Go’aanka ayaa dabo-socda wareysi muran dhaliyay oo uu xiddigan 37 sano jirka ah ku dhaleeceeyay kooxda. Waxa uu uu sheegay in ‘wax xushmo ah’ uusan u haynin macalinka kooxda Erik ten Hag.

Qoraal ay soo saareen Ronaldo iyo Manchester ayaa lagu sheegay inay isfaham wadajir ku gaareen in uu xiddiga Portugal isaga tago Manchester.