
Telefishanka Al-Jazeera oo warbixin fac weyn ka soo saaray Soomaaliya + Video
Telefishanka Al-Jazeera ee laga leeyahay wadanka Qadar kuna hadla luqado badan ayaa warbixin xiiso leh waxa uu ka diyaariyay dalka Soomaaliya, warbixinta oo lagu soo qaatay isbedeladii dalka ka dhacay tan iyo markii ay Soomaaliya ka baxday gacanta gumeystayaashii kala duwanaa.
Xukuumadihii dalka soo maray Soomaaliya ayuu uga hadlay Telefishanka marxaladaha ay soo mareen sanadkii 1960 ilaa 2016-ka, iyadoo warbixinta muujineyso dhibaatooyinka dalka ka dhacay wixii ka dambeeyay 1991-kii.
Video Player
00:00
03:00
Telefishanka Al-Jazeera oo warbixin fac weyn ka soo saaray Soomaaliya + Video
Telefishanka Al-Jazeera ee laga leeyahay wadanka Qadar kuna hadla luqado badan ayaa warbixin xiiso leh waxa uu ka diyaariyay dalka Soomaaliya, warbixinta oo lagu soo qaatay isbedeladii dalka ka dhacay tan iyo markii ay Soomaaliya ka baxday gacanta gu