HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 27-KA SEPTEMBAR 2022-

0
Tuesday September 27, 2022 - 08:27:16 in Wararka by
  • Visits: 343
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 27-KA SEPTEMBAR 2022-

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

VillaSoomaaliya oo 5 qodob kasoo saartay safarkii Xasan Sh. ee Mareykanka

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xa san Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hog gaaminayo ayaa Shalay dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib booqasho maa lmo badan qaadatay oo ku tegay waddanka Ma reykanka.

Xasan Sheekh Maxam uud ayaa magaalada New York ee dalkaas uga soo qayb-galay Me ertada 77-aad ee Golaha loo dhanyahay QM, isaga oo ka jeediyey khudbad xasaasi ah.

Villa Soomaaliya oo war qoraal ah soo saa rtay ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay socdaalka madaxweynaha, ayada oo shaaci say inuu diiradda saaray 5 qodob oo kala ah:-

1-In Madaxda Adduunka uu la wadaago halganka muuqda ee shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay wadajirka u bilaabeen ee la xiriira xoreynta deegaannada ay haystaan argagixisadu.

2-In la xoojiyo, lana dardar geliyo gurmad ka dadka Soomaaliyeed ee ku dhibaataysan Abaaraha, isagoo xaaladda adag ee ka jirta dalka la wadaagay Beesha Caalamka.

3-Madaxda dalka Maraykanka waxa uu ku adkeeyey dhibaatada argagixisadu ay ku hayaan xasilloonida Gobolka iyo muhiimadda ay leedahay doorka ay ka qaataan dagaalka ka dhanka ah argagixisada Alshabaab.

4-Bangiga Adduunka iyo Hay’adda Lacag ta Adduunka (IMF) waxa uu kala hadlay in mashaariicda horumarineed ee dalka ay ku fuliyaan lagu saleeyo baahiyaha dhabta ah ee ay qabaan shacabka Soomaaliyeed, taas oo ay aqbaleen, saameyn wanaagsanna ku yeelanaysa horumarka Soomaaliya.

5-Waxa uu kulan-doceedyo la qaatay Mad axda dalal walaal iyo saaxiib la ah dalkeen na, si u xaqiijiyo taageerada diblumaasiyade ed ee muhiimka u ah midnimada iyo xasillo onida dalka.

Safarka madaxweynaha ee dalka Marey kanka ayaa ku soo aaday xilli xasaasi ah, is la-markaana ay Soomaaliya wajaheyso xaa lad amni iyo mid abaareed oo aad u daran.

RW Xamse” Xukumadda waxa ka go’an dhab-u-yagleelidda garsoor madax ban naan”

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federal ka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa gu ddoomiyay shirka guddi hoosaadka golaha wasiiradda ee tiirka Cadaalad iyo Garsoor madax-banan oo Shalay looga hadlay dar dar-galinta howlaha hortabinta u leh hay’ad aha Caddaaladda oo u dub dhexaad u ah he litaanka garsoor madax-ba nnaan oo soo celiya kal soonida bulshada.

Ra’iisul Wasaare Xam se Cabdi Barre ayaa tilmaamay in xukumadd a ka go’an tahay dhab-u-yagleelidda garsoor madax bannaan oo xaqiijiya wadajirka bulsh adda Soomaaliyeed ,maadama cadaalad-dar radu ay kamid tahay sababihii na dhaxalsiiy ay qaran burburkaTiirka Cadaalad iyo Gars oor madax-ban an oo ka mid ah 6da tiir ee barnaamijka xuk umadda Dan-qaran ayaa ha lbeegyadiisa ugu muhiimsan waxaa kamid ah dib-u-eegista shuruucda iyo Siyaasadaha muhiimka u ah helitaanka Garsoor hufan oo madax-bannaan ,Dhamaystirka Heshiiska Siyaasadeed ee Hannaanka Garsoorka Hay’ adaha Cadaalad da, Daadajinta Adeegyada Garsoorka iyo dhi irigelinta xallinta khilaaf aadka ku salaysan Xeer Soomaaliga iyo hir-gelinta maamul wan aag ku dhisan isla xisaa btan.

Wasiirka Beeraha iyo waraabka XFS oo safar shaqo ku jooga dalka sudan ayaa booqday safaaradda Soomaliya ee dalka Sudan

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo War aabka Dowladda Soomaaliya Md. Axmed Ma doobe Nuunow (Axmed Baashi) ayaa Ha been hore safar shaqo ku gaaray caasimada dalka Suudaan ee Khartuum, Waxaana uu Shalay booqday xarunta Safaarada Soomaal iya ay ku leedahay caasumada dalka Sudan ee Khartoum.

Wasiirka ayaa u mahadceliayay Safiirka Soomaaliya u jooga Dalka Suudaan Ambass ador Mohamed Sheikh Issak, diblumaasiyiin ta iyo howl-wadeenada safaarada oo si wana agsan soo dhawayn ugu muujiyay wasiirka iyo waftigiisa.

Safiir Maxamed Shiikh ayaa wasiirka uga warbi xiyay shaqada safaarada iyo adeegyada ay bixiso, Waxaana wasiir Ax med Baashi oo ku ammaanay Safiirka shaqa da guud iyo mas’uuliyada loo igmaday sida uu u gutay.

Shir u dhexeeya DF iyo beesha caalamka oo Shalay ka furmay Afisoone

Magaalada Muqdisho ee caasimada Sooma aliya, gaar ahaan Teendhada Afisyoone wax aa Shalay ka furmay shir heerkiisu sarreeyo oo u dhexeeyo dowladda Soomaaliya iyo Be esha Caalamka, kaas oo looga arrinsayo aba araha.

Shirka ayaa waxaa daah-furay ra’iisul was aare ku xigeenka dalka Saalax Axmed Jaam ac, waxaana ka qayb-galaya ergeyga QM ee Somalia, madax ka soco ta hay’adaha caalamiga ah iyo sidoo kale dha m maan dalalka deeq-bix iyeyaasha ee fadhigoo du yahay Muqdisho.Intiisa badan waxaa shi rkan diiradda lagu saarayaa gurmadka abaar aha iyo sidii loo ca awin lahaa dadka ay saa meeyeen abaaraha haatan ka jira koonfurta iyo bartamaha dalka.

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo khu dbad ka jeediyey furitaanka shirka ayaa mar ka hore ka qayb-galayaasha warbixin ka sii yey xaaladda bani’aadanimo ee Soomaaliya, isaga oo sidoo kale xubnaha Beesha Caalam ka ka codsaday inay ka qayb qaataan gurma dka. Sidoo kale Saalax Axmed Jaamac ayaa shaaca ka qaaday inay deegaannada qaar ay ka jirto xaalad adag oo ka dhalatay go’do onka ay galisay kooxda Al-Shabaab "Al-Shab aab waxay dadka tuulooyinka ku nool ay ku soo rogeen talaabooyin bahdil ah ku waasoo ku qasbay in ay u soo barakacaan magaa looyinka,” ayuu yiri Jaamac.

Dhankiisa wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan oo madasha ka hadlay ayaa sheegay in xaaladda abaarta ay sii jiri doonto bilaha soo socda, sida ay saad aasha muujineyso, wuxuuna ku baaqay in si wadajir ah loogu istaago wax ka qabashade eda.

"Saadaasha hadda waxay muujineysaa abaarta ay sii socon doonto bilooyinka soo aadan; kaalmada caalamka ee hadda aan ha ysanana kuma fidna tirada dadka Soomaali yeed ay saameynyta gaartey” ayuu khudbad diisa ku yiri ergeyga Qaramada Midoobay ee Somalia.

Soomaaliya ayaa waxaa haatan ka taag an xaalado daran oo is biirsaday, sida amni ga, gaar ahaan dagaalka Al-Shabaab iyo aba araha, iyada oo laga digayo macluul ka dhac da dalka.

DF oo diyaarad u dirtay degaano laga saaray Al-Shabaab – Maxay siday?

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ay aa Shalay gargaarkii ugu horreeyey u dirtay deegaanada gobolka Hiiraan ee dhawaan laga xoreeyey kooxda Al-Shabaab oo muddo sanado ah ku sugneyd deegaan adaas.

Gargaarkaan ayaa la diray iyadoo la raac ayo amarkii Dorraad kasoo baxay ra’iisul was aare Xamza Cabdi Barre ka dib markii uukha d ka taleefoonka kula hadlaysaraakii sha iyo mas’uuliyiinta ku sugan goobaha la xo reeyey. Gargaarka oo raashin ahaa ayey Ha y’ad da maareynta Musiibooyinka u dirtay M/ Buula-burde ee gobolka Hiir aan oo mu ddo badan ay go’doomiyeen kooxda Al-Sha ba ab. Gargaarkaan ayaa waxaa uu isugu jiraa raashin iyo agabyo kale waxaana garo onka diyaaradaha M/Muqdisho ka qaad ay diyaar ad gaar ah oo ay dowlada u kiraysay .

Deegaannada laga xoreeyay Al-Shabaab ayaa lagasoo sheegayaa inay ka jirto dhiba atooyin bini’aadinimo oo aad u darran, iya doo dadku isugu darsantay colaad iyo abaar daran kadib markii 3 xilli la waayey roobkii di’i jiray.

Saraakiisha iyo masuuliyiinta hoggaami na ya howlgallada ayaa sheegaya in deega annada laga saaray Al-Shabaab ay ugu tag een dad aad ugu dhibaataysnaa xukun ka Al-Shabaab. Waxaa qeybo badan oo dalka kamid ah waxaa ka socdo kacdoon ka dhan ah kooxda Al-Shabaab, waxaana laga saaray deegaano badan oo ay muddo badan heys teen. Kooxda Al-Shabaab ayaa diiday in gar gaar la gaarsiiyo goobaha ay ku sugan tah ay, waxayna taas badalkeeda dadka ka qaad an jirtay lacag iyo xoolo.

Maxtooyada Soomaaliya oo beenisay war laga faafiyey kacdoonka SHACABKA

La-taliyaha amniga qaranka madaxweyn aha Soomaaliya Xuseen Macallin ayaa bee niyey dacaayadda ay faafinayaan qaar ka mid ah dadka kasoo horjeeda kacdoonka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ah in dowladda ay hubey neyso qabii lo gaar ah.

"Qabiil Soomaaliyeed oo dowlada Soomaaliya hub siisay ma jiro, keliya dow laddu waxa ay siisaa rasa as macowiisl eyda, dhaawacoodana waa la daweeyaa,” ayuu yiri la-taliyaha madaxwey ne Xa san Sheikh ee amniga qaranka.

Xuseen Macallin ayaa sheegay dowlad da Soomaaliya inay iyadu haatan hoggaam inayso dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab e ee ka socda gobollada dhexe ee Soomaali ya, beeluhuna ay gacan siinayaan.

Hadallada Xuseen Macallin ayaa yimid ka dib markii taageerayaasha madaxweyn ihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulla ahi Farmaajo ay billaabeen inay dacaayad no ocaas ah ku faafiyaan baraha bulshada, si beela ha la isaga horkeeno.

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Ax med Macallin Fiqi ayaa horey uga digay in Al-Shabaab ay isku dayi doonto inay dagaal ka u rogto beel duulaan ku ah beel kale, si ay isaga horkeento beelaha.

Ma cadda sababta taageerayaasha Farma ajo ay u carqaladeynayaan dagaalka ka dhan ka ah Al-Shabaab, hase yeeshee waxaa la ru meysan yahay inay ka cabsi qabaan in haddii dagaalka uu guuleysto ay shacabka arki doo naan sida Farmaajo 5 sano uga khasaariyey Soomaaliya.

Fiqi ayaa Dorraad sheegay in kooxaha shakiga ka qaba howgalka ee dacaayada ha ku wada ay kala yihiin:

1- Kooxda 1-aad: Waa argagixisada naftee da, ayuu yiri, isaga oo sheegay in Cali Dhe ere oo ah afhayeenka Al-Shabaab uu dadka uu ceelashooda ka qarxiyey ee uu masaaj id da ku weerarray markii ay hubka qaateen ku tilmaamay ‘Mooryaan’.

2- Kooxda 2-aad: Waa kuwo ku fashilnay nid aamkii hore ee Farmaajo oo AL-Shabaab u ogolaaday inay dekedda canshuur ka qaat aan oo dhagaxaanta dhufeesyada la rabay baadiyaha in ay ku sameystaan ku same eyay waddada Maka Al-Mukarrama, Kooxda as iyo CBB-deeda dacaayad ayey wadaan.

3- Kooxda 3-aad: waa koox deegaankoodu nabad yahay oo dhulal nabad ah ka yimid oo raba in ay gafane dadka ku dhex nool oo qu uta dadkaan oo dhiiggooda jiqa.

Ciidamada dowladda oo iskugu jira Gorgor oo xoogga dalka oo Weerar ku qaadan Deeganka Basra

Ciidamada dowladda oo iskugu jira Go rgor oo xoogga dalka ka tirsan, Booliska gaar ka ah ee Haramcad iyo Du ufaan oo NISA ah ayaa we erar xooggan oo jihooyin kala duwan ah ku qaaday deegaano u dhow Beerta Cali Mahdi iyo Basra oo dhaca indha u dhaxeyso degmooy inka Balcad iyo Afgooye.

Dagaalka oo Shalay aroortii billaawday ayey ciidamada dowladda kula wareegeen deegaannada kala ah Walamooy, Basro, Ba khaad iyo Balad-Amiin, waxaana wali socdo dagaal xoogga oo ay ciidamadu sii eryanay aan firxadka kooxda AS.

Gurmad ciidan oo xooggan ayaa ku qul qulaya aagga dagaalku ka socdo, waxeyna laammaha ammaanka noo xaqiijiyeen in ho wlgalka oo ahaa mid qorsheysan ku dileen dagaalamayaal iyo horjoogayaal ka tirsan ko oxda AS, waxaana saraakiisha hoggaamina ya ku jira Taliyaha qeybta guud ee Gobolka Banaadir Farxaan Maxamuud Qaroole.

Deegaannada Shalay laga qabsaday ko oxda AS ayaa ahaa kuwii looga yeeri jiray Ga nacsatada Muqdisho iyo kuwa labbada Sha beelle, wuxuuna istaraatiijiyad ahaan kooxda ugu ahaayeen marinka labbada Shabeelle.

Dowladda Soomaaliya ayaa dalka dib ugu soo celisa dhalinyaro ay maxaabiis ahaan u haysteen kooxaha Magafaya asha ee dalka Liibiya.

Dowladda Soomaaliya ayaa ayaa dalka dib ugu soo celisa dhalinyaro ay maxaabiis ahaan u haysteen kooxaha Magafayaasha ee dalka Liibiya.

Dhalinyarrada oo tiradoodu gaareyso 9 ruux ayaa la sheegay qaab tahriib ahaan ay ku tageeb dalka Liibiya, halkaasi oo ay doo nayeen in ay uga sii gudbaan Europe.

Xoghayeha 1-aad Safaaradda Soomaaliya ee dalka Liibiya, Ayuub Xaashi Ciise ayaa Wakaaladda Wararka Dowladda ee SONNA u sheegay in Dhallinyaradaan diyaarad laga soo saaray dalka Liibiya, isla markaasna be rri oo Talaado ah lagana soo dajindoono gar oonka diyaaradaha Aadan Cadde.

Xoghaye ayaa sheegay in Dhallinyarad aan xabsiga kula kulmeen dhibaato badan.

Codsi Uu Soo Gudbiyey Siciid Deni Oo Laga Hor Akhriyay Golaha Wakiillada Puntland

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dow lad Goboledka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xige enka 1aad, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa Shalay shir Gudd oomiyey fadhiga 31-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Puntland.

Fadhiga Shalay oo ay goob-joog aha ayeen 56 Mudane, waxaa Golaha laga hor akhriyey codsi uu golaha u soo gudbiyey Ma dax weynaha Puntland, kasoo ku saabsaa naa in maga caabidda, xubnaha Garsooray aasha Maxka madda Sare dib loogu dhigo muddo 30 cisho ah. Waxaa codsigaas Mada xweynaha Ogg olaaday 42 Mudane, waxaa diidey 6 Md. Halka ay ka aamuseen 8 Mudane.

Dhinaca kale, Guddoomiyaha Golaha Wakiilalda ayaa waxba kama jiraan ku tilma amay dhaarinta ay Maxkamadda Rafc aanku dhaarinayso mas’uuliyiinta magaca aban, arri ntaas oo ka hor imanaysa 132-aad qodobka ee Dastuurka Dawladda oo sheegaya in qof kasta oo xil sare ka qaba naya Puntland ay dhaarinay so Maxkama dda Sare ee Dawlad Gobole dka Puntland.

Sidaas darteed Guddoomiyaha Gola ha Wakiillada ayaa faray in mas`uuliyiinta Sare ee Puntland u hoggaansamaan qod obka Da stuuriga ah ee kor ku xusan.

Ugu dambeyntii, Gudddoomiyaha Golaha Wakiillada Md. Cabdirashiid Yuusuf Jibriill ay aa soo xiray kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Burcad Koonfur Afrikan ah oo boobay Dukaamo ay Soomaali leeyihiin.

Kooxo Madow Koonfur Afrikan ah ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay weerar een Goobo Ganacsi oo muwaadiniin Sooma aliyeed ku leeyihiin degmada Mother well ee dalkaasi Ko onfur Afrika.

Goobta la weeraray ayaa Burcadda wa xaa ay ku dhaawa ceen Muwa din Soo maaliyeed oo lagu Maga caabo Maxamed Maxm uud Cabdi De yle balse loo yaqaano (Mag nad), waxaana haatan dhaawaciisa la geey ay cisbitaalka Livingston si loo daaweeyo.

Ciidama ka tirsan Booliska Koonfur Afrika oo gaaray dukaanka lagu dhaawacay muwa adinka Soomaaliyeed ayaa bilaabay howlgal ay ku baadi goobayaan burcada dhaca iyo dhaawac u geeystay muwaa dinka Soomaali yeed balse aysan ku guuleysan inay soo qab taan.

Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa si joo gto ah looga dhibaateeyaa Soomaalida, iya da oo loo geysto dil, dhaawac iyo in la boobo hantidooda, iyada oo dowladda Koonfur Afrika waxka qaban la’dahay.

Golaha Guurtida Somaliland oo dib u celiyay xeerarkii doorashada ee losoo gudbiyay

Golaha Guurtida Somaliland ayaa dib gol aha wakiilada ugu celiyay xeerka guud ee doorashooyinka Xeer Lr 91/2022 iyo xeerka nidaamka urrurada iyo axsaabta siyaasada ee Xeer Lr 14/2011.

Xeerarkan oo golaha wakiiladu wax ka badal iyo kaabis ku sameyay 19/ September/ 2022, ayaa golaha guurtida lo soo gudbiyay 20 Septem ber, kadibna sida guurtidu sheegtay 46 xildhibaan oo kasoo horjeeda meel marin ta wax ka badalka ayaa dacwad usoo gudb iyay, sidaa darteedna wakiilada ayay dib ugu celiyeen.

Xildhibaannada wax ka badalka kasoo horjeeda, oo sheegay in ay yihiin aqlabiyada golaha wakiilada, ayaa ku dooday in ansixin ta wax kabadalka xeerarkan aan la waafajin xeer hoosaadka golaha, isla markaana koor amka golaha oo aan buuxin duuduub lagu ansixiyay.

Hadaba, qoraal ay golaha guurtidu ku fa ah faahiyeen sababta dib u celinta xeerarkan ayaa lagu yidhi "Markaanu la tashanay gary aqaanka golaha ...waxaanu go'aan sanay in wax ka badalkan khilaafku ka taaganyahay aan la horkeenin golaha dibna loogu soo celiyo golihii wakiilada".

Wax ka badalka xeerarkan ayaa ogolaan aya in la is raacin karo doorashooyinka mada xtooyada iyo urrurada siyaasada, qodobkaas oo ay ka biyo diideen mudanayaasha taage ersan in doorashada urruradu soo horayso.

hoos ka akhriso qoraalka kasoo baxay gola ha guurtida oo faah faahsan:-

Al-Shabaab oo Xalay laga saaray deegaan muhiim ah

Ciidanka dowladda oo garabsanaya dad ka deegaanka ayaa Xalay si buuxda ula war eegay degaanka Bukh-aqable ee gobolka Hii raan, halkaas oo mudo dheer ay Al-Shabaab ka talinayeen.

Wasiirka amniga do wlad goboleedka HirSha beelle Maxamed Kheyre ayaa oo wareysi siiyey Idaa cadda dowladda ee Radio Muqdisho ay aa xaqiijiyey in Xalay Bukh-aqable ay ku jirto gacanta ciidamada dowladda iyo kuwa is abaabulay ee deegaanka.

Degaankaas ayaa Al-Shabaab u ahaa go ob istaatiiji ah, wuxuuna ahaa mid kamid ah deegaanada ugu waaweyn ee gobolka Hii raan ay ka maamulayeen.

Bishii hore ayaa weerar gaadmo ah oo cii danka Danab ay fuliyeen waxaa xili habeen ah lagu qaaday isla deegaankan Xalay la xor eeyey ee Bukh-aqable, waxaana lagu dilay xubno ka tirsanaa kooxda, in kastoo ay ciid anku dib uga soo laabteen. Maxkamado, xafiisyo iyo saldhigyo waaw eyn ayay Al-Shabaab ku lahaayeen degaan ka Xalay laga xoreeyey ee Bukh-aqable, wax aana gabi ahaan-ba gacanta kooxda ka siib axaya gobolka Hiiraan oo dhan. Ciidama da dowladda iyo kuwa deegaan ka ayaa Al-Shabaab ku baacsanaya gobolka as, waxaa na gacanta kooxda ku haray deeg aano faro ku tiris ah, iyadoo maalinba deega an lagu weerarayo.

3 Shabaab ah oo ku dhintay qarax ay aasayeen

Seddax xubnood oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab ayaa ku geeriyooday qarax mii no oo Shalay ay ku aasayeen degaanka Ba ardhabaq oo hoos taga degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan.

Xubnahaas ayaa doonayey in miinooy inka ku qarxay ay ku aasaan wada xariirisa Buuloburde iyo degaanka Baardhab aq, ba lse ayaga ayuu ku qar xay, sida ay Ca asi mada Online u xaq iiji yeen masuuliyiin ka tir san HirShabeelle.

Saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka HirShab eelle ayaa gaaray goobta uu qaraxu kula ka cay xubnahaas ka tirsanaa Al-Shabaab.

Waxaa la soo bandhigay sawirrada goob ta ay miinadu kula kacday 3-daas nin, oo ku hubeysnaa qoryaha AK47, kuwaas oo lasoo bandhigay meydadkooda oo aad u googo’ay.

Al-Shabaab ayaa miinooyin ku aasay inta badan wadooyinka isaga kala goosha deega anada iyo degmooyinka gobolka Hiiraan, ta as oo cabsi badan ku abuurtay dadka iyo gaa diidka ku safraaya dhulka, iyadoo mararka qa arna ay miinooyinku la kacaan dad rayid ah.

Taliska ciidanka xoogga dalka ayaa dhawaan shaaciyey in Beledweyne iyo Buuloburde ay isku fureen, isla markaana ay wadada xariir isa ka saareen dhamaan miinooyinkii ay Al-Shabaab ku aaseen.

Dorraad ayaa duleedka degaanka Boo co oo dhawaan laga qabsaday kooxda wax aa qarax miino lagula beegsaday sarkaal ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka iyo askar la socotay, kaas oo goobta ku geeriyooday.

Laba Ka mid Ah Ganacsatada Beesha Saleebaan Oo Lagu Dilay Muqdisho Iyo Shaki Ka Dhashay.

Magaalada Muqdisho waxaa ka bilowday beegsi ka dhan ah ganacsatada beesha Sa leebaan ee Habargi dir, xili dagaal ka dhan ah Al-Shaba ab uu ka socdo dee gaanda beesha ka degto Galmudug.Ganacsade lagu magaca abi jire Daahir Jugle ayaa Shalay lagu dilay goobtiisa shaqo oo ku taala Suuqa Weyn ee degmada wadajir, iyadoo kooxihii dilkaasi ka da mbeeyay ay goobta isaga carareen kahor inta aysan laamaha amniga soo gaarin

Toogashada Daahir Jugle ayaa timid maalin kadib markii dhaawac daran oo loogu geystay Suuqa Bakaaraha uu u geeriyooday ganacsade Guuleed Cali Aw-Aadan oo isa guna kamid ahaa ganacsatada Daawada ka shaqeysata. Labada marxuum oo isku beel ah waxaa dilk ooda fulisay dhalinyaro bistoolado ku hube ysan, kuwaasoo lala xiriiriyay kooxda Al-Sha baab, iyadoo shaki badan uu ku geedaaman yahay dilalkaasi.

Si kastaba, ganacsatadaas la dilay ayaa ka soo jeeda magaalada Cadaado oo ay de gto beesha Saleebaan oo horey Al-Shabaab ugula dagaalantay degmada Baxdo ee gobol ka Galgaduud, haatanna isku raadsanaya qe ybo kamid ah Galgaduud.

Khunurada amaanka ayaa dilka ganacsa tadan la xiriirinaya dagaalkaasi, ayada oo hor ey kooxda Al-Shabaab u dishay odayaal & dad kale oo ka soo jeeda beeshaas, waxa ana tani ay qab ka tahay beegsiga ay Al-Shabaab ku heyo beelaha haatan la diriraya

Mulkiilaha Dugsiga Abaarso oo diinta Islaamka qaatay

Johanathan Starr oo ah aasaasaha Dug siga Abaarso ee ku yaal galbeedka Hargaysa iyo Jaamacadda Barwaaqo ee Hargeysa ay aa qaatay diinta Islaamka.

Starr oo muddo dheer madax ka ahaa Dugsiga Abaarso, isla markaana dhawaan as aasay jaamacada Barwaaqo ee hablaha u ga ar ka ah, ayaa shahaadada loogu qabtay ma saajid ku yaala dalka Maraykanka.

"Waxaanu ku kulanay maqaaxi, wuxuu igu yidhi waxan rabaa in aan ku waydiiyo su'aalo Isla amka ku saabsan, kadibna waxan ku idhi i waydii, Dorraad ayay isaga iyo adeerkii ma khaayadii iigu yimaadeen, kadibna wuxu yi dhi waxan rabaa in aan shahaadada qaato" wadaadkii shahaadada u qabtay ayaa sida yidhi.

Dadka dhaliila Dugsiga Abaarso ayaa aa minsanaa in Starr uu yahay nin u jeedo kale ka leh waxbarashada uu bixiyo, oo faafinaya fikrado ka dhan ah diinta Islaamka, waxaana la odhan jiray wuxuu ardayda baraa gaal nimo.

Hadaba, waalidiinta caruurtoodu wax ka bartaan dugsigan ayaa Starr markasta ka dif aaci jiray eedaha loo soo jeediyo, iyagoo dac wado ka gudbiyay Cabdimaalik Muuse Cold oon oo ku doodi jiray in Starr uu gaalnimo car uurta baro, Coldoon ayaa hada ku jira xab siga Hargaysa. Ardayda wax ka barata dugs igan ayaa ku dooda in Starr iyo macali miinta dugsigan wax ka dhigtaa anay marn aba las oo hadal qaadin qadiyad diimeed.

WAXAA SAHAYDA LOO WADA QAATAY SOO AFJARIDA AL-SHABAAB

Soomaaliya, hadda waxay gashay marxa lad dagaal oo aad u adag, taas oo saadaa shu tahay in sanado dhow ay dalkeena u hor seedo neecaawda nabadda oo la naaw ilaayey waayo badan.

Dalka oo dhan waxaa ka hana qaaday kacdoon dadweyne oo si fudud ku wiiqay awooda Al-Shabaab-kii 15-ka sano gu maadayey dadkeenna. Koonfurta iyo barta maha dalka labadii bilood ee u dambeysay waxaa ka curtay xoogag hubeysan oo isugu jira xoolo dhaqato, beeraley iyo halyeeyo kar aahsaday kawaanka haldoorkooda ee u fur an kooxda.

Dowladda Soomaaliya oo biritaareysa ka cdoonka dadweynaha ayuu hankeedu gaa ray heerkii ugu sareeyey, deegaano badan oo duleysnaa 15-kii sano ee lasoo dhaafay, Shalay waxaa ka babanaya sumadii Sooma aliyeed iyo calankaan buluuga ah.

Soomaaliya, tan kow uma aha dhiilo col aadeed iyo geeri laga lasoo tebinayo furim aha dagaalka, balse tani waxay kaga duwan tahay wixii dhiilo colaadeed lasoo maray, in jabka, guul-darada iyo jaanta rogan ay ku jim eysan tahay jaahiliinta raacay jidkii Cali Dhe ere.

Dhul baaxad leh oo dhaca gobollada Hii raan iyo Galgaduud waxay maalmahaan ha adu kala dafeysaa, hilbaha Shabaab-kii hal akeeyey hormarkeena.

Halgamayaasha deegaanka oo hubko oda qaatay iyo ciidamada qaranka ayaa koox da uga daba-galay god kastoo ay gabaad ka dhigteen, waxayna geerida cadowgu gaartay boqolaal iyo baa’ba.

Caasimadda dalka ee Muqdisho waxay maalmahaan marti gelineysa shirar iyo kul amo aayo ka tashi ah oo shidaal ku shubaya halganka socda, durbadiiba, waxaa la diyaar iyey hanaanka hirgelinta maamul dowladeed oo deg deg uga hana qaada degmooyinka iyo deegaanada ka soo baxaya caganta cad owga.

Dhibanayaashii isha ka daawa jiray kad ab-goynta kabiirkooda, ayaa hadda kalsooni ka helay dowladooda, taasina waxay sahash ay in sahayda loo qaato, soo afjarida Al-Shab aab.

Dowladda Soomaaliya oo garowsan masu uliyadeeda, una diir naxaysa dhalin teena ay dabka ku shubeen kaadiriinta kooxdaan, ay aa kurayada la duufsaday u furtay baal-weyn oo cafis ah, haday dabka dhigaan oo dadko oda dhinac ka raacaan.XIGASHO:CAASIMADDA.NET

YAA DIIDAN DAGAALKA MACAWISLEEYDA ?

Inta aanan ka jawaabin su,ashan waxaan jecleystay in aan idin la wad aago sheeko Soomaali gaab an taas oo u dhigan sidatan. Berigii hore miyiga Somalia waxaa la iskugu imaan jiray ci yaar habeen kii lagu caweeyo laguna wada haasaaweeyo, markii dowlad nimada casriga ah la helay, waxaa bilaabatay in eey gabdh aha caweys ka yimaada eey shukaansan ka raa ragga sarwaal luungaha wata oo qura, ha ddii aadan wadan surwaal aan lagula hadl eyn oodan waxba shukaansan karin.

Sarwaalku markaas waxuu ka turjuma yaa classs ama dabaqad, ilbaxnimo iyo dha qaale. Xariif aan heysan ama aan heli karin sarwaal luunge ayaa habeen kii danbe yimid goobtii Ciyaarta, markuu waayay wax la hadla, oo la sheekeysta ama la haasaawe eya , ayuu inta dharkii iska soo bixiyay oo as oo mudh ah oo qaawan yidhi inteena sarwaal luungaha wadata dhinac noo bixiya aan ta sh anee, hadda waaba nin mudh ah oo sidii ho oyadii ku dhashay ah ninkaas leh inteena sar waal luungaha wadata dhinac noo bixiya.

Aan usoo laabto jawaabta yaa diidan dagaal ka macawisleeyda, waxaa diidan inta mudh ka ah ee qaawan oon laheyn ama matelin dad iyo deegaan ee raba in la iska ahaado si da hadda la yahay ee nin qaawan oon qofna matelin xil iyo xoolo ku heysto Xamar.

1: Waxaa diidan inta aan deegaan kooda shabaab heysan, ee ku raaxeysanaya ( the pain of others) xanuunka dadka kale heysta.

2: Waxaa diidan inta aan dal, dad, iyo deeg aan midna aan metelin ee dowlad ni mada dul saarka ku ah, ee qeyliya marka wax la qey sanaayo, ee la waayo meel eey jaan iyo cirib dhigeen marka cadowga la iska xoreynaayo.

3: Waxaa diidan madaxda maamulada qa ar kood ee cimrigoodu dhamaanayo marka cad owga la iska xoreeyo oo dalka iyo dadku isku furmaan.

4: Waxaa diidan Amisom ama ATMIS iyo in badan oo xalane jooga oo wixii eey muddo dheer kusoo qaban waayeen, maalmo lagu soo afjari rabo.

5: Waxaa diidan tijaarul xarbiga (war prof iters ka) inta dagaaladda Somalia si dadban ama si muuqata uga faa’iiday oo ganacsat adu ugu horeyso.

6: Waxaa diidan dalaaliinta, siyaasiinta ama muqalasiinta u dhexeeya Shabaab iyo Shacab ka.

7: Waxaa diidan qaar ka mid ah wadama da dariska ee raba in eysan xaaladeena wax ba iska bedelin.

8: Waxaa diidan qaar ka mid ah wadama da region ka ama Gobolka ee eey ugu caa nabadiso in aan saan ahaano.

9: Waxaa diidan intii dalkaan inta horay xil uga soo qabatay ee aan la dagaalin Shab aab, ee raba in aan gadaashood roob di’in oon shaqo la qaban.

10: Waxaa diidan haraadigii hogaamiye kooxeedyada oo aan rabin in aan dimuqraa diyad iyo cod shacab midna la gaarin.

11: Waxaa diidan in is diidan oon libbin is ku ogoleyn oo ka tirsan maamulkaada.

Madaxweyne Hassan Sheikh isaga oo og in eey intaas diidan yihiin, dagaal kan ha wado waana uu ku guuleysanayaa haddii alle id mo. Isaga oo niyada ku haaya hadalkii Axma deey Cabdi Gaashaan ee ahaa "Minaan ullo qaado, ay uleey imoodo

Ooyoow ma aqaani, waa leyga ordaa”

Macawisleey si loo xaliyo ama loola dhaqmo waa la yaqaan ee yaa aqaan si Shabaab iyo inta aan sarwaal luungaha wadan si loola dhaqmo.

فَشُدُّوا الْوَثَاقَ فَإِمَّا مَنًّا بَعْدُ وَإِمَّا فِدَاءً حَتَّى تَضَعَ الْحَرْبُ أَوْزَارَهَا

Waxaa qoray C/naasir Geelle Cilmi

Wasiirkii hore ee Qorsheynta Galmudug



Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Itoobiya oo duqeeyay gaari ay lahayd WFP oo raashin u waday gobolka Tigray

Wararka aan ka helayno gobolka Tigray ee dagaaladu ka socdaan ee dalka ayaa she egaya in diyaarad nooca aan duuliyaha la hayn ee ciidamada Itoobiya ay duqeyn u gay satay gaari waday gargaar raashin oo ku socday gobolka Tigray.

Afhayeen u had lay kooxda TPLF oo la hadlay Warbaahi nta gobolka Tigray ayaa duqeyntaas ku eedeeyay Ciidamada dowladda Itoobiya.

Dhankeeda Hay'adda cunnada Adduun ka WFP ayaa xaqiijisay in duqeyn loogaystay gaari waday gargaar raashin oo ay hay'addu lahayd kuna socday gobolka Tigray.

Dowladda Itoobiya ayaan wali ka hadlin eedeyntan, lagu eedeynayo in diyaaradahe edu duqeyn u gaysteen gaariga ay lahayd WFP ee raashinka u waday gobolka Tigray.

Duqeynta ay fulinayaan diyaaradaha nooca aan duuliyaha lahayn ayaa maalmihii u dam beysay ka socotay gudaha gobolka Tigray, iyadoo duqeyntana ay dowladdu ku bartil ma ameedsanayso goobaha ay TPLF ku sugan tahay, inkastoo inbadan lagu eedeeyo dowl adda in duqeymahaasi ay ku dhacaan goobo ay ku sugan yihiin dad shacab ah.

Tirada Kiisaska Cudurka Ebola Ee Dalka Uganda Oo Sii Kordheysa

irada dadka looga shakisan yahay in ay qabaan cudurka Ebola ee dalka Uganda ayaa sii kordheysa.

Maamulka wuxuu sheegay in ay jiraan 34 kiis oo cusub oo laga shakisan yahay kuw aas oo aan dhammaan tood weli la xaqiijin.

Cudurkan Ebola nooca Sudan strain ayaa inta uu ka dillacay Uganda lagu dhawaaqay maa linimadii Talaadada.

Dhimashadii ugu horreysay ee la xaqiij iyey waxay aheyd nin 24 jir ah oo ku waayey xubno qoyskiisa ah oo gaaraya lix qof 7ba adkii uu horreeyey ee Bishan.

Mas’uuliyiinta caafimaadka ee Uganda waxay rumeysan yihiin in 21 qof ay u dhinte en feyraska Ebola.

Waxay wadaan dadaallada lagu baadi go obayo qof kasta oo la kulmay dadka looga shakiyay cudurka.

Cudurka Ebola ee ka bilowday degmada dhacda bartamaha Uganda ee Mubende ayaa wuxuu haatan ku faafay deegaannada kale ee deriska ah
Sheekh Yuusuf al-Qaradawi oo geeriy ooday

Dr. Sheekh Yuusuf al-Qaradawi oo ka mid ahaa culimada ugu caansan Islaamka, ayaa Shalay geeriyooday isaga oo 96 jir ah, sida la gu sheegay qoraal lasoo dhi gay bart iisa rasmiga ah ee twitter-ka.

Sheekh Yuusuf al-Qarada wi, oo u dha shay dalka Masar, islamark aana ahaa hogg aamiyaha ruuxiga ah ee ururka Ikhw aanul Muslimiin ayaa sanadihii dambe waxa uu fadhiggiisu ahaa dalka Qatar.

Sheekha ayaa aad u dhaliili jiray madaxw eynaha Masar Cabdifataax al-Sisi.

Al-Qaradawi ayaa dibad-joog ahaan ugu noolaa dalka Qatar wixii ka dambeeyey mar kii militariga Masar ee uu hoggaa minayey al-Sisi ay afgambiyeen dowladdii ay hoggaam inayeen Ikhwaanul Musl imi inka.

Al-Qaradawi ayaa wa xaa la maxkamad ee yey oo xukun lagu riday isaga oo ka maqan Ma sar. Waxa uu barnaamij caan ah ka qaban jir ay taleefishinka Al-Jazeera isaga oo ka hadli jir ay arrimo siyaasadeed oo muran badan.

Waxa uu taageeray weerarada ismiid aam in ta Falastiiniyiinta ee ka dhanka ah Israel, wu xuuna sidoo kale taageero u muu jiyey kacd oonkii Ciraaq ka qarxay markii Mareykanka ay duulaan ku qabsadeen 2003.

Hase yeeshee waxa uu sidoo kale ta agee ray markii ururka Ikhwaanul Muslimiin ay ka qe yb-galeen doorashooyinkii Dimoqraa diga ee Masar ka dhacay kadib markii xukun ka laga tuuray madaxweyne Xosni Mubarak.

Al-Qardaawi wuxuu aad u dhaliili jiray koo xaha xagjiriinta ah, sida kooxda Daa cish.

Dalalka Baxreyn, Masar, Sacuudi Carabi ya iyo Imaaraadka Carabta ayaa Al-Qarada wi ku daray liiska ururada iyo shaqsiyaadka argagixi sada ee 2017-kii ay dartood xiriirka ugu jareen Qatar. Qatar waa ay beenisay eedaymahaas. AP, VOA

Ruto oo shaaciyey waxa uu ka yeelayo kiis ka badda ee go’aanka laga gaaray

Madaxweynaha Kenya William Ruto oo war eysi siiyey idaacadda BBC ayaa ka hadl ay mo wqifkiisa ku aaddan muranka badda ee u dha xeeya Soomaaliya iyo Kenya, kaasi oo ay ho ray go’aan uga gaartay maxkamadda caalami ga ah ee caddaaladda (ICJ).

Madaxweyne Ruto, oo dhawaan markii xilka loo caleema-saaray ay wa da kulmeen madaxwe ynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud ayaa sheegay in arrim aha loo kala xallin doono sida ay u kala hor reeyaan.

”Hadda Soomaaliya waxa ay leedahay ma daxweyne aan la hadli karno. Madaxweyne wa xa uu diyaar noola yahay inaan howlaha u qab anno sida ay u kala horreeyaan, waxaan ku far axsan nahay inuu xoogga saarayo la dagaa llanka argagixisada, adduunka oo dhan – oo ay Kenya ku jirtana – wuxuu kala shaqeynayaa si dii uu u burburin lahaa xagjir nimada qalalaasa ha wadata iyo argagixis ada,” ayuu yiri Ruto.

Mar wax laga waydiiyey muranka badda la xiriira waxa uu yiri ”Muranku waa arrin ay da lalka deriska ah mar walba xallin karaan. Waxa aan hadda u baahan nahay waa inaan xalinno oo aan amni ka dhigno gobolkeen na.” Ruto w axa kale oo uu sheegay in waqti gaan aan la joogin xilli laga hadlo ka hadalka muranka xad ka ee labada dal.

”Ma rabo inaan ka howl-galno muran ku sa absan xadka iyadoo ay dad dhimanayaan, iy adoo ay argagixiso meelaha joogaan, iya doo xasilooni darro ay ka jirto gobolkeenna.”

Ruto ayaa sheegay in marka ugu horey so ay tahay in xal loo helo arrimaha amniga ka di bna wuxuu sheegay inay xal ka gaari karaan murankeenna xadka

Waxa uu u muuqday in uu rajo ka qabo do wladda cusub ee Soomaaliya inkastoo uu ka gaabsaday inuu ka jawaabo su’aal laga weydi iyay sababta ay mowduucan ugala hadli waay een madaxweynihii hore ee Soo maaliya.

Maxkamadda caalamiga ah ee cadaalad da ee fadhigeedu yahay magaalada Hague ayaa kiiskaas oo sannado badan socday xu kun ka soo saartay 12-kii bishii October ee sa nadkii la soo dhaafay, iyadoo xadeynta ka dhigtay qaab u dhow sida ay Soomaaliya ku dooneysay, tal laabadaas oo ay Kenya si weyn ugu gacan seyrtay.

Markii ugu horreysay ee kiiska loo gud bi yay maxkamadda ilaa markii ay garsooreyaa sha maxkamaddu ay go’aanka ku dhawa aq een, William Ruto waxa uu ahaa madaxwe yne ku xigeenka Kenya.

Madaxweynihii Kenya ee xilligaas, Uhuru Ken yatta, ayaa markii uu soo baxay go’aa nka ma xkamadda sheegay in dalkiisu uusan aqoon saneyn natiijada.

Nin hubeysan oo 15 Ruux ku dilay ugsi ku yaalla dalka Ruushka

Nin hubaysan ayaa toogasho ka geystay du gsi ku yaalla Jamhuuriyadda Udmurtia ee dalka Ruushka, isaga oo dilay ugu yaraan 15 qof oo ay ku jiraan 11 caruur ah, waana too gashadii

Afraad ee lala beegsa do du gsiyada waxbara shada, ee ka dhacda gobolkaas, 15-kii bilood ee ugu dambeeyey. Gu ddida dembibaadhista ee Ruushka ayaa sheeg tay, in ninka weerarka geystay oo lagu magca abo Artem Kazantsev, inay da’diisu ay tahay illaa 30 jir. Artemuuna ka qalin jebiyey dugsiga No. 88 kaasoo ah dugsi ay dhigtaan arday isugu jirta, heerka barbaarinta illaa dhamaadka dugsi ga sare.

Ninkan hubaysan ay aa toogashada ku dilay 15 qof, halka u goobta as ku dhaawa cay illaa 24 qof oo kale oo ay ku jiraan 22 caruur ah.

Toogashada iskuulada iyo xarumaha kale ee waxbarashada ee dalweynaha Ruushka iyo jamhuuriyadii hore ee Soofiyeedka ayaa aad naadir u ahaa ilaa laga soo gaadhayo sannad ihii ugu dambeeyay, markaasoo tirada toogash ooyinku ay kor u kaceen.

Mareykanka oo jawaab kasoo saaray ca bsida laga qabo in Putin adeegsado Nu kliyeer

Mareykanka ayaa uga digay Ruushka "ca waaq ib xumada” ka dha lan ka rta, haddii uu hub ka nukl iyeerka u isticmaalo dag aalka uu ka wa do dalka Ukraine, waxaa sid aas shegay Jake Sull ivan, la-taliyaha amniga qaran ka ee madax weyne Joe Biden.

Sullivan oo marti ku ah aa barnaamijka ban dhigga toddobaadka ee tele fiishanka ABC ay aa sheegay in saraakiisha Mar aykanku ay si gaar ah ugu sheegeen dhiggooda Ruushka, in madaxweyne Biden "uu si cad uga jawaabi do ono” haddii madaxweynaha Ruushka Vladi mir Putin uu amro weerar nukliyeer ah, laak iin ma uusan sheegin sida uu Maraykanku uga jaw aabi doono.

Jawaabta Maraykanka ayaa timid ka dib markii madaxweyne Putin uu muujiyey su urta galnimada weerar nukliyeer ah, kadib markii uu toddobaadkii hore dib ugu yeeray il laa 300,000 oo ah ciidamada kaydka ah, si ay gacan uga geystaan dagaalka toddobada bilood ka socda dalka Ukraine.

Kordhinta ciidamadan ayaa timid, kadib mar kii Ruushku uu dib u dhac kala kulmay furi maha dagaalka, iyada oo ciidamada Kyiv ay dib u qabsadeen dhul ballaaran oo ku ya alla Woq ooyiga Bari ee Ukraine, oo Ruushku uu qabsad ay 7baadyadii hore ee dagaal ka.

Debedbaxyo ballaaran oo looga soo horje edo baaqa dib ugu yeerista ciidamada kay dka ah ee Putin ayaa ka dhacay dalka Ruu shka, iyada oo boolisku ay xabsiga u taxa abeen bo qolaal dibad-baxayaal ah oo ku su gnaa caasi madda Ruushka ee Mos cow iyo magaalooyin kale oo dalkaas ah.

Bangiga Adduunka oo 2 Bilyan oo Dolar ugu deeqay Pakistan

Bangiga Adduunka ayaa sheegay in illaa $2 bilyan oo dollar inuu ku bixinayo gargaar ka loo fidinayo dalka Pakistan, ka dib markii ay hal akeeyeen dalkaas daadad xad-dhaaf ah oo ay ku dhinteen in ka badan 1,600

oo qof, waxaana ballanqaad kani uu noqona yaa kii ugu ballaar naa ee illaa hadda la gu yabooho.

Roobabka dabaylaha wata iyo daadad aan hore loo arag ay aa sannadkan ku dhuf tay dal ka Pakistan, kuwaas oo bu rburiyey illaa nus malyan guri, halka ay ku dha awacmeen illaa 13,000 oo qof guud ahaan dalk aas. Daadadk an ayaa sidoo kale barakiciyey malaayiin qof, iyaga oo burbur iyey dalagyadii beeraha iyo kumanaan kiiloom eter oo wadd ooyin ah.

Guddoomiye ku xigeenka Bangiga Adduun ka ee Koonfurta Aasiya, Martin Raiser ayaa ball an-qaadkan ku dhawaaqay habe en hore, ka dib markii uu soo gebage beey ey booqa sha diisii ugu horraysay ee rasmi ah ee uu dal kaa ku tago maalinimadii Sabtida.

"Aad baan uga xunnahay khasaaraha nafe ed iyo midka nololeed ee ka dhashay fatahaa daha, waxaannu kala shaqeyne ynaa dowl ad da Pakistan iyo maamulada gobolada sidii gur mad deg deg ah loo gaadhsiin lahaa dad ka ay saameynta ugu badan ku yeelatay,” ayuu yidhi.

Raiser ayaa la kulmay wasiiro ka tirsan Dawladda dhexe ee Pakistan iyo wasiirka ugu sareeya ee gobolka koonfurta Sindh, oo ah go bolka ay dhibaatada ugu badani soo ga adhay, halkaas oo uu booq asho ku soo maray


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip