HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 1-DA DICEMBAR 2022-KA

0
Thursday December 01, 2022 - 08:29:25 in Wararka by
  • Visits: 382
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 1-DA DICEMBAR 2022-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Wasiirka socday Dowladda Ingiriiska

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada dalka kulan kula qaatay Wasiirka Horumarinta iyo Arrimaha Afrika ee Dowladda Ingiriiska, An drew Mitchell ayaa kala hadl ay xoojinta xiriirka labada dal iyo taageerada muhiimka ah ee Dowladda Ingiriisku ay siiso Somaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Wa siirka la wadaagay guulaha dowladda iyo sha cabka Soomaaliyeed ay ka xaqiijiyeen dib u xor eynta dalka, horumarinta dhaqaalaha iyo dowl ad dhiska ayaa xusay dadaalka xoogan ee do wladdu ay ku bixinayso xaqiijinta Somaliya oo xor ah, ammaan ah, isku filan, isla-markaana ka faa’iideysata fursadaha horumarineed ee caal amaiga ah.

Dhankiisa, Wasiirka Horumarinta iyo Arrima ha Afrika ee Ingiriiska oo bogaadiyay guulaha Dowladda Soomaaliyeed ay ka gaartay dagaal ka argagixisada iyo barnaamijka dayn-cafinta ayaa sheegay in Dowladda UK ay door weyn ka qaadan doonto gurmadka abaaraha iyo fudu deynta in Somaliya ay hesho mashaariicaha hor umarineed iyo kuwa lagula tacaalayo saamay nta is bedelka cimilada, isaga oo muujiyay sida ay uga go’antahay adkeynta taageerada saaxii btinimo iyo xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya labada dowladood.

RW Xamse” Waa sii socon doonaan howlga llada ka dhanka ah Al-Shabaab”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaal ka Soomaaliya Hamza Abdi Barre ayaa guddo omiyey shir looga hadlayay xasillinta deegaann ada laga saaray Al-Shabaab & sidii loo gaarsiin lahaa adeegyada dowladda ee muhiimka ah.

Wasaaradaha kulanka ka qeyb galay ayaa soo bandhigay qor shooda ku aaddan adeegyada ay u baahan yihiin bulshada deegaannada la xoreeyey, sida caafimaadka, waxbarashada, garsoorka, sugidda amniga iyo dib-u-heshiisiin ta, maadaama Al-Shabaab muddo badan cuna qabateyn ku heysay, kana hortaagnayd adeegy adii dowladda.

Ra’iisul Wasaare Xamse oo tilmaamay ahmi yadda ay xukuumaddiisu siineyso gaarsiinta adeeggii dowladda goobaha la xoreeyey, ayaa faray wasaaradaha ku shaqada leh in si deg-deg ah dhulka la xoreeyey looga hirgeliyo ade egyada asaasiga ah.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa xusay in dowlad du ay sii wadi doonto dagaalka socda ilaa inta dalka oo dhan laga saarayo Al-Shabaab, si loo adkeeyo amniga guud ee dalka loogna hortago weerarada ay gestaan Al-Shabaab.

Guddmomiye Aadan Madoobe "Xeer Khilaaf san Diinta Islaamka Lama Horkeeni Karo Baarlamaanka”

Waxaa goor dhow furmay kulanka wadajirka ah ee labada Gole ee Baarlamaanka Jamhuuriy adda Federaalka Soomaaliya,kaasi oo manta lo oga hadlayo ajandayaal dhowr ah, waxaana ka qayb galaya Xildhibaanno ka tirsan Golaha Sha cabka iyo Aqalka sare. Kulanka maanta oo dha waan baaqday kadib weerarkii Villa Rose ayaa waxaa uu qabsoomay maanta oo Taariikhdu tahay 30 Bisha. Kulanka waxaa maanta si gaar ah diiradda loogu saarayaa Qaybinta iyo Akhr inta 1aad ee Miisaaniyadda Qaranka ee sann adka 2023-ka.Guddmomiyaha Golaha Shacab ka Aadan madob e oo ka hadlay ay kulanka maanta ayaa sheegay in aa la Baarlamaan ka la kor ke eni karin Xeerarka kasoo hor jeeda diinta islaa mka.

"Xeer khilaafsan Diinta Islaamka lama horkeeni karo baarlamaanka” ayuu yiri Gudoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Madoob

Wasiir Muqtaar Rooboow oo Safiirka Norway kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrim aha Diinta Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Dowla dda Norway oo uu hogaaminyay Safiirka Dowl adda Norway ee Soomaaliya Danjire Haakon Svane ayna wehlinayeen Ergeyga gaarka ah Dowladda Norway uqaabilsan Arrimaha Soom aliya Heidi Johansen iyo Mr. Ole Lindeman Safii rkii hore dowladda Norway ee dalka Afghani stan.

Kulanka ayaa diirada lagu saaray xoojinta iyo sare uqaadida iskaashiga Dowladda Soom aaliya iyo Dowladda Norway gaar ahaan dhina cyada la dagaalanka Al-Shabaab iyo Arrimo kale oo ku saabsan xaaladda Soomaaliya.

Wasiir Sheekh Mukhtaar ayaa wafdiga ka socday Dowladda Norway uga warbixiyay sida ay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS ugu howlan tahay tiir kamid ah tiirarka ugu muhiimsan Xukuumadda ee la xiriira la dagaal anka Al-Shabaab.

"Wasaaraddan waxay utaagan tahay ilaalin ta qiyamka islaamiga, kaas oo na faraya cirib tirka afkaaraha Al-Shabaab kaga beensheega an Diinteena Xaniifka ah, kuna baneeysteen dhi iga shacabka Soomaaliyeed, waxaan rabnaa in aan gaarsiino shacabka Soomaaliyeed Sooma aliya oo nabad ah, ka maran cagajuleyn iyo cab sigelintooda ayuu yiri” Wasiirka.

Wasiirka oo sii hadlayay ayaa yiri: ” Anagoo raaceynta jiheynta Madaxda Qaranka Wasaaraddu waxay dhamaan goboloda dalka ka howlgelinaysaa Ducaad dadka ubayaanisa Diinteena Xaniifka ah, kuna hagta dhabaha too san ee ay jidaysay Diinteena Islaamka”.

"Hadafkeenu waa in dalkan laga ciribtiro Al-Shabaab feker ahaan iyo ciidan ahaanba, waa na sababta ay Xukuumaddu uqaaday Howgalo iskudubaridan oo cadowga dhankasta loogu naafeynayo”.

"Waxaan rabnaa in aan badbaadino dhal iyar ada lagu marin habaabiyay afkaarta qaldan ee ku dhisan dilka, isdilka iyo kaligii muslinima da, kuna hagno Nabada, walaaltinimada iyo isje ceylka Islaamka, si ay uga soo laabtaan”.

Safiirka iyo wafdigiisa ayaa Wasiirka uga ma hadceliyey qaabilaadiisa iyo kuna amaanay howlaha uqabsoomay Wasaaradda intii uu joog ay gaar ahaan qabashada shirweynihii Culima da Soomaaliyeed 24-29 Okotobar ee sanadkan, waxayna sheegeen in Dowladda Norway ayna garab taagan tahay shacabka iyo Dowladda So omaaliyeed dadaal weyna ka geysanayso ho wlaha Hortabinta u leh Dowladda Soomaaliya gaar ahaan dadaalada ay wado Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS ee ku aadan ciribtirka fekerka Xagjirka ah.

NISA Oo Baydhabo Ku Xirtay Wariyayaal Saf ar Usoo Ahaa Magaalada Muqdisho.

Ciidamada Nabad Sugida ee maamulka Ko ofur Galbeed ayaa saaka magaalada Baydhabo ku xiray saddex suxufi oo maalmihii la soo dhaa fay arrimo shaqo u joogay xarunta gobolka Baay.

Suxufiyiinta xabsiga loo taxaabay ayaa kala ah; Weriye Mohamed Ibrahim Bulbul

oo ah Xoghayaha Xuquuqda Aadanaha SJS; Hanad Ali Guled oo ah Xoghayaha Tababarra da SJS; iyo tababare saxaafadeed Maxamed Bishaar.

Lama oga sababta rasmiga ah ee ka danbey sa xariga wariyayaashan, iyadoo laga qabtay garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo xili ay safar usoo ahaayeen magaalada Muqdi sho, waxaana lagu qaatay gaari Cabdi Bile ah oo dusha ka furan.

Ururka Suxufitiinta ee SJS oo xaqiijiyay xari gga wariyayaashan ayaa maamulka Koofur Gal beed ka dalbaday iney si shuruud la’aan ah ku sii daayaan wariyayaashan.

"SJS waxay cambaareyneysaa falkan sharci darrada ah ee ka dhacay garoonka Baydhabo saaka ee lagu beegsaday hawl-wadeennada So mali Journalists Syndicate – SJS. Waxaan dalb aneynaa in si deg deg ah oo shuruud la’aan ah lagu siidaayo saddexda hawl-wadeen ee sharci darrada ku xiran” ayaa lagu yiri qoraalka SJS.NISA oo Baydhabo ku xirtay wariyayaal safar usoo ahaa magaalada Muqdisho

Soomaaliya oo taageero ka codsatay Caalamka

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha So omaaliya u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaa raha Cabdirahman abdishakur Warsame, ayaa waddanka Switzerland kaga qaybgalay furrit aanka kalfadhiga 113-aad ee golaha IOM.

Kalfadhigaan ayaa inta uu socdo waxaa diirr ada lagu saari doonaa isbeddelka cimilada, haq ab-beelka cuntada iyo barakaca oo saameyn weyn kuleh dadkeenna Soomaaliyeed ee ay abaaruhu saameeyeen.

Md. Abdirahman Abdishakur Warsame oo ka ha dlay madasha furritaanka kalfadhiga IOM ayaa ka codsaday deeq bixiyaasha caalamiga ah in laga taageero Soomaaliya la qabsiga isbeddel ka cimiladda iyo dhicitaankiisa intaba


Jacfar oo dib u soo abaabulay duulaan cul us safar dhulka ahna Hiiraan ku tegay

Xildhibaan Maxamed Abuukar Jacfar oo ho ggaaminaya ciidan xoog leh ayaa safar dhulka ah uga baxay magaalada Muqdisho, isagoo maanta gaaray degaanka Tardo ee gobolka Hiir aan.

Xildhibaan Jacfar ayaa dib u soo abaabulay howlgalkii dha waan fashilmay ee xoreynta deegaanada beeshiisa oo W abxo iyo Ceelbuur ay ugu hor eeyaan.

Kolonyada uu hoggaaminayo Xildhibaan Jacfar waxaa maanta gobolka Sh/Dhexe ka sii raacay guddoomiyaha gobolkaas Axmed Faal, waxayna degaanka Tardo ee gobolka Hiiraan ugu tageen oo ku soo dhaweeyey guddoomiye Cali Jeyte.

Kulanka maanta Tardo ka dhacay oo mu hiim u ahaa howlgalka ciribtirka Al-Shabaab ee ka socda HirShabeelle, waxaana diiradda lagu saaray sidii maamullada labada gobol ay adee gyada bulshada u gaarsii lahaayeen deegaana da laga xoreeyey kooxda, isla markaana inta dhiman loo xoreyn lahaa.

Safarkaan dhulka ah ayaa suurta galay ka dib markii Al-Shabaab laga xoreeyey inta badan gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe ee Hir Shabeelle.

Haatan Xildhibaan Jacfar ayaa doonaya in koonfurta ilaa bariga gobolka Galgaduud uu ka xoreeyo kooxda, halkaas oo beeshiisu ay degto, wuxuuna hoggaaminayaa ciidan xoog leh, masuuliyiin iyo saraakiil ciidan oo duulaan ka qeyb ka ah.

"Waxaan maalmaha soo socda wax ka xorey doonaa degmada Aadan-yabaal, kadibna waan ka sii gudbeynaa,” ayuu yiri Xildhibaan Jacfar oo dadka deegaanka ugu baaqay inay kacaan oo fursadaan ay ka faa’iideystaan.

Ururada siyaasada Puntland oo sharuud ku xiray ka qeyb galka doorashooyinka dowla daha hoose

Ururada siyaasada Puntland ayaa sheegay inay diyaar u yihiin ka qeyb galka doorash ooyinka soo socda Puntland, balse waxay ku xir een sharuudo ka horreeya doorashada oo ha ddii aan la fulin aysan qeyb ka ahayn.

Ururada siyaasada waxay dalbadeen in la dhameystiro xubnaha maxkamadda dastuuriga iyo in deegaannada doorashadu aysan ka dhici karin laga gaaro heshiis siyaasadeed ka hor inta aysan billaaaban diiwaan galinta.

Sidoo kale, ururada siyaasada ayaa dalbaday in la dhimo tirada xildhibaannada golaha deegaan ka ee degmooyinka Puntland iyo sidoo kale in ururada mucaraadku ay qeyb ka helaan da khliga maamulka iyo taageerada laga helo deeq bixiyaasha caalamka.

Qodobada kasoo baxay ururada siyaasada Puntland, waxay caqabad ku noqon karaan qor shaha madaxweyne Deni oo doonaya inuu waqti hore qabto doorashada dowladaha ho ose.Ururka muxaafidka ah ee madaxweyne Deni uu guddoomiyaha ka yahay oo la yiraahdo Kaah kama qeyb galin shirkan.

Ciidamo la kala dhex-dhigay maleeshiyaad kii ku dagaalamay Shabeellaha Dhexe

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta Ciidano xoogan oo ka socda kuwa sida gaarka ah u tababaran ee kumaandooska Gorgor waxaa ay geysay degaannadii labada maleeshiyo Beeleed ay ku dagaalameen ee ho ostaga degmada Cadalle ee Gobolka Shabeel laha Dhexe gaar ahaan degaanka Cadow-uul ee Gobolkaas.

Ciidamadaan oo ay hogga aminayaan Taliyaha Ciidama da Booliska Hir-Shabeelle iyo Imaamka Mudolood ayaa halkaasi ka bilaabaya xaqi ijinta amniga degaannadii lagu dagaalamay iyo inay ka hortagaan dadka isbaarooyinka dhigta degaannada Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Markii Maanta Ciidamada la geeyay degaanna dii lagu dagaalamay ee hoostaga degmada Cad alle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa wa xaa dib loo howlgeliyay baraagadihii Biyaha oo maalmahaan xirnaa, kuwaas oo qaarkood uu dagaalka ka billaawday, waxaana si caadi ah u cabayay Xoolaha qoysaska Beelihii dagaalam ay.

Taliyaha Ciidamada Booliska Hir-Shabeelle Korneyl Xasan Dhicisoow ayaa sheegay in Cii damada gorgor ee la geeyay degaannadii lagu dagaalamay looga baahan yahay inay gutaan waajibaadkooda amni,isla markaana ay si wan aasan ula Shaqeeyaan dadka degaanka.

Imaamka Beesha Mudlood Imaam Daahir ay aa dankiisa sheegay in xilligaan laga gudbay waqtigii Colaadaha loona baahan yahay sidii loo xoojin lahaa Nabadda, isaga oo u mahad celiyay Madaxweynaha Soomaliya Xasan She ekh Maxamuud & Madaxweynaha Hir-Shabe elle Cali Guudlaawe Xuseen oo qeyb weyn ka qaatay xal ka gaarista colaad beeleedyada.

Ciidanka ATMIS oo dhallinyaro dilay iyo kac doon shacab oo ka dhashay

Shacabka degaanka Ceelasha Biyaha dule edka magaalada Muqdisho ayaa galabta ku ban ana-baxay kolonyo gaadiid ah oo ciidanka ATM IS ay wateen, kuwaas oo dilay laba wiil oo dhal inyaro ah.

Baraha bulshada ayaa aad loogu faafiyey muuqaal muujinaya dad shacabka ooh or istaagay ciidan ka ATMIS, isla markaana tuuryey naya, kadib markii ay ciidanka ATMIS gaadiid kooda jiirsiiyeen laba wiil oo dhalinyaro ah.

Labada wiil ee gaadiidka AMISOM ay dileen ayaa deegaanaa Ceelasha Biyaha, waxaana dhaawac u dhintay mid gooabah caafimaadka loola cararay, halka wiilkii kale uu goobta ku ge eriyooday.

Cabdiraxmaan Faarax Fiidow oo ahaa wiil ganacsade ah ayaa magaciisa laga xusay dhali nyaradaas labada ah ee galabta ay dileen ciid anka ATMIS, wuxuuna Cabdiraxmaan goob ganacsi ku lahaa deegaanka.

Ciidanka oo goobta ka baxsa raba ayaa waxaa hor-istaagay dadka shacabka ah, iyagoo ku banana-baxay, dhagaxna la dhacay gaadi idka ciidanka wiilasha jiiray ee ATMIS, waxaana la sheegay in goor dambe ay ku soo baxeen cii damo boolis ah.Wiilashaan ayaa gaadiidka la jiir siiyey xilli ay dhinaca kale u goynayeen laamiga isku xira Muqdisho iyo Afgooye ee dhex-mara degaanka Ceelasha Biyaha.

Safiyo Xasan Sheekh Cali oo xil ka qaadis lagu sameeyey iyo sababta ka dambeysaSafiyo Xasan Sheekh Cali oo xil ka qaadis lagu sam eeyey iyo sababta ka dambeysa

Maxkamad kutaala Maraykanka oo xabsi 26 sano ah ku riday nin Soomaali oo xaaskiisa dilay

Nin Soomaali ah oo lagu helay inuu xaaski isa ku dilay magaalada Cleveland Heights ee gobolka California ayaa lagu xukumay 26 sano oo xabsi ah.

Maxamed Abidaaziz Keerow oo 48 jir ah ayay xeer beegtida San Diego ku xukuntay hor aantii sanadkan dil darajada 1-aad ah, isagoo loo haystay geeridii Muna Salaad Kuru oo 36 jir ahayd.

Dilkeeda oo dhacay sannadkii 2019, ayaa Walaasheed Aamina Salaad Kuru waxay markii Meydka walaasheed la helay ku eedeysay in uu ka dambeeyay Nin kii qabay Muna.

Maalmo ka dib dhi mas hadeeda, Waa xda Bilayska San Diego ayaa Kerow u aqoonsaday inuu yahay tuhmanaha dilka xa askiisa, waxaana warsaxaafadeed Boolisku uu soo saaray ku sheegay inuu baxsaday lana raa dinayo dilkeeda.

Kerow ayaa laba toddobaad ka dib lagu xi ray dalka Panama, halkaas oo uu baxsad ku ta gay. Muna Salaad Kuru waxay ahayd Gana csato lahayd xarun maalintii lagu haayo carruur ta oo ku taalla magaalladda San diego ee dalka Maraykanka.

Madaxweyne Mustafe Cagjar " Inaan xilka baneeyo ama la iga qaado haba yaraatee wax dhib ah iguma hayso"

Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaal ida Mustafe cagjar oo Waraysi siiyay Warbaah inta Gaylan Media ayaa wax laga waydiiyay bal inuu dhib u arko iyo in kale haddii maanta xilka laga qaado ama uu isagu iskii xilka u baneeyo, isagoo sheegay in haba yaraatee uusan wax dhib ah u arkin haddii xilka laga qaado ama isa gu baneeyo.

" In la i badali karo dareen ah ay aan qabaa waayo Xisbi iyo dow lad ayaan ka tirsanahay dowlad dii shalay xilka ii dhiibtay maanta way iga qaadi kartaa dhibna uma arko taas, balse aniga waxaa dhib igu haya in wixii degaanka Soomaalida ka jiri jiray ee dhib aato ahaa uusan soo noqon". ayuu yiri Madax weyne Mustafe Cagjar.

Waxa kale oo uu sheegay in uusan ka baq ayn in la xiro marka xilka laga qaado sidii horey u gu dhici jirtay inta badan madaxdii isaga ka horreysay oo badanaa markii xilka madaxtinima da laga qaado la xiri jiray isagoo taa ka hadlaya Madaxweyne Mustafe Cagjar waxa uu yiri " Ha ddaan mutaysto Xarig kama duwani dadka laa kiin ma qabo cabsi ah maadaama Madaxweyn ihii kaa horreeyay la xidhay adna waa lagu xiri".

Madaxweynaha ayaa xusay in markii uu xil ka madaxtinimada imaanayay ay dhib ku hay say in uu xilka ka tago isagoo wakhtigaa aan waxba ka qaban dhibaatadii xilligaa jirtay oo ahayd wakhrigii kala guurka, balse hadda aysan dhib ku hayn inuu xilka ka tago maadaama uu wax badan xukuumaddiisu ka qabatay dhinacya da kala duwan ee Nabadgalyada, Horumarka iyo kaabayaasha dhaqaale waa siduu hadalka u dhigay Madaxweynaha dowlad degaanka Soo maalida Mustafe Cagjar.

Bulshada maqal koodu xadidanyahay ee Somaliland oo mudaharaad iskugu soo baxay

Qaar kamid ah bulshada maqalkoodu xadi dantahay ee Somaliland, ayaa mudaharaad ka dhigay golaha wakiilada hortiisa, kadib markii miisaaniyada 2023 uu goluhu ka reebay.

Mudaharaadayaasha oo sitay waraaqo ay ku qo ranyihiin "Madaxweyne ha saxeexin miisan iyada 2023", ayaa dalbanaya in lac ag loogu daro mii saaniyada 2023 oo goluhu shalay ansix iyay isla ma rkaana laga reebay, sida uu mid ka mid ahi war baahinta u sheegay.

"Waxaanu nahay ururka dhagoolayaasha Ja mhuuriyada Somaliland, waxaanu halkan u taag anahay in aanu helno xaqayagii, mudaharaadku halkan ayuu ka bilowday golaha wakiilada hor tiisa, gobolada kalena wuu ka socdaa, waxaanu halkan u nimid sidii aanu u heli lahayn xuquuq dayadii miisaaniyadeed" ayuu yidhi.

Waxa uu intaa raaciyay in baarlamaanku aanu ka qaybgalin miisaaniyada sannadkii 3aad oo xidhiidha, isla markaana loo sheegay in bul shada kale ee naafada ahi matalayaan.

"Baarlamaanka waxaanu usoo gudbinay mii saaniyadii bulshadeena, iyo guddida dhaqaala ha, lakiin maalintii la ansixinayay way naga reeb een, waa sannadkii 3aad ee ay sidaa soo kale nooga reebaan, waxay noo sheegeen in ay na matalayaan dad curyaamiin ah oo ay saamigay agii sida ku qaataan" ayuu yidhi.

Bulshada maqalka naafada ka ah, ayaa xi dhay wadada u dhaxaysa madaxtooyada iyo ba arlamaanka Somaliland, waxayna dhigeen ban naanbax nabadgalyo dhigay.

Kiiska Axmed Rashiid oo yeeshay weji cusub

Axmed Rashiid oo ka tirsan ciidamada am maanka ee Kenya ayaa maxkamadda Milimani ee magaalada Nairobi ka codsaday in kiiskiisa dib u eegis lagu sameeyo, isagoo ku dooday in dacwadda ka dhanka ah ay ku hoos duugan yihiin dano gaar ah.

Hay’adda dusha kala socota booliska Kenya (IPOA) iyo xafiiska dacwadda oogaha g uud ayaa todobaadkii hore dalbaday in Axmed Rashiid uu hortago maxkamadda 8-da December, si uu uga jawaabo dacwadda loo haysto oo ah in March 2017 uu suuqa Islii ku toogtay labo wiil oo dhalinyaro ah.

Askariga ayaa ku doodaya in wiilasha oo la gu kala magacaabi jiray Maxamed Khadar iyo Jamal Maxamed ay kamid ahaayeen koox dhac ka geysan jirtay xaafadda Islii, isla maalintaa sna ay dhacayeen dukaamo ku yaalla dabaqa Amal Plaza ee Islii.

"Burcadda oo tiro ahaan gaaraysay toddobo ayaa rasaas ku furay ciidanka amniga iyo dadkii meesha ku sugnaa. Mid kamid ah burcaddaas ayaa watay qori la farsameeyay, waxaana lagu dilay is rasaaseyn dhexmartay isaga iyo boolis ka,” ayaa lagu sheegay codsiga uu Axmed Ra shiid u gudbiyay maxkamadda.

Muuqaal la sheegay in laga duubay dhacd adaas ayaa u muuqda Axmed oo si bareer ah u tooganaya labada wiil ee Maxamed iyo Jamaal.

Barnaamij ay BBC qeybteeda Africa Eye ka diy aarisay Axmed Rashiid oo la baahiyay Septem ber 2018, ayaa waxa uu ku sheegay in kooxdi isa oo loo yaqaano "Pangani 6” ay baacsadaan burcadda isla markaana ay "ku dedaalaan inay gacanta ku dhigaan noolal iyo geeri ba”.

Mar wax laga waydiiyay labada wiil ee loo ha ysto dilkooda ayuu sheegay inay ka tirsanaaye en koox burcad ah oo Islii looga yaqaan "Super Power”, isla markaana uu Maxamed Khadar is ku soo sawiray jaakad uu lahaa askari ay saaxi ibo ahaayeen Axmed Rashiid oo la tuhunsan yahay inay dileen kooxdaas burcadda ah.

Amniga Islii

Qeyb kamid ah shacabka ku nool xaafadda Islii ayaa ku ammaanay Axmed Rashiid inuu si wanaagsan wax uga qabtay amni darrada jirtay, gaar ahaan xilliyada habeenka.

Waxa ay ku doodeen in baacsiga kooxda Super Power uu horseeday inay yaraadaan we erarrada ay fulin jireen dhallinyaradaas u badan Soomaalida ee adeegsada toorida iyo hubka kale. Hase yeeshee dad uu kamid yahay ninka dhalay Maxamed Khadar ayaa aaminsan in ha lkii laga toogan lahaa la tuhunsanayaasha, ay wanaagsan tahay in la mariyo hannaanka sharc iga waddanka oo la horgeeyo maxkamadaha dalka.

Hay’adaha xuquuqda aadanaha, gaar ahaan Amnesty International ayaa warbixinno hore oo ay qoreen ku sheegay in Kenya ay ku badan yih iin dilalka sharciga ka baxsan ee ay geystaan laamaha amniga.

Xukuumadda cusub ee Madaxweyne Ruto ayaa wacad ku martay inay wax ka qaban doon to arrinkaas, waxaana bishii October ay dowlad da kala dirtay unug loo yaqaanay Special Servic es Unit oo lagu eedeeyay inay dileen dad shac ab ah oo ay kamid yihiin laba muwaadin oo u dhashay Hindiya.ISHA:- BBC

Maraykanka Oo Ansixisay In Dalka Qatar La ga Iibiyo Hub Gaaraya Illaa 1 Bilyan Oo Doollar

Dawladda Maraykanka ayaa ansixisay in dalka Qatar laga iibiyo hub gaadhaya illaa $1 bil yan oo dollar, waxaana arrintan la shaaciyey intii lagu guda-jiday wakhtiga nasashada ee ciy aarta koobka adduunka ee dhex martay xulalka Maraykanka iyo Iran, taas oo ku soo dhamaatay in xulka Maraykanku uu hal gool kaga badiyo xulka Iran.

Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Maraykanka ayaa ku dhawaaqday inay saxiixday heshiis hub lagaga iibinayo dalka Qatar, taas oo ay ku jiraan illaa 10 kamida hannaanka difaaca ee diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, iyo hub kala duwan.

Qatar iyo dalalka kale ee ku yaalla Gacanka Carabta ayaa daandaansi kala kulma dalka Iran iyo xulafadeeda.

Qoraal ay soo saartay wasaaradda arrimaha debedda ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in heshiiskan iibka Hubku inuu taageerayo "siyaasadda arrimaha debedda iyo amniga qaranka ee Maraykanka, iyada oo gacan ka geysanaysa hagaajinta ammaanka dalalka saaxiibka la ah [Maraykanka], waxaana arrintani ay gacan ka geysanaysaa inay ahaadaan awood muhiim u ah xasillonida siyaasadeed iyo horumarka dhaqaalaha ee bariga dhexe”.

Ruushka iyo Shiinaha oo qaaday tallaabo farriin culus u dirtay REER GALBEEDKA

Ciidamada cirka Ruushka iyo Shiinaha ayaa si w adajir ah u sameeyey dhoolatus militari oo ka dhacay gobolka Asia-Pacific, waxaa sidaas maanta sheegtay wasaaradda difaaca Ruush ka. "Ciidamada Cirka Ruushka iyo Ciidamada Cirka ee Ciidamada Xoreynta Shacabka Shiin aha ayaa si wadajir ah roondo hawada ah uga sameeyeen gobolka Asia-Pacific,” ayaa lagu yiri bayaan ay soo saartay wasaaradda

Diyaaradaha Ruushka ee gantaallada xam baara ee TU-95 iyo kuwa Shiinaha ee Xian H-6 ayaa dul maray Badda Japan iyo Badda Bariga Shiinaha muddo sideed saac ah, sida lagu she egay bayaanka.

Kadib markii laga go’doomiyey Reer Galbe ed tan iyo duulaankii Ukraine, Putin ayaa raadi yey inuu xoojiyo xiriirka Asia, gaar ahaan Shii naha.

"Markii ugu horreysay taariikhda roondada hawada, diyaaradaha Ruushka waxay soo cago dhigteen Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, halka diyaaradaha Shiinaha ay cago dhigteen dhulka Federaalka Ruushka,”ayey tiri wasarada

Dhoolatusyada ayaa la ful iyay "iyado si adag loo raac ayo sharciga caalamiga ah” kumana "wajahneyn dalal sa ddexaad,” ayaa lagu yiri bayaanka. Moscow ayaa rajaynaysa inay hesho waxay isla wadaagaan Beijing maadaama laba dooduba ay leeyihiin hammi ah inay ka gudba an kala dambeynta caalamka ee Mareykanka uu hoggaamiyo.

Shiinaha ma cambaareyn howlgalka miltari ee Ruushka uu ka wado Ukraine, balse inkasta oo uu kala dhaxeeyo "xiriir aan xadidneyd,” had dana Beijing waa ay diiday in hub siiso Mos cow. Gobolka Asia-Pacific waa mid istaraatiiji u ah Mareykanka, Shiinaha & Ruushka.AFP,VOA

Wasiirada Kenya Oo Mushaarkooda Muddo Hal Bil Ah Ku Deeqay Gurmadka Abaaraha

Wasiirada Kenya ayaa muddo hal bil ah huri doonaa mishaarkooda si ay u garab istaagaan dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira qeybo ka mid ah dalka Kenya.

War saxaafadeed ka soo baxay madaxtoo yada ayaa lagu sheegay in golaha wasiirada ay isku raaceen in dhaqaalaha laga soo uruuriyo dhammaan xubnaha golaha wasiirada ay qeyb ka noqdaan taageerada wax ka qabashada abaaraha dadka Kenyaanka ah ee ay dhibaata du saameysay.

Waxa kale oo war saxaafadeedka lagu she egay in la dhimo qiimaha gallayda oo sarreey sa, waxayna ballan-qaadday in ay suuqa ka taa geeri doonaan beeraleyda goosanaysa dalaggo oda.

Malaayiin qof oo Kenyan ah ayaa xiligan waja haya macluul kuwaas oo u baahan gargaar cun to iyadoo abaar daran ay hadda jirto,

WIILASHA WALAALAHA AH EE TURKIGA U SAMEEYA DIYAARADAHA DAGAALKA BALSE DIIDAY IN AY RUUSHKA KA IIBIYAAN

Haluk iyo Selcuk

Iskahorimaadka Ukraine ayaa ku billowday diyaaradaha uusan duuliyaha saarneyn ee Bayraktar TB2 oo kaalin muhiim ah ka qaatay joojinta hor u socodka dagaalka Ruushka.

Laakiin hadda, waxa ay u muuqataa in Ruushku uu xoogga sa aray adeegsiga diyaaradaha uusan duuliyaha saarneyn ee Iran ay samaysay, kuwaas oo la yirahdo Shahed-136 balse loo yaqaan 'kamikaze'.

Khabiir ku takhasusay diyaaradaha drones-ka oo lagu magac aabo Sarah Kreps, ka tirsan jaamacadda Cornell ayaa tiri:

"Waxaa jiray dareen hore oo ah in diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ay noqon doonaan kuwo go'aamin kara dagaalka."

Bayraktar TB2

Erayga 'is beddelka' ayaa markii ugu horreysay loo adeegsaday diyaaradda aan duuliyaha lahayn ee Bayraktar TB2.

Waxaa lagu qiyaasay 2 milyan oo dollar, waxayna le'eg tahay diy aarad yar oo leh gantaallada gaashaaman.

Laakiin walaalaha u dhashay dalka Turkiga oo la kala yiraahdo Selcuk iyo Haluk Bayraktar oo soo saaray Drons-ka ayaa sheegay inaan laga maarmi doonin in dagaalka loo adeegsado.

"Dabcan, dagaalku waa shay aad u qaraar," ayuu yiri Haluk oo ku sugan xafiiskiisa halkaas oo lagu soo bandhigay boombale ka sa maysan diyaaradda TB2 oo ku xardhan midabka hubka Ukraine.

"Dadku way dhimanayaan, waxaanan jeclaan lahaa inaan u ba ahnayn inaan horumarinno diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee hubaysan.

"Marka lagugu soo qaado weerar culus, waxaad u baahan tah ay inaad naftaada ilaaliso, waxaadna ku samayn kartaa oo kaliya qalabka tignoolajiyada."

Labadan nin ee walaalaha ah waxay xaqiijinayaan inay diyaa radda TB2 ay siiyaan 24 waddan

Diyaaradaha Drones-ka ayaa ka caawiyay Azarbaijan in ay jabiyaan ciidamada gaashaman ee Armenia waxayna dib u qabsa deen dhul ballaaran oo ku yaalla gobolka lagu muransan yahay ee Nagorno-Karabakh sanadkii 2020. Waa markii ay diyaaradahan bilaabeen in ay aqoonsi ballaaran ka helaan meel ka baxsan Turk iga. Shirkaddu waxay xiriir dhow la leedahay ciidamada Turkiga oo ahaa kuwii ugu horreeyay ee iibsada.

Ciidamada ayaa u adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn si ay ku beegsadaan maleeshiyaadka Kurdiyiinta ee ku sugan gudaha iyo dibadda.

Labadan nin ee walaalaha ah waxay xaqiijiyeen inay diyaaradda TB2 siinayaan 24 waddan.

Tani waxay la xiriirtaa aragtida Madaxweyne Erdogan ee ah in Turkiga laga dhigo dal weyn oo laga iibsado diyaaradaha aan duu liyaha lahayn ee Bariga Dhexe iyo Afrika iyo sidoo kale Bartamaha Aasiya.Waxaan weydiinnay Haluk in shirkaddiisu ay wax shuruud ah ku xirto adeegsiga diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, sida u adeegista dadka rayidka ah.

Waxa uu sheegay in mas’uuliyiinta Turkiga ay bixiyaan shatiga dhoofinta, ayna dejiyaan shuruuc ay ka mid yihiin in tignoolajiyada aan loo adeegsan karin xadgudub ka dhan ah xuquuqda aad anaha.

"Bayrkar waxaa ay la shaqeeyaan dawladaha oo kaliya," ayuu raaciyay. "Tignoolajiyada noocan oo kale ah waxaa laga iibiyaa hay'adaha dowliga ah ee dalalka. Lagama iibiyo hay'adaha rayid ka."

Iib ma ahan

Xiriirka shirkadda ay Ukraine la leedahay waa mid soo jireen ah. Haluk waxa uu sheegay in qandaraaska ay kala saxiixdeen sannadkii 2018-kii ka dib ay bilaabeen inay ka iibiyaan sannadkii 2019-ki.

Haluk Bayraktar waxa uu maamuuska sare ee Ukraine, ka ka helay Madaxweyne Zelensky

Kyiv ayaa ka dalbatay dalal badan diyaaradaha aan duuliyaha laha yn, ayuu raaciyay, balse kaliya Turkiga ayaa oggolaaday inuu keeno.

Waxaan weydiiyay sida uu Ruushku uga jawaabay arrintan maa daama Moscow ay sidoo kale tahay saaxiibka muhiimka ah ee istiraatiijiga ah ee Turkiga.

Jawaabtii ugu horeysay ee Haluk ayaa ah in uu yiraahdo waa shirkad tignoolajiyadeed oo ay tahay Ukraine inay go'aamiso in diyaaradaha aan duuliyaha lahayn loo geeyo.

"Waxaa jira hadallo badan oo been abuur ah oo ka socda wa rbaahinta Ruushka sababtoo ah waxay sheegayaan in nidaamyad ayagu ay burburinayaan difaacooda hawada iyo hubkooda," ayuu yiri.

"Ka warran haddii Moscow ay ku siin lahayd lacag badan, ma ka iibin lahayd iyagana diyaaradaha aan duuliyaha lahayn?" ayaan weydiiyay.

"Lacagtu ma aha waxa ugu muhiimsan. Lacagta iyo alaabta ma ahayn weligood mowduuca ganacsigeenna," ayuu yiri Haluk.

Wax kasta oo lacag ah oo naloo soo bandhigo, arrintan oo kale ma aha mid su'aal la iska weydiinayo, dhammaan waxaan si buuxda u taaeersannahay Ukraine."

Waxaan sidoo kale weyddiyay inuu ku qiimeeyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Iran isaga oo ka eegaya dhinaca injinee rnimada. "Dabcan Drons-ka Bayraktar TB2 waa kuwa ugu fiican adduun ka marka la eego heerka ay gaarsiisan tahay," ayuu yiri.

"Ma baarin qaababka farsamada ee diyaaradda aan duuliyaha lah ayn ee aad sheegtay, laakiin ma jiro hab kale oo aan duuliyaha lah ayn oo adduunka ka jira oo si wanaagsan isugu muujiyay goobaha dagaalka."Poland ayaa noqotay xubintii ugu horeysay ee

Nato ee iibsata TB2 drone ..XIGASHO:-BBC



 

TARTANKA KUBADDA CAGTA KOOBKA ADDUUNKA 2022-KA EE DALKA QADAR NATIIJOOYINKA GUUD EE 20-KA ILAA 29-KA NOVEMBAR 2022 IYO KUWA DHIMAN HALKAAN KA AKHRISO

30/-KA Novembar 2022 GROUP {C}

Poland 0-2 Argentina 22:00

Saudi Arabia 1- 2 Mexico 22:00

GROUP {D} Australia 1-0 Denmark

18:00 Tunisia 1-0 France 18:00

 

 

KULANADA SOO SOCDA WAA KUWAAN:-

DECEMBER 1 ST

GROUP F

Croatia Vs Belgium

18:00

Canada Vs Morocco

18:00

GROUP E

Japan VS Spain

22:00

Costa Rica Vs Germany

22:00

 

 

29-KA Novembar 2022

GROUP {B}

Iran 0 – 1 USA

FULL TIME

Wales 0 – 3 England

FULL TIME

GROUP {A}

Netherlands 2 – 0 Qatar

FULL TIME

Ecuador 1 – 2 Senegal

 

 

NOVEMBER 28 TH GROUP {H}

Portugal 2 – 0 Uruguay

FULL TIME

GROUP {G}

Brazil 1 – 0 Switzerland

FULL TIME

GROUP {H}

Korea Republic 2 – 3 Ghana

FULL TIME

GROUP {G}

Cameroon 3 – 3 Serbia

 

 

NOVEMBER 27 TH GROUP {E}

Spain 1 – 1 Germany

FULL TIME

GROUP {F}

Belgium 0 – 2 Morocco

FULL TIME

Croatia 4 – 1 Canada

FULL TIME

GROUP {E}

Japan 0 – 1 Costa Rica

 

 

NOVEMBER 26 TH GROUP {C}

Argentina 2 – 0 Mexico

FULL TIME

GROUP {D}

France 2 – 1 Denmark

FULL TIME

GROUP {C}

Poland 2 – 0 Saudi Arabia

FULL TIME

GROUP {D}

Tunisia 0 – 1 Australia

 

NOVEMBER 25 TH GROUP {B}

England 0 – 0 USA

FULL TIME

GROUP {A}

Qatar 1 – 3 Senegal

FULL TIME

Netherlands 1 – 1 Ecuador

FULL TIME

GROUP {B}

Wales 0 – 2 Iran 

FULL TIME

NOVEMBER 24 TH GROUP {G}

Brazil 2 – 0 Serbia

FULL TIME

GROUP {H}

Uruguay 0 – 0 Korea Republic

FULL TIME

Portugal 3 – 2 Ghana

FULL TIME

GROUP {G}

Switzerland 1 – 0 Cameroon

FULL TIME

NOVEMBER 23 RD   GROUP {F}

Belgium 1 – 0 Canada

FULL TIME

GROUP E

Germany 1 – 2 Japan

FULL TIME

Spain 7 – 0 Costa Rica

FULL TIME

GROUP {F}

Morocco 0 – 0 Croatia

FULL TIME

NOVEMBER 22 ND GROUP {D}

France 4 – 1 Australia

FULL TIME

GROUP C

Mexico 0 – 0 Poland

FULL TIME

GROUP D

Denmark 0 – 0 Tunisia

FULL TIME

GROUP C

Argentina 1 – 2 Saudi Arabia

FULL TIME

NOVEMBER 21 ST GROUP B

USA 1 – 1 Wales

FULL TIME

GROUP A

Senegal 0 – 2 Netherlands

FULL TIME

GROUP B

England 6 – 2 Iran

FULL TIME

NOVEMBER 20 TH GROUP A

Qatar 0 – 2 Ecuador

FULL TIME

KULANADA SOO SOCDA WAA KUWAAN:-

DECEMBER 1 ST

GROUP F

CroatiaVs Belgium

18:00

Canada Vs Morocco

18:00

GROUP E

Japan VS Spain

22:00

Costa Rica Vs Germany

22:00



ERDOGAN OO SI ADAG UGA JAWAABAY SU'AAL LAGA WAYDIYAY BIDEN IYO PUTIN

Madaxweyaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa shir jara a’id oo uu qabtay kaga hadlay qarixii dhawaan ka dhacay magaalada Istanbul ee dalkiisa.

Isagoo ka hadlaya weerarkii qaraxii ka dhacay wadada Istiklal ee Istanbul 13-kii bishaan November, wuxuu yiri,"

Waxaan si fiican u fah amsanahay fariimaha ay bixiyaan weerarradan oo kale, waxaana tusin eynaa jawaabta aan ka bixinno." Isaga oo hadalkiisa sii wata ayuu Erd ogan raaciyay "In aan qaadno tallaabooyin ku saabsan amniga dalke enna iyo dadkeenna, cidna fasax ugama qaadanno, uma dulqaadanno munaafaqnimada kuwa taageera ururka argagixisada,”

"Qofna ma awoodo inuu dalkeenna ku qasbo mansabyo liddi ku ah danahooda gaarka ah ee dhinacyada siyaasadda, diblomaasiyadda, dhaqaalaha iyo ciidamada,” ayuu yiri madaxweyne Erdogan. Mar uu ka hadlayay howgallo ammaanka looga

"Qofna waa in aan lagu khalkhalgelin hawlgallada militari ee Turkiga ee looga gol leeyahay in lagu ballaariyo amniga iyo nabadda."

Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa Shalay ku warantay in Turkigu "u baahan yahay dhawr maalmood oo kaliya” si ay suurtogal u noqoto haw lgal dhulka ah oo laga sameeyo waqooyiga Suuriya, go’aankan ayaana yimid kadib shir golaha wasiirada ay yeesheen oo looga hadlayay xaaladda amniga.

Sida laga soo xigtay warbixinta, sarkaal sare oo aan magaciisa la sheegin lana hadlay wakaaladda wararka ee Reuters "Ciidanka Qal abka Sida ee Turkiga waxay u baahan yihiin maalmo yar oo kaliya si diy aar garow buuxa u sameeyaan,”. Sarkaalkan ayaa xusay in mintidiinta xulafada la’ ah Turkiga ee Suuriya [Free Syrian Army] ay diyaar u yihiin hawlgalkan oo kale dhowr maalmood ka dib qaraxii 13-kii November.

Mas’uulkan ayaa sheegay, "Howlgalku ma qaadan doono waqti dhe er inuu bilowdo, kaliya waxaa la sugayaa Amarka Madaxweynaha.".

Saraakiisha Turkiga oo la hadlay wakaaladaha wararka caalamiga ah ayaa sheegay in howlgallo dhanka cirka ah uu Turkigu ka fuliyay waqo oyiga Suuriya todobaadkii hore. Saraakiisha ayaa sheegay in wada shaqeyn kooban ay yeesheen Mareykanka iyo Ruushka gaarahaan isticmaalka hawada Suuriya.

Putin iyo Biden

Sidoo kale todobaadkii hore, Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan, markii uu ka soo laabtay xafladda furitaanka Koobka Adduunka ee 2022 ee dalka Qadar, ayaa saxafiyiinta diyaaradda la socday waxay weydii yeen in uu kala hadlay hawlgalkaas Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden iyo Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, waxaana uu yiri isa ga oo su'aasha la wyadiyay ka jawaabayai: " Maxaan kala hadlaynaa hawlgalkan, Mr. Biden? Wax kulan ah oo aanu la yeelanay Mr. Putin ma jiro. Laakin Mr. Biden iyo Mr. Putin labaduba way ogyihiin in aan arri mahan oo kale ka samayn karno gobolkan wakhti kasta."

Dhawaan ayay ahayd markii saraakiisha booliiska dalka Turkiga, ay shaaciyeen xog ku saabsan qarixii ka dhacay Turkiga. Waxay sheeg een in la qabtay dad lagu tuhmayo in falkaas ay ka dambeyeen.

Sida laga soo xigtay maamulka Turkiga, waxaa dadkaan la soo qabtay kadib markii la baaray 1200 kaamiradaha wax duuba ah kuwaas oo laga helay xogta sida uu u dhacay weerarku.

Waxaana loo xiray dhacadaan 46 qof oo lagu tuhmayo in ay ku lug lahaayen.Su’aalo la weeydiiyay shaqsiyaadkan kadib ayaa waxaa lagu dhawaaqay haweenayda looga shakisan yahay weerarka oo lagu maga caabo Axlam Albashir una dhalatay dalka Suuriya, taasoo lagu qabtay magaalada Küçükçekmece.

Sawirrada howlgalkan dadka lagu qabqabtay ayaa waxaa warbaahi nta la wadaagay saraakiisha Booliska.

Maamulka ayaa shaaciyay in Albashir ay amarka ay ku fulisay weerarka ay soo qaadatay iyadoo joogta magaalada Kobani (Caynu-Carab) ee waqooyiga Suuriya, kadibna ay Turkiga si sharci darro ah ku soo ga shay 4 bilood ka hor, iyadoo aadday magaalada Istanbul, halkaas oo ay ka shaqeysay mid ka mid ah goobaha dharka lagu talo.

Warka laga soo saaray qarixii dhacay ayaa lagu sheegay in hawee naydan ay ku fadhiistay mid ka mid ah kuraas taallay, halka qaraxu ka dhacay mudd 40 daqiiqo ah. Boorso ayay kaga tagtay halkii ay fariisa tay daqiiqado yar kadibna waxaa dhacay qaraxa, iyadoo in cabbaar ah ka sii maqan goobta.

Warku wuxuu intaa ku darayaa marka ay goobta ka tagtay in ay aadday Esenler, iyadoo gaari u raacday Küçükçekmece



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip