HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 20-KA OKTOOBAR 2022-KA

0
Thursday October 20, 2022 - 08:33:47 in Wararka by
  • Visits: 424
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 20-KA OKTOOBAR 2022-KA

    ....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

....

Ra'iisal Wasaare Xamse oo gaaray mag aalada Dhagaxbuur ee dowlad degaan ka Soomaalida

Wafdigii uu hoggaaminayay Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo maalmahan ku sugnaa magaalada Jigjiga ayaa Shalay gaarey mag aalada Dhagaxbuur ee dowlad degaanka Soom aalida.

Booqashadan ayaa wa xaa Wafdiga Ra'iisal Wasaaraha ku wehe lina ya masuuliyiinta u sarreysa degaanka So omaalida oo u horreeyo Madaxweynaha dowlad de gaanka Soomaalida Mustafe Cagjar.

Haddaba Wafdiga Ra’iisal Wasaaraha ayaa wa xaa magaalada Dhagaxbuur kusoo dhaweeyay bul shada kala duwan ee ku nool magaalada Dhagaxbu ur, sida Odayaal dhaqameedka, Hooyooyinka, Dhal inyarada iyo dad kale oo aad u badnaa.

Ra'iisal Wasaare Xamse ayaa inta uu ku sugan yahay magaalada Dhagaxbuur waxa uu kulamo la qaadan doonaa maamulka magaalada Dhagaxbuur, Waxgaradka, Culumaa’uddiinka magaalada iyo qay baha kala duwan ee bulshada magaalada Dhag axbuur.

Kulamada uu Ra'iisal Wasaare Xamse la yeelan ayo bulshada magaalada Dhagaxbuur ayaa u badn aan doona dhanka Amniga iyo sidii la isaga kaashan lahaa dagaalka ka dhanka ah kooxda Al Shabaab.

Booqashadan ayaa kusoo hagaagaysa xilli maa lmihii u dambeeyay uu Wafdigu ku sugnaa magaala da Jigjiga, isla markaana kulamo kala duwan uu Ra' iisal Wasaaruhu la yeeshay qaybaha kala duwan ee shacabka ku dhaqan magaalada Jigjiga.

Ra'iisal Wasaaraha iyo Wafdigiisa ayaa sida qor shuhu yahay waxay Dhagaxbuur uga sii gudbi doon aan magaalooyinka Godey iyo Qabridahare

Guddoomiye Aadan Madoobe oo soo dhoweyn loogu sameeyey Brussels

Xaflad lagu soo dhaweynayey Gudoomiyaha Gol aha shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Max amed Nuur (Madoobe)oo howlo shaqo u jooga wad anka Belgium-ka ayaa waxa ay ka dhacday xarunta safaaradda Soomaaliyeed ee dalkaasi.

Xaflada soo dhoweynta oo uu soo qaban qaabiyay Safiirka Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub iyo Benelux Danjire yoonis Yaasiin Xaashi (Oogacadde) ayaa waxaa ka qeybgalay jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Belgium-ka.

Danj ire yoonis Yaasiin Xaa shi oo ka hadlay xafladda soo dhoweynta ayaa wax uu sh eegay in ay ku Faraxsanyihiin in Guddoomiye Sheekh Aa dan Madoobe uu Safaaradda ku la hadlo shacabkii sa waxaana uu intaas ku Daray in loo baahanyahay in Dowladda Soomaaliya lagu garab istaago howl aha ay qaranka uu heyso oo ay ka mid yihiin lada gaalanka argigixisadda iyo u gurmashada dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira gobolada Dalka.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Md. Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo hadal ka jeediyay xaflada lagu soo dhoweynayay ayaa ugu horeyn Jaaliyada Soomaaliyeed uga warbixiyay xaal adda guud ee wadanka gaar ahaan dadaaladda dowladda soomaaliyeed oo kaashanaysa shacabkee da ugu jirto ciribtirka kooxaha khawaariijta ah iyo si doo kale samatabixinta dadka ay abaaruhu saamey nta xoogan ku yeesheen,waxana uuna sidoo kale tilmaamay in ay muhiim tahay kaalinta dadka soom aaliyeed meel walba ay joogaan.

Ugu dambeyn Guddoomiye Sheekh Aadan Mado obe ayaa kula dardaarmay Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Belgium-ka in ay taageera buuxda la garab istaagaan dowladooda ay si ugu guuleysato ciribtirka kooxaha nabad diidka ah iyo samatabixinta dadka ay abaaraha saameeyeen. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlam aanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa intii uu joogay wadanka Belgium-ka waxa uu sidoo kale kulan la qaatay dhigiisa dalkaasi haweeneyda lagu magacaabo Eliane Tillieux oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada baarlamaan iyo wada shaqe eyntooda,waxaana Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe kulanka ku wehliyay safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub iyo wadamada Benalux Danjire Yoonis Yaasiin Xaashi (Oogacadde).

Rooble oo sheegay in reer Galmudug ay ku jiraan xaalad aysan u qalmin

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo Dhuusamareeb ku sugan ayaa ka hadlay shirkii Shalay u soo idlaaday siyaasiyiinta reer Galmudug, kaas oo laba maalmood ka socday madaxtooyada Galmudug.

Rooble ayaa sheegay in Dhuusamareeb ay u teg een inay Galmudug ku garab istaagay sidii looga xor eyna lahaa Al-Shabaab, isagoo wax laga xumaado ku tilmaamay in Shalay ay Al-Shabaab dhul ka tir san Galmudug dad aan waxaba Shalaysan ku dil ayaan.

"Awooweyaasheenii hore hadey Shalay ogaan lahaayeen xaaladda aan ku jirno iyo sida Shabaab noo gelaayo, waxay ku dhaara lahaay een in aysan na dhalin, gacmahaa isku kaana kor saran diyaarna uma nihin dagaal, run tii taas nalaguma aqoon,” ayuu yiri Rooble.

Wuxuu sheegay in shirkaan ay ku go’aamiyeen in dhamaan siyaasiyiintu ay tagaan furimaha dagaalka ee Galmudug, "Waxaan diyaar u ahay in jiida hore aan tago oo Madaxweynaha ku taageero hoggaami nta howlgalka,” ayuu yiri.

Siyaasiyiinta kale ayuu ugu baaqay in nin kasta uu deegaankiisa ka xoreysto Al-Shabaab oo dadkiisii uu dib ugu laabo, "Anigu gobollo kale waan tegayaa, laakiin Galmudug waa bud dhigeygii oo ayadaan ka bilaabay hadda,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Rooble.

Ugu dambeyntii Maxamed Xuseen Rooble ayaa Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha dalka uga mahad celiyey dagaal gelinta dadka iyo ciidanka qaranka, si looga guuleysto dhibaatada dhowka sa no ay dalka ka wado kooxda Al-Shabaab

Soomaaliya Oo Ka Qeybgaleysa Shir Weynaha Hay’adda Booliska Adduunka Ee Interpol

Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Maxamed Ax med Sheekh Cali oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Max amed Xijaar iyo wafdi ka kooban saraakiil Sarsare oo ka socda Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa magaalada New Delhi ee Dalka Hindiya kaga qayb galay meertada 90-aad ee Shirweynaha Booliska Add uunka ee INTERPOL.

Shirka oo ay ka soo qayb galayaan madax ka kala socota in ka badan 165 dal ka ayaa socon doona inta u dhexaysa 18 ilaa 21 bi shan Oktoobar.

Shirka inta uu socdo ayaa looga hadli doonaa ka hortagga denbiyada maaliyadeed ee caalamiga ah, wax kaqabashada burcadda Internet-ka, la dagaal lanka waxa ay ugu yeeraan argagixisada, ka hortag ga denbiyada xuduudaha isaga gudba, daroogada iyo lacagaha sharci darrada ah, kuwaas oo dhamma an ka mid ah khataraha uu wajahayo guud ahaan amniga caalamku.

Dhimashada qaraxyadii Jalalaqsi iyo Buulo-Bur de oo kordhay iyo mas’uuliyiin sare oo ka mid ah

Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhimatay laba qarax oo Shalay ka kala dhacay magaalooyinka Buulo Ba rde iyo Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.

Mas’uuliyiinta magaalada Jalalaqsi ayaa sheegay in baabuur laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa uu ku qarxay bar kontorool oo laga hubiyo baabuurta u socota buundada magaalada. Baabuurkaas ayaa qaraxiisa uu burburiyey dhisme ay ku sugnaayeen mas’uuliyiinta magaalada.

Guddoomiye ku xigeenka degmada Jalalaqsi ayaa sheegay in qaraxaasi ay ku dhinteen ugu yaraan 15 qof oo ay ku jiraan duqii magaalada Jalalaqsi Aadan Maxamed Ciise, iyo Gudoomiyihii degmada Maxamed Nu ur Cagajoof Dabbaashe oo xilkaasi laga qaaday dhowa an balse aan weli xil-wareejin samaynin.

Dhinaca kalena, mas’uuliyiinta magaalada Buulo Barde ayaa u sheegay idaacadda VOA in qarax loo adeegsaday mooto bajaaj lagu dhuftay buundada magaalada ee kormarta webiga Shabeelle.

Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay qaraxa. Qaraxa waxa uu sidoo kale burburiyey qayb ka mid ah buu ndada oo uu dalooliyey.

Labadaan qar ax ayaa u mu uqda kuwo qorshaysnaa in lagu burburiyo buundooyinka magaalooyinka Buu lo Barde iyo Jalalaqsi xixlli ay gobolka Hiiraan iyo gobollada ku dhow ay ka socdaan abaabullo ka dhan ah ururka Al-Shabaab.

Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda labada qarax.

Sawiro laga soo qaaday halka uu qaraxa ka dha cay ayaa muujinaya in buundada ay ka go’aday dhe x-bartankeeda, sidaas darteedna waxaa xiligaan aan mari karin wax gaadiid ah.

Qaraxayadan ayaa wuxuu u muuqda mid ay Al-Shabaab ku rabtay inay ku kala jarto buundada deg mada Buulo-burte, marka la fiiriyo halka gaariga Ismi idaaminta ah lagu qarxiyay oo aheyd dhex-bartanka buundada.

Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo mas uuliyiinta maamulka degmada ayaa gaaray goobta qaraxa uu ka dhacay, illaa haddana majiro war ka soo baxay dhinacooda.

Cali Guudlaawe oo war ka soo saaray qaraxyadii ka dhacay Buuloburde iyo Jalalaqsi

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa ugu horeyn tacsi u diray qoysaska iyo qaraabada dadkii Shalay ku nafwaayay qaraxyadii ay Al-Shabaab ka geysteen degmooyinka Buuloburde iyo Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan.

"Madaxweynaha ayaa xusay in argagixisadu ca dow ku yihiin nolosha iyo horumarka dadka Soomaal iyeed, yoolkooduna yahay xasuuqa shacabka iyo be egsiga haldoorka umaddda, isagoo Shacabka Soo maaliyeed ugu baaqay inay meel uga soo wadajee staan jiritaanka Kooxda Argagixisada ah ee Al-Shabaab,” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay madaxtooyada HirShabee lle.

Madaxweynaha ayaa si gaar ah uga tacsiyeeyay geerida Gudoomiyihii ho re ee degmada Jalalaqsi Marxuum Maxamed Nuur Dabaashe iyo Duqii Degmada Jala laqsi Marxuum Aadan Maxamed Ciise oo ka mid haa dadkii Shalay ku geeriyooday qaraxii ka kacay xaru nta degmada Jalalaqsi.

"Madaxweynaha ayaa sidoo kale ka tacsiyeeyay qaraxii Shalay ka dhacay buundada degmada Buu loburde oo ay ku geeriyoodeen dad shacab ah, isa goo tilmaamay in argagixisada arxanka daran ee sii dabar go’aya ay damacsanaayeen inay kala jaraan isu socodka dadka ku nool degmada Buuloburde,” ayuu yiri Cali Guudlaawe.

Ugu dambeyntii Madaxweynaha HirShabeelle ay aa Alle uga baryay masuuliyiintii iyo shacabkii ku geeriyootay qaraxyadaasi argagixiso in uu hoygooda ka yeelo Jannatul Firdowsa, inta ku dhaawacantayna uu Eebbe caafimaad deg deg siiyo.

Ugu yaraan 15 qof ayaa lagu dilay labada qarax ee ka kala Buuloburde iyo Jalalaqsi, sidoo kale wa xaa burburtay muundadii muhiimka ahayd ee Buul oburde, waxayna qaraxyadaasi ahaayeen kuwo is miidaamin ah.

Xildhibaan cusub iyo ciidan uu hogg aaminayo oo ku biiray dagaalka Al-Shabaab

Waxaa sii xoogeysanayo abaabulka beelaha iyo ciidamada loo diyaarinayo dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ee ka bilo wday G/ Shabeelalda Dhexe.

Wararkii ugu dambeeyey ee hal kaas naga soo gaaraya ayaa sheegaya inuu dagaalka ku biiray xildhibaan kale iyo ciidamo badan oo uu hoggaaminayo/

Xildhibaan Yuusuf Ibraahim Afrax (Yuusuf Kabaale) oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka Federa alka, kana soo jeeda beesha Kabaale ee Wacbuu dhan Abgaal, ayaa gaaray G/Shabeellaha Dhexe, is agoo hoggaaminaya ciidamo Militari ah oo ku hu be ysan hubka noocyadiisa kala duwan.

Xildhibaanka ayaa sheegay inuu si toos ah ugu biiray dagaalka iyo kacdoonka ka dhanka ah kooxda A-Shabaab ee ka curtay deegaanada maamulka HirShabelle.

"Anagoo fulineyno baaqii madaxda sare ee dow ladda waxaan si rasmi ah ugu biirnay dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab, waxaana qeyb ka no qon doonaa xoreynta deegaanada maamul gobol ee dka HirShabelle,” ayuu yiri xildhibaanka.

Ciidamadan ayaa ka mida kuwii uu danbeeyay ee laga abaabulo magaalada Muqdisho, kuna biira da gaalka Al-shabaab oo abaabulkii ugu danbeeyay iyo howlgallada ka socda Gobolka Shabeelaha Dhe xe ee maamulka HirShabeelle.

Kooxda Al-Shabaab ayaa wajaheysa cadadadis xoog leh oo uga imaanayo beelaha Soomaaliyeed iyo dowladda dhexe, waxaana markaan ku furmay dagaal jihooyin kala duwan ah.

Madaxweynaha HirShabelle Cali Guudlaawe Xus een ayaa sheegay in howlgallo xooggan oo ka dhan ah Al-Shabaab ay ka socdaan deegaanno ka kala tir san G/Sh/Dhexe iyo Hiiraan si la isugu xiro degmo oyinka muddada fog isu socodkoodu xayiran.

Guudlaawe waxa uu sheegay in horumar wanaagsan laga gaaray howlgallada ka socda G/ Sh/ Dhexe ee dhowaan billawday isaga oo intaas ku daray in ciidamada ka howlgallaya Hiiraan ay kahortagi doon naan.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Uganda oo la kulm ay Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda dalkaas

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Uganda u fadhiya Danjire Cali Maxamed Max am uud ( Cali Cagabaruur ) ayaa kulan kula qaa tay mag aa lada Kampala ee dalka Uganda Wasiiru-dowlaha arr imaha dibadda dowl adda Uganda Mudane Oryem Henry Okello.

Safiirka iyo wasiirka ayaa ka wa da hadlay dhowr arrimood ay ka mid tahay xoojinta xariirka laba da dal iyo sidii loo dardar galin lahaa ful inta hishiis yadii dhawaan kala saxiixdeen labada dow ladood ee Soomaaliya iyo Uganda.

Sidoo kale safiirka iyo Wasiiru-dowlaha ayaa ho os ta ka xariiqay in loo baahan yahay in laga shaqe eyo hi shiisyadii lagu balansanaa in dhawaan la sax iixo ee ka la ahaa socdaalka, waxbarashada iyo caaf imaadka.

Safiir Cali Cagabaruur ayaa sidoo kale wasiiru-dowl aha kala hadlay caqabado maalmahan lasoo gu dboon aaday muwaadiniinta Soomaalida ee Uganda ku nool taas oo la xariirtay dhanka hay’adda socda alka dowl adda Uganda.

Labada dhinac ayaa isku afgartay dhamm aan qodo badii laga hadlay sidii wax looga qaban lahaa.

Dabageed oo ka sheekeeyey sida uu uga badbaa day qaraxyadii Beledweyne

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Hir Shabelle, Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Daba geed) ayaa markii ugu horreysay faahfaahin ka bix iyey, sida uu uga badbaaday qaraxy adii xooganaa ee saddexdii bishan ka dha cay gudaha xerada Lamagal aay oo uu ku sugnaa xilliga ay ka dhacay een weera radaasi. Yuusuf Dabageed oo furinta hore ee dagaalka kula hadlayey ciidamada dowladda iyo kuwa deega anka ayaa sheegay in xaruntii uu ka hagayey how lgallada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab lagu soo weeraray saddex baabuur oo qarax ah, kuwaas oo ay ku dhinteen in ka badan 30 ruux, sidoo kalena ay ku burbureen xafiisyadii iyo guryihii ay daganaayeen.

"Aniga hadda inta uu dagaalka Hiiraan ka socdo weli goobaha dagaalka ma tegin meesha aan ka ma am ulaayey oo geed fadhiga uga ahaay ayaa saddex baab uur oo qarax ah la’iigu keenay ayaa hal kiilo mi tir wixii ku yaalla dam lagu siiyey 30 iyo dhowr qof ood waa ku dhimatay oo aan dagaal aadin,” ayuu khudbadiisa yiri Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed).

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in marka ay dhacye en qaraxyada kadib in uu kusoo dumay gurigii uu da ganaa oo mar dambe laga soo saaray, wuxuuna sheegay in Alle badbaadiyey.

"Waxaan ku fakaday aniga waqtigeyga ayaanan gelin ee guriga aan ku jiray waa igu soo dumay asaa layga jiiday aniga ayaa awoodeyda uga bixi waayey aa gacmaha layga qaybtay kadibna layga jiiday,” ay uu hadalkiisa sii raaciyey madaxweyne ku xigeenka HirShabelle.

Sidoo kale wuxuu ku booriyey ciidamada huwan ta iyo dadka shacabka ah inay dagaalka wada gal aan, isla-markaana ay meel uga soo jeestaan koox da Al-Shabaab.

"War xabaddaan in la aado iyo in laga joogo Mala ka moodkaagu waqti ayuu leeyahay Allaana og mee sha aad joogto ayuuna kuugu imaanayaa,” ayuu mar kale yiri Dabageed.

Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo haatan weli dagaal uu ka socdo gobolka Hiiraan oo ay isku hayaan ciidamada huwanta iyo sidoo kale xoogaga kooxda Al-Shabaab.

Wasiirka Duulista Hawada Oo La Kulan tay Guddi ga Shirkadaha Diyaaradaha Dalka

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xuku um adda Federaalka SoomaaliyaFardowsa Cism aan Cig aal ayaa Shalay kulankii u horreeyay la yeel atay gud diga shirkadaha diyaaradaha Dalka.

Kulanka ayaa ujeeddadiisu ahayd , xog-wareysi , xo ojinta iskaashiga, caqabadaha iyo sidii loo sii amba-qaadi lahaa horumarinta dhinacyada mudnaanta leh.

Wasiirka Fardowsa , ayaa xaqiijisay sida ay go’antahay horumarinta iskaa shiga shirkadaha diyaaradaha dal oo ay ku sheegtay inay daruufo kala du wan Dalka ugu soo shaqeeyaan.

"Shalay waxaan hiigsaneynaa in horumar laga ga aro arrimaha mudnaanta u leh diyaaradaha iyo gar oomm ada,taa oo aan dooneyno si wadajir ah inan uga shaq eyno.” Wasiir Fardowsa ayaa sheegtay.

Waxaa lagu ballamay kulamo kale , si looga miro-dha liyo iskaashiga , iyadoo Kulanka ay goobjoog u ahaay een , Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ga adiidka iyo Duulista Hawada , Mudane Cali Gacal Gaabow , Maare eyaha Hay’adda Duulista Rayidka, Md. Axmed Macallin Xasan , Maareeye ku-xigeenka Hay’adda Duulista , Mu dane Saciid Maxamed iyo Maareeyaha garoonka diyaar adaha Muqdisho ee Aadan Cabdulle , Maxamed Saciid Cabdullaahi.

Odowaa oo Somaliland iyo Puntland ka dalb aday arrin la xiriirta Al-Shabaab

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Od owaa) oo haatan ku sugan caasimada Galmudug ee ma gaalada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay abaabulka dagaal ee ka dhanka ah koo xda Al-

Shabaab ee hadda ka socda halkaasi.

Odowaa ayaa shaaca ka qaaday in loo baahan yahay in loo midoobo dagaalka kooxdan, si loogi waj aho, loogana saaro guud ahaan dalka.

Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha oo hadalkiisa sii wata ayaa shaaca ka qaaday in guud ahaan dad ka So omaaliyeed looga baahan yahay gurmad iyo inay toos uga qayb qaataan dagaalka ay wado dowladda Soom aal iya, isaga oo farriin u diray Puntland iyo Somaliland.

"Dadka Soomaaliyeed ee ku nool deegaanada aan hadda Shabaab Front Line-ka ka aheyn taakulaa la ga rabaa, garabaa laga rabaa, hiilaa laga rabaa. Dadkaas kuwa deegaankan kaliya jooga ma’aha Puntland iyo Somalil and ay aa ka mid ah,” ayuu yiri xildhibaan Odo waa. Xildhibaanka ayaa sidoo kale ugu baaqay laba da maamul ee Somaliland iyo Puntland inay garab istaag u muujiyaan dadka shacabka ah ee la dagaal amaya Al-Shabaab, isaga oo ka codsay in hub iyo cii dan ay usoo diraan deegaanada lagula dagaala mayo kooxda Sha baab.

"RV JMLHJ ay carigaan qararamsadaan meel ay da ynayaan lama arko meel walbo saas ayey u ra baan in ay tegaan, marka maamulka Puntland iyo maamulka Somaliland iyo wixii kale oo Soomaali ah oo ka nabad qaba nimanka gurmadka wax haka soo galaan, haddii ay rag soo diri karaan hasoo diraan iyo gabdho haddii ay hub & rasaas soo diri karaan” ayuu raaciyey.

WASIIR FIQI oo shaaciyey xilliga dagaal ka Al-Shabaab laga billaabayo Galmudug

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soo maaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa shaaca ka qaad ay xilliga dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab laga billaa bayo deegaanada Galmudug.

Fiqi ayaa sheegay in kahor inta aysan dhammaan bisha October la billaabi doono howlga llada ka dhan ka ah Al-Shabaab ee Galmudug.

"Waxaan rajeynaynaa in bishaan October inta ay san dhamaan Galgadu ud iyo Mudug iyo kulli aaga ggaas oo dhan shaqada ay ka billaabato, culeyska Hii raan ha ystana uu ka dul qaadmo,” ayuu yiri wasiir Ax med Macallin Fiqi oo ka qeyb galay doodda Twitter Space ee BBC Somali.

Axmed Macallin Fiqi ayaa intaas ku daray in shi rka madaxtooyada Galmudug ee siyaasiyiinta Gal mudug uu qeyb ka yahay howsha iyo abaabulka lag u doona yo in Al-Shabaab looga saaro deegaann ada ay ka haysato gobollada Mudug iyo Galgaduud.

Fiqi ayaa in shirka ujeeddadiisa ay tahay in loo dha qaaqo dhanka degmada Ceelbuur ee gobolka Gal gadu ud oo ka mid ah meelaha ay haysato Al-Shab aab. Dha qdhaaqyo ciidan ayaa hadda ka socda dho wr deegaan oo Galgaduud, Mudug, Hiiraan iyo Shab eellaha dhexe ah, sida uu sheegay wasiirka. Waxaa jira ciidamo ka de gay Beledweyne iyo dhaqdhaaqyo cusub oo ka billowday Shabeellaha Dhexe.

Axmed Macallin Fiqi ayaa aaminsan in furimaha cu sub ee laga howlgalayo ay sababi doonaan in Al-Shab aabka ku sugan deegaannadaas la go’doomi yo, marka u dambeysana ay isku soo dhiibaan dowl ada. Waxaa maalmihii dambe jiray warar la isla dhex marayay oo sheegayay inuu hakad ku yimid dagaal kii ka dhanka ahaa Al-Shabaab ee ka socday Galm udug.

Hase yeeshee madaweyne ku-xigeenka Galmu dug Cali Ciid ayaa beeniyay arrintaas, isagoo xusay in dag aalku uu socday, uuna sii socon doono. "Wa xaa lagu sii xoojiyay dhiirragelin iyo gurmadyo kala duwan marka dagaalkaas marnaba ma istaagi,” ayuu yiri.

"Waxaa naga go’an inaan si buuxda u xoreyno de gm ooyinka muhiimka ah sida Ceel-dheere, Ceel-bu ur iyo Xaradheere,” ayuu yiri madaxweyne ku-xigeen ka Gal mu dug.

Ciidamada dowladda oo Shalay la wareegay dee ga ano dhowr ah oo u dhaxee ya degmo oyinka Jowhar iyo Raageceele

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeel laha dhe xe ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Sooma aliya ay aroornimadii hore ee Shalay Al-shabaab ka la waree geen deegaano dhowr ah oo hoostaga deg mooyinka Raageceele iyo Jowhar.

Deegaanada ciidanka xoo gga dalka Soomaaliyeed ay la ware egeen Shalay ayaa kala ah Warkulan, Bakajeex, Gaale ef, Warciise, Qoordheere iyo Jila bleey kuwa asi oo ah deegaano u dhaxeeya mag aalooyinka Jowhar iyo Raageceele ee gobalka Shab eellaha dhexe.

Ciidamada dowladda ayaa la sheegay in deegaa nadaan ay la wareegeen ineysan kala kulmin wax iska caabin ah oo kaga yimid dhanka dagaalamaya asha Shabaab oo horay uga talin jiray deegaanadan Shalay lagala wareegay. Deegaanadaan ayaa la tilmaamay iney yihiin ku wa muhiim ah oo Shabaab u fudud eyn jir ay isku soc odka degmooyinka qaar ee gobolka Sh/ dhe xe, wax aana howl galk aan uu qayb ka yahay howlga lada la doon yo in ciidamada dowladda ay isugu furaan degmooyinka G/Shab eellaha Dhexe.

Guudlaawe oo shaaciyey guulo laga gaaray how gallada HirShabeelle

Madaxweynaha HirShabeelle oo hoggaaminaya howlgalka gobolka Shabeellada Dhexe looga xor eynayo kooxda Al-Shabaab ayaa faahfaahin ka bix iyey tallaabooyinkii ugu dambeeyey ee la qaaday iyo xubno Shabaab ah oo nolosha lagu qabtay.

Madaxweynaha oo wareysi sii yey Idaacadda dowladda ee Rad io Muqdisho ayaa sheegay in deegaano badan oo ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe laga xoreeyey kooxda.

Cali Guudlaawe wuxuu sheegay in deegaanadii la gu weeraray Al-Shabaab aysan ciidanku kala kulm in wax iska caabin ah, isla markaana ay nolosha ku qabteen xubno la xaqiijiyey inay ka tirsan yihiin Al- Shabaab.

"Waxaa jira argagixiso howlgalka Sh/Dhexe lagu qabtay, gaar ahaan aagga Xawaadley, ilaa 70 qof ay aa la qabtay, qaar weli baaritaan ayaa ku socda, qa arna waa ku cadaatay inay ka tirsan yihiin argagix isada,” ayuu yiri Cali Guudlaawe.

Maadxweynaha HirShabeelle ayaa intaas ku sii daray in baaritaan deg deg ah la marsii doono xub naha gacanta lagu hayo, "Dad lambar weyn ah ayaa la hayaa, waana la kala saarayaa, wixii Shaabaab noqda iyo wixii shacab ah,” ayuu yiri.

Sidoo kale madaxweynaha ayaa sheegay in HirShab eelle howlgallada ka socda ay u socdaan hanaan saf balaaran ah, isla markaana dhawaan lasoo af-jari doono Al-Shabaab.

"Xaqiiq waxaa ah in HirShabeelle aysan Al-Shabaab sii dhex joogi doonin, bulshada waxaan ugu baaqaa in laga fogaado goobaha ay joogaan ni mankaas, sidoo kale waxaan ugu baaqaa in ciidanka ay soo siiyaan xogta iyo meelaha ay ku dhuumana yaan,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Cali Guudlaawe.

Hormuud Telecom Oo Daahfurtay Ban dhigga Guulaystayaasha Soomaaliyeed

Munaasabad ay si heer sare u soo agaasintay shi rkadda Hormuud telcom looguna magac daray Guu laystayaasha Soomaaliyeed oo ay kasoo qeyb gale en madaxda gobolka banaadir, rugta ganacsiga, ma amulka sare ee shirkada hormuud, culamaa’udiin ga nacsato, haweenka, dhaliyarada iyo dhamaan mac aamiisha shirkada hormuud telecom ayaa Shalay lagu qabtay hoolka sahal ee mag aalda Muqdisho.

Munaasabada oo socon doon ta muddo laba maalmood ah ay aa waxaa daahfuray gudoomiya ha shirkada hormuud telecom Ax med Maxmuud Yuusuf isagoo faahfaahiyay aasaas kii shirkada hormuud iyo shirkadaha ka farcamay ee hoos yimaada.

Bandhigaan ayaa inta uu socdo waxaa lagu so bandhigi doonaa dood cilmiyeedyo xiiso badan, khu dbado dhaxal gal ah, waxaana goobta ka hadlay bah da waxbarasha, bahda caafimaadka, ganacsatada, aqoonyahano iyo culamaa’udiinka soomaliyeed.

Gudoomiyaha rugta ganacsiga Maxamuud Cabdi kariin Gabeyre oo ka hadlay munaasabada ayaa ku dheeraaday hormaradii ay shirkada hormuud wad anka gaarsiisay sidoo kalana sheegay in ay weyb weyn ka qaadatay dhismaha wadanka.

Gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa mu qdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale oo ka qeyb ahaa martida ayaa shirkada hormuud telecom ku ama anay mudadii 20-ka sano eheeyd ee ay usoo dhabar adeegtay xaaladihii adkaa ee uu wadanka soo maray.

Sanadkan oo ku beegan 20 sano guurada aasa aska shirkadda Hormuud Telecom ayaa shirkaddu waxay xil gaar ah iska saartay in la agaasimo mu naasabad lagu bogaadinaayo shakhsiyaadkii iyo hay’adihii u soo dhabar adeegay guushana usoo ho oyey dalkooda wixii ka danbeeyey burburkii dowladii dhexe ee Soomaliya.

Bandhigaan ayaa inta uu socdo waxaa lagu so ban dhigi doonaa bandhig carweed ay ka qeyb qaadana yan dhamaan shirkadaha kala duwan ee hoos yim aada shirkada Hormuud telecom iyaga oo soo ban dhigi doona adeegyo cusub, sameyn doona qiimo ja bin, qaban doonana waqtiyaanasiiib qofkii ka qeyb gala uu fursad u heli doono inu ku guuleysto Maay faayo, xirmooyin internet iyo waxyaabo kale oo qaali ah sida moobiladii ugu danbeeyey ee iphone iyo Samsung.

Mareykanka oo dalab culus hordhigay madax weyne Deni

Dowladda Maraykanka ayaa war qoraal ah ka soo saartay khilaafka ka taagan doorashada la filayo inay ka dhacdo maamul goboleedka Puntland, taasi oo hadda ay xiisad xooggan ka taagan tahay.

Qoraalka kasoo baxay safaaradda ayaa lagu soo dhaweeyey doorashooyinka qof iyo cod ee Punt land qorsheynayso inay ka dhacdo 37 degmo, doora shadaas oo ah mid heer deegaan ah.

Sidoo kale, qoraalka ay soo saartay safaaradda Mar eykanka ayaa madaxweynaha Puntland

Saciiid Cabdullaahi Deni loogu baaqay inuu qabto doorasho loo dhan yahay, islamarkaana ay isku raacsan yihiin qeybaha kala duw an ee maamulkaas.

Safiirka Maraykanka ee Soomaali ya ayaa kamid ahaa safiirrada beesha caalamka ee Dorraad booqday magaalada Garoowe, halkaas oo ay kula shireen madaxda Puntland, iyagoo kala hadlay arrimaha doorashada iyo ka go’naanshahooda.

Beesha caalamku waxay sheegtay inay taageerayso dimuqraadiyada Puntland, inkastoo maamulada Punt land ay ku fashilmeen labo jeer oo hore, haddana uu walaac xooggan ka taagan yahay marka loo eego muddada u hartay maamulka Siciid Deni.

Siyaasiyiin caan ah oo ay kamid yihiin madaxweyna yaashii hore ee Puntland iyo ra’isul wasaarayaal ho re ayaa sheegay in madaxweyne Deni oo ku howlan yahay qorshe muddo kororsi ah.

Saciid Deni oo ku fashilmay doorashadii madaxw eynimo ee Soomaaliya ayaa la rumeysan yahay inuu doorashada qof iyo cod ka leeyahay muddo kordhin, waxaana tallaabadaas lagu tilmaamay mid qalqal gelineyso xasiloonida siyaasadeed ee maamulkaas.

Guddoomiyaha G/Shabeellaha Hoose oo Odayaasha Dhaqanka kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha hoose Ibr aahim Aadan Cali (Najax) ayaa kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka, Haw eenka Iyo Dhinyarada Maga alada Marka ee Xarunta G/ Shabeellaha Hoose.

Ugu horeyn waxaa kulanka ka hadlay qaar kamid ah Odayaasha Dhaqanka, iya ga oo sheegay in Maamulka iyo Ciidanka ay horbo odaayaan degaannadoodana ay xoreysanaayaan.

Gudoomiyaha Magaalada Marka Cismaan Muu se Maxamed ayaa bulshada ku Booriyay inay Kaali ntooda ka qaataan howlgallada ka dhanka ah Al-Sha baab ee ka socda degaannada Maamulka Koonfur Galbeed.

Ugu Dambeyn Guddoomiyaha Maamulka Gobol ka Shabeelaha hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax) ayaa sheegay in Al-Shabaab ay ugu dhamaatay Gob olka iyo guud ahaanba Soomaaliya.

Duqeymo culus oo Shalay ka dhacay Nawaaxiga deegaanka Jiciboow ee gobolka Hiiraan

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya du qeymo culus oo ka dhacay nawaaxiga dee gaanka Jiciboow oo geysteen ciidamada sida gaarka ah u tababar an ee DANAB oo ay wehli nayeen kuwa Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS Duqeynta ayaa la sheeg ay in ciidamada ay si gaar ah ula beegsadeen dhul buuraley ah oo deegaanka Jiciboow u jira 2 KM, hal kaaso la sheegay iney fariisino ka sameysteen ciida mo ka tirsan Shabaab oo isku aruursanaayay.

Weerarkaan duqeynta ah ee ciidanka DANAB iyo kuwa Jabuuti ay ku qaadeen degaanada u dhow Jici boow ayaa waxaa hoggaaminayay taliye kuxigeenka Ciidanka DANAB iyo Saraakiil kale oo Jabutiyan ah.

Wali si rasmi ah looma oga khasaaraha ka dha shay duqeynta Shalay ka dhacday agagaarka Jicib oow ee gobolka Hiiraan waxaana degaanada la du qeeyay oo ah dhul buuraley ah ku sugnaa dagaala mayaal ka tirsan Shabaab.

Masuul ka tirsan maamulka degmada Buulabur te oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in duqeyn ta Shalay ay qeyb ka tahay dagaalada lagula jiro Al-shabaab, waxaana duqeyntaani ay noqoneysa midii labaad ee ka dhacda buuraha ku yaala agagaarka deegaanka Jiciboow oo lala beegsanayo dagaalama yaasha Shabaab.

Masar oo qorshaynaysa inay kumanaan askari u tababarto dowladda Soom aaliya muddo kooban

Dowladda Masar ayaa lagu warramayaa inay qorshaynayso inay kumannaan askari u tababarto dowladda Soomaaliya, arrintaas oo la sheegayo inay qeyb ka tahay socdaaladii uu madaxweynaha Soomaaliya ku tagay dalka Masar.

Warar kale oo warbaahinta caalamku qorayso waxay sheegayaan in Masar ciidamadan ay ka lee dahay qorshayaal siyaasadeed, xilli uu cirka isku sii shareerayo loolanka dhanka awoodda ah ee kala dhaxeeya dowladda Itoobiya.

Saraakiil ka socday Masar oo gaaray Muqdisho ayaa la sheegayaa inay halkaas u tageen sidii ay do wladda Soomaaliya u saxiixi lahayd heshiis kumann aan askari loogu gudbin doono dalka Masar si ay tab abar ciidan ugu soo qaataan.

Tirada hadda la sheegay inay Masar tababaray so waa 8,000 oo askari. Ma xaqiijin karno in dowlad da Soomaaliya dalabkeeda lagu tababarayo iyo in dowladda Masar ay wadato qorshahaan.

Tan iyo markii uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku guuleystay xilka madaxtinimada bishii May ee sanadkan, waxaa soo ifbaxayay loolan u dha xeeya Masar iyo Itoobiya oo saameyn ku yeelanaya siyaasadda Soomaaliya

Wiilka Uu Dhalay Museveni Oo Aabihii Si Adag Ugu Jawabay

Wiilka uu dhalay madaxweynaha waddanka Uga nda, Janaraal Muhoozi Kainerugaba, ayaa sheegay in "cidna aanay waxba ka mamnuuci Karin”, maalin uun kaddib markii aabihii, Madaxweyne Yoweri Mus eveni, uu amray inuu joojiyo inuu arrimaha dowladda kaga hadlo barta Twitter-ka.

Hadalka madaxweynaha ayaa yi mid kaddib markii farriimo uu Jan araal Kainerugaba soo dhigay Twit terka laba todobaad kahor ay muran badan dhaliyeen, kuwaas oo uu ku gooddiyay inuu duullaan ku geli doono waddanka dal kiisa dariska la ah ee Kenya, arrintaas oo horseed ay raalli-gelin cad iyo kulamo diblumaasiyadeed si loo adkeeyo xiriirka ka dhaxeeya labadan dal.

Isniintii, madaxweynaha ayaa sheegay in janaraalka ay tahay inuu aad uga taxadaro "ka hadalka dalalka kale iyo siyaasadaha axsaabta ee Uganda” marka uu Twitterka wax soo dhigayo.

Hasayeeshee jawaab uu bixiyay saacado kaddib, ayuu Janaraal Kainerugaba waxa uu warkaas ku tilmaanay inuu "kaftan uun” iska ahaa

Sacuudiga oo xiray oo muwaadin Marey kan ah xilli ay xiisad kala dhaxeyso

Muwaadin Mareykan ah oo lagu xiray dalka Sacu udi Carabiya ayaa loo ciqaabayaa qoraallo uu soo dhi gay twitter-ka oo la xiriira mowduucyo ay ka mid yihiin dagaalka Yemen iyo dilkii 2018 ee weriye Ja maal Kha ashuqji, waxaa sidaas AFP u sheegay wiilkiisa.

Saad Ibrahim Almadi, oo ah 72 jir asal ah aan kasoo jeeda Sacuudi ga, ayaa wax aa bishan lagu xuk umay 16 sano oo xa bsi ah.

Kiiskan ayaa kasii daraya xiisadda markii horeba kacsaneyd ee ka dhex-oogan Riyadh iyo Washington oo muddo fog saaxiibo ahaa ba lse hadda isku haya go’aanka ay dalalka OPEC+ ku dhi meen wax soo-saarka saliidda.

Almadi ayaa la xiray markii uu Sacuudiga yimid bi shii November ee sanadkii tegay si uu laba todd obaad oo safar ah ugu bixiyo, waxaa sidaas sheeg ay wiilkiisa Ibrahim oo 7baadkan shaaciyey kiis ka.

Ibrahim ayaa ku dhaleeceeyey saraakiisha Mareykan ka inay ku guul-darreysteen inay xaqiijiyeen sii daynti isa.

Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa Ta laa dadii sheegtay inay "si joogto ah oo xooggan ay wal aaca kiiskan ula wadaagtay xubno sare oo ka tirs an do wladda Sacuudiga,” islamarkaana u sheegtay "In xoriya da hadalka aysan marnaba aheyn in dambi laga dhigo.”

Arbacadii, Ibrahim ayaa AFP la wadaagay liiska qoraallada Twitter-ka ee caddeyn ahaanta loogu ade eg saday aabihiis — xogtaas oo uu sheegay in sidoo kale ay xaqiijisay Waaxda Arrimaha Dibedda.

Waxaa ku jira qoraallo la xiriira canshuuraha, burbu rinta goobo ka mid ah Makka iyo magaalada Badda Cas ku taalla ee Jeddah.

Mid ka mid ah qoraallada ayaa su’aalaya sababta mas’uuliyiinta Sacuudiga aysan u awoodin inay ka hortagaan weerarada Xuutiyiinta Yemen.

Qoraal kale ayaa ku saabsan "naf-hurnimada” Kaa shu qji, kaasi oo dilkii ay wakiilo Sacuudiyaan ah ugu dhex gaysteen qunusliyadda Sacuudiga ee Istanbul 2018 uu dhaliyey caro caalami ah.

Saraakiisha Sacuudiga ayaa sidoo kale taleefon ka Almadi ka helay sawir gacmeed aysan jecleysan oo la ga sameeyey dhaxal-sugaha Sacuudiga Max amed bin Salmaan, sida uu sheegay Ibrahim. Xigasho:-Radiorisaala.Com

Dagaallka Ukraine: IRAN oo qaaday tallaabo xasaasi ah

Iran ayaa u ballan-qaaday Ruushka inay siin doon to gantaallada dhul ka dhulka iyo diyaaradaha aan duul iyaha lahayn (Drone), sida ay laba sarkaal oo sare iyo laba diblomaasi oo Iranian ah u sheegeen wakaaladda warar ka Reuters.

Heshiiskan ay aa la gaaray 6-dii Oc tober markii ma dax we yne ku-xige enka Iran Mo ha mmad Mokhber iyo saraakiil ka tirsan Ilaalada Kac aan ka Islaamiga ah iyo Golaha Sare ee Am niga Qa ran ka ay booqdeen Moscow, halkaasi oo ay Ruushka kula yeesheen wadahadallo ku saabsan sidii hubka as loo gaarsiin lahaa.

"Ruushku waxay weydiisteen diyaarado Drone iyo gantaallo ballistic oo dheeraad ah oo shiishkoodu saxan yahay, gaar ahaan gantaallada Fateh iyo Zol faghar,” ayuu yiri diblomaasi sare oo Irani ah oo lala wadadaag ay xogta safarka.

Sarkaal Reer Galbeed ah oo helay xogtan ayaa si doo kale xaqiijiyey, wuxuuna sheegay inuu jiro he shiis dhexmaray Iran iyo Ruushka oo gantaallo ay ku jiraan nuuca Zolfaghar lagu siinayo Moscow.

Mid ka mid ah diyaaradaha drone-ka ee Iran ay ogo laatay inay Ruushka siiso ayaa ah Shahed-136.

Fateh-110 iyo Zolfaghar ayaa ah gantaallada ridda da gaaban, waxayna weerari karaan masaafo u dha xeysa 300 ill 700 km. Diblomaasi Ira ni ah ayaa diid ay shee gashooyinka sar aakiisha Reer Galbeedka ee ah in gu dbinta hubkaas ay jebineyso qaraarkii Gol aha Ammaan ka QM ee 2015. "Halka lagu isticm aal ayo gantaallada as waxba kama gelin iibiyaha. Ci dnalama jirno marka ay noqoto dagaalka Ukraine si da Reer Galbeedka oo kale. Waxaan dooneynaa in xasarad lagu soo afjaro hab diblomaasiyadeed,” ayuu yiri.

Ukraine ayaa ku warrantay inay kordheen weer ar ada Ruushka ee loo adeegsanayo diyaaradaha Drone-ka ee Shahed-136 toddobaadyadii dhowaa.

Wasaaradda Arrimaha Dibedda Iran ayaa Talaada dii ku gacan sayrtay oo kuwa aan sal laheyn ku sheeg tay eedeymo ah inay hub iyo drone siisay Ruushka si ay ugu adeegsadaan Ukraine, halka Kremlin-ka uu Tala adadii beeniyey in ciidamadooda ay drone-ka Iran ku weerareen Ukraine.

20 Guuradda Hay’ada Horumarinta Dhaq aalaha Bulshada Afrika ee New England (ACEDONE)

Hay’ada Horumarinta Dhaqaalaha Bulshada Afri ka ee New England (ACEDONE) ayaa todobaadka an u dabaal tagtay sanadguuradeedii 20aad markii la aasa asay.

Xafladd aad u balaaran oo ay ka soo qaybgaleen mad axda gobolka Massachuse tts iyo tan Magaala dda Bo ston oo ay ku weheliyeen marti sharaf kala du wan oo kala timi gobolada dalkaan Maraykanaka & Canada oo ugu horeeyeen badi Siya asiinta laba daas dal ee Soomaalida ah ayaa kulamo kala duwan kala qaybgalay ACEDONE xuskooda

Aasaasaha iyo Madaxa sare ee A

CEDONE Cabdiqaadir Yaasiin Xuseen (Abdul) ayaa u mahadceliyey marti sharafta waxuuna HOL u sheegay Mr Abdul in hadafka ay labaatanka sano ku shaqeey een hay’adaana u aasaaseen waxuuna yiri Hadafkay agu waa inaan iskaashi la samayno qoysa ska si aan u caawino qaxootiga Afrikaanka ah iyo soo-galootiga Bos ton & agagaarkeeda si aan u hor umarino isku filaansho dhan walba ah bulshodeena anagoo muhiimada siin ayna dhalinyaradeena xaga waxbarasho iyo waayo-aragnimo nololeed si ay ugu koraan bulsho ahaan, xirfad ahaan, iyo dhaqaale ahaanba.

Waxaa Xafladda laga daawaday wax qabadka ACEDONE labaadankii sano ay shaqaynaysay waxaa goobta ku sugnaa oo ka marqaati kacaaye yey waxqab adkeeda Dhaqaatiir Macalimiin ay furaha guusha u ah eed hay’adaan , iyagoo xiligaan aqoon yanada dhaliny arada ah ee ay soo barbaariyeen ka shaqaytaan gobol ada kala duwan ee dalkaan ma raykanka iyadoo muuq aalka ada laga daawanaayey xafladda aad ku araysay dhalinyaradaas oo aad u da ’a yar oo markaas qayb ka ahaa barnaamijyada ay ACEDONE hore u qaban jirtay.

Intii lagu guda jiray Dabaaldaga sanadguurada 20 aad ee ACEDONE ayaa hay'adani waxay kulamo u qab atay siyaasiinta Soomaalida ah ee dalkaan Ma rayka nka iyo Canada ee Boston ku sugnaa iyagoo gorfeeyey sidii loo horemarin lahaa Bulshadeena xa ga Waxbara shada , la qabshada siyaasada sidii awo od ugu yeelan lahaayeen bulshada oo midaysan ka qaybqaadashada hormarka bulshada ay la nool ya hiin, sidii ay uga bai la hayeen nolosha faqriga ah qa yb wayna uga noqon lah aayeen dabaqada dhaxe ee nolosha , waxay siyaasiin taan is dhaafsadeen afka aro qoto dheer oo horemar u horseedi kara nolosha Soomaalida gobolada kala du wan ee Waqooyiga Ameerica.

Siyaasinta & madaxda kala duwan ee kulamada as qayb ahaa ayaa kala ahaa Omar fatah oo Xildhi baan aqalka Sare ee Minnesota ku jira, Kayse Jama oo aqal ka Sare Oregon State ka mid ah ,Nafiso Fia oo ah Was hington County Commissioner gobolka Or egon, Faysal Xasan oo xildhibaan ka ahaa 4 sano ee la soo dhaafay York South Weston gobolkaOntario Canada, Cali Duc aale waa siyaasi Canada ka ah oo loo doortay Golaha sare Nova Scotia ee doorashada guud ee Nova Scotia 2021. Wuxuu ma talaa Halifax Armdale isagoo xubin ka ah Xisbiga Liberal Nova Scotia

Deeqa Dhalac oo a haweenay Soomaalida ee u gu horeeysay oo Duq Magaalada xil qabata iyadoo ka ah magaaladda South Portland Maine, Maxam ed Cabdi xubin gole degaan Tukwila Washington , Maxamed Cali Cigaal Xubin gole deegaan Sea Tac Washington , Awale Cabdulahi Farax xubin gole wax barasho ka ah King County Washington, Ismaaciil maxamed oo Baarlamaanka Ohio u sharaxan , Sam akaab Xuseen oo isaguna Baarmalaanka Minnesota u sharaxan , Mahad Cali Gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee canada Mahad Cali, Gudoomiyaha jaaliyadda Soomaalida Norway Maxamed Cabdiqaa dir iyo marti sharaf kale oo farabadan.

Siyad Said Salah Hiiraan Online

Kuuriyada Koonfureed oo digniin u dirtay Kuuriyada Waqooyi

Ciidamada Kuuriyada Koonfureed ayaa todoba ad kan bilaabay dhoolatus milatari oo taxane ah, ka asi oo ay dhinac socdaan dhaqdhaqaaqyo military.

Taliyaha guud ee ciidama da Kuuri yada Koonfureed, ay aa dign iin adag u diray xukuumadda Pyongy ang, wa xuuna ugu baaqay in ay jooj iso Mad aafiicda ay ku ridayaan Xeeb aha dha ca bariga iyo galbeedka dalkaas.

Kuuriyada Koonfureed ayaa sheegt ay in dhiggeeda Ku uriyada Waqooyi ay gelinkii dambe ee Dorraad ay mada afiic ku garaacday Xeebaha dhaca bariga iyo galbeedka dalkaas, kuwaasi oo aan la xaqiijin waxy eellada ay gee ysteen.

Pyongyang ayaa sheegtay in Gantaallada loogu gol lahaa muujinta kobaca Awoodda Milatari iyo ka ja waab ista daraasiin madaafiic ah oo horaantii bisha an ay Se oul ku ridday xadka labada dal.

Jahwareer ka dhashay madaxweyne dalacsiiyay taliye waa hore dhintay Mali

War ka soo baxay xafiis ka madaxtooyadda oo la gu dalacsiiyay jeneraal dhintay ayaa qosol iyo ja hawareer ka dhaliyay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo

Dadka ku nool DR Congo iyo sidoo kale dalka daris kala ah ee Rwanda, ayaa bar tooda twit ter-ka soo dhig ayay muuqaallo ku saa bsan arrintan, iyadoo dad bad an ay lay aab an yihiin sida qaladka loo sameey ay

Tobaneeyo maleeshiyaad ah oo lagu dilay weerarrada cirka ee Mali

Ciidamada Mali ayaa sheegay in 50 dagaalyahan ay ku dileen duqeymo cirka ah oo ay ka fuliyeen deegaanka Tessalit ee waqooyiga gobolka Kidal, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda ee ORTM.

Duqeymaha ayaa lagu bartilmaameedsaday fariisimo ay ku sugnaayeen kooxo mintidiin ah.

Duqeymahan cirka ah ayaa kusoo beegmaya maalin kadib markii l walx aha qarxa lagu dhuftay kolonyo ay wateen ciidamada nabad ilaalinta Qaramada Midoobay oo ay ku dhinteen afar askari oo Chad ah, labo kalena ay ku dhaa wacmeen


DUULIYEYAASHA MILATARIGA INGIRIISKA EE SHAQADA KA FADHIISTAY OO LOOGA DIGAY IN AY SHIINAHA U SHAQO TAGAAN DIYAARAD DAGAA

Shiinaha ayaa doonaya inuu ka faa'iidaysto khibradda duuliyeyaashaasWaxa la sheegay in duuliyeyaashii hore ee milatariga Ingiriiska uu Shiinuhu lacag badan ugu carrab laalaadinayo si uu khi braddooda ugu faa’iidaysto milatariga Shiinaha.

Ilaa 30 duuliye oo hore uga tirsanaa milatariga Ingiriiska ayaa u tagay Shiinaha si ay u tab abaraan ciidamada dalkaas.

Ingiriiska ayaa haatan soo saaray digniin ka soo baxday sirdoonka dalkaas oo duuliyeyaasha looga digayo in ay u shaqo tagaan milateriga Shiinaha.

Saraakiil reer Galbeed ah ayaa sheegay in ay socdeen, ayna sii badanayaan isku dayada lagu kaxaysanayo duuliyeyaasha.

Afhayeen u hadlay wasaaradda gaashaandhigga ayaa sheegay in tababarrada duuliyeyaasha la shaqaalaysiin ayo aanay xadgudub ku ahayn sharciga Ingiriiska u yaa lla laakiin, Ingiiirka iyo dalalka kale ay isku dayeyaan in ay howlahaas joojiyaan."Waa shaqo macaash badan ay ku helayaan dadka la qaadanayo,” ayuu yidhi sarkaal reer Galbeed ah oo hadlay. Wuxuu intaa ku daray in "lacagtu ay tahay waxa ugu weyn ee dadkaas lagu duu fsanayo.” Mushaarka loo soo bandhigo ayaa loo mala ynayaa in uu gaadhayo ilaa £237,911 oo u dhiganta $270,000.

Duuliyeyaashaa shaqada ka fadhiistay ayaa loo qaadanayaa in ay ka caawiyaan fahamka qaabka diyaa radaha iyo duuliyeyaasha reer Galbeedku u shaqeey aan, xogtaas oo muhiim noqon karta haddii uu dagaal meel un ka qarxo, sida Taiwan oo kale.

Afhayeen u hadlay Raysul wasaare Liz Truss ayaa sheegay in ay xukuumaddu qaadayso "tallaabooyin go’ aan lagu gaadhayo” sidii loo joojin lahaa duufsiga duuli yeyaashaas, loona "ilaalin lahaa nabadgelyada qaranka”.

Ma jirto wax caddayn ah oo loo hayo in ay duuliyeya ashu ku xadgudbeen xeerka ilaalinta sirta dowladda ama ay galeen wax fal dembiyeed ah. Ujeeddada digni intan ayaase ah in la isku dayayo in la joojiyo qorshah an iyo in shaqaalaha haatan ka tirsan ciidamada iyo dalalka Ingiriiska ay saaxiibka yihiin uu waajib ka saaran yahay ilaalinta xogta mudan in aan la shaacin.

"Waxaan qaadaynaa tallaabooyin lagu go’aaminayo in la joojiyo shaqaalaysiinta Shiinaha iyo isku dayada lagu doonayo in lagu duufsado duuliyeyaashii hore iyo kuwa haatan shaqeeya ee ciidanka Ingiriiska, si ay u tababaraan ciidamada Shiinaha,” ayuu yidhi afhayeenka wasaaradda gaashaandhiggu.

"Dhamaan duuliyeyaasha haatan shaqeeya iyo kuwa ka fadhiistayba wuxuu waajib ka saaran yahay ilaalinta xogta mudan in aan la shaacin, waxaan sidoo kale dib u eegaynaa sir ahaanshaha qandaraasyada iyo xeerarka waajibinaya in aanu qofku ku qasbanayn inuu shaaciyo xogta qandaraasyada, gaar ahaan wixii saameeya arrimaha gaashaandhigga, halka sidoo kale xeerka cusub ee nabadgelyada qaranka ay ku jiri doonaan faqrado dheeraad ah oo wax lagaga qabanayo caqabadaha horta leh ee haatan soo baxay ee arintan ay ka midka tahay.

XABIIBO XASAN WAXAY TODDOBO SANO BIILEYS AY NIN AABBEHEED ISKA DHIGAY, OO XITAA NIN KU MEHRIYAY!

Nin telefoon isticmaalaya

Xabiibo Xasan waxay ku dhalatay magaalada Qoryooley sannadkii 1981. Waxay curad u aheyd qoys danyar ah.

Aabbeheed Xasan Aadan wuxuu shaqaale ka ahaa beer ku taa llay duleedka Qoryooley. Hanad iyo Xaawo oo ahaa lammaane ladan oo Muqdisho ku noolaa ayaa 1989-kii waxay dalxiis u tageen beertii uu Xasan Aadan ka shaqeynayay.Hanad ayaa la sheekeystay Xasan Aadan, wuxuuna ogaaday duruufta adag ee Xasan iyo qoyskiisu ku nool yihiin.

Hanad wuxuu Xasan Aadan u sheegay in ay u joogaan carruur yaryar, ayna u baahan yihiin gabar guriga ka shaqeysa oo carruurtana u heysa, oo ay sidoo kalena wax u baraan. Xasan Aadan wuxuu qoyskii soo siiyay Xabiibo oo 8 jir ah, waxayna ku soo laabteen gurigoodii oo ku yaallay xaafadda Soonakey ee degmada Hodan.

Labo sano ka dib, 199-dii waxaa Muqdisho ka qarxay dagaalladii sokeeye, qoyskii Ha nad ee Xabiibo la nooleedna waxay u qaxeen xerada qaxootiga Kaakuma ee dalka Kenya, halkaas oo ay uga sii gudbeen Mareykanka.

Xabiibo waxay mar kasta isweydiin jirtay halka ay ku dambeeyaan waalidkeed iyo wa laalaheed, waxaase adkaatay in ay su’aashaas jawaab u hesho maadaama ay isgaarsiintu adkeyd.

Xabiibo waxay Mareykanka ku dhammeysatay Dugsi Sare 2001, ka diba waxay shaqo ka heshay warshad digaagga lagu qalo.

Aabbeheed Xasan Aadan wuxuu ka dawarsadaa xaafadaha iyo masaajidda Muqdi sho, qoyskiisuna waxay duruuf adag kula nool yihiin Qoryooley.

Xabiibo waxay go'aansatay in ay qoyskeedii baadi goobto, ka dib na waxay ka baaf isay idaacadda BBC-da. Aabbaheed waa miskiin tuugsada oo aan idaacad dhegey san, waxaase baafintaas dhegeysanayay Xasan Maaddey oo ay deris ahaayeen Xa san Aadan, oo aqoon durugsanna u lahaa qoyska Xasan Aadan iyo gabadha ka ma qan.

Xabiibo waxay muddo raadineysay qoyskeeda

Xasan Maaddey wuxuu qortay lambarkii Xabiibo, wuxuuna ku fikiray in uu la xiriiro isaga oo iska dhigaya aabbeheed Xasan Aadan. Xasan Maaddey wuxuu yimid Mu qdisho, wuxuuna baranji ka wacay Xabiibo.

Salaan ka dib, Xasan Maaddey wuu is oohisiiyay, si aysan Xabiibo uga shakin in uu aabbeheed yahay ayuu geliyay xaalad murugo ah, oo wuxuu u sheegay in hooyadeed iyo walaalaheed oo shan ahaa ay baahi iyo macluul ugu dhinteen abaar sanado ka hor ka dhacday Qoryooley, isaguna uu hadda ka dawarsado Muqdisho. Si aysan su’a alo isaga waydiinna wuxuu xusay magacyada hooyadeed iyo walaalaheed.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip