Guddiga arrimaha gudaha iyo amniga oo kulan muhiim ah ku yeeshay Villa Hargeysa

0
Saturday November 19, 2022 - 13:50:38 in Wararka by
  • Visits: 226
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddiga arrimaha gudaha iyo amniga oo kulan muhiim ah ku yeeshay Villa Hargeysa

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Muqdisho.(SONNA):- Guddiga arrimaha gudaha, amniga iyo maamulada gobolada ee golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa.

Kulanka waxaa shir guddoominaayay ku-simaha guddoomiyaha ahna guddoomiye ku- xigeenka guddiga Xildhibaan Nuur Axmed Diiriye, waxaana kulanka ujeedkiisu uu ahaa isxog-wareysi ku saabsan shaqada guddiga, howlaha horyaallo iyo sidii loo dardar gelin lahaa.

Sidoo kale xubnaha guddiga ayaa warbixin laga siiyay shirkii ka dhacay Magaalada Garoowe.

La wadaag cid kale



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip