barre ee ku yaala degmada Garbahaareey oo ka tirsan gobolka Gedo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madax iyo mas'uuliyiin ka tirsan maamulka Jubaland ayaa markii ugu horeysay booqday qabrigii Jaalle Maxamed Siyaad Barre ee ku yaala degmada Garbahaareey oo ka tirsan gobolka Gedo. Xubnaha booqay qabrigaasi waxaa ka mid ahaa: K/xigeenka Maxamed Jubaland C/llaahi Sheekh Ismaaciil, Saraakiil ka kala tirsan maamulka Gedo, Dowladda iyo ciidamada AMISOM.

Dhammaanba madaxdii booqatay qabriga Maxamed Siyaad Barre ayaa iyagu halkaasi ugu duceeyay Madaxweynihii hore ee Dowladdii Milateriga oo muddo 21-sano ah dalka soo maamuleysay, iyagoona halkaasi ku sugnaa in muddo ah.

Allaha u naxariistee Jaalle Maxamed Siyaad Barre ayaa lagu xusuustaa waxqabadkiisii mudadii uu xukunka dalka hayay kahor intii aanay jabhadaha qabiilka isku bedelay aanay talada ka tuurin, iyadoo Soomaalida inteeda badan qireen in dowladnimada dalka aanay isaga ka harin oo muddo 21-sano ka badan dalka uu ku jiro fowdo iyo kala dambeyn la’aan.

´¨?¤???????¤
µ??¶¶¶¶¶µ¹ÇÁ?b
uf_fgea_^[[YVU
joieUSSRSTVM]i
VXRPOMOQRRSTST
+-,-.++++.' JÜ
àààÜÙÕÖÐáçåäãâ
°°±¶??¶??QPdvc
i`acdbb`WSPGJN
e_`|x~xp?yWV]


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip