HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 12-KA DICEMBAR 2022-K

0
Monday December 12, 2022 - 08:02:50 in Wararka by
  • Visits: 350
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 12-KA DICEMBAR 2022-K

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Aadan Madoobe Oo Taageero Caalami Ah U Raadinaya Shirka Dib U Heshiisiinta K/Gal beed.

Ku-simaha Madaxweynaha JFS Ahna guddoomiyaha G/Shacabka BJFS Md. Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Shalay kulan la qaatay danjir aha dalka Ingiriiska Marwo Kate Foster.

Amb.Kate Foster ayaa Guddoomiyaha Gola ha la wadaagtay in dowladooda ay si weyn u soo dhaweyneyso shirka dib u heshiisiinta uu ku baaqay Guddoomiyaha oo dhowaan la filayo inuu ka dhaco magalada Baydhabo ee Xarunta KMG ee Maamulka Koonfur Galbeed. Sidoo kale Marwo Kate ayaa sheegtay in ay taageer ayaan horumarinta Baarlamaanka JFS.

Ku-simaha Madaxweynaha JFS ahna Guddo omiyaha ayaa boggaadiyay dadaalada dowl adda Ingiriiska ay ku taageereyso dowladda So omaaliyeed iyo garab istaaga shirka dib u he shiisiinta degaannada Koonfur Galbeed. Aa dan madoobe oo taageero caalami ah u raadi naya shirka dib u heshiisiinta k/galbeed.

Ciidamo Tababar Kusoo Qaatay Dalka Diba ddiisa Oo Dib Ugu Soo Laabtay Muqdisho

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Ga as Cabdi Xasan Maxamed, ayaa dalka ku soo dhaweeyay Cutub Ciidanka Daraawiishta Boliis ka

Soomaaliyeed ah oo dhawaan tababar mudo 3 bilood ah ku soo dha meystay Dalka Jabuuti.

Ciidankan ayaa horay bartamihii sanadkaan tab abar loogu qaaday Dalka Jabuuti, gaar ahaan Xerada Ciidanka Boliiska Jabuuti ee IDRIS FAR AH CABANE, halkaas oo ay Ku soo qaateen ta babar la xariira xirfadaha Ciidanka.

Tabararadaan oo joogto ah ayaa qeyb ka ah tabarada iyo taakulada ay Dowlada Talyaanigu kaga qeyb qaadato Dhismaha DowlaDda Soom aaliya ee MIADIT, halkaas oo Ciidanka Carabin ieriga Taliyaanigu ay Siiyaan Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.

Taliyaha ayaa uga mahadceliyay dowlad da aan walaalaha nahay ee Jabuuti tababarka ciidan kan oo ah Dufcaddii 17-aad ee Daraawii shta ee tababarka ku soo qaatay dugsiga taba barka Booliiska ee dalka Jabuuti

Wafdi Ka Socday Midowga Afrika Oo Gaar ay Baydhabo Lana Kulmay Lafta-Gareen

Madaxweynaha dowlad Goboleedka K/Gal beed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada M/ Ba ydhabo ku qaabilay Wafdi ka socday Midowga Afrika oo Shalay gaaray magaalada Baydhabo.Wafdi ka socday Mido wga Afrika ayaa waxaa hoggaaminayey Danjire Adenkule J.M.King, Guddoomiyaha Guddi-ho osa adka Wakiilada Joogtada ah ee Mido wga Afrika ee Arrimaha Qaxootiga, soo noqo shada iyo Barakacaya asha (IDPs) ahna Safiirka Dow lad da Sieraliyon ee Dowladda Itoobiya.

Kulanka oo ay ka qeybgaleen xubno ka tirsan Golaha Wasiirada,La-taliyaasha Madaxweyna ha iyo Agaasimaha guud Mad axtooyada, ayaa waxaa Diirada lagu saa ray Arimaha Barakac ayaasha, Amniga gu ud deeganada Koonfur Galbeed iyo sidii wax loogu qaban lahaa Dadka ay saamays ay Abaarta ka dhacday Guud aha an Dalka.

Danjire Adenkule ayaa MaXalayno loogu tal agalay Dadka Barakacayaasha sidii wax loogu qaban lahaa ku wereejiyey Wasiirka Gar gaar ka &Guddoomiyaha D/Baydhabo Madaxweyne ku xigeenka

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo gudi ga cusub ee doorashooyinka Ammar siiyay

Dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Magaal ada Dhuusamareeb uga qeyb galay, mun aas abad casho sharaf ah oo lagu dhaa rinayay Gu ddoonka iyo xubnaha Guddiga madaxa-bann aan ee doorashooyinka Ga lmudug.

Madaxweyne ku xigeenka oo kula dardaarm ay xubnaha Guddiga inay la yimaadaan hu fnaan iyo karti ay ku gutaan waajibaadka sa aran ayaa tilmaam ay in Maamulka iyo shacab ka Galmudug ay tallaabooyin miro-dhal ah u qa ad een dhanka dowlad dhiska, maamul daadajin ta iyo dimuqraadiyadda.

Waxaa uu faray inay dardar geliyaan shaqoo yinka loo igmaday ee la xiriira diyaarinta sida de gaannada Galmudug looga qaban karo doora shooyin qof iyo cod ah.Munaasabadda dhaari nta Guddoonka iyo xubnaha Guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka Galmudug waxaa ka qayb galay Guddoomiyaha Baaralamaanka GalmudugMaxamed Nuur Gacal, Xeer ilaaliya ha Galmudug, Wasiiro, Xildhibaano iyo Agaas imaha Madaxtooyada Galmudug

Digniin qaraxyo ah oo laga soo saaray Muq disho 48 saac gudahood

Digniin cusub oo kasoo baxday Sirdoonka aj nabiga ee ku sugan Xalane ayaa lagu shee gay inay Al-Shabaab qorsheynayso inay 48-da saac ee soo socota ay qaraxyo ka fuliso M/ Muqd isho, oo dhawaan ay ka dhac een weeraro ug u dambeey ay midkii Villa Rays, ee ku dhaw Villa Somalia 27kii Nov ember 2022.

Meelaha laga digay waxaa mid ah wadada dheer ee ka soo billaabato KM4 illaa Isg oyska Banaadir, oo ah mid mashquul badan xili walba, taasoo 29-kii October ka dhacay labo qa rax oo 120 ku dhimatay.

Asxaabta sharaf leh ee ku sugan magaalada Muqdisho 48-saac ee soo socota waa in aad fe ejignaan dheeri ah muujisaan sida in aad ade egsataan agagaarka waddada caanka ah ee KM4 iyo inta u dhaxeeyaa Isgooysyada Soobe ilaa Banaadir.” ayaa lagu yiri Digniinta.

Waxay fariintan abuurtay dareen cabsi leh, Iyadoo jidka KM4 illaa Banaadir lagu marayo si taxadir leh, iyadoo aan jirin talaabo ay Ciidanka qaadeen, oo lagu qaboojinayo quluubta shacab ka Xamar.

Qaraxyadii ka dhacay magaaladda waxay ree been dhaawacyo qalbi, iyo xauuso murugo xam baarsan, waxaana amniga Caasimadda noqday mid jilicsan, oo xili walba wax ka dhic

Afar madaxweyne goboleed oo dhisaya isba heysi cusub oo ka dhan ah Xasan Sheekh

Afar madaxweyne goboleed ayaa la filayaa inay yeeshaan iskaashi ka dhan ah madaxw eyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo dowladda uu hoggaamiyo. Iskaashigan

Ayaa waxaa abaab ulkiisa wada madaxwey naha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, waxa ana horey qeyb uga ha yaa madaxweynaha Ko onfur Galbeed Cabdic asiis Laftagareen, halka la filayo inay kusoo biir aan madaxweynayaa sha Galmudug iyo Jubal and, Axmed Qoor Qoor iyo Axmed Madoobe

Xiriirka Madaxweynayaasha Puntland iyo Ju baland ayaa soo hagaagaya, sida ay sheegaya an xogo kala duwan, taasi oo sahleysa in Axm ed Madoobe uu kusoo biiro xulufadan cusub.

Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo mad-madow soo kala dhex galay doorashadii Xasan Sheekh kadib ayaa hadda isu diyaa rinaya in ay dib boorka uga jafaan xiriirkoo da, dibna u soo celiyaan saaxiibtinimadoodii xoogganeyd.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa la filayaa inuu ku soo biiro iskaashi ay samaynayaan Do wlad Goboleedyada qaarkood. Siciid Deni, Ax med Madoobe, Qoor Qoor iyo Lafta Gareen ay aa lagu wadaa in ay ku midoobaan iskaashiga cusub sida xogaha lagu hayo.

Dhinaca kale Villa Somalia ayaa isu diyaari naysa in ay xilka ka tuurto Axmed Madoobe isl amarkaana ku beddesho siyaasi ka soo jeeda Gobolka Gedo, taasi oo haddii ay dhacdo isbe ddel weyn ku sam eyn karta siyaasadda dalka.

Tallaabadan ayaa imaanaysa xilli dhow aan madaxwayne Xasan Sheekh Maxamu ud iyo Saciid Cabdullaahi ay ku kala kace en fadhi ay ka yeesheen qadiyadda Koonfur Galbeed gaar ahaan doorashooyin ka.

Deni ayaa la sheegay inuu Xasan Sheekh xilli gaas ka dalbaday inuu joojiyo dhaq-dhaqaaqy ada ka dhanka ah Lafta-gareen ee mucaaradka Koonfur Galbeed ay ka wadaan Muqdisho, taasi oo Xasan oo diiday.

Madaxweynaha Puntland oo ka dambeeyey isbaheysiga ka dhanka ah Xasan Sheekh, ayaa shirkii golaha wasiir ada Puntland ee toddobaad kii tegay aad ugu dhaleeceeyey siyaasadda ma daxweyne Xasan Sheekh uu ku wado dalka. Waxa uu sidoo kale weeraray ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre. Deni ayaa golihiisa wasiirada kula dardaar mey inaysan jiri doonin wax wada shaqeyn ah oo ay la yeelanayaan dowladda federaalka, tan &inta uu wax meel la dhigaayo Madaxweyne Xasan Sh..

Xigasho:-Caasimadda.Net


Wararkii Ugu Danbeeyay Qarax Sababay Khasaaro Oo Shalay Ka Dhacay Duleed ka Jowhar

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo duhurnim adii Shalay ka dhacay duleedka magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhe xe, ahna caasimadda Maamulka Hirshabeelle.

Inta la xaqiijiyay laba qof ayaa ku dhimatay, la ba kalena waa ay ku dhaawacmeen qaraxa ka dhacay duleedka magaalada Jowhar, sida uu sheegay mid kamid ah mas’uuliyiinta ku sugan degaanka.

Labada qof ee dhintay ayaa kala ahaa Maar eeye ku-xigeenkii garoonka diyaaradaha Jowhar Mahad Muxidiin Calasow iyo askari ka tirsan ciidanka amniga, sid aasi waxaa Idaacadda VOA u sheegay Maareeyaha Gar oonka diyaaradaha ee Jowhar Mukhtara Abuu kar Macalin.

Qaraxan ayaa waxaa mas’uuliyaddiisa she eg tay ururka Al-Shabaab. Qaraxan ayaa ahaa miino lagu aasay meel u dhexeysa garoonka diyaaradaha Maxamed Dheere Airport iyo mag aalada, waxyna qabsatay gaari ay saarnaayeen Maareeye ku-xigeenkii garoonka iyo Askar la socotay.

Dhowr jeer oo horey ayey sidaan oo kale qar axyo sababay dhimasho iyo dhaawac uga dhac een duleedka Jowhar, waxaana qaraxyada qaa rkood waxyeelo kasoo gaartay dad shacab ah oo gaadiid saarnaa, kuwaasi oo qaraxyo miin ooyin ay haleeleen.

Booliska Muqdisho oo soo bandhigay 51 qof oo wajahaya eedeymo culus

Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa soo bandhigay 51 qof oo dhalinyaro ah, kuwaas oo ku eedeysan inay dhac ka geysanayeen deg mooyinka magaalada Muqdisho.

Sidoo kale dadkaan qaar waxaa loo hey staa inay ka garansanay een waxyaabaha maanka-door iya iyo farsamooyin kale oo ay wax ku dhici jireen, sida uu warbaahinta u she egay afhayeenka booliska oo shir jaraa’id qab tay.

"Howlgal soo bilowday 5-tii bishaan waxaa lagu soo qabtay 51-qof oo halkaan aan ku soo bandhignay, dadkaan waxay isugu jira an, kuwo dadka dhacayey, kuwo ku eedeysan inay dhac geysa rabeen iyo ku wo ka ganacsanayey dar oogada,” ayuu yiri afhayeenka booliska Sooma aliya Sadiiq Aadan Cali.

Degmooyinka Hodan, Howlwadaag, Deyniile, Wadajir, Yaaqshiid, Wardhiigley, Dharken ley iyo Kaaraan ayuu sheegay afh ayeenku in dadkaan laga soo kala qabtay, isagoo shaaci yey degmo kasta inta laga soo qabtay, waxaa na dadka ugu badan la ga soo qabtay Yaa qshiid.

"Afar qof oo maxkamadda aan ku waree ji nay waxay ku eedeysan yihiin inay ahaayeen burcad ku heshiisay inay waalidka lacag mad ax-furasho ah ka qaataan, iyagoo iska dhigaya in la afduubtay, waa farsamo yaab leh, waana fashilinay,” ayuu yiri Afhayeenka Booliska.

Sidoo kale afhayeenka ayaa sheegay inay dhalinyaradaan ku wareejinayaan hey’ada ha garsoorka, si loo maxkamadee yo, halka howlgalladuna ay sii soconayaan, si nabad loo ga dhigo magaalada.

"Hadii aan cid u ogolaaneyno inay dadk eena dhibaateyso, Khawaarij dagaal lama galneen, marka ciyaal weero iyo Shabaab isku si ayaan ula dagaalamey naa,” ayuu hadalkiisa ku sii dar ay Sadiiq Doodishe.

Ciidamo Hubeysan Oo Xiray Isbitaalka War sheekh & Xiisad Ka Taagan Degmada

Maamulka degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa amar ku bixiyey in la xiro Isbitaalka guud ee degmadaas, kadib War qad kasoo baxday Xafiiska Guddoomiyaha degmada Xasan Maxamed Axmed (Xasan Dar afey).

Qoraalka uu soo sa aray Guddoomiye Darafey ayaa waxaa lagu sheegay in lagu joojiyay howlihii shaqo ee ka so cday Isbitaalka War sheekh, isla markaana amar ku bixiyey inaan la furi karin Isbitaalka il laa inta laga xalinayo khilaaf ka taagan Maam ulka Isbitaalka.

Intaas kadib ayaa waxaa la sheegay in ciida mo ka socda maamulka degmada Warsheekh oo fulinaya amarka soo baxay ay gudaha u ga leen isbitaalka, iyaga oo kadib albaabada isugu laa bay, sida lagu arkayey sawirro lagu faafiyay bar aha Bulshada.

Arrintaan ayaa waxaa ka dhashay walaax xo ogan, waxayna dadka deegaanka ay sheegeen inuu saameynayo xirnaasha isbitaalka guud ee degmada Warsheekh oo howlo muhiim ah u haayay bulshada kunool degmad iyo tuulooyin ka hoostaga.

khilaaf muddo soo taagnaa oo u dhaxeeya maamulka degmada Washeekh iyo Dalladda Warmocad oo gacan ku heysa maamulka isbi ta alka ayaa sababtay in Isbitaalkii guud ee degm adaasi la xiro dhowr jeer.

Madaxweynaha Somaliland oo ku dhawaa qay xiliga ay diwaangalinta doorasho oyinku bilaabmayso

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Ca bdi, ayaa ku dh awaaqay in diwaan gali nta codb ixiyeyaasha doorashooyinka soo socdaa ay bilaabmi doonto 28 bishan. War-saxafadeed lagu baahiyay boga Face book ee Xafiiska Afh ayeenka Madaxto oyada Somal iland, ayaa lagu sheegay in mad axweyne Biixi go'aamiyay in diwaan galintu bilaabato 28 bishan.

"Waxaan Go’aamiyey in diiwaan-gelinta cod-bix iyeyaasha doorashooyinku ka-bila abanto dalka Jamhuuriyadda Soma liland maalinta Arbacada ee taariikhdu tahay 28/12/2022" ayaa lagu yidhi war-saxaafad eeda, oo uu madaxweynuhu ku saxeexan yahay.

Diwaangalinta oo ay ahayd in ay bilaabanto badhtamihii sannadkan ayaa dib u dhacday ka dib khilaaf siyaasadeed oo soo kala dhex galay xukuumada iyo mucaaradka, khilaafka ayaan wali la xalin oo ka dhex taagan dhinacyada siya asada.

Guddida Doorashooyinka Somaliland, ayaa hore u sheegtay in ay doorashada madaxto oy ada ku qaban doonaan muddo 9 bilood ah, dhi naca kalena, madaxtooyada ayaa sheegtay in doorashada madaxtooy ada iyo ururadaba lagu qaban doono mud ada guddidu soo jeedisay.

Maamulka Gobolka Gedo oo digniin adag u jeediyay shirkadaha diyaaradaha

Gudoomiyaha Gobolka Gedo, Axmed Buu lle Maxamed (Gareed) ayaa shirkadaha duuli maadyada ku wargeliyay inaanay gobolkaasi ke eni karin dadka aan laga rabin, sida uu yiri.

Gudoomiyaha oo Warbaahin ta la hadlay ayaa sheegay in Dowla dda Federaalka, Maa mul ka Gobolka Gedo iyo shirkad aha diyaa radaha ay nidaam ka lahaayeen ar rimaha duuli maadyada, oo ah in warbixinta raka abka lagu soo wargeliyo maamulka, si looga fo gaado dadka loo arko inay halis gelin karaan amniga gobolkaasi, ayna tahay in nidaamkaasi uu sidiisii u shaqeeyo.

"Shirkadaha diyaaradaha, annaga iyo dowl addaba nidaam baan ka lahayn, nidaamkaas as aga ahna inuu shaqeeyo weeye, waxaana wee ye annaga cid aanan rabin ama gobolkan u diid ayno, lama keeni karo.” Ayuu yiri Gudoomiyaha.

Gudoomiyaha ayaa yiri "Dadku muwaadiniin weeye, waa dad Soomaaliyeed, waana dad xaq u leh inay duulimaadkaas sameeyaan, laakiin wixii ammaan-darro keenayo, waxaan rabnaa in xuduudaha & garoonadaba aysan noo imaan baan , go’aankaasna go’aan cad buu ahaa.”

Gudoomiye Gareed ayaa ku goodiyay inay shatiga kala laaban doonaan, shirkaddii heshiis kaasi ku xadgudubto.

"Shirkaddii howshaas ayada ah daba marto oo ku xadgudubto, oo aan warbixinta na soo si in, hadde go’aanka aan annaga ku heshiinay wuxuu ahaa inaan ruqsadda kala laabano.” Ayuu yiri Gareed.

Gareed ayaa xusay inaanay aqbali doonin in shacabka lagu soo dhex dhuunto, iyagoo u fadh iya tacsida Taliyihii Hay’adda NISA ee gobolkaa si, Cabdiraxmaan Cabdullaahi Aadan (Bakool Kooke), oo 9-kii bishan lagu dilay qarax ka dha cay duleedka Degmada Luuq.

Al Shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda dilka ee marxuum Bakaal Kooke, oo gelinkii da mbe ee Jimcihii lagu aasay Degmada Doolow.


Dad Soomaali ah oo cudurka Shuban-biyood ka ugu geeriyooday Kenya

Cudurka Shuban biyoodka ayaa waxaa uu ka dilaacay degaano hoostaga Magaalada Wajeer ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya, iy ada oo dhowr qof Soomaali ah ay cudurka u ge eriyoodeen tiro kalena ay xilligaan Isbitaalada la jiifaan xanuunka.

Degaannada hoostaga Magaalada Wajeer ee uu cudurka ka dilaacay ayaa waxaa ku sugan dad Soo maali qaxooti ah, kuw aas oo ka tegay degaano kale oo ay ka dhacd ay abaar saameyn ku yee latay noloshooda.

Axmed Dhicis Xaaji aoo ah Xildhibaanka la ga soo doorto degmada Habasweyne ayaa she egay in ilaa iyo Saddex Ruux ay u geeriyoode en cudurka Shuban-biyoodka 10kaena ay Isbit aalada la jiifaan.

Wuxuu hadalkiisa uu intasi kudaray Xildhiba anka in dadka kunool degaannada hoostaga M/ Wajeer u baahan yihiin gurmad caafimaad oo deg deg ah, maadaama ay yihiin dad badi deg aano kale ka yimid.

Dhowrkii sano ee la soo dhaafay ayaa wax aa degaano iyo degmooyin katirsan gobolka Waqooyi Bari Kenya kajiray dhibaatooyin kala duwan oo ka dhashay colaad beeleedyo iyo ab aar daran, iyada oo badi dhibaatadaas ay saam eeysay dadka Soomaalida ah.

Kenya Oo Hal Arrin Darteed Ugu Adkey say Amniga Xadka Ay La Wadaagto Soomaaliya

Dowladda Kenya ayaa ciidamo farabadan geeysay xadka ay la wadaagto Soomaaliya, iya goona aad u adkeeyay amniga Gobolka Waq ooyi Bari ee dalkaas, sida ay kusoo warrameen dadka deegaanka Gobolka oo sheegay in cii damo dheeraad la ge eyay.

Wargeyska The St ar ayaa daabacay in sababta D/Kenya ay ciidamada dheeraadka u geysay xadka ay la wadaagto Soomaaliya ay tahay, si ay uga hortagto in dag aalamayaasha Shabaab ay gudaha u galaan dalkaas, ayna ka cabsi qabaan.

Xukuumadda Nairobi ayaa ciidamada faraba dan si gaar ah u dhoobtay magaalooyinka Man dheera, Wajeer iyo Gaarisa, waxaana Saraakii u hadlay Kenyaanka ay sheegeen in ammaan ka magaalooyinkaas siweyn loo adkeeyay.

Sidoo kale Saraakiisha ayaa intaas waxaa ay kusii dareen inay bilaabeen howlgalo amni xaqiijin ah oo ay ku sheegeen inay uga horteg ayaan dagaalamayaasha Shabaab ee laga soo saarayo gobolada Soomaaliya inay baxsadaan deegaano kamid ah Kenya.

D/F/Soomaaliya ayaa dagaalamayaasha Al-shabaab kula jirta dagaalo xooggan oo saddex dhinac ah, waxaana Shabaabka inta ay socde en looga qabsaday deegaano iyo magaalooyin dhowr ah oo ka tirsan Gobolada Hiiraan, Shabe ellaha Dhexe iyo Galgaduud, halkaas oo ay san no badan ay ku sugnaayeen.

Maxaabiis xaflad qalin jebin ah loogu same eyay Xabsiga Dhexe

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arr imaha Garsoorka Soomaaliya Md.Xasan Xu seen Xaaji, Taliyaha Cdanka Asluubta Soomaa liyeed Sareeyo Guuto Mahad Cabdiraxmaan Aadan iyo mas’uuliyiin kala duwan ayaa Dorraad oo ay taariikhdu tahay 10.02.2022 xaruunta Xa bsiga Dhexe ugu soo xirey munaasabad qalin-jebin ah oo loo sameynayey maxaabiis heerar kala duwan oo dhameystey Waxbarasho ka koo ban heerarka Waxbarashada kala ah dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee Rajo.

Masuuliyiinta munaasabadda timid ayaa si wadar ah u wada muujiyey in micna ha saxda ah ee xa bsiga aanu aheyn in dadka lagu ciqaa bo, balse ay tahay in dadka lagu dhaqan celiyo, xir fadna lagu baro si ay u sameystaan fursad sha qo kadib marka ay dhameystaan mudada ay ku jiraan xabsiga iyo si ay fursad ugu helaan waxb arasho sare oo ay sii wataan.

Waxbarashada Xabsiga Dhexe ee Muq disho oo ah midka ugu weyn Soomaaliya ayaa ah mid ay horey uga faa’ideysteen maxaabiis badan oo ka bartay xirfado kala duwan, kuwaas oo haatan banaanka markay yimaadeen ku s haqeysta kana hela nolol maalmeedkooda.

Wasaaradda Cadaaladda Soomaaliya iyo Taliska Asluubta ayaa uga wakiil ah dhaqan celi nta xag jirayaasha, kuwa gala dambiyada iyo da rbi-jiifta si ay u helaan xuquuqdooda muwa ad in, ayna ula falgalaan bulshada inteeda kale.

Maxay yihiin masuuliyiinta M/Yurub ee la xir ay ee loo haysto inay la shaqeeyeen'Qatar'?

BRUSSELS – Garsoore u dhashay dalka Belgium ayaa Axaddii wuxuu dacwad ku soo oo gay afar qof oo lagu eedeeyey inay lacag iyo ha dyado ka heleen dal ka tirsan Khaliijka, si ay sa amayn ugu yeeshaan go’aamada baarlam aan ka Yurub, eedahaas ayaa noqday kuwo aad loo ga argagaxay.

Dacwad oogayaasha ayaa baadhay 16 guri oo ku ya alla Brussels iyaga oo gac anta ku dhi gay lacag ga adhaysa illaa $631,800 Jimcihii. Tallaabadan ay aa qayb ka ah, baadhitaano lagu hayo lacago sharci darro ah iyo falal musuqmaasuq.

Lix qof ayaa markii hore la xidhay, hase aha atee afar ka mida ayaa dac wad lagu soo oogay, halka la sii daayey laba qof oo ka mida lixda qof ee la xidhay, sida ay sheegeen dacwad oogay aashu. Illaa haatan la ma magcaabin dadka loo haysto kiiskan.

Warbixin ay daabacday wakaaladda warar ka ee AP ayaa lagu sheegay inkasta oo aan si rasmi ah loo magcaabin xubnaha dacwadda la gu soo oogayo haddana in wararka la helayo ay sheegayaan in ugu yaraan mid ka mida afarta qof ee dacwadaha lagu soo oogayo inuu yahay xubin ka tirsan baarlamaanka Midawga Yurub, halka xubin kalena ay hore uga tirsanaan jirtay baarlamaanka Midawga Yurub.

Dacwad oogayaasha ayaa sheegay in ay muddo bilo ah ay ka shakisnaayeen, in dal ka tir san wadamada Khaliijku inuu isku dayayo inuu saamayn ku yeesho go’aanada Midawga Yur ub. Ilo xogogaal u ah kiiskan ayaa sheegay in dalka lagu eedaynayo kiiskan inuu yahay dalka Qatar ee haatan martigelinaya koobka adduun ka. Masuul u hadlay dawladda Qatar ayaa been iyey eedaha loo soo jeediyey. Isagoo sheegay in nidaamka ay dawladda Qatar ula macaami sho hay’adaha dawliga ah iyo dalalka caalamku inay u maraan shuruucda caalamiga ah. Ba arlamaanka Midawga Yurub ayaa sheeg ay in ay dhammaadkii toddobaadkan ay hakiye en awoodaha iyo waajibaadka mid ka mid ah ku xigeenadooda oo u dhalatay dalka Giriiga, kaas oo lagu magcaabo Eva Kaili, iyada oo la raaca yo baadhitaanka uu wado dalka Belgium.

Xisbiga hantiwadaaga ee Giriiga ee lagu mag caabo PASOK ayaa bayaan ay soo saareen ku sheegay inay Kaili ka saareen xisbigooda.

Illaa haatan ma cadda in Kiali lagu soo oogay wax dacwad ah, sidoo kale xafiiske edu kama ja waabin telefoonada. Xigasho:-AP and Reuters

Soomaaliya oo 3 cawaaqib kala kulantayam arkii Trump

Go’aankii Donald Trump uu ciidamada Mar eykanka uga saarey Soomaaliya todo baadyadii ugu dambeeyay maamulkiisa wuxuu dhaliyey cawaaqib daran, sida ay warisay Washington Post. Jariirada afka dheer oo soo xiganaysa sa ra akiil Soomaali iyo Ameerikaan ah ayaa daa ba cdey in talaabadaas ay sababtey khasaaro maa liyadeed, carqaladeyn ta howl galo milatari iyo soo rogaal-celinta Al-Shabaab.

Sida laga soo xigtey wa rbixinta, tan iyo markii Joe Bi den uu dib ugu soo celiyey ciidamada gudaha Soomaaliya, "waxay horum ar ka sameeyeen afar kamid ah lix dib-u-dhac oo ka dhashay go’a anka Trump”.

Khasaaro maaliyadeed Markii ay ka baxeen Soomaaliya, ciidamadda Mareykanka ayaa sal dhigtey Jabuuti iyo Kenya. Kaliya lama rararin ciidamadda, waxaa sidoo kale la daabulay dha maan wixii agab ahaa oo ay wateen.

Saraakiil amni oo codsadey in magacooda a an lasoo xigan ayaa WP u sheegay in kaliya hal kii duulimaad ee u dhaxeeya Somaliya & Kenya ay uga baxdo aduun lacageed dhan $930,000.

"Waa talaabo ku talogal ah oo khatar ah, kha rash badan oo hadana nacasnimo ah,” ayuu sii raaciyey sarkaalkan oo kamid ah ciidamadda Mareykana ee ka howlgala gudaha Soomaaliya.

Carqaladeyn milatari

Ciidamadda kumaandooska Soomaaliya ay aa, sidda ku xusan warbixinta, markii ay baxeen dhigooda Ameerikaanka ah waxay "dareemeen in meel cidlo ah looga dhaqaaqay”. Mas’uuliyiin ka kala tirsan cutubyada Mareykan ka iyo Soom aaliya ayaa hoosta ka xariiqay in go’aanka Tru mp uu carqaladeeyay dhaqdhaqaaqyada milat ari ee ka dhanka ah xoogaga xiriirka la leh Al-Qaacida.

"Sidoo kale, bixitaankaas waxay si wax ku ool ah u carqaladeysay awooda Mareykanka ku heli xogaha mukhaabara adka, falanqeyntooda iyo taagerada howlgalada dhanka cirka ee ka dhanka ah Al-Shabaab,” ayay sheegeen.

Soo-nooleynta Al-Shabaab

Maleyshiyaadka Al-Shabaab ayaa dib boorka uga jafay awoodooda kadib go’aan kaas, sidda laga soo xigtey majaladda oo la hadashay illo wareedyo isugu jira Soomaali iyo Ameerikaan.

"Al-Shabaab ayaa kordhisay tirada dagaal am eyaasheeda. Al-Shabaab ayaa kor u qaadey da khliga soo gala. Al-Shabaab wax ay qabsatay degaano badan,” ayay carab ka ku adkeeyeen.

Dowladda cusub ee uu hogaamiyo madaxw ayne Xasan Sh. ayaa qaaday howlgallo saf-bal laaran oo saddex jiho ah – milari ahaan, dhaq aale ahaan iyo fikir ahaan waxaana dadaaladan u muuqdaan "faanoole fari ka qodna”. Isha: GO

Afduubka Soomaalida oo ka billaawday me elo kamid ah dalka Koonfur Afrika

Kooxo Burcad isugu jira Soomaali iyo Itoob iyaan ayaa meelo kamid ah dalka Koonfur Af rika waxaa ay ka bilaabeen afduubka dad kale oo ah Soomaali aiyo Itoobiyaa si ay uga qaa taan lacago madax fura sho ah.

Arrintaan ayaa dhowrkii malmood ee la soo dhaa fay siyaabo kala duwan u ga dhacday meelo kamid ah Xaafada Soomaali ay ku badan tahay ee Ma yfair, isla markaana maalmihii la soo dhaafay dad badan la afduubtay.

Mid kamid ah Soomaalida kunool Xaafada Mayfair ayaa sheegay in dadka la afduubtay uu ka mid yahay Milkiilaha Hotel-ka caanka ah ee Magaalada Johannesburg , kaas oo weli gaca nta kooxaha Burcadda ah ku maqan.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in dhibaatad aan kajirta Magaalada Mayfair aysan ku baraar ugsaneyn dadka Soomaaliyeed oo qaarkood Gaacsato ah, isaga oo Booliska ugu baaqay inay arrintaan wax ka qabtaan.

Dalka Koonfur Afrika ayaa tobankii sano ee la soo dhaafay kajiray dhhibaatooyin isugu jira dila, dhaawac iyo in la boobo hantidooda loo ge ysanayay Soomaalida iyo Itoobiyaanka, iyada D/K/Afrika ay waxka qaban la’dahay.

Meydadka Tahriibayaal Itoobiyaan Ah Oo Laga Helay Duleedka Caasimada Zambia

Booliska Zambia ayaa Shalay helay mey dadka 27 ruux oo la rumeysan yahay inay aha ayeen tahriibayaal ka yimid Itoobiya, kuwaas oo lagu daadiyay beero ku yaal duleedka caa sim adda Zambia ee Lusaka.

Tahriibayaashan ayaa la rumeysan yahay inay u dhinteen gaajo iyo da al, sida ay masuuliyiintu sheegeen.

Hal qof keliya oo ka badbaaday ayaa la helay is agoo nool saacadihii hore ee Axadda, waxaana loola cararay isbitaalka Lusaka si loogu dabiibo, halka dadka dhintayna loo qaaday goobta mey dadka lagu keydiyo si loo aqoonsado,waxaana socota baaritaanno lagu sameeynayo si loo oga ado sababta dhabta ah ee dhimashada.

Baaritaano horudhac ah oo booliska ay sa meeyeen ayaa muujinayay in dadka dhintey ay dhamaantood ahaayeen rag da’doodu u dhaxey so 20 ilaa 38 sano jir, waxaana dad aan la gar aneyn ay ku daad iyeen waddo hareeraheeda.

Muhaajiriinta Itoobiyaanka ah ayaa inta bad an isticmaala Zambia marka ay u safra yaan wa damo ay ka mid tahay Koonfur Afrika, inkastoo ay wararku sheegayaan in dadka ku dhinta tahr iibka ay dhif tahay.

Nin looga shakiyay in uu sameeyay bamkii burburiyay diyaaraddii ku dhacday Locker bie oo la qabta

Nin u dhashay dalka Libya oo lagu eedeey ay in uu sameeyay bamkii burburiyay diyaarad dii rakaabk aheyd ee ku dhacday magaalada Lo ckerbie ee Scotland 34 sano ka hor ayaa lagu qa btay Mareykanka.

Bishii hore ayay aheyd markii la tebiyay warar sheegay in nin lagu magacaabo Abu Agila Ma suud ay afduubteen maleeshiyaad Libyan ah, ar rintaas oo horseeday warar ku aadan inay u ga can gelin doonaan mas’uuliyiinta Mareykanka loo maxkamadeeyo. Shilkii Lockerbie waxaa ku dhintay 270 qof oo isugu jiray dad rakaaba ha aiyo dadkii deegaan ka, arrintani ayaa ka da mbeysay markii la qarxi yay diyaaraddii Pan Am flight 103 ee ka duush ay London kuna wajahn eyd New York.

Lix qof oo Ajaanib ah oo Al-Shabaab kasoo baxsaday oo lagu qabtay gudaha Kenya

Booliiska ismaamulada Wajeer iyo Garissa ee dalka Kenya ayaa gacanta ku haya lix qof oo ajaanib ah oo looga shakisan yahay in ay ka tir san yihiin dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Arrintan ayaa timid iyadoo Kenya ay kordhis ay howlgallada ay ka waddo xuduudka ay la wa daagto Soomaaliya, kaddib markii Soomaal iya ay billowdeen howlgallo ka dhan ah Alshaba ab. Booliska ayaa sheegay in lixda qof si gaar ah loo soo qabtay xilli ay isku dayayeen in ay u bax sadaan Kenya.

Kooxda Alshabaab ay aa xubno ka qorta Tan zania, Kenya, iyo Ethio pia iyagoo u ballan qa adaya mushaar aad u badan, balse marka ay yi maadaan xerooyin ka tababa rka ayay beddel aan mas kaxdooda, sid aasi waxaa yiri sarkaal katirsan D/Kenya.

Yuusuf oo 38 jir ah oo u dhashay Tanzania ayaa bishii November lagu xiray magaalada Lib oi ee ismaamulka Garissa, halka saddex ka mid ah asxaabtiisa ay baxsad een.

Nuur Cismaan Chawo, Suleymaan Kaduu Shaale, Maxamed Cabdulqaadir Jibich, Ridwa an Xaaji Cabdulbaasir,&Anwar Jamaal XaajI wa dow ayaa booliska u sheegay in la qoray oo loo qaaday Soomaaliya si ay tababar ugu qaataan oo uga dagaalamaan meelo kala duwan oo So omaaliya ka tirsan.

Booliska ayaa sheegay in ay si gaar ah isha ugu hayaan xaaladda Soomaaliya, isla markaa na ciidamo badan oo ammaanka ka tirsan la ge eyay xadka.

WAX KA OGOW AFARTA MAGAALO EE KA SII GUUR AYA GAWAARIDA EE LUGTA IYO BAASKIILKA DOOR BIDAY

.XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

Markii mowjaddii ugu horreysay ee Covid dha cday, gudaha magaalooyin badan ayaa si dha qso ah uga fikiray sida noloshu noqon karto.

Qaarkood waxay soo kordhiyeen jidad loogu tal agalay dadka lugeynaya, meelihii baabuurta la dhigayayna maqaayado ayaa loo baddalay hal ka sare loo qaaday waddooyin badan oo baaski ilka loogu talagalay.

Isbeddelku wuxuu ke enay faa'iidooyin, kali ya maahan dhaqdhaq aaqa dhaqaalaha oo ko rdhay, laakiin daraasaduhu waxay sidoo kale muuj iyeen in fayrasku si degdeg aan ahayn ugu faafa yay xaafadaha ay dadku aad ugu badan yihiin.

In kasta oo meelo badan ay hadda dib u dhige en qorshayaashan iyada oo noloshu ay ku soo no qonayso si caadi ah, hadana waxaa magaalooyin ka qaar oo weli sii wata qorshayaasha yareynta isticmaalka gaawrida.

Waxaan eegaynaa afar magaalo oo sameeyay qaar ka mid ah isbeddellada ugu fiican ee la xiriira goobaha dadka ay ku lugeeyaan. Paris, Faransiiska Xitaa musiibada ka hor, Paris waxa y dabayaa qadii 2016 hirgelisay deegaan ku hab boon lugay nta. Iyada oo qayb ka ah dadaallada magaalada ee lagu dhimayo tirada baabu urta, iyo yareynta ba arkinn ada baabuurta ku teedsan webiga Seine.

Sanadka 2020, duqa magaalada ayaa Anne Hid algo dib loogu doortay jagada iyadoo ay ugu wac an tahay waxa loogu yeeray qorshaha "15-ka daq iiqo ee magaalada": Fikradda qorshaas cusub ay aa u oggolaanaya dadka deegaanka inay qabsad aan dhammaan hawlahooda maalin laha ah - laga soo bilaabo dukaamay siga, isku ulka ilaa sha qada keliya 15 daqiiqo gudu hood iyagoo isticmaalaya ba askiil ama lugtooda maalaya.

"Waxaan ku noolaa Paris 14 sano, waxaanan si kalsooni leh u dhihi karaa wel igay ma arag dib u habeyn ka weyn qorshahaasi lagu dhiirrigenayo baaskiilleyda," Sadie Sumner, oo maamula laanta Paris ee shirkadda baaskiilka ee Fat ayaa sidaasi yiri.Bogotá, Colombia

.XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

Halka markii horeba magaalada Bogotá iyo gu ud ahaan Kolombiya ay lahayd dhaqan adag oo baaskiilka, ayaa haddana Faafida Covid_19 ka dib waxa ay dardargelisay isbeddello badan si loo yareeyo isticmaalka baabuurta.

Sanadkii 2020, duqa magaalada Claudia Lopez ayaa 84 km oo waddooyin dheeri ah ku dartay ma gaalada taas oo loogu talagalay baaskiilada.

Bogotá waxay ka mid ahayd magaalooyinkii ugu horreeyay ee adduunka ee lagu daro dariiqyo dheeraad ah oo loogu talagalay dadka iyo baskiil lada intii lagu jiro faafidda fayraska corona, dadka degganna waxay ogaadeen in isbeddellada joogtada ahi ay u wanaagsan yihiin.

Milan, Talyaaniga

.XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

Talyaanigu wuxuu ka mid ahaa waddamada uu sida aadka ah u saamee yay faafitaanka Covid_19, magaalooyinkiisuna wax ay ahayd inay si degdeg ah ula qabsadaan si ay u helaan habab kale oo dadkii gaadiidka dadweyna ha adeegsan jiray ay ay isticmaali karaan dad ba dan.

Xagaagii 2020, Milan waxa ay billowday qorshe ay ku doonayso in ay ku balaariso waddooyinkee da gaar ahaan dariiqyada baaskiilka, kuwaas oo wadar ahaan gaarayaa 35 kiiloomitir oo markii ba abuurta adeegsan jireen.

Isbeddellada ayaa beddelay magaalada. "Ma ahan Milaan adii aan arki jiray 10 sano ka hor intii aan ku jiray jaamacadda," ayay tiri Luisa Favaretto, oo ah aasaasaha website-ka Strategist ico. San Francisco, USA

XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

Magaaladan waqooyiga California ku taalla waxay qaadday tallaabo degdeg ah intii lagu jiray masiibadii ugu horreysay ee 'Covid_19', iy adoo billowday barnaamij la yirahdo 'Slow Streets' oo ah barnaamij isticmaalay cala amado dadka lugeeyn aya looga khafiifinayo tara afikada iyo xawaaraha gawaarida kaas oo ku dhawaad ​​​​30 waddo laga hirgaliyay.

Sida lagu sheegay xogta ay magaalada ka soo aruurisay barnaamijkan waxaa 50% hoos u dhac ay xawaaraha iyo ciriiriga gaadiidka,waxaa sidoo kale kordhay 17% dadka lugeynaya,halka 65% ay kordheen darawalada baaskiillada.

XIGASHO:-BBC



GUULDARRADII BURTAQIISKA MA WAXAY AHEYD DHAMMAADKA

 RONALDO?


XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS

Ronaldo oo ilmaynaya kana sii baxaya ga roonka kaddib markii xulka Marooko uu xulka dalkiisa ee Burtaqiiska kaga adkaad ay rubac dhammaadka Koobka Ad duunka Riyadii Koobka Ad duunka ee Cristiano Ron aldo ayaa dha mmaatay, waxaana suuragal ah in aanay jirin meel halk aas loogaga soo laabto – hasayeesh ee waayihi isii ciyaaraha miyaa sidaasi ku soo idlaaday?

Kursiga kaydka ayaa la galiyay kaddib markii uu la dooday tababaraha xulka dalkiisa, iyadoo tar tankaasi Ronaldo uusan u muuqan inuu si farx ad leh ku dhammaysan doono – balse sida uu u ilmaynayay markii Burtaqiiska laga reebay Koob ka Adduunka ayaa muujinaysa xaaladda xirfade ed ee uu ciyaaryahankaasi wajahayo.

Guuldarrada aanan la filayn ee xulkiisa uu kala kulmay Marooko ayaa Ronaldo - oo 37-jir ah - waxa ay ka dhigaysaa in liiskiisa aanay ku jirin billadda ciyaartoyda ku guulaystay Koobka Adduunka – taas oo ah waxa kaliya ee ka maq an ciyaaryahankan – haatanse laacibkan ayaan an haysan koox uu u dheelo kaddib markii ay si caro leh bishii la soo dhaafay ku kala tageen ko oxdiisii hore ee Manchester United.

Ronaldo oo oynaya ciyaarta kaddib

XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS

Qoraalka sawirka,

Cristiano Ronaldo oo ilmaynaya kaddib guul darradii Burtaqiiska Dadka ayaa goor horaba iswaydiinayay koo x da xigta ee uu ciya ary ahankan u dheeli doono, walow dadka Burtaqiiska ay weli jecelyihiin ciyaary ah ankan, haddana wa xaa su’aalo la iska waydi inayaa musta qbalka u dheelista dalkiisa halka uu ku damb ayn doono.

Dhalinta gool taariikhi ah, xanaaq xigay iyo gelinta kursiga kaydka

Ronaldo ayaa isaga tegay kooxda Manche ster United ka hor inta uusan bilaaban Koobka Addu unka, hasayeeshee si wanaagsan ayuu xaalku ugu bilowday waddanka Qatar. Qaabka uu ugu guulaystay gool-ku-laad Burtaqiiska loo dhigay ciyaartii ugu horraysay ee kooxaha ee ay Gh ana la ciyaareen ayey FIFA ku tilShalayy "hab mucjiso ah”, goolkaas markii uu dhaliy ayna wa xa uu noqday ciyaaryahankii ugu horr eeyay ee shan tartan oo Koobka Adduunka ah gool ku dhaliya.

Waxyar kaddibse xaaladdu si degdeg ah ay ey isu baddeshay, oo ma aanay u suuragelin in labadii ciyaar ee xigtay ee ciyaarta lagu soo bila abay uu gool dhaliyo kahor inta aanay tababari hiisa Fernando Santos isku qaban caradiisa ku aaddaneyd in la baddelay ciyaartii Kuuriyada Koonfureed. Waxaa kursiga keyda la dhigay Ronaldo ciya artii xulkiisa uu kaga hortegay Swi tzerland – waa markii ugu horraysay ee uu key dka galo tar tan wayn tan iyo 2008-dii – waxaa na booskii sa la dheelsiiyay ciyaaryahanka da ’da yar ee Gon calo Ramos kaas oo saddex gool dhaliyay, Ron aldo-na waxa uu u muuqday laacib kursiga key dka uun fadhiya.

Waddadii oo kale ayaa la marsiiyay ciyaartii Marookana, walow daqiiqado badan laga dhee lsiiyay qeybtii labaad ee ciyaarta si uu wax uga baddelo natiijada, oo waxaa la soo geliyay daqi iqaddii 51-aad markaas oo xulkiisa 1-0 lagu ho ggaaminayay.

Ronaldo oo ka falcelinaya markii daqiiqaddii 97-aad uu Pepe gool cunay

XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS

Qoraalka sawirka,

Ronaldo oo ka falcelinaya markii daqiiqaddii 97-aad uu Pepe gool cunay

In Ronaldo uu ciyaarta soo galo oo kaliya ayaa u sahashay inuu taariikh kale dhigo – waxay aheyd markiisii 196-aad ee uu dheelo ciyaar caalami ah iyadoo uu la sintay ninka rikoorkaas haysta ee Bader Al-Mutawa ee reer Kuwayt – hasayeeshee isbaddel wayn kuma uusan kor dhin ciyaarta sidii uu sanado badan hore u sam ayn jiray.

Ronaldo ayaa hore u haystay rikoorka goola sha ugu badan ee uu ciyaarahan ka dhaliyo ci yaaraha caalamiga ah, oo 118 ayuu dhaliyay, balse uusan muuqan mid goolashaas wax ku sii dari kara maaddaama xulka Marooko uu si adag isugu xirnaa.

Markii la yeeriyay seerigii ugu dambeeyay ee ciyaarta, waxa uu Ronaldo gacan qaaday qa ar kamid ah ciyaartoyda Marooko, kaddibna wa xa uu toos uga baxay garoonka iyadoo ay wehl inayaan nin kaamera wax ku sawira – si kooban na qof ka soo gudbay kooxaha ammaanka oo is ku dayay inuu sawir la galo Ronaldo ayaanay u suuragelin.

Ronaldo ayaa inta uusan ka bixin garoonka waxa uu ceshan waayay ilmada, sidaasna waa qaabka lagu xasuusan doono sida Koobkiisa Ad duunka uu ku soo idlaaday iyo weliba khilaafkii soo kala dhexgalay isaga iyo tababarahiisa.

Tababare Santos ayaanan wax wayn ka soo qa adin khilaafka la sheegay, waxaana uu yiri: "Ma filaayo waxa ku dhacay Ronaldo, iyo dhaleecay nta loo soo jeedinayo, inay saamayn ku yeela tay ciyaarta. Waxaynu nahay koox midaysan. Kursiga keydka ayaa la geliyay, balse aad baa loo jecel yahay Cristiano Ronaldo ayaa ciyaartii xulka Burtaqiiska la dheelay Marooko waxaa la galiyay kursiga keydka

Cristiano Ronaldo ayaa ciyaartii xulka Burta qiiska la dheelay Marooko waxaa la galiyay kur siga keydka

Waa suuragal in kooxdu ay midaysan tahay, hasayeeshee waxaa hubaal ah in Burtaqiiska uu ka huleelay tartanka – kaddib doodo badan oo ku aaddan in kooxdaas ay iswadi karto iya doo uusan ku jirin laacibkooda wayn ee sii duq oobaya.

Haddaba haddii uu sii joogayo Santos am aba uu isaga tagayo tababaranimada xulka Burt aqiiska, waxay u badan tahay inuusan xilligan xulka ka bixi doonin Ronaldo.

Taariikho badan ayuu Ronaldo xulkiisa u dhi gay waxaana aad loogu xasuustaa guushii Ko obka Euro 2016, kaas oo ah koobka kaliya ee wayn ee uu xulkiisu ku guulaystay.

Tirada taageerayaasha Burtaqiiska ee xirnaa funaanadaha lagu soo buufiyay ‘Ronaldo 7’ ee Sabtidii ku sugnaa afaafka hore ee garoonka Al Thumama ayaa astaan u aheyd in aanay hilm aamin guulihii uu xulkaas soo gaarsiiyay, walow ay toddobaadyadii la soo dhaafay waxyaabo dhaceen.

Lama oga illaa hadda in ciyaaryahankan uu dheeli doono Koobkiisii Adduunka ee lixaad, iy adoo waqtiga tartankaas la qaban doono uu ciy aaryahankan jiri doono 41 sanadood, balse haddii uu doonayo waxaa hubaal ah inuu heli karo fursad uu ku safto tartanka Euro 2024.

Kooxda uu waqtigaas u ciyaari doono ayaa se ah arrin kale oo gebi ahaanba ka duwan tart amada caalamiga ah ee uu safan karo mudd adaas.

Kooxo badan ayaa muujiyay inay danayna yaan inay la saxiixdaan Ronaldo markii kowda bisha Janaayo uu furmo suuqa kala iibsiga ciya arto yda, oo ay ku jirto kooxda Sucuudi Carab iya ee Al-Nassri, taas oo todobaadkii hore lacag aad u badan u soo bandhigtay ciyaartoyda. XIGASHO:BBC

Waa kuwee labada kooxood ee isugu imaan doona ciyaarta kama dambeysta ah ee koob ka adduunka?

Ciyaaraha adduunka ee ka socda dalka Qa dar, ayaa haatan waxay soo gaareen heerka se mi final-ka, ama afar dhamaadka. Xaley ayaa wa xaa qabsoomay labo kulan, oo aad u xiiso badnaa. Kulanka koowaad, ayaa waxaa isaga hor yimid xulalka Morocco iyo Portugal, waxa ana guulaysatey xulka Morocco, halka kulanka labaad uu dhex marey xulalka dalalka Faransiis ka iyo Ingiriiska, halka guu shu ay raacdey Fara nsiiska.

Morocco iyo Faransiiska ayaa ah labadii kooxood ee ugu danbeeyey ee u gudbay he erka afar dhamaadka. Haddaba, falan qeey aha ciyaaraha Deysane, ayaa bal dib u jileecaya ciyaarihii Habeen hore dhacay, iyo sida ay kooxuhu kala ahaayeen iyo sidoo ka le kooxaha loo saa daalinaya inay foodda isku daraan ciyaarta ka ma dambeysta ah ee Koobka Adduunka 2022 ee Qadar.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip