DEG-DEG: Brazil Oo Shaqada Ka Caydhisay Tababare Tite, Saacado Kadib Markii Laga Reebay Koobka Adduunka.

0
Friday December 09, 2022 - 23:53:32 in Wararka by
  • Visits: 603
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG-DEG: Brazil Oo Shaqada Ka Caydhisay Tababare Tite, Saacado Kadib Markii Laga Reebay Koobka Adduunka.

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Tababaraha xulka qaranka Brazil ee Tite ayaa laga caydhiyay shaqada xulka saacado kadib markii xulku ka hadhay koobka adduunka.

Xulka Brazil ayaa rikoodhayaal kaga hadhay koobka adduunka kadib markii ay guuldaro kala kulmeen xulka qaranka Croatia.

Xidhiidhka kubada cagta Brazil ayaa shaaciyay in uu Tite ka tagay xilka tababaranimo ee xulka qaranka Brazil kadib fashilkii xulka ee koobka adduunka.

Saxafiga Fabrizio Romano ayaa xaqiijiyay in uu tababare Tite ka tagay xilka tababaranimo ee xulka qaranka Brazil kadib ceebtii Qatar ka soo gaadhay.

Tababare Tite ayaa shaqada laga caydhiyay kadib markii xulka Brazil ka hadhay koobka adduunka inkasta oo uu ka mid ahaa xulalka ugu cad-cad ku guulaysiga koobka.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip