Brazil Oo Taariikh Madaw Ka Dhigtay Koobka Adduunka.

0
Friday December 09, 2022 - 23:52:58 in Wararka by
  • Visits: 612
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Brazil Oo Taariikh Madaw Ka Dhigtay Koobka Adduunka.

    ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

,

Xulka Brazil ayaa taariikh xun ka dhigay koobka adduunka kadib markii ay ka hadheen koobka adduunka ka socda dalka Qatar.

Brazil ayaa guuldaro rikoodhayaal ah kala kulantay xulka Croatia kadib markii ay bar-baro 1/1 ah ku kala bexeen ciyaarta.

Xulka Brazil ayaa ku hor maray goolka iyaga oo dhaliyay goolka daqiiqadihii ugu dambeeyay ee qaybtii hore ee wakhtiga dheeriga ahayd.

Xulka Brazil ayaa noqday xulkii 13-aad ee gool dhaliya qaybta dheeriga ah ee kulan koobka adduunka ah ee kulamada bug baxa.

Laakiin waxa uu noqday xulkii ugu horeeyay ee laga reebo koobkaa dduunka 13-kii xul ee sidaas sameeyay.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip