HALKAAN KA AKHRISO:_ WARARKA WARGEYSKA MOGADISHUTIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 30-KA NOVEMBAR 2022-KA

0
Wednesday November 30, 2022 - 08:07:03 in Wararka by
  • Visits: 289
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:_ WARARKA WARGEYSKA MOGADISHUTIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 30-KA NOVEMBAR 2022-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

R/wasaare Barre oo soo xiray Shirweynaha Caalamiga ee Maalgashiga Somaliya

Raysal Wasaaraha XFS, Xamse Cabdi Barre ayaa soo xiray Shirweyna ha Caalamiga ee Ma algashiga Somaliya, oo Dorraad iyo Shalay ka socday Magaalada Muq disho, kaas oo lagu soo bandhigay fursadaha maalgashi ee dalka uu leey ahay.

Raysal Was aaraha ay aa khudbaddii sa xiritaanka shir ka ku sheegay in xukuumad da uu hoggaa miyo ay ka go’antahay sameynta dib-u-habeyn sharciyada dhaqaalaha iyo amniga oo fududey naya in Soo maaliya gudaheeda ganacsi laga sameyn karo, lana abuuri karo jawi maal-gashi oo soo jiita ma al-gashadayaasha.

Waxa uu sheegay in horey loo meelmariyay sharciga maalgashiga shisheeye, oo damaanad qaadaya tartan ganacsiyadeed oo caddaalad ku saleysan.

Raysal Wasaare Barre ayaa intaa raaciyay in la dhisay guddiga sare ee maalgelinta shish eeye, oo ah guddiga ugu sarreya ee sameeya siyaasadaha maalgashiga dalka, sidoo kalena uu dalku leeyahay xafiiska dhiirigelinta maalga shiga shisheeye oo hoostagga Wasaaradda Qo rsheynta, kaas oo loo sameeyay inuu dhiiriel iyo, soo jiito, isku dubarido, uuna taageero bu uxda siiyo maalgelinta shisheeye ee tooska ah.

Shirka maalgashiga shisheeye ee Somaliya oo ahaa kii ugu horreyay oo noociisa ahm ayna soo agaasintay Wasaaradda Qorsheynta, Maal gashiga & Horumarinta Dhaqaalaha ayaa mud dadii uu socday waxaa la isku weydaarsad ay fekrado maalgashi oo muhiim u ah, kuwaa oo haddii la dhaqangeliyo, lagana faa’iideysto qayb weyn ka qaadan kara gaaritaanka horumarka ay Somaliya hiigsaneyso.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Isniintii furay Shirweynaha Caalamiga ee Malgashiga dalka, oo ay ka soo qeybgaleen hay’adaha ka shaqee ya mashaariicda, ganacsatada, maalg ashaday aal caalami ah iyo marti sharaf kale.

Somaliya Iyo Niger Oo Ka Wada Hadlay Sidii Loosoo Deyn Lahaa Dhalinyaro Ku Xiran Xa bsiyada Dalkaas

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Md. Salah Jama ayaa intuu ku sugnaa dalka Ni ger wuxuu kulan la qaatay Madaxweynaha dal ka Niger Mohamed Bazoum isagoo kala hadlay qodobo ay kamid yihiin in labada dal oo kujira duruufo isku dhaw ay u yeeshaan xiriir dhaw, kana wada shaqeeyaan horumarka labada dal.

Ra’iisul wasaare ku xige enka ayaa u gudbiyay Ma daxweynaha Niger in la soo daayo 5 dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo muddo sannad ku dhaw ku xirnaa dalkaas. Madaxweyne Bazoum ayaa dhankiisa sheegay in uu u kuur-gali doono xaal adda dhallinyara daas kadibna wax ka qaban do ono si degdeg ah.

Ra’iisul wasaare ku xigeenka ayaa u mahad celiyay Madaxweynaha dalkaas marti gelinta shirka Warshadaynta iyo isu-dheelli tirka dhaq aalaha oo muhiimad gaar ah u lahaa dalalka Afr ika.

Deni oo sheegay arrin uu rajeynayo kadib weerarkii Hotel Villa Rays

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni oo Shalay dib ugu soo laabtay magaalada Garowe ayaa ka hadlay qaraxii iyo weerarkii dhawaan ka dhacay Hotel ka Villa Rays ee magaala da Muqdisho.

Saciid Deni ayaa ugu horeyn ta csi u diray dadkii dhintay weerar kaas,isag oo sheegay in gumaadka ay Al-Shabaab ku hayaan dad keen na aysanni yad jebin reer Muqdi sho iyo guud ahaan So omaalida.

"Soomaaliya 30 sano ayey dhib aatooyin kala duwan ku soo jir tay, waxaa ilaahey mahadiis ah dadka Soomalaiyeed kama niyad jebin hor mar kooda iyo howlahooda,” ayuu yiri Deni.

Sidoo kale madaxweynaha maamulka Punt land ayaa sheegay in adkeysiga Soomaalida uu suurta geliyey in lasoo yagleelo dowladda feder aalka, si dalka xaaladaan uu uga baxo.

"Waxaan rajeynayaa in xaalad kasta oo jirta aan wadajir uga baxno, anagoo adkeysi muujin eyna,” ayuu Saciid Deni hadalkiisa sii raaciyey xilli Shalay uu dib ugu soo laabtay Garoowe.

Madaxweynaha ayaa maalmihii lasoo dhaafay safar ku maray dalal badan oo Afrika ka tirsan, qaraxa uu ka hadlay Saciid Deni ayaa ka dha cay gudaha xeen-daabka laga ilaaliyo mada xtooyada Soomaaliya.

BANKIGA ADDUUNKA oo shaaciyay heerka kororka dhaqaalaha SOOMAALIYA

Shirka sanadlaha ee uu soo qaban-qaabiyo Bangiga Adduunka ayaa Shalay lagu soo ban dhigay warbxinta dhaqaalaha Soomaaliya, ka asi oo uu ka qeyb-galay Wasiirka Maaliyadda So omaaliya Dr. Cilmi Ma xa muud Nuur.

Wasiirka Maaliyadda Soo maaliya ayaa soo dhaweey ay warbixinta Bangiga Ad du unka uu diyaariyay, taasi oo sheegtay in dha qaalaha So omaaliya uu kordhay boqolkiiba 2.9 sanadkii 2021 marka loo eego sanadkii ka horr eyay ee 2020.

Wasiirka ayaa sheegay in ay dowladda fede raalka Soomaaliya ay ka go’an tahay xoojinta iyo horumarinta dhaqaalaha dalka si loo gaaro horumar la taaban karo.

"Waxa aan Shalay shir Guddoomiyay kulan uu soo qaban-qaabiyay Bangiga Adduunka oo lagu soo Bandhigay Warbxinta Dhaqaalaha Soo maaliya (Economic Outlook). Dhaqaalaha Soo maaliya waxa uu sameeyay horumar, waana soo hagaagayaa inkasta oo ay jiraan caqabado gudaha ah iyo kuwo caalami ah,” ayuu yiri Was iirka Maaliyadda Soomaaliya.Waxa uu sii raaci yay hadalkiisa "Waxaa naga go’an (ka xukuu mad ahaan) inaan xoojino barnaamijkeena dib-u-habaynta hannaanka.” Warbxinta Sanadlaha ah ee Bangiga Adduunka ee la socodka dhaqaalaha Soomaaliya ayaa la gu xusay in dhaqaalaha Soomaaliya uu horu mar iyo korar uu sameeyay sanadkii hore, iyada oo ay jiraan caqabado dhowr ah.

Sidoo kale waxaa warbixintaan lagu xusay in abaaraha ba’an ee qeybo badan oo dalka ka jira ay dhaqaalaha samayn xoogan ku yee sheen. "Dowladda federaalka Soomaaliya wa xay horumar ka sameysay dhanka dakhliga gu daha iyo isbeddelka dib-u-habaynta nidaamka maaliyadeed ee dalka,” ayey tiri Kristina Sve nsson oo ah Wakiilka Bangiga Adduunka ee So omaaliya oo ugu dambeyntiina hadal ka jeed isay shirkaan.

Maamulka Warsheekh oo shaaciyey tallaabo ay qaadi doonaan kadib dhacdadii Habeen hore

Maamulka degmada Warsheekh ayaa si ku lul uga hadlay weerar lagu laayey dad isku qoys ahaa, kaasi oo maleeshiyaad hubeysan ka geys teen duleedka degmada Warsheekh oo dhacda dhanka xeebta ee gobolk aasi.

Gudoomiyaha Golaha De eg aanka degmada War she ekh, Xasan Xaaji Dar afeey ayaa ugu horeyntii sheegay in ka maamul aha an ay aad uga xun yihiin fal kaas, wux uuna sheegay in ay wadaan baaritaan la xir iira dadka ka dambeeyay dilk aas.

"Dadka la dilay waa dad Shacab ah oo deg an deegaanka Xaluule, waqtiga ay wax dhacay een waxay aheyd abaaro sagaalkii habeen imo. Dadyowga waxaas geystay waa lasoo wad aagi doona marka ay soo dhamaadan baari taan ada.”

Sidoo kale waxa uu carabaabay in dil wad areedkan loo geystay dad isku qoys ah ay salka ku hayso aanooyin qabiil, islamarkaana ay cada aladda marsiin doonaan dadkii ka dambeeyay.

Waxa uu sheegay in maamul ahaan ay go’ aan ka gaari doonaan falalka la xiriira aanooyin ka qabiil oo muddooyinkii dambe kusoo noq-no qday Warsheekh iyo deegaamada hoos yima ada, sida uu sheegay guddoomiyaha golaha de egaanka degmada Warsheekh.

"Deegaanka wey ragaadiyeen aanooyinka qabiil oo inbadan soo laab-laabteen, waxay u baahan tahay in gundhig laga sameeyo oo shar ciyo adag laga soo saaro. Marka gacanta ku soo dhigno dadka gacan ku dhiiglayaasha wax aa lagu fulin doona Shareecada Islaamka.”

Dadka la laayey ayaa ku sugnaa hal goob, waxaana magacyadooda lagu kala sheegay Sa fiya Sheekh Abuukarow, Abuukar Iidow, Sh. Mu xumed Sheekh Cabdi Celi iyo Sangaabo Max amuud Xuseen.

Maleeshiyaadka dil wadareedkan fuliyey ay aa lagu soo warramayaa inay goobta isaga bax sadeen, kadib dhacdadaasi aragagaxa leh ee ay ka geysteen nawaaxiga Warsheekh.

Dhacdadaan ayaa kusoo aadaysa, ayada oo dhowaan heshiis rasmi ah laga gaaray col aad beeleed maalmihii ugu dambeeyey ka taa gneyd gobolka Shabeellaha Dhexe, gaar ahaan duleedka degmada Cadale, taasi oo uu dhame ystirkeeda goobjoog ka ahaa madaxweyne Xa san Sheekh, iyada oo lagu ballamay in qofkii dil

geysta sharciga la geeyo.


Askari Dil U Gaystay Darawal Gaari Oo Gac anta Lagu Soo Dhigay

Waxaa Shalayeyd gacanta lagu soo dhi gay Askari Barqanimadii Shalay Darwal Gaari si bareer ah ugu dilay degmada Balcad ee Go bolka Shabeellaha dhexe.

Gacan ku dhiiglaha oo goobta isaga cararay markuu dilka gaystay ayaa waxaa lagu guulays tay in lasoo qabto xili uu ku dhuumaalaysa naayy Beer ku taalla degmadaasi, waxaana ha atan Xabsiga lasoo dhig ay Askarigaasi

Askariga lasoo qab tay ay aa waxaa la shee gay inuu 10 kun oo shi lin darteed uu u dil ay da rawalka, waxaana dilk aasi uu ka dhacay kontrool ku ya alla degmada Balacd halkaasi oo isbaaro u taal lay gacan ku dhiiglaha.

Ciidanka ammaanka ayaa haatan gacanta ku haya Askariga dilka gaystay, waxaana loo gu bin doonaa hay’adaha ku shaqada leh.

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo ku dhaw aaqay go’aan la xiriira howlgallada

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan oo safar kumaraya qeybo ka mida gobolka Hiiraan ayaa waxa uu sheegay in dib loo bilaabayo howlgalladii ka dhanka ahaa Urur ka Al-Shabaab ee ka

socday gobolka hiiraan oo mudooyinkii u dambeeyay joog saday Goddoomiye Cali Jeyte oo la hadlayay qeybo ka mida Ciidamo loo diyaariyay howl ga lka ayaa shegay in Al-Shabaab ay ummadda Soomaaliyeed oo dhan ay cadow ku yihiin oo aysan gobolka hiiraan kaliya cadaw ku ahayn.

Wuxuu hadlkiisa uu intaasi kudaray in la laba jibaari doono howlgalka ka dhanka ah Al-Shab aab ee laga fulinayo gobolka Hiiraan, sidoo kal ena lagu baahind oono gobolada kala ee dalka.

Gobolka Hiiraan oo kamid ah Goboladii ugu horreeyay ee uu ka billoowday kacdoonka ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa joogsaday maalmi hii la soo dhaafay wallow hadda sida uu sheeg ay guddoomiye Cali Jeyte uu dib u bilaabanayo

Mas’uul ka tirsan Maamulka G/ Bana adir oo isku day dil ka badbaaday

Qarax Miinada nooca dhulka lagu Aaso ah ayaa waxaa Shalay lala eegtay Xoghayaha Maam ulka degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir, xilli uu marayay meelo kamid ah degmadaas.

Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay inta badan Xa afadaha degmada Kaxda ayaa lala eegtay Xo ghaye Ibraahim Muxudiin Macow GAari uu wa tay, xilli uu marayay agagaarka Isbitaalka Mer cy, hayeeshee uu ka badbaaday.

Wararka aan helnay ayaa sheegaya in qaraxa lala eegtay Xoghayaha Maamulka deg mada Kaxda uusan ka dhalan wax khasaaro na feed ah marka laga reebo burur yar oo gaaray Gaarigiisa.

Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda qaraxa degmada Kaxda Shalay lagla eegtay Xoghayaha Maamulka degmadaas, iyada oo dhowr jeer mas’uuliyiin katirsan Maamulka deg madaas qaraxyo Miino lagu dilay.

Howlgal culus oo ka dhacay M/Muqdisho ka dib weerarkii hoteel Villa Rays

Ciidamada ammaanka ee dowladda Soom aaliya ayaa Habeen hore howlgallo ballaaran ka same eyey xaafado ka tirsan Muqdisho, kuwaas oo ku soo aaday weerarkii ay Shabaab ku qaadeen hotelka Villa Rays oo ku dhow madaxtooyada.

Howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayaa wa xaa fuliyey ciidamada booliiska ee qeybta Wali yoow-Cadde, waxaana si gaar ah looga samee yey degmada Xamarjajab.

Sidoo kale waxaa qayb ka ahaa ciidamada Booliska Xamarjajab iyo maamulka degmada asi, iyada oo ciidamadu ay isku fidiyeen xaafad aha ay dagan yihiin dadka shacabka ah.

Ciidamada ayaa gacanta kusoo dhigay dad u badan dhalinyaro, kuwaas oo hal goob la’I sugu keenay, waxaana halkaas kula hadlay sar aakiisha ciidamada oo ka dalbaday inay la shaq eeyaan laamaha amniga, ayada kadib la sii daa yey dadkii lasoo qab qabtay.

Isaaq Maxamed Ciise oo ah taliyaha qey bta Waliyow-Cadde oo la hadlay warbaahinta howlgalka kadib ayaa sheegay in jeedkooda uu ahaa la dagaalanka kooxaha ku howlan amniga darrada, kuwa ka ganacsada maandooriyaha iyo burcaddadhaca u geysata rayidka.

Taliyaha ayaa intaasi kusii daray in howlgal ka uu sii socon doono, islamarkaana ujeedka uu yahay, sidii loo sugi lahaa guud ahaan amn iga degmooyinka gobolka Banaadir.

Magaalada Muqdisho ayaa haatan wajahe yso xaalad amni adag, waxaana culeyska soo saartay kooxda Al-Shabaab oo kordhisay weer arada ay ka fuliso gudaha caasimada

. Xigasho:-caasimadda.net

Weriye xog cusub ka bixiyey xanuunka uu u geeriyooday Abwaan Geesi

Allaha u naxariistee waxaa Habeen hore magaal ada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday Ab waan Geesi oo ahaa wiil dhalinyaro ah oo hal-abuure ahaa.

Geerida Abwaan Geesi ayaa aad u taabat ay dhammaan Soomaalida, maadaama uu ah aa nin caan ah oo jila sheekooyinka qosolka iyo xigmada le.

Sidoo kale Abwaan Geesi wu xuu aad u isti cmaali jira baraha bulshada.

Marxuumka ayaa mudooyink aan ku xanuun sanaa magaalada Nairobi, wuxuuna xanuunka hayey ka soo bilow day dhanka Kaliyaha, sida uu sheegay weriye Cabdullahi Axmed Cali oo saaxiibo dhow ay ahaayeen Abwaanka.

Weriye Cabdullahi Axmed Cali oo laga war eysanayey TV-ga uu ka shaqeeyo ee Somali Cable ayaa xaqiijiyey in Abwaan Geesi uu gabi ahaantiis bararay, kadib markii uu ku siyaaday xanuunkii ka soo bilowday kaliyaha, kaas oo ugu dambeyn uu Habeen hore u geeriyooday.

Ciidamo la dagaalamaya Al-Shabaab oo la soo bandigay

Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan oo ay wehliyaan Xildhi baano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ay aa gaaray Degaanka Biya-Cade ee Gobolka Shabellaha Dhexe oo kamid degaanada laga saaray Al-Shabaab

Gudoomiyaha iyo Xildhibaanada ayaa soc daal kuso maray wadooyinka soo gala Deg aankaiyo kuwa ka baxa, waxaanaShacabka Degaanka ay u muujiyeen soo dhaweyn iyo si da ugu faraxsanyihiin in mas’uu lyiinta soo gaar aan Dega ankan Biya-Cade

Mas’uulyiinta ayaa kulan dhiiragalin ah la qa atay Ciidamada dib u xureynta Degaanka ee Macaawiisley oo diyaarsan iney iska difaacaan weerarada Al-Shabaab degaano badana ka saaraan.

Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in Degaankan Al-Shabaab dib u dhigeen balse hadda ay iska xureeyeen islama rkaana laga hirgalindoono adeegyada Aas Aas iga ee Bulshada.

Midowga Afrika oo qorshaha dib u dhigida dhimista ciidamada ATMIS u gudbiyay golaha ammaanka

Golaha Ammaanka iyo Nabadda ee Midowga Afrika, ayaa sheegay in dhimista ciidamada midowga Afrika ee Soomaaliya ku sugan ay billaabanayso bisha June ee sannadka 2023.

ida uu dhigayay qorshaha dhimista tirada ciidamada midowga Afrika ee ATMIS, waxay ahayd in ay 2,000 oo askari bisha soo socota ee December, ka saaraan Soomaaliya.

Laakiin, daldaloolo ka yimid dib u dhiska ciidamada Soomaaliya ee loogu talagalay in ay la wareegaan amniga kaddib bixitaanka ATMIS, ayaa loo sababeynayaa dib u dhaca ku yimid qorshaha dhimista ATMIS.

Golaha Ammaanka iyo Nabadda ee Midowga Afrika, ayaa sheegay inuu u qaatay go'aankan kororka ku yimid weerarada Alshabaab ee Soomaaliya iyo codsi ka yimid dowladda Soomaaliya, oo ah in dhimista ciidanka ATMIS ay billaabato bisha June, 2023.

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo qorshahan loo gudbiyay ayaa laga sugayaa inuu ansixiyo go’aanka dib loogu dhigay dhimistada ciidamada ATMIS, iyo sidoo kale inuu tixgeliyo maalgelin dheeraad ah oo loogu talagalay ATMIS, si ay u wajaho saameynta muddo kordhinta.

XOG: Sidee AL-SHABAAB u qorsheeyeen weerarkii Villa Rays?

Korneel Cabdullaahi Cali Macow oo ka tirs an Saraakiishii hore ee NISA ayaa bixiyey xog ku aadan weerarkii saacadaha badan qaatay ee Habeen hore Al-Shabaab ay ku qaadeen hote elka Villa Rays oo ku dhow madaxtooyada.

Korneel Macow oo wareysi gaar ah siiyey Telefishinka Universal ayaa shaaca ka qaa day in kooxda Al-Sha baab ay muddo abaabuleysay weerarkan oo la gu beegsaday meel amnigeeda si weyn loo ila aliyo oo ku taal agagaarka xarunta Villa Sooma aliya ee dalka looga arrimiyo.

"Shaxda waxa ay ka bilaabeen kow waxa ay sahmiyeen meesha ay weerarayaan, waxa ay ogaadeen waqtiga ugu haboon oo la weerari karo, waxa ay diyaariyeen gaadiidkii iyo ciidan kii iyo sidoo kaleqaraxyada iyo hubka ay saac adaha ku dagaalameen,” ayuu yir.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in Al-Sha baab ay adeegsatay xeelad aad u sarreysa, isl amarkaana ay degtay shax cajiib ah, si ay u ful iso howlgalkan oo saacado badan qaatay.

"Waxyaabaha yaabka leh waxaa kamid ah xeyndaabka madaxtooyada qaranka Soomaali yeed oo meel walba ka xiran in weerar noocaas oo kale ah uu ka dhaco, laakiin waxyaabaha mu cjisada waxaa waayey qaabka ay howlgalka u sameeyeen Al-Shabaab iyo shaxda ay soo dag een,” ayuu yiri Korneel Cabdullaahi Cali Macow oo ka tirsanaa NISA

Waxa kale oo uu intaasi sii raaciyey in arri ntan ay jab ku tahay dowladda federaalka, maa daama uu weerarka ka dhacay agagaarka gur igii uu daganaa madaxweynaha.

"In meeshaas la yimaado ayaaba ma aragt ay jab ku ah dowladda,” ayuu markale hadalki isa sii raaciyey.

Dhinaca kale wuxuu shaaca ka qaaday in sa babta dheereysay howlgalka ay ugu wacan tah ay wada shaqeyn la’aanta hay’adaha amniga, gaar ahaan ciidamada dowladda.

"Dagaalka waxa dheereeyey waxaa waayey ci idamada oo wada shaqeyn aysan ka dhaxey nin” ayuu ku daray Korneel Macow.

Ugu dambeyn wuxuu ugu baaqay madaxda sa re ee dalka inay qaadaan tallaabo deg-deg ah oo looga hortegayo kororka weerarada Al-Shab aab ee ka dhacaya magaalada Muqdisho.

"Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha waa in ay qaadaan talaabo deg-deg ah oo ku aadan weerarkii Villa Rays” ayuu hadalkiisa kusoo gabagabeeyey.

Saddex nin oo Somali British ah oo lagu dil ay weerarkii hotelka Muqdisho

Sideedda qof ee shacabka ah ee ku dhintay weerarkii dableyda Al Shabaab ka gaysatay Ho telka Villa Rays ayaa waxay saddex ka mida ah ayd qurbajoog haysatay dhalashada Birtain.

Raggan ayaa Magaalada Muqdisho ku booqan ayay eheladooda oo degan magaalada, iyadoo laba ka mida ay deganeyd Magaalada Birmi ngham, halka kan kalena uu ku noollaa Caasi madda London.

Raggan ayaa lagu kala magacaabi jiray Max amed Xasan Cilmi, Cabdulqaadir Cabdulla ahi Axmed iyo Jamaal Maxamed Baxle. Maxamed Xasan iyo Cabdulqaadir Cabdullaahi ayaa ka mid ahaa Guddiga Masjidka Al Raxma ee Mag aalada Birmingham, halka Jamaal Baxle uu nin ganacsade ahaa.

Maxamed Cumar Cilmi oo ehel yihiin dhiba ney aasha ayaa yiri "Xaasas iyo carruur baa u joo gay Magaalada Muqdisho, booqashooyin iyo waalidiin xanuunsan ayay safaradooda isu gu jireen.”

Maxamed Cumar ayaa tilmaamay in sadde xduba ay muddo dheer deganaayeen dalka dib addiisa, haddana meydadkooda laga soo saa ray goobtii lagu dilay, aaskoodana la qaban-qaa binayo.

"Maxamed Xasan Cilmi iyo Cabdulqaadir Cabdullaahi Axmed waxay deganaayeen Maga alada Birminghman, Jamaal Maxamed Baxle isna wuxuu deganaa Magaalada London.” Ayuu yiri Maxamed Cumar oo VOA la hadlay.

"Cabdulqaadir Cabdullaahi hadda wuxuu ahaa Gudoomiyaha Masjidka Al Raxma, horeyna wux uu Gudoomiye u ahaan jiray aasaasayaashii, waxaa jirta waqti dhexe oo wadanku ka maqnaa oo uu wareejiyay, laakiin hadda Maamulka Masj idka ayuu hayay, Maxamed Xasan sidoo kale ra ggii Masaajidka aasaasay buu ka mid ahaa.” Ay uu yiri Maxamed Cumar oo intaasi ku daray in dadka reer Birmingham ay ka murugoodeen dilk ooda.

"Waxay ahaayeen laba nin oo culimo ah oo aqoonyahan ah, reer nabadoono ah oo dad aad u dun wanaagsan ah, isku wadka iyo xiriirinta Soomaalida Magalaada Birmingham iyo agaga arkeeda aad looga yaqaanay.” Ayuu yiri Max amed Cumar.

Weerarkan ayaa waxaa ku dhintay shan iyo toban qof oo isugu jira sideed qof oo rayid ah, hal askari iyo lixdii nin ee weerarka soo qaaday.

Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay safiirka Dermark ee Soomaaliya

Madaxweynah Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo safiirka cusub ee Dermark ee Soomaaliya oo kulan ku qaatay madaxtooyada Somaliland, ayaa ka wada hadlay iskaashiga arrimaha bulshada iyo dhaqaalaha.

Safiir Steen Sonne Andersen, oo Somalil and safar ku jooga, ayaa intii uu kulanku socday waxa uu madaxweyne Biixi xog waran guud ka siiyay xaalada guud ee Somaliland, isaga oo u sheegay in Somaliland awooda saartay adkay nta nabada iyo horumarinta dimuquraadiyada.

Kulanka ayay labada dhinac diirada ku saar eeen iskaashiga labada dhinac iyo in la dar dar galiyo iskaashiga horumarinta arrimaha bulsha da iyo dhinaca dhaqaalaha.

"Waxaana kulanka lagu lafo-guray sidii loo dar-dar gelin lahaa hawlaha ay labada dal hore isaga kaashan jireen ee dhinaca horumarinta ar rimaaha bulshada iyo dhinaca dhaqaalaha" ayaa lagu yidhi warsaxaafadeed kasoo baxday madaxtooyada.

Safiirka ayaa sidookale, la kulmay madaxda axsaabta mucaaradka, isaga oo kala sheekaystay muranada siyaasadeed iyo xaal ada Somaliland.Axmed Madoobe oo isbedal maamul oo xo og leh sameeyey Habeen hore (Aqriso dikree tooy in)

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxa med Islaam (Axmed Mad oobe) ayaa isbadal ku sameeyay maamulka Gobolka Jubbada Ho ose iyo saraakiisha hog gaamisa ciidamada boo liska iyo daraawiishta Ju bbaland.

Seddax dikreeto ayaa Habeen hore ka soo baxday xafiiska madaxweyne Axmed Madoobe, wuxu una ugu horeyn Xasan Cabdi Guure u magac aabay Gudoomiyaha Gobalka Jubbada Hoose, halka ku xigeenkiisa uu u magacaabay Muuse Maxamed Sheekh.

Sidoo kale Madaxweynaha Jubbaland ayaa dikreetada labaad ku magacaabay sarakiil cus ub oo la wareegeysa hoggaaminta taliska ciid amada booliska ah ee ka howlgala deegaanada Jubbaland.

S/Guuto Cabdullahi Cabdi Yuusuf ayaa loo magacaabay taliyaha booliska Jubbaland, halka ku xigeenkiisa loo magacaabay G/Sare Xuseen Cali Xaashi, sida ku cad dikreetada.

Ugu dambeyntii madaxweynaha Jubbaland ay aa S/Guuto Ismaaciil Saxardiid Keydsane u magacaabay Taliyaha ciidamada darawiishta Jubbaland.

Magacaabidaan ayaa ku soo aaday, iyadoo Dorraad madaxweynaha Jubbaland uu duleedka Kismaayo kula hadlay ciidan xoog leh oo loo diy aariyey inay Al-Shabaab ka xoreeyaan deegaa nada Jubbaland.

Sidoo kale Axmed Madoobe ayaa cadeeyey in Jubbaland ay diyaarisay qorshe dhameystiran oo deegaanada laga xoreeyo Al-Shabaab lagu gaarsiinayo adeegga dowliga ah.


Weerarkii Villa Rays oo gilgilay quluubta Soomaalida Birmingham

Jaaliyadda Soomaalida ee magaalada Bir mi ngham ee waddanka Britain ayaa sheegay inay ka argagaxeen warka geerida gudoomiyihii mas jidka wayn ee Al-Raxma ee magaaladaasi iyo culimo kale oo ku dhintay weerarkii Axadii ay Al-Shabaab ku ekeeyeen hoteelka Villa Rays ee ku yaal agagaarka madaxtooyada Sooma aliya.

Ciidammada ammaanka ee Soomaaliya ayaa gelinkii dam be ee Isniintii sheegay inay soo afjareen dagaal hoteelka ka socday muddo ka badan 20 saacadood.

Hoteelka Villa Rays ee weerrarka lagu bartilma ameedsaday ayaa waxa uu ku yaal goob aad loo ilaaliyo oo ay ku badan yihiin mas'uuliyiinta dowladda, waxaana halkaasi lagu dilay ugu yar aan 8 qof oo rayid ah iyo hal askari.

Dadka meeshaas lagu dilay waxaa kamid ah Sheekh Cabdulqaadir Cabdullaahi Axmed (Sheekh Cabdulqaadir Garweyne), gudoomiyihii masjidka wayn ee Al-Raxma ee magaalada Bir mingham.

Sheekh Fu'aad Bashiir Dool oo aqoon duruq san u leh Sheekh Cabdulqaadir Garweyne ayaa sheegay inuu banneeyay boos ay adag tahay in la buuxiyo.

"Dorraad waxay u ahayd magaalada Birming ham iyo masjidka Raxma malin murugo. Waxa uu ahaa nin dulqaad badan, dadka isku wada is la markaana si wanaagsan uga soo baxa hawla ha looga baahan yahay,” ayuu yiri Sheekh Fu'a ad Bashiir Dool.

Waxa uu sheegay in Sheekh Cabdulqaadir Garweyne oomuddo ka badan 20 sano ku no olaa Birmingham, uu ka sokow faafinta iyo u shaqeynta Islaamka uu sidoo kale ahaa nin na badoon ah oo xalliya khilaafaadka ka dhex ab uurma Soomaalida ku nool magaaladaas.

Dadka kale ee weerarka ku dhintay

Waxaa sidoo kale weerarkaas ku dhintay Max amed Xasan Cilmi (Sayid) oo qudhiisa kamid ah aa odayaasha Birmingham isla markaana ka ti rsanaa guddiga maamula masjidka Raxma ee magaaladaas.

Marxuumka ayaa qoraalkiisii ugu dambeey ay ee uu soo dhigay bartiisa Facebook waxa uu uga hadlay sida loo cidleeyay huteellada Muqdi sho, isagoo ugu baaqay dowladda Federaalka ah in shirarka dibedda loo aado lagu qabto gud aha caasimadda.

XIGASHADA SAWIRKA,FACEBOOK

Sayidka iyo saxaiibkii Sheekh Cabdulqaadir Garweyne ayaa gelinkii dambe ee Isniinta lagu aasay qubuuraha Calamada ee Afgooye, maad daama meydadkooda horay laga helay.

Maxamed Xasan Cilmi (Sayid)

XIGASHADA SAWIRKA,FACEBOOK

Qoraalka sawirka,

Maxamed Xasan Cilmi (Sayid)

Jamaal Maxamed Ubaxle oo is na ku noolaa Birmingham ayaa kamid noqday dadka ku dhintay weerarka ka dhacay Huteel Villa Rays, waxaana lagu tilmaamay nin wanaag badan sameeyay oo ku dedaalli jir ay cibaadadda. Su’aalo badan ayaa ka taagan sida ay Al-Shabaab ugu suuragashay in ay qarax iyo weerar toos ah ugu barilmaameedsad aan hute el ku yaalla aag sidaa loo ilaaliyo.

Dowladda Soomaaliya ayaan weli war rasmi ah ka soo saarin XIGASHO:BBC

Shirkadaha diyaaradaha Dalka oo qanaax la kulmaya haddii ay ka dib dhacaan waqtiga duulimaadka

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xu kuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardow sa Cismaan Cigaal ayaa Shalay kulan la qaa datay guddiga maamulka shirkadaha diyaarada ha ee ka shaqeeya gudaha dalka.

Kulanka ayaa looga hadlay sidii isbeddel loogu sameyn lahaa hannaanka saacadaha duulima adka ee shirkadaha diyaaradaha maxalliga ah , mas’uuliyadda iyo adeegyada ay bixiyaan, ka dib cabasho qodobbada la xiriira oo ka timid Bul shada.

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS, Xil. Fard ow sa Cismaan Cigaal ayaa she egtay in maa mulk a shirkada ha diya aradaha Dalka ay isla gaareen , in tallaabo deg deg ah iyo ganaax laga qaadi doono diyaaraddii dib uga dhacda waqtiga duulimaadka.

" Bulshada waxaa naga saaran mas’uuliyad, waxaan doonaya inaysan dib usoo laaban caba shada ku aaddan waqtiga badan ee garooma da diyaaradaha ay ku sugnaadaan , iyadoo diya araddu ku fulinayaan waqtiga ay kula ballantay. ” Wasiir Fardowsa ayaa sida sheegtay, iyadoo intaa ku dartay in shirkadaha lagula xisaabtami doono fulinta qodobbadan iyo adeegyada ay sii nayaan Bulshada.

Sidoo kale , Wasaaradda Gaadiidka iyo Du ulista Hawada iyo shirkadaha diyaaradaha Dal ka waxay si wadajir ah u gaareen heshiis lagu ilaalinayo badqabka duulimaadyada dalka.

Kulanka waxaa goobjoog u ahaa Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS, Sulub Axmed Firin , Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Ha wada , Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayi dka ah,Maareeyaha Garoonka Aadan Cadde iyo hoggaanka guddiga maamulka shirka daha diyaaradaha Dalka.Xigasho:hiiraan.com

Twitterka oo joojiyey siyaasad lagu xakamay nayey wararka aan sugnayn

Shirkadda Twitterka ayaa meesha ka saar tay siyaasaddii lagu xakamaynayey wararka be en abuurka

ah ee la xidhiidha xanuunka COVID-19, taasoo haatan laga yaabo inay kor u qaado in sh abakad da lagu wadaago wararka aan sugnayn ee ka dhan ka ah xanuunka COVID-19, tall aabadan ayaa ku soo beegmaysa iyada oo dalka Shiinaha iyo meelo kale oo caalamka ah laga soo sheegayo inay kor u kaceen tirada dadka laga helay xanuunka COVID-19.

Tallaabadan ayaa su’aal gelinaysa, habka uu maamulka cusub ee shirkadda Twitter ula macaamilayo la dagaalanka macluumaadka khaldan ee lagu wadaago shabakaddan isgaa dhsiinta, maadaama maamulka cusub ee shir kadda iibsaday uu shaqada ka eryey kala badh shaqaalihii shirkadda.

"Laga bilaabo bishan November 23-keedii, shab akadda Twitter ma dhaqan gelinayso siyaasad da la xidhiidha macluumaadka marin habaabin ta wata ee COVID-19," ayaa lagu sheegay qor aal ka so baxay maamulka shirkadda. Warkan ayaa markii ugu horraysya waxaa tebiyey telefi ishanka CNN Salaasadii.

Illaa haatan xog badan lagama hayo tallaa booyinka xiga ee ay shirkaddu qaadayso, sidoo kalena codsiyo loo diray si wax looga weydiiyo arrintan ayaanay ka soo jawaabin.

Reuters

Saddex muwaadin oo Maraykan ah ayaa la gu soo oogay inay maalgelinayeen fallaaga da Cameroon

Saddex muwaadin oo haysta dhalashada dal ka Maraykanka, asal ahaanna ka soo jeeda dal ka Cameroon ayaa xabsiga la dhigay iyada oo lagu soo oogay dacwad la xidhiidha inay dhaq aale u ururiyeen dagaalyahannada gooni-u-goosadka ah ee ku sugan waddanka Afrikada Dhexe, sida ay shaacisay Waaxda Caddaa ladda ee Maraykanku.

Sannadkii 2017, ayaa dagaalyahanno ka soo jeeda labada gobol ee kuyaalla Cameroon ee lagaga hadlo luuqadda Ingiriisida ay bilaa been inay la dagaalamaan milateriga dalkaas, iyaga oo doonaya inay dalkaas ka go’aan, kuna dhawaaqaan maamul ay ku magcaabeen Amba zonia. Xiisadda colaadeed ee ka dhalatay kac doonkaas ayaa sababtay inay dhintaan kuma naan qof.

Saddexda qof ee haatan la xidhay ee dacw adaha lagu soo oogayo ayaa magacyadooda la gu kala sheegay Claude Chi, oo 40 jir ah, kana soo jeeda gobolka Missouri ee Maraykanka; Fra ncis Chenyi, 49 oo ka soo jeeda gobolka Minne sota; iyo Lah Nestor Langmi, 46 oo isna ka soo jeeda gobolka New York.

Waxaa lagu eedeeyay in ay dalbadeen oo ay u uruuriyeen lacag loogu talagalay in lagu isti cmaalo saadka, hubka iyo walxaha qarxa si loo gu adeegsado weerarrada ka dhanka ah shaq aalaha dowladda Cameroon iyo ciidamada am maanka, ayaa lagu yidhi qoraalka ka soo baxay Waaxda Caddaaladda ee Maraykanka.

Nimankan ayaa ururiyey lacag xaddigeedu dhan yahay illaa $350,000. Eedaha loosoo jeedi yey ayay ku jiraan kuwo la xidhiidha inay gacan ka geysteen tallaabooyin lagu afduubayo shaqa ale rayid ah oo u shaqeeya dawladda Camer oon iyo in qaarkood madaxfurasho loo qabs ado.

Reuters


Wasiirada Arrimaha Dibadda ee NATO oo shir uga furmay Bucharest

wasiirada Arrimaha Dibadda ee dalalka xub naha ka ah Gaashaanbuurta NATO ayuu Shalay shir uga furmay Magaalada Bucharest ee dalka Romania, kaasoo looga hadlayo duul aanka Ruushka ee Ukraine iyo sidii NATO u ko rdhin laheyd taageeradeeda dalkaasi ee xilligan qaboobaha.

Shirka oo laba maalmood soc on doono ayay Wasiirada kaga doodayaan taageerada Ukraine, bacdamaa ay Moscow sii waddo barti lmaameedka kaabeyaasha dhaqaalaha ee dal kaasi, gaar ahaan ilaha tamarta, oo xilligan ay dadka reer Ukraine ugu baahida badan yihiin adeegga korontada.

Xoghayaha Guud ee Gaashaanbuurta NA TO, Jens Stoltenberg oo shirkaasi furay ayaa sheegay in qof kasta uu Shalay wajahayo dhib aatada uu abuuray sida uu sheegay Madaxwey naha Ruushka, Vladimir Putin.

Xoghayaha ayaa sheegay in xulafada NATO ay Kyiv ka taageeri doonaan, sidii ay isaga difa aci laheyd weerarka ay Moscow ku hayso.

Inkastoo sida uu sheegay aanay NATO qayb ka ahayn dagaalkan ayuu haddana sheegay inaan an la aqbali karin in Madaxweyne Putin uu ku guuleysto dagaalka, ha ddii kalena cawaaqibka ka dhasha ay hadhow saamayn weyn ku yeelan doonto isbahaysiga NATO.

"Dhammaanteen waxaa na wada taabtay khasaaraha dhaqaale ee ka dhashay duulaanka uu Ruushku ku qaaday Ukraine. Khasaaraha in naga ina soo gaaray waa mid dhaqaale oo dhanka lacagta ah, balse khasaaraha dadka re er Ukraine gaaray uu yahay mid dhiig daadana yo.” Ayuu yiri Xoghayaha Guud ee NATO.

Xoghayaha ayaa yiri "Haddii aanu ogolaano in Putin guuleysto, dhammaanteen khasaaraha ina gaaraya sanadaha soo socda waa uu ka ba dan doonnaa, inta hadda ina gaartay, maxaa ye elay waxaa looga bartay Madaxweyne Putin iyo hoggaamiyeyaasha kale ee keli-taliska ah in ay xoog u adeegsadaan ujeedooyinka ay leeyihiin inay gaaraan, marka ay ujeedooyinkaasi gaar aana qab hor leh ayaa sii gala, oo mar kasta wa xay doonaan in ay adeegsadaan xoog intii hore ka badan.”

Sidaasi daraadeed ayuu Stoltenberg shee gay in NATO ay garab buuxa u noqon doonto Ukraine, muddada ay doontaba haku qaadatee, waxaana uu dalalka xubnaha ku bogaadiyay in ay kordhiyaan taageeradooda militari ee Kyiv.

Xurgufta Ruushka iyo Reer Galbeedka ayaa sii xoogeysatay, ka dib duulaankii Ruushka uu 24-kii bishii February ku qaaday dalkaasi Ukraine.

GABAR UU ABTI U YAHAY AYATOLLAH ALI KHAME NEI OO QAADAY TALLAABO LAMA FILAAN AH

Gabar uu abti u yahay hoggaamiyaha sare ee dalka Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa ugu baaqday shucuubka caal amka inay cadaadis ku sa aran dawladohooda inay xi riirka u jaraan dalka Iran, taas oo looga jawaabayo habka uu dalkaasi u maa reeyey mudaharaada dalo oga soo horjeedo xukuumadda ka dhisan dalka as. Gabadhan oo lagu magcaabo Farideh Mor adkhani ayaa muuqaal ay duubtay waxaa inter netka ku baahiyey walaal keed oo ku nool dal ka Faransiiska, waxaana mu uqaalka la baahiy ey ay ku booriyey "in dadka damiirka leh ee du nidu” ay taageeraan dibadbaxyada ka socda dal ka Iran.

Muuqaalkan ayaa la faafiyey kadib markii la ogaaday in gabadhan la xiray bishii November 23-keedii, sida ay sheegeen koox dusha kala so cota xuquuqda aadanaha ee dalka Iran oo fa dhigo odu yahay dalka Marayk anka.

Farideh ayaa caan ku ah ayd inay u dhaqdha qa aqdo xuquuqda rayid ka, waxaana dhashay ga bar la walaal ah hogg aamiyaha sare ee dal ka Iran, waxayna noqon aysaa qofkii ugu dho waa hoggaamiyaha sare ee dalka Iran ee xabs iga la dhigo. Gabadhan ayaa marar kala duwan wax aa loo xiray haw laha u dhaqdhaaqa arrima ha bulshada ee ay ku lug leedahay. "Waxaan ka codsanayaa dadka damiirka leh ee dunidu inay na garab istaagaan oo ay da wladohooda ka codsadaan in ay aanay falcelin toodu noqon oo keliya hadallo madhan, hase ahaatee ay la yimaadaan ficilo dhab ah oo ay ku hor istaagayaan maa mulkan,” ayay ku tiri mu uqaalka la baahiyey.

Mudaharaadada ka socda dalka Iran ayaa haatan lugaha la galay bishii saddexaad, wax aana ay ciidamada dalka Iran ay isticmaalayaan awood xad dhaaf ah si ay u xakameeyaan. Ugu yaraan 451 ayaa illaa haatan la dilay, oo ay ku jiraan 63 caruur ahi, sida ay sheegtay kooxda xuquuqda aadanaha ee HRANA, halka xabsiga la dhigay illaa 18,173 qof. AP

TALIBAANTA PAKISTAN OO KU DHAWAAQAY WEER ARO KA DHAN XUKUUMADDA PAKISTAN

Garabka hubaysan ee Taliban ee ka dhisan dalka Pakistan ee loo yaqaano Tehrik-e-Taliban Pakistan (TTP), ayaa ku dhawaaqay inay ku am reen dagaalyahanadooda inay qaadaan weer aro argagixiso oo ka dhan ah dawladda Pakis tan, arrintaas oo soo afjaraysa xabbad-joojintii halka dhinac ahayd ee kala dhex eysay xukuuk adda dalkaas.

Ururka Talibanta Pakistan ayaa sheegay in go’aankoodan inay ku saleeyeen iyaga oo kaga falcelinaya hawlgallada milateri ee ay dawladda Pakistan ku beegsanayso dagaalyahannadeeda ku sugan magaalooyin kala duwan ee ku yaalla dhinaca woqooyi galbeed ee dalkaas.

"Haatan waxaa lama huraan ah inaad weeraro ka geysataan meel kasta oo suurogal ah” ayaa lagu yidhi go’aanka ka soo baxay kooxda Talibanta Pakistan, iyada oo bayaankan u marisay dagaalyahanadeeda dhinaca warbaahinta, nuqul ka mida qoraalkaas waxaa heshay VOA.

Kooxdan ayaa ku jirta liiska argagixisada ee Qaramada Midoobay iyo tan Maraykanaba, waxayna gacansaar dhow la leeyihiin kooxda Taliban ee ka talisa dalka Afghanistan.


KOOBKA ADDUUNKA: GOOLHAYE DHEX DA LOOGA TAAG WAAYAY, KUNA EKAAN WAAYAY GOOLKA OO LA GANAAXAY


Tababaraha xulka Cameroon, Rigobert So ng, ayaa kooxdiisa ka saaray goolhaye Andre Onana, kadib markii uu diiday inuu qarankiisa u safto kulankii labaad ee koobka adduunka oo ay Isniintii la cayaareen Serbia.

Labada nin ayaa isku qabtay qaab ciyaareedka goolhayaha, oo kulankii koobaad ee guruubka G si weyn uga muuqday khadka dhexe, cayaa rtaas oo Switzerland ay 1-0 uga badisay Cam eroon.

Kulankii xigay ee ay Cameroon 3-3 Isniintii la gashay Serbia ayaa waxaa goolhaye u ahaa Devis Epassy, iyadoo aan Onana lagu soo darin xitaa cayaartooyda keydka u ahayd xulka macallin Song.Laacibkan u soo dheelay kooxda Ajax Amster dam ayaa kulankii uu la dheelay Switzerland waxa uu meel ka baxsan goolkiisa banooniga ku baasay 61 jeer, mararka qaarna waxa uu ka cayaarayay khadka dhexe.

Andre Onana

Guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta Cam eroon, Samuel Eto'o ayaa taageeray go’anka lagu ganaaxay goolhaye Onana oo uu sheegay inuu yahay mid lagu edbinayo laacibkaas.

"Waa cayaartooy muhiim noo ah, balse tartank an waa mid adag. Waan ogahay waxa la iga do onayo, ma jiro qof ka weyn kooxda,” ayuu yiri ta babare Song.Devis Epassy oo bedalay Onana ayaa beeniyay in kooxdiisa uu khilaaf ka dhex taagan yahay.Kulanka Brazil Kulankii ay Cam eroon 3-3 la gashay Serbia ayaa siisay fursad ay ugu gudbi karto wareegga 16-ka, balse waa in xulkaas uu ka badiyo Brazil oo shan goor qa aday koobka adduunka.

Vincent Aboubakar oo bedal ku soo galay ciyaarta ayaa dowr muhiim ah ka qaatay kulan kii Cameroon ee Isniintii.

Koobdkii Adduunka ee dhacay 2002 ayaa ugudambeeyay guul ay Cameroon gaarto, wax aana kulanka xiga ay Jimcaha ka hortagi doon taa Brazil. Guusha Brazil

"Tartankan waxaa muhiim ah in aad muujiyo ra bitaanka ah in aad guul gaarto. Kooxdu waxa ay dheeshay ciyaar wanaagsan. Waxaan dare ennay in xulka Serbia uu daallanaa, waana ka faa’iideysannay,” ayuu yiri Vincent Aboubakar.

Tababare Song oo daafac u ahaan jiray kooxda Liverpool ayaa sheegay in cayaar wanaagii uu xulkiisa soo bandhigay qeybtii labaad ee kul ankii Serbia ay muujisay "dareenka kubad wana aga ee Cameroon”. Waxa uu tilmaamay inay ha ystaan fursad ay uga badin karaan xulka Brazil oo ah kan hadda ugu fursadda fiican xulalka ka socda waddamada Koonfur Amerika.

"Waa suuragal in aan ka badinno Brazil. Wa xaan aaminnay in aan badin karno. Halkan uma joogno in aan cayaarno oo keliya. Cameroon wax wanaagsan ayay ku soo kordhin kartaa tar tankan Koobka Adduunka,” ayuu yiri tababare Rigobert Song.

Brazil ayaa Isniintii 1-0 uga badisay Switzerl and, waxaana ay sidaa ugu gudubtay wareegga 16-ka




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip