HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWS PAPAER EE MAANTA OO AH ARBACO 19-KA OKTOOBAR 2022-KA

0
Wednesday October 19, 2022 - 08:10:27 in Wararka by
  • Visits: 553
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWS PAPAER EE MAANTA OO AH ARBACO 19-KA OKTOOBAR 2022-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Ra'iisal wasaare Xamse "Waxaan idinka bar anay runtii sida la isku kaashado ee cadow ga la isaga dhiciyo"

Waxaa habeenkii Habeen hore ahay mun aasabad casho sharaf ah loo sameeyay Wafdig ii Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo maalinimadii Dorraad ahayd booqa sho rasmi ah ku yimid magaalada Jigjiga ee dowlad degaanka Soom aalida.

Munaasabaddan casho sharafta ahayd ayaa wax aa hadallo kooban kasoo jeediyay Madaxweynaha dowlad degaanka Soo maalida Mustafe Cagjar, isagoo xusay in hadda aysan degaanka Soomaalida aysan jirin cabsi dii wakhtiyo hore jirijirtay, isla markaana dega anku uu haatan nabad yahay.

Waxa kale oo Madaxweyne Mustafe cagjar sheegay in labada dowladood ee Itoobiya iyo Soomaaliya ay ka wada shaqayn doonaan sidii loo xoojin lahaa iskaashiga dhinacyada amn iga, gaar ahaan la dagaallanka kooxda Al Shab aab.

Geestiisa Ra'iisal wasaare Xamse ayaa she egay in dadka kala deggan dowlad degaanka Soomaalida iyo Soomaaliya ay yihiin dad wa laalo ah oo wax walba wadaaga, sidaa darteed na aan sinaba ku kala maarmayn oo dano bad an ka dhaxayso, waa siduu hadalka u dhigay Ra'iisal wasaaruhu.

Ra'iisal wasaaruhu waxa kale oo uu sheeg ay in shacabka degaanka Soomaalida ay Soo maalida inteeda kale ka barteen sida la isku kaashado ee hal dhinac looga soo wada jeedsa do sidii cadowga la isaga dhicin lahaa.

"Waxaan idinka baranay sida la isku kaasha do oo cadowga la isaga dhiciyo, waxaad sabab u ahaydeen in gabdho badan ay idinkaga day daan sidii ay gabdhuhu u garab istaageen Ciid amadoodu oo raashinka iyo biyaha ula garab istaageen, sidii si lamid ah in gabdhuhu ay Sha lay raashinka iyo biyaha ay diyaarado kaga soo qaadaan Muqdisho oo ay Baladweyne iyo Buul eburde u gaarsiiyaan, taas oo keentay guulo waawayn," ayuu yiri Ra'iisal Wasaaraha Soom aaliya Xamse Cabdi Barre.

Ugu dambeyn waxa uu sheegay Ra'iisal wa saaruhu in dhankooda ay diyaar u yihiin inay sii balaariyaan iskaashiga dhinaca Amniga, Gana csiga iyo Bulsho oo la sahlo isu socodka dadka ee labada dhinac.

Wasiirka Gaashaandhigga Oo Ku Dhawaaq ay Dagaal Culus Oo Ka Dhan Ah AL-Shabaab

Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxam ed Nuur (Jaamac) oo ku sugan Magaalada Bay dhabo ee Xarunta KMG u dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa kulan gaar ah la qaatay Saraakiisha Ciidanka ee Qaybta 60 aad.

Kulanka Wasiirka ayaa waxaa ku weheliyay Tali yaha Ciidanka Xoogga Dalka Generaal Odo waa Yuusuf Raage, waxaana ay si wadajir ah kulan ulaqaateen saraakiisha Qaybta 60aad ee ciidanka xoogga dalka, iyagoo ku boorriyay in dar dar-dar galiyaanHowlgalada ka dhanka ah dagaalamayaasha Al-shabaab.

Wasiirka oo Ciidanka u jeediyay Khudbad dhinacyo badan taabanaysay ayaa waxaa uu fa ray Saraakiisha in ay labajibaaraan dagaalka Al-Shabaab, waxaana uu intaa ku daray in dow laddu ay si gaar ah xoogga u saari doonto sidii degaanadaasi looga saari lahaa AL-Shabaab.

Dorraad ayay ahayd markii Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicas iis Xasan Maxamed Laftagareen uu Qasriga Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaab ilay Wasiirka Gaashandhiga Cabduqaadir Max amed Nuur (Jaamac) iyo Taliyaha Ciidanka Xo oga Dalka Generaal Odowaa Yuusuf Raage.

Kulanka Madaxweyne Laftagareen, Wasiirka Gaashandhiga iyo Taliyaha Xooga Dalka wax aa looga Hadlay Xoojinta Howlgalada Al-shab aab.

Maxay Ka Wada Hadleen RW Xamse Barre Iyo Madaxweynaha Dowlad Degaanka?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaal ka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa kulan la qa atay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Som aalida, Mudane Mustafa Maxamuud Cumar, ka asi oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Dow lad Deegaanka.

Madaxweyne Mus tafa ayaa warbixin gu ud ka siiyay Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdi giisa xaa ladda deegaanka iyo mashaariicda horumarine ed ee Dowlad Deega anku ka hir gelisay gob ollada mudadii afarta sano ee ay xilka haye en.

Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa ka mahad celi yay soo dhaweynta diirran ee loo sameeyay, waxaana uu ka hadlay ahmiyadda ay leedahay xilligan in iskaashi dhaw iyo wadashaqeyn buu xda laga sameeyo la dagaallanka All-Shabaab.

Kulanka kadib Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigi isa waxay soo booqdeen xarumo kala duwan oo ay ka hawlgalaan hey’adaha Dowlad Deega anka iyo xarun weyn oo loo dhisayo Baarlam aanka Dowlad Deegaanka.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo La Kul may Dhigiisa Dalka Belgium-Ka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlam aanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Shalay la kulmay dhigiisa dalka Belgium-ka Marwo Eliane Tillieux, oo ku soo dhaweysay xarunta baarlamaanka ee Brussels.

Gudoomiyaha Golaha Wa kiilada dalka Belgium Marwo Eliane Tillieux, ayaa wafdiga uu hoggaaminaayo Gudoo miyaha Golaha Sha cabaka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Feder aalka Soomaaliya uga mahad celisay inay soo booqdaan xarunta baarlama an ka Be lgium iya doo bal lan qaaday in la xo ojin doono xirirka saaxiibtinim adda labada Baarlam aan, iyagoona iska kaa shanaya dhanka aqoon ta, horumarinta iyo ta yada shaqaalaha BJFS.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdigiisa ayaa uga mahadceliyay soo dhawey nta balaaran ee loo sameeyey waxaana uu dha nkiisa ballan qaaday inay kawada shaqeeyaan horumarinta baarlamaanka aqoon kororsiga xil dhibaannadda iyo howlwadeennada Golaha Shacabka.

Ergeyga Gaarka Ee Gurmadka Abaaraha Oo La Kulmay Sargaal Sare Oo Ka Tirsan Mido wga Yurub

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Mudane Ca bdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ku lan la qaatay Komiishanka Midowga Yurub u qa abilsan gargaarka bani’aadannimada Janez Lenarcic.

Kulanka oo ka dhacay mag aalada Brussels ee caasimadda dalka Belgium-ka ahna xarunta Midowga Yurub ayaa looga ha dlay kordhinta kaalmada loo ga jawaabayo gu rmadka abaaraha, si loo baajiyo macluul markale Soomaaliya ka dhacda.

Ergeyga ayaa sidoo kale kala hadlay hirgelinta mashaariic lagu xasiliyo deg aannada laga xoreeyo Kooxaha argagexisada ah oo hadda wajahaya kacdoon shacab iyo gul uf dagaal oo xooggan durbana laga saaray deg aanno bad an oo istiraatiji ah.

Ergeygu wuxuu Midowga Yurub ka codsad ay inuu Dowladda Soomaaliya ku garab istaago sidii indhaha caalamka loogu soo jeedin lahaa halganka Dawladda iyo shacabka geesiyaasha ah isaga xoraynayaan argagexisada.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ay aa EU-da u sheegay in Soomaaliya ay leed ahay fursad, haddii lagu gacansiiyo maalgashi dhanka beeraha, xoolaha, kaluumaysiga, mac danta iyo shidaalka ay dabooli karto baahide eda iyo baahiyo badan oo Shalay Afrika ka taa gan.

"Argagexisadu waa cadawga ugu wayn ee Shalay hortaagan amni, nabad iyo xasilo oni dalkeenna ka hirgasha”. Ayuu yiri Ergeyga gaar ka ee Madaxweynaha isagoo Midowga Yurub ku boorriyay sidii Dowlad da iyo shacabka Soo maaliya loogu garab siin lahaa ka xoroobidda argagexi sada.

Ergeyga ayaa wali ku guda jira socdaal uu ku marayo qaar ka mid ah dalalka Yurub si uu adduunka ugu soo jeediyo baaxadda abaarta ka jirta dalka, deeq-bixiyayaa shana ugu boorri yo in ay si aan kala har lahayn uga qeyb qaata an gurmad ka abaaraha.

Ugu yaraan 13 qof oo ku dhimatay mar kii diyaarad dagaal uu Ruushka leeyah ay ay ku dul burburtay guri dabaq ah

Ugu yaraan 13 qof ayaa ku dhimatay markii diyaarad dagaal uu Ruushka leeyahay ay ku dul burburtay guri dabaq ah ku yaalla

magaalada Yeysk ee dalka Ukraine, sida ay sheegeen saraakii sha.

Labo duuliye oo saa rnaa diyaaradda ayaa ka badbaaday shilka ka hor inta uusan dab qab san.

Saraakiisha waxay sheegeen in 68 qof laga soo badbaadiyay dhismaha oo ka koobnaa 9 dabaq.


Shir laga yeeshay sugida Amniga Mag aalada Muqdisho

Wasiirka Amniga Maxamed Axmed Sheekh Cali ayaa shir-gudomiyay kulan ay isugu yimaa deen masuuliyiin ka socda Wasaarada Amniga Gudaha, Taliska Ciidanka Boliiska iyo Maa mulka Gobolka Banadir, kaas oo lagu qabtay Mag aalada Muqdisho.

Shirka ayaa waxaa la gu falanqaynayay qorsha ha wadashaqeynta hey’adaha amniga iyo bul shada. Si loo sugo amniga Caasimadda iyo gu ud ahaan Soomaaliya.

Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Maamul ka Gobalka Banaadir waxeey dhawaan soo hir gelin doonaan qorshaha wadashaqaynta hay’a daha amniga iyo bulshada, qor dhahaas oo ku saleeysan Tiirka Amniga ee Xukuumada Dan Qaran sida lagu sheegay War kasoo baxay Wasaaradda.

Kulankan ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli qaar kamid ah Gobolada dalka Soomaaliya ka socdaan howlgallo iyo kacdoon ka dhan ah Al-Shabaab, kuwaas oo lagula wareegay deg aano dhowr ah.

Ciidanka Xoogga Dalka Ee Ku Sugan Dega anka Moqokori Oo La Gaarsiiyay Sahay Iyo Dawooyin

Guddoomiyaha degmada Matabaan , Bashi ir C/raxmaan Sheekeeye ayaa deeq isugu jirta dawo, dhar iyo agabyo kale gaarsiiyay dadka iyo ciidanka xoogga dalka ee ku sugan deg aan ka Moqokori ee gob olka Hiiraan.Gu ddo omiy aha Gobol ka Hiiraan, Cali Jeyte Cu smaan oo ku sugan jii daha hore ee dagaalka ka dhanka ah AL-Shab aab ayaa ka mahad celiyay deeqda kala du wan ee lasoo gaarsiiyay shacabka iyo ciidanka xoogga dalka , wuxuuna sheegay inay xusuus gaar ah ku leeyihiin dedaalka iyo gacanta ay u fidiyeen maamulka iyo shacabka reer Mata baan.

Bashiir C/raxmaan Sheekeeye, guddoomiy aha degmada Matabaan ayaa dadka deeg aanka ugu mahad celiyay garab istaaggii ay u sameeyeen Ciidanka xoogga dalka, wuxuuna intaa ku daray inay sii laba jibbaari doonaan ha lganka ay ugu jiraan dib u xoreynta gobolka Hiiraan.

Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay cunaqabataynta uu Maraykanku kusoo rogay shakhsiyaad Alshabaab xiriir la leh

Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay tallaabada ay dowladda Mareykankacunaqab eteynta ugu soo rogtay shakhsiyaadka dhanka maaliyadda iyo saadka ka taageera ururka Alshabaab.

Tallaabadan ay xukuumadda Washington qaaddey ayay dow ladda Soomaaliya sheegtay in ay ka dhalatey baaritaano ay si wadajir ah u wadeen labada dowladood ee Soo maaliya iyo Mareykanka, waxayna qeyb ka ta hay dagaalka lagu ciribtirayo Alshabaab iyo fik irkooda baneysiga dhiigga dadka aan waxba Shalaysan, sida ay dowladdu sheegtay. Waxaa go’aankan uu sidoo kale ku soo beegmayaa iy adoo dowladda Soomaaliya ay dhowaan soo saartey awaamiir loogu digayo cid kasta oo dhaqaale ama lacago u uruurineysa Alsha baab.

Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya oo kaashanaya shacabka ayaa guulo waaweyn ka soo hoyay dagaalka ay kula jiraan kooxda Al shabaab.

Md.Cali Guudlaawe Oo Fariin Ku Aadan Dagaalka Al-Shabaab U Diray Ciidanka Qalabka Sida

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabe elle Cali Guudlaawe Xuseen oo ay wehliyaan Xildhibaan Cismaan Maxamed Maxamuud Xaa doole, Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Sha beellaha Dhexe Axmed Ma yre Makaraan, Sar aakiil iyo Maamulada Degmooyinka Ca dale iyo Raage Ceelle ayaa kormeer indha indhayn ah ku tagay tuulooyin hoos yimaada Degmada Raage Ceelle. Mada xweynaha ayaa tilmaamay in la joogo waqtigii lasoo afjari lahaa dagaalam ayassha AL-shaba ab, waxa uuna faray shac abka Hirshabeelle in ay kaalin ka qaataaan ho wlgalada ka dhanka ah AL-Shabaab.

Madaxweynaha ayaa bogaadiyay qeybaha kala duwan ee Ciidamada Qalabka sida iyo dad ka deegaanka ee dagaalka kula jira Al-Shaba ab, isagoo xusay in dhowaan deegaanno iyo degmooyin muhiim ah laga dulqaadi doono Al-Shabaab.

Ciidamada dowladda oo la wareegay deega ano hor leh oo ka tirsan gobolka Sha beellaha dhexe

Ciidamada xoogga dowladda Soomaaliya ayaa howlgalo qorsheysan kula wareegay deeg aano cusub oo hoostaga degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe.

Deegaanada cusub ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed la ware egeen saacadahii la soo dhaafay ayaa kala Jamceeco Misra, Maq dis, Baardheere, Gaa shaanle, Tugaareey, Jameeco Mubaarak, Doon ka Maxaa Colow iyo Maansaale, kuwaas oo dhamaatood ku yaala bariga degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe.

Kornel Cismaaciil Xaadoole oo ah mudane ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo la had lay warbaahinta ayaa sheegay in howlgalada ay weli ka wadaan gobolka Shabeellaha Dhe xe, islamarkaana ay gacanta ku dhigeen 30 Xu bnood oo ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shab aab.

Howlgalada ciidamada dowladda ay ka wa daan deegaanada hoostaga degmada Balcad waxaa qeyb ka ah ciidamo ka tirsan kuwa howl galka Midowga Afrika ee ATMIS, gaar ahaan kuwa ka socda dalka Burundi, waxaana inta ba dan deegaanada ay la wareegeen ay ahayeen kuwa ay isaga sii baxeen Al-shabaabkii horay ugu sugnaa.

Gabagabadii Xildhibaan Xaadoole oo ka mid ah masuuliyiinta hoggaamineysa howlgala da ka socda deegaanada hoostaga degmada Balcad ayaa sheegay in ciidanka xoogga dalka ay ka go’an tahay in guud ahaan ay Al-Shab aab ka saaraan degaanada ay kaga sugan yi hiin gobolada Shabeellaha Dhexe oo uu shee gay in todobaad gudahiisa ay shabaab kaga qabsadeen ku dhawaad 30 deegaan oo ay horay uga talin jireen.

Dagaal Khasaare Badan Dhaliyay Oo Ka Dhacay Koofurta Gobolka Hiiraan

Warar dheraad ah aya kasoo baxaya da gaal xooggan oo ka dhacay Gobolka Hiiraan, kaasi oo u dhexeeya Ciidanka Macawisleyda iyo xubno ka tirsan Dagaalamayaasha AL-Shab aab.

Dagaalka ayaa la sheegay inuu ka dhashay khaasare dhimasho iyo dhaawac leh, waxaana si gaar ah uu uga dhacay degaan lagu Magaca abo xalfooy oo ku yaalla koofurta Gobolka Hii raan.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii sida la sheegay Ciidanka Macawisleyda ay wadada u galeen Gaari nooca Cabdi Bilaha loo yaqaanno ah oo Al-Shabaab ay wate en, waxaana wararkii ugu dambveeyay ay tilmaam ayan in Ciidanka Macawi sleyda ay gubeen gaarigii ay weerareen.

Sidoo kale Xubno ka tirsan Ciidanka degaanka ee Macawisleyda ayaa sheegay in ay khasaare gaarsiiyeen dagaalamayaasha AL-Shabaab ee gaariga la socday.

Weerarkaasi kadib wararkii ugu dambeeyay waxaa ay tilmaamayaan in degaanka laga dare emayo saan-san dagaal, waxaana labada dhin ac ay wadaan diyaar garaow xooggan oo ku aaddan dagaal ay galaan labada dhinac.

Ciidamada Fallaagada Tigray Oo Qirtay In Lagala Wareegay Magaalo Muhiim U Ahayd

Ciidamada fallaagada Tigray ee ku sugan waqooyiga Itoobiya ayaa sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa xulufadooda ah ay galeen magaalada muhiimka ah ee Shire.

Isniintii xukuumadda Addis Ababa waxay sheegtay inay la wareegeyso maamulka garo omada diyaaradaha ee Tigray.

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey António Guterres ayaa she egay in ‘xaaladda Itoobiya ay faraha ka baxday’, wux uu ku baaqay in si deg deg ah loo bilaabo wadaha dal lada nabadeed ee lagu soo afjarayo cola adda.

Wuxuu intaa ku daray in aan la helin xal mili teri oo lagu joojinayo dagaalka u dhexeeya ciid amada Itoobiya iyo jabhadda Tigray.

Xoghayaha guud ayaa sidoo kale ku baa qay in ciidamada Eritrea ay isaga baxaan halk aas kuwaas oo ka barbar dagaallamayay ciida mada Itoobiya.


Xiisadda Puntland oo kasii dartay iyo dibadbaxyo dhacay

Wararka naga soo gaaraya Puntland ayaa sheegaya in haatan ay kasii dareyso xiisadda ka taagan maamulkaasi, taas oo ka dhalatay muranka hareeyey doorashada oo ay isku hay aan madaxweyne Deni iyo ururada kale ee siyaasadda.

Xiisadda ayaa haatan kusii fidieysa magaalooyin horleh, waxaana Shalay dibad-bax bal laaran uu ka dhacay magaal ada Boosaaso, kaas oo ay dhigeen shacabka ku dhaqan magaaladaasi oo xarun ganacsi u ah dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Pun tland.

Dadweynaha ayaa dibadbax kala hortegay xubno ka mid ah guddiga doorashada Puntland oo Boosaaso u tegay qiimeynta doorasho qof iyo cod ah oo uu haatan qorsheynayo in madax weyne Saciid Deni ka qabto illaa 12 degmo, wallow taasi si weyn loogu dhaliilay.

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in diba dbaxayaasha iyo ciidamada ammaanka ay isku dhaceen, taas oo keentay in rasaas lagu kala eryo dadka isugu soo baxay halkaasi.

Ma cadda waxyeelada ka dhalatay rasaasta ay ciidamada ku fureen dibadbaxayaasha, balse haatan xaaladda ayaa ah mid deggan, sida ay inoo sheegeen dad goobjooagayaal

Maalin kahor ayey aheyd markii maleeshiya ad hubeysan oo ka soo horjeeda Puntland ay duleedka degmada Garoowe ka qabsadeen agab loogu talagalay doorashada iyo gaadiid ay la socdeen xubno ka tirsan guddiga ku meel gaarka ah doorashooyinkamaamulkaasi.

Lama oga sida ay wax noqon doonaan, ba lse Deni ayaa wajahaya culeys aad u xoogan oo uga imaanayao reer Puntland oo ay xittaa ku jiraan madaxdii hore ee maamulkaasi.

Si kastaba, Mudaaharaadka Boosaaso ay aa kusoo beegmay xilli ay Puntland wajahayso qalalaase ka dhashay doorashooyinka lagu muransan yahay ee tooska ah.

Wasaaradda gaashaandhigga Soomaali ya oo sheegtay inaan la bartilmaamay san kar in xaasaska iyo carruurta Alshabaab

Wasaaradda gaashaandhigga dowladda Soomaaliya ayaa fartay ciidamada qalabka si da iyo kuwa deegaanka ee ku jira howlgallada ka dhanka ah Alshabab, in aysan bartilmaamay san xaasaska iyo carruurta dad ka ka tatirsan Alshabaab.

Afhayeenka wasaaradda ga ashaandhigga Soomaaliya, gaa shaanle sare Cabdullaahi Cali Caanood ayaa hadalkaan sheegay, isagoo inta as ku daray inaan la dili karin qof aan dambi ku jirin ama isisoo dhiiba.

"Ciidamada waxaan u sheegaynaa siyaasa da dowladda, ninkii isdhiibiya waa in lasoo dho weeya, xaaska iyo carruur loo nisbaynayo Alsh abaab waa inaan la dili karin, haddii dambi ay san ku jirin. Maxaa yeelay dowlad baanu nah ay, inaan cadowgaas naga qabsaday kasoo fuj inaan doonaynaa,” ayuu yidhi G/sare Caanood

Gaashaanle sare Caanood wuxuu sheeegay inay ogyihiin in Alshabaab dhallinyaro badan ay qafaasheen si ay u galiyaan dagaalka ay dowl adda kula jiraan. Wuxuu ugu baaqay dhallinyar adan in ay isisioo dhiibaan marka ay dagaalada usoo diraan. Wuxuuna ballanqaaday inay ciid amadu soo dhoweyn doonaan.

Dhowaan ayay ahayd markii guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan uu ku baa qay in la bartilmaameesado qoysaska Alshaba ab, si buu yiri loo dareensiiyo dhibaatada Alsh abaab ku hayaan shacabka.

Beesha caalamka oo cadaadis ku billow day Deni iyo shir ka dhacay Garoowe

Madaxweynaha dowlad-goboleedka Punt land Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Shalay shir-guddoomiyey Shirweyne ay Bee sha Caalamka iyo Dowladda Puntland isugu yi maadeen, kaasi oo ay kasoo qeyb-galeen wafdi ka socda saaxiibada Soomaaliya ee caalamka.

Kulankan ayaa sida aan xog ku helnay waxaa ujeedkiisu ahaa in madaxweyne Deni lagu cadaadiyo qabashada iyo dhameystirka doora shada Goleyaasha deegaanka ee Puntland.

Wafdiga oo uu hogaaminayo ergayga gaar ka ah ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan ayaa waxay qeyb ka yihiin Safiirada Maray kanka, Ingiriiska, Sweden, Midowga Africa, Midowga Eur ope, Norway iyo IGAD.

Kulankaan ayaa waxay dhinacyadu uga wada-hadleen doorashooyinka goleyaasha deegaan ka ee dhawaan ka dhacaya degmooyinka Puntl and, ayada oo guddiga doorashooyinka Puntl and TPEC uu shirka la wadaagay meesha wax u marayaan iyo farsamo ahaan inay diyaar u ta hay qabashada doorashada goleyaasha deeg aanka.

Sidoo kale waxay xukuumadda soo bandhi gtay tallaabooyinkii dardar-gelinta ah ee ay qa aday iyo inay ka go’antahay in dhacdo doo rasho Gole deegaan oo ku dhacda jawi ku xasil oon, loo dhan yahay laguna tartami karo.

Wakiillada Beesha Caalamka ayaa dhinaco oda waxay muujiyeen inay ka go’an tahay taa geero dhaqaale iyo mid siyaasadeed oo ay la garab taagan yihiin hirgelinta nidaamka doora sho ee goleyaasha deegaanka ee Puntland.

"Waxaa la isla qaatay Doorashada Goleya asha deegaanka ee Puntland in ay muhim u ta hay, daadejinta awooda iyo kheyraadka iyo hi rgelinta nidaamka Federaalka ah ee Sooma aliya, hadii ay Puntland ku guuleysatona waxay noqon karta wax Soomaaliya laga hirgelin karo,” ayaa lagu yiri qoraal ay Madaxtooyada Puntland kasoo saartay kulankaan.

Sidoo kale madaxweynaha dowlad-gobol eedka Puntland iyo Wakiilada Beesha Caalam ka ayaa wada-yeeshay kulan gaar ah oo looga hadlay guud ahaan xaaladda Soomaaliya gaar ahaan arrimaha Puntland, sida Amniga, Abaara ha, Dowlad wanaaga iyo Mashaariicda horum arin.

Ciidanka dib u Xureynta deegaanka oo duul eedka Baledweyne kusoo bandhig ay Gaari Xamuula oo siday waxyaabaha qarxa

Ciidamada dib u xoreynta deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleey ayaa Shalay duule edka magaalada Baledweyne kusoo bandhigay gaari nooca Xamuulka qaada ee Soomaalida u taqaano Candhameedle oo ay sheegeen in la ga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa.

Ciidamadaan oo Muqaalo laga soo duubay Shalay lagu baahiyay baraha bulshada ayaa waxay sheegeen in gaarigaan uu ahaa mid loo qorsheeyay in lagu qarxiyo gudaha Baledwe yne oo uu ahaa qarax afaraad oo qeyb ka ahaa sadaxdii qarax oo bishaan bilowgeedii ka dha cay gudaha magaalada Baledweyne.

"Gaarigaan aad u jeedaan waxa saarna 170 fuusto oo ay ka buuxaan Oolyo Buru shaato iyo baaruud waxaa na loogu talo galay in lagu halaago dadka ku dhaqan Baledweyne ee ka badbaaday qaraxy adii sadaxda ahaa ee bishaan ka dhacay Baled weyne ka dhacay ee dadka badan ku dhinteen kuna burbureen hantida badan, cidna in aysan ka badbaadin reer Baledweyne ayaa loogu talo galay gaarigan waxa ku raran ee qaraxyo ah" ayuu yiri mid ka mid ah ciidanka gaariga gac anta ku dhigay.

Si kastaba ha ahaatee lama soo bandhigin cidii wataya gaarigaan, waxaasa wararka hoo se ee soo baxaya ay sheegayaan in ragii watay gaariga ay baxsadeen oo ay uga carareen hal ka uu yaalo, waxaana gaarigaan Shalay aad u hadal haayo shacabka ku dhaqan Baledweyne oo walaac xoogan ka muujiyay gaariga laga soo buxiyay waxyaabaha qarxa ee la fashiliyay.

Sadaxdii bishaan Oktoobar ayay aheyd markii ilaa sadax qarax oo Ismiidaamin ahaa Al-shab aab ka geysteen gudaha magaalada Baledwey ne ee xarunta gobolka Hiiraan, kaasoo ay ku dhinteen masuuliyiin ka tirsan Hirshabeelle iyo dad shacab ah, islamarkaana sido kale geystay burbur hantiyadeed oo aad u farabadan.

DFS Oo Ka Hadashay Warbixintii Ugu Dam baysay Ee Hay’adda Lacagta Addu unka IMF

Wasiirka Wasraaradda maaliyadda dowlad da federaalka Soomaaliya Dr; Cilmi Maxamed Nuur ayaa sheegay warbixintii ugu dambaysay ee ay hay’adda lacagta Adduunka IMF kasoo saartay hannaanka dib u eegista 4-aad ee barna amijka deyn cafinta Sooma aliya ay aad usoo dhoweyna yaan.

"Waxa aan ku faraxsanahay Warbixinta ay soo saartay hey’adda Lacagta Adduunka IMF ee ka hadlaya natiijida wanaagsan ee ka soo baxday hannaanka dib-u-eegista 4-aad (Article-IV) ee Barnaamijka Deyn-Cafinta (ECF) ,Shirarkaas oo ka kala dhacay magaalooyinka Nairobi iyo Washington DC, ayuu yiri Wasiirku.

Warbixintan ayuu sheegay Wasiirku in ay muujinayso dedaalka Dowladda Soomaaliya ee dib-u-habeynta Maaliyadda iyo horumarinta dhaqaalaha, iyada oo la marayo xilli adag oo uu dalku ku jiro kasoo kabashada abaaraha iyo cunno yarida.

Wasiirka maaliyadda ayaa sheegay inay dowl addu ka go’an tahay in ay laba-laabto dedaalla da lagu horumarinayo dhaqaalaha dalka iyo dib-u-habeynta Maaliyadda, si loo gaaro barta kama dambeysta ah ee deyn-cafinta.

Ururka SJS oo sheegay in mar kale la xiray Cabdalla Muumin

Ururuka u dooda xuquda suxfiyiinta Soomaaliya ee Somali Journalists Syndicate ayaa sheegay in xoghayaha guud ee ururkaas Cabdalle Axmed Muumin ay mar kale qabteen ciidamada dawlad da Soomaaliya.

War qoraal ah oo ay soo dhi geen barta twitter-ka ayey ku sheegeen in la qa btay isaga oo doonayey inuu ka baxo garoonka diyaaradaha Muqdisho, isagoo isku dayaya in uu siyaabo caafimaad u daado Nayroobi, Ke nya.

SJS ayaa sheegtay inay cambaaraynayso tallaabadaas.

Cabdalle Axmed Mumin ayaa damiin lagu soo daayey maalintii Axadda kadib markii uu xir naa tan iyo October 11-keedii.

Dawladda Soomaaliya ayaan weli dacwad ku soo oogin Cabdalle, inkasto xaakimka maxk amadda gobolka Banaadir uu dib u dhigay ki iskiisa muddo 45 maalmood ah. Sidoo kale daw ladda Soomaaliya weli kama jawaabin hadalka SJS ee ah in dib loo qabtay Cabdalle Axmed Muumin.

Dhinaca kale, ururka suxufiyiinta caalamiga ah ee CPJ ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in mar kale la xiray Cabdalla, wuxuuna ku baaqay in si deg deg ah loo sii daayo.

"CPJ waxay aad uga niyad jabtay inay ogaatay in wariye iyo u doodaha xoriyadda saxaafadda Soomaaliyeed Cabdalle Axmed Muumin dib loogu xiray Muqdisho. Mas’uuliyiinta waa in ay si deg deg ah usii daayaan oo ay soo afjaraan dhibaateyn tan,” ayaa lagu yiri qoraal uu ururka soo dhigay twitter-ka. XIGASHO:-VOA

Puntland oo War kasoo saartay dil loo geyst ay Oday 60 sano jir ah & Wiilkiisa

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Faysal She ikh Cali oo ay Wehlinayeen Gudoom iye ku xig eenka 2aad ee Gobolka Mudug, Duqa Degmada Bursaalax iyo mas’ uuliyiin kale ayaa safar deg deg ah ku tegay Magaalada Bursaalax, hal kaas oo la keenay meydadka Wiil iyo Aabihiis oo la dilay.

Mas’uuliyiinta ayaa kulan la qaatay dhama an Bulshada Gobolka Mudug, Eheladii, Qoyskii iyo Qaraabadii ay ka baxeen, Marxuum Caaqil Cabdi Hodan Axmed Xaashi (Haaf Cagole) iyo Wiilkiisa Axmed Cabdi Hodan Axmed oo maa lmo ka hor Dil loogu gaystay Deegaanka Dam eer joog Degmada Bookh ee Gobolka Doollo hal kaasookadibna Maydka Marxuumiinta gac an ku dhiiglayaashu ay keeneen MagaaladaBursaalax.

Guddoomiyaha Gobolka Faysal Sheekh Ca li ayaa ka codsaday in ay kala shaqeeyaan sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa Gacan ku dhii glayaashii falkaa foosha xun gaystay, isagoona sheegay in ay laamaha Amniga heer Gobol ay wadaan Baaritaano Xoogleh, kiis kaasina Baar itaankiisa uu Gacantooda kujiro.

Dilkan loo geystay Oday iyo Wiilkiisa ayaa ku soo aadaya xilli dhowr jeer degano katirsan gobolka Mudug ay ka dhaceen dilal la xiriira aanooyin qabiil, kuwaas oo qaarkood xal laga gaaray.

Oday la sheegay inuu ka tirsan Shabaab oo lagu qabtay Gobolka Hiiraan

Ciidamada Dowladda iyo xoogaga deegaan ka ayaa Shalay soo bandhigay nin oday ah, oo la sheegay inuu ka tirsan yahay Saraakiisha Al Shabaab.

Tani ayaa waxay ka dam bey say, ka dib markii ciida madu ay Shalay weerar een deegaan ka Xalfooley, oo hoostagga De gmada Jalalaqsi, kuna dhow xad ka Gobo lada Hiiraan & Shabellaha Dhexe.

Korneyl Nuur Dheere oo ka mid ah Saraakii shii hawlgalka hoggaaminaya iyo ciid amadu uu watay ayaa gacanta ku dhigay ninkaasi odayga ah iyo gaari uu watay.

Wakaaladda Wararka Qaranka (SONNA) ay aa sheegtay in ciidamadu ay jidka u galeen ga adiid ay la socdeen maleeshiyada Al Shabaab, ayna dagaalka ku dileen 10 ka mida maleeshi yadaasi, sidoo kalena ay gubeen mid ka mida gaadiidkii ay wateen.

SONNA ayaa ku warantay in ciidamadu ay halkaasi ka wadaan hawlgalo lagu dhameyst irayo maleeshiyadii ku firxatay duurka. Ciidam ada ayaa u muuqday kuwo guda galay wejigii u gu dambeeyay gulufka ay tahay in lagu soo afj aro Shabaabka Gobolka Hiiraan.

Hay’adda IMF oo War kasoo saartay han aanka deynta cafinta & Maaliyadda Soomaaliya

Hay’adda Lacagta Adduunka IMF ayaa soo saartay Warbixinta natiijadii ka soo baxday shir ka hannaanka dib-u-eegista 4-aad (Article-IV) ee Barnaamijka Deyn-Cafinta (ECF) oo ka kala dhacay magaalooyinka Nairobi iyo Washi ngton DC ee dalalka Mareykanka iyo Kenya.

Shirarka ayaa lagu gorfeeyay arrimaha Maal iyadda Soomaaliya, hannaankaMaaliyadda, barnaamijka deyn cafinta Soomaaliya iyo taa geerada farsamo iyo Maaliyadeed ee Dowl adda Soomaaliya ay siiyaan saaxiibada Caal amiga ah iyo Hey’addaha Dhaqaalaha Adduun ka .

Warbixinta IMF waxa ay muu jinaysaa dada alka Dowladda Soomaaliya ee dib-u-hab eynta Maaliyadda, iyo horumarinta dhaqaalaha, iyada oo lagu jiro xili adag oo uu dalku ku jiro soo kab ashada Abaaraha iyo Cunno yarida.

War kasoo baxay Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay inay ka go’an tahay in ay laba-laabto dadaalada lagu horumarinayo dhaqaalaha dalka iyo dib-u-habe ynta Maaliyadda, si loo gaaro barta kama damb eysta ah ee Deyn-Cafinta.

Hey’adda IMF oo warbixin ka soo saartay shirarkii u dambeeyay ee ay la galeen masuuliy iinta Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan hogaanka Wasaaradda Maaliyadda ayay ku bogaadisay dib-u-habeynta hannaanka Maaliyadda dalka, xoojinta Maamul Guud ee Maaliyadda dalka, kor qaadista dakhliga gud aha dalka iyo ka dhamaystirka Barnaamijka De yn Cafinta Soomaaliya.

Hey’adda IMF waxa ay sheegtay inkasta oo Soomaaliya ay samayn ku yesheen dagaallada dalka Ukraine, Abaaraha soo noqday iyo sicir-bararka ka jira gudaha dalka oo Soomaaliya ay kala mid tahay dunida kale ee dhaqaalaha hoos u socdo, hadda waxa ay sheegtay in Dow laddu xoogga sarayso in ay kordhiso dakhliga iyo Miisaaniyadda Dowladda iyadoo sidoo kale gacan ka helaysa kabka Miisaaniyadda ee Saaxiibadda Soomaaliya.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay warbixin ay Hey’adda IMF ka soo saartay natiijada ka soo baxday Shirarkii isda bajooga ahaa ay la yesheen Dowladda Feder aalka Soomaaliya gaar ahaan Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya.

” Waxa aan ku faraxsanahay Warbixinta ay soo saartay hey’adda Lacagta Adduunka IMF ee ka hadlaya natiijida wanaagsan ee ka soo baxday hannaanka dib-u-eegista 4-aad (Article-IV) ee Barnaamijka Deyn-Cafinta (ECF) Shirar kaas oo ka kala dhacay magaalooyinka Nairobi iyo Washington DC.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal xoogaan ugu jirta sare u qaadida dak hliga gudaha iyado adduunku ay samayn dhaq aale oo xoogaan ka jirto, iyo sidoo kale dham aystirka hannaanka Deyn Cafinta Soomaaliya oo Soomaaliya wax badan ay soo wadday.se ka akhriso Warbixinta IMF

Khasaaro ka dhashay dab ka kacay Guri ku yaalla Muqdisho

Dabkan oo geystay khasaaro hantiyadeed ay aa Shalay waxaa uu ka kacay Guri kuyaalla Suuqyaraha degmada Cabdul casiis ee gobolk an Banaadir, kaas oo sida la sheegay ka bilaawday koronto.

Dabka ayaa dhammaan waxaa uu baa bi’iyay hantidii taallay guri ay Guriga uu ka kac ay oo ay ku noolaayeen qoys ka kooban Shan Ruux, hayeeshee majirin wax khasaaro nafeed oo ka dhashay.

Gawaarida dab demiska ee Maamulka Gob olka Banaadir iyo dadweyne kale oo tegay guriga ayaa ugu dambeyn waxaa ay ku guul eysteen inay damiyaan muddo saacado ah ka dib oo uu dabka baabi’iyay guriga

Feysal Maxamed Cabdi oo ah Aabaha qoyska uu gurigooda dabka ka kacay ayaa Ris aala Tv u sheegay in dabka oo ka dhashay kor onto uu dhammaan baabi’iyay wixii hanta ah ee u yaallay guriga balse aysan jirin wax khasaaro nafeed ah oo qoy skooda kasoo gaa ray.

Wuxuu hadalki isa uu intaasi kudar ay in xilliga dambka uu kacayay uu Gur iga ka maqnaa balse markii loo yeeray ee uu yi mid dabka oo dhammaan guriga ku faafay, isla markaana hantidii oo dhan uu baabi’iyay, hay eeshee wax kasta ay qadar alle ku timid.

Bilihii la soo dhaafay ayaa waxaa aad u yaraad ay dabka ka kacay guryaha iyo goobaha Gana csiga, iyada oo mararka qaar dabka ka kaca Goobaha Ganacsiga uu saameyn xoogan gey sto markii la waayo waddo loo marsiiyo Gawaa rida dab demiska.


Cumar Abu Ayaan: Waxba sooma kor dhineyso tallaabada Mareykanka ee Al-Shabaab

Dowladda Mareykanka ayaa markale cuna qabateyn horleh ku soo rogtay shaqsiyaad ka tirsan Al-Shabaab, kuwaas oo ay sheegtay inay ka tirsan yihiin shabakad ururka u qaabilsan fud udeynta dhaqaalaha iyo keenista hubka.

Xubnaha xayiraadda la saaray ayaa gaara ya illaa 10 ruux, waxa ka mid ah Cabdullahi Jee ri oo ah madaxa kooxda Al-Shabaab ee keen ista hubka, Khalif Adale oo Al-Shabaab u qaab ilsan lacag kasoo uruurinta ururada aan dowl iga aheyn ee NGO-yada, iyo Xasan Afgooye oo ay horey dowladda Mareyankanka madaxiisa u dul-dhigtau5 milyan oo Doll ar.

Haddaba maxay soo kor dhin kartaa xayiraadda cu sub ee Maraykanku ku soo rogay Shabaab?

Cumar Maxamed Abu Ayaan oo horey uga tirsanaan jiray kooxda Al-Shabaab, isla-mark aana haatan ku nool dalka Sweden ayaa shaa ca ka qaaday in tallaabada Mareykanka uu qa aday aysan waxba ka duwaneyn kuwii hore, ga ar ahaan cunaqabateyntii uu horey usoo rogay, sida uu hadalka u dhigay.

Abu Ayaan oo u warramay VOA ayaa sheeg ay in Al-Shabaab aysan saameyn xoogleh ku yeelan karin xayiraaddaan cusub ee hadda la gu soo rogay 10 xubnood oo ka mid ah ururka iyo taliyeyaashooda, wuxuuna tilmaamay in ko oxdan ay tahay mid maxali ah isla-markaana ay san jirin shaqsiyaad taajiriin ah oo ka soo maal-geliya dibadda, sida uu hadalka u dhigay.

"Horta Al-Shabaab ma’aha sida waddama da kaleeto oo shaqsiyaad taajiriin ah ay maal-gelinayaan waa urur maxalli ah oo aan dibadda aadin. Cunaqabateynta Mareykanka waxay la mid tahay kuwii horey loo soo saaray,” ayuu yiri Cumar Maxamed Abu Ayaan.

Sidoo kale wuxuu sababta ku sheegay in kooxda Al-Shabaab aysan isticmaalin bangiya da caalamka, ayna lacagaha ay hesho ka qaa do shacabka iyo ganacsatada Soomalaiyeed.

"Cunaqabateyntaan waxaan is leeyahay waxba kama tareyso, dadkan weligood Bangi dibadda ah ma isticmaalin, xoolahooda bangiyada caal amka ma yaallaan waxa ay ku nool yihiin waxa ay ka dhacaan shacabka iyo ganacsatada Soo maaliyeed,” ayuu sii raaciyey.

Dhinaca kale Cumar Maxamed Abu Ayaan ayaa xusay inay muhiim tahay in Al-Shabaab la gala dagaalamo ilaha ay ka helaan dhaqaalaha gudaha, sida canshuuraha & Zakawaatka.

"Haddii la rabo in la naafeeyo dhaqaale ahaan waa in la gala dagaalmo ilaha ay wax kasoo gal ayaan , sida canshuuraha iyo Zakawaatka wa xa ay ku sheegaan,” ayuu markale yiri.

Si kastaba, kooxda Al-Shabaab ayaa haat an wajaheyso dagaal wejiyo kala duwan leh, ka as oo ay iska kaashanayaan dowladda federaal ka iyo saaxibada caalamka ee taageera, waxay na arrimahan ay ku soo aadayaan ayadoo haa tan kacdoon shacab uu ka socdo dalka.

Xigasho:-Caasmadda.Net

Waa kuma taliyaha cusub ee loo maga caa bay Nabad sugida Galmudug?

Agaasimaha Hay’ada Nabad sugida sooma aliya Mahad Maxamed salaad ayaa maga caabay Faysal Ibraahim Caanod kaas oo no qon doona Agaasimaha cusub ee Hay’adda Na badsugida & Sirdonka qeybta Galmudug State .

Faysal ayaa ah shakhsi howshaan loo xu shay qibrad ahaana kasoo bi xi kara sida ay sheegeen dad yaqaana,waxaana shaqadaan ay noqon doontaa mid wax ba dan ka rabta inuu hufnaan iyo howlo badan la yimaado.

Shakhsiga la magacaabay wuxuu kaso jee daa beesha Mareexaan , Reer Diini , Reer Da lal , Reer Cabdulle Allamagan.

Sarkaalkaan ayaa xilal kala duwan kasoo qa btay sirdoonka gobolka Galgaduud , wuxuuna hadda badelay taliyihii NISA Galmudug ku mag acaabnaa macalin mahadi oo dhawaan loo ma gacaabay Taliyaha Booliska qeybta Gobolka Banadir kadib dilkii Allaha u naxariistee Gene raal Farxan Qaroole.

Askar Ka Tirsan Ciidanka Nabad Ilaalinta Ee QM Oo Lagu Laayey Dalka Mali

Saddex askari oo ka tirsan ciidamada nabad ilaalinta ee Qaramada Midoobay oo u dhashay dalka Chad ayaa lagu dilay dhinaca woqooyi ee dalka Mali, ka dib markii ay ku qara xday miino wadada dhinaceeda loogu aasay, tiro kale oo ka mida ciidanka ayay soo gaa dheen dhaawacyo halis ahi.

Dhimashada askartan ayaa ku soo beegm aysa, hal maalin uun ka hor, inta aanu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay shir gaar ah ka yeelan hawlgalka Mali, kaas oo ah, hawl galkii ugu khatarta badnaa ee Qaramada Mido obay hoggamiso, xattaa ka hor intii aanay ciid amada Faransiisku ka bixin dalka Mali.

Afhayeen u hadlay Qaramada Midoobay oo la gu magcaabo Stephane Dujarric ayaa sheeg ay in saddex askari oo kale oo ka tirsan ciida mada nabad ilaalintu inay six un u dhaawacme en, kuwaasoo lagu daawaynayo cusbitaal ay leedahay Qaramada Midoobay.

Goobta miinadu kula kacday ciidamada nab ad ilaalinta ee Qaramada Midoobay ayaa illaa 10 KM u jirta magaalada Tessalit ee gobolka Ki dal. Kooxaha Islaamiyiinta ayaa gobolkan saa mayn ku leh, iyaga oo walxaha qarxa dhulka ku aasa.

Aaden Ducaale oo ka hadlay bar-tilmaa mee dsiga Soomaalida Kenya Aaden Barre

Wasiirka gaashaandhigga ee magacaaban ee waddanka Kenya, Aaden Barre Ducaale, ay aa mar kale soo jiitay indhaha warbaahinta iyo dadka ku wada-xiriira baraha bulshada, ka dib markii uu guddiga ba arlamaan ka ee xaq iijiya dadka xilalka loo soo magacaabay ka hor she egay sida uu ula yaabban yah ay bar-tilmaa meedsiga la gu hayo bulshada Soomaalida ah ee dalkaas.

Xildhibaanka magaalada Gaarisa ayaa ku taliyay in Soomaalida oo uu sheegay in si gaar ah loo eegto ay tahay in meesha laga saaro oo loola dhaqmo sida bulshooyinka kale ee Kenya.

"Waxaa jira aragtiyo laga qabo Soomaalida da lkan. Dowladdan waxa ay bulshooyinka oo dhan ka dhigi doontaa kuwo siman, waxayna meesha ka saari doontaa in si goonni ah loo bar-tilmaameedsado Soomaalida Kenya,” ayuu yiri Aaden Barre Ducaale.

Xildhibaanka ayaa intaas ku daray in bulshada Soomaalida ay dunida oo dhan joogaan oo wel iba qaar xilal ka hayaan dalal kala duwan, isa goo ku adkaystay in markii laga soo tago asal ka halka ay Soomaalida ka soo jeedaan, hadd ana ay yihiin dad daacad u ah dalka ay muwaa dinnimadiisa haystaan.

"Soomaalida ma deggena oo kaliya, Jabuuti iyo Soomaaliya, balse meel walba ayay jooga an. Soomaalida Kongareeska Mareykanka ayay dad ku leeyih iin. Sidoo kale waxaa jira wasiir ka tirsan dowladda Canada,” ay uu yiri Aaden Ducaale.

"Soomaalidu waxa ay daacad u yihiin dalalka ay muwaadiniinta u yihiin. Marka waxaad iila dhaqantaa inaan ahay Soomaali Kenyan sida aad ula dhaqantid bulshooyinka kale," ayuu carrabka ku adkeeyay.

Dhacdooyin hore oo ku saabsan Aaden Duca ale

Horraantii bishii Oktoobar ee sanadkii 2019, ayuu xildhibaan Aaden Barre Ducaale oo mark aas ahaa hoggaamiyaha aqlabiyadda ee baar lamaanka Kenya gaashaanka u daruuray shee gashada ah inuu haysto labo dhalasho, midda Kenya iyo tan Soomaaliya.

Arrintaas ayaa soo baxday kaddib markii golaha anshaxa iyo la-dagaallanka musuqmaa suqa ee (EACC) ay billaabeen baaritaan ku aaddan eedo ah in dhowr sarkaal ay haystaan labo dhalasho.

Hase yeeshee, Aaden Barre Ducaale ayaa sheegay in "ay iska caddahay oo bulshada ay ogtahay inaan ku faano inaan ahay muwaadin Kenyan ah. Ma haysto labo dhalasho, weliga yna dal kale dhalasho kama qaadan, abidna ma samaynayo,” ayuu yiri.

Madaxweyne Ruto iyo siya asiyiinta Soomaalida Kenya

Madax weyne Ruto iyo siyaasiyiinta Soomaalida Ke nya

Wasiirka gaashaandhigga ee magacaaban ee Kenya ayaa inta badan ka hadli jiray arrima ha sida tooska ah u taabanaya bulshada Soom aalida ah ee Kenya, isagoo dhowr jeer oo hore dhaleeceeyay falal uu sheegay in lagu bar-tilmaameedsado Soomaalida dalka.

Sanadkii 2018 ayay aheyd markii uu gaa shaanka u daruuray warar sheegayay in inta ba dan Soomaalida ay ku jiraan ganacsiyo sharci-darro ah, markaas oo uu ku dooday in diinta Is laamka aanay oggoleyn in dhaqaale laga same eyo waxyaabaha sharci-darrada ah.

"Sida dadka kale, Soomaalida Kenya waxa ay xor u yihiin inay gudaha dalka ka sameysta an ganacsiga ay doonayaan, marka waa in aan an si gaar ah loo bar-tilmaameedsan,” ayuu yiri.

"Soomaalida Kenya waxa ay guusha uga gaare en ganacsiga ayaa ah in ay howlkar yihiin. Wax aa qasab ah in la joojiyo, bulshadeenna lagu bar-tilmaameedsanayo borobogaandada baahs an,” ayuu ku sii daray.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip