Madaxweyne Saadaaliyay Natiijadii Iyo Cidda Goolasha Dhalineysa Kulankii France Iyo Poland, Balan Qaadna Wuu Sameeyay

0
Monday December 05, 2022 - 11:57:12 in Wararka by
  • Visits: 519
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Saadaaliyay Natiijadii Iyo Cidda Goolasha Dhalineysa Kulankii France Iyo Poland, Balan Qaadna Wuu Sameeyay

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Wareysi uu siiyay wargeyska Le Parisien Sabtidii, madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa saadaaliyay in France ku guuleysaneyso kulankii wareegga 16-ka Koobka Adduunka ee Poland, waxaana uu xusay inuu si joogto ah ula hadlo tababare Didier Deschamps inta uu socdo tartanka.

Macron, oo tilmaamay inuu u safri doono Qatar haddii xulka Faransiiska ay gaaraan semi-finalka, ayaa sheegay inuu rumeysan yahay in Deschamps iyo wiilashiisa ay u soo bixi doonaan wareega 4-ta da ka dib markii ay 3-1 kaga badiyeen Poland.

Macron wuxuu yiri: "Lewandowski wuxuu dhalin doonaa gool, si la mid ah Mbappe ama Giroud goolal ay dhalinayaan labaad taariikh in ay dhigaan ayay rabaan”.

Sedexdaas gool ee France waxaa laba dhaliyay Kylan halna Giroud xilli goolka kaliya ee Poland uu saxiixay Lewandowski .





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip