HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 26-KA NOVEMBAR 2022-KA

0
Saturday November 26, 2022 - 08:54:14 in Wararka by
  • Visits: 364
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 26-KA NOVEMBAR 2022-KA

    ....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

....

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Kulan Wadata shi Ah La Qaatay Odayaasha Dhaqanka Ayaa Taageeray Baaqa Cadale

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soo maaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku su gan degmada Cadale ayaa taageeray baaq nabade ed oo ay soo saareen culumada, odayaasha dhaqan ka iyo qeybaha bulshada kaasi oo adkeynaya heshii siinta bulashada, ciribtirka jidgooyooyinka sharci darr ada ah iyo dardargelinta dagaalka ka dhanka ah argagixisada Al-shabaab.

Madaxweynaha oo dul istaa gay muhiimadda in la xooji yo nabadda, horumarka dee gaanka iyo dib u heshiisiinta bulshada ayaa hoosta ka xarriiqay in aan la aqbalin karin in jidgooyo sharci-darro ah la dhigto deeganada goolka isla markaana lagu dhibaateeyo muwaadini inta safarka ah, isaga oo faray laamaha amniga iyo odayaasha dhaqanka in ay u midoobaan qofkasta oo lagu helo in uu caqabad ku yahay wada noolaashaha iyo xasilloonida.

"Qof muslim ah oo walaalkiis ah oo Soomaali ah qofkii inta u qasday dilay, magaca uu doono haku di lo waa qaatil, ma ahan reer hebel, qabiil na ma ahan, waa dilaa, dilaana shareecada waxa ay ka qabto waa ognahay, sidoo kale dadka isbaarada dhiganaya waa qaadicul-dariiq iyagana qabiil ma lahan waa in sharciga la marsiiyo.”

Madaxweynaha ayaa xusay in duubabka dhaqan ka Soomaaliyeed ay udub dhexaad u yihiin hiigsiga Soomaali heshiis iyo jiheynta bulshada, waxa uuna ku booriyay in ay xoogga saaraan isku xirka bu lsh ada iyo in loo midoobo dagaalka lagu ciribtirayo hal ka cadaw ee Soomaaliya ay leedahay ee ah Khaw aarijta Al-shabaab.

"Waxa aan ka war haynaa in argagixisadu ay ku mashquulsan tahay iska hor keenidda beelaha wala alaha ah ee ku nool deegaanada ay ka socdaan haw lgallada dalka looga xoreynayo, waa nasiib darro weyn in cadawgeennu uu helo fursaddii uu raadinay ay, waa in si shuruud la’aan ah loo joojiyaa dagaalka dadka walaalaha ah, waana in aan u midowno kan waajibka ah ee argagixisada.”

Waxaa Kulankan laga aqriyay Qaraar Golaha Wa siirradu ansixiyeen Dorraad kaasoo la xiriira deegaan nada cusub ee laga xoreynayo Khawaarijta, qaraark an ayaa isugu jira; Amniga iyo xasilloonida, amarka iyo kala dambeynta, isu socodka, xakamaynta xad-gudubyada ciidamada iyo denbi-falayaashu ka geys an karaan goobaha laga xoreeyey khawaarijta iyo ila alinta xuquuqda Aadamaha iyo fullinta

Hanti-dhowrka guud iyo guddiga barlam aanka ee miisaaniyadda oo ka wada hadl ay la xisaab tanka hay’adaha dowladda

Hanti-dhowrka guud ee Qaranka, Maxamed Max amuud Cali Afgooye ayaa kulan la qaatay guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, qorsheynta, iyo iskaash iga caalamiga ah iyo la xisaab tanka hay’adaha do wladda ee baarlamaanka.

Kulanka ayaa intii uu so cd ay waxaa warbixin kooban oo ku saabsan waxy aabihii ugu muhiimsanaa ee ka soo ba xay warbixin sanadeedka 2021-ka uu hanti dhowrku la wadaagay guddiyada maaliyadda ee golaha Sha cabka.

Kulanka ayaa sidoo kale lagu lafa guray dardar gelinta dadaallada lagu saxayo qaladaadka uu soo bandhigay Xafiiska Hanti dhowrka guud iyo doorka guddiga Maaliyadda ee la xisaabtanka hay’adaha do wladda ee sida gaarka ah ay khuseyso warbixinta.

Maalmo kahor ayay ahayd markii Xafiiska Hantidh owrka uu shaaciyay warbixin sanadeedka dakhliga iyo dhaqaalaha iyo habka ay u maamuleen hay’a daha dowladda. Warbixinta oo ka kooban 238 bog waxaa lagu soo bandhigay faahfaahinta baaritaan dhaqaale oo lagu sameeyay 29 hay’addaha dowladda ah iyo labo sa faarad oo ay Soomaaliya ku leedahay dibedda. Baaritaankaas ayaa muujiyay dhaqaale loo ma amulay hab shaki leh oo aan cadd eyn, sida heshiisyo dhaqaale oo aan la caddeyn, lac ago lagu shubay ba ngi aan ahayn kii dowladda, iyo xisaab xir aan isu-dheellitirnayn. Khaladaadkaas maa liyadeed waxay g dhaceen sanadkii 2021dii.

sharciga.

Madaxweynaha dowlad-goboleedka Hir-shabee lle, md. Cali Guudlaawe Xuseen oo goob joog ahaa kulanka ayaa ballanqaaday in uu mudnaanta koowaad siinayo hirgalinta qodobada ku xusan Baaqa Nabadda Cadale, si loo helo nabadgalyo, horumar iyo xasillooni waarta.

Ugu danbeyn Duubabka iyo Odayaasha dhaqanka ayaa saxiixay baaqa nabadda Cadale, kaasi oo adkeeynaya walaalnimada iyo wadajirka isla mar kaana tilmaamaya in bulshada u midowdo dagaalka Khawaarijta. baaqa ayaa hoosta ka xarii qay in qofkii qof dila sharciga la marsiiyo lana xakameeyo jidgoo yooyinka sharci-darrada ah

Golaha Wasiirada oo ansixiyey qaraar cusub kadibna magacaabis sameeyey

Xubnaha Golaha Wasiirada Xukuumadda Sooma aliya ayaa Shalay shirkoodii todobaadlaha ahaa ku yeeshay magaalad Muqdisho, kaas oo looga hadlay arrimo kala duwan, waxaana shir guddoomiyey ra’I isul wasaare Xamza Cabdi Barre.

Kulankan oo ahaa mid muhiim ah aya waxaa lagu ansixiyey laba Hind se Sharciyeed iyo sidoo kale Qaraar la xiriira deegaannadii ugu dambee yey ee laga xorreeyey Al-Shabaab.

Qaraarka ay meel-mariyeen Golaha Wasiira ayaa ka kooban illaa 12 qodob oo dhammaan la xiriira de egaannada cusub ee laga saaray xoogaga kooxda Al-Shabaab, kuwaasi oo isugu jiro amniga iyo xasil lo onida, amarka iyo ka la dambeynta, Isu socodka, xak amaynta xad-gud ubyada ciidamada iyo denbi-falaya ashu ka geysan karaan goobaha laga xoreeyey Shab aab iyo ilaalinta xuquuqda Aadamaha iyo fullinta sharciga.

Sidoo kale Golaha Wasiirada ay aa anisixyey dhisi dda iyo tayey nta aqoonta Tiknoolajiyadda Soo larka iyo Dib-u-eegista Hindise Sharciyeedka Korontada oo ay soo diyaarisay Was aaradda Tamarta iyo Kha yraadka Biyaha, kuwaasi oo wax ka beddel lagu sam eeyey.

Dhanka kale xubnaha Golaha Wasiira Xukuum adda federaalka Soomaaliya ayaa guddoomiye xige enka cusub ee Bankiga Dhexe u magacaabay, Dr Cali Yaasiin Shiikh Cali, ka dib soo jeedin ka timid Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Md. Cilmi Maxa muud Nuur

Dr Cali Yaasiin Shiikh Cali ayaaah aqoonyahan aqoon durugsan u leh masuuliyaddan, sida ay Go luhu la wadaagay wasiir Cilmi Maxamuud Nuur.

Si kastaba, kulankan ayaa kusoo aadayo, xilli ay ha dda hakad-geleen howlgalladii xoreynta ee ka soc day gobollada, taas oo ay Wasaaradda Difaaca ku macneysay xeelad milatari.

RW Xamse oo magacaabay Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumma dda JFS ayaa u magacaabay Mus tafa Yaasin Sheekh Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qa ranka Kadib soo jeedinta Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda. Mn. Mustafa Yaasin Sheekh oo ahaa Ku-xigeenka Maar eeyaha Guud ee Hay’adda, waxa uu ka howlgelayey Hay’adda tan iyo mar kii la asaasay ayaa ah khabiir xog’aal u ah howlaha hay’adda iyo siyaasaddaha Isgaarsiinta dalka. Was iirka

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Md. Jaamac Xasan Khaliif ayaa bogaadiyey magacaabis ta Maareeyaha cusub waxa uuna kula dardaarmay in uu shaqadiisa u guto si ammaano iyo howlkarnimo leh, Wasiirka ayaa sidoo kale xusay in Hay’addu ay muhiim u tahay fulinta siyaasadaha Wasaaradda. Guddoomiye Yuusuf Madaale Oo Laba Arrin Kala Hadlay Safiirka Cusub Ee Qatar

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Ma daale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Danjiraha Cusub ee Dowladda Qatar dha waan usoo Magacawday dalka Soomaaliya Amb. Ab dalla Binu Saalim Al-Nuceymi oo ay wehliyaan Kux igeenkiisa Md. Naasir iyo Isku-duwaha Dowladda Qa tar iyo Soomaaliya Abuubakar

Kulanka dhexmaray Gudd oomiye Madaale iyo Safiirka Qatar ayaa waxaa inta uu socd ay looga ha dlay arr imo ay ka mid yihiin xoo jinta xirirka ku dhis an iskaa shiga iyo midka walaalnimo ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Qatar,

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa kaga ma hd celiyay Dowladda Qatar kaalinta ay ka qaataan Caawinta Shacabka Soomaaliy eed sida: Gar-gaarka bini-aad annimo oo ay mar weliba la ga rab taagan yihiin Bulshada Soo maaliyeed, dhismaha Wadoo yi nka waa weyn ee isku xera Muqdisho – Afgooye, Mu qdisho iyo Jowhar iyo Dib-u-dhiska ay ku sameeye en xarumo badan oo Dowladeed.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa sidoo kale Danjiraha Dowladda Qatar kala hadlay sidii ay gacan ugu ge ysan lahaayeen Shaqo Abuurka dhalinyradda Soo maaliy eed, dib-u-dhiska Caasimadda, maada ama culeesyada ugu weyn ee Muqdisho heysta ay ugu horeeyaan biyo mareenada iyo sidii loo dar-dargelin lahaa heshiisyada mataaneen ee ka dhaxeeya Doha iyo Muqdisho.

DF oo shaacisay sababta dhimashada Maxamed Xasan Cumar Abuu Cabdiraxmaan

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheeg atay dilka Maxamed Xasan Cumar Abuu Cabdirax maan, oo ka mid ahaa madaxda sare ee kooxda Al-Shabaab.

Kooxda Al-Shabaab ayaa qoraal ay soo saartay Habeen hore ku sheeg tay in Abuu Cabdiraxmaan, oo mar soo no qday waaliga Al-Shabaab ee gobolka Banaadir, uu ku geeriyooday Jubooy inka, ayada oo aan shaacin sababta dhimashadiisa.

Hase yeeshee, qoraalka kasoo baxay dowladda federaalka ayaa lagu sheegay in Abuu Cabdiraxm aan uu u dhintay dhaawac kasoo gaaray hawlgal ay Ciidamada Qaranku ka fuliyeen xadka u dhaxeeya labada Shabeelle.

"Waxa Khawaarijtu ay dhaawiciisa geeyeen mag aalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe, halkaas oo uu ugu geeryooday daryeel’aan caafimaad iyo dha awaciisa oo halis ahaa,” ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay dowladda federaalka.Qoraalka ayaa inta as ku daray "Khawaa rijta ayaa ku qarinayay horj oogahan guryo ay leeyihiin dad shacab oo ay khas been, waxayna ku guulearaysteen in ay u helaan ade eg caafimaad maadamauu qabay dhaawac aad u culus.”

Ka sokow inuu soo noqday waaliga Al-Shabaab ee gobolka Banaadir, dowladda ayaa sidoo kale she egtay in Abuu Cabdiraxmaan uu madax kasoo noqday "qaybta marin habaabinta dhalinyarada isaga oo mas’uul ka ahaa maskax doorinta dhalinyaro far abadan.” Dowladda ayaa intaas ku dartay inuu ahaa horjo ogihii labaad ee heerkiisu sareeyo oo laga dilo Al-Shabaab laba bilood gudahood, xilli ciid amada dowladda ay balanqaadeen inay sii wadaan ugaars iga madaxda sare ee Khawaarijta.

"Dawladda Soomaaliya oo kaashanaysa saaxiiba deeda caalamiga ah waxa ay ku raad joogtaa in cadaaladda la marsiiyo dam biilayaasha Khawaarijta ah ee u taagan waxyeelaynta shacabka Soomaali

yeed,” ayaa lagu yiri qoraalka.

MW Xasan Sheekh Oo Shaaciyay Adeeg yo Deg-Deg Ah Oo La Gaarsiinayo Dega anno Ka Tirsan Sh/Dhexe

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka So omaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeeraya qaar ka mid ah deegannada ay ka socdaan how lgallada dalka looga xorey nayo Alshabaab ayaa gaa ray deegaanka Masaajid Cali Guduud ee gobolka Shabeelaha dhexe.

Ujeeddada safarka Madaxweynaha ayaa ah in uu dardargaliyo howlgalda gobolkan looga saarayo As, isla markaana uu dhiirrigeliyo ciidamada Xoogga dal ka iyo ciidamada deegaanka ee dagaalka ku jira.

Madaxweynaha oo ku bogaadiyay Saraakiisha hoo gaamisa ciidamada ee guulaha kasoo hooyay dag aalka ayaa adkeeyay in loo guntado dagaalka socda.

Dhanka kale, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxa muud ayaa sheegay in deegaanka Masaajid Cali Gu duud iyo deegaanada kale ee laga xoreeyay Al-shab aab, si degdeg ah loo gaarsiinayo adeegyada aasa asiga ah sida Saldhigga Booliska, xarumaha Wax barashada iyo Caafimaadka.

Safarkan Madaxweynaha waxaa ku wehliya Mad axweynaha dowlad-goboleed ka Hir-shabeelle, Wasi irka Gaashaandhig ga, Ta liyaha ciidamada Xoogga dalka, Xildhib aano, Guddoomiyaha Maxkamadda sa re ee ciidamada qalabka sida iyo Guddoomiyaha Ma xkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta XFS oo kulan la qaatay Madaxa hey’adda UNESCO

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdiraxmaan Yuu suf Cumar Al-Cadaalla, ayaa xarunta UN-ka ee mag aalada Nairobi kulan kula qaatay madaxa hey’adda UNESCO ee Qaramada Midoo bay.

Wasiirka, ayaa mas’uuli yiinta UNESCO kala had lay Sidii ay isa ga kaashan lah aayeen horuma rinta saxaafadda Soomaali yeed, xoojinta iyo adkay nta dhaqanka iyo dalxiiska dalka Soomaaliya.

Labada dhinac, ayaa Isku raacay in la xooj iyo is kaashiga iyo horumarinta warbaah inta dalka, dhaq anka iyo dalxiiska.

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Dalka Oo Shir Mada xeedka Midowga Afrika Uga Qeyb Galay Niger.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mudane Saa lax Axmed Jaamac ayaa ka qayb galay shirka madaxee dka Midowga Afr ika ee ku saabsan war sha daynta iyo isu dheelli-tirka dhaqaalaha oo ka dha cay caasimadda dalka Niger ee Niamey.

Madaxda shirka kasoo qeyb gashay ayaa xusay muhiimadda ay leedahay in Qaaradda Afrika gaarto isku filnaansho dhaqaale isla markaana la dardar geliyo wax soo saarka iyo warshadaynta iyadoo la isu dheelli-tirayo maalgash iga.

Ra’iisul wasaare ku xigeenka ayaa sheegay in horumarinta warshaduhu ay lagama maarmaan u tah ay in Afrika ay horumarto iyadoo ka faa’iidaysanaysa kheyraadkeeda iyo ballaarinta ganacsiga ka dhexee ya dalalka Afrika.

Ra'iisul wasaare kuxigeenka dalka oo shir mada xeedka midowga afrika uga qeyb galay niger.

Dowladda Somaliya oo sheegtay in ku dhawaad 30 katirsan Shabaab lagu dilay dagaalkii Qaayib

Wasiir ku xigeenka warfaafinta xukuumada Soomaaliya Cabdirax maan Yuusuf Caddaala ayaa she egay ku dhaw aad 30 katirsan daga alamayaasha Alshabaab in lagu dilay dagaal Shalay ka dhacay dee gaanka Qaa yib ee gobolka Gal gaduud.

Wasiir ku xigeenka warfaafinta waxa uu sheegay in Alshabaab ay ku fashilmeen isku day ay ku do onayeen inay ku qabsadaan Qaayib, kadib markii ay ku soo qaadeen weerar xooggan oo qaraxyo ku bilo wday. Wasiir Alcaddaala wuxuu sidoo kale beeniyay sheegashada Alshabaab ee ah inay qabsadeen Qaa yib oo ay dileen 49 askari. Wuxuu ku tilmaamay daca ayad ay doonayaan inay dadka ku jahwareeriyaan.

Wuxuu sheegay ciidamada dowladda iyo kuwa Gal mudug inay ka geeriyoodeen saddex askari, halka shan kalena ay ku dhaawacmeen, kuwaas oo uu she egay inuu xaalkooda caafimaad fiican yahay.

Sababta ay mar walba Alshabaab usoo weeraraan Qaayib ayuu wasiir Alcaddaala ku tilmaamay inay tah ay, in Alshabaab u arkaan inay lumiyeen deegaan muhiim u ah joogitaankooda Mudug iyo Galgaduud. Muxuu yahay shirka caalamiga ah ee DF uga qeyb-galeyso dalka Bangladesh?

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Md. Cali Maxamed Cumar, oo uu wehl inayo Danjiraha Soomaaliya ee dalka Hindiya Md. Axmed Cali Daahir ayaa ka qeyb-galaya shirkii 22-aad ee Golaha Wasiirada ee Ururka Badweynta Hindiya (IORA).

Shirka oo ka dhacay magaalada Dhaka ee dalka Bangladesh ayaa waxa uu soc on doona muddo laba maalm ood ah, waxaana looga hadlayaa sidii loo horumarin lahaa hannaanka mashaariicda waaweyn, ka hortagga burcad-badeedda, dhaca hubey san.

Sidoo kale waxaa shirkaan diirada lagu saaraya kalluumeysiga aan sharciy eysneyn iyo maareynta mus iibooyinka, sida lagu she eg ay qoraal kooban oo kasoo baxay.

Inta uu socday kulanka wax aa shir laba geesood ah yee shay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibad da Soomaaliya Md.Cali Maxamed Cumar iyo Wasi iru-dowlaha arrimaha dibada iyo waxbarashada ee Hindiya Md.Dr. Rajkumar Ranjan Singh

Waxaa uu kala hadlay dardar-gelinta howlaha dib loogu furayo Safaaradda Hindiya ku yeelan doo nto Muqdisho, kordhinta tirada deeqaha waxbarasho, fududeynta habraaca fiisaha caafimaadka, dalxiiska & guud ahaan isku xirka iyo fududeynta.

Sidoo kale Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Is kaashiga Caalamiga ee Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda ee Bo qortooyada Thailand, H.E. Mr. Vijavat Isarabhakdi.

Labada masuul ayaa ka wada-hadlay sare u qaa dista heerka xiriirka laba geesoodka ah ee labada dal iyo xoojinta iskaashiga dhinacyada siyaasadda, amn iga, caafimaadka, waxbarashada iyo dalxiiska.

Xukun lagu riday Nin Al-Shabaab u qaa bilsanaa kala gudbinta hubka

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Shalay xukun ku riday Xuseen Cabdiraxmaan Maxamed Yuusuf oo loo soo xiray in Al-Shabaab u qaabilsanaa kala gudbinta hubka waxaana soo qabtay Ciidanka Xo oga Dalka. 16-Kii Bishii August ee San ad kan.

Ciidamada Amniga ayaa ku wareej iyay Xafiiska Xeer Ila alinta Ciidamada Qa lab ka Sida, wa xa ayna isla xilligaasi Garsoorka Ciid amada Ogola adeen in xabsiga dhexe loo gudbiyo Garsuge ahaan 08-dii September ee sanadkaan.

Xuseen ayaa Alshabaab ku biiray Bishii Maarso ee Sanadkaan waxa uuna kaga biiray Gobalka Shabe ellada Hoose deegaanka Faarax Wacays, waxaana ku khalqaaliyay oo isna u qaa bilsan Al-Shabaab kala gudbinta hubka, tiro 3 jeer ah ayuu rasaas ka soo qaaday Beerta Ilka-Bariis oo ku taal dagmada Aw dheegle waxa uuna u geeyayTaliyihiisii.Baaris dheer kadib 07dii- Bishaan Xafiiska Xeer Ilaa linta Ciidamada ayaa Codsaday Dacwad Qaadista Kiiska Xuseen ayaa laga Ogolaaday 16-kii Bishaan ee aan ku jirno, waxa ay Maxkamadda la wadaageen cadeemta Miinadii lagu soo qabtay eedeysanaha iyo qiraalkiisa.Qareenada u dooday Eedeesane Xuseen Cabdiraxmaan ayaa u sheegay garsoorka in uu ku cusbaa ka mid ahaanshaha Al-Shabaab kana codsaday in xukunka loo qafiifiyo.

Kadib Maxkamadda oo waqti ku Filan siisay dhinacyada ayaa 21-kii Bishaan ku xukuntay 15-sano oo xabsi ciidan ah Xuseen Cabdiraxmaan Maxamed Yuusuf sida uu dhinacyada dacwadda u sheegay Garsoore Axmed Cali Axmed oo ka tirsan Garsoorayaasha Maxkamadda Darajada Koowaad.

Xukunkasanaha haysta Fursad uu ku dalban karo racfaan inta sharciga laga Ogol yahay.

Itoobiya iyo Soomaaliya oo ku heshiiyey in ay horumariyaan iskaashigooda

Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa ku heshiiyey inay sare u qaadaan iskaashigooda laba geesoodka ah, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda ee Itoo biya.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibad da, Demeke Mekonnen ayaa la kul may dhiggiisa Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac raysal wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo ka qeyb galay shir madaxeedka Mid owga Afrika oo ka furmay magaalada Naimey ee dal ka Niger.

Labada Ra’iisul Wasaare ku xigeen oo kulan gaar ah yeeshay ayaa ku heshiiyey inay yeeshaan iskaashi qoto dheer oo labada dhinac ah iyo mid dhina cyo badan leh.

Labada dhinac ayaa sido o kale ku heshiiyey in si da ugu dhaqsaha badan loo qabto guddi heer wasiir ah oo isku dhaf ah oo ka shaqeeya kor uqaa dida isk aashiga labada dal.

Raysal wasaare ku xigeenka Soomaaliya ayaa sheegay in nabadda Itoobiya ay saameyn badan ku leedahay nabada Soomaaliya iyo meelo ka baxsan. Wuxuu kaloo Itoobiya ku ammaanay doorka muhiimka ah ee ay ka qaadanayso la dagaallanka argagixisada.

Raysal wasaare ku xigeenka Itoobiya Demeke ayaa dhankiisa xusay in Itoobiya ay diyaar u tahay in ay Soomaaliya la wadaagto khibradeeda ugu wanaagsan ee dhinacyada kala duwan.

Ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabils an Geeska Afrika Olusegun Obas anjo oo Shalay gaaray magaalada Maqalle

Waxaa Shalay magaalada Maqalle ee gobolka Tigray gaaray Ergayga gaarka ah ee Midawga Afrika u qaabilsan Geeska Afrika Olusegun Obasanjo, iyadoo halkaas uu ku soo dhaweeyay Hoggaamiyaha TPLF ahna Madaxweynaha degaanka Tigray Debre tsion G/Michael.

Obasanjo ayaa Maqalle u tagay si uu ugu kuur galo xaaladda gobolka Tigray iyo waliba waxa ka hirgalay heshiiskii nabadeed ee dhawaan ay TPLF iyo dowla dda Itoobiya ku gaareen Koonfur Afrika iyo Kenya.

Obasanjo ayaa inta uu joogo Maqalle waxa uu kulamo xog waraysi ah la qaadan doonaa Madaxda u sarreysa degaanka Tigray ee dalka Itoobiya.

Dowladda Itoobiya iyo TPLF ayaa billowgii bishan heshiis nabadeed gaarey, iyadoo heshiiskaasi uu hor muud u ahaa Ergayga gaarka ah ee Midowga Afri ka u qaabilsan Geeska Afrika Olusegun Obasa njo.Ilaa iyo hadda qodobada ay labada dhinac ku heshiiyeen wax badan kama hirgalin, marka laga reebo dagaalkii oo joogsaday, iyo gargaarkii oo maalmahan gaaray magaalada Maqale, TPLF ayaa wali ku dhagan qodobka hub ka dhigista oo ay u sababaynayaan in wali Eritariya iyo Axmaaraduba ay

wali haystaan qaybo kamid ah gobolka Tigray.


Xogta dagaalkii Qaayib iyo khasaare cul us oo soo gaaray labada dhinac

Faahfaahino dheeraad ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerarkii qaraxyada ku bilowday ee waaberigii hore ee Shalay degaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud ay ku qaaday kooxda Al-Shabaab.

Weriyaal Shalay tegay deegaankaas ayaa Caasi mada Online u sheegay in dhimashada weerarkaas ka soo gaartay dadka deegaanka, ciidanka dowladda iyo kuwa daraawii shta Galmudug ay gaareyso 26 qof.

Sidoo kale dhaawacyo badan ayaa la gaarsiiyey magaalooyinka Baxdo iyo Cadaado, sida ay noo xaqiijiyeen ilo dhanka caafimaadka ah.

Dhanka kooxda Al-Shabaab waxaa gaaray jab xoog leh, waxaana fashilmay qorshahoodii weerar ee dee gaankaas ay doonayeen inay ka fuliyaan.

Hadaba sidee weerarku u dhacay?

Ugu yaraan 3 gaari oo qaraxyo lagu soo raray ayey doonayeen inay ku bilaabaan weerarka, balse waxay soo dhaafi waayeen gud weyn oo ku wareegsanaa xerada ciidanka, waxaana halkaas uga fashilmay qorshahoodii koowaad.

Ciidanka ayaa qoryaha waaweyn ku burburiyey gaadiidkii ay Al-Shabaab qaraxyada ku soo rareen, inta aysan soo gaarin xerada uu ciidanku ka degan yahay Qaayib.

Waxaa qaraxyada xigay weerar toos, waxayna cii dnka iyo dadka deegaanka kala kulmeen iska cabin xoog leh, si weyn ayaa looga difaacay xarumaha isgaarsiinta iyo ceelasha biyaha oo Al-Shabaab ay doonayeen inay burburiyaan.

Ugu yaraan 30 dagaalame ayaa Shalay Al-Shab aab looga dilay Qaayib, sida uu warbaahinta u sheeg ay wasiir ku xigeenka warfaafinta Soomaaliya Cabd iraxmaan Al-Cadaala.

Kooxda Al-Shabaab ayaa dib uga guratay deega anka barqadii hore ee Shalay, markii ay u babac dhigi waayeen ciidankii ku sugnaa Qaayib oo jilibka u aastay iyo dadka deegaanka oo aad isku difaacay.

Wax ka yar bil, waa markii labaad oo Al-Shabaab ay weerar toos ah ku soo qaadeen Qaayib oo ah deegaankii ugu dambeeyey ee gobolka Galgaduud ee laga xoreeyey kooxda, waxaana deegaankaas ka jirta saameyn uu reebay weerarkii hore oo dhanka isgaarsiinta ah.Xigasho:caasimadda.net

Taliye Xijaar Oo Shaaciyay Xilliga Dalka Dib Ugu Soo Laabanayaan Ciidamo Tababar Ku Maqan

Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraa Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa dalka Jabuuti tababar ugu soo xeray cutubyo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Booliska Soomaaliyeed.

Dufcadaan oo noqoneysa dufc adii 17-aad ee ciidanka Boo liska ayaa tababarkooda wax aa iska kaashaday dowladaha Soomaa liya, Talyaaniga iyo Jabuuti, wax aana ay dalka kusoo laaban doonaan todobaadka soo socda.

Taliyaha Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in Cutubtayaddaan tababarka soo dhameystay la geyn doona deegaanadda laga xorreeyay Al Shabaab si ay ula wareeggaan ammaanka goobahaasi, isla markaana ay uga shaqeeyaan xasilloonidda iyo wada noolaashiyaha bulshada.

Dalka Jabuuti ayaa waxaa horey loogu soo tababar ay Ciidamo farabadan oo kamid ahCiidamada dow ladda Federaalka Sooma aliya gaar ahaan kuwa Boo liska, iyadoona sidoo kalena weli dalkaas tababaro uga socdaan Cutubyo Ciidan kale.

Hirshabeelle Oo Ka Hadashay Khasaaraha Dagaalkii Ka Dhacay Deegaanka Ceel-Dheere

Dagaal khasaaro geystay oo u dhexeeyay Ciid anka dowladda, kuwa deegaanka ee macwiiseyda iyo Al-shabaab ayaa waxaa uu gelinkii dambe ee Dorraad ka dhacay deegaanka Ceel-dheere oo hoos taga degmada Aadan-yabaal ee Gobolka Shabee llaha Dhexe. Saraakiisha hoggaamineysa Ciidama da ayaa waxaa ay ku warra meen in dagaalka uu mar kii hore ka bilowday weerar dag aalamayaasha Al-sha baab ku qaadeen goobo ay ku sug naayeen Ciidam ada dowladda &kuwa deegaanka ee macwiisleydaah

Dagaalka oo socday saacado xiriir ah ayaa soo gaa ray fiidkii Habeen hore, isla markaana waxaa inta uu socday la isku adeegsanayey hubka noocyadiisa kala du wan, iyadoona uu jiro khasaaro dhimasho iyo dha awac ah oo dhinacyada soo kala gaaray.

Guddoomiyaha degmada Maxaas Muumin Max amed Xalane oo ku sugan furinta dagaalka oo la had lay VOA-da ayaa sheegay in Al-shabaab ay khasa aro ku gaarsiiyeen dagaalkii ka dhacay deegaanka Ceel-dheere oo hoostaga degmada Aadan-yabaal.

Waxa uu sheegay Guddoomiyaha in Al-Shabaab dagaalkaasi uga dileen ilaa 20-dagaalyahan kuwa kalana uga dhaawaceen, waxa uuna sheegay in ay soo bandhigayaan meydadka xubnaha, waa sida uu hadalka u dhigay Guddoomiyaha Maxaas oo sheegin khasaaraha dhankooda gaaray.

Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ayaa qorsheenaya duullaan ay ku qabsadaan degmada Aadan-yabaal oo ah Xarunta iyo Saldhiga ugu weyn ee Al-shabaab ku leeyihiin GobolkaShabeellaha Dhexe ee Maamulka Hirshabeelle.

Midowga Afrika oo aqbalay codsi ka yimid dow ladda Soomaaliya oo ah in la dhimo ciidam ada ATMIS

Golaha Midowga Afrika (AU) ayaa kulankiisii 1121-aad, ee la qabtay 11-kii bishaan November 2022, ku tixgaliyay codsi ka yimid Dowladda Sooma aliya ee ah dhimista ciidamada ATMIS.

Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika Moussa Faki ayaa kaddib u gudbiyay qoraal golaha amma anka (UNSC), si loo ansixiyo kordhinta dhimista (2,000) oo askari howlgalka ATMIS wixii ka dambeeya Diseembar 2022.

" Waxaan xaqiijinayaa taageerada cod siga DFS ee ah in la kordhiyo ATMIS Wajiga 1-aad ee dib-u-habaynta ee dhimista 2,000 oo askari oo ATMIS ah laga bilaabo 31ka Diseembar 2022 ilaa 30ka Juunyo 2023, iyada oo dib u eegis lagu samaynayo wakhtiga hawlgalka, iyada oo dib loo xaqiijinayo ballanqaadka ah in la joogteeyo taar iikhda bixitaanka 31 Diseembar 2024,” ayuu yiri gudd oomiyaha Midowga afrika.

Midowga Aftirka wuxuu soo dhaweeyay wada shaqaynta AU/UN ee u doodista dawladaha xubnaha ka ah AU, iyada oo ujeedadu tahay in la abaabulo dhaqaalaha iyo agabka kale ee loo baahan yahay si loo taageero waajibaadka ATMIS iyada oo la xooj inayo awoodaha hawlgalka.

Midowga Afrika wuxuu sidoo kale bogaadiyay dadaallada dardargelinta ah ee ay DFS ku bixinayso dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, wuxuuna ku dhiirigeliyay dowladda inay si isku mid ah u sii laba jibaarto dadaalkeeda ku aaddan isku dhafka ciida mada si ay si hufan u hanato mas’uuliyadda amniga oo dhameystiran marka ay ciidamada shisheeye ka baxaan.

Bishii Abril ee sannadkan ayay ahayd markii uu dhaqan galay howlgalka ATMIS, kadib markii uu dhamaday waajibaadkii AMISOM. Dowladda Sooma aliya iyo Midowga Afrika ayaa isku raacay in howl galka ATMIS uu dhamaado 2024.

Qatar oo qaadeysa tallaabo taageero weyn u ah Turkey kadib markii Reer Galbeedka

Turkey iyo Qatar ayaa ku guda jira marxaladdii ugu dambeysay wadahadallo ay Doha ku siineyso Ankara $10 bilyan oo maal-gelin ah, oo ay ku jirto $3 bilyan oo la siinayo kahor dhammaadka sanadka, wax aa sidaas Reuters u sheegay sara akiil Turkish ah.

Maalgelintan dibadeed ayaa gacan ka gaysan karta xoojinta keydka lacagta qalaad ee Turkey, ayada oo madaxweyne Erdogan uu wado siyaasade ed aan caadi aheyn oo lagu dhimayo dulsaarka, in kasta oo sicir-barar xooggan uu dalka ka jiro, isla markaana qiimaha lacagta Lira ay hoos usii dhace yso.

Wasaaradda maaliyadda Turkey ayaan weli ka hadal maalgelinta Qatar. Sidoo kale mas’uuliyiinta Doha ayaan ka jawaabin codsi jawaab oo loo diray.

Ayada oo dalalka Reer Galbeedka ay ka cago jiida yaan maalgashiga Turkey, Ankara ayaa u weecatay dalalka "saaxiibka” la ah, si ay u xoojiso siyaasadda lagu taageerayo lacagta lira ah, laguna dheelitirayo dhaqaalaha.

Bankiga Dhexe ee Turkey ayaa horey Qatar ula saxiixday heshiis lacag is-dhaafsi, oo markii hore ah aa $5 bilyan balse sanadkii 2020 gaaray $15 bilyan.

"Wadahadallo ay Qatar taageero ku siineyso Tur key ayaa gaaray heerkii ugu dambeeyey. Ugu yar aan waxaa noo muuqda $8 bilyan, balse waxay gaari kartaa 410 bilyan,” ayuu yiri sarkaal la hadlay Reu ters oo codsaday inaan la magacaabin, sababo la xir iira inaan loo ogoleyn inuu arrintan ka hadlo.

Qatar ayaa xiriir xooggan la leh Turkey, oo taag eertay Doha markii Sacuudi Carabiya, Imaaraadka Carabta iyo dalalka kale oo Carbeed ay go’doomi yeen 2017.

Erdogan ayaa ku sugnaa furitaanka Koobka Kub adda Cagta Adduunka ee Qatar, ayada oo uu wehli yey wasiirka maaliyadda Nureddin Nebati.

REUTERS, VOA

Qaramada Midoobay Oo Baarlamaanka Somalia Ka Dalbatay Ansixinta Hindise Sharciyeed

Iyadoo ay billaabanayaan 16ka maalmood ee caalamiga ah ee u hawlgelidda la dagaallanka Xad gudubka ku Salaysan Jinsiga ayaa Qaramada Mid oobay ee Soomaaliya waxay ku baaqday in la Lab allaabo dadaallada looga hor tagayo waxna looga qaban ayo xadgudubyada ka dhan ka ah haweenka iyo gabdh aha.

"Dhibaatooyinka bani’aadantinimo ee ka socda Soomaaliya waxay barakiciyeen dad badan waxayna haweenka iyo gabdhahu geliyeen khatar weyn oo rab shado wadata oo ay ku jiraan tacaddiyada jinsiga. Xadgudubyada jinsiga ku saleysan iyo xadguduby ada jinsiga ee la xiriira colaadaha waxay si ba’an u saameeyaan xaqa nolosha, hab-nololeedka iyo shar afta haweenka iyo gabdhaha,” ayay tiri Ku-simaha Madaxa Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Anita Kiki Gbeho.

"In gargaarka bani’aadantinimo laga dhigo mid ay u wada dhanyihiin lab-iyo-dheddig iyo in haweenka iyo gabdhaha loo abuuro jawi nabdoon ayaa ah arrin aad muhiim u ah,” ayay raacisay Marwo Gbeho.

Halkudhigga ololaha sanadkan oo ah – ‘U Midooba! U Hawlgelidda Lagu Cirib-tirayo Xadgudubka Ka-dhanka ah Haweenka iyo Gabdhaha!’ – ayaa muuj inaya baahida degdega ah ee loo qabo in la is bahay sto oo laga hortago xadgudubyada ka dhanka ah ha weenka iyo gabdhaha.

Ciribtirka takoorka dhan kasta, oo u uku jiro kan ji nsiga, ayaa ku qeexan Dastuurka Ku-meelgaarka ah ee Soomaaliya ee la ansixiyay 2012kii. Bahda Qar amada Midoobay ee waxay ku boorinaysaa Baar lamaanka in uu ansixiyo Hindise Sharciyeedka Xadg udubyada jinsiga (2018), kaas oo si weyn u ilaalin do ona dhibanayaasha xadgudubyada jinsiga ee dalka oo dhan.

"Inta lagu guda jiro ololaha 16-ka Maalmood ah, QM waxa ay ku garab istaagi doontaa dowladda Soo maaliyeed iyo ururada bulshada rayidka ah arrimaha u qareemidda iyo wacyigelinta si wax looga qabto ta cadiyada ka dhanka ah haweenka iyo gabdhaha” ayaa lagu yiri Qoraal kasoo baxay Xafiiska UN-ka ee magaalada Muqdisho.


Qorshaha Horumarinta Qaranka Oo Lagu Qabtay Muqdisho

{Tiirka Horumarinta Dhaqaalaha Ee Qorshaha Ho rumarinta Qaranka Oo Lagu Qabtay Muqdisho}

Waaxda Horumarinta Dhaqaalaha ee Wasaarada Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaal aha ee XFS ayaa Shalay ku qabatay magaalada Mu qdisho kulan Wadatashi ah oo ku saabsan Tiirka Hor umarinta Dhaqaalaha ee Qorshaha Horumarinta Qaranka (QHQ-9) iyo ho wlaha Hor-tabinta u leh Qorshaha Xukuumadda Dan-Qaran. Shirkaan Wadatashi oo ay goobjoog ka ahaayeen dhammaan Wasaaradaha tiirka dhaqaal aha dalka ayaa Shalay ka qabsoomay Muqdisho, wa xaana looga hadlayay qodobbo dhowr ah oo ay qeyb ka ahaayeen xoojinta iyo isku duwidda tiirka dhaqa alaha toosan iyo dejinta istaraatiijiyada sidoo kalana la isla gartay in lagu xoojiyo wadashaqeynta ka dhax eysa wasaaradaha wax soo saarka dalka si wadajir loogu yareeyo saboolnimada. Qodobbada lagu lafa-guray Shirka ayaa waxaa ka mid ahaa:- 1.Is-dhexgal ka iyo wadajirka go’aannada qaar ee ahmiyadda u leh Horumarinta Dhaqaala ha. 2: Xaqiijinta habka ay dawladdu u dajis ay in la gaaro isku-filnaanshiyo dhaqaale ee xukuumada DAN-QARAN. 3.In la helo hannaan wada-tashi, lana joogteeyo iyada oodiiradda la saaraayo nidaam istara atiijiyadeed iyo hu fnaan ku dhisan. 4.In la isku duwo dhammaan Waa xyaha iyo ilaha waxsoo-saarka dhaqaalaha ee jira, kuwaa oo aas-aas u ah ilaha dhaqaale ee dalka. Wa axda Horumarinta Dhaqaalaha ee Wasaaradda Qor sheynta waxay hirgelin doonaan xeelado gaar ah oo waaxeed, si loo horumariyo ajendaha kobaca dhaqa alaha iyada oo la casriyeynayo iyo tayeynta waaxya ha, si loo xoojiyo wax soo saarka iyo xoojinta adeeg yada horumarka waara. Ugu dambeyntii Wasiirka Wasaarada Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumar inta Dhaqaalaha ee XFS Maxamuud Cabdiraxmaan (Beenebeene) ayaa bogaadiyay kobaca dhaqaalaha dalka, sidoo kalana dhiirigeliyay wax soo saarka gu daha tasoo ahmiyadda labaad u ah Xukuukadda Da n-Qaran, si loo gaaro isku filnaasho dhaqaale.

Anwar Ibrahim – Maxbuuskii hore ee Dorraad xilka ra’iisul wasaaraha loo dhaa riyey

Hoggaamiyaha mucaaradka Malaysia Anwar Ibr ahim ayaa boqorka hortiisa loogu dhaariyey ra’iisul wasaare, taasi oo soo geba-gebeysay shan maalm ood oo is-mari waa siyaasadeed ah.

Xafladda dhaarinta oo ka dhacday caasimadda Kuala Lumpur ayaa soo afjartay mid ka mid ah doo rashooyinkii ugu xamaasadda badnaa ee taariikhda Malay sia, kadib markii xisbi-na uus an helin aqlabaiyad uu dowlad kusoo dhiso, markii ugu hor reysay tan iyo xoriyaddii 1957.

Qabsashada Anwar ee xilka ra’iisul wasaaraha ayaa buuxisay nolol siyaasadeed oo kaliya aan gayn halka ugu sarreysa awoodda dalka, balse sidoo kale dhigtay xabsi.

Taageerayaasha Anwar ayaa ku dabaal-degayey caasimadda Kuala Lumpur. Isaga oo ku ololeeyey far riin ka dhan ah musuq-maasuqa, isbaheysiga uu ho ggaamiyo Anwar ee Pakatan Harapan ayaa ku guul eystay kuraasta ugu badan ee doorashadii dhacday dhammaadka toddobaadkan, wuxuuna helay 82 kursi.

Hase yeeshee, wuxuu aad uga hoos maraya tir ada loo baahnaa ee aqlabiyadda oo ah 112.

Si looga gudbo is-mari waaga, boqorka ayaa u yee ray Anwar iyo ra’iisul wasaarihii hore Muhyiddin Yas sin oo xisbigiisa Perikatan Nasional uu kaalinta lab aad ku galay 73 kursi. Hase yeeshee heshiis waa ay gaari waayeen.

Boqorka ayaa kadib kulan gaar ah la yeeshay xu bnaha kale ee boqortooyada kahor inta aan lagu dho waaqin in Anwar uu yahay ra’iisul wasaaraha.

Xilka ra’iisul wasaaraha ayaa Anwar, oo 75 jir ah, u ah dhammaadka 25 sano oo safar dheer ah.

Waxaa markii ugu horreysay la filayey inuu xilka qabto dhammaadkii sagaashamaadka, kadib markii uu wasiirka maaliyadda usoo noqday ra’iisul wasaare Mahathir Mohamad.

Hase yeeshee, labadooda ayaa isugu dhacay si da loo maareyn lahaa xasaraaddii dhaqaale ee Asia ee 1997-1998.

Mahathir ayaa kadib xilka ka qaaday Anwar, oo si doo kale laga cayriyey xisbigooda xilligaas ee UM NO, waxaana lagu eedeeyey musuq-maasuq iyo gal mada qoomo luudka — eedeymahaas oo Anwar uu sheegay inay ahaayeen kuwo siyaasadeysan.

Anwar ayaa waxaa lix sano oo xabsi ah loogu xuk umay musuq-maasuq 1999, ayada oo sagaal sano oo kalena loogu xukumay eedeymaha galmada, san adkii xigay.

Maxkamadda Sare ee Malaysia ayaa 2004 baab I’isay xukunkii galmada ee lagu riday Anwar, wax a yna amartay in lasii daayo.

Sarkaal katirsanaa Booliiska Kenya oo lagu maca gaabo Axmed Rashiid oo wajahaya dacwado dil ah

Sarkaal horey uga tirsanaa booliiska dalka Ken ya oo lagu magacaabo Axmed Rashiid ayaa lagu soo eedeeyay eedeymo ka dhan ah xuq uuqda aadanaha, isagoo wajah aya dacwad dil ah.

Hay’adda Madaxa Banaan ee Ko rmeerka Booliska (IPOA) ayaa shee gtay inuu sarkalkaan lug ku leeyahay dilka labo dhallinyaro Soomaali ah oo lagu kala mag acaabo Jamaal Maxamed iyo Maxamed Daahir Kheri.

Dilka ayaa ka dhacday xaafadda Islii ee magaala da Nairobi 31-kii March, 2017.

Agaasimaha dacwad oogista ayaa taageeray nat iijooyinka hay’adda IPOA ee ah in ay jiraan cadd aymo ku filan oo lagu soo oogi karo Axmed Rashid dil, sida ay booliisku ku sheegeen bayaan.

Axmed Rashid oo ka howlgalayay saldhigga bool iiska Pangani ee xaafadda Kasaraani, ayaa warbixin laga diiwaan galiyay waxay muujinaysaa in ay ka dhaceen dilal sharci darro ah.

182 dil oo la diiwaan galiyay, ayaa 30 ka mid ah lala xiriiriyay saldhigga booliiska Pangani, qaar wax aa lagu eedeeyay Axmed Rashiid.

Rashid ayaa hogaaminayay koox booliis ah oo la gu magacaabo Pangani Six, oo caan ku ah dilalka sharci darrada ah ee tuhmanayaasha dambiyada.

Sannadkii 2017-kii, Rashiid ayaa kamaraduhu qab teen isaga oo laba nin oo aan hubaysnayn ku tooga naya xaafadda Islii, xitaa ka dib markii ay is-dhiibeen.

Ciidamada Kenya oo sheegay in ay dile en 12 dagaalame oo katirsan Al-Shabaab

Ugu yaraan 12 dagaalame oo ka tirsan Al-Shab aab ayaa lagu dilay tiro kalena waa lagu dhaawacay ka dib dagaallo ay ciidamada Kenya la galeen Xubno katirsan UrurkaAl-Shabaab. War qoraal ah oo ka soo baxay Ciidamada Millateriga Kenya ayaa waxaa lagu sheegay in ciidamadooda ku sugan Soomaaliya ay dileen dagaalyahannada ka dib markii ay isku day een in ay weeraraan xero ay ku sugan yihiin ciid amada Kenya.

Ciidanka Difaaca Kenya waxa ay dileen 12 ka tirsan Al-Shabaab oo isku dayay in ay weerar ku qaad aan Saldhigga Howlgalka ee tuul ada Sarira ee koonfurta Soomaal iya,” ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay milatariga Kenya. Sidoo kale Millaetriga Kenya waxaa ay sheegeen inay wadaan howlgallo ka dhan ah ururka Al-Shabaab si ay ugu guuleystaan inay ka hortagaan weerarada ay la beegsanayaan Ciidam adooda. Weerarkan ayaa imaanaya maalin un kadib markii saddex askari oo Kenyan ah iyo shan kale ay ku dhaawacmeen kadib markii ay weerar ku qaadeen saldhig ay ciidamada Kenya ku leeyihiin degaano kat irsan gobolka Jubbada hoose. Tan iyo markii Ciida mada Kenya ee kamid noqday howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS soo galeen gudaha Soomaaliya ayaa Al-Shabaab waxaa ay weeraro la beegsanay een xerooyinka ay kuleeyihiin degaano katirsan Go bolka Jubbada Hoose & xadka ay wadaagaan Soomaaliya.

ADEERA OO 30 SANO KADIB LA KULMAY GABA DHII UU JECEYLKEEDA U WAASHAY EE CARFOON

Maxamed Nuur Aadan oo loo yaqaano (Adeera), isla-markaana muddo 30 sano ah u waalnaa jaceyl uu u qaaday gabar Soomaaliyeed oo lagu magac aabo Carfoon ayaa sanado kadib la kulmay gabadhii uu dhibaatadaasi u soo maray. Qisadan oo ka dhac day Kismaayo ayaa si aad ah u baahday, waxayna qabsatay baraha bulshada, kadib markii uu soo ban dhigay Wariye Iidle Aadan.

Kulankan xiisaha leh ee lamaanahan ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho oo labaduba ku balla meen, iyaga oo ka kala yimid meelo kala duwan si ay isku arkaan.

Carfoon oo ah gabadha uu jeceylka daran u qaa day Adeera ayaa ka sheekeysay, sida ay ku bilaaba tay qisadooda, waxayna sheegtay in dhibane Max amed uu xilligaas ahaa qoosaar ama ari raac, isla-markaana uu mar dambe soo aaday Xamar, si uu u ga shaqeysto, balse waxaaay sheegtay inuu calafka kala geeyey, isla-markaana ay iyadu guursatay nin kale.

"Ninkaan waan is jecleyn, waan rabnay inaan arri nteena dhammeysano, hase’ahaatee waxaan calaf aheyn lama cuno waxaan wad aheyna looma dhin to,”ayey tiri Carfoon.

Sidoo kale waxa ay sharraxaad ka bixisay sababi hii ay isku waayeen ama keenay inuu burburo xiriirk ooda, waxayna shaacisay in iyada oo joogto deega ankii ay isku barteen oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose loo sheegay in Adeera uu gabar kale ku guur saday Xamar.

"Nin-baa ii yimid oo igu yiri ninkii qoys-buu Xamar ku dhistay waan aamini waayey marka aan ayaan aamusnaa, hadda naag ninkii ay sugeysay la yiri nin-buu guursaday wixii qaban lahaa ayaa i qabtay, waa iska xanaaqday nin kale ayaan iska guursaday,” ay ey sii raacisay.

Dhanka kale Carfoon oo soo martay afar guur ay aa sheegtay inay hadda xaas, balse aysan weli helin wax ubad ah, waxayna cafis ka dalbatay Maxamed Nuur Aadan (Adeera).

"Waalkey waxaan ka rabaa oo aan ka codsanay aa oo aan ka baryayaa inuu iska key cafiyo oo cafis ii fidiyo,” ayey markale tiri.

Ugu dambeyn waxaa hadalka qaaday Adeera oo sheegay inuu dhibaato badan u maray Carfoon dart eed, balse uu hadda cafiyey islamarkaana uu ku fara xsan yahay la kulankeeda.

"Carfoon Jabrey inaan is aragno waan ku faraxsan ah ay aniga dartaa dhib badan ayaan soo maray, ha ddana waan fiicnaaday Alxamdulilaah, waana ku cafi yey” ayuu yiri Adeera.Adeera oo hadda la daawee yey, islamarkaana da reemaya soo kabasho ayaa qorshihiisu wuxuu yahay inuu sanadka cusub ee na gu soo aadan 2023-ka la aqal galo gabar ay xigto yih iin, wuxuuna garab istaag iyo caawimaad ka dalbatay guud ahaan dadka Soomaaliyeed.&nbsp


Turkiga oo duqeeyey meel u dhow saldh igga ciidanka Mareykanka ee Suuriya

Duqeymaha cirka ee Turkiga oo qeyb ka ah duul laan cusub oo ka dhan ah dagaalyahannada Kurdiyii nta Suuriya ayaa ka dhacay meel ku dhow ciidamada Mareykanka ee ku sugan gobolka Waqooyi-Bari ee dalka Suuriya.

Taliska Dhexe ee Mareykanka, oo ay hoos yimaadaan ku dhawaad 900 oo askari oo Mareykan ah oo ku sugan Suuriya, una xilsaaran ka hortagga kooxda la baxday dowladda Islaamka, ayaa markii ugu horre ysay qiratay weerarkan Talaadadii, iyagoo sheegay in xilligaas aysan ku sugneyn saldhigga.

Laakiin sarkaal ka tirsan difaaca Mareykanka ay aa sheegay goor dambe oo Arbacadii in ciidamada Mareykanka ay ku dhow yihiin meel 300 mitir u jirta saldhigga, oo ku yaalla waqooyiga magaalada Ha sakah.

Ilo ku dhow hoggaanka ciidamada SDF ee uu Ma raykanku taageero ee Suuriya, ayaa VOA u sheegay in saldhiggan uu ka mid yahay dhismo weyn, isla mar kaana ciidamada Maraykanku ay ku jireen dhismo kale oo aan ka tirsanayn saldhigga laftiisa.

Saraakiisha ciidamada Maraykanka ayaa ka war wareegay in ay bixyaan tafaasiil dheeri ah, balse wax ay u muuqdeen inay garwaaqsan yihiin halista dhacd ada bayaan ay soo saareen gelinkii dambe ee Arb acadii.

Maxay Kenya iyo Imaaraadka uga safteen Soom aaliya?

Golaha Amniga Qaramada Midoobay (QM) ayaa November 18, 2022, dib u cusboonaysiiyay muddo sanad ah (November 15, 2023) cunaqabateyntii hub ka, iyadoo si xooggan Dowladda Federaalka Soom aaliya u diiddan tahay.

Go’aanka oo lagu kala qa ybsa naa ayaa waxaa ansixiyay 11 xubnood, waxaase ka gaa bsaday dalalka Shiinaha, Ruu shka, Gabon iyo Ghana. Cuna qabataynta oo ah tii ugu dheereyd uguna ballaarnayd ee dal lagu soo rogo, ayaa wax ka tari la’ shabakad aha hubka u soo daabula argaggixisada.

Midowga Afrika ayaa Golaha Amniga ugu baaq ay in Soomaaliya laga qaado cunaqabateynta hubka iyo saanadda, si ay u dhammaystirto dib u dhiska cii damada qaranka. Kenya oo ka ah xubin mihiim ah Ururka ayaa u bareertay inay taladaas jabiso wadajir kii qaaraddana ka dooratay danaheeda gaarka ah.

Qaraarka waxaa dabada ka riixayay dalalka Yur ubta galbeed oo aan marnaba doonayn in dalku ye esho ciidan cudud leh. Danjire Abuukar Daahir Cusm aan – Ergayga u fadhiya Soomaaliya QM oo la yaab ban halbeegga caddaalad-darrada ah ayaa yiri, "[shacabka] dhibbanaha u ah argaggixisada Sooma aliya” waxay isweydiinayaan sababta ka qaadista cu naqabateynta hubka ay khatar ugu tahay nabadda caalamka.

Qoraalka qaraarka oo uu soo diyaariyay dalka Britain (UK), uma muuqan mid ixtiraamka madaxba nnaanida Soomaaliya ay u tahay udub dhexaad. Ma tixgelin mudnaanta dalka iyo horumarka Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ka muujisay ma amulka iyo maareynta hubka tobankii sanadood ee la soo dhaafay.

Dowladda Xasan Sheekh ayaa weerar dhan wal ba leh ku qaaday "Khawarijta”, balse waxuu war ka taagan yahay sida loo joogteyn lahaa guulaha ha wlgalladaas. Danjire Abuukar Daahir oo dhaliilaya muddo kordhinta cunaqabateynta ayaa yiri, "[qaraar ka waxuu] caqabad ku yahay awoodda looga hortagi lahaa halista Khawarijta”.

Soddon sanadood ka hor (1992), ujeeddada loo soo rogay cunaqabateynta hubka ayaa ahayd in lagu xaddido cududda qabqablayaashii dagaalka sokee ye. Khubarada amniga Geeska Afrika ayaa rumay san in cunaqabatayntu tahay hub loo adeegsado ha kinta habsami u socodka dib u dhiska dowladnimada oo gacanta loo geliyay cid kastoo nacab ku ah qar annimada Soomlaaliya.

Dhinaca kale, diblomaasiyaddii Xasan Sheekh ee dib loogu hagaajiyay xiriirka Soomaaliya la leedahay Kenya iyo Imaaraadka haakah lama oran. Labaduba raalli ka aha in Soomaaliya ay yeelato ciidan qaran oo suga amnigeeda iyo soohdimaheedaba waxayna muujiyeen in "saaxiibnimadoodu” tahay afka keliya ah.Waxay si wadajir ah ugu ololaynayaan in Al-Sh abaab iyo Xutiyiinta lagu daro argaggixisada caalam ka. Weliba Kenya waxay u aragtaa taag darrada Soo maaliya wadiiqo ay ku sii joogi karto Jubbaland. Taa waxaa ka daran in labadooda safiirba ay ku jeesjees een dadka iyo dowladda Soomaaliyeed kaddib markii ay yiraahdeen "tallaabada ay qaadeen waa tan ku habboon la dagaallanka argaggixisada Soomaaliya”.

Si kastaba ha ahaatee, ma aha markii ugu horreysay oo Golaha Amniga QM uusan dheg jalaq u siin ha mmiga shacabka iyo DFS. Bishii tagtay ayuu qaatay go’aan lagu kordhinayo muddo xileedka iyo hawlaha UNSOM. Hay’addu waxay lumisay sanadihii dambe miisaanka shaqadii loo igmaday. DFS ayaa in muddo ahba hamminaysay in UNSOM oo Jun 2013 loo abuu ray nabadeynta ay noqoto mid la jaanqaadda mudna anta dalka.

Walow, cunaqabataynta ka mamnuucayso dham maan xubnaha QM inay hub iyo saanadba geeyaan Soomaaliya, haddana waxaa jirta dariishad yar, ciriiriba ha ahaatee, oo uu Golaha Amniga ee QM u furay dalka, taasoo ah in dowladaha xiriir gaashaan dhig la leh Soomaaliya (Turkiga, Maraykanka, Eri trea, iwm.) uusan khuseyn qaraarka, kana reebban ayn in ciidamada ay tababbaraan u dhammaystiraan hub iyo saanadba.Isha: Jamhuriyadda


HOGGAAMIYEYAASHA NOOL EE MUDDADA UGU DHEER XUKUNKA HAYA GUUD AHAAN CAALAMKA QAAR KA MID AH HOGGAAMIYEYAASHAAS

Madaxweynaha Equatorial Guinea, Teodoro Obiang Nguema oo hoggaaminaya xisbi giisa PDGE, ayaa dib ugu soo laa banaya awoodda ka doorashadii guud ee dhacayday November 20, 2022, taasoo siinaysa siyaas iga fursad uu ku sii wato 43-dii sano ee uu xukunka hayay.

Waxa jira hoggaamiyeyaal sanna do badan soo xukuma yay balse dhintay, waxaana ka mid ah Fidel Cast ro oo Cuba xukumayay 49 sano, madaxweynihii ugu horreeyay ee Taiwan Chiang Kai-shek, waxa uu ahaa hoggaamiyaha jasiiradda muddo 47 sannadood ah ilaa uu geeriyooday 1975-kii.

Aasaasihii Kuuriyada Waqooyi, Kim Il-sung waxa uu xukumayay 46 sano ka hor inta aanu ku dhiman 1994-tii isagoo xukunka haya.

Kuwa kale waxaa ka mid ah Enver Hoxha oo Alb ania xukumayay 40 sano ilaa uu geeriyooday 1985, Mucamar Al-Qadaafi oo Liibiya majaraha u haayya ilaa uu dhintay 2011, waxa uu xukumayay 42 sano, Cumar Bongo Ondimba oo Gabon u dhashay kaas oo xukunka hayay 41 sano ilaa uu geeriyooday 2009 iyo Robert Mugabe oo Zimbabwe xukunka u hayay 37 sano laga soo bilaabo 1980-kii, ka hor inta uusan xilka ka dagin 2017-kii ka dibna wuu geeriyooday.

Marka laga soo tago hoggaamiyeyaashaas geeriyo oday ee xukunka muddada dheer hayay waxaa jira kuwa nool oo dalalkooda hoggaaminaya muddada ugu dheer guud ahaan caalamka.

6: Cali Hosseini Khamenei - Iran – 33

Cali Hosseini Khamenei - Iran – 33

Ali Khamenei, wuxuu dhashay 19-kii Abriil, 1939, waa hogaamiyaha labaad ee hadda jira ee Iran. Isagoo xukunka haya tan iyo 1989, oo hadda 33 sano la ga joogo. Waxa uu hore u soo noqday madax weyn ihii saddexaad ee Iran intii u dhaxaysay 1981-1989. Marka laga reebo inuu yahay hogaamiyihii shanaad ee ugu xukunka dheeraa, Khamenei waa hogaamiy aha ugu xukunka dheer bariga dhexe.

In kasta oo uu ahaa hoggaamiyihii labaad ee Iran ee ugu xukunka dheeraa tobankii sano ee la soo dhaaf ay, waxaa ka dambeeyay Shah



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip