HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 12-KA OKTOOBAR 2022-KA

0
Wednesday October 12, 2022 - 08:21:29 in Wararka by
  • Visits: 400
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 12-KA OKTOOBAR 2022-KA

    ....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

....

XASAN SHEEKH oo dalab la xiriira kacdoonka Al-Shabaab u jeediyay culimada

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay culi mada Soomaaliyeed ayaa ka dalbaday inay door mu hiim ah ka qaataan kacd oonka dagaal ee ka dhan ka ah Al-Shabaab.

Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ay baneysteen dhiiga umadda So omaaliyeed, ayna tahay in la iska dhiciyo oo ge bi ahaanba laga ciribtiro guud ahaan dalka.

"Dowlada iyo Xasan Sheekh toona ugu hiilin maysaan ee umadda 20-ka Milyan ee So omalida ah ayaa ugu hiilineysaan inay cisi iyo karaamo ku noolaadaan. Dadka Soomaaliyeed waaye waxa aan isku haysano nimankaan (Al-Shabaab),” ayuu yiri.

Sidoo kale waxa uu xusay in dowlad ahaan ay ka go’an tahay la-dagaalanka Al-Shabaab iyo in dalka laga xoreeyo, sidaas darteedna ay rabaan in culimada Soomaaliyeed si weyn uga qeyb qaataan kacdoonka dagaal ee socda.

"Nimankaan waxay wadaan Diin ma aha wi xii ay rabaan ee kale ha la baxaan. Intiina mee sha fadhida hadey taladood tahay midkiin ma noolaan laheyn Shalay, fursad hadey u heli ka raan Sheekh Bashiir qoorta ayey ka goyn laha ayeen laakiin waxa ka asal ah in aad dhaafeyn maalintaada.”

Madaxweyne Xasan ayaa sidoo kale waxa uu culimada ka dalbaday inay dowladda ku garab istaagan sidii lacagaha ganacsatada looga jari lahaa argagixisada, islamarkaana ay uga dhaa dhicin lahaayeen in naftooda aysan ku badba adsan kareyn lacagta baada ah ee ay siinay aan Al-Shabaab.

"Sidii aan ahaan jirnay haddii aan ahaano wixii an heli jirnay ayaa helayna, wixii aan heli jirnay na nama anfacayaan oo waa soo ara gnay waa soo taabanay, waxaa rabna wixii ho re wax ka duwan, si taas u helnana waa in aan si ka duw an u dhaqano.”

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo ka qeyb galay kulan ducaynayey naxariistee Daahir Xasan Guutaale

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka XFS Mudane Salah Jama ayaa ka qayb galay ku lan xus iyo duco ahaa oo xarun ta Wasaar adda Sha qada iyo Arrim aha Bulshada loogu sameeyey Alle ha u naxari istee Daa hir Xasan Guutaale oo muddo dheer ka tirsanaa Wasaaradda Shaqada iyo Arrima ha Bulshada.

Kulankan oo ay soo qabanqaabisay Wasa aradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshadu ayaa loogu duceeyay marxuumka, isla markaana lo oga waramay shaqooyinkii uu Qaranka gaar ah aan Wasaaradda kasoo qabtay mudadii uu sha qaynayey oo uu xilal kala duwan ka soo qabtay qaybaha Wasaaraddu ka kooban tahay.

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka ayaa tilmaa may in Marxuum Daahir Xasan Guutaale, uu a haa nin af gaaban oo Alle ka cabsi badan, isa goo dadkii la da’da ahaa oo hawlgab ahna, uu u adeegayay Qarankiisa.Wuxuu sheegay in Ma rxuumku door muuqda ku lahaa dhismaha Dow aladnimada Soomaaliya, Isagoo ka mid ahaa Xildhibaannadii Baarlamaanka ee sannadihii 2000-2004 iyo 2008-2012.

Mas’uuliyiin sar sare oo ka tirsan DF oo gaaray furimaha dagaalka

Wafdi ay hoggaamineyso Guddoomiye kuxi geenka 1aad ee Golaha Shacabka Xildhibaan Sacdiye Salaad Samatar ayna qeyb ka yihiin Wasiirka Wasaaradda Macdanta Xildhibaan Ca bdirsaaq Cumar Maxamed, Wasiirka Haween ka Khadiijo Diiriye, Xildhibaan Maxaamed Xa san Nuux & Xildhibaan Maxamed Buraale ay aa, iyaga oo ku labisan Tuutaha ciidamada gaa ray Degmada Buulo-barde ee Gobolka Hiiraan.

Wafdiga waxaa garoonka diyaaradaha degm ada Buulo-Burde kusoo dhaweeyay Xildhiba anno uu kamid yahay Maxamed Ibraahim Mac alimuu, Saraakiil Ciidan, Maamulka degmada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Qaar kamid ah Wasiirada iyo Xildhibaannada gaaray degmada Buulo-Burde oo warbaahinta la had lay ayaa sheegay inay diyaar u yihiin ka qeyb galka dagaalka dalka looga saarayo Al-Shab aab, isla markaana ay tagayaan furimaha dag aalka.

Waxaa ay sheegeen in Al-Shabaab ay yihiin kuwo dhibaato ku haya dadka Soomaaliyeed lo ona baahan yahay in hal meel looga wada soo jeesto si uud ahan dalka looga saaro.

Wafdiga ayaa lagu wadaa in ay tagaan furu maha dagaalka ka socdaan, kuwaas oo u dhex eeya ciidanka doogga dalka Soomaaliyeed iyo dadka deegaanka oo isku dhinaca ah iyo Al-Shabaab.

Dhanka kale, waxaa lagu wadaa in ay kul amo kala duwan la yeeshaan Saraakiisha hog gaaminaya dagaalka ka dhanka ah Al-Shaba ab, iyaga oo sidoo kale booqan doona deegaan nada lagala wareegay Al-Shabaab si ay u soo wareestaan dadka ku sugan deegaannadaas.

Ciidamada Dowladda Federaalka oo kaashana ya dadka deegaanka ayaa maalinimadii Doorr aad howlgallo ka sameeyay Magaalada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan oo uu ka dhacay dag aal socday in ku dhaw 10 Saac, waxaana ka dhashay dhimasho & dhaawac.

Gobolka Hiiraan waxaa ka socda howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab, Ciidamada Dowladda Federaalka oo kaashanaya dadka deegaanka ee loo yaqaan Macawiisleyda ayaa isu furay wa ddooyin sanado go’doonsanaa.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka tale efonka kula xiriiray Xoghayaha Arrimaha Debedda ee UKkalana hadlay dagaalanka Ururka al-Shabaab.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefonka kula xiriiray Xoghayaha Arr imaha Debedda ee UK James Cleverly.

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Xoghay Ja mes Cleverly ayaa ka wada hadlay, qodobo ay ka mid yihiin in la xoojiyo xiriirka labada dal.

Xoghayaha Arrimaha Debedda ee UK ayaa sheegay in dawladdiisu ay sii wadayso taagee rada ay Soomaaliya ka siiso dhinaca la daga alanka Ururka al-Shabaab.

Sidoo kale qoaraal uu ku dhaabacay bartiisa Twitter-ka ayuu ku sheegay in dalkiisu uu Soomaaliya ugu deeqay sannadkan in ka badan £50 milyan oo lacagta ingiriiska ah.

Lacagtaas ayaa si gaar ah lo ogu qorsheeyey in lagu taa geero shacabka Soomaaliye ed ee dhibaataysan, gaar ahaan kuwa ay hay sato cunto yaraanta, biyo la’aanta iyo adeegy ada kale ee dhinaca caafimaadka

Gudoomiyihii Degmada Qoryooleey Oo Qarax Lagu Dilay.

Wararka ka imanaya gobolka Sh.Hoose ee Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in Qarax lagu dilay gudoomiyihii degmada Qoryoo leey

Sida wararku sheegayaan, Qaraxa lagu di lay gudoomiye Sayid Cali Ibraahim oo ahaa Mi ino nooca dhulka la galiyo ayaa ka dhacday g oob uu gudoomiyaha ku sugnaa waxaana la geeriyooday mid ka mid ah ilaaladiisa, sida oob joo gayaal ay ku waramayaan

Madaxtooyada Koofur Galbeed oo xaqiijisau dilka gudoomiyihii Qoryooleey ay aa dhinaca kale tacsi u dirtay qoyska uu ka ba xay marxuumka, iyagoo ku sifeeyay inuu ahaa shaqsi ay ka go’antahay in Shabaab dalka laga xoreeyo.

Si kastaba, Kooxda Al-Shabaab ayaa durba sheegatay mas’uuliyada qaraxan, wuxuuna we erarkan ku soo beegmayaa bilo kadib markii Shabaab ay qarax ku dileen gudoomihii degm ada Marko ee gobolka Sh.Hoose.

Xoghayaha Ururka Saxafiyiinta SJS oo Shal ay lagu xiray magaalada Muqdisho

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Sha lay ay xirtay dowladda Soomaaliya Cabdalla Muumin oo ah Xoghayaha guud ee ururka Sax afiyiinta Soomaaliyeed ee Somali Journalists Syndicate oo loo soo gaabiyo SJS.

Xoghaye Cabdalla Muumin ayaa la sheegay in ciidanka dowladda ay ka qabteen gudaha gar oonka diyaaradaha Aa dan Cadde ee magaalada Muqdisho, xili uu ku sii jeeday magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya, waxaana la tilmaamay iney ga roonka ka ka xeysteen ciidamo ka tirsan Nab adsugida oo ilaa hadda aanan la ogeyn halka ay geeyeen wariyaha.

Suxufi Cabdalla Muumin ayaa ka mid ah su xufiyiinta u dooda xaquuqda wariyeyaasha Soo maaliyeed, waxaana wararka kasoo baxaya xa rigiisa ay sheegayaan in loo badinayo in loo he ysto shirkii Jaraa’id ee maalin ka hor uu qabtay ee uu kaga soo horjeestay amarkii dowladda Soomaaliya ay warbaahinta uga mamnuucday baahinta wararka la xariira Al-shabaab.

Xariga wariyahaan ayaa imaanaya xili galin kii hore ee Shalay uu baraha bulshada ku sii daayay muuqaalka sarkaal ka tirsan ciidanka Nisa iyo askar uu watay oo gudaha u galay xar unta ururka uu ku leeyahay nawaaxiga Koon trolka laga ilaaliyo madaxtooyada Soomaaliya gaar ahaan dhinaca Sayidka.

Xigasho:hiiraan.com


Wasiirka maaliyadda Soomaaliya oo magaa lada Washington uga qeybgalaya Shirka Hay'adda IMF iyo Bangiga Adduunka

Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur iyo wafdi uu hoggaaminayo ay aa gaaray magaalada Washington DC ee dal ka Mareykanka ee uu toddobaadkaan ka fur mayo Shirka Sanadlaha ah ee Hey'adda Lacag ta Adduunka (IMF) iyo Bangiga Adduunka isa goo kulamo horudhac ah la qaatay.

Wasiir Cilmi ayaa dowladda Soomaaliya ku met elidoona shir weyn oo looga hadli doono arr imaha maaliyadda Soomaaliya, dhamaystirka barnaamijka deyn cafinta iyo hannaanka guud ee dib-u-habaynta dhaqaalaha Dalka.

Wasaaradda maaliyadda ayaa sheegtay in wasiirku inta uu Washington joogo uu kulamo la yeelan doono hey'adaha dhaqaalaha caalam ka, Waaxda maaliyadda Dowladda Mareykanka iyo xubnaha kale oo ka socda dadalka Kabka Miisaaniyadda Soomaaliya iyo deeq-bixiye yaasha.

Wasiirka maaliyadda Soomaaliya ayaa maa lmihii ugu dambeeyay kulamo la qaadanayay deeq bixiyayaasha WorldBank iyo hay'adaha kale ee maaliyaddeed, isagoo kala hadlay xoo jinta hanaanka maaliyadeed iyo dhaqaalaha Soomaaliya, iyo bixinta adeegyada aasaasiga.

Bishii May ee sannadkan, Hay’adda Lacag ta Adduunka ee IMF ayaa ogolaatay inay kor dhiso muddada ay ku bixinayso barnaamijka ka almada maaliyadeed ee Soomaaliya. Go’aan kan ayaa yimid ka dib markii Xasan Sheekh Ma xamuud loo doortay hoggaanka dalka.

Ciidamada Macawiisleyda oo la waree gay degaano katirsan Gobolka Hiiraan

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay ka soo baxayaan dagaal xooganaa oo Ciidam ada degaanka ee Macawiisleyda iyo Al-Sha baab Shalay ku dhexmaray degaanka Ceel-ma caan oo kuyaalla wadada xiriirsa degmada Jala laqsi iyo Magaalada jowhar ee Gobollada Hiir aan & Shabeellaha Dhe xe.

Dagaalka ayaa wax aa uu ka dambeeyay ka dib markii Ciidamada de gaanka ee macawiisleyda ay howlallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ay ka sameeyeen degaanka Ceel-macaan & degaannada kale ee hoostaga degmada Jalalaqsi ay kula wareegeen kadibna ay weerar kala kulmeen Al-Shabaab.

Cumar Cismaan Coon (Garabeey) oo sheegtay in uu yahay Afhayeenka Ciidamada Macawiisl eyda ayaa sheegay in intii ay kujireen howlgall ada ay Al-Shabaab isaga baxeen degaannada Galbeed ee degmada Jalalaqsi, sida Ceel-mac aan, Maansheerka iyo Mitirka Ceelooy, isla mar kaana Ciidamada ay sinabad ah kula waree geen.

Wuxuu sheegay in dagaal kooban oo Sha lay ka dhacay aaga degaanka ceel-macaan ay suurto gashay inay si dirqi ah kaga badbaada an rag katirsan Al-Shabaab oo watay Mooto, ku waas oo lagu arkay degaanka, isla markaana aysan jirin wax khasaaro ah oo ka dhashay dag aalka. Ugu dambeyn Afhayeenka Ciidamada Macawiisleyda Gobolka Hiiraan wuxuu she egay inay siiwadi doonaan howlgallada ka dhan ka ah Al-Shabaab ilaa inta degaannada iyo demooyinka Gobolka Hiiraan ka saarayaan Al-Shabaab.

Guddoomiye Sheekh Aaden Madoobe oo lagu soo dhoweeyay xarunta Maxk amadda Caddaaladda Adduunka ee ICJ

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlam aanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) isagoo weli ku jira booqashadiisa magaalada The Hague ee dalka Netherlands ayaa waxaa uu kulan muhiim ah la qaatay Madaxweynaha Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ICJ. Mar wo Joan E. Donoghue.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, ayaa waxaa xarunta Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ICJ, ku soo dhoweeyey Madaxweyn aha Maxkamadda Marwo Joan E. Donoghue. Iy adoo la qaadatay kulan isbarasho iyo is xogwa reysi ku aaddan sidii Soomaaliya loogu faaid eyn lahaa shaqada garsoorka, sidoo kale Gud oomiyaha ayaa warbixin laga siiyey kiiskii bad da Soomaaliya iyo Kenya oo Baarlamaanka KMG ah diideen xilligii uu guddoomiyaha ahaa iyoqaabka ay u shaqeyso maxkamaddaiyo ta ariikhdeeda.

Ugu dambeyn Guddoomiye Sheekh Aadan iyo wafdigiisa ayaa Marwo Joan E. Donoghue oo ah Madaxweynaha Maxkamadda ICJ, uga mah ad celiyey soo dhoweynta ballaaran ee loo sam eeyey ayaa xusay in maxkamadda ay gacan ka geeysato sidii loo tayeyn-lahaa adeegyaadda garsoorka dalka.

Madaxweyne Lafta-Gareen Oo Si Deg-Deg Ah Uga Hadlay Dilka Guddoomiyihii Qoryooley

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koo nfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laf tagareen ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoy ska, ehelada, iyo dhammaan ummadda Sooma aliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Gu doomiyihii Degmada Qoryooley Siid Cali Ibraa him Xasan oo ku geeriyooday Qarax ay Al-sha baab kula beegsatay Degmada Qoryooleey.

Madaxweyne Laftagareen ay aa tilmaamay in Marxuumku uu muddo dheer u soo adeeg ay Qaranka Soomaaliyeed, lag una Xasuusto doorkii uu ku lahaa Nabadaynta Bulshada Degmada Qoryool ey iyo sida uga go’nayd inuu u adeego Shacab ka Soomaaliyeed.

"Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun. Waa geeri xanuun badanAlle ha u naxariistee marxuum Siid Cali Ibraahim Xasan Qaraabada iyo Guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed wax aan uga tacsiyeynayaa geerida naxdinta leh ee ku Timid Marxuumka.

Madaxweyne Cabdicasiis Laftafareen ayaa Alle uga baryey Marxuumka in uu hoygiisa ka dhigo Jannatul Fardowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyska, qaraabada iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay.

Qarax miino nooca dhulka lagu aaso ayaa lagu dilay Gudoomiyihii Degmada Qoryooley Si id Cali Ibraahim Xasan ee Gobolka Shabe ellaha Hoose, waxaana la qarxiyey xilli uu Sha lay ku sugnaa gudaha Degmada ee Maamulka ka ahaa

Madaxweyne Mustafe cagjar oo ka hadlay Imtixaanka fasalka 12aad ee lagu galayo Ja amacadaha dalka Itoobiya

Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaa lida Mustafe cagjar ayaa qoraal uu bartiisa soo dhigay waxa uu kaga hadlay xaaladda Waxba rasho ee degaanka, iyo sida guulo la taaban ka ro looga gaaray dhinaca qaadista Imtixaan aad ka dugsiyada gaar ahaan dugsiga sare iyo fas alka 12aad oo wakhti xaadirkan Imtixaanka ku galaya Jaamacadaha Madaxwey naha ayaa ugu horreyn ka hadlay dhibaatada uu le eyahay Qishku, iyo siduu ha dda ka hor iyo xilligii maamul ladii hore ee degaanka Soomaalidu uu qishku aad ugu badnaa degaan ka So omaalidu, isagoo yiri "Dhibaatooyinkii la gaadhsiiyay shacabkeena tobankii sano ee u dambaysay ee nidaamkii hore waxaa ugu da ran jiil ka lumay (lost generation) ee aqoon iyo akhla aq ahaan hagaasay.

Isagoo hadalkiisa sii wata waxa uu yiri Ma daxweynuhu " Ummad burburkeed wuxuu ka bil oowdaa burburka nidaamkeeda waxbarasho. Waa ta keentay in arday waalid ku tabcayay ha been iyo maalin si uu aqoon u kororsado inuu xuquuq u arko inuu imtixaanka qish ku baaso".

Madaxweynaha ayaa mar uu si dadban uga ha dlay rabshado ka dhacay Jaamacadda Jigjiga xilli lagu jiray imtixaanka fasalka 12aad waxa uu yiri " Intii la go’aamiyay in itixaanaadka dugs iyadda sare lagu qaado Jaamacadda, waxaa dalka guud ahaan soo baxaya dhacdooyin lala yaabo oo salka ku haya arday ama aan dadaa lin ama damiimin ah oo raba inay carqaladeey an nidaamka imtixaanka si ay ceebtooda ugu qariyaan". hadalkaas oo u muuqday mid jaw aab cad u ah dhacdadaas maalinta dhaweyd ka dhacday Jaamacadda Jigjiga.

Madaxweynaha ayaa si guud ula dardaar may ardayda fasalka 12aad ee maalmahan imt ixaanku uga socdo Jaamacadaha dalka Itoob iya, " Waxaan aad u bogaadinayaa ardayda aql abiyadda ah ee kalsoonida iyo anshaxa ku qa adanaysa itixaanaadka si ay u helaan midhaha dadaalkooda".

Ugu dambeyn Madaxweyne Mustafe cag jar ayaa si guud ula hadlay cid kasta oo jecel wanaagga iyo hormarka umadda, gaar ahaan Waalidiinta isagoo kala hadlay inay hal dhinac uga soo wada jeestaan Qishka, oo uu sheegay Inuu luminayo mustaqbalkii umadda, "Waxaan farayaa waalidiinta iyo inta danaynaysa horu marka ummaddan inay cambaareeyaan dhaq anka miidaan-qariska ah ee qishka oo hadii aan si cad loo hor istaagin galaafan doona jiilka Shalay sida uu u galaaftay jiilkii inaga lumay oo ah kan Shalay shahaadooyinka faraha badan wata balse cilmi iyo karti uu ku soo kordhiyo um madiisa aan hayn".

Hadalka Madaxweynaha ayaa kusoo haga agaya xilli uu socdo Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad oo markii u horreeyay lagu ga layo Jaamacadaha dalka Itoobiya, waxaana la soo sheegayaa in Jaamacadda Jigjiga oo ka mid ah Jaamacadaha Imtixaanka lagu galayo ay maalin dhawayd ka dhaceen Rabshado lagu dhaawacay qaarkamid ah ardayda galaysay

Imtixaanka.

Soomaaliya oo Hay’adda UNHCR Hordhig tay Qorshaha Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Sooomaaliya Axmed Macalim Fiqi ayaa waxaa uu magaal ada Geneva, ee dalka Switzerland uga qeyb ga lay Kalfadhiga 73-aad ee guddiga fulinta ee He y’adda Qaxootiga Add uunka.

Kulanka oo ay Wasiir Fiqi ku wehlisay ka qeybgalkiisa Amb. Ebyan Maxamed Saalax oo ah safiirka soomaaliya ee dalka Switzerland ayaa khudbad dhinacyo ba dan taabaneysay oo uu wasiir Fiqi ka jeediyey kulanka waxaa uu hey’adda iyo beesha caa lamkaba uga mahadcelinaya dadaallada ay ku taageeraan Soomaaliya ee sidii xalwaara loogu heli lahaa kuwa dhibaateysan iyo qaxootiga.

Wasiir Axmed Macallim Fiqi waxaa uu gu ddiga hordhigay xaaladda guud ee dalka, isaga oo sheegay in August 31, 2022 wixii ka dambe eyey uu taagnaa walaaca dowladda federaalka iyo hey’adda qaxootiga adduunkaba ee ah dhi baato saameysay dad gaaraya ilaa 3.1 milyan, oo isugu jira barakacayaal, kuwa dalka dib ugu soo noqday, qaar magangaliyodoon ah iyo qa xootiba.

Wasiirka arrimaha gudaha ee Soomaaliya oo sii hadlaya waxaa uu yiri "Soomaaliya wax aa ay ka mid tahay saxiixeyaasha baaqii Nair obi ee 2017kii oo qorshe, xal waara iyo wada shaqeyn wax ku ool ah IGAD lagala shaqeyna yo sidii loo xalwaara oo horumar ah looga gaari lahaa qaxootiga gobolka, oo ay ku jiraan in la abuuro xaalado ay dib ugu noqon karaan”.

Xukuumadda Federaalka ah ee Somaaliya ayaa dadaal xoogan ugu jirta sidii dadka Soo maaliyeed looga caawin lahaa abaarta ku hab satay, waxaana ay taageero ka codsatay Hay’ adaha Caalamiga ah iyo kuwa Gudaha si gur mad loo soo gaarsiiyo dadka ay saameeyay Abaarta.saaray deegaano horleh.

SOOMAALI KU GEERIYOOTAY DOONI KULA DAGTAY XEEBAHA DALKA GREECE

Ugu yaraan 22 qof oo Soomaali ah ayaa la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen xeebaha dalka Greece kadib markii ay qalibmatay doon ay la socdeen oo Turkiga kasoo raaceen.

Sida uu sheegay qof kamid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee Greece, oo u warramay BBC Soomaali , ayaa sheegay in 20 kamid ah dadka geeriyooday ay yihiin dumar, halka labo kalena rag yihiin. Wuxuu sheeegay inay doontu rogmat ay markii ay xeebta soo gartay.

Wuxu sheegay in 15 kale rag ah ay ka bad baadeen doonta, kadib markii ay ka boodeen, iyagoona dabaal uga gudbay dhinaca xeebta.

Wuxuu kaloo sheegay dumarka geeriyooday Inay isu buurteen hal dhinac, taasoo keentay In ay doonto rogmato, mana helin wax badbaadin ah.

Maydadka dadkan weli lama aasin. Ehel ad ooda oo Turkiga iyo Soomaaliya kala jooga ay aa lagu wargaliyay macluumaadkooda geerid ooda. Bishii March ee sannadkan ayay ahayd mar kii dhallinyaro Soomaali ah oo ka baxay dalka Turkiga oo tahriibayaal ah ay ku geeriyoodeen Jasiiradda Lespos ee dalka Greece.

Soomaali badan ayaa sannad kaste nolashoo da ku waaya iyagoo doonaya inay safar tahriib ah ku galaan Yurub.

Mareykanka oo ka fakaraya tallaabooyin xas aasi ah oo ka dhan ah Sacuudi Carabiya

Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Debed da ee Golaha Senate-ka Maraykanka Robert Menendez ayaa Isniintii ku baaqay in la hakiyo dhammaan iskaashiga Maraykanka uu la lee ya hay dalka Sucuudiga.

Menendez ayaa si xoogg an u muujinayey sida Marayk an ku uu uga cadhooday tal laabadii uu Sucuudigu qaad ay ee fursadda dhaqaale siinaysay dalka Ruu shka.

Bayaan uu soo saaray Senator Menendez ayuu ku baaqay inaan wax hub ah laga iibin dal ka Sucuudiga, islamarkaana la joojiyo iskaashi ga amni ee ka dhexeeya labada dal, marka la ga reebo arrimaha lagama maarmaanka u ah danaha Maraykanka & difaaca amniga qaranka

Maraykanka iyo Sucuudiga ayaa in ka ba dan 70 sannadood ah waxaa ka dhexeeya iska ashi dhinaca amniga ah iyo weliba heshiis dhi naca ganacsiga hubka ah.

Guddoomiyaha guddida arrimaha debedda ee golaha Senate-ka Menendez ayaa ka tirsan xisbiga Dimoqraadiga, waxaana laga soo door taa gobolka New Jersey.

Wuxuu wacad ku maray "inaanu taageeri do onin nooc kasta oo ah iskaashi lala yeesho Riy adh, illaa inta uu Sucuudigu dib uga qiimayna yo mowqifkooda ku saabsan dagaalka Ukrine,” wuxuuna hadalkiisa sii raaciyey "intaas ayaa na gu filan”

Hadalka Senator-ka ayaa ku soo beegmaya iyada oo afar maalmood ka hor uu ururka ay ku bahoobeen dalalka soo saara saliida ee OP EC+ oo ay hoggaaminayeen Sucuudiga iyo Ru ushku ay ku heshiiyeen in la dhimo illaa 2 mil yan oo foosto maalintii shidaalka ay soo saar aan.

Tallaabadan hoos loogu dhigayo wax soo sa arka shidaalka ayaa waxay keenaysaa, in qiima ha shidaalku uu cirka isku shareero, taas oo keenaysa in dalka Ruushku inuu shidaalkiisa ku iibiyo qiime sarreeya. Macaashka uu ka helo shidaalkaasina, uu ka caawiyo madaxweyne Putin, inuu helo dhaqaale uu ku bixiyo, dagaal ka uu ka wado dalka Ukraine.

Sidoo kale hoos u dhigista wax soo saarka shidaalka ayaa dhaawacaysa dedaalada uu wa do isbahaysiga uu hoggaaminayo dalka Maray kanku, kuwaas oo doonaya, inay curyaamiyaan dhaqaalaha Ruushka, si aanu u sii awoodin in uu sii wado dagaalka Ukraine, iyada oo dhina ca kalena halis gelinaysa, siyaasadaha madax weyne Joe Biden iyo xisbigiisa, haddii qiimaha shidaalku uu sare kaco, xilli dalka Maraykanku uu bisha soo socota u dareerayo doorashada xilliga dhexe. 

Associated Press

Dowladda Ingiriiska oo sheegtay inay 55 Milyan oo dollar ku caawineyso Soomaaliya

Xoghayaha arimaha dibada Ingiriiska, Ja mes Cleverly ayaa sh eegay in dalkisa uu san adkan bixi neyo in ka badan $55 million dollar oo gargaar ah, si dadka Soomaali yeed uga taa geeraan cunto, biyo iyo daryeel caafimaad. Dowladda Britain ayaa s Idoo kale sheegtay in ay dowladda Soomaliya ka taageerayso sidii Argagixisadda Al-shabaab dalka looga xorayn lahaa, iyadoo bogaadisay hawlgallada socda ee lagu cirib tirayo nabad-diidka.

Mareykanka oo cambaareeyay duqeymihii uu Ruushka ka gesytay caasimadda Kyivee Ukraine

Waxaa si weyn loo cambaareeyay Ruushka kadib markii duqeymo dhowr ah ka geystay ma gaalooyin dhowr ah oo ku yaalla Ukraine. Meel aha uu Ruushka duqeeyay waxaa kamid ah magaalada caasimadda ah ee Kyiv.

Mareykanka ayaa sheegay in weerarrada "arxan-darrada ah” lala beegsaday goobo aan saldhig milateri ahayn, oo ay ku jiraan jaama cad iyo garoon ay carruurtu ku dheelaan, wux uuna ballan-qaaday garga ar milateri oo dheeri ah.

Xoghayaha guud ee Qara mada Midoobey Antonio Guterres ayaa sheegay in si weyn uu uga na xay duqeymaha Ruushka.

Vladimir Putin wuxuu sheegay in weeraraa da ay ahaayeen kuwa aargoosi ah ka dib qara xii Sabtidii lala eegtay buundada isku xirta Cri mea iyo Ruushka. Ukraine waxay sheegtay in 83 gantaallo ah lagu garaacay halkaas inkasta oo ay sheegeen inay soo rideen in ka badan 43 gantaal.

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelen sky wuxuu sheegay in "Ukraine aan loo handa di karin balse ay ka go’antahay xoojinta midnim ada”. Ugu yaraan 14 qof ayaa ku dhimatay hal ka tiro dad ahna ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegeen saraakiisha.

Ciidamada Naigeria oo duqeyn ku dilay hog gaamiyaha koox dadka afduubata

Militeriga Nigeria ayaa sheegay inay dileen 30 qof oo hubeysnaa oo uu kamid ahaa mad axii burcadda dadka afduubata xilli ay duqeyn ka fuliyeen waqooy galbe ed gobolka Kaduna.

War qoral ah oo la soo sa aray ayey ku sheegeen cii danka cirka ee Nigeeria in hoggaamiyaha burcadda Cali Dogo Yellow uu kala baxsaday dagaala ya hanadiisa gobolka Niger ka dib markii ay halkaa ka dhacday duqeyn militari

.Ciidamada Cirka ee Nigeria oo ku raad joog ay ayaa oga aday guri ay ku shirayeen dabaya aqadii isb uuca, kaasoo ku yaalla xaafadda Gi wa ee gobo lka Kaduna.Afhayeen u hadlay ciid anka cirka oo lagu magacaabo Edward Gabkw et ayaa she egay in markaas kaddib ay diyaa radda milit eriga bambooyin ku dhufatay dhis maha, halkaa soo ay ku dhinteen tobannaan qof oo ka mid ah dadka lagu tuhunsan yahay in ay hubeysan yi hiin isla markaana afduubyada geysta.Waxaa ji ray duqeymo kale oo lagu guuleystay oo lala be egsaday burcadda wax afduubata ee ku sugan deegaanka Mando, oo sidoo kale ka tirsan go bolka Kaduna.

Duqeymahaas ayaa lagu dilay xu bno badano o ka tirsan kooxaha argagixisada. Ma jiraan warar madax bannaan oo xaqiijiyay tir ada ragga hubeysan ee ay weerarrada kala duwan ku dileen militeriga Nigeria.Waddanka

Nigeria ayaa la daalaadhacaya wax ka qab ashada burcadda hubeysan ee fulisa dilalka iyo afduubka lagu dalbado madax-furashada ee ka dhaca guud ahaan dalkaas, gaar ahaan waq ooyi-galbeed.

Sarkaal Sare Oo Ku Baaqay In Maray kanku Uu Joojiyo Iskaashiga Uu La Leeyahay Sucuudiga

Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Debedda ee Golaha Senateka Maraykanka, Robert Men endez ayaa ku baaqay in la hakiyo dhammaan iskaashiga Maraykanku uu la leeyahay dalka Su cuudiga, isaga oo si adag u muujinayey, sida Maraykanku uu uga cadhooday tallaabadii uu Sucuudigu qaaday, ee furs adda dhaqaale siinaysay dalka Ruushka.

Bayaan uu soo saaray Sena tor Menendez ayuu ku baaqay inaan wax hub ah laga iibin dal ka Sucuudiga, isla markaana in la joojiyo iskaashiga amni ee ka dhexeeya lab ada dal, marka laga reebo arrimaha lagama ma armaanka u ah danaha Maraykanka iyo difaaca amniga qaranka. Maraykanka iyo Sucuudiga ayaa in ka badan 70 sannadood ah waxaa ka dhexeeya iskaashi dhinaca amniga ah iyo we liba heshiis dhinaca ganacsiga hubka ah.

Guddoomiyaha guddida arrimaha debedda ee golaha Senate-ka Menendez, ayaa ka tirsan xisbiga Dimoqraadiga, waxaana laga soo door taa gobolka New Jersey. Wuxuu wacad ku ma ray "inaanu taageeri doonin nooc kasta oo ah, Iskaashi lala yeesho Riyadh, illaa inta uu Sucu udigu dib uga qiimaynayo mowqifkooda ku sa absan dagaalka Ukrine” wuxuuna hadalkiisa sii raaciyey "intaas ayaa nagu filan”

Putin oo ka hadlay duqaymaha ka soo cusboonaaday magaalooyinka waaweyn ee Ukraine

Russian President Vladimir Putin gestures during his annual news conference in Moscow, Russia, Thursday, Dec. 17, 2015. President Vla dimir Putin says Turkey acted contrary to its own interests by downing a Russian warplane. Speaking at a televised news conference Thu rsday, Putin said that he sees no possibility of overcoming the diplomatic strain under the cu rrent Turk ish leadership. (AP Photo/Alex an der Zemli ani chenko)

Madaxweynaha Ruushka,Vl adimir Putin ayaa ka hadlay duqaymaha xoog an ee ka soo cusboonaaday magaalooyi nka waaweyn ee dalka Ukraine.

Ciidamada Cirka, Badda & Dhulka ee Ruushka ayaa Doorraad iyo Shalayba duqay mo xoog leh ka gaystay magaalooyin ay ka mid tahay Caa simadda Kyiv.

Duqaymahan oo noqonaya kuwii ugu cusl aa ee muddo billo ah ee Moscow ka gaysato da lkaasi ayaa galaaftay nolosha 19 qof, halka tob anaan kalena ay ku dhaawacmeen.

Madaxweyne Putin ayaa sheegay in duqay mahan ay jawaab u yihiin qaraxii maalintii Sabt ida lagu burburiyay buundadii ugu muhiimsan eyd ee Gobolka Crimea.

"Ka dib amarkii ka soo baxay Wasaaradda Difaaaca iyo sida uu qeexayo qorshaha guud ee Ruushka waxaa la qaaday weerar xoog bad an, iyada oo la adeegsanayo gantaalada ridada dheer, oo laga tuuray hawada, badda iyo dhul kaba, kuwaa oo lala eegtay xarumaha tamarta, saldhigyada militariga iyo isgaarsiinta.” Ayuu yiri Madaxweynaha. "Haddii ay sii socdaan isku dayada lagu fulinayo ficilada argagixisada ah ee ka dhanka ah dhulkayaga, jawaabta Ruu shka way xoog badnaan doontaa, awoodeeda na waxay ku xirnaan doontaa, hadba inta ay le’eg yihiin khataraha ka dhanka ah Ruushka. Cidna yaanu shaki ka gelin arrintaas.” Ayuu sii raaciyay Madaxweyne Putin.

Mareykanka, Midowga Yurub iyo Qaramada Midoobey ayaa cambaareeyay weerarada dib uga soo cusboonaaday magaalooyinka dalka asi. Mareykanka iyo Jarmalka ayaa sheegay inay Ukraine ugu deeqi doonaan hannaanka casriga ah ee difaaca cirka.

Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelen skyy ayaa sheegay inaanan dalkiisa lagu cabs igelin karin mowjaddii ugu dambeysay ee wee rarada ba’an ee Ruushka. Waxa kaloo uu she egay in dadka reer Ukraine ay hadda, sidii hore si ka daran u mideysan yihiin, isla-markaana ay u dhiiran yihiin.

Dalka Jarmalku oo isu diyaarinaya in uu ge eyo gantaalada difaaca hawada sare tign oolajiyada cusub maalmaha soo socda geeyo dalka Umriane

Jarmalku ayaa isu diyaarinaya in uu geeyo gantaalada difaaca hawada sare ee tignoolaj iyada cusub maalmaha soo socda dalka Um riane. In si degdeg ah loo geeyo gantaala dan ayaa timid ka dib markii gantaallo xooggan uu Ruushku ku garaacay magaalooy inka waaw eyn ee Ukraine oo ay ku jirto Kyiv.

Wasiirka difaaca Jarmalka Christine Lamb recht ayaa maalintii Isniinta ee Doorraad sheeg tay in gantaalada Ruushka ee lagu weeraray xa rumaha dadka reer Ukraine ay muujiyeen sida degdega ah ee loogu baahan yahay in la gaar siiyo ciidamada Kyiv nidaamka difaaca cirka.

Qalabka difaaca cirka oo muddo hore loo ballanq aaday Ukraine, kuwaas oo awood u leh inay ilaaliyaan magaalo dhan, ayaa mar kii hore loo qorsheeyay in la keeno dhammaad ka san adka. Weeraradii dhimashada badnaa ee Isni intii, ayaa soo dedejiyey in nidaamka difa aca ee Ukraine kor loo qaado.

NIdaamka difaaca ee IRIS-T SLM waa nida amka difaaca hawada oo ku rakiban gawaari, kaas oo garaaci kara diyaaradaha, helikobtarra da, gantaalaha cruises, jet artillery, drones, an ti-radar missiles iyo bambooyinka kale.


MUXUU XASAN SHEEKH KA BEDDALAY HALKII UU FARMAAJO UGA TEGAY XIRIIRKA JABUUTI,


Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku soo laabtay xafiiska 15-kii bishii May ee sanadkaan 2022. Xilligaas Soomaaliya oo geeska Africa dhacda waxay dhexda kaga jirtay mowjado cadaawad oo daris ah.

Dadkeedu waxay u qeybsa naayeen in raacsan in lala saaxiibo Itoobiya iyo Eritrea iyo in kale oo rabta in la qurxiyo saaxiibti nimada Soomaaliya kala dhaxaysa Jabuuti iyo Kenya, qiyaarkii dhexda ayaa laga qaaday bulshada.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Max amed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ahaa maca linkii hindisay siyaasadda kala miirtay shacabka Soomaaliyeed oo lagu saleeyey in inta isaga taageersan la siiyo kararka wadaniyadda inta ka aragtida duwana lagu daro liiska cadowga.

Haddii aan u soo laabano xiriirka Soomaaliya ee dalalka xuduud wadaagga iyo kuwa ku xiga. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dib loo doortay xilli ay kala tageen Soomaaliya iyo Jabuuti iyo Soomaaliya iyo Kenya.

Nidaamkii Farmaajo wuxuu doortay Itoobiya iyo Eritrea, kuwaas oo tan iyo 2018-kii ahaa qu bladda siyaasadeed ee madaxweyne Farma ajo.In la tuuro Jabuuti iyo Kenya waxay saa meysay dalka, dadka, dhaqaalaha, siyaasadda arrimaha dibadda iyo socdaalka.

Xujada ugu weyn ee madaxweyne Xasan Sheekh u taalay soo laabashadiisa kadib wax ay aheyd sida uu Soomaaliya uga tiri karo cad aawadda lagu tiray, una abuuri karo saaxii btinimo siman oo afartaasi dal ah.

Shaqada cilaaqaadka xogan ee dalalka dar iska ah waxay aheyd mid kamid ah waxyaabihii ugu sahlanaa ee laga sugaayey nidaamkii Far maajo, balse uu awoodi waayey.

Xasan Sheekh wuxuu tagay Kenya, isagoo aan tagin Itoobiya, wuxuu tagay Eritrea, isago aan tagin Jabuuti, waxay u muuqatay tallaabo lagu simay labadii saf ee abuurmay shantii sano ee na dhaaftay.

Xasan Sheekh iyo Eritrea ayaa is qaatay, Kenya ayuu la galay heshiis iyo dib u hag aajinta xiriirka, Jabuuti ayuu uga hoyday gafkii lagula kacay, isagoo xitaa baarlamaanka Jab uuti ka hor sheegay farriin cudur-daar u muu qatay.

Ugu dambeyna wuxuu si ka baaxad weyn sidii la filaayey u garab dhigtay Itoobiya oo la sheegay inay gunaanadkii is qaateen, kuna he shiiyeen in Itoobiya toos u soo gasho dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab oo ay waddo dowl adda madaxweyne Xasan Sheekh.

Waqti xaadirkaan Soomaaliya waxay heshiis la tahay Itoobiya, Kenya, Jabuuti iyo Eritrea, shan bilood ka hor intaas ma jirin, siyaasadii Fa rmaajana waa dhalin weysay inay intaas isku keento.

Soomaaliya waxaa jooga ciidamo nabad ilaalin ah oo ay qaarkood ka socdaan dalalkaan dari ska ah, qaxooti badan oo Soomaali ah ayaa jo oga dalalkaas, ganacsiyo baaxad weyn ayey Soomaalidu ku heysataa dalalkaan, waana me elaha ugu badan oo ay dadka Soomaaliyeed ugu socdaalaan sida maalinlaha ah, laakiin do wladdii hore waa akhri weysay mudnaantaas guud.

In la arko Soomaaliya oo heshiis la ah dham maan dariskeeda waxaa ugu dambeysay 2018-kii, "sababta uu dalku u qaadi waayey tallaabo oyin waaweyn sanadihii lasoo dhaafay waxaa qeyb ka ah in lagu mashquuliyey dagaal dari ska ah oo bilaa ujeedo ah” ayey leeyihiin dadka ka faalooda siyaasadda gobolka.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, maadaama uu ku guuleystay inuu Soomaaliya ka tiro sumadda dariska xanaaqsan oo uu haga ajiyey cilaaqaadkii dhammaan dalalka dariska ah, hadda waxaa hor taalla inuu la yimaado aragti quman oo ay Soomaaliya uga faa’ideys an karto cilaaqaadkaan la hagaajiyey, gaar ahaan arrimaha ganacsiga, fursadaha waxbar Bashada iyo sida ay kaalin buuxda uga qaadan lahaayeen dalalkani inay Soomaaliya iska dul qaado kooxda Al-Shabaab oo ah sababta ugu weyn ee dib u dhaca dalka.

GUULDARRADA BAARISTA SHIDAAL EE KENYA IYO FURSADDA SOMALIA

Shirkadda Talyaaniga ee Eni Energy (Agip) oo saliid iyo gaasba ka baaraysay aaga Lamu Basin ayaa ka tanaasushay dhammaan xuquuqdii kheyraadka xeebta qaniga ku ah kaydka shidaalka kaddib markii qodistii ceelkii Mlima-1 lagu guuldaraystay.

Xirmada L11B oo masaafadiisu dhan tahay 35,000 sq. kilometers ayaa ku taal barta xuddunta u ahayd muran soohdin badeedkii dhex yiil Soomaaliya iyo Kenya. Shirkadaha shidaalka ayaa tan iyo 2000kii ku qulqulayay xirmooyin Kenya si sharci darro ah u xaraashtay oo ku yaal soohdin badeedka badweynta Hindiya ee Soomaaliya.

Eni Energy oo aan joojin hawlaheedii xitaa markii Maxkamadda ICJ ay ka xukuntay Kenya ayaa December 2021 aagga qandaraas ku siisay markabka "Saipem 1200”, si uu u qodo ceel dhidibbada u taagi lahaa kheyraadka gobolka lagana filayay kayd dhan 700 malyan foosto oo lagu qiyaasay ugu yaraan 2.5 bilyan dollar, balse aan dhaboobin.

Ku hungowga baarista ayaa laga yaabaa inuu albaabka u furo sahaminta shidaalka biyaha qotoda dheer ee Soomaaliya dhawr arrimood awgood:

Qiimaha shidaalka oo heerkii ugu sarreeyay gaaray dagaalka Yukrain kaddib; iyo

Somaaliya oo ku taal mariin muhiim u ah isu socodka ganacsiga adduunka noqotayna barta qur ah ee ka harsan Bariga Afrika.

Khubarada joologiga (geologist) ayaa saadaaliya in "meeshii Gaas laga sheego, Saliidna ku jirto.” Haseyeeshee, ku guuldarrada baarista shidaal ee aagga Lamu Basin oo salkeedu ku fadhiyo Tanzania, Kenya, iyo Soomaaliya (Jubbada Hoose), ayaa kordhinaya halista sahaminta iyo horumarinta dhulbadeedka aan macluumaad fara badan laga hayn.

Dhinaca kale, Galbeedka oo saluugsan siyaasadda OPEC iyo qiimaha shidaalka caalamiga ah ee kor u sii socda ayaa laga yaabaa inuu tartan culus ku furo maalgashadayaasha u bareera halista kana faa’iidaysta xilliyada adag qandaraasyada mugdi ku jira (shaki) sida, shirkadaha Coastline Petroleum Company iyo Liberty Petroleum Corporation, iwm.

Luggo ka laabashada Eni Energy aag shidaal firfircoon lagu sheegay waxay astaan u tahay in shirkadaha waaweyn ee doorbida ribixa halista yar isha ku hayaan Soomaaliya oo lagu sheegay saliid iyo gaas seddax jeer ka badan midka Nigeria.

Exxon Mobile, iyo Royal Dutch Shell, oo xuquuqdoodii kheyraadka Soomaaliya dib u soo ceshtay ayaa laga yaabaa inay hormuud u noqdaan maalgashiga dalka, gaar ahaanxirmooyinka ku yaal Barawe-Qoryoolay iyo Hobyo basin, oo malaha ka halis yaraan doona kuwa Lamu Bisan ee Jubbaland (Soomaaliya).

Si kastaba ha ahaatee, in Eni Energy ka tanaasusho lix bilood kaddib markii ay siiddaysay natiijooyinka qodista ceelkii qotoda dheeraa ee ay ku hawlaneed tan iyo 2012, shuraakaduna kula ahayd shirkadda Fransiiska ah ee TotalEnergies (33.75%) iyo tan dowladda Qadar ee QatarEnergy (25%) waa wax la yaab leh.

Balse, in Qadar saami ku leedahay xirmooyinka L11A, L11B iyo L12, waxay kordhinaysa tuhun laga qabay waxa lagu qooshayay xagaagii dhawaa Turkiga oo ay iskugu tageen Madaxweyne Xasan Sheekh, iyo Ra’iisulwasaaraha Talyaniga Mario Draghi, iyadoo weliba Wasiirkiisa Arrimaha Dibedda Luigi Di Maio uu bil ka hor Muqdisho kaga qaybgalay caleemasaarkii.

Ballanqaadyada sahminta saliidda iyo gaaska ee aan la shaacin ayaa malaha Xasan Sheekh ku dhiirrigelinaya inuu mudnaanta siyaasadeed siiyo la dagaallanka argaggaxisada, wanaajinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo ganacsi ee gobolka, iyo inuu ka fogaado wax kasta oo walaac gelin kara maalgash adayaasha.

Ugu dambeystii shidaalka laga waayay dooxada Lamu waxuu ku riixi doonaa Soomaaliya iyo Kenyaba inay toban sanadood oo muran ah kaddib si miradhal leh uga gudbaan cagajiidka ugana wadahadlaan si nabadoon sidii loo fulin lahaa xukunkii Maxkamada ICJ ee October 2021, iyagoo kaashanaya dadaallada Midowga Afrika iyo kuwo caalami ah (Washington iyo Dooxa). Taas ayaa siin doonta maalgashadayaasha shidaalka jawi soo jiidasho leh, gobolkana u horseedi doonta horumar haddii si hufan loo maareeyo.

Isha: Jamhuuriyadda


MAGAALO KU TAALLA SOOMAALIYA OO MAR KOOBKA SHAAHA AH LAGU IIBSANAYAY DAHAB MILXO


Nin dhallinyaro ah ayaa dhawaan meydkiisa laga soo saaray god dahabka laga qoto oo ku yaalla dee gaanka Milxo, halkaas oo laga fuliyay howlgal gu rmad ah oo aad u baaxad weynaa. Haddaba maxaan ka garaneynaa meeshan dahabka qaniga ku ah?

Milxo oo lagu tilmaamo deegaanka laga qodo dahabka ugu badan Soomaaliya, waxa ay ka tirsan tahay gobolka Sanaag, gaar ahaan waxay hoos ta gtaa degmada qadiimiga ah ee Laasqory oo saaran biyaha Badda Cas.

Deegaankaasi waxa uu ku yaalla dhulka loo yaqa anno "Macagta” oo ah halka ay ka billowdaan Buuraha Calmadow.

Juquraafi ahaan deegaankaas waxa uu isugu jiraa dhul leh buuro gaagaaban, meelo bannaan, jeexyo iyo togag leh dhamasyo dhaadheer.

Dhammaan meelahaas waxaa ku badan dhirta oo waa kaymo jiq ah. Waa deegaan biyaha hodon ku ah, togaggana waxaa mara biyo iska dareera oo loo yaqaanno "badowloho” taas ayaana sahlaysa in dadku ku negaado muddo dheer, inkastoo deegaan kaasi cimilo ahaan kulul yahay oo xilliga xagaaga dadka qaar ka aado magaalooyinka dhulka qabow ku yaalla.

Sidee Milxo dahabkeedu ku billowday?

Waagii hore Milxo waxay ahayd tuulo yar oo ku tiirsan reer guuraaga, laakiin ilaa shan sano ka hor ayaa waxaa billowday in halkaasi ay noqoto xarun dahab oo dadku ku soo bato maalinba maalinta ka damaysa.

Sida aan kasoo xigannay Guddoomiyihii hore ee gobolka Mudug, Mohamed Yusuf Tigey, oo ka mid ah dadka sannadihii dambe sida weyn ugu lugta lahaa ganacsiga dahabka ee ka socda Milxo, markii ugu horreysay dahabka waxaa laga guran jirey dhulka dushiisa iyada oo qalab saacado ah lagu ba adi goobi jirey, inta badanna dadku waxay subixii saacadaha la aadi jireen dhulka togagga ah.

Markaas dadka ka shaqeysta waxaa ugu badnaa kuwa deegaanka, oo xitaa waxaa raadsan jirey dumarka iyo carruurta. Iyaga ayaa laga iibsan jirey oo waxaa lasoo xiriiri jiray shirkado kooban oo xilligaa joogey.

Dahabka

Muddo kaddib waxaa billaabatay in la soo xaabiyo ciidda togagga taalla, kaddibna la kala saaro iyada oo lagu shaqshaq ayo sakeello biyo ku jiraan, oo sidaa dahab looga dhex dayo. Hawsha oo sidaa ku socota ayaa haddana markii dambe loo gudbay qodista godadka.

Qodista godadka waxaa lagu billaabay gacan, kaddi bna la geeyay mashiinno lagu xiro bir afdhuuban oo wax lagu qodo. Markaas waa xiligii ay dadku ku soo bateen, waxaana laga imaanayay meelo kala duwan. Deegaamo dhan oo ku oolaa dhulka Ma gacta ah ayaa sidey u dhanyihiin laga guurey iyada oo la deegaameeyey milxo.

Waxaa la aasaasay Milxo oo lagu naanaysay "ma gaalo dahable” oo kulmisay dad badan oo dahabka ka ganacsada, waxaana kordhay dhismeyaasha dee gaanka. Waxaa la furay dukaamo, meherado iyo meelo badan oo gacansi.

Markii koob shaah ah lagu iibsaday dahab

Horaanti sanadkan 2022-ka, waxaa dhacday in magaalada Milxo mar uu dahabka ka galay booska lacagta, wax kastana lagu kala iibsanayay dahab.

Magaaladan waxaa ka shaqaysa lacagta danabaysan ee telefoonnada loo adeegsado oo wax lagu kala gato, waxaana xilligaas dhacday maalmo ateenadu go’day oo la gaarey in dahab wax lagu kala gato.

''Markii ateenadu xumaatay wax walba waa istaageen, oo waxaa la waayey si wax loo kala iibsado maadaama dadku u badan yihiin kuwo aan is aqoon oo meesha laysugu yimid. Qofna qof kale ma aamineyn, maalmo kaddib markii ateenadii soo noqon weydey ayaa la billaabay in dahabka wax lagu kala iibsado, xitaa koobka shaaha ah,'' ayuu yiri Maxamed Daahir Jaamac 'Toorey" oo ka mid ah dahableyaasha deegaanka.

Godadka dahabka

Waqti-xaadirkan Milxo waxaa ka qodan boqollaal god oo inta badan qodan yihiin ilaa 30M oo hoos ah, mana jiraan injineerro qaabeeya hab-qodaalka godadka maadaama ay khatar ka imaan karto. God walba waxaa sida ay rabaan u qoda ragga ganacsiga ku wadaaga.

Taas waxa ay keentay khatar faro badan, sida in uu godku soo dumo sida midkii ugu dameyey oo uu ku dhintay wiil dhalinyaro ah oo la oran jirey Maxamed Siciid Cali. Sidaas oo kale ilaa 10 qof ayey horay ugu dumeen gadadkaasi, qaarkoodna lagama soo saarin oo sidaas ayuu xabaal ugu noqday.

axaa jira warshado gaaraya ilaa 15 oo saldhig ku leh deeg aanka, kuwaaso oo loo yaqaanno "warshedaha ila meeraysada”, waana kuwa kala sifeeya ciida godka laga keeno oo u kala saara dahab iyo ciid caadi ah.

Dahab

Deegaankaas waxaa maalintii ugu yaraan laga helaa 5KG oo dahab ah, halkii Gram-na waxaa la iibiyaa $38 doolar



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip