Australia ayaa goolka heshay qeybtii hore ee ciyaarta waxaana ay Xooga saartay in maanta aan ka saarin tarabuunka oo aysan ka harin Wareega 16 Koobka Aduunka

 

Xulalkaan Australia iyo Tunis ayaa kula lamaansan Guruubka D Wadamada franca iyo Denmark waxaana ay iagu fooda is dari doonaan kulankooda meertada 2 Caawa xiliga afrikada bari marka ay tahay 7 Fiidnimo.

 

Tunis waxaa u harsan kulan 3 oo ay wada ciyaari doonaan Xulka Franca halka Australia ay is arki doonaan kulankooda rajada Wareega 16 Xulka denmark