Daawo Sawirada Real Madrid Oo Saaka Bas Dusha Ka Furan Ku Soo Wareejisay Koobkeeda Champions League Gudaha Magaalada Madrid. (Sawiro Badan)

0
Sunday May 29, 2016 - 12:21:24 in Sports News by
  • Visits: 1026
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirada Real Madrid Oo Saaka Bas Dusha Ka Furan Ku Soo Wareejisay Koobkeeda Champions League Gudaha Magaalada Madrid. (Sawiro Badan)

    Ka dib markii ay caweynayeen habeenkii oo dhan, Real Madrid ayaa u dabaaldegtay hanashadooda taariikhiga ee Champions League iyagoo bas dusha ka furan ku soo maray wadooyinka Madrid.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ka dib markii ay caweynayeen habeenkii oo dhan, Real Madrid ayaa u dabaaldegtay hanashadooda taariikhiga ee Champions League iyagoo bas dusha ka furan ku soo maray wadooyinka Madrid.

Kooxda Zinedine Zidane ayaa ka soo duulay Milano ka dib markii ay rigoore kaga badiyeen kooxda ay deriska yihiin ee Atletico Madrid, waqtina kuma dhuminin inay bas dusha ka furan koraan oo ay koobka kula dabaaldegaaan kumanaan kun taageerayaal ah oo isagu soo baxay wadooyinka caasimada Spain.

Real ayaa ku guuleysatay koobkeedii 11aad ee Champions League ka dib rigoorayaal 5-3 ah oo ay ku garaacday Atletico iyadoo ciyaar xiiso badan ay ka dhacday xalayto garoonka San Siro.

Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyay rigoorada guusha ka dib markii labada kooxood ay ku kala bixi waayeen barbaro 1-1 ah 120 daqiiqo oo ay ku ciyaareen Milan.

34BD678600000578-3614796-Real_defenders_Pepe_left_and_Sergio_Ramos_take_great_joy_in_show-a-70_146450619095334BD756B00000578-3614796-image-a-71_146450619820534BD669100000578-3614796-image-a-18_146450351618034BD669900000578-3614796-image-a-14_146450337501434BD73FA00000578-3614796-image-a-74_146450623786434BD66AD00000578-3614796-image-a-15_146450337981934BD72F200000578-3614796-image-a-67_146450614916434BD6C4700000578-3614796-image-a-44_146450414853834BD672500000578-3614796-image-a-9_146450330107034BD673D00000578-3614796-image-a-8_146450327138734BD607D00000578-3614796-image-a-5_146450319771834BD605100000578-3614796-image-a-4_146450317020434BD616500000578-3614796-image-a-1_1464503128354

Real Madrid football club supporters celebrate as the team arrives on Plaza Cibeles in Madrid on May 29, 2016Real Madrid's Portuguese forward Cristiano Ronaldo celebrates the team's win on Plaza Cibeles in Madrid on May 29, 2016Real Madrid's Portuguese forward Cristiano Ronaldo celebrates the team's win on Plaza Cibeles in Madrid on May 29, 2016

Sergio Ramos ayaa u dhiibay hogaanka Real Madrid ka dib daqiiqadii 15aad iyadoo kooxda Bernabeu ay u muuqaya qeybtii hore kooxda xoogan.

Fans surround the bus as Real Madrid players hold up the trophy celebrating the team's win on Plaza Cibeles in Madrid on May 29, 2016

Real Madrid's defender Sergio Ramos and Real Madrid's Portuguese defender Pepe celebrate the team's win on Plaza Cibeles in Madrid on May 29, 2016
 
Real Madrid's defender Sergio Ramos kisses the trophy in celebration of the team's win on Plaza Cibeles in Madrid on May 29, 2016

Bedelkii uu Diego Simeone ku soo geliyay Yannick Carrasco ayaana muhim noqday iyadoo xiddiga reer Belgium uu dhaliyay goolka barbaraha iyadoo 11 daqiiqo ay ka harsan tahay waqtiga caadiga ah, waxaana ay keentay in ciyaarta lagu darro 30 daqiiqo oo dheeri ah.

Iyadoo labada kooxood ay u muuqdeen kuwa daalay, waxaa lagu kala baxay rigoore, Juanfran ayaana noqday ninka uu qalbijabka ku dhacay markii uu kooxdiisa rigoore ka qasaariyay ka hor inta uusan Ronaldo xaqiijinin ku guuleysiga koobkiisii 3aad ee Champions League.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip