FAALLO Been loo dhan yahay!!!.

0
Friday September 23, 2022 - 13:36:01 in Wararka by
  • Visits: 1881
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    FAALLO Been loo dhan yahay!!!.

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

 

Isagii waa iga xanaaqay, kuwa kalena waa iga xanaaqeen, Markii aan ugu yeeri waayay Darajo Duub dhaqan oo uunan leheyn oo uu sheegtay.

Isagu waa is ogyahay in uunan aheyn Duub dhaqan, Anna waan ogahay in uunan aheyn Duub dhaqan, Dadkuna waa ogyihiin in uunan aheyn Duub dhaqan

Been loo dhan yahay!!!.


Waa igu adkaatay in aan qeyb ka qaatay Been la isku raacay.

Falsafad hore ayaa leh:

((( "Runtu waa Run xataa haddii uuna Qofna aaminsaneyn, Beentu waa been xataa haddii Dadka oo dhan ey aaminsanyihiin” iyo "Beentu waa been xataa haddii Dadka oo dhan ey sheegaan.

 

Runtuna waa Run xataa haddii hal Qof sheego” ))). ( F.S: 1-7aad )

Dalka waxaa ku soo bateen, Darajo dhaqan oo laga been sheego, ilama ahan in aan Qofna ugu yeerno, Beentu waa xaaraan.

 

Been aad ogtahay ha ka markhaati kicin.

Adiga maxey kula tahay?

Qore: Yahya Amir

.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip