Guddmomiye Aadan Madoobe "Xeer Khilaafsan Diinta Islaamka Lama Horkeeni Karo Baarlamaanka"

0
Wednesday November 30, 2022 - 17:03:21 in Wararka by Mogadishu Times
  • Visits: 80
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddmomiye Aadan Madoobe "Xeer Khilaafsan Diinta Islaamka Lama Horkeeni Karo Baarlamaanka"

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Waxaa goor dhow furmay kulanka wadajirka ah ee labada Gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,kaasi oo manta looga hadlayo ajandayaal dhowr ah, waxaana ka qayb galaya Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka iyo Aqalka sare.

Kulanka maanta oo dhawaan baaqday kadib weerarkii Villa Rose ayaa waxaa uu qabsoomay maanta oo Taariikhdu tahay 30 Bisha.

Kulanka waxaa maanta si gaar ah diiradda loogu saarayaa Qaybinta iyo Akhrinta 1aad ee Miisaaniyadda Qaranka ee sannadka 2023-ka.

Guddmomiyaha Golaha SHacabka Aadan madoobe oo ka hadlayay kulanka maanta ayaa sheegay inaa la Baarlamaanka la kor keeni karin Xeerarka kasoo hor jeeda diinta islaamka.

"Xeer khilaafsan Diinta Islaamka lama horkeeni karo baarlamaankaā€¯ ayuu yiri Gudoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Madoob





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip