Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS oo Hambalyo u diray xulka 17 jirrada ee dalkeenna oo natiijo ah 1-0 kaga adkaaday xulka Ethiopia oo marti gelinaya ciyaaraha Bariga iyo bartamaha Afrika.

0
Monday October 03, 2022 - 22:31:22 in Wararka by
  • Visits: 821
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS oo Hambalyo u diray xulka 17 jirrada ee dalkeenna oo natiijo ah 1-0 kaga adkaaday xulka Ethiopia oo marti gelinaya ciyaaraha Bariga iyo bartamaha Afrika.

    ,,,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

,,,

wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud ayaa Hambalyo u diray xulka 17 jirrada ee dalkeenna oo natiijo ah 1-0 kaga adkaaday xulka Ethiopia oo marti gelinaya ciyaaraha Bariga iyo bartamaha Afrika.

Wasiirka oo khadka Telefoonka kula hadlay xulka, maamulka iyo macalimiinta ayaa ku amaanay guusha ay usoo hooyeen ummadda Soomaaliyeed.

Intii aanay xulku ka dhoofin dalka ayuu wasiirku casho sagootin iyo dardaaran isugu jirta oo uu xulka la qaatay kula dardaarmay inay natiijo dadka Soomaaliyeed ka farxisa u keenaan isagoo dhinaca kale ku baraarujiyay inay anshaxa iyo kala danbaynta ilaaliyaan maadaama ay yihiin danjirayaal dalkooda matalaya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip