HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 2-DA NOVEMBAR 2022-KA

0
Wednesday November 02, 2022 - 08:33:52 in Wararka by
  • Visits: 410
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 2-DA NOVEMBAR 2022-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Kulan Dalka Algeria ku dhex maray Madaxweyna ha Somaliya iyo Xoghayaha Q/Midoobay

Madaxweynaha Sooma aliya Xasan Sheekh Max amuud oo ku sugan dalka Al-jeeriya kulan la yeeshay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António Guterres.

Kulan doceedka labada dhinac ee magaalada Algiers ayaa looga hadlay xaala dda abaaraha, dagaalka dowladdu ay kula jirto Al-shabaab iyo muhiim adda ay leedahay taageerada beesha caalamka.

Madaxweynaha ayaa Xoghayaha guud Q/Mioobay la wadaagay xaaladda dalka. dagaalka ka

xusay in cunaqabateynta hubka oo laga qaado Soo maaliya ay si weyn u caawineyso dagaalka lagu ha yo Argagixisada Somaaliya,tan Gobolka & Caalamka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa Qaramada Midoobay ka codsaday in ay sii kordhiso taageerada bani’aadannimo iyo tan farsamo ee ay siiyaan dowladda Soomaaliya si loo xaqiijiyo xasiloonida dalka iyo in ciidanka Soomaaliyeed ay la wareegaan kuna filnaadaan ammaanka dalka.

RW Xamse Oo Farriina Adag U Diray Ga nacsat ada Soomaaliyeed Kadib Qaraxii Zoobbe2

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa kulan la qaatay xubno ka socday Ganacsatada Soomaa liyeed oo uu kala hadlay ka allinta kaga aadan Gur mad ka iyo taakuleynta dad kii ku wax yeeloobay qaraxii baha lnimo ee khawarijtu ku gum aadeen shacabka aan waxba Shalaysan 29kii bishii dhammaatay.

Kulanka oo ay goob joog ka ahaayeen guddiga heerka wasiir iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee gurmadka ayaa diiradda lagu saaray doorka gana csatadu ay ku leeyihiin samatabixinta iyo midaynta kaalmaha dhaqaale ee lagu taakuleynayo dadka ay wax yeelladu ka soo gaartay qaraxii dhawaan ka dhacay Muqdisho.

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ganacsatada ugu ma had celiyey doorkooda muuqda, ayaa xusay in wad ajir xoogga loo saaro sidii shacabka loogu gurman la haa, dowladduna ay qaaday tallaabooyin wax ku ool ah, lana sii wadi doono howlaha gurmadka, shac ab ka Soomaaliyeedna looga baahan yahay in ay sii kor dhiyaan gurmadka iyo dadaalka ay wadaan.

RW Ku-Xigeenka Oo Booqday Xarumaha Gurmad ka Deg-Degga Ee Dadkii Ku Dha awacmay Qaraxyadii Zoobbe

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Fede raalka Soomaaliya Salah Jama ayaa Xalay booqday Isbitaallada Erdogan, Banaadir iyo Xarumaha Gurm adka deg-degga ah ee Gobolka Banaadir oo ay ku shaqeynayaan kooxa ha Gurmadka heer Federaal iyo heer Gobol.

Mudane Saalax a yaa ka dhageystay maamulka iyo dhakhaatiirta Isbitaallda, warbxin la xiriirta xaaladda bukaanada jiifa, isagoo ku amm aanay sida ay heeganka ugu yihiin caawinta dhaawa cyada.

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka ayaa soo kormee ray xarunta gurmadka deg-degga ah ee Gobolka Ban aadir oo ay ku sugnaayeen xubno kamid ah gudd iyada gurmadka qaraxii KM5.

Guddoomiyaha Hay’adda Gargaarka iyo Maare ynta musiibooyinka iyo Guddoomiye ku xigeennada Gobolka Banaadir ee Amniga iyo Siyaasadda iyo Arr imaha bulshada ayaa warbixin ka siiyay Ra’iisul Was aare ku xigeenka howlaha gurmadka ee ay qabteen saacadihii la soo dhaafay, isagoo tilmaamay in Xukuumaddu ay

Madaxda Golaha wadatashiga oo madax tooyad da kaga qayb galay qorshaha qar an ee Sooma aliya Cagaara

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Ra’iisul Wasaare Kuxigee nka, Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Madaxtooy ada Qaranka ku beeray 9 geed oo qeyb ka ah Qorsh aha Qaran ee Soomaaliya Cagaar ah.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay ahmiyadda dhirtu ay u leedahay dalkeenna oo abaaro soo noqonoqday ay aafeeyeen, saameyn xooggan ay ku yeelatay duruufihii adkaa ee dalku soo maray, taas oo sababatay nabaad-guur xooggan oo saameeyey nolasha iyo deegankaba.

"Burburkii ku dhacay dalka kaliya ma saameyn dadka ee dhibaato xooggan ayuu gaarsiiyey deegaanka Soomaaliyeed, waxaa naga guuray xayawaanaadkii iyo dhirtii uu caanka ku ahaa dalkeennu. Dib u dhiska dowladnimada waa in ay barbar socodaa dib u cagaa rinta deegaanka iyo kobcinta wacyiga dadweyn aha ee ku aaddan daryeelka deegaanka.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa faray hay’ad aha dowladda in ay hormuud u noqdaan qorshahan oo dhireeyaan xarummaha ay ku shaqeeyaan, sidoo kale waxa uu ugu baaqay dhallinyarada Soomaaliy eed oo taariikh ahaan door wanaagsan ka qaata dar yeelka deegaanka in ay guryaha iyo goobaha ganac siga ay ku tallaalaan geedahan waxtarka u leh deega anka oo ay dowladdu diyaarisay.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka rajeeyey Maamulka Gobolka Banaadir iyo Wasaa radda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Xukumad da Federaalka Soomaaliya in ay labada bilood ee sannadka ka dhiman ay ku abuuraan Caasimadda 100,000 oo geed si loogu gudbo dhireynta caasumad aha dowlad-goboleedyada iyo guud ahaan degmo oyinka iyo deegaannada dalka

Duqa magaalada Muqdisho oo warbixin loo gudb iyey kadib qaraxyadii ZOOBE

Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Ma daale) ayaa Shalay kulan la yeeshay guddiga gurm adka deg-degga ee gobolka Banaadir kadib booqa sho uu ku tegay xarunta guddigaas.

Duqa Muqdisho ayaa warbixin ka dhageystay xubnaha guddiga oo uga warbixiyey howlaha u qab soomay iyo inta hortabinta u leh ee weli dadaalladooda socda.

Intaas kadib guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa ku amaanay xubnaha gudd iga kaalinta adag ee ay ka qaateen gurmadka loo fidinayo dadkii waxyeelada kasoo gaaray qaraxyadii Sabtidii lasoo dhaafay ka dhacay agagaarka Zoobe ee magaalada Muqdisho.

Sidoo kale wuxuu kula dardaarmay in sii laba jib aaraan u gurmashada dadka dhaawacyada qaba ee ku jira isbitaallada ku yaalla caasimada, si gaar ahna looga warqabo.

Ugu dambeyn guddoomiye Yuusuf Madaale ayaa uga mahad-celiyey shacabka Muqdisho kaalinta ay ka qaadanayaan gurmadka socdo, isaga oo xusay in isku tashiga iyo is-gargaarida ay tahay mid looga bartay Soomaalida, halkaasina ay kasii wadaan ho wsha.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa si weyn looga dareemayaa saameynta ka dhalatay qaraxyadii 29-kii bishii hore ee October ka dhacay magaalada Muqd isho, gaar ahaan xarunta wasaarada waxbarashada ee agagaarka Zoobe kaas oo sababay khasaare xoogan.

Madaxweynaha Soomaaliya oo codsaday garg aar caalami ah kadib qaraxy adii lagu hoob tay ee galaaftay nolosha in ka badan 100 qof

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo saaray codsi deg deg ah oo ku aaddan gargaar caalami ah oo loo fidiyo dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii gaw aari ee lagu weeraray aagga isgoyska Soobbe.

Weerarkan oo dhacay Sabtidii 29-kii Oktoobar, ayaa waxaa ku dhaawacmay in ka badan 300 oo qof, waxaana uu ahaa kii ugu khasaaraha badnaa ee ka dhaca muddo shan sano ah.

"Waxaan ka codsaneynaa beesha caalamka, walaalaha Soomaaliyeed iyo walaalaha kale ee Muslimiinta ah ama saaxiibada kale inay dhakhaatiir u soo diraan Soomaaliya si ay u caawiyaan isbitaallada lagu daweynayo dadka dhaawaca ah,” ayuu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku yiri hadal uu soo saaray.

Ma daabuli karno tiradan dhaawacyada ah... cid kasta oo noo soo diri karta (caawin) waxaan codsan eynaa in ay na soo diraan,” ayuu yiri madaxweynuhu.

Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegtay inay diyaar u tahay inay dawladda ka caa wiso daweynta dadka dhaawaca ah iyo bixinta dary eelka dhaawacyada.

Illaa iyo hadda lama oga hal dowlad oo kasoo ja waabtay codsiga dowladda Soomaaliya, inkastoo do wladdu sheegtay inay dibadda u qaadayso dhaaw acyada xaaladdoodu liidato.

Wasiirka Arrimaha dibedda XFS oo kul an la qaatay dhigiisa dalka Kuwait

Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibedd Xukuuma dda Federaalka Soomaliya ayaa kulan kula qaatay caasimadda dalka Algeria ee Algiers, dhigiisa Arri maha dibedda ee Dawladda Kuwait H.E Sheikh Salem Abdullah Al-Jaber Al-Sabah.

Wasiirka Arrimah dibedda Soomaliya ayaa kala hadlay dhigiisa kuwait sidii Soom aaliya loo garab istaagi lahaa loogana caawin lahaa dhibaatada kooxa khawaariijtu ay ka geysteen maga alada Muqdisho,Cafinta deymanka Soomaaliya lagu leeyahay iyo sida ugu haboon ee Soomaliya uga faa ’iidaysan karto kaalmada ay dawladda Kuwait ugu talo gashay horumarinta waxbarashada.

labadda Wasiir ayaa sidoo kale ka wada hadlay adka ynta xiriirka iyo sidii loo sii wadi lahaa iskaashiga dhi nacyada badan ee ka dhexeeya labada dal ee wal aalaha ah,kulanka ayaa waxa wasiirka Arrimaha dibe dda Soomaliya ku weheliyey safiirada Soomaaliya u kala fadhiya Masar, Algeria iyo Agaasimaha waaxda Carabta ee wasaaradda arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga

garab taagan tahay guddiyada gurmadka

Lafta Gareen Oo Qaabilay Ku Xigeenka Wakiilka Xog-Hayaha Guud Ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Gal beed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ay aa Qaabilay ku xigeenka Wakiilka Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobey Arimaha Soomaaliya Marwo Anita kiki Gbeho.

Madaxweyne Laftagareen iyo Anita kiki kulan kooda wax ay diirada ku saareen Howlgalada soc da,Abaaraha ka jira Dalka,Mashaariicda Hormarin eed, iyo Dardargelinta Dhismaha Gollaha Deegaan ka Degmooyinka Koonfur Galbeed.


Wasiirka Bartoolka oo Qirtay inaan wax weyn laga bedelin Heshiiska Shidaalka ee muranka dhaliyey

Wasiirka Batroolka Xukuumadda Federaalka Xil dhibaan C/risaaq Cumar Maxamed ayaa xaqiijijey in aysan jiirn wax weyn oo laga bedelay heshiiskii Shi daalka ee dowladda Soomaaliya la gashay Shir adda Coastline Explor ati on oo hore loo diiday.

Isagoo la hadlay VOA-da ayuu Wasiirku xusay ilaa 5 qodob oo wax laga bedelay Heshiiska, kuwaasoo aan ahayn arrimo waaweyn sida uu yiri, balse dib u eegis lagu sameeyay, wuxuuna ku gaab saday in heshiiska uu isaga ka horeeyay, loona ar kay in wadahadal toos ah lagu galo heshiiska, halkii tartan laga dhigi lahaa.

Qodobadda laga bedelay ayuu Wasiir C/risaaq ku sheegay in Aadeegga, Saadka amniga iyo Arri maha kale (Local Content) laga qaato Gudaha haddii ay awoodaan inay qabtaan; waxaa kaloo laga saaray Arrin ku saabsan (Xaalad hubanti la’aan ah- force ma jeure); in wixii qalab ama hantiga haraaga ah ay yee lan doonto dowladda Soomaaliya; Heshiiska inaysan saameyn karin isbedello yimaada sida Canshuuraha, taasoo la isla gartay, laakiin Wasiirka la siiyey inuu soo saari karo Shuruuc iyo Canshuuraha iyo Qodob ku saabsan haddii Heshiiska lagu wareejinayo Shir kad ama saami dad kale oo lagu caddeeyay dadka Saamiga leh ee lagu wareejin karo.

"Qodobaddaas waa la saxay, wax weyna ma ah ayn, wuxuu ahaa heshiis fiican oo ka fiican kuwa caa lamiga ah..” ayuu yiri Wasiirka Batroolka oo sheegay inay la tashadeen sharci-yaqaano arrintan aqoon u leh.

Muhiimada Heshiiska ayaa ah inaan waxba laga bedelin qeybsiga dhaqaalaha oo ay ku caddahay in Soomaaliya waxa loo yaqaan Royal-tiga ay leedah ay: 5%, faa’iidadana loo qeybsan doono si isla mida 50% iyo 50%, canshuurta laga qaadayo faa’iidada ay tahay 30%.

Heshiiska Wax-soosaar wadaagga ah ee Shidaal ka Soomaaliya oo dalka Turkiga lagu saxiixay Febra ayo 2021 ayaa khilaaf weyn dhaliyey, waxaana sha rci darro ku tilmaamay madaxweynihii xilligaasi Maxa med C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaare Maxa med Xuseen Rooble.

Dad badan ayaa shaki ka muujiyey sida degdega ah ee Heshiiskan loo saxiixay iyo inaan dadka loo soo bandhigin faahfaahinta heshiiskan, sidii markii ho re ahaa iyo Qodobadda laga bedelay.XIGASHO:GOOBJOOGE.NET

Baarlamanka maamulka PUNTLAND oo ansixiyey xubnaha maxkamadda sare

Xildhibaanada baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland ayaa Shalay cod aqlabiyad leh ku meel mariyey xubnaha maxkamadda sare ee maamulka asi, kadib kulan ay ku yeesheen xaruntooda magaa lada caasimada ee Garoowe.

Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa guddoomiyey Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ah guddo omiyaha Golaha Wakiilada, ayadoo inta badan ay goobjoog ahaayeen xildhibaana da. Codeyn gacan taaga ah oo Golaha ka dhacday ayaa lagu ans ixiyey xubnaha oo uu mad axweyne Deni u magacaabay maxkamadda sare ee maamulka Puntland, waxaana ogolaatay 53 Xildhiba an, ma jirin wax diidmo ah, balse waxaa ka aamusay 1 mudane.

Intaas kadib ayaa guddoonka maxkamadda sare iyo xubnaha kale ee lasoo magacaabay ayaa lagu dhaariyey isla goobta, si ay u guda galaan howlaha shaqo ee horyaallo.

Anisixinta xubnaha maxkamadda sare ayaa mar ar badan dib u dhacday, kadib khilaaf soo kala dhex-galay madaxtooyada iyo baarlamaanka, waxayna ta asi sababtay in laba jeer oo hore ay Golaha ay iska diidaan meelmarinta xubnahan oo mar dambe wax ka bedal lagu sameeyey, taas oo hadda suuragelisay in Shalay lagu ansixiyo cod aqlabiyad leh.

Arrintan ayaa waxaa soo dhoweeyey hoggaanka sare ee Puntland oo ay ku jiraan ururada siyaasadda iyo sidoo kale qaybaha kala duwan bulshada maa mulkaasi.

Dhismaha maxkamadda sare ayaa ku soo aaday xilli loo baahnaa, islamarkaana dhowaan doorasho ay aadeyso Puntland, taas oo haatan uu ka taagan yahay muran aad u xoogan.

Villa Somalia oo shaacisay mowqif ku aadan beegsiga qoysaska kooxda Al-Shabaab

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ka hortimid in la gowraco maleeshiyada kooxda Al-Shabaab ama la beegsado qoysaskooda, kadib mar kii falal noocaas ah ay ka dhaceen gobolka Hiiraan.

Maleeshiyada Macawiisleyda ayaa dagaal ka dhacay gobolka Hiiraan 18-kii September waxay ku dileen 45 maleeshiyo oo ka tirsan Al-Shabaab, kuwaasi oo saddex ka mid ah ay gowraceen.

Sidoo kale, guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte ayaa 16-kii bishan, wuxuu Macawiisleyda ku amray inay dilaan xaasaska iyo caruurta Al-Shabaab, isaga oo sidoo kale lacag abaal-marin dul dhigay madaxa saraakiisha Al-Shabaab.

Cali Jeyte ayaa sheegay in qofkii u keena madax Al-Shabaab uu siinayo lacag, taasi oo uu ka dhabeeyey toddobaadkii tegay islamarkaana lacagtii ugu horrey say siiyey dagaal-yahan u keenay madax Al-Shab aab uu soo dilay.

Hase yeeshee madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay in taasi aanay sax aheyn.

Xuseen Sheekh Cali oo ah la-taliyaha amniga qara nka madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa wareysi uu sii yey wargeyska Mareykanka ee New York Times, ku sheegay in gowraca uu yahay khalad ay tahay inaan lasii wadin.

Xuseen ayaa sheegay in dowladda ay weydiisatay maleeshiyada Macawiisleyda inay joojiyaan fulinta ficillada noocaas ah.

Waxa uu intaas ku daray in dowladda ay la xiriir tay guddoomiyaha gobolka Hiiraan iyo dadka kale ee saameynta ku leh gobolka, si looga fogaado in la beegsado xaasaska, caruurta iyo ehellada xubnaha Al-Shabaab.

"Qoysaska mintidiintan ma ahan dad xor ah. Wa xaana dooneynaa inay annaga na isku key soo dhii baan. Ma ahan siyaasadda dowladda in la dilo rayid, mana dhiiri-gelineyno,” ayuu yiri.

Madaxda Golaha Wadatashiga oo farriin u diray Somaliland

Waxaa Dorraad magaalada Muqdisho ee caasim adda Soomaaliya lagu soo gaba-gabeeyey shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee u dhaxeeyay mada xda dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa dow lad-goboleedyada, ugana socday Villa Somalia.

Shirka oo qaatay waqti ka badan intii loo qorshey nayey ayaa waxaa qeyb kamid ah si weyn loogu bogaadiyay Somaliland, ga ar ahaan amniga iyo dimuq raadiyada sanado badan jirsatay.

"Goluhu wuxuu bogaadina yaa dhaqanka degan aanshiyaha siyaasadeed, wada-nolaanshiyo iyo dim uqraadiyadda ee ay Somaliland ku soo caano maa shay,” ayaa lagu yiri war-murtiyeedka kasoo baxay shirka Golaha Wadatashiga Qaran.

Sidoo kale waxay madaxda Soomaaliyeed ugu baaqeen shacabka iyo madaxda Somaliland inay ilaa shadaan xasiloonida iyo nabadda ay mudada badan kusoo caano maashay Somaliland.

Waxaa xusid in war-murtiyeedka kasoo baxay shirka Golaha Wadatashiga Qaran aan Somaliland lo ogu yeerin maamul, midaasi oo u muuqata in mad axdaan ay aad uga taxadareen si aysan macno kale u yeelan farriintoodu, islamarkaana ay usii kala fogaan.Baaqa madaxda Soomaaliyeed ayaa ima naya ayada oo Somaliland muddooyinkii dambe ka ji rtay xiisad siyaasadeed oo la xiriirta arrimaha doo rashooyinka, kadib markii Golaha Guurtida ay muddo kororsi u sameeyeen madaxweyne Muuse Biixi.

Wasiir Koore: Madaxda Soomaaliya had ay cid la talinayaan waxay bad baadin lahaayen shacabka

Xukuumada Somaliland oo ka jawaabaysa baaqii Guddida Wadatashiga Qaranka Soomaaliya ee ahaa in Somaliland nabada ilaashato, ayaa sheegtay in Somaliland anay Soomaaliya talo uga baahnayn.

Wasiirka Warfaafinta Somalil and Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa sheegay in xukuumada Soo maaliya hadii ay awood leedahay oo ay talinayso ay shacabkeeda ka bad baadin lahayd qaraxyada.

"Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa riyo haday dub leeyihiin dabadooda ayay ku qarsan lahaayeen, haday cid la talinayaan oo wax yihiin, waxay bad baa din lahaayeen shacabka, sida ayaxa u dhimanaya, si da kaneecada la buufiyay, shacabka hortooda ku dhimanaya" ayuu yidhi Wasiir Koore.

Waxa uu sheegay in shacabka maalinkasta ku dhimanaya qaraxyadu ay xukuumada Soomaaliya uga baahanyihiin talo, lakiin anay Somaliland wax talo ah uga baahnayn.

"200 ee qof ee kolba guri hoostii laga sooqaad ayo iyo 700 ee qof ee dhaawaca la taahaya ayaa talo uga baahan ee Somaliland talo ugama baahna, kuwa talada uga baahan ee hoos jooga waa kuwa tawaaw acaya ee marba 250 ka la waayayo saacad gudah eed" ayuu yidhi Wasiir Koore.

Waxa uu sheegay in Somaliland qaan gaadhtah ay, oo ay ku dhisantahay isku tashiga shacabka, isla markaana anay jirin cid wax ku darsatay oo wax u sheeganaysa mudada ay jirtay, wuxuu intaa ku daray in Somaliland taqaano sida ay arrimaheeda u maam ulanayso.

Waxa uu kula taliyay dowlada Soomaaliya in an ay wakhti iskaga lumin arrimaha Somaliland ee ay arrimahooda muhiimada saaraan, waxuuna sheegay in xukuumada Somaliland tahay xukuumad cod shacab ku timid, oo hal qof iyo hal cod lagu doortay.

Xigasho:hiiran.com

Maamulka Hir-Shabeelle & Xildhibaano bilaabay abaabulka howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab

Abaabulka howlagal ka dhan ah Al-Shabaaab ay aa mar kale ka bilaawday deegaano ka tirsan gob alka Hiiraaan,halkaasi oo uu ka dhacay dagaaal u dhaxeeya ciidamada dowlada iyo dadka deegaaanka oo isku dhinac ah iyo Al-Shab aaab,balse maaalm

ahaaan uu hakad galay, iyado ona haaatan mar kale dib boor ka looga qaaday howlgalkaa si.

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamu lka Hirshabeelle oo uu ugu horeeyo madaxweyne ku xigeenka Yuusuf Axmed Hagar Dabageed, Guddoom iyaha gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaaan iyo xil dhibaano ka tirsan Golaha Shacabka oo ku sugan de egaaanka Tardo ee Hiiraan ayaa sheegay in howlgal ku dib u bilaawday ayna dhawaaan Al-Shabaaab ka saari doonaaan deegaanada ay gacanta ku hayaa aan.

Xildhibaaan Cabdullahi Maxamed Cali Sanbalool she iyo Xildhibaan Jacfar oo ka mida masuuliyiinta Tardo ku sugan oo Warbaaahinta la hadlay ayaa she egay in aan la aqbali doonin in Al-Shabaab ay maa mulaaan deegaanada gobalada Hiiraan iyo Galgad uud ayna dhawaaan ka xoreyn doonaaan.

Sidoo kale xildhibaanada oo la hadlay ciidamada dowlada iyo kuwa deegaanka ayaa kula dardaarmay inay dardargeliyaaan howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab Dhanka kale Madaxweyne ku xigeenka Hir-Sha beele Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa dhan kiisa sheegay in Al-Shabaab xiligaan aysan lahayn awood ay kula dagaalamaan ciidamada kala duwan, loogana baahanyahay inay ka faa’ideystaaan

ciidamadu.

Xilliga ay shaqo billaabeyso xarunta Ban giga Dhiigga Soomaaliya oo la shaaciyay

Xarunta bangiga dhiiga ee dhismaheedu ka socd ay magaalada Muqdisho ayaa waxaa Dorraad kor meer ku tagay wasiirka caafimaadka Dr. Cali Xaaji Aadan iyo wasiirka arrimaha gudaha Axmed Macalim Fiqi.

Xarunta bangiga dhiiga ayaa mareysa meel gaba-gabo ah, ayada oo dhismaheedu soo socday muddo sanad iyo bar ah, waxaana lagu wa daa in si rasmi ah u shaqo bilaabi doonto laba bilood gudahood, sida uu sheegay wasiirka caafimaadka.

Wasiirka caafimaadka Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa sidoo kale waxa uu sheegay inay rajeynayaan in go bolada dalkana la gaarsiin doono.

Sidoo kale wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Mudane Axmed Macalim fiqi oo halkaasi ka hadlay ayaa ugu horeyntii u mahadceli yey wasaaradda caafimaadka iyo Isbitaalka Ban aadir. Waxa uu sheegay in bulshada uu hayay wel wel la xiriira arrintaan, islamarkaana haddii xarunta bangiga dhiiga dhismaheeda xariga laga jaro uu ban giga dabooli doono baahiyo badan iyo qeyla dhaanta ka soo yeerta umadda Soomaaliyeed.

"Bangigaan oo Injineerada ay sheegeen in laba bil kadib la furi doono, taasi oo ah arin lagu farxo. Wa xaa la ii sheegay in dhiigan loo dhoofin karo gobala da dalka oo meel kasta oo dhib ka dhaca lageyn karo dowladihii ka qeyb-qaatay ee dalkeenna ugu tabar ucay waan ugu mahadcelinaa.”

Ugu dambeyntiina waxaa goobta ka hadlay agaas imaha guud ee isbitaalka hooyada iyo dhalaanka Banaadir Marwo Fartuun Shariif, iyada oo u mahad celisay dowladaha Sweden iyo Finland oo dhismah aan kaalin weyn ka geystay

Maxkamadda ciidamada oo toogasho ku fulisay nin geystay dilal iyo qaraxyo

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Sooma aliya ayaa Shalay markale xukun dil toogasho ah ku fulisay xubin ka tirsan kooxda Al-Shabaab, kaas oo lagu dilay fagaare ku yaalla magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Ninka toogasho lagu fuliyey ayaa waxaa lagu magacaabi jirau Cabdullahi Cali Aadan, sida ay shaacisay maxkama dda ciidamada oo 2020-kii ninkan ugu xukuntay dil toog asho ah, kaas oo ugu dmabeyn Shalay lagu fuliyey kadib markii lagu qisaasay koonfurta Gaalkacyo.

Maxkamadda ayaa ku eedeysay Cabdullaah inuu dilal iyo qaraxyo ka geystay magaalada Gaalk acyo, waxaana ka mid eedaha loo jeediyey dilkii Sheekh Cabdiweli Sheekh Cali Cilmi Yare kaas oo lagu dilay weerar toos ah oo 2018 lagu qaaday xarun uu ku lahaa Gaalkacyo.

Fagaaraha lagu toogtay ninkan horey uga tirsa naa kooxda Al-Shabaab ayaa waxaa ku sugnaa sar aakiil sare oo ka tirsan maxkamadda ciidamada iyo mas’uuliyiinta Gaalkacyo

Maalmihii u dambeeyey maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowladda federaalka ah ee Soomaa liya ayaa suu kordhisay fulinta dilalka toogashada ah, wuxuuna ninkan noqonayaa qofkii siddeedaad ee muddo ku siman 15 cisho gudahood toogasho lagu fuliyo.

DF oo war cusub kasoo saartay khasaa raha dag aalkii Masaajid Caliguduud

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa faahfaahin cusub ka bixisay howlgalkii culuslaa ee todobaadkan lagula waree gay deegaanka Masaajid Cal iguud, kadib dagaallo u dhe xeeyey ciidanka dow ladda & Shabaab oo ka dhacay hal kaasi. General Ax med Maxa med Calasow (Tareedisho) oo ka mid ah saraakiisha sare ee milatariga Soomaaliya oo warba ahinta kula hadlay furinta hore ee dagaalka ayaa sheegay in Ma saajid Caliguduud oo muddo saldhig u aheyd Al-Sha baab haatan laga fara maroojiyey, wuxuuna shaaca ka qaaday in halkan ay kooxda u aheyd albaab mu hiim ah oo laga soo galo."Runtii Caliguduud dadka waxa ay u heysteen magaallo caadi ah, laakiin ma aheyn waxa ay aheyd albaabka koowaad ee Al-Qaac idada laga galo” ayuu yiri Gerenaral Tareedisho.

Sidoo kale wuxuu shaaciyey tirada rasmiga ee Al-Shabaab looga hadlay howlgalkaasi, isaga oo xaqiijiyey inay gaarayaan illaa 189 xubnood, sida uu hadalka u dhigay.

"Howlgallada meel fiican ayey marayaan Khaw aarijta meeshaan waxaa looga dilay dad gaaraya ilaa 189, halkaas way ku baaba’day,” ayuu yiri markale sii raaciyey.

Dhinaca kale xildhibaano, siyaasiyiin, waxgarad iyo guddi ka socdo dowladda Soomaaliya ayaa ga aray Masaajid Caliguud, kuwaas oo kormeeray gud aha deegaankaasi.

Xaaladda ayaa haatan ah mid deggan, waxaana ciidamada huwanta ay isku ballaariyeen magaalad aasi, kadib markii Al-Shabaab duqeyn iyo dagaal lo oga saaray halkaasi.

Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ayaa ujeedkooda uu yahay inay gaaraan illaa degmada Aadan Yabaal oo uu ku yaallo saldhigga ugu weyn ee kooxda Al-Shabaab.

ATMIS ku dhawaaqday in Ciidamada do wlada ay la wareegi karaan mas’uuliy adda amniga dalka

Taliyaha Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM Gen. Diomede Ndegeya oo xilka ka sii degaya ayaa sheegay in weerarrada ay wadaan ciidamada AMI SOM iyo kuwa xoogga dalka ay tahay mid muuji ne ysa sida ay u sii kordhayaan awoodaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (SNA).

"Dadka Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin na bad, sababtoo ah waxay soo mareen dhibaato aad u dheer. Waxaan ku faraxsana hay in laga bilaabo bishii Seb tembar in dowladda cusu & shacabka deegaanka ay gac maha isku qabsadeen da gaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Waxaa hubaal ah inay jirto rabitaan siyaasadeed oo looga hortagayo argagixisada Soomaaliya,” ayuu yiri Lt. Gen. Ndege ya, oo hadda soo gabagabeeyay socdaalkiisa shaqo ka dib markii uu Soomaaliya yimid Bishii Ogoosto ee sanadkii 2020 si uu xilka ugu wareejiyo Gen. Tigabu Yilma oo u dhashay dalka Itoobiya.

Dhambaalkiisa sagootinta ah Gen. Ndegeya ay aa sheegay in awoodda ciidamada xoogga ee weera rrada, jabinta cadawga iyo inay qabsadaan ay tahay tilmaan muhiim ah oo muujinaysa in ay sii kordhay aan awood ay si buuxda u qaadi karaan mas’uuliy adda amniga qaranka iyo ilaalinta dalka iyo muwa adiniinta. .

Intii uu xilka hayay Lt. Gen. Ndegeya, Midowga Afrika iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay dejiyeen qorshe ay ku dejiyeen hannaanka dib-u-hab eynta howlgalka, kaasoo ay hoos imaanayaan qaar ka mid ah Saldhigyada hore ee Ciidamada sida Afgo oye, Marin guwaay iyo deegaanno kale.

Wareejinta xarumahan ayaa qeyb ka ah fulinta si tartiib tartiib ah balse si joogta ah loogu wareejinayo mas’uuliyadaha amniga ee dowladda Soomaaliya sida uu dhigayo qorshaha kala guurka ah ee Soom aaliya, kaasi oo ah mid ay ku taageerayaan dowla dda Soomaaliya iyo saaxiibadeeda caalamka.

Taliyaha Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM Gen. Diomede Ndegeya ee xilka ka sii degaya ayaa bogaadiyay taageerada beesha caalamka, oo uu la sameeyay xiriir is-faham, oo ay u fidiyeen ciidamada Midowga Afrika ee dhanka dhaqaalaha iyo saadka.

Lt. Gen. Ndegeya ayaa sidoo kale xusay in mudadii uu xilka hayay ATMIS ay dhistay xarumo ay ku shaq eeyaan si ay ugu suurtagasho ATMIS iyo ciidamada amaanka Soomaaliya in ay qorsheeyaan howlgalada wadajirka ah iyo xoojinta talisyada iyo qaab dhism eedka maamulka.

Muuse Biixi oo dalab ka dhan ah DF u gudbiyay laba dal

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa Shalay kulan xasaasi ah oo dhanka fogaan ar aga ah (Video Conference) la qaatay safiirka Ingi riiska iyo ku-simaha safiirka Marey kanka.

Kulankaan ayaa waxaa uu madaxw eynaha Somali land uga dalbaday safiirada Ingiriiska iyo Mareykan ka inaysan lacagaha taakulada caalam iga ah usoo marin dowladda federa alka Soomaaliya, islamarkaa na ay si toos ah ugu soo shubaan Somaliland.

"Madaxweynuhu waxa uu uga waramay safiirad da xaaladda guud ee abaaraha ka jira Somaliland, taasi oo lagu qiyaasay in dad gaadhaya hal milyan iyo badh (1.5 M) qof ay u baahan yihiin gargaar bini-aadanimo,” ayaa lagu yiri qoraal ay kulankaan kasoo saartay Madaxtooyada Somaliland.

Sidoo kale waxaa lagu yiri "Waxa uu madaxweyn uhu si qoto dheer uga hadlay in taakulada caalamiga ah ee loogu talo-galay Somaliland aanay noqon mid loo soo mariyo cid kale ee lagu saleeyo qorshaha Jamhuuriyadda Somaliland.”

Dalalka beesha caalamka oo iyagu ka taxadara ya inay ku xad-gudbaan madax-banaanida dalkeena ayaa waxay badankooda deeqaha iyo mashaariicda horumarineed kusoo hagaajiyaan dowladda federaal ka, inkasta oo sanadihii dambe ay soo baxayeen waddamo iyo hay’addo caalami ah oo si toos ah ula macaamila Somaliland.

Somaliland oo ayadu ku dooda inay tahay dal ka madax-banaan Soomaaliya ayaa hore sidan oo ka le u diiday in deeqaha beesha caalamka loo soo ma riyo dowladda federaalka Soomaaliya, si lamid ah dowlad-goboleedyada.

Qaraxii Zoobe 2 oo daaha ka qaaday lix arrin oo u baahan in deg deg wax looga qabto

Kooxda Al-Shabaab ayaa qaraxyo ku laysay in ka badan 120 qof oo shacab ah oo ku sugnaa isgo yska Zoobe ee magaalada Muqdisho Sabtidii aan soo dhaafnay.

Wuxuu ahaa qaraxii labaad oo ugu khasaaraha badnaa oo abid ka dhaca Soomaaliya. Al-Shabaab ayaa si aan cabsi ku jirin u sheegatay xasu uq wadareedkaan.

Haddaba dhowr maa lmood oo tacsi iyo gur mad ah, waxaynu billaabeynaa inaan dul istaagno ga abiska dhacay, waxyaabaha aan weli qaraxyada laga baran, sida haboon ee loo maareyn karo xaaladaha adag, baahida xaaladahaan la xiriirta ee ka jirta Mu qdisho, dariiqa isla xisaabtanka iyo sheekooyin kale oo ku gadaaman dhacdadaan.

Sheekadeena koowaad waxaan ku eegeynaa waxyaabaha aan weli laga baran qaraxyada magaal ada Muqdisho.

1- Inuu isla goobta ka dhici karo qarax labaad

Markii uu dhaco qarax waxaa badan dadka ku yaaca goobta si ay u raadiyaan dadkii ay ehelka ahaayeen oo ay goobta ku ogaayeen ama kuwa raba inay xaa ladda soo arkaa.

Saxaafadda ayaa kamid ah kuwa ugu horreeya ee goobta taga. Qarax bareer loo sameeyey ma ahan dhacdo caadi ah oo dadkii fuliyey ay goobta ka dhow yihiin.

13-kii sano oo ay Al-Shabaab qarxinayeen sha cabka ku dhaqan caasimadda ku nool, waxaa muuq ata inaan waxba laga baran filashada qarax labaad.

Sidii dhacda Sabtidii, marar badana horey u dhacday qaraxa labaad ayaa geysta khasaare badan, xataa waxaa dhici kara mid saddexaad sida horeyba u dhacday mar ay Al-Shabaab soo weerartay Hotelka Sahafi ee magaalada Muqdisho 2018.

Mar walba waxaa haboon qaraxa kadib in Tirada

Beelaha MURUSADE iyo DUDUBLE oo go’aan culus uga dhawaaqay Muqdisho

S iyaasiyiinta iyo waxgaradka beelaha Duduble iyo Murusade ayaa Shalay ku shiray magaalada Muq disho, iyagoo ka arrinsanaya dagaalka lagula jiro ko oxda Al-Shabaab.

Labadaan beelood ayaa sheegay inay isku af-garteen inay iska kaashadaan dagaalka deegaanada ay wada degaan looga xor eynayo Al-Shabaab, gaar ahaan degmada Ceelbuur iyo deegaanada hoos taga ee gobolka Galgaduud.

Xildhibaanada iyo wasiirrada beelahaas ayaa ka hadlay munaasabadii lagu soo gabagabeeyey shir kaas, waxayna sheegeen inay ka mideysan yihiin dagaalka lagu xoreyn doono Ceelbuur.

Wasiirka Cadaalada iyo Dastuurka XFS Xasan Macallin oo ka mid ahaa masuuliyiintii halkaas ka ha dashay ayaa sheegay inuu Ceelbuur ku dhashay, is la markaana uusan Shalay tegi karin Ceelbuur

Wasiir Xasan Macallin ayaa sheegay in tani ay ka dhigan tahay in beeshiisa Murusade ay ku jirto gum eysi ay Al-Shabaab ku heystaan dhulkooda, isagoo wacad ku maray inay dhulkooda ka xoreysa doonaan kooxda.

Wasiirka Maaliyadda Galmudug Senator Farxaan Cali Maxamuud ayaa balan qaaday in markii uu gu uleysto is kaashiga ay Murusade iyo Duduble ku xore ynayaan Ceelbuur ay si gaar ah xoogga u saari doo naan ka shaqeynta hormarkeeda.

Xildhibaan Yuusuf Geele Ugaas ayaa sheegay in qorshihii hore uu ku fashilmay abaabulka oo yaraa, balse Shalay ay garab ka helayaan beesha Murusa de "haddii aan nahay reer Ceel-buur waa in aan dhi iga isku shubnaa oo dagaalka wada galnaa” ayuu yiri Dhegey Ugaas.

"Beesha Murusade hadda dagaalka waa soo ga shay ilaa 7 diyaaradood oo ciidan ah ayey Muqdisho ka direen, sidoo kale Duduble waa diyaar garoobay, qabiil kasta ciidankiisa ayuu diyaariyey, waxaana muuqata inaan isku filanahay,” ayuu yiri Xildhibaan Yuusuf Geele Ugaas Dhegey.

Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow ayaa sidoo kale muujiyey yidadiilo ah in iskaashigaan uu guuleysa karo isla markaana si fudud lagu xoreyn karo Ceelbuur, "waxaa arki doontiin madaxda Al-sha baab oo aad wada taqaaniin in la soo qaban doono dhamaantood,” ayuu yiri.

dadka Tansaaniya oo korodhay ku dhawaad ​​40% tobankii sano ee la soo dhaafay

Tirada dadka dalka Tansaaniya, ayaa kor u kac day 44.9 milyan sanadkii 2012-kii, illaa in ka badan 60 milyan toban sano gudahood, marka loo eego nat iijooyinka tirakoobka qaran ee lagu dhawaaqay Isniintii.

Tirada dadka oo kor u kacday in ka badan 37%, ayaa keentay in Madaxweynaha Tansaaniya, Sa mia Suluhu Xasan, ay ka digto caqabadaha ka dhalan kara tirada sii kordhaysa.

"Dadkan oo kale waxaa laga yaabaa inaysan wax weyn u ahayn dal weyn oo annaga oo kale ah, laak iin waa culeys marka ay timaado qoondeynta kheyr aadka iyo bixinta adeegyada bulshada,” Madaxwey ne Samia, ayaa waxaa hadalkaasi kasoo xigatay wa kaaladda wararka ee AFP.

Dumarku ayaa waxay ka yihiin 51% dadweynaha guud, marka loo eego natiijooyinka tirakoobka.

Dadka ku nool caasimadda Dodoma, ayaa waxay kor u kaceen hal milyan ilaa 3.1 milyan, halka xarunta ga nacsiga, ee magaalada Dar es Salaam, ay tahay gob olka ugu dadka badan oo ay ku nool yihiin 5.4 mil yan.

la sugo imaatinka ciidanka dowladda, gaar ahaan kooxda miino baarista lagana fogaado gaadiidka ya alla goobta qaraxa.

2- Dadka ku hoos jira daaraha burburayMar waba oo uu qarax dhaco burburka wuxuu ku habsadaa dad, dhimasho labaad ayuuna burburka sababa, dadka ku hoos jira burburka guryaha ku duma qaraxyada gur mad deg deg ah ma heli karaan sababtuna waa inu suan jirin qalab iyo koox u tababaran shaqadaan.

Dadka shacabka ah ee gurmadka u yimid ayaa isku daya inay gacantooda kusoo saaraan dadka ku hoos jira dhismayaasha dumay, balse waqti ayey ku qaadataa, waxayna u badan tahay inay naf ku gaari waayaan dadkii ay rabeen inay badbaadiyaan.

Dowladda ayey hor taallaa inay arrintaan xalkeeda keento oo ay ku darsato waxyaabaha hortabinta leh .

3- Waddooyinka la xiro qaraxyada kadib

Markii uu qarax dhaco waxaa la xiraa waddooyinka caasimadda gaar ahaan kuwa u dhow goobta uu qar axa ka dhacay, waxaana la joojiyaa dadka raads anaya dadkooda maqan.

Waddo aad ka celin weysay gaarigii qaraxa siday ayaad ka xireysaa dadkii dadkooda la laayey, tani waa adigoo bixinaya fursad ku dhaawaca ahna ay ku dhintaan, ayey leeyihiin shacabka. Haddii ay cii danka xal ku keeni karaan waddo la xiro qaraxuba ma dhaceyn.

4- Isbitaalada Muqdisho iyo dadka kusoo dhaa wacmo qaraxyada

Buuq ayaa ka dhashay sida ay isbitaallada Muq disho u maareeyeen dhaawacyada qaraxii Zoobe 2. Maadaama magaaladu qarax la nool tahay horey uma jirin heshiis u dhaxeeya Isbitaallada iyo dowlad da oo ku saabsan sida loo wajahayo xaaladahan oo kale.

Tallooyinka lasoo jeediyey oo dowladdana wax qabad u noqon kara, waxaa kamid ah in Isbitaallada gaarka ah ay kula heshiiyaan inay daaweeyaan qof walba oo qarax kusoo dhaawacma dowladdana ay kusoo dalacaan lacagaha adeegga ama ugu yaraan 60%.

Tani waxay sahli kartaa in deg deg loogu fuliyo adeeg caafimaad dadka kusoo dhaawacma qaraxy ada waxayna culeyska ka yareyn kartaa qoysaska uu dhibka soo gaaray.

5- Goob lagu keediyo meydadka

Markii uu qarax dhaco isbitaal walba qeyb kamid ah meydadka ayaa la geeyaa raadinta iyo tiro koobka dhib badan ayaa laga maraa, magaalada Muqdisho weli malahan keyd meydadka loogu tago.

6- Banki dhiig

Qaraxii koowaad ee Zoobe ee 2017 waxyaabaha la qorsheeyey waxaa kamid ahaa dhismaha Banki dhiig welina lama dhisin.

Magaalo ay cadow ku hareereysan yihiin oo qarax u joog ah inaan banki dhiig loo dhisin waa in madaxda iyo shacabku aysan isku nooc u aqoon mudnaanta.

Mareykanka Oo $36 Milyan Oo Magdhow Ah Siin aysa Laba Nin Oo Si Khalad Ah Sanado Badan Ugu Xirnaa

Gobolka iyo magaalada New York ayaa bixinaya lacag magdhow ah oo gaadhaysa illaa $36 milyan oo dollar, iyada oo la siinayo laba nin oo si khalad ah lo ogu xukumay inay dileen Malcolm X oo ahaa halyey u dhaqdhaqaaqa xuquuqda madaniga ah, kaas oo la dilay sannadkii 1965-kii. Ka dib markii dib loo ee gay kiiskooda ayaa sann aadkii hore waxaa la ca ddeeyey inaanay ku lug lahayn dembiga loo xidhay.

Magaalada New York ayaa bixinaysa $26 milyan, halka gobolka New York uu isaguna bixin doono $10 milyan sida uu sheegay David Shanies oo ah qare enka u doodaya labadan nin.

Labada nin oo lagu kala magcaabo Muxammad Aziz iyo Khalil Islam ayaa mar walba waxay ku adka ysan jireen inaanay wax dembiya gelin, hase ahaa tee cidina dheg jalaq uma siin.

Muxammad Aziz oo da’diisu ahayd 84 jir ayaa geeriyooday sannadkii 2009.

Garsooraha dib u eegay kiiskooda ayaa meesha ka saaray xukunnadii hore ee raggan lagu soo oogay, ka dib markii uu helay caddaymo cusub oo muujin aya inay jirtay cago juglayn loo geystay qaar ka mida markhaatiyadii, iyo inaan si hufan loosoo bandhigin caddaymihii la hayey, intii ay socotay maxkam adayntu.

Nimankan ayaa tobanaan sano xabsiga ku qaa tay, iyada oo la sii daayey 1980-meey adii.

Dowlada Norway oo ku dhawaaqday in ay diyaarg arow ciidan sameeneyso mar ka la eego xaalada Ukraine ee Ruushka.

Dowlada Norway ayaa ku dhawaaqday inay diya argarow ciidan sameeneyso marka la eego xaalada Ukraine ee Ruushka.

Sweden ayaa dhankeeda ka hadashey go’anka Norway iyo Xaalada Diyaargarow ee xiligan sameesay.

Wasiirka gaashaandhiga Sweden Pål Jonson (M) ayaa sheegay in si dhab ah u eegayaan xaalada amaan ka sida Norway oo kale heerka diyaargarowga ay sa meesay.

isagoo hadalkiisa sii wata ayuu sheegay in Swe den aysan hada ku jirin Xaalad diyaargarow oo kor loogu qaado dhanka ciidanka.

Dalka ruushka ee Ukraine ayaa keentay in Norway ay sare u qaado dhanka diyaargarowga ciidanka 0 ilaa 1.

Mareykanka oo Xayiraad kusoo rogay Amiirka cusub ee Daacish-ta Somaliya iyo xubno…

Wasaaradda Maaliyadda dowladda Maraykanka ayaa cunaqabatayn kusoo rogtayy xubno ka tirsan ururka Daacish ee Soomaaliya, iyadoo oagu eed eeyey inay ku lug leeyi hiin Ganasiga Hubka ee dalalka Bariga Afrika iyo Yeman.

Xubnha cunaqabataynta la saaray waxaa ka mi da: Cabdirahman Mohamed Cumar, oo lagu eedee yey inuu xubin ka yahay Daacishta Soomaaliya, iyo inuu yahay xubinta ugu firfircoon ee laga soo bilaabo 2020-kii hubka sharci darrada ah kasoo dejiya de gaanada Puntland.

Waxaa kaloo Mareykanku xayiraad saaray Ciise Maxamud Yusuf, oo lagu eedeeyey inuu hubka iyo saadka u fududeeyo Al-Shabaab, islamarkaana uu ka soo dejiyo Hubka degaanada Puntland.

Waxaa sidoo kale cunaqabatayn la saaray Cabdirah man Faahiye oo lagu sheegay inuu yahay Amiirka Daacish Soomaaliya, iyo Maxamed Axmed Qaxiye oo la sheegay inuu yahay madaxa Amniyaadka kooxda.

Waxaa hore loo ogaa inuu Daacishta Soomaaliya madax yahaya Sheekh C/qaadir Muumin, balse war ka kasoo baxay Mareykanka ayaa caddeyn u ah in hoggaamiye cusub ay yeelatay Daacish-ta Soomaal iya, iyadoo caafimaadka Sheekh C/qaadir Muumin la sheegay inuusan wanaagsaneyn.

Maraykanka ayaa sannadkii 2018-da liiska ururr ada argagixisada ku daray ururka Daacish ee Soom aaliya

Fannaanka caanka ah ee heesaha Raab-ka, Take off, oo ka tirsanaan jiray kooxda Migosbandhas oo toogasho lagu dilay

Fannaanka caanka ah ee heesaha Raab-ka, Takeoff, oo ka tirsanaan jiray kooxda Migosbandhas ayaa toogasho lagu dilay, s ida ay tebisay warbaahinta Mareykanka.

Falkan lagu dilay fannaanka ayaa ka dhacay maga alada Houston ee gobolka Texas. Booliska ayaa she egay in Takeoff la dilay aroornimadii Shalay oo Talaa do ah, waqtiga maxalliga ah.

Magaca dhabta ah ee fannaanka 28 jirka ahaa waa Kirshnik Khari Ball.

40 ilaa 50 qof ayaa isugu yimid meel uu ku ciyaar ayay Kirshnik Khari Ball, waxaana mar qura si lama filaan ah rasaas ugu furay qof ka mid ahaa dadkaas, sida ay boolisku sheegeen.


WIILKII KABA CASEEYAHA AHAA EE MADAXWEYNAHA

 KA NQODAY DALKIISA


Luiz Inacio Lula da Silva XIGASHADA SAWIRKA,EPA

Luiz Inacio Lula da Silva wuxuu xilka madaxtimada kusoo laabtay 12 sano kadib Luiz Inacio Lula da Silva, waa nin yaraantiisii kusoo koray saboolnimo, markii uu yaraa wuxuu caseyn jiray ka baha, wax aa loogu yeeraa "siyaasiga u gu caansan adduunka", haatan mar kale ayuu soo shaac baxay.

In ka yar saddex sano ka dib markii xa bsiga laga sii daayay xilli loo heystay ee do musuqmaasuq oo u muuqday inay saameysay siyaasaddiisa aya markii dambe meesha laga saaray. Axaddii, Luiz Inacio Lula da Silva ayaa markii saddexaad loo doortay madaxweynaha Brazil.

"Waxaan isku arkaa nin ku howlan dib usoo nooleynta siyaasadda Brazil, wa xay isku dayeen inay i aasaan aniga oo nool, haataan waxaan halkan u joogaa si dii aan ku maamuli lahaa dalka" ayuu yiri Lula Da Silva xilli uu dabbaaldegayay guusha uu gaaray.

Lula ayaa ka adkaaday Jair Bolsonaro oo ka tirsan xisbiga midigta fog, wa ana madaxweynihii ugu horreeyay ee Brazil oo looga guulaysto doorasho ku celis ah 24 sano ee lasoo dhaafay.

Sida laga soo xigtay guddiga doorashada, wuxuu helay boqolkiiba 50.88% co dadkii la tiriyay halka Bolsonaro uu helay codad gaaraya 49.12%.

Lula oo mar ahaa nin dhallinyaro ah oo xishood badan, wuxuu labo jeer oo xiriir ah madaxweyne ka noqday Brazil intii u dhexeysay sanadihii 2003 iyo 2010-kii, wuxuu isku tilmaamaa in uu yahay madaxweynaha ugu caansan uguna sameynta badan qarniga gudaha dalka ugu weyn Latin Amerika.

"Lula waa nin matalayo dhacdo siyaasadeed iyo mid doorasho oo si weyn lo og daneynayo caalamka," ayuu yiri John French, oo ah brofasoor ku takhasusay cilmiga taariikhda oo wax ka dhiga jaamacada Duke ee Mareykanka isla mar ka ana ah qoraaga taariikha Lula Da Silva.

"Marxalad kasta oo noloshiisa soo martay waxay ku dhisnaa waxyaabo lala yaabo" ayuu yiri John French oo u warramayay BBC Mundo.

Markii uu Lula uu ku jiray ololahiisa siyaasadda

XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS

Qoraalka sawirka,

Markii uu Lula uu ku jiray ololahiisa siyaasadda

Waa kuma Luiz Inacio Lula da Silva?

Noloshiisu waxay la mid tahay midda dad fara badan oo reer Brazil ah. Wu xuu dhashay sannadkii 1945-kii, wuxuuna ka dhashay qoys sabool ah oo dagg anaa waqooyiga-bari ee dalka Brazil, wuxuu ka soo jeeday qoys beeraley ahaa.

Markii uu jiray da'da toddoba sano, qoyskiisu waxay u guureen magaalada São Paulo si ay sha qooyin u helaan - waana isla sida ay sameeyeen malaayiin qof oo reer Brazil ah oo isaga ka horre eyay kana dambeeyay.

Lula ma uusan baranin sida wax loo akhriyo ilaa intii uu ka soo gaaray da'da 10 sano. 14 sano markii uu gaaray, wuxuu helay shaqadiisii ugu horreysay oo dhan ka biraha ah, taasoo uu ka billaabay warshadaha baabuurta sameeya ee ku yaa lla duleedka magaalada São Paulo.

Sannadkii 1975-kii wuxuu hogaaminayay urur ay ku mideysnaayeen shaqaal aha dhanka biraha, wuxuuna guud ahaan sannadihii 1970-meeyadii iyo 1980-me eyadii gacan ka geysanayay qaban qaabinta shaqo joojin iyo mudaharaadyo loo ga soo hor jeeday xukunkii milatariga Brazil.

"Shaqaaluhu waligood waxba ma helin iyagoo aan dagaallamin, iyagoo aan dadaal dheer sameynin, iyo iyagoo aan dagaal diyaar u ahaanin ilaa inta ay dan tooda ka gaaraan" sidaas ayuu ku yiri shaqaalaha bishii Abriil ee sanndkii1980kii.

Isla bishaas gudeheeda, waxaa loo xiray inuu ku lug lahaa mudaharaadyada, wuxuuna xabsiga ku jiray muddo hal bil ah.

Lula wuxuu siyaasadda ka soo galay ururrada shaqaalaha birta ka shaqeeya

XIGASHADA SAWIRKA,AFP

Lula wuxuu siyaasadda ka soo galay ururrada shaqaalaha birta ka shaqeeya

'Waxaan ahaa makaanik'

Markii uu yaraa Lula wuxuu wax ku iibin jiray waddooyinka, mar wuxuu caseyn jiray kaba ha, wuxu sidoo kale ka shaqeyn jiray goob la gu feereeyo marna wuxuu xoghaye ka ahaa xafiis.Wuxuu waxbarashada ka tagay isaga oo 14 jir ah, markii uu jiray da'da 20 wuxuu noqday makaanik.

"Haddii aad i weydiiso ma garabka bidix ama midig baad ka tirsan tahay? Wa xaan ku jawaabayaa, aniga xirfadeyda waa farsamada makaanikada" ayuu yiri sa nadkii 2006 mar uu la hadlayay warbaahinta. "Lula wuxuu yaqaannaa dhaqanka shacabka Brazil, siyaasaddana waa xirfad ku dhisan qaabka aad dadka ula had asho" ayuu yiri madaxweynihii hore ee Uruguay José "Pepe" Mujica, oo ay saax ibo dhaw yihiin Da Silva.

Lula Da Silva iyo ololahiisa doorashada

XIGASHADA SAWIRKA,MARCELLO CASAL JR./AG BRASIL

Qoraalka sawirka,

Lula Da Silva iyo ololahiisa doorashada

Aasaasidda xisbiga shaqaalaha

Wax yar ka dib markii la sii daayay, wuxuu aasaasay Xisbiga Shaqaalaha, kaa soo ahaa xisbigii shacbi ee ugu horreeyay abid taariikhda dalka Brazil. Xisbigaas ayaa wada mideeyay dhammaan ururradii ganacsiga, horumarinta iyo kuwii u doodi jiray xuquuuqda aadanaha, waxaana dhammaantood loo agaasimay iney hor seedaan isbaddalka awoodda dalka Brazil.

Hase ahaatee wux uu rafaad badan u soo maray inuu gaaro heerka ugu sarre eya ee nolosha. Lula wuxuu doorasha da xilka madaxweynenimo u tartamay saddex jeer



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip