HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEBAR EE MAANTA OO ARBACO 9-KA NOVEMBAR 2022-KA

0
Wednesday November 09, 2022 - 08:59:20 in Wararka by
  • Visits: 404
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEBAR EE MAANTA OO ARBACO 9-KA NOVEMBAR 2022-KA

    ,,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

,,

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Khudbad ka jeediyay Shirka Isbedelka Cimilada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka So omaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Shalay khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ah ee isbe ddelka Cimilada Adduunka (COP27) oo ka socda dalka Masar ayaa diiradda ku saaray sida isbe ddelka Cimiladu uu u saameysay Adduunka iyo xa aladaha bani’aadannimo ee ka dhashay ee sha cabka Soomaaliyeed ay wajahayaan.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa tilmaam ay muhiimadda ay leedahay in dalalka ka qeyb-gal aya shirkan ay la yimaadaan qorsheyaal ku dhisan iskaashi horseed u noqda wax ka qabashada saa maynta isbeddelka Cimiladu uu ku yeeshay Addu unka, waxa uuna adkeeyay gurmadka ay u baah an yhiin dadka Soomaaliyeed ee Abaaruhu saame eyeen.

"Sannadkan aan ku jirno in ka badan siddeed boqol oo milyan oo qof oo Afrikaan ah ayaa waxaa heysta cunto yari. Soomaaliya gudaheedana, in ka badan 7 milyan oo qof ma dabooli karaan baahiy ahooda cunto ee aasaasiga ah waxayna u baahan yihiin gargaar bani’aadamnimo oo degdeg ah. Waxaan u baahanahay in aan is waydiino sabab ta? Jawaabtu waa isbeddelka Cimilada iyo cola adda”.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xusay in uu dalkeenu u nugul yahay isbeddelka Cimilada, ay aa sheegay in si wax looga qabto saameynta xo oggan ee la xiriirta arrintaas ay Dowladda Soom aaliya abuurtay Wasaaradda degaanka iyo isbed delka Cimilada, sidoo kalana daah-furtay Hindise lagu dhireynayo Soomaaliya.

"Soomaaliya waxaa soo food saartay dhibaato bini’aadinimo oo aan inta awooddeena ah isku da yeyno in aan wax ka qabanno, taas oo ka dhala tay Abaaraha soo noqnoqda. Waxa kale oo na soo maray daadad ba’an kuwaas oo baabi’iyay k aabayaashii dhaqaalaha, dhul beereedkii ugu fii cnaa iyo sidoo kale hab-nololeedkii bulshadeenna. Dadkeenu ma awoodaan in ay beertaan dalagya da Abaarta jirta awgeed”.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka So omaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u gu dambeyn sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ka go’antahay dhismaha mustaqbal dhaqaale oo xasilloon, iyada oo laga faa’iideysanayo dhaqaala ha badda iyo fursadda beeraha ayaa xoojiyay ahm iyadda ay leedahay in dalalka Adduunku ay Shalay muujiyaan isku-tiirsanaan, iyada oo aan loo eegin dal horumaray iyo mid soo karaya, si loo maareeyo duruufaha bani’aadannimo ee dadka dunidu ay wajahayaan.

Maxay Ka Wada Hadleen RW Xamse Barre Iyo Wafdigii Ka Socday Hey’adda UNFPA?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuuma+/*dda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa qaabilay wafdi ay hoggaamineysay Agaasimaha Fulinta ee hey’adda UNFPA, Dr Natalia Kanem oo booqasho ku timid magaalada Muqdisho.

Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa uga mahadceliyay madaxda hey’adda taageerada iyo hawsha ay mudada dheer ka wadeen Soomaaliya, gaar taag eerada ay siiyaan haweenka iyo gabdhaha.

Dhinaceeda ayaa Agaasimaha, Dr Kanem waxa ay sheegtay inay taageersan tahay aragtida Ra’iisul Wasaaraha ee ah in iyada oo la isticmaal ayo waxbarashada iyo dhaqaalaha kor loogu qa ado doorka haweenka iyo gabdhuhu ay ku leeyih iin bulshada dhexdeeda, taasi oo ah qaabka ugu habboon lagu gaarsiin karo horumar la taaban wa ara.Kulanka waxaa goobjoog ka ahayd Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka, Khadiijo Maxamed Diiriye.

Qeylo dhaan laga soo saaray Shabaab iyo qoy saskooda oo kusoo qulqulaya Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xus een Jimcaale ayaa shaaca ka qaaday in xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab iyo qoysaskooda ay kusoo qulqulayaan magaalada Muqdisho, xilli laga soo saaray deegaano badan oo dal ka ka mid ah.

Dagaal-yahanada Al-Shabaab ayaa bilihii dh owaa laga saaray inta badan gobollada Shabeell aha Dhexe iyo Hiiraan, hase yeeshee taasi kama hor-istaagin inay weerar ka fuliyaan caa simadda.

Guddoomiye Yuusuf Boorsaani ay aa ugu baaqay dad ka ku nool magaal ada Muqdisho inay isha ku hayaan dadkaasi Al-Shabaabka ah iyo qoy saskooda ah, soona sheega an,inta aanay sameyn amni darro ah.

"Meesha bahallo-galeenka ah waa taqaaniin, cidda wax kasta soo dhoweysata waa taqaaniin, waa magaalada Muqd isho magaalada Muqdisho soo dhoweynta inaysan u dhiman ayaan rabnaa. Maalin kasta in la yiraa hdo baabuur qarax sida ay aa meel hebel jooga ee khalkhald dadka ay ku no olaadeen, suuragal maaha,” ayuu yiri Yusuuf Boo rsaani

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sheeg ay in dagaallada looga horjeedo Al-Shabaab ay ka socdaan gobollada dalka, taasina ay keentay in markii lagu soo jebiyay ay carruurtooda iyo xaas askooda soo geliyeen magaalada Muqdisho.

Muqdisho ayaa xaalad cabsi ah ku jirtay tan iyo intii uu dhacay Qarixii Zoobe ee labaad 29-kii October 2022, waxaana xarumo badan a dhigay ciidamo dheeraad ah, iyadoo la saadaaliyay inay qaraxyo dhici karaan.

Sidaas oo ay tahayna saddex habeen kahor un waxaa ka dhacay qarax kale oo lala beegsaday Xerada Jeneraal Dhegobadan, halkaasi oo lagu dil ay shan dhallinyaro oo loo qorayey ciidan ahaan.

Shirka Hanaanka Deyn Cafinta Soomaaliya Iyo Turxaanbixinta Miisaaniyadda Dalka Oo Kigali Ka Furmay

Shirka wada xaajoodka shuruucda muhiim u ah arrimaha maamulka maaliyada dalka,geedi socod ka hanaanka deyn cafinta iyo sidoo kale diyaarinta iyo turxaanbixinta miisaaniyadda dalka ee sanad ka 2023 ayaa xubnaha guddiga maaliyadda iyo mi isaaniyadda ee Baarlamaanka Dalka waxa uu uga furmay Magaaladda Kigali ee xarunta Rwan da,waxaan shirka furitaankiisa ka qeyb galay gud doomiye kuxigeenka laba ad ee golaha shacabka ee BJFS.

Guddoomiyaha guddiga maaliyadda iyo miisaaniy adda ee Golaha Shacabka Xildhibaan Maxamed faarax nuux ayaa ugu horeyn furitaanka shirka ka hadlay.

Md.Cabdullaahi Cumar Abshirow Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka BJFS oo shirka si rasmi ah u furay ayaa xubnaha guddiga ee shirka ka qeyb galaya kula dardaarmay in ay xooga saaraan ajendayaasha shirka,waxa uuna sidoo kale sheegay in Baarlamaanka Soomaaliya muhiimad gaar ah siin doono arrimaha miisaani yadda Dalka.

Sidoo kale Guddoomiye Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa sheegay in baarlamaanka kalfadhi giisa labaad fadhiyadiisa hore waxyaabaha la hor geyn doono ay ka mid tahay miisaaniyadda san adka 2023-ka.

Shirkan ayaa maalmaha uu socdo waxa ay ka qeyb galayaasha ka doodi doonaan shuruucda muhiimka u ah maamliyadda dalka,geedi socodka hanaanka deyn cafinta dalka iyo sidoo kale diyaa rinta iyo turxaan bixinta miisaaniyadda dalka ee sanadka 2023.

wasaaradda maaliyadda XFS oo qabatay shir looga arinsanayey sidii looga hortagilahaa maalgelinta Argagixisadda

Waxaa Shalay xarunta Wasaaradda Maali yadda lagu qabtay shir muhiim ah oo looga arrinsa day sidii looga hortagi lahaa maalgalinta argagixis ada.

shirka ayaa waxaa ka soo qayb galay Madax da shirkadaha gaarka loo leeyahay ee ka shaqee ya arrimaha Maaliyadda sida Bangiyada iyo Xawaaladaha dalka ka jira iyo Wasiirada Maaliy adda, Ganacsiga, Cadaaladda, xeer-ilaaliyaha guud, Gudoomiyaha Bangiga Dhexe, Agaasimaha Xarunta FRC iyo Agaasimaha NISA.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Dr. Elmi M. Nur oo ahaa shir-guddoonka kulanka ay aa sheegay in ay si adag uga wada-hadleen in si wadajir ah looga wada shaqeeyo sidii muwaadiniin ta Soomaaliyeed iyo dhaqaalahooda looga difaaci lahaa argagixisada

Wasiirka Arrimaha Guddaha XFS oo kulan la qaatay guddoom iyaha hey’adda maareynta musiibooyinka

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa Shalay xafiiskiisa kula kulmay guddoomiya ha hey’adda maareynta musiibooyinka ee SOD MA.

Kulankan oo uu wasiirku ku wehliyey wasiir ku xigeenka wasaaradda Mudane Cabdixakim Xasan Ashkir ayaa xoogga lagu saaray howlaha gurmad ka degdegga ah, dadaallada maareynta musiiboo yinka iyo arrimo kale.

kulankaan ayaa sidoo kale waxaa looga hadl ay sidii si loo mideyn lahaa dadaallada gurmadka iyo wax ka qabashada masiibooyinka ee sida uu horey u amray ra’iisul wasaaraha Xukumada feder aalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Bare.

DF oo xirtay bogag ay Al-Shabaab ku laheyd baraha bulshada

Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo qoraal soo saray ayaa sheegay in dowlada Soo maaliya ay guul weyn ka gaartay dagaalka dhanka baraha bulshada ee ay kula jirto Al-Shabaab.

Al-Cadaala ayaa sheegay in dowladdu ay ku guuley satay inay xirto illaa 500 oo boggag ah oo ay koox da ku laheyd baraha bulsha da sida Facebook, Twitter,Telegram & TikTok.

Sidoo kale wuxuu u mahadceliyey shacabka Soomaaliyeed ee xogta lasoo wadaagay, isaga oo tilmaamay in dagaalka iyo howlgalka uu sii socon doono, guushana ay dhowdahay.

Halkan hoose ka aqriso:-

Shacabka Soomaaliyeed waxaan idinkaga mahad celinaynaa sida joogtada ah ee aad noola soo wadaagaysaan Bogaga Khawaarijtu ay isku dayayaan in ay si dhuumaalaysi ah ugu faafiyaan Afkaartooda Habawsan.

Waxaan ogaysiinaynaa Shacabkeenna Sharaf ta leh in Xogta aad nala soo wadaagtaan aan mar kiiba ka jawaabno innaga oo si joogto ah u xirna hadba halka ay isku dayaan Khawaarijtu in ay ku dhuuntaan.

Ilaa intii aan ku bilawnay hawlgalka aan ku jooj inayno Baraha ay isticmaasho Khawaarijtu, waxa an xirnay in ka badan Shan boqol oo fadhi oo ay ku kala lahaayeen Aaladaha Warbaahinta Bulsha da ee Facebook,Twitter, Telegram iyo TikTok.

Runtii inta ugu badan barahaas aan xirnay waa kuwii aad nala wadaagteen walaalayaal oo aan si Maalinle ah u ugaarsanno.

Aad ayay Inoo dhiirigalinaysaa sida aad innoola wadaagaysaan god kasta oo ay isku dayaan in ay ku dhuuntaan, aadna waan idinkaga mahad cel inaynaa Walaalayaal.

Tani waxeey muujinaysaa sida dhaqsaha ah ee marka aan wada-shaqayno aan uga guulaysan karno Khawaarijta.

Joojinta Faafinta Fikirka Khawaarijka ah wu xuu ka badbaadinayaa Ubadkeenna in ay noqda an Bambooyin Qarxa.

Mahadsanidiin markasta Shacabkeenna Sharaf ta badan. Dowladda Soomaaliya ayaa horay ugu dhawaaqday inay xireyso Baraha Internet-ka oo ay wax ku faafiyaan Al-Shabaab, iyaga oo Shac abka ka codsaday inay u soo gudbiyaan dowladda hadii ay arkaan Barahaas.

Tababar Shalay la furay Ciidamo Cusub oo ku biiraya Kumaa ndooska DANAB

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odawa Yuusuf Raage ayaa xerada ciid anka kumaandooska Danab ee Ballidoogle wuxuu tababar ugu furay askar cusub oo ku biireysa ciid anka xoogga dalka.

Jeneraal Odawaa ayaa askartaan uu Shalay tababarka u furay wuxuu kula dardaarmay inay daacad u noqdaan shaqada qaran ee loo carbi nayo.

Tababar Shalay loo furay ciidankaan cusub ay aa ku soo aadaya xilli qaar kamid ah Gobolada dal ka ay ka socdaan ciidanka xoogga dalka dagaalo ay kula jiraan Al-Shabaab.

wasiirka qorshaynta XFS oo kulan la qaatay safiirka dalka Swedan u fadhiya Soomaliya

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Ma algashi ga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuum adda Fe oo ku dhaaw acmay shil gaari oo ka dhacay Garowe

Ugu yaraan 27 qof ayaa ku dhaawacmay shil gaari oo Shalay aroortii ka dhacay magaalada Gar owe ee caas imadda Puntland.

Shilkaan ayaa yimid kadib markii gaari dhayne ah oo sida siday shaqaale xoogsato oo ka yimid xeryaha barakacayaasha ee duleedka bari ee ma gaalada Garowe uu rogmaday.

Dad goob joogayaal ah ayaa HOL u sheegay in gaariga oo isku dayay inuu meel dalcad ah laami ga kasoo fuulo uu si lama filaan u rogmaday.

Dadka dhaawacmay oo ay ku jiraan kuwo dhaa wacoodu culus yahay, ayaa lasoo sheegayaa in la dhigay isbitaalka guud ee Garowe, halkaas oo xaaladdooda caafimaad lagula tacaalayo.

Lama sheegin wax dhimasho ah.

Waa shilkii ugu badnaa ee ay dad intaaas le’eg ku dhaawacmaan muddooyinkan dambe.

Ciidamada dowladda oo kaashanaya dadka deegaanka oo Shalay dagaal kula wareegay deegaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud

Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaa liya oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa Shalay la wareegay gacan ku heynta deegaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud oo fariisin muhiim ah u aheyd Al-shabaab.

Dagaal culus ayaa la sheegay iney ciidamada iskaashanaya kula wareegeen deegaanka Wabxo, kadib afar jiho ah oo ay ka galeen ciidanka deeg aanka Wabxo, kaasoo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, islamarkaana geystay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh oo aanan la xaqiijin karin inta uu dhan yahay.

Ciidamada la wareegay deegaanka Wabxo ay aa waxaa hogaaminayay Gaashaanle Sare Cabdu laahi Cabdi Raage Iyo Saraakiil Kale oo ka tirsan Militariga Soomaaliya, kuwaas oo maalmahii ugu dambeeyay u diyaar garoobayay sidii ay gacanta ugu dhigi lahayeen deegaanka Wabxo oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Ceelbuur oo ah Saldhiga ugu weyn Shabaabka ku sugan gobol ka Galgaduud.

Barqanimadii Shalay ayay aheyd markii ciid amadaan is garabsanaya ay la wareegeen deeg aanka Warxoolo oo 15 KM dhanka Waqooyi uga beeganka deegaanka Wabxo oo ay ciidanka iskaashanaya Shalay si buuxda ula wareegeen, waxaana ciidankan ay sheegeen in ujeedkooda ugu weyn uu yahay iney Shabaab ka saaraan deg mada Ceelbuur iyo deegaanada hoostaga.

Haweenka Somaliland Ee Ku Jira Siyaasadda Iyo Dagaalka Ay Ugu Jiraan Is Bedel Siyaasadeed

OGAAL waa urur siyaasadeedka kaliya ee ay hawenay hogaamiye ka tahay islamarkaana La tartamaya afar iyo toban urur siyasadeed oo kale oo Somaliland ka diiwan gashan, Kuwaas oo Dhamaantood ay rag hogaaminayaan. Rooda Cabdi Muuse oo ah gudomiyaha uruur siyaasade edka ogaal Waxay ka mid Ahayd haween koob an oo siyaasada Somaliland ka dhex muuqday 10-kii sano ee ugu dam beeyey.

Hawenaydan ayaa sidoo kale kamid aha yd xildhibaanadii San adkii 2012 ku tartamay dorashoyiin kii golaha deegaanka ee ka qabsoo may guud ah aan ba deegaanada Somaliland xil igaas oo ay ka mid noqotay haweenkii ku hungo bey hankoodii siyaasadeed, doorashadaas ayaa ahayd doorasho qof iyo cod ah.

‘’Aniga caqabada ugu badan ee ihaysata waa garab la’aan, 14-nin oo ila tartamaya mid walba oo kamid ah rerkiisa wuxu ogyahay in uu guulaysa nayo wayna garab taagan yihiin balse aniga ima aqoonsana, anigu waan isku filanahay waana soc onaya ila inta awoodeyda ah waaxana rajeynaya inaan guulaysan doono hadii durufaha dhaqanka iyo dhaqalaha ee igu gadaman aysan iga reebin hankayga siyaasaded’’

Hawenaydan oo hayaankeeda waxbarasho ku soo qadatay wadamada yurub ayaa soo qabatey xilaal kala duwan oo la xiriira arimaha bulshada sida caafimaadka, iyo u ololeynta ka qeybgalka haweenka ee siyaasadda Somaliland.

‘’anigu waxaan xiligan iskusoo taagay sidii aan tusaale ugu noqon lahaa in gabar kasta ay xaq uleedahay inay hesho saamigeeda, haweenka Somaliland waa dadka ugu badan ee cod ka bixiya iyaga isa soo saari kara balse waxba isuma oggola taas na waxa sabaab u ah in aysan helin wacyi-gelino iyo tababaro kor uqaadaya hankooda ku aadan siyaasadda anigu waxaan raba haddii ay ii codeyaan iyo haddii aysan ii codeynin ba ina an u noqdo astaan dumarka Somaliland oo dhan.

Waxa ay sheegtay in ka maqnaanshaha haw eenka ee hogaanka siyasadda Somaliland iyo xilal ka mihiim ka ah ay tahay baahida ugu badan ee ku kaliftay in ay usoo istaagto mar kale Rooda loo lanka loogu jiro hoggaanka siyaasadda Soma liland.

Waxay sidoo kale sheegtay in haweenka oo qiyaas ahaan lixdan boqolkiiba ka ah tirada cod bixiyayaasha dorashoyiinka Somaliland ka qabs ooma aysan fahansaneyn muhiimada haweenka ay u leyihiin ka mid noqoshada siyaasada dalka taas oo sabaabta in inta badan aysan ku guuley san haweenku ka soo muuqashada masraxyadda doorashoyiinka Somaliland.

Rooda ayaa Bilan Media usheegtay in caqaba da ugu badan ee hor istaagi karta geedi socodke eda siyaasadeed ay tahay durufaha dhaqanka iyo dhaqaalaha kuwaas oo sidoo kale laf dhabar u ah rumeynta riyadeeda siyaasadeed.

Doorashadii u dambaysay ee Somaliland ka qabsoontey waxa ku tartamay 553 murashax oo afar iyo toban ka mid ahi dumar ahaayeen kuwaas oo dhamantood ba ku haray wareegayadi kala duwanaa ee doorashada.

Halka Labaatankii sannadood ee u dambee yay dorashooyinka golaha deegaanka, gurtida iyo wakiilada Somaliland, ay ku soo baxday hal qof oo haween ah.

Haweenka oo inta badan ka maqan saamiga iyo xilalka ugu sareeya Somaliland ayaa sanadkan marki ugu horeysay isku soo sharaxey xilka mada xweynaha Somaliland taas oo ka dhigan isbedel hor leh.

Naciima Saed Salah, wariye, Bilan Media

wasiirka qorshaynta XFS oo kulan la qaatay safiirka dalka Swedan u fadhiya Soomaliya

deraalka Soomaaliya, Md.Maxamuud Cabdi raxmaan Sh. Faarax (Beene-beene) ayaa Shalay kulan la qaatay Danjiraha Dalka Sweden u fadhiya Soomaaliya Md, Per Lind garde.

Kulanka ayaa diiradda lagu sa aray Iskaashiga ka dhexeeya la bada dal iyo sidii loo xoojin la haa Istaraatiijiyadda dowladda Sweden ay ku taage ereeyso Soomaaliya lana wa afajiyo Qorshaha Horumarinta Qaranka NDP-9.

Sidoo kale, intii kulanku uu socday waxa ay la bada dhinac isla meel dhigeen in mashaariicda ka la duwan ee dalkeenna lagu taageero lagu sal leeyo waxyaabaha mudnaanta u leh dalkeenna Soomaliya.

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Mudane Maxamuud iyo danjiraha Dalka Sweden ayaa ho osta ka xarriiqay in mashaariicda kala duwan ee ay qorshenayso sidii loo amba-qaadi lahaa howla ha kala duwan ee hadda socda.

Howlgallo laga sameeyay Magaalada Kism aayo

Ciidanka ammaanka dowlad Goboleedka Jub baland ayaa magaalada Kismaayo ee Xarunta Go bolka Jubbada Hoose ka sameeyay howlgallo la gu xaqiijinayo amniga xaafadaha kala duwan ee magaaladaas.Howgalladan ayaa

ujeedkoodu uu yahay sidii loo adkeyn lahaa nabadgely ada magaalooyinka Jubbal and, loogana hortagi la haa weerarada Ururka Al-Sha baab.

Laamaha ammaanka Jubbaland ayaa shacab ka faray in ay si dhow ula shaqeeyaan islamarkaa na ay lasoo wadaagaan hadii ay arkaan xogaha fa lalka amni darada ah ay maleegayaan Al-Sha baab

Ruushka Iyo Mareykanka Oo Shir Qarsoodi Ah Ka Yeeshay Arrinta Ukraine

Madaxweynaha ayaa Bulshadii isugu timi Ku lanka uga mahad celiyay soo dhoweynta iyo Mun aasabadda, wuxuuna la wadaagay shaqooyinka Dalka ka socda, sida horumarada laga sameeyay Amniga, Dhismaha Ciidamada, Hufnaanta Maali yadda, Dhismaha Wadooyinka, Garoomada Diya aradaha, Dekadaha iyo dardargelinta wejiga laba ad ee Doorashada Goleyaasha deegaanka ee de gmooyinka Puntland oo meel wanaagsan mar aya.

Munaasabadda waxaa ka qeybgalay Masuuliy iin isugu jirta Dowladda Soo maaliya iyo Dowladda Ke nya, Xildhibaanka Degmada Kam akunji ee Xaafa dda Islii Mudane Yusuf Xasan, Xildhibaano heer Federaal iyo Heer Puntland ah, Guddoonka Jaaliy adda Soomaaliy eed ee dalka Kenya iyo Wakiilka Puntland ee Kenya, qeybaha kala duwan Bulsha da Sooma aliyeed ee ku nool Kenya sida Ganacs atada, Dhaqanka, Haweenka iyo Dhalliny arada.

Deni Oo Nairabi Kaga Qayb Galay Munaasabad Lagu Taageerayo Hannanka Dimuqraadiyadda

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka ga qeybgalay xaflad isu gu jirta soo dhoweyn iyo ta ageerida hannaanka Dimuqraadiyadda Puntl and, taasi oo ay soo qaban qaabiyeen Soomaa lida ku nool Dalka Kenya. Ma daxweynaha ayaa Bulshadii isugu timi Kulanka uga mahadceliyay soo dhoweynta iyo Munaasab adda, wuxuuna la wadaagay shaqooyinka Dalka ka socda, sida horumarada laga sameeyay Am niga, Dhismaha Ciidamada, Hufnaanta Maaliyad da, Dhismaha Wadooyinka, Garoomada Diyaara daha , Dekadaha iyo darda rgelinta wejiga labaad ee Do orashada Goleyaasha deegaanka ee degm ooy inka Puntland oo meel wanaagsan maraya.

Munaasabadda waxaa ka qeybgalay Masuuliyi in isugu jirta Dowladda Soomaaliya iyo Dowladda Kenya, Xildhibaanka Degmada Kamakunji ee Xa afadda Islii Mudane Yusuf Xasan, Xildhibaano he er Federaal iyo Heer Puntland ah, Guddoonka Jaa liyadda Soomaaliyeed ee dalka Kenya iyo Wakiil ka Puntland ee Kenya, qeybaha kala duwan Bulsh ada Soomaaliyeed ee ku nool Kenya sida Ganacs atada, Dhaqanka, Haweenka iyo Dhallinyarada.

Guddoomiye Cali Jeyte " Waxaan Muqdisho u imid sidii wax looga baddeli lahaa qorshaha dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab"

Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo ku sugan magaalada Mu qdisho ayaa faahfaahin ka bixiyay ujeedka safar uu ku yimid magalaada Muqdisho iyo kulamo la fil aayo inuu la qaato madaxda dowladda Fedaraalka Soomaaliya.

Guddoomiye Jeyte ayaa sheegay in Magaa lada Muqdisho u yimid inuu madaxda dowladda Fedaraalka iyo ho gaanka sare ee ciidanka xoo gga uu kala ha dlo wajiga labaad ee howl gal ada ka socda Hiiraan ee ka dhanka ah Kooxda Sha baab.

Wuxuu tilmaamay guddoomiye Cali Jayte in wajiga koowaad ee howlgaladii gobolka Hiiraan ee ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka iska ka ashanayeen Al-shabaab looga qabsaday inta ba dan deegaanada gobolka Hiiraan, isagoona uga mahadceliyay madaxda dowlada Fedaraalka iyo dowlad goboleedka Hirshabeelle doorka ay ka qaa teen howlgalada socda.

"Safarkeyga Muqdisho waxa uu ku saabsan yahay waqti dheer ayaan dagaal ku jirnaa waxaan madaxda Dowladda la wadaageynaa sidii wax lo oga baddeli lahaa qorshaha dagaalka, howlgal ka waxaa kasoo billawnay dhinaca waqooyi gaar ah aan Matabaan, waxaana rabnaa in aan isku xir no Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe” ayuu yiri gudd oomiye Cali Jayte Cismaan.

Wuxuu sidoo kale sheegay guddoomiyaha go bolka Hiiraan in deegaannada ka maqan gacanto oda ay isaga baxeen Al-shabaab, hayeeshee wad dooyinka ay geliyeen miinooyin aad u farabadan, loona baahan yahay qorshihii lagu saari lahaa mii nooyinkaasi.

Gabagabadii guddoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa tilmaamay in Ciidamada Dowladda Fedaraal ka iyo kuwa dadka deegaanka ee loo yaqaan Mac awiisleyda ay ka go'an tahay iney sii aadaan ho wlgalada ka dhanka ah Al-shabaab ee looga xur eynaayo gudaha dalka Soomaaliya.

Shirkadda Hormuud oo war kasoo saartay qar axyadii lagu burburiyay xarunteedii Qaayib

Shirkadda isgaarsiinta ee Hormuud Telecom ayaa sheegtay in mid ka mid ah xarumihii ay ku shaqeyn jirtay iyo taawar isgaarsiineed uu ku bur buray Qarax ka dhacay deegaanka Qaayib oo ka tirsan maamulka Galmudug.

Shirkadda ayaa war-saxaafadeed ku shee gtay in gaari laga soo buuxiyay walxaha qar xa uu burburiyay xarunta iyo taawarka, Isniintii Dorraad.

"Waa arrin murugo leh in aan macaamiisheena ku wargelino in weerar gaari qarax lagasoo bu uxiyay lagu burburiyay goob aan ku leenahay dee gaanka Qaayib ee gobolka Galguduud,” ayay shir kaddu ku tiri qoraal ay soo dhigtay Twitter-ka.

Shirkadda Hormuud waxay sheegtay inay arrint aan saamayn ku yeelatay 14,000 qof, kuwaas oo gebi ahaanba waayay adeegyadii shirkada ay ka heli jireen, waxayna sheegtay inay si degdeg ah u soo celin doonto.

Ururka alshabaab oo Dorraad weerar ku qaad ay tuulada Qaayib ayaa qarax ku burburiyay xar unta shirkadda Hormuud.

Lama oga sababta ka dambeysa, hase yee shee waxay arrintaan kusoo aaday xilli uu soo sha ac baxay khilaaf u dhaxeeya Alshabaab iyo shirka daha waawayn ee dalka, kadib markii dowladdu ay sheegtay inay xannibtay dhaqaale Shabaab u yaalay bangiyada dalka.

Maleeshiyo Beeleed Shalay xiray Garoonka diyaaradaha degmada Cabudwaaq

Wararka naga soo gaaraya degmada Cabudw aaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Shalay maleeshiyo Beeleed hubeysan ay xireen, isla markaana ay joojiyeen Shaqadii garoonka diy aaradaha degmadaas.

Maleeshiyaadka oo wata hubka culus iyo gaad iidka dagaalka noocyadooda kala duwan ayaa wa xaa ay ka careysan yihiin habka loo qeybiyay gola ha degaanka degmada Cabudwaaq oo qaa rkood la doortay, iyaga oo sheegay in aan laga siin saa migii ay ku lahaayeen.

Wararka ayaa waxaa ay intaasi kudarayaan in Maleeshiyaadka ay garoonka diyaaradaha degm ada Cabudwaaq kaso celiyeen oo ay diideen inay ka degto diyaarad siday mas’uuliyiin iyo Odayaal Dhaqan, iyaga oo sheegay in aysan garoonka fur di oonin ilaa laga xaliyo tabashadooda.

Maamlmihii la soo dhaafay ayaa waxaa degm ada Cabudwaaq ka taagneyd cabashada la xiriirta dhismaha Golaha degaanka, iyada oo Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug uu dhawaan kala dir ay maamulkii degmada Cabudwaaq.

Waa Markii lab

Mareykanka oo shirkado iyo shaqsiyaad kale oo Soomaali ah cunaqabateyn kusoo rogay

Maraykanka ayaa wareeggii labaad ee cun aqabatayn muddo toddobaad gudihiis ah ku soo rogay shaqsiyaad iyo shirkado Afrikaan ah, ku waas oo uu sheegay in ay taageero dhaqaale ama aga b ah siiyeen kooxda Daa cish.

Xafiiska Maaliyadda ee Xak amaynta Hantida Shisheeye wuxuu xayiray afar qof iyo siddeed shirkadood oo ay maamulaan sha khsiyaad ay sheegeen inay ku jiraan unugga Daw ladda Islaamka ee Koonfur Afrika.

Shaqsiyaadka ayaa kala ah; Nufael Akbar, Yun us Mohamad Akbar, Mohamad Akbar, iyo Umar Akbar.

Ganacsigooda dahabka ah, dhismahooda iyo shirkadahooda kale waxaa lagu bartilmaam eedsadaa cunaqabatayn.

Talaabadan ayaa hakisay oo xannibtay wax kala iibsi kasta oo suurtagal ah oo ay la galaan ha y’adaha Mareykanka waxayna ka hortagaysaa in dadka Mareykanka ah ay ganacsi la sam eeyaan.

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka Ned Price ayaa bayaan uu soo saar ay ku sheegay in "Maadaama aan qeyb ka nahay isbaheysiga caalamiga ah ee ka adkaadey Da acish, Mareykanka uu sii wadi doono la shaq ey nta Afrika si loo diido in ISIS ay noqoto awoo dda ka faa’ideysan karta dhaqaalaha si ay u ururi yaan oo ay u gudbiyaan lacagaha lagu taag eer ayo ISIS iyo dhaqdhaqaaqyada argagixisada”.

Kooxda Dawladda Islaamka mararka qaarkood waxa loo yaqaan Dawladda Islaamiga ah ee Cira aq iyo Suuriya, ama ISIS. Sidoo kale, waxaa ay farac ku leedahay gudaha Soomaaliya.

Waaxda Maaliyadda ayaa todobaadkii hore soo saartay cunaqabateyn dhaqaale iyo mid dubla maasiyadeed oo ka dhan ah shabakad ka ganacs ata hubka oo xiriir la leh kooxda Daacish ee So omaaliya iyo kooxda xagjirka ah ee AlShabaab ee xiriirka la leh Al-Qaacida.

Shaqsiyaadkan oo Soomaali ah ayaa waxaa lagu eedeeyay in ay fuliyeen falal argagixisanimo oo halis ah oo lagu dilay dad rayid ah oo ay ku jira an qaraxyo baabuur. Xayiraadan waxay timid mar kii qarax uu 120 ku dilay Muqdisho 300 kalana ku dhaawacay.

Biden oo taageerayaashiisa ugu baaqay in ay difaacaan dimoqraadiyadda maraykanka

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ugu baaqay taageerayaashiisa inay difaacaan dim oqr aadiyada dalka oo uu sheegay inay halis ku jirto, maalin ka hor inta aysan dadka Mareykanka u dareerin goobaha codbixinta si ay ugu cod eeyaan doorashada xilliga dhexe.

Isagoo ka hadlayay isu soo bax Isniintii ka dhacay gobolka Maryland si loogu ololeeyo musha rraxa Dimuqraadiga ee gavanaha Wes Moore iyo Sen. Chris Van Hollen, Biden wuxuu sheegay in Mareykanka uu wajahayo "dhib u rogaal celin ah.”

"Waan ognahay lafteena in dimoqraadiyadeena ay halis ku jirto, waxaana ognahay in tani ay tah ay waqtigiina aad difa aci lahayn,” ayuu yidhi.

malaayiin ka mida bul shada maraykanka ayaa salaasadda dhiiban ka doona codkooda xarumaha cod bixinta ee doora shooyinka xilliga dhexe,iya doo dadka qaar na xili hore codadkooda dhiibteen.

Sannadkan waxa lagu tartamayaa dhammaan 435-ta kursi ee golaha wakiilada iyo sidoo kale 35 kursi ee golaha guurtida,iyadoo Inta badan falan qeeyayaasha siyaasaddu saadaaliyeen in xisbiga Jamhuurigu awood u yeelan in uu gacanta ku dhi go aqalka wakiiladda.

AFAR ARRIN OO AY MUHIIM U TAHAY DOORASHADA AY ILHAAN CUMAR U TARTAMEYSO ILHAAN CUMAR


XIGASHADA SAWIRKA,ILHAN CUMAR/FACEBOOK

Qoraalka sawirka,

Ilhaan Cumar

Doorashada Shalay ka dha ceysa Mareykanka wa xay saam eyn xooggan ku yeelaan doontaa ji heynta qa ranka gaar ahaan sa am eynta siyaasiyiinta iyo awo odda xisbiga talada haya ee Aqalka Cad.

Ilhaan Cumar ayaa kamid ah musharraxiinta u tar tameysa doorashada xilligga dhexe ee Shalay ka dhaceysa Mareykanka, waxay la tartameysa ha weeney iyadana madow ah o la yirahdo Cicely Davis oo ka socota xisbiga Jamhuuriga.

Joe Biden ma tartamayo-laakiinse doorashada xilliga dhexe waxay go'aamineysaa cidda maamu sha Aqalka Koongareeska gaar ahaa baarlmaan ka iyo xafiisyada barasaabyada, doorashadan wa xay codbixiyeyaasha siineysaa fursad dadban oo ay ku cabbiri karaan tageeradooda madaxweyna ha iyo jiheynta dalka.

Iyadoo Mareykanka uu la daalaa dhacayo dha qaale xumo iyo walaaca ka dhashay falal dambiye edka iyo muhaajiriinta aan sharciga wadan, go'a anka kasoo baxa doorashada ayaa noqon karaa mid adag oo ka dhan ah madaxweynaha haatan talada haya.

Natiijada doorashadan waxay saameyn doo ntaa ololaha doorashada madaxtinimada sanadka 2024-ka gaar ahaan fursadaha Trump ee ku aad an in mar kale uu xilka u tartamo.

Halkan waxaan idiin kuugu soo gudbineynaa qo dobada sharraxaya sababta ay doorashadan muh iim u tahay?

1. Xuquuqda ilmo iska soo rididda

Dib u qaabeynta aqalka koongareeska Mareykan waxay saameyneysaa nolosha caadiga ee dadka Amerikaanka, tusaale ahaan, xuquuqda ilmo iska soo xaaqidda.

Bishii June maxkamadda sare ayaa xukmisay inuu san jirin xaq dastuuri ah oo ilmo iska soo tuu rid ah, iyadoo laashay xukunkii ahaa in go'aanka il mo iska soo rididda uu la yaallo gobollada, labada xisbi waxay soo jeediyeen inay dhaqangelin doonaan shuruuc cusub waa haddii doorashada xilligga dhexe ay ku guuleystaan.

Dimuqraadiga wuxuu ballaan qaaday in uu ila alin doono xuquuqda ilma iska soo riddida halka Jamhuuriga uu soo jeediyay in la mamnuuco ilmi iska soo rididda gaar ahaan haddii hooyada leed ahay wixii ka dambeeyay 15 toddobaad oo uur ah.

Qoraalka sawirka,

Dibadbaxyadii ka dhashay ilmo iska soo rididda

Cid kasta oo ku guuleysata maamulidda Aqalka Koongareeska iyo awoodda gobollada waxay saameyn ku yeelaan doonaan meel marinta xeerar kale sida ilma iska soo rididda.

Haddii xisbiga Jamhuuriga uu doorashadan ku adkaado waxaa lagu wadaa inay diiradda saaraan arrimo ay kamid yihiin socdaalka, xuquuqda diinta iyo wax ka qabashada dembiyada rabshadaha ah.

Halka dimuqraadiyiinta ay mudnaanta siin doonaa , arrimo ay kamid yihiin ilaalinta deegaanka, dary eelka caafimaadka, xuquuqda codbixinta iyo xakam eynta qoryaha ama hubka.

2. Jamhuuriga oo kusoo jeesan karo dimuq raadiga si loo baaro

Ma amulidda aqalka koongareeska waxay ka dhigan tahay in awood loo yeesho in la sameeyo guddi wax baaro.

Muddo labo sano ah, Dimuqraadiga waxay wad een baaritaan la xiriira rabashadihii ka dhacay xar unta Capitol bishii January 2021-kii.

Waxa ay wareysteen boqolaal qof oo ay weydiy een su'aalo hordhac ah oo ku saabsan wixii dhacay maalintaas, iyagoo isku dayaya inay ogaadaan waxa Trump uu ka ogaa rabshadihii ka dhacayxarunta Capitoliyo sida ay uga jawaabeen. Waxaa la filayaa in ay soo saaraan warbixin ka hor dhamaadka sa nadka.

Jamhuuriga oo u muuqdo in uu wax ka baddalo arrintaas kuwaasoo haatan ku han weyn inay la waar eegaan maamulidda koongareeska ayaa sheegay in ay meesha ka saari doonaan guddigii loo xilsaaray inay baaraan rabshadihii ka dhacay Aqalka Cad isla markaana ay bilaabi doonaan inay baaraan oo ay dhageystaan xiriir ganacsi ee la sheegay in wiilka Biden, Hunter uu la leeyahay Shiinaha.

Waxay sidoo kale Jamhuuriga doonayaan inay eeg aan siyaasadaha Biden ee u ku aadan dadka soo gal ootiga ah, tallaabadii uu Biden kaga soo saaray ciida madiisa dalka Afghanistaan iyo asalka cudurka Karo ona ee Shiinaha.

3. Mustaqbalka Joe Biden

Doorashada xilligga dhexe ee Mareykanka wax aa lagu tilmaamaa afti la qabta labada sano ee ugu horreysa muddo xileedka madaxweynaha- waxaa inta badan ku guuleystaa xisbiga haya talada.

Waxaa jiray hooos u dhac ka dib qiimeyn lagu same eyay Biden gaar ahaan howlihii uu soo qabtay mud do ka badan sanad, inkasta dimuqraadiga uu u muu qdo mid kasoo kabanaya sicir bararka ballaaran iyo walaaca ka dhashay dhaqaale xumida, waxay arrint ani u horseeday inay ciriiri galaan iyagoo dagaal ugu jiro sidii ay guulo uga gaari lahaayeen labada aqal ee koongareeska.

Labadii sano ee ugu horeysay ee uu ahaa madax weynaha, Mr Biden wuxuu dabada ka riixay shuruuc cu sub oo ku saabsan isbedelka cimilada, xakamay nta hubka, maalgashiga kaabayaasha iyo caawinta car ruurta saboolka ah.

Haddii mid kamid ah labada aqal ee koongarees ka uu u wareego dhinaca Jamhuriga, wa xay awood u yeelan doonaan inay joojiyaan hindise-sharciyeedy ada uu horkcayay Dimuqraadiga oo ay doonayaan in ay ansixiyaan Congress-ka.

Qoraalka sawirka,

Joe Biden

4. Trump ma tartami doonaa

Si ka duwan madaxweynayaa shii dhawaan laga guuleystay, Don ald Trump weli ma uusan ka bixin doorashada.

Trump wuxuu weli u muuqdaa in uu doonayo in uu kusoo laabta Aqalka Cad marka la gaaro sanadka 2024-ka, doorashadan xilligga dhexe waxay soo noo leyn kartaa rajadiisa ama in uu meesha ka baxo, ink asta uusan tartameyn, tiro kamid ah musharraxiin ti isa caanka ah ayaa ka tartamayay guud ahaan Mar eykanka.Donald Trump oo ka hadlayay isu soo bax ka dhacay gobolka Ohio waxa uu ka sheegay in Jam huuriga ay dib ula wareegi doonaan Aqalka Cad san adka 2024-ka. Wuxuu sheegay in uu Talaadada sha acin doono go'aan weyn.

XIGASHO:BBC



 

KUMUU AHAA FANNAANKA GEERIDIISA LAGA DAREEMAY SOOMAALIYA IYO ITOOBIYA LABADABA?


Ali Birra

XIGASHADA SAWIRKA,SOCIAL MEDIA

Dalka Itoobiya waxaa looga baroor diiqayaa fan naankii rug caddaaga ahaa ee la oran jiray Cali Birra, oo Dorr aad ku geeriyooday magaalada Addis Ababa. Balse dadka tebi doona waxaa sidoo kale ka mid ah taageerayaa shiisa Soomaaliya ee ka daba dhacay heesihiisa Afsoomaaliga ahaa.

Raysul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa Cali Birra ku tilmaamay halyeey aqoonsaday in fanku "uusan lahayn wax dadka kala qeybiya sida qabiil, luuqad, faqri ama hanti toona".

Cali Birra oo Axaddii geeriyooday isagoo75jir ah waxa uu caan ku ahaa inuu ku heesi jiray luuqado ba dan oo ay ka mid yihiin; Amharic, Oromo, Soomaali, Canfar, Carabi, Ingiriis iyo Swedish.

Kumuu ahaa ahaa Cali Birra?

Ali Birra

XIGASHADA SAWIRKA,ALI BIRRA

Taariikhdu markii ay ahayd 26-kii bishii May ee sanadkii 1948-kii ayu uku dhashay mag aalada Diri Dhaba. Hooyadiis waxaa lagu magacaabi jiray Faxuma Cali, halka aabihiisna uu ahaa Maxamuud Muusa.

Yaraantiisii magaca uu kusoo koray waxa uu ah aa Cali Maxamuud Musa, balse markii uu soo wey naaday ayuu kusoo caan baxay Cali Birra.

Wareysi uu BBC-da siiyay sanadkii 2019 ayuu uga hadlay waxbarashadiisa, isagoo sheegay in uu weli giis ahaan doono arday.

"Mar walba waxaan ahaan doonaa arday. Kaligey ma aha, balse in ka badan 7 bilyan oo dunida ku nool ayaa ah arday. Aniguna ardaydaas ayaan ka mid ah ay. Dorraad wax baan bartay, Shalay wax baan bar tay, berrina wax baan baran doonaa,” ayuu yiri.

Isagoo toban jir ka weyn ayuu ogaaday in uu hooyo leeyahay

Markii uu 11 jir ahaa ayuu Cali Birra ogaaday in uu hooyo leeyahay, maadaama ay waalidkiisa kala tageen isagoo aad u yar.

Markii uu soo korayay ma uusan fursad u helin in uu la noolaado aabihiis iyo hooyadiis oo wadajir ah, mana uusan arkin hooyadiis.

Ka dib markii ay is fureen waalidiintiisa, aabihiis ma uusan guursan xaas kale, waxa uuna qaatay mas ’uuliyadda korinta wiilkiisa. Waxa uu arrintaas ku mic neeyay in uusan halkiisa wiil ee keliya u oggolaaneyn in "la jirdio”.

Mar walba oo uu arko carruurta saaxiibbadiis ah oo waalidiintooda la socda, waxa uu isweydiin jiray "sababta uusan isagu u arkin labadiisa waalid”, sida ay taariikhdiisa ku xuseen warbaahinta Itoobiya.

Ali Birra

XIGASHADA SAWIRKA,ALI BIRRA

Isagoo aad u da’ yar ayuu Cali lasoo baxay xirfad faneed oo cajiib ah, waxa uuna go’aansaday in uu luuqado badan ku heeso Abaalmarinno badan ayu uku guuleystay intii uu fanka ku dhex jiray, kuwaasoo ay ka mid ahayd in lagu sharfay billadda fannaanka Afrika.

Cali Birra waxaa lagu tilmaami jiray in uu ahaa aabaha muusiga casriga ah, waxa uuna soo bartay culuumta muusi kada oo uu in muddo ah daraa seynayay.

Qarnigii 20-aad gudihiisa ayuu Jaamacadda Sa nta Monica ee gobolka California ee dalka Mareykan ka kusoo qaatay shaadada muusikada.

Inuu heesi jiray ka sokoow waxa uu sidoo kale gar aaci jiray muusikada.

Inkastoo uu kasoo jeeday qowmiyadda Oromo ee dalka Itoobiya, waxa uu ahaa qof xirfaddiisa fan eed ku qanciya guud ahaan bulshooyinka gobolka oo ay ku jiraan Soomaalida iyo meelo ka mid ah caa lamka.

Heesihiisa Af Soomaaliga ee sida weyn loo jecel yahay waxaa ka mid ah mid loo yaqaanno "Naf Jac ayl Haleelay”, erayadeedana waxaa ka mid ah:

Mar kastaba jacayl baa

I hoggaaminaayee

Waxa aad u haabato

Ma hubtaa ma helayaa

Naf jacayl haleelay

howl waayi meysee

hadimada mar uun buu

nabsi iiga hiillin XIGASHO:-BBC

MAXAY TAHAY BARTA MASTODON EE AY KU YAACEEN DADKA KA SOO JABAY TWITTER?


Mastodon

XIGASHADA SAWIRKA,NURPHOTO

Qoraalka sawirka,

Mastodon

Markii uu maalqabeen Elon Musk la wareegay Twitter, dad badan oo ku xirnaa bartaas ay aa billaabay inay raadsadaan meel kale, waxaana soo caan baxday barta Mastodon. Hadda maxay ta hay bartan?

Bartan oo ah mid ay bulshadu ku wada xiriirto oo la sameeyay lix sano ka hor, ayaa sheegtay inay ku xiran yihiin 655,000 oo cinwaan, oo 230,000 kamid ah ay ku soo biireen todobaadkii tegay.

Muuqaalka kore waxa ay uga egtahay Twitter. Qoraa lkeeda waxaa loo yaqaan toots, waana mid ay dadka kale ka jawaabi karaan oo ay like saari karaan. Hase yeeshee Mastodon waxay u shaqeysaa si ka duwan Twitter.

Mastodon

XIGASHADA SAWIRKA,MASTODON

Qaabka ay u shaqeyso

Marka ayaa cinwaan cusub ka furato Mastodon, waa in aad doorato server. Waa ay kala duwan yihiin noocyada server-rada, waxaadna ka dooran kartaa dalkaaga, magaalada aad u nooshahay iyo waxa aad jeceshahay.

Midka aad doorato kaama reebayo in aad la saa xiibto oo aad hesho xogta dadka doortay server-rada kale, hase yeeshee kan aad ku xiran tahay ayaad ka helaysaa macluumaadka ugu badan.

Sababta ay server-rada u kala duwan yihiin ayaa lagu sheegay in Mastodon ay tahay shirkado isu teg ay oo ay leeyihiin shakhsiyaad kala duwan.

Si ka duwan Twitter, Mastodon qofka uma tilmaanto cinwaannada uu raaci karo.

Waxaa walaac laga muujiyay in qeybo kamid ah Mastodon aanay lahayn shuruuc xakameysa qoraall ada iyo muuqaallada xanafta leh, sida kuwa xambaar san naceybka.

Bartan cusub ayaa isticmeelkeedu yahay lacag la’aan, mana laha wax xayaysiin ah. XIGASHO:BBC

NIN ISKU DAYAY INUU DAD KA BADBAADIYO DIYAARADDII TANZANIA KU BURBURTAY OO IS ARKAY ISAGOO ISBITAALKA JIIFA

Xarko ayaa loo adeegsaday in diyaaradda lagu soo dhaweeyo xeebta harada Victoria

XIGASHADA SAWIRKA,CHARLES MWEBEYA TBC

Nin kalluumaysato oo ka mid ahaa dadkii ugu hor eeyay ee ka jawaabay shilkii diyaaradeed ee Axadii ee ay ku dhinteen 19-ka qof kaas oo ka dhacay har ada Victoria ee dalka Tanzania, ayaa ka sheekeeyay sida uu isugu dayay in uu badbaadiyo duuliyayaashii ku xanibnaa qolka diyaarada laga wado iyo sida uu ugu dhawaaday in uu naftiisa ku waayo isaga oo isku dayaya in uu badbaadiyo.

Majaliwa Jackson ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqay inuu yahay geesi halyeey ah, waxaana la guddoons iiyay 1 milyan oo shilinka Tanzaniya ah oo u dhiganta 430 iyo doolar, waxaana uu shaqo ka helay kooxda dab damiska iyo badbaadada dadaalkiisa ka dib.

Isagoo BBC-da kula hadlayay sariirtiisa isbitaalka magaalada Bukoba , ka hor ku dhawaaqidda dowla dda , Mr Jackson ayaa sheegay in uu argagaxay markii uu arkay diyaaradda rakaab

ka oo ku soo socota jiha qaldan, ka hor inta aysan ku dhicin harada.

Isaga iyo saddex nin oo kale oo kaluumaysato ah oo ay saaxiibo ahaayeen ayaa waxay u soo sharaa cdeen dhanka diyaaradda ay ku dhacday waxana uu ka caawiyay in uu furo albaabka dambe, taas oo ka caawisay rakaabkii fadhiyey dhinaca danbe ee diy aaradda in la soo badbaadiyo.

Jackson ayaa sheegay in markaasi ka dib uu u dabbaashay dhanka afka hore ee diyaaradda. Isaga iyo mid ka mid ah duuliyayaasha ayaa daaqadda diy aaradda ka wada hadlay gaar iyagoo isticmaalayaa gacanta.

"Wuxuu igu amray in aan muraa yadda daaqada jab iyo, biyaha ay aan ka soo baxay, waxaana waydiiyay ilaalada gar oonka, oo markaasi soo gaaray harada in ay hayaan qalab aanu ku burburin karno mura ayadda.

"Waxay i siiyeen masaar, balse waxaa iga hor istaag ay nin la hadlayay bulshada waxa uu sheegay in duuliyaasha ay la hadleen aysana jirin wax biyo oo galay dhanka ay ku jiraan duuliyeyaasha," ayuu yiri Mr Jackson. Waxa uu intaa ku daray in markii la ist aajiyay uu dib u quusay oo uu u gacan haatiyay duu liyaha.

Laakin duuliyaha ayaa markaa tilmaamay in uu wali doonayo in la badbaadiyo.

"Wuxuu ii tilmaamay albaabka degdegga ah ee qolka laga hago diyaaradda, dib ayaan u dabaashay waxa aana qaatay xarig oo aan albaabka ku xiray, waxaana isku daynay inaanu doomo kale ku jiidno, balse xarigii ayaa go'ay oo wejiga igaga dhacay ka dibna waan miyir daboolmay. Ka dib waxaan soo na axay un anigoo halkan cisbitaalka joogo," ayuu yiri Mr Jackson. Labada duuliye ayaa ka mid ahaa 19-ka qof ee dhintay kaddib markii diyaaradda - oo ay maamusho shirkadda Precision Air, oo ah diyaarad da ugu weyn Tansaaniya - ay ku burburtay meel u dhow xeebta harada.

Majaliwa Jackson

XIGASHADA SAWIRKA,CHARLES MWEBEYA TBC

43-dii qof ee doonta saarnaa waxaa ka badbaaday 24 qof, sida ay sheegtay shirk adda diya aradaha ee Precision Air.

Xaflad Baroor-diiq ayaa isn iinta Shalay ah loo sa mee yay 19-ka qof ee naft ooda waa yay taas oo lagu qabtay garoon ka kubadda cagta ee degmada Buk oba.Ra'iisul wasaa raha Tanz ania, Kassim Majaliwa oo ka hadlay mun aasabadda baroordiiqa ayaa shee gay in dow laddu ay bixin doonto qarashka ku baxaya aaska. Mar sii horreysay, wuxuu sheegay in baaritaan bal laaran lagu sameyn doono si loo ogaado sababta keentay burburka diyaara dda.

Diyaaradda ayaa ka soo baxday caasimadda gan acs iga ee Dar es Salaam maalintii Axadda, waxayna ku sii hakatay Mwanza ka hor inta aysan burburin abbaare 8:50 xilliga maxalliga ah xilli ay ku sii jeed day garoonka diyaaradaha ee Bukoba.Gegida diyaa radaha waa la xiray ilaa amar dambe.

XIGASHO:-BBC


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip