HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 8-DA DICEMBAR 2022-KA

0
Thursday December 08, 2022 - 08:07:02 in Wararka by
  • Visits: 411
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 8-DA DICEMBAR 2022-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhiggiisa Jabuuti kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa Qasriga Mad ax tooyada dalk aasi kula kulmay dhi ggiisa Jab uuti Mudane Ismaaciil Cumar Gee lle.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxa muud oo la wadaagay dhig giisa Dalka Jamhu uriyadda Jabuuti mudane Isma aciil Cumar Geelle guulaha ay ciidamada Qaranka iyo shacabka Soo maaliyeed ka gaareen dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, xasillinta dalka iyo adkeynta dowladni mada ayaa uga mahad celiyay nafhurnimada iyo garab istaagga walaalnimo ee ay dowladda Jab uuti, gaar ahaan ciidamada Hiil walaal u muuj iyeen shacabka iyo dowladda Soom aaliyeed, xill iga adag ee uu socda howgalka dib u xoreynta dalka.

Dhankiisa, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geello oo bog aadiyay natiijooyinka wanaagsan ee laga gaaray dagaalka Al-Shabaab ayaa xusay in dowladda Jabuuti ay sii wadi doonto taageerada ay siiso dowladda Soomaaliya si looga adkaato kooxaha caqabada ku ah nabadda iyo horumarka gobolka.

Cali Guudlaawe Oo Gaaray Degmada Aadan Yabaal

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshab elle Cali Cabdulaahi Xuseen iyo xubno ka tirsan maamulka Hirshabelle ayaa gaaray degmada Aa dan Yabaal oo dhawaan ay ciidamada dowlada iyo kuwa deegaanka ay la wareegeen.

Cali Cabdulaahi Xus een Madaxweyna ha Hirshabelle iyo xubna ha wafdigiisa ayaa sa far dhulka ah uga tagay magaalada Jowhar iyagoo sii maray deegaano dhawaan ay la wareegeen ciidamada dowlada.

Ujeedka booqashada Madaxweynaha Hirsha belle ayaa lagu sheegay inay tahay sidii uu dhii rigelin ugu sameyn lahaa ciidamada dowlada iyo kuwa deegaanka ee dhawaan la wareegay gacan ku haynta degmada Aadan Yabaal.

Xubnaha wafdiga Madaxweynaha Hirshabelle ee gaaray degmada Aadan Yabaal ayaa waxaa ka mid ah Guddoomiyaha Gobolka Shabelaha dhexe Axmed Meyre Makaraan,guddoomiyaha degmada Aadan Yabaal Maxamuud Sheekh & xubno kale.

Ammaanka degmada Aadan Yabaal ayaa aad loo adkeeyay gelinkii dambe ee Dorraad,wax ayna wararku sheegayaan in shacabka maga alada ku noolaa oo ka barakacay ay haatan bila abeen inay dib ugu soo laabtaan guryahoodii.

Hase yeeshee waxaa magaalada shaqeyneyn ceelashii waaweynaa ee magaalada kuwaasoo la sheegay inay Alshabaab ka bixiyeen qalabkii ay ku shaqeynayeen ceelashada.

Degmada Aadan yabaal ayaa waxaa shabaab u aheyd muhiim hase ahaatee shabaab ayaa ha dda shabelaha dhexe kaga sugan oo kaliya Degm ada Ruun-Rirgood iyo deegaanka Al-Kawthar. Cali Guudlaawe oo gaaray degmada Aadan Yabaal

Muxuu madaxweyne Geelle ka yiri kacdoon ka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Md.I smaaciil Cumar Geelle oo khudbad ka jeediyay xir itaanka Madasha Aragti-wadaagga Soomaaliyeed ee Heritage oo la gu soo gabag ab eeyay dalkaasi ay aa ka ha dlay daga alka Al-Shabaab.

Ismaaciil Cumar Geelle ayaa marka hore boggaadiyay kacdo onka shacab ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ee haatan ka socdo inta badan gobollada dalka.

Madaxweynaha dowladda Jabuuti ayaa sheegay in Dorraad Soomaaliya ay toostay, islamarkaana ay u midowday sidii looga adkaan lahaa Al-Shab aab.

"Haddii maalin la toosi lahaa Dorraad waa la to osay dadkii dhan wuu wada jeedaa cid loo dan eynayaa ma jirto, waa in la’iska dhiciyo,” ayuu yiri madaxweyne Geelle.

Sidoo kale wuxuu intaasi raaciyey "Soomaal iyey howshaas waa loo dhan yahay Xasan She ekh uun maaha, waa in loo dhammaado, xaqana lagu dagaalamo,”.

Dhanka kale wuxuu tilmaamay in dagaalkan ay qayb ka yihiin ka dowlad ahaan, isla-markaana ay sii wadi doonaan garab istaaga walaalahooda Soo maaliyeed.

"Dagaalka aan ku wadajirno meel uu na dhiga ba waan sii wadeynaa, hadda inyar uunbaa har tay,” ayuu markale yiri madaxweynaha dalka Jabuuti.

Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo dow ladda federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa dadka deegaanka ay kordhisay dagaalka ka dhan ka ah Al-Shabaab ee ka socda gudaha dalka, ka as oo deegaanno iyo degmooyin cusub looga qab saday kooxda Al-Shabaab.

Deni oo shaaciyey ganacsi qatar ah oo hay’ adaha amniga Puntland ay billaabeen

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa hey’adaha amma anka maamulkaas ku eedeeyey inay maan-door iyaha ka ganacsadaan.

"Waxaa iigu yaab badan, waxaan maqlay in Qamriga la siiyo Aawrta, si ay u qoo qaan,” ayuu yiri Madaxwey ne Deni.

Madaxweynaha Puntland ayaa hadalkaan ka sheegay shirweynaha arrimaha diinta iyo cadaal adda oo Dorraad uu ka furay Garowe, wuxuuna sheegay in heerka isticmaalka daroogada uu Puntland ka gaaray in Geela Qamriga la siiyo.

Deni ayaa hey’adaha ammaanka ku eedeeyey inay cabaan oo iibsadaan maan-dooriyaha, halkii ay ka hor tegi la haayeen.

"Waxaba isku qari meyno Dorraad, waxaa ugu daran hey’adaha ammaanka oo saraakiisho odu ay halkaan fadhiso, iyagoo qamriga caba oo ka ganacsada,” ayuu yiri Saciid Deni.

Madaxweynaha ayaa sheegay culumada iyo odayaasha dhaqanka ugu baaqay inay ka qeyb qaataan la dagaalanka daroogooyinka lagu kala iibsado deegaanada Puntland.

"Ficilada soo baxaya iyo isbedelka ay dhaqan ka iyo naxariista dadka ku keeneyso arrintaan, wax la sii fiirsa karo maaha,” ayuu yiri Madaxwey naha Puntland Saciid Deni.

Macaawisleyda oo dagaal ku qabsaday

Ciidamada Macaawisleyda ee gobolka Hiiraan ayaa Dorraad weerar culus ku qaaday deegaanka Buurweyn oo kamid ah deegaanada hoostaga deg mada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan, halkaasi oo fariisin u aheyd muddo badan kooxda Al-Shabaab.

Wararka ayaa sheegaya in labada dhinac uu dagaal kooban ku dhex-maray irida hore ee dee gaankaasi, ayada oo kadibna xubnihii Al-Shabaab ee halkaasi ku sugna isaga baxeen.

Saraakiisha horkaceysay ciidamada deegaan ka ee loo yaqaano Macaawisleyda oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa dhankooda sheegtay in ay jab xoogan dagaalkaas ku gaarsiiyeen kooxda Al-Shabaab, ayna si buuxda ula wareegeen gacan ku haynta deegaanka Buurweyn.

Sidoo kale waxay sheegeen inay sii wadi doon aan howl-galada dagaal ee ka dhanka ah Al-Shab aab, illaa inta laga xoreynayo guud ahaan dalka.

Howl-galada dagaal ee socda ayaa waxaa mu ddooyinkii dambe laga gaaray guulo waaweyn, ayada oo ciidamada dowladda iyo kuwa deegaan ka ay la wareegeen deegaano horleh, kuwaasi oo sanado badan ay maamuleysay kooxda Al-Shabaab.

Al-Shabaab ayaa hadda dhowr deegaan oo ko oban kaliya kaga haray maamul goboleedka Hir Shabeelle, waxaana wararka ay sheegayaan in la ga wada xoreyn doonto toddobaadyo gudahood.

Al-Shabaab ayaa laba maalmood kahor laga qabsaday degmada Aadan Yabaal oo ay ku laha ayeen saldhiggooda ugu weyn ee gobolka, waxaa na ay gobolkaas hadda kaga hareen oo kaliya Ruun-Nirgood.

Mucaaradka Somaliland oo si wada-jir ah uga soo horjeestay in wada-hadalo lala furo Soomaaliya

Xisbiyada mucaaradka Somaliland oo la kul may dibu-lumaasiyiin ka socda Norwey iyo Tur kiga, oo doonayay in dib loo furo wada-hadaladii Somaliland iyo Soomaaliya, ayaa u sheegay in anay wakhtigan haboonayn in wada-hadalada dib loo furo.

Mucaaradka oo la kulmay dibulumaa siyii nta kala ah Heidi Johans en iyo Aykut Kumbaro glu, ayaa u sheegay inaan wax wada-had al ah aan Soomaaliya lala furi karin ilaa laga xaliyo khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya xuk uumada iyo mucaaradka Somaliland.

"Ergada iyo madaxda mucaaradka ayaa kawada hadlay, sidii dib loogu bilaabi-lahaa wada hadala dii Somaliland iyo Somalia, waxaanay madaxda mucaaradku ay ergada u sheegeen in aanay im mika haboonayn in dib loo bilaabo, ilaa laga gu dbayo khilaaf-yada gudaha ee ku saabsan doo rashooyinka" ayaa lagu yidhi war-saxaafadeed kasoo baxday kulanka.

Madaxweynaha Somaliland oo Habeen hore ergada ku qaabilay qasriga madaxtooyada, ayaa isna dhankiisa u sheegay in aan wada-hadalada la furi karin ilaa la fuliyo 7 shuruudood oo ay ugu hor ayso in Soomaaliya ay hirgaliso dhamaan heshiis yadii hore loo galay.Dhinaca kale, Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo ergada hore ula ku lmay, ayaa sheegay in uu diyaar u yahay in wada-hadalada dib loo furo.


Cabdiraxmaan Cabdishakuur: Imaaraadku waa hormuudka taageerada lagama maarma anka u ah Soomaaliya

Ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha Soo maaliya u qaabilsan arrimaha bani’aadantinimada iyo gurmadka abaaraha ayaa bogaadiyay taa geerada dowladda Imaaraadka ay u fidisay dadka ay saameeyeen abaaraha Soomaaliya.

Wuxuu bogaadiyay sahayda joogt ada ah ee Imaaraadku siiyo dowl ad goboleedyada kala duwan ee Soomaaliya, oo ay ku jiraan kuwa ay abaaruhu saameeyeen, tan iyo markii ay bilowdeen dhibaatooy inka abaaruhu sababeen.

Cabdiraxmaan Cabishakuur oo la hadlay wak aaladda wararka ee Imaaraatka Carabta wuxuu yiri "Imaaraadku waa hormuudka taageerada lag ama maarmaanka u ah Soomaaliya ee dhibaatada jirta, maadaama uu ahaa dalkii ugu horreeyay ee ka jawaaba baaqii ay bilowday dowladda Soomaa liya ee ahaa in gurmad deg deg ah lala soo gaaro. Dadka abaaruhu saameeyeen.”

Waxa uu xusay in Imaaraadka ay sameeyeen buundada hawada ee lagu daabulo agabka, isla markaana ay soo direen markab siday in ka badan 1,000 tan oo cunto iyo gargaar ah si uu u daboolo baahida ku dhawaad 2.5 milyan oo qof.

Ergayga abaaraha ayaa hadalkaan ka sheeg ay shirkii ka dhacay xarunta Jaamacadda Carab ta, kaasoo ay si wadajir ah u soo qaban qaabiy een Jaamacadda Carabta iyo Qaramada Mido obay.

Maxkamadda ciidamada oo xabsi daa'in ku xukuntay darawal Mooto Bajaaj oo katirsanaa Alshabaab

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soo maaliya ayaa xabsi daa’in ku xukuntay Ismaaciil Xasan Salaad Nuur, oo ahaa darawal mooto Baj aaj oo katirsan Alshabaab una qaabilsanaa gur madka iyo kala gudbinta hubka iyo qaraxyada.

Ismaaciil Xasan Salaad ayaa bishii August ee sannadkan ku dhaawacmay Qarax ka dhacay aagga isgoyska Taleex. ee degmada Hodan. Qarx aas oo ahaa mid lagusoo raray mooto bajaaj uu watay. Waxaana ku dhintay nin kale oo katirsanaa Alshabaab.

Xeer ilaalinta maxkamadda ciidamada ayaa sheegtay, inuu Ismaaciil hubka, qaraxyada iyo ag abyada kale u kala gudbin jiray kooxda Alshab aab, isagoo isticmaalayay Moojo bajaaj ay u biiy een Alshabaab.

Waxaa sidoo kale lagu helay inuu sanadihii 20 17 iyo 2020 kamid ahaa koox u abaabulan inay ar bushaad ka geystaan gobolada Hiiraan iyo Shabe ellada dhexe.

Shirka Golaha Fulinta Dalladda Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA oo Dorraad furmay

Shirka Golaha Fulinta Dalladda Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA ayaa Dorraad oo Arbaco ah ka furmay Magaalada Muqdisho ee Caasimad da dalka Soomaaliya

Shirka waxaa looga hadli doonaa wiixii SOMA u qabsoomay sannadkan dhamaadka ah iyo qorshaha sannadka soo socdo ee 2023. Guddoomiyaha SOMA Hilaal Sheekh Shuceyb iyo Xoghaya ha Guud ee ururka SOMA Maxamed Cismaan Makaraan ayaa shirka si rasmi ah u furay, iyada oo dood ay ka yeela nayaan madaxda qorshaha sanadka 023.

Shirka Sanadlaha ee Dalladda Warbaahinta Soo maaliyeed ee SOMA ayaa sanad walba lagu soo andhigaa waxyaabihii u qabsoomay sanadkaas iyo qorshaha sannadka soo socda.

Soomaaliya iyo Jabuuti oo is-dhaafsaday xogo muhiim ah oo ku saabsan

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud Nuur oo safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti ayaa Dorraad kulan muhiim ah la qaatay Wasiirka Maaliyadda ee dal kaas, Ilyaas Muuse Dawaale iyo Saraakiil ka so cotay Wasaaraddaas.

Kulankaas ayaa waxaa diiradda lagu saaray hannaanka dib-u-habaynta maaliyadda iyo isku xirka qaybaha kala duwan ee ganacsiga oo ku saleysan danaha ay wadaa gan labada dal.

"Waxa aan Dorraad kulan muhiim ah la qaatay dhigayga dowladda Djibouti Mudane Ilyas Moussa Dawaleh iyo Saraakiisha sare ee Wasaaradda Maaliyadda Djibouti, halkaa oo aan isku dhaafsannay xogo muhiim ah oo ku saabsan horumarinta Maaliyadda,” ayuu yiri Wasiirka Maa liyadda oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa Facebook.

Waxa uu sii raaciyay qoraalkiisa "Waxa aan ka wada hadalnay sidii aan u wadaagi lahayn Waa yo-aragnimada labada Dal ee hannaanka dib-u-habaynta maaliyadda, isku xirka qaybaha kala du wan ee Ganacsiga gaarka ah oo ku saleysan Walaalnimada Labada Dal.”

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maalmihii dambe ku sugna dalka Jabuuti, wuxuuna ka mid ahaa Mada xda la gu casuumay shirka Madasha Aragti-wadaagga Soomaaliyeed ee Heritage, taasi oo lagu gorfey nayay sanadkaan caqabada ha ka jira gobolka oo ay ugu horeeyaan Isbeddelka Cimilada iyo abaar aha soo noq-noqday ee aafeeyay gobolka.

Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Shil Gaari Oo Ka Dhacay Degaan Hoos Taga Burtinle

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Shil gaari oo ka dhacay deegaanka Farjano oo hoosta ga Degmada Burtinle ee Gobolka Nugal ee Maa mul Goboleedka Puntland.

Shilkaasi ayaa lasoo sheegayaa imuu ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh, waxaana la xaqiijiyay Dhimashada labo qof iyo dhaawaca sadex qof oo kale, waxaana shilkaasi yimid kadib markii ay isku dhaceen gawaarida nooca looyaq aan Maarkeed iyo Candha-baydle.

Ciidanka booliska qaybta Nabadgelyada waddo oyinka ayaa markiiba ka howlgalay iyagoo dhim ashada iyo dhaawaca geeyay isbitalka wayn ee degmada Burtinle waxayna bilaabay baaritaan ku aadan sida uu shilka udhacay.

Dr. BISHAAR Ibraahim Cali Xuub oo toogasho lagu dilay

Kooxo hubeysan ayaa Dorraad waxay Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay ku dileen Iskuduwihii Wasaaradda Caafimaadka ee degmad aasi. Kooxahan oo watay gaari nooca raaxada ah ayaa waxay Dr. Bishaar Ibraahim Cali (Xuub) ku dhex dileen Isbitaalka Guud ee Degmada Buurha kaba. Goobjoogeyaal ayaa sheegay in kooxahaasi ay dilka ka dib ku baxsadeen gaarigii ay wateen.

Ciidanka Booliska oo ku baxay goobtaasi ayaa ku guuldareystay inay gacanta ku soo dhigaan kooxihii falkaasi ka dambeeyay.

Gudoomiyaha Degmada Buurhakaba, Cabdi Maxamed Axmed ayaa dilka ninka dhakhtarka ah ku eedeeyay maleeshiyada Al Shabaab.

"Shabaab ayaa ka dambeeyo, cid kale oo ka dambeyso malahan, Soomaali kalena lama eedeynayo,” ayuu yiri Gudoomiyaha.

Dr. Bishaar ayaa caan ka ahaa degmadaasi, iyadoona ay si weyn u garanayeen dadka reer Buurhakaba. Dilkiisa ayaa argagax-geliyay bulshada deegaanka, mana jirto cid illaa iyo hadda masuuliyadda dilkaasi sheegatay.

Hoggaamiyaha Shiinaha oo booqanaya Sacuudiga

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa to ddobaadkan booqasho saddex maalmood ah ku tagi doona dalka Sacuudiga, isagoo la kulmi doona boqorka iyo hoggaamiy aha dalka ugu weyn ee dhoof inta saliidda.

Hogaamiyaha Shiinaha ay aa tegi doona Arbacada kal iya safarkiisii ​​seddexaad ee dibadda tan iyo markii cudurka faafa ee coronavi rus uu bilaabmay iyo safarkiisii ​​​​ugu horreeyay ee Sacuudi Carabiya tan iyo 2016.

Booqashada ayaa daba socotay casuumaad uu ka helay Boqorka Sacuudiga Boqor Salmaan "si loo xoojiyo xiriirka taariikhiga ah iyo iskaashiga istiraatijiyadeed ee labada dal”, Wakaaladda War arka Sacuudiga ee SPA ayaa Talaadadii sheeg tay.

Heshiisyada ugu horreeya ee ku kacaya $29. 26bn ayaa la saxiixi doonaa inta lagu guda jiro shir madaxeedka labada dhinac.

Xiisad horleh oo Itoobiya kasoo cusboona atay kadib heshiiskii lala galay TPLF

Dowladda Ttoobiya ayaa ciidamo federaal ah gaysay markale gobolka Oromada oo ay ku soo noqnoqdeen weerarrada kooxaha hubeysan.

Maleeshiyada Axmaarada ayaa lagu eedeeyay weeraradii ugu dambeeyay ee galaaftay nolosha tobanaan kun oo qof halka kumanaan kale na ay ku barakaceen magaalooyinka Anger Gute iyo Kiramu ee ku yaala bariga xuduudka gobolka Axmaarada.

Si kastaba ha ahaatee qoomiyada Axmaara da ee laga tirada bad an yahay ee ku dha qan deega anka ayaa ku eedaynaya koox gacan saar la leh kacdoonka Oromada ee OLA.

Dadka ku dhintay deegaanka Kiramu ayaa wa xaa ka mid ah garsoore deegaanka ka howl gala iyo ciidamo ka tirsan booliska gobolka.

"Waxaa jirtay horumar tan iyo markii ciidama da federaalku ay galeen magaalada Anger Gute,” ayuu yiri sarkaal ka tirsan dadka deegaanka

Maamulka deegaanka ayaa sheegay in loo baahan yahay gargaar bini’aadantinimo oo degd eg ah maadaama jidgooyooyin halis ah oo ay dhi gteen kooxaha hubeysan ay caqabad ku noqdeen isu socodka gobolka. Xiisaddan cusub ayaa kusoo aadeysa, maal mo uun kadib markii ay heshiis nabadeed gaareen dowladda federaalka iyo Jabhadda TPLF oo ku dagaalamay waqooyiga dalkaas.


Wiilka Uu Dhalay Museveni Oo Hal Arrin Dalba day Si Uu Aabbihiis Xilka Ugala Wareego.

Wiilka uu dhalay madaxweynaha dalka Uganda Museveni ayaa mar kale xiisad cusub lugaha kula jira, kadib markii yu Twitter kiisa kusoo qoray farr iin uu ku sheegayo "haddii aad likes badan isi isaan waxaan beddelayaa aabbahey”. Sida xogaha ay muujinayaan, Ilaa hadda 7k oo like iyo 2.1k RT ayuu helay, walow Dadka Uganda tirado oda ay tahay 47 Million oo qof.

Inkasta oo uu dhowr jeer wiilkan uu iska fogee yay damaca uu ku beddelayo aabbihiis haddana Museveni ayaa la rumeysanyahay in uu u diyaa rinayo wiilkiisa sidii uu xukunka ugala wareegi lahaa.

Sida taariikhda ay xuse yso, Qoyskan ayaa dalka Uga nda maamulaya tan iyo 1986-dii.

Farriimo hore oo uu qoray ayaa hadal heyn abuur ay waxaana ka mid ahaa markii uu ku hanjabay in uu Kenya ku qabsanayo laba todobaad waliba deg ayo dhismaha Riverside ee Nairobi iyo in Hawee neyda Raisalwasaaraha Talyaaniga uu 100 neef Lo’ ah ku rabo.

Khubaro Cadeysay In Kooxda ISIS Ay Sameys teen Hub Kimiko Ah

Khubarada Qaramada Midoobay ayaa xaqiij iyay jiritaanka cadaymo muujinaya adeegsiga hub ka Kiimikada oo ay adeegsadeen kooxdii la mag ac-baxday dowladda Islaamka ee maamuli jirtay deegaano ka tirsan Ciraaq intii u dhaxeysay san adihii 2014 iyo 2019.

Warbixinta , khubarada ayaa lagu sheegay in ISIS "ay samaysay oo ay soo saartay gantaallo, ho obiye kiimiko, rasaas kiimika ka smaeysan baa suukayaal, madaxyo kimiko, iyo qalab kiimiko ah oo kuwa qarxa.”

Baarayaasha waxay xooga saareen baaridda weerar ka dhacay magaalada Taza Khurmato ee dalka Ciraaq 8 March, 2016.

Waxay xaqiijiyeen inay ururiyeen "caddayn badan” oo ay ku jiraan "diiwaanka mushahaarka dagaal yahanadii ISIS iyo cadeymo kale”.

Warbixintu waxay ku nuuxnuuxsatay "dhibaa tooyinka caafimaad ee wali haysta dadka deggan Taza Khurmato, taasi oo ay ka mid yihiin cudur rada daba-dheeraada, kansarka, iyo dhibaat ooyinka la xiriira caafimaadka taranka.”

Jarmalka Oo Xiray 25 Qof Oo Lagu Eedeeyay In Ay Qorsheynayeen Afgambi

25 ruux ayaa lagu xiray hawlgallo ka dhacay guud ahaan dalka Jarmalka, kuwaas oo looga sha kisan yahay inay qorsheynayeen afgembi ay ku ridaan dowladda Jarmalka.

Kooxdan xagjirka ah iyo kuwa hore ee militar iga ayaa la sheegay inay isku diyaariyeen inay xoog ku galaan dhismaha baarlamaanka, Reichst ag, ayna la wareegaan awoodda.

Dadkan abaabulayay afgambiga ayaa la sheeg ay in ay ku jiraan xubno ka tirsan dhaqdhaqaaqa xagjirka ah ee Reichsbürger, kuwaas oo in muddo ah ay indhaha ku hayeen booliiska Jarmalka.

Koxdan ayaa waxay diidan yihiin inay aqoonsa daan dawladda Jarmalka ee casriga ah.

Tuhmaneyaal kale ayaa ka yimid dhaqdhaqaa qa "QAnon” oo aaminsan in waddankoodu uu ku jiro gacanta dawlad kale.Qiyaastii 50 qof oo rag iyo dumar isugu jira ayaa lagu eedeeyay inay ka mid ahaayeen kooxda, waxaana la sheegay inay maleegayeen inay afgembiyaan jamhuuriyadda oo ay ku beddelaan dawlad cusub oo u qaabaysan Jarmalkii 1871-kii – boqortooyo la odhan jiray Reich Labaad.

"Weli magac uma hayno kooxdan,” ayay tiri afh ayeen u hadashay xafiiska xeer ilaalinta feder aalka. Saddex kun oo sarkaal ayaa ka qeyb qaa tay 130 weerar oo ka dhacay dalka intiisa badan, iyadoo labo qof lagu xiray dalalka Austria iyo Talyaaniga.

In ka badan 3,000 oo booliis ah ayaa ka qayb qaatay weeraradii lagu qaaday 130 guri oo ku yaa la Jarmalka

Wasiirka cadaalada Marco Buschmann ayaa bartiisa twitterka ku soo qoray in hawlgal wayn oo ka dhan ah argagixisadu uu socdo.

Xafiiska dacwad oogaha federaalka ayaa shee gay in kooxdu ay maleegayeen afgambi rabshado wata ilaa Noofambar 2021.

"Waxay mar hore dejiyeen qorshayaal ay ku xukumayaan Jarmalka oo leh waaxyo daboolaya caafimaadka, caddaaladda iyo Arrimaha Dibad da,” ayuu yiri dacwad oogaha.

Heinrich XIII oo ka mid ah dadka lagu tuhmayo inay horkacayeen afgambiga ayaa ka soo jeedaa qoys hore oo sharaf leh oo loo yaqaan House of Reuss, kaas oo xukumay qaybo ka mid ah gobo lka bari ee casriga ah ee Thuringia ilaa 1918. Dhammaan xubnaha qoyska ee labka ah waxaa loo bixiyay magaca Heinrich iyo sidoo kale tiro.

Dhowr weerar ayaa lala xiriiriyay jarmalka midigta fog sanadihii u dambeeyay. Sannadkii 2020-kii, nin 43 jir ah ayaa sagaal qof oo asal ahaan ka soo jeeda ajaanib ku toogtay galbeedka magaalada Hanau, xubin ka tirsan Reichsbürger ayaa isna xabsiga loo taxaabay ka dib markii uu nin booliis ah dilay sannadkii 2016-kii.

Dhaqdhaqaaqa Reichsbürger waxaa lagu qiya asaa inuu leeyahay ilaa 21,000 oo raacsan, kuwa as oo ku dhawaad ​​5% loo arko inay ka tirsan yihiin kuwa midigta fog.

Dimoqraadiga oo helay aqlabiyadda tooska ah ee Senate-ka Mareykanka

Senator Raphael Warnock oo ka tirsan Xisbiga Dimoqraadiga ayaa ka adkaaday Herschel Walker oo Jamhuuri ah, doorashadii ku celiska aheyd ee kursi ka mid ah Aqalka Senate-ka Mareykanka oo Talaadadii ka dhacday gobolka Georgia.

Guusha Warnock ayaa xaqiijineysa in Dimoqraa diga ay helaan aqlabiyadda tooska ah ee Senate-ka muddada ka harsan xilka madaxweyne ee Joe Biden.

Ayada oo Warnock uu markii labaad muddo la ba sano gudaheed ah ku guuleystay doorasho ku celis ah, Dimoqraadiga ayaa hadda haysta 51 ka mid ah kuraasta Senate-ka halka Jamhuuriga ay haystaan 49.

Ka hor doorashadii November, labada xisbi ayaa kala haystay 50-50, hase yeeshee Dimoqraa diga ayaa helay kursiga gobolka Pennsy lvania oo horey ay ugu fadhiyeen Jamhuuriga, waxaana ku guuleystay John Fetterman.

Si kastaba, dowladda Mareykanka ayaa noqon doonta mid kala qeybsan ugu yaraan labada sano ee soo socota, maadaama Jamhuuriga ay si dirqi ah ugu guuleysteen aqlabiyadda Aqalka Wakiila da, kalana wareegeen Dimoqraadiga.

"Kadib olole si xooggan loogu dagaalamay – Waxaa sharaf ii ah inaan ku hadlo afarta erey ee ugu weyn ee abid lagu cabiro dimoqraadiyadda: Shacabku waa ay hadleen,” ayuu yiri Warnock oo 53 jir ah mar uu la hadlayey taageerayaashiisa.

Doorashadii dhacday November, Warnock ayaa ku hogaaminayey Walker 37,000 oo cod oo ka mid ahaa 4 milyan oo cod oo la dhiibtay, hase yee shee ma uusan helin 50% codadka si looga baaq sado doorasho ku-celis oo kala reebto ah.

Guusha Dimoqraadiga ayaa adkeyneysa in gobolk an koonfureed oo siyaasaddiisa ay muddo ku xooganaayeen Jamhuuriga uu hadda kadib yahay mid lagu baratamo, ayada oo madaxweyne Biden uu ku guuleystay 2020-kii, halka labada Senator ee gobolka ku matala Aqalka Senate-ka ay yihiin Dimoqraadi. Barasaabka gobolka Brian Kemp ayaa ah Jamhuuri.AP

MAGAALADA RABAT OO AAN LAGA JIIFAN KADDIB GUUSHA XULKA QARANKA MOROC COEE GAARAY 4 DHAMMAADKA K. ADDUUNKA

Dalka Marooko xukkiisa qaran ayaa guul ka gaaray taratanka ciyaaradah ee koobka adduunka ee ka socda Dalka Qadar sanadkaan 2022-da ha ddaba Magaalada Rabat oo aan ah beryahaan mid la ciir ciireysay faraxadda guusha laacibiinta Marooko ayaa waxaa laga jiifan guusha ka dib dibadbaxyo tageero taasoo ay keentay ka dib markii ay ka adkaadeen kooxda Spain una gudbe en walibnan ugu gudbeen 8 dhammaadka Koob ka Adduunka 2022.

Xulka Qaranka Morocco ayaa guul muhi im u ah ka gaaray waddanka ay xadka wadaaga an ee Spain ka ddib markii ay isku wajaheen ware egga 16ka ee Koobka Adduunka 2022 oo labada xul midkood uu ku qasbanaa in uu u gudbo war eegga xiga ee 8 dhammaadka.

Ciyaarta oo ku dhammaatay Gool ku laad (Rigooro) maadaama ay isla dhaafi waayeen goolal la’aan 90ka daqiiqo ee sharciga ah, daqiiqa da kooban ee lagu daray & 30 daqiiqo oo dheer aad ah oo ugu dambeyn loo baahday in gool ku laad lagu kala baxo.

Magaalada Rabat ee Caasimadda Morocco waxaa Habeen hore qabsaday dabbaaldegyo waa weyn oo ay dhigeen taageerayaasha Xulkaas iy aga oo horay usoo qaatay sawirro muujinaya sida uu dalkaan ugu heelan yahay hanashada koobka Adduunka 2022.

Waddooyinka waaweyn ee Magaalada Rabat waxaa lagu arkayay Gawaari lagu xardhay calan ka Morocco, Dad lugeynaya oo qaarkood watay Koobka Adduunka & Goobaha Dadweynaha isugu tagaan oo shaashadaha lagala socday ciyaarta.

Morocco waa xulka keliya ee Afrika ah ee ku harsan Koobka Adduunka 2022 ee sanadkaan la gu qabtay Waddanka Carbeed ee Qatar ka dib markii tartanka laga reebay Xulalka Senegal, Ca meroon, Tunisia & Ghana.

Dhanka kale, Morocco oo kamid ah waddama da Carabta ayaa hanatay taageeraya asha xulalka waddamada Carbeed ee isaga haray u tartamidda Koobka Adduunka 2022 inkasta oo uu


KATIINAD DAHAB AH OO JIRTA IN KA BADAN KUN



 SANO OO LAGA HELAY QABRI DHEXDIISA

Katiinaddan ayaa jirta 1,300 oo sanoXIGASHADA SAWIRKA,MOLA

Khubarro ku takhasusay ciidda ayaa helay kati inad dahab ah oo muhiim ah, taasoo taariikh ahaan la xiray jiray sanadihii 630-670 AD waxayna ku tilmaameen tii ugu qaalisaneyd ee abid laga helo gudaha Britain.

Katiinaddan, oo laga helay meel u dhow Nor thampton, ayaa waxay ka sameysan tahay shili nka Roman, dahab iyo dhagaxyo kale oo qaali ah.

Waxay jirtaa 1,300 oo sano waxaana lagu arkay qabri loo maleynayo inay ku aasan tahay hawe eney maqaam sare lahayd, sida boqortooyo.

Khubarrada ayaa ammaanay helidda katiinaddan, iyagoo ku tilmaamay inay dunida muhiim u tahay.

Khubarrada oo ka tirsan matxafka Museum of London Archaeology (Mola) ayaa katiinadda ka helay goob uu ka socday dhisme guri, oo ku taalla Harpole, galbeedka Northampton.

"Markii aan aragnay dahab ka soo muuqday cii dda waan garannay inay tahay wax muhiim ah ay ay tiri Levente-Bence Balazs, oo horkacaysay kooxda ka socotay Mola.

"Si kastaba, ma aynaan garan sida uu muhiim u noqon doono sheygan.

"Nasiib ayaan leennahay inaan adeegsanni qaab ab ka casriga ah ee lagu taxliiliyo meelaha ku har eereysan qabriyada si aan u ogaanno nolosha qofkan."

Katiinaddan ayay si taxadar leh u arkeen khub arradu

XIGASHADA SAWIRKA,MOLA

Katiinaddan waxay ka sameysan tahay dahab iyo dhagaxaan qaali ah

XIGASHADA SAWIRKA,MOLA

Qabriga waxaa sidoo kale laga helay labo digsi oo la qurxiyay iyo saxan ka sameysan maar.

Si kastaba, raajo la saaray aagga ciidda qabriga ayaa waxaa sidoo kale lafu arkay in gudaha qabr iga aad loo qurxiyay.

Khubarrada Mola ayaa sheegay in laga yaabo in haweeneydan ay ahaan jirtay hoggaamiye dhanka diinta Kirishtaanka ah.

Katiinaddan ayaa jirta 1,300 oo sano

XIGASHADA SAWIRKA,MOLA

Arrintan ayaa ah mid naadir ah

XIGASHADA SAWIRKA,MOLA

Khub arrada ayaa sheegay in qalfoofta ay gebi ahaanba baaba’day marka laga reebo jajab ilko ah. Si kastaba, waxaa la ogaaday in qabrigaas ay ku aasneyd haweeney aad loo xushmeeyo sida qof ka soo jeedda boqortooyo. Katiinaddan ayaa jirta 1,300 oo sano

XIGASHADA SAWIRKA,MOLA

Dhowr katiinad ayaa hore looga helay qyebo ka tirs an England, balse lama mid ahayn tan oo kale.

Simon Mortimer, oo ah la taliye dhanka baaritaannada ciidda lagu sameeyo, ayaa yiri: "Tani runtii waa baaritaan mar la arag ah – sida waxyaabaha aad buugaagta ka akhrisan jirtay mana aha wax aad filaneyso inay ka soo bixi doonaan dhulka hortaada ah.”

Katiinaddan ayaa loogu deeqi doonaa Xarunta Kheyraadka Ciidda ee Northamptonshire ee dalkaasi UK.XIGASHO:-BBC


WAXYAABO LAGA AAMINSAN YAHAY BIDAARTA OO AAN

 RUN AHAYN


Bidaarta waxay ku badan tahay raggaXIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

Daaweynta bidaarta ayaa ah dhibaato ay muddo qarniyo ah la daalaa dhacayeen saynisyahannada, ragga ayaana xal u raadinayay arrintan.

Xitaa khabiirka caanka ah ee Giriigga u dha shay, Hippocrates, oo lagu magacaabo 'aabbaha sayniska casriga ah' maaddaama uu xilligiisii baa ritaan ku sameeyay waxyaabo badan oo sayniska la xiriira, ayaa sidoo kale raaidn jiray qaabab loo ga hortagi karo bidaarta.

Inkastoo aan ognahay in bidaarta ay sababaan waxyaabo badan sida hidda-sidaheenna iyo cim ilada, haddana waxaa weli jira afkaar ay dadku ka qabaan waxa sababa bidaarta.

"Bidaartu maaha wax xun," ayuu yiri Dr. Car olyn Goh, oo ku takhasustay timaha waxna ka dhi gta Jaamacadda California, Berkeley.

Mar uu la hadlayay BBC Mundo, ayaa wuxuu she egay inay jiraay saddex afkaar oo ay dadku ka aaminsan yihiin bidaarta.

Saynisyahannada ayaa xal u raadinaya bida arta

XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

1. Hooyada ayaa laga dhaxlaa bidaarta

Waxaa laga yaabaa inaad maqashay in hiddo-sidaha sababa bidaarta uu ka yimid hooyada, balse runtu sidaa wax ka qoto dheer tahay.

Sanadkii 2017, daraasad lagu daabacay joorna alka ka soo baxa Britain ee PLoS Genetics, ayaa koox saynisyahanno u dhashay Ingiriiska waxay baareen 52,000 oo rag ah oo qabay bidaarta dhaxalka.Baarayaasha ayaa sheegay inay hal hiddo-side oo keliya uusan sababin bidaarta, balse inkastoo hiddo-sideyaasha ugu xooggan ee bidarata sababa ay hooyada ka yimaadaan, haddana aysan iyadu keliya shaqo ku lahayn.

Run ma aha in bidaarta laga dhaxlo hooyada keligeed

XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

Si loo fahmo sababta aysan haweenku timaha uga bidin marka ay gaboobaan sida ragga, sa ynisyahannada ayaa sheegay in hiddo-sidayaasha sababa inay timuhu daataan ay inta badan saame eyaan ragga.

'Guud ahaan haweenku dhib kuma qabaan bi daarta. Sababtuna waa haweenku inuusna ku bad neyn hoormoonka testosterone sida ragga oo kale, isla markaana hoormoonka estrogen ee ha weenka ku jira uu hor istaagayo bidaarta dhax alka.'

2. Xirashada kofiyad amaba dhaqitaan badan ayaa keena bidaarta

Meeqo jeer toddobaadkii ayaad dhaqdaa tinta ada? Si maalinle ah amaba saddex jeer toddob aadkii? Mar walba ma koofiyad ayaad xirataa? Wa xaa laga yaabaa in timaha kaa daadanaya aysan sababin dhaqitaan amaba xirashada koofiyad, balse sidaas ayaa laga yaabaainuu kuu sheegay timo-jarahaaga.Looma hayo wax caddeyn ah in xirashada koofiyad ay sababto bidaar. Timo dhaqidda badan waxaa la leeyahay ma sababto bidaar

XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

3. Wax dawo ah looma hayo timaha daadanaya

Marka xilligan la eego, waxaa jira ilaa saddex xal oo lagula dagaallami karo bidaarta.Sababta keenta bidaarta ayaa kala duwanaan karta, mana jirto xal 100% ah oo loo hayo ka hortagga bidaarta gebi ahanaba, balse qaababkaas ayaa yareeya timo daadashada. Tan micnaheedu waa in timahaagu ay dib u soo dhalan karaan.

Saddexdan xal ayaa kala ah:

Minoxidil: Waa wax kiimiko ka sameysan oo sida kareen camal ah waxaana la mari yaa madaxa. Baar ita an aan saynis aha yn oo la sameeyay ayaa sidoo kale muujinaya in cunitaanka kaniiniga minoxidil uu caawiyo dadka bidaarta la dhibban. Lamase oggolaan in kaniini ahaan loo cuno.

Fina Steroid: Waa daawo la cuno. Dawadan ayaa markii hore loo isticmaali jiray in lagula taca alo xanuun na da kaadi-hey sta, balse haar an waxaa lagu la tacaalaa daa dasha da tim ada, marka iny ar laga cuno.

Timo-beera shada: Hannaankan, waa tinta oo laga soo qaado madaxa mee laha timaha leh ka ddibna waxaa lagu beeraa meelaha ba nnaan. Sanadihii la soo dhaa fay, hor umar ayaa laga gaaray arrintan..XIGASHO:-BBC


MUXUU RONALDO KU YIRI WIILKA HABEEN HORE BOOSKIISA GALAY EE WACDARAHA DHIGAY?


Ramos iyo Ronaldo XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

Ciyaarta inta aysan billaaban ka hor, dhammaan hadal heynta ayaa aheyd in Cristiano Ronaldo laga tagay. Markii ay ciyaarta dhammaatayna, qof walba waxa uu ka hadlayay Goncalo Ramos.

Kaamirooyinka ayaa kusii wada jeeday gooldhaliyaha ugu sarreeya taariikhda Boqtaqiiska, kaasoo falcelintii uu sameeyay markii la beddelay ciyaartii hore ee qarank iisa ay ka careysiisay ta babare Fernando Santos, isagoo ka mid noqday ciyaartoyda keydka la soo fariisiyay kulankii ware egga 16-ka ee ay la yee sheen Switzerland, oo qeyb ka ah Koobka Addu unka ee Qadar.

Kursiga keydka waxaa hareereeyay sawir qaadayaal doonaya in ay sawiraan Ronaldo oo aan raali ka aheyn in la fariisiyay, waxayna ahayd markii ugu horreysay ee uu isagoo fyoow ka maqnaado xulka Boortaqiiska oo ciyaaraya tartan weyn tan iyo 2008.

Laakiin dareenka ayaa markiiba u wareegay ficilka garoonka dhexdiisa ka socday, iyadoo 21-sano jirka lagu beddelay booska Ronaldo uu ka faa’ideystay fursadda, waxa uuna qeyb ka noqday ciyaar cajiib ahayd oo ay Boortaqiiska ku hanteen guul 6-1 ah.

Billow Koobka Adduunka ah oo xasuus leh

Markii tababaraha Boortaqiiska Santos uu qaatay go’aanka uu Ronaldo kursiga keydka ugu fariisiyay, ma uusan rajo ka qabin natiijo ka wanaagsan tan uu helay.

Kaliya ma ahan in xulkiisu ay lix gool ka dhaliyeen ciyaartii kala harka ee Koobka Adduunka, balse wiilka da’da yar ee uu ku nasiibsaday ayaa saddex gool dhaliyay habeenkii ugu weynaa ee xirfaddiisa.

Ramos

XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

Isagoo jira 21 sano iyo 169 maalmood, Ramos waa ciyaaryahankii ugu da'da yaraa ee sadd exleey ka dhaliya Koob ka Adduunka tan iyo 1962-kii, markaas oo uu sidaasoo kale same eyay Florian Albert.

Weeraryahanka kooxda Benfica ayaa 17 daqiiqo markii uu garoonka ku jiray helay kubbad uu si wanaagsan u qaatay, waxa uuna shabaqa u daba mariyay gool hayaha Switzerland, Yann Sommer.

Wax yar ka dib markii laga soo noqday nasashada qeybta koowaad ee ciyaarta ayuu gool kale ku hubsaday shabaqa, isagoo ka miro dhaliyay laad uu ka helay Diogo Dalot, sidaasna waxa uu uga dhigay 3-0.

Laad kale ayuu ka helay Raphael Guerreiro, waxa uuna Ramos xaqiijiyay seddexleeydiisa cajiibka ah, isagoo kubadda si layaab leh uga dul qaaday gool haye Sommer. Waa saddexleydii ugu horreysay ee laga dhaliyo Koobka Adduunka ee 2022.

Inkastoo la bixiyay daqiiqaddii 74-aad, waxa uu ciyaarta ku soo gabag abeeyay isagoo tuuray darbooyinkii ugu badnaa (Lix), darbooyinka uu goo sha ku beegay (shan).

Markii Ramos la bedelay, goolhayihii hore ee England Robert Green ayaa u sheegay BBC Radio 5 Live: "Taasi waxay ahayd ciyaar cajiib ah oo uu soo bandhigay Goncalo Ramos. Waa bandhiggii ugu fiicnaa ee la arko ilaa inta uu socday Koobka Adduunka”.

Waa kuma Ramos?

Goncalo Ramos

XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

Ronaldo weli wax gool ah uma dhalin Boortaqiiska lix kulan oo kala har ah oo ay ciyaareen halka Ramos uu dhaliyay saddex gool ilaa hadda.

Ramos, oo ku soo baxay tababarka da’ yarta kooxda Benfica, ayaa wadar ahaan u ciyaaray Portugal kaliya 33 daqiiqo seddex kulan oo uu u saftay dal kiisa ka hor inta uusan wajihin Switz erland. Hal gool ayuu ku dhaliyay ciyaar saaxiibtinimo oo 23-daqiiqo u uku jiray markii ay la kulmeen Nig eria bishii November, ka hor inta uus an laba daqiiqo iyo sideed daqiiqo ka ka helin labadii kulan ee guruub-yada ee Ghana iyo Uruguay.Ka dib waxa uu ahaa beddel aan la isticm aalin ciyaartii Boortaqiiska oo horey u soo baxday ay guul darro kala kulmeen South Korea.

Si kastaba ha ahaatee, marka la eego bilawgiisii ​​​​ugu horeysay ee heer caalami ee heerka kala haritaanka ee Koobka Adduunka, wuxuu soo bandhi gay qaab ciyaareed muujinaya inuu waxyaabaha noocan ah dhowr sano ku sameynayay tababarka.

Isagoo dhaliyay 14 gool iyo lix caawin 21 kulan oo uu u saftay Benfica xilli ciyaareedkan - oo ay ku jiraan toddobo gool lixdii kulan ee ugu dan beysay ee horyaalka - Ramos hubaal ma ah an ciyaaryahan ay kal sooni ku yar tahay waqtigan.

Laakiin mar walba waxa uu ka fikirayay sida uu noqon doono kulankiisa ugu horreeya ee la billowdo ciyaar qeyb ka ah Koobka Adduunka. Hadda wuu helay jawaab ku filan.

Waa ciyaaryahankii ugu horreeyay ee saddexley ka dhaliya kulankiisa ugu horreeya ee Koobka Adduunka tan iyo markii uu sidaas sameeyay Miroslav Klose oo Jarmal ah, kaasoo ahaa gooldhaliyaha ugu sarreeya taariikhda Koobka Adduunka ee ragga, 2002.

Sidoo kale Ramos waa gooldhaliyaha labaad ee ugu da’da yar Portugal taariikhda Koobka Adduunka, ka dib Ronaldo oo sidaas sameeyay sanadkii 2006.

Bandiggan cajiibka ah ka dib waxa uu dareemi doonaa inuu sameeyay wax walba oo uu awoodo si uu u xaqiijisto booskiisa wareega 8da ee ay ku ballansan yihiin xulka Morocco.

MUXUU SAMEYNAYAA RONALDO?

Ronaldo

XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

Ramos oo wax laga waydiiyay Ronaldo dh ammaadkii ciyaarta ay aa yiri: "Cristiano Ron aldo wax a uu ila hadlaa aniga iyo qof kasta oo kooxda ka tirsan, waa hoga amiyahayagii waxana uu mar wal ba isku dayaa in uu i caawiyo”.

Mar walba waa la ogaa in uu war weyn noqon doono waxa dhaca marka uu hakad galo taxanaha kulamada isku xiga ee uu weer aryahankii hore ee kooxaha Real Madrid, Juventus iyo Manchester United u safanayay xulkiisa qaranka ee Boortaqiiska.

Marka la eego saamaynta Ramos, ma jiri karto dammaanad qaad ah in Ronaldo 00 37 jir ah uu dib u soo ceshan doono booskiisa marka la gaaro kulanka Morocco ee dhici doona Sabtida.

Tababaraha Boortaqiiska Santos ayaa sheegay in uusan runtii jecleysan falcelinta uu sameeyay Ronaldo markii la beddelay daqiiqaddii 65-aad ee kulankii ay guul darrada kala kulmeen South Korea ciyaartii ugu dambeysay ee heerka guruub-yada, taasoo lala barbar dhigay sida uu si lama filaan ah ugu dhammaaday waqtigiisii ​​Manchester United bishii hore.

Laacibka shanta jeer ku guuleystay abaal-marinta Ballon d’Or ayaa beeniyay inuu si toos ah ugu xanaaqay tababarihiisa, balse wuxuu kursiga keydka isku arkay kulankii Switzerland.

Isagoo noqday ninkii ugu horeeyay ee gool ka dhaliya shan tartan oo Koobka Adduunka ah horaantii tartanka, qaab ciyaareedka kooxdan ee mararka qaar liita ayaa laga yaabaa inuu ku khasbo Ronaldo inuu aqbalo door aan ahayn kii uu rabay.

Weeraryahankii hore ee England Ian Wright oo la hadlayay ITV, ayaa yiri: "Tani waa koox si fudud ku socon karta waddada oo dhan, Ronaldo ayaana wali wax ku biirin kara."Haddii uu si fiican isu dejiyo, wuxuu nasiib u yeelan karaa inuu u dhaliyo goolka guusha ee ciyaarta kama dambeysta ah."

.XIGASHO:-BBC



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip