HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPAPAER EE MAANTA OO AH ARBACO 24-KA AGOOSTO 2022-KA

0
Wednesday August 24, 2022 - 08:23:17 in Wararka by
  • Visits: 411
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPAPAER EE MAANTA OO AH ARBACO 24-KA AGOOSTO 2022-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Xasan Sheekh Oo Xogta Weerarkii Xay aat Hotel Ka Dhageystay Guddiga Amniga Qaranka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka So omaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomi yey shir aan caadi ahayn oo ay yeesheen Guddiga Amniga Qaranka ayaa shacabka Soomaaliyeed la wadaagay farriin ku saabsan xaaladda amni ee dalka iyo qorsheyaasha dowladda ee dabar-goynta Alshabaab.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay diyaar garoo wga uu bilaabay tan iyo markii uu xilka yimid, kaas oo ku aa ddan xoreynta deegaannada ay haystaan Alshabaab iyo in dagaal joogto ah lagu qaado cadawgan duullaanka ku ah nabaddeenna, dowla dnimadeenna iyo madaxbannaanideenna.

"Waxaa naga go’an in aan argagaxisada dhibaat ada ku ah shacabkeenna awood-tirno, ilaa laga xor aynayo dhammaan deegaannada ay xoogga ku ha ystaan. Qorshahaasi waa mid fulintiisa iyo diyaargar awgiisu ay socdaan, waa qorshaha mudnaanta koo waad u leh dowladdeenna”.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa sheegay in Hadafka ugu weyn ee argagixisada Alshabaab ay ka leeyihiin weerarrada gaadmada ah ee ay ku bee gsanayaan goobaha ay shacabku isugu yimaadaan ay tahay in la niyad-jabiyo dadka Soomaaliyeed, dowladdana laga mashquuliyo qorsheheeda xore ynta dalka.

"Shacabka Soomaaliyeedoow, waan ogahay in aad ku daasheen tacsida iyo barooradiiqda joogtada ah. Waan ogahay in qarax walba oo ay argagaxis adu soo maleegaan aad ku weydaan dad agtiinna qaali ku ah, sidaasi awgeed, waxa aan idinka cods anayaa inaad u diyaargarawdaan dagaal aan waxba lala harayn oo lala galo arxan-laawayaasha liddiga ku ah nabaddeenna iyo dowladnimadeenna”.

Shirka Guddiga Amniga Qaranka oo ay ka soo qe yb-galeen Wasiirrada Amniga, Arrimaha Gudaha iyo Caddaaladda, Taliyeyaasha Booliska iyo Nabad-sugi dda Lataliyaha Madaxweynaha ee Amniga Qaranka, halka Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidan ka Xoogga ay kaga qeyb galeen dhanka khadka, wa xaa lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan weerar kii hotel Xayaat, u diyaar-garoowga Shirka Golaha Amniga Qaranka iyo qorshaha xasilinta dalka.

xasan sheekh oo xogta weerarkii xayaat hotel ka dhageystay guddiga amniga qaranka.xasan sheekh oo xogta weerarkii xayaat hotel ka dhageystay gud diga amniga qaranka.xasan sheekh oo xogta weerar kii xayaat hotel ka dhageystay guddiga amniga qaranka.

Kulan wadareedka Golaha Wasiirrada XFS oo Shalay ka furmay magaalada Muqdisho.

Kulanka Wadareedka Golaha Wasiirrada Xuku umadda Federaalka Soomaaliya ee socon doonna muddada labada cisho ah, ayaa lagu lafa gurayaa howll aha mudnaanta u leh xukuu madda iyo habka loo xoojin ka ro wadashaqeynta wasaar ada ha iyo hay’addaha kala duwan ee dowladda.

Arrimaha ugu muhiims an ee diiradda lagu saari doonno kulan wadareedka GolahaWasiirrada ayaa ah, lix qodob oo koobaya barna amijka xukuumadda Dan-Qaran.Wada shaqeynta hay'adaha dowladda, falan qeynta howllaha hortabinta u leh xukuumadda, adk eynta ku dhaqanka xeerarka dalka iyo fahamka Xeer hoosaadka Golaha wasiirada. Dhawrista iyo ku dhaq anka habraacyada heshiisyada ay hay’adaha dowlad du la galayaan hay’ada kale, hagaajinta habka xog-wadaagidda hay’adaha Dowladda dhexd ooda iyo la wadaagidda dadweynaha xog mideysan.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa shee gay, si loo fuliyo adeegyada dowladda ee ay baahida u qabaan shacabka Soomaaliyeed in ay lagama maarmaan tahay wada shaqeynta hay'adaha shaqo wadaagga ah. "Labada maalmood ee aad ku jirtaan Kulan wadareedka, waa in aad dareenkiinna, mas ka xdiina iyo muuqaalkiinnaba isugu geysaan sidii iyo habkii loo hirgelin lahaa howllaha hortabinta u leh Qaranka".

Ra'iisul Wasaaraha oo golaha xusuusiyey sida ay lagama maarmaan u tahay in maanka lagu hayo dhibaatooyinka is biirsaday ee dalka ka jira, ayaa til maamay in dadka Soomaaliyeed ay golahan ka sug ayaan qorshe cad oo lagu samatabixinayo bulshada tabaaleysan.

Ra'iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa inta as ku daray; "Waxaan ku rajo-weynahay in gebo-gebada kulan wadareedkaan ay kaso bixi donaan natiijooyin waxtar u yeelan doona, waxna ka badali doona mustaqbalka dadkeenna. Waxaan idinku ad kaynayaa in si degan u aqridaan Barnaamijka Xuku umadda ee uu Baarlamaanku ansixiyay, isla markaa na aad ka soo dhalashaan qotominta iyo adkaynta tii rarka ku xusan ee udub-dhexaadka u ah Dowlad-dhiska Soomaaliya".

Shir Wadareedka Golaha Wasiirrada ayaa wax aa sidoo kale, hadallo ka jeediyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur, Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka, Mudane Su leymaan Maxamed Maxamuud, Ergayga gaarka ah ee arrimaha Abaaraha u qaabilsan Madaxweynaha, Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur, khubaro iyo lataliye yaal ka tirsan Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha. ---DHAMMAAD----

Dowladda Qatar oo ballanqaaday inay gargaar caafimaad ufidinayso dhaawa cyadii weerarkii Xayaat

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Max amuud ayaa markii ugu horreysay khadka taleefanka kula hadlay Amiirka dalka Qatar Tamim Bin Xamad.

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay in hogga amiyaha Qatar uu uga tacs iyeeyay madaxweynaha dad ii ku geeriyooday iyo kuwii ku dhaawacmay weer arkii Al-shabaab ay ku qaadeen Hotel Xayaat.

Dowladda Qatar ayaa madaxweynaha Soomaal iya u ballan qaaday inay gargaar caafimaad u fidin doonto dadkii ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay ho tel Xayaat ee magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa dhankiisa uga mahadceliyey Amiirka Qatar sida uu u garab taagan yahay Soomaaliya. Raysal wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maalin ka hor sheegay in ay dowladdu dalka dibbadiisa uqaadayso dhaawac yada xaaladdoodu culus tahay.

Muxuu RW Xamse Barre Kala Hadlay Culim aa’udiinka Soomaaliyeed?

Ra’iisul Wasaaraaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Hamza Abdi Barre, ayaa Culimada Soo maaliyeed kala hadlay doorka muhiimka ah ee ay ku leeyihiin gurmadka abaaraha, amniga iyo dowladda wanaagga.

Ra’iisulwasaaraha ayaa talooyin dhaxal galah ka dha gaystay culimaa’udiinka, wux uuna tilmaamay in kaal inta muhiimka ah ee ay culimadu ku leeyihiin nabad da, wacyigelinta bulshada iyo la dagaallanka Al-Shab aab, isagoo tusaale usoo qaatay howlagalka ay ciidamada iyo shacabka iska kaashanayaan ee ka socda Hiiraan.

"Hiiraan waa lala diriray Al-shabaab, waa lays ka dhiciyay, waxayna gubeen ceelashii , taas oo sab abtay inay dadkii halkaasi ku dhaqnaa ay qaxaan, isla markaana ay habboon tahay inay booqdaan oo u kuur galaan xaaladda halkaasi ka jirta” ayuu yiri Ra’iisulwasaare Barre. Md.Barre ayaa ku baaqay in loo gurmado shacab ka, wuxuuna intaa ku daray in culimaa’udiinku ay sal dhig u yihiin baraarujinta bulshada si gacan looga elo dadka Soomaaliyeed ee ku nool dal iyo dib edba.

Xaliima Yareey oo loo doortay guddoom iyaha golaha guud ee Ururka gudddiya da doora shooyinka Carbeed

Shirweynaha shanaad golaha guud ee guddiyada doorashooyinka Carbeed oo lagu qabtay magaalada Cammaan ee dalka Urdun ayaa waxaa

guddoomiyaha Ururka loo doortay Marwo Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey), guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaran ka. Shirkan oo labadii sanaba mar la qabto ayaa wa xaa ka soo qayb gala guddoomiyaasha iyo xubnaha guddiyada doorashada ee waddamada Carabta.

Inta uu socday shirkan waxaa dib u eegis lagu sa meeyay dedaallada lagu yagleelayo Ururka dhalliny arada Carabta ee doorashooyinka iyo hawlaha hor-tebinta u leh mustaqbalka dhow,iyadoo sidoo kale la gu soo bandhigay waxqabadyadii ugu muhiimsanaa ee Ururka Haweenka Carabta ay ka gaareen door asho oyinka.

Sidoo kale waxaa shirka lagu ansixiyay warbixin sannadeedka Ururka iyo guddiga qabanqaabada doorashada Ururka dhallinyarada Carabta.

Ergeyga gaarka ah ee arrimaha abaara ha oo baa xadda abaaraha ugu warbixiyay xukuumadda

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweyn aha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani’aa dannimad a iyo Gurmad ka Abaaraha, Md. Xildh ibaan Cabdiraxmaan Cab dishakuur Warsame ayaa Shalay war bixin ku sa absan saameynta iyo baaxadda Abaa ra ha la wadaagay Banbaxa Gollaha Wasiirada JFS.

Ergaygu wuxuu sheegay in abaarta daran ee dalka ka jirta ay ay saameys ay ku dhowaad 7.8 milyan oo qof, taasoo u dhig anta ku dhawaad 50% tirada guud ee dadkeenna, sidoo kale wuxuu xusay in hal milyan oo qof ay barakicisay abaartu, halka uu Golaha uga warbixiyay waxyaalaha u qabsoomay muddadii uu magaca wnaa.

Wuxuu muujiyay jiritaanka midnimo iyo u heel lanaan xooggan oo ka dhex jira hay’adaha dowladda iyo sida ay u fududaatay hawlgelinta miisaaniyad cu sub oo Bankga Adduunku uu u qoondeeyay Abaara ha, xilli Kaalmada bani’aadinnmo/Gargaarka ( HRP) ay kor u kacday 18% ilaa 79%, sidoo kale maalgelin ta ka hortagga macluusha ayaa la kordhiyey oo la gaarsiiyey 86%.

Ergeyga wuxuu kaloo warbixin ka siiyay caqab adaha hortaagan ka jawaabista aafada abaaraha, isagoo xusay in sababo la xariira la’aanta dowlad mandate leh oo lala macaamilo intii kala guurka lagu jiray, deeqbixiyayaasha oo daalay (Donor Fatigue), dhaqaale xumo ka dhalatay Covid19, dagaalka Ukr ain, iyo sicir bararka ay qayb ka yihiin caqabadaha.

Sidoo kale wuxuu sheegay in kala dhantaalnaant a dhicayada ku howllan howlaha abaaraha, gaari-wa aga goobaha ay argagixisadu maamulaan, culeyska amni-xumida iyo loollanka ku salaysan waajibaadka iyo arrimaha isku dabaridka dhaqaalaha ee ka dhex jira hey’ahada dawladda iyo saaxiibada caalamiga ah, siyaasadaha, istratijiayaha iyo qaab dhismeedka hey’adaha dowladda ee ka shaqeya abaaraha oo aan tayesneen ay caqabadaha qeyb ka yihiin.

Wuxuu Ergeyga soo jeediyay sida ugu wanaags an ee loo dardargelin koro gurmadka abaaraha, isku duwidda gargaarka, isago ku baaqay in coordination ka dawladda federaalka iyo dawlad goboleedyada la xoojiyo iyo in la helo istiraatiijiyad lagu muujinayo baaxadda abaaraha, isla-markaana lagu soo ban dhigayo fursadaha dalkeennu haysto, gaar ahaan da boolista amiga cuntada ah (food security) iyo isbed elka cimilada


Maxkamadeynta dhalinyaro ku eedey san Ciyaal weero oo ka bilaabatay Muqdisho

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa Shalay u fa riisatay dhageysiga Gal-dacwadeed eedeysanayaal ay ka yihiin, Ciyaal weero lagu soo qabqabtay ho wlgalka Samakaab oo ay ciidanka Booliska Soomaa liyeed ka fuliyeen qaar ka mid ah degmooyinka gob olka Banaadir.

Eedeysanayaashaan oo ga araya 11 ruux ayaa laga soo qabtay degmada Yaaqshiid wa xaana ay ka kala tirsanaayeen ilaa saddax kooxood oo ka mid ahaa ciyaal weerara daa waxaana ay kala yihiin, ciyaal buulo, Ciyaal Tus baxleey iyo Ciyaal Kaaro.Xeer ilaalinta Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa soo bandhigtay cadeeyma ha dhibaatooyin kala duwan oo ay geysteen ciyaal weerada, kuwaas oo ay kamid yihiin dilal iyo dhaaw aca dad rayid ah.

Maxkamadeynta dhalinyaradaan ka tirsan ciyaal weerada degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa sii socon doonto maalmaha soo soda, iyada oo ugu dambeyn go’aan ka gaari doonto Maxkamadda Gobolka Banaadir.Bilihii la soo dhaafay ayaa dadka kunool qaar kamid ah degmooyinka Barrie e gobolka Banaadir waxaa dhibaatooyin kala duwan ku haayay ciyaal weero, waxaana taasi ay keentay in howlgallo joogto ah ay sameeyaan ciidamada Booliska & Naba dsugida Soomaaliya.

Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka Soomaa liyeed Oo Mas’uul Xilkii Ka Qaaday

Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka Soom aaliyeed ayaa Xilka ka qaaday agaasimaha waaxda Badqabka duulimaad yada Mr Burhaan Badde.

Maareeyaha Hay’adda Duuli sta Rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin Xasan ayaa xilkii ka qaa dey Agaasimaha waaxda bad qabka duulimaadyada Mr. Bu rhaan Daahir Badde.

Maareeyaha ayaa xilkaan u magaacabay Mr. Hu ssein Ahmed Ismail oo aqoon durugsan uleh xilkan loo magacaabay in mudo ahna kasoo shaqeeynayey hay’adda.

Sidoo kale maareeyaha ayaa alle ugu baryey Aga asimaha cusub ee waaxda Badqabka Duulimaadya da (Aviation Safety) in uu u fududeeyo masuuliyada culus ee loo igmaday waxa uuna kula dardaarmay in uu si hufan oo daacadnimo leh ugu adeego qranka.

Xoghayaha Joogtada Xafiiska Ra’iisul Wasaara ha oo qaabilay wafdi ka socday Ururka Iskaashi ga Dhallinyarada Islaamka

Xoghayaha Joogtada Xafiiska Ra’iisul Wasaar aha Mohamed Abukar Zubeyr ayaa qaabilay wafdi ka socday Ururka Iskashiga Dhallinyarada Islamka.

Waxaa kulanka looga wada hadlay sida loo xoojin lahaa iskaashiga labada dhinac loogana qeyb qa adan lahaa hurumarinta dhallinyarada iyo kor-u-qaa dista wacyigooda.

Kulanka waxaa xoghayaha ku wehliyay Hakeem Cadnaan oo ah La Taliyaha sare ee Ra’iisul Wasaa raha ee Dib u Habeynta iyo Horumarinta Arrimaha Bulshada.

Masuuliyiinta ururka Iskaashiga oo ka hadlay kul anka ayaa ballanqaaday in ay gacan ka geysan doo naan horumarinta iyo taageerada dhallinyarada Soo maaliyeed ee dhinacyada tababarada iyo dibloma asiyadda.

Madaxweynaha Hirshabelle Iyo Wasiirka Gaasha andhiga Oo Ka Wada Hadlay Dagaalka Shabaab.

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xu seen iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Yuusud Axmed Hagar Dabageed ayaa Shalay kulan la qaatay Was iirka Gashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur Xildhibaan Cabdullaahi Max amed Cali Sanbal oolshe iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Janaraal Odawaa Yuusuf Raage oo Dorraad gaaray Magaalada Beledweyne. Kulankaan ayaa looga hadlay dard argalinta howlgalada lagu ciribti rayo kooxaha argagixisada ee ee ka socda Gobolka Hiiraan iyo sidii la isaga kaashan lahaa xureynta dee gaanada kooxaha cadowga ah ay ku sugan yihiin.

Wasiirka Gaashaandhigga Cabdiqaadir Maxamed Nuur iyo Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdula ahi Xuseen Guudlaawe ayaa si wada jir ah u xusay doorka ciidamada xoogga dalka ay ku leeyihiin cir ibtirka guud ahaan dalka dha garqabayaasha Al-Shabaab.

Mas’uuliyiinta ayaa balan qaa day in Al-Shabaab laga cirib tiri doono Hirshabelle ayna dhiirigelin u sa meyn doonaan saraakiisha hogaamin eysa howlgalla da ka dhanka ah Al-Shabaab ee ha been iyo maalin u taagan sidii guud ahaan Sooma aliya looga sifeyn lahaa Al-Shabaab.

Ismaaciil Daahir oo shaaca ka qaaday ujeed laga lahaa weerarkii hoteel XAYAAT

Taliye ku xigeenkii hore ee hay’adda nabad sug idda iyo sirdoonka qaranka, Ismaaciil Daahir Cisma an oo wareysi siiyey Telefishinka Universal ayaa ka hadlay weerarkii xooganaa ee ay todobaadkan Al-Shabaab ku qaadeen hoteelka Xayaat.

Ismaaciil Daahir Cismaan ayaa shaaca ka qaad ay in ujeedka Al-Shab aab ee weerarkaas uu ahaa in lagu fashiliyo dowlad da cusub ee uu hoggaaminayo madaxweyne Xasan Sheekh.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay dareemeen in ay jirto habacsanaan amni, isla-markaana ay qorshe eyeen weerarkan oo noqday kii ugu waqtiga dheeraa ee ay fuliso kooxda.

"Weerarkan ay horta Al-Shabaab ku soo qaade en hoteel Xayaat ujeedooyin badan ayey ka lahaaye en taas oo ay ugu horreyso dowladdii dhalatay bishi iMay 15-keedii oo aan weli 100 maalmood gaarin inay ku fashiliyaan dowladdii oo ma aragtay shaqo bi laabin. Midda labaad waxay heleen fursad ah in ay jirtay habacsanaan dhinaca amniga ah, waxaana aad looga gaabiyey dhinaca xooraanka, haddii lala socon lahaa xooraankooda, waxaan aaminsanahay in laga hortegi lahaa weerarka Al-Shabaab,” ayuu yiri Mudane Ismaaciil Daahir Cismaan.

Taliye ku xigeenkii hore ee NISA ayaa sidoo kale xusay in xubnaha weerarka fuliyey ay haysteen nash qad guud oo hoteelka ah, taas oo keentay inay saa cado haystaan dhismaha hoteelka.

"Waxay ahaayeen rag xirfad leh, isla-markaana ha ystay nashqad guud oo hoteelka ah, ogaana meela ha ay gabaadka ka dhigan karaan ama ka dagaal ami karaan saacado badan, marka taatikadoodii ayey bedeleen,” ayuu markale yiri Taliye ku xigeenkii hore ee NISA

Waxa kale oo uu intaasi ku daray in dowladda federalka Soomaaliya looga baahan yahay in la tim aado farsamo ka duwan qaabkii ay u wajahday maar eynta weerarkii hoteel Xayaat.

"Waxaa loo baahayan dowladda federaalka iyo ciidamada amniga inay la yimaadaan taatikadii ay kaga hortegeen kooxda Al-Shabaab hoteelkas

Xayaat mid ka duwan,”.

Hadalkaan ayaa ku soo aadayo, ayada oo ay guul weyn kooxda Al-Shabaab ka sheegatay weerar kii hoteel Xayaat, kaasoo dhaliyey khasaare dhima sho, dhaawac iyo burbur xoogan.

Shil gaari oo sababay dhimashada afar ruux oo ka dhacay duuleedka maga alada Jowhar

Wararka ka imaanaya tuulada Dhaygawaan oo ka mid ah tuulooyinka hoostaga degmada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay shil gaari oo sabab ay dhi mashada afar ruux.

Gaariga shilka galay ayaa noociisu ahaa Ca bdibile, kaasoo la sheegay in uu ku socday xawaare aad u badan oo uu mar qura wadada ka baxay, isagoona ku rogm aday goob biyo mareen ah oo loo yaqaano kili, wa xana la sheegay in shil kaasi ay ku geeriyoodeen afar askari oo saar neyd gaariga.

Askarta ku geeriyootay shilkaan gaari ayaa la tilmaamay iney ka mid ahaayeen ilaalada wasiirka Maaliyada maamul goboleedka Hirshabelle Cali Cabdulle Nuur.

Shilalka gawaarida ayaa inta badan yimaada wa dayaasha gawaarida oo isticmaala xawaaraha ugu danbeeya ee wadista gaariga, taasi oo sab abta in istaajintiisa uu xakameyn waayo wadaha gaariga marka uu meel dhaw ka arko waxyaabo qatar ah iyo wadooyinka ay ku wadaan oo ah ku wa aad u burbursan.

Taliye Baakaay "Waxaan gacanta kusoo dhign ay Qaraxyo iyo Rumuukii lagu qar xin lahaa iyo raasaas fara badan"

Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee guutada shanaad qeybta 27-aad ayaa Shalay soo bandhigay tiro qaraxyo iyo rasaas ah oo ay sheegeen in Al-shabaab uga carareen Saldhigii ay ku lahayeen deegaanka Gaal fuul ee gobolka Hiiraan.

Taliyaha guutada shana ad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed qey bta 27-aad ee ka how lgasha gobolka Hiiraan Maxamuud Xasan Ibrahim Bakaay ayaa sheegay in qaraxyada lasoo qabtay ay ka mid yihiin qaar Al-shabaab ku aaseen wad ada gasha deegaanka Coomaad, halka qaraxya da qaar iyo rasaasna ay ciidanka kasoo furteen Saldhigii Shabaab ku lahayeen deegaanka Gaalfuul oo ay dhawaan la wareegeen ciidanka dowladda.

"Ciidanku waxa uu ku guuleystay inay soo saaraan qaraxyo dhulka ay ku aaseen Shabaab iyo rimuut kontaroolkii ay ku qarxin lahayeen oo ay ugu talo galeen iney ku dhibaateeyaan ciidan ka, kuwaas oo ay ku aaseen nawaaxiga deegaan Coomaad, waxaa sidoo kale ciidanka gacanta ku so dhigeen rasaas badan oo caagado ku jirta oo ay shabaab kaga carareen Saldhigoodii deegaan ka Gaalfuul" ayuu yiri Taliye Baakaay.

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaasha naya kuwa deegaanka ee loo yaqaano Macawiisl eey oo labadii bilood ee lasoo dhaafay howgalo culus oo ka dhan ah Al-shabaab ka waday inta u dhaxeysa Magaalooyinka Baledweyne, Matabaan iyo Maxaas, waxaana u suurta gashay in holwga ladaasi ay ciidamadu kula wareegaan in ka badan 10 deegaan oo horay uga talin jireen Al-shabaab.

Dowladda Soomaaliya oo Hay’ad Caalami ah kala hadashay gurmadka Abaaraha

Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha Xildhibaan C/C/shakuur uu wehliyo G .Hay’adda SODMA Md.Maxa muud Macallin C/le ayaa kul an la qaatay Madaxa Hay’ad da Mercy Corps Tijada D’oye n Mckenna.

Ergeyga iyo Guddoomiyaha ayaa uga warbixiyay hay’adda xaaladda guud ee Abaaraha dalka iyo sidii kor loogu qaadi lahaa howlaha Gurmadka Abaaraha.

2da dhinac ayaa sidoo kale hoosta ka xariiqay in ay muhiim tahay dardar gelinta howlaha Gur madka Abaaraha iyo ka mira dhalinta barnaamijka la xariira adkaysiga iyo guud ahaan wada shaqa ynta sidii dhaqaale dheeri ah loogu heli lahaa.

Ugu danbeyn, Madaxa hay’adda Mercy Corps oo ah hay’ad ka shaqeysa arrimaha gargaarka ayaa u ballan qaaday wada shaqeyn Ergeyga iyo Gud. Wadashaqeyn buuxda.DFS ayaa wada da daal ku aadan sidii indhaha Caalamka loogu soo jeedin lahaa Soomaaliya si loogu soo gurmado

dadka ay saameysay Abaarta.

Sheekh Aadan Madoobe oo digniin cul us ka soo saaray weerarada Al-Shabaab

Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) oo Shalay khudbad ka jeediyey shir gaar ah oo u furmay golaha wasiirada Soomaaliya ayaa ka hadlay ammaanka magaalada Muq disho.

Sheekh Aadan Madoobe oo soo ha dal qaaday weerarkii hoteelka Xa yaat ayaa ka digay suurta galnim ada weeraro horleh oo ay kooxda Al-Shab aab ka fuliso gudaha caasimada.

"Dalkeenna waad ogtihiin wuxuu ka dhintay dhi naca amniga tii hadda ugu dambeysay oo darraad magaalada dhexdeeda ka dhacday oo shacabka Soomaaliyeed ku halaagsamay, weliba waxaa ka sii daray waxyaalaha ay hadda soo wadaan,” ay uu yiri Aadan Madoobe.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in xukuumadda Soomaaliya looga baahan yahay in la tilmaado qorsheyaal cusub oo wax looga qabanayo amni darrada dalka, gaar ahaan Muqdisho.

"Dadkaan dadka caawinaayo oo meelaha halista ah tusaayo, anagana nagu dhex-jiro xuku umadda waxaan uga baahanahay in magaalada Muqdisho oo ah caasimadda dalka oo ugu dhibka badan inay guri guri u ogaato dadka ku nool iyo waxa ay yihiin,” ayuu yiri.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo hadalki isa sii wata ayaa xusay inuu rajeynayo in hadal kalya uusan noqon hadafka xukuumadda, balse looga baahan yahay ficil iyo waxqabad.

"Waxaan idin ka rajeyneynaa in hadal kaligiis arrintu noqonin, ficillo dhab ah oo Ummadda Soo maaliyeed ku tiirsato in xukuumadda ay la tima ato,” ayuu hadalkiisa sii raaciyey.

Farriinta ka soo baxday Sheekh Aadan Mado obe ayaa ku soo aaday xilli xasaasi ah, isla-marka ana ay Al-Shabaab kordhisay weerarada ay ku qalqal-gelineyso amniga dalka.

Isbaheysi ka dhan ah Axmed Madoobe oo looga dhowaaqay Muqdisho

Wasiirkii hore amniga Jubbaland Cabdirashiid Xa san Cabdinuur Janan oo ka mid ah siyaasiyiin Muq disho uga dhawaaqay is baheysi ka dhan ah Axmed Madoobe oo la magac baxay "Badbaadada Jubbaland” ayaa sheegay in marnaba ay san ogolaa doonin mudo ko rorsiga uu Dorraad u code eyey baarlamaanka Jubbaland.

"Saaxiibkey Axmed Madoobe waxa uu sameyna ayo wax hiigsigeena anfacaaya maaha, qof kasta oo diidan sida uu wax u qado oo ku nool deegaanada Jubbaland waxaan sii doonaa gabaad uu halgankiisa ku sii wado,” ayuu yiri Janan.

Wuxuu sheegay in qorshaha mudo kororsiga ah aysan ku qanacsaneyn xubnihii codeeyey ee baarl amaanka Jubbaland, balse uu ku yimid amar uu bix iyey Axmed Madoobe oo jooga Dubai Imaaraadka.

"Saaxiibkey Axmed waxaan leeyahay waayo bad an ayaad soo joogtay Jubbaland ee ka wareeg int aan ka badan haku ceeboobine, sidaa ogtihiin dowl adaan federaalka waxaa lasoo dhisay Farmaajo oo banaanka ka jooga, anaguna Jubbaland waxaan rabnaa inaan dhisno Axmed Madoobe oo banaanka ka jooga,” ayuu yiri Cabdirashiid Janan.

Janan oo mar saaxiib dhow la ahaa Axmed Mado obe, hadda wuxuu carabka ku adkeeyey in qorshaho odu uu yahay in Axmed uusan wax talo ah mar dambe ku yeelan doorashooyinka Jubbaland. "Walaalkey Farmaajo in banaanka la dhigo waxaa sababtay labadii sano ee mudo kororsiga aheed, marka tan Axmed waxay ku sababi doontaa in bana anka uu ka ahaado talada Jubaland, Axmed waqtigi isa waa soo qaatay, sharciguna uma ogolaanayo in uu mar dambe tartamo, banaanka ayuu ka fariisana yaa talada Jubaland, isagoo oday Soomaaliyeed ah,” ayuu yiri Janan. Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Jubbaland Senator Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo saaxiib dhow la ahaa Madaxweynaha Ju bbaland Axmed Madoobe ayaa ka mid ah siyaasiin miisaanka leh ee ka hor yimid qorshihii mudo koror siga ahaa ee Dorraad loo sameeyey xukuumadda iyo baarlamaanka Jubbaland.

Siyaasiyiin iyo waxgarad miisaan ku leh siyaasad da deegaanada Jubbaland ayaa isbaheysigaan uga dhawaaqay magaalada Muqdisho, kaas oo loogu ma gac daray "Badbaadada Jubaland” waxaana God oomiyaha isbadal doonkaan loo doortay nin lagu magacaabo Aadan Afey, kaas oo sheegay in dho waan ay tegi doonaan Kismaayo.

Maxkakamadda Ciidamada oo xukun ku riday Shabakad katirsan Al-Shabaab

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Shalay waxaa ay xukuno kala duwan ku riday laba Shabakadood oo Haween eey kujirto, kuwaas oo lagu helay inay kamid yih iin Ururka Al-Shabaab, isla markaana ay ku lug la haayeen qaraxyo & falal amni darro oo kale. Max kamadeynta dadkaasi oo maalmihii la soo dhaafay ka socotay magaalada Ba ydhabo ee Xarunta Gobol ka Baay ayaa Shalay ugu dambeyn la soo geba-gabeeyay, waxaana ay Ma gacyadooda kala yihiin.

1: Dhigan Xasan Xasaneey oo loo yaqaano (leylo) oo ah qof araga naafo ka ah, taas oo Xeer ilaalinta Maxkamadda Ciidamada ku eedeysay in ay aheyd keydka hubka Al-Shabaab, waxaana la gu riday xukun 5 sano dibad-joog ah oo Hay’ adaha Amniga la soconayaan.

2: Maxamed Cabdi Cali oo loo heysto in lagu q abtay Bam gacmeed uu ku tuuri rabay bar Ciidan balse Ciidamada ay qabteen, waxaana lagu xuk umay 15 Sano oo Xabsi ciidan ah.

3: Cali Aadan Maxamed, Xuseen Isxaaq Cali Nu ur, Maxamed Kuulle Xuseen Cabdi Macalin Aad an, Cabdinaasir Cali Kuusoow, Maxamuud leysow Xuseen & Madaxa maaliyadda Raggaan oo lagu magacaabo Mustaf Maxamed Nuur ayaa waxaa lagu wada xukumay min 10 sano oo Xabsi ciidan ah.

Sidoo kale Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Shalay waxaa ay xukun ku riday feysal Cali Haafoow, Xaaji Xuseen Xasan Cusmaan, Maxamed Cali Cabdi ( Buubaay) , Ma xamed Macalin Cabdi Kuusoow, Baariya Aadan iimaan iyo Fardowso Sheekh Nuunow Caliyow.

Dorraad ayay aheyd markii Maxkamadda Ciidama da qalabka sida ee Soomaaliya ay xukun ku riday laba Rag ah iyo Haweeneey, kuwaas oo loo heys to inay diyaariyeen qarixii lagu dilay Wasiirkii Cad aaladda Maamulka Koonfur Galbeed ibraahim lugbuur & Wiilkiisa

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Hay’adda IOM kala hadlay gurmadka Abaaraha

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagar een ayaa kulan la qaatay wafdi uu Hogaaminayey Madaxa Gurmadka Deg dega ah ee Hay’adda IOM oo Shalay gaaray M/Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Kulanka ayaa inta uu socday waxaa looga hadlay Arrimaha Abaaraha iyo sidii gar gaar loo gaarsiin lahaa dadka Danyarta ah ee ku nool guud ahaan deegaannada dowlad Gobo leedka Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha DGKG Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa uga maha celiyay wa fdiga sida ay mar walba taageerada u siiyaan Sha cabbka Soomaaliyeed, isl markaana Hay’adda IOM looga baahan yahay ka qeyb qaadashada gu rmadka Abaaraha.

Madaxa Gurmadka Deg dega ah ee Hay’adda IOM ayaa dhankiisa sheegay inay dardar gelin do onaan howlaha loogu gurmanayo Shacabka Soo maaliyeed oo ay soo wadeen dhowrkii sano ee la soo dhaafay.

Degaannada Koonfur Galbeed ayaa waxaa xill igaan meelo badan oo kamid ah kajirta abaar dar an oo saameysay dad iyo duunyo, iyada oo abaar ta boqolaal qoys ay ka barakaceen.

Dhallinyaro Soomaali ah oo magaalada Minnea polis isku rasaaseeyey + Sababta

Waxaa dhawaan isa-soo tareysay amni-xumada laga dareemayay magaalada Minneap olis ee gobol ka Minnesota ee Mareykanka, gaar ahaan aagaga ay ku badan tahay Soomaalidu.

Jamaal Cusmaan oo xubin ka ah golaha dee gaanka magaalada Minnea polis oo la hadlay idaacada VOA ayaa sheegay in dhacd adii ugu dambeysay ay ka dhacday agagaarka suuqa 24-ka, taasi oo lagu rasaaseeyay wiil dhalinyaro So omaali ah.

"Arrinta dhacday waxay aheyd dad dhalinyaro ah oo hub iska wata ayaa dadka baaranaya oo dariiqa u istaagaya, Wiil Soomaali ah oo meesha marayay ayaa damcay in ga arigiisa laga xado wuxuu isku dhajiyay furihii markaasay xabado ku fureen,” ayuu yiri.

"Boolis la’aan ayaa jirta oo waxay ku mashquul een arrimaha adag oo waqti uma hayaan inay meelihii fadhiistan.”

Sidoo kale waxa uu sheegay in kooxda rasaasey say wiilka dhalinyarada Soomaaliga ah ay ahaayeen dadka madowga ah, isaga oo xusay inay jiraan mararka qaar dhalinyaro Soomaali ah oo sidan oo kale dadka dhib u gaarsiiya.

"340 Boolis ah ayaa magaalada ka tagtay oo mee shii 30-ka ama 40-ka joogi jireen hadda waxa jooga 5 ama 6 Boolis ah. Waxaa ku dadaaleyna in aan kor dhino Booliska si wax looga qabto arrintaan.”

Jamaal ayaa ugu dambeyntiina wuxuu ugu baa qay bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan gudaha Minneapolis iyo guud ahaan gobolka inay qeyb ka noqdaan dadaalada socda ee looga hortagayo falal ka amni darro.

 

Wasaaradda Waxbarashada Iyo Key Message Oo Ka Wada Shaqeynaya Kor U Qaadista Wacyiga Waxbarashada.

Wasaaradda waxbarashda hiddaha iyo tacli inta sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya ay aa he shiis is afagarad wada shaqeyn la gashay shirkadda Key Message, si ay kor ugu qa addo wacyiga waxbarasho ee bul shada Soomaaliyeed.

Heshiiska ayaa ku qotoma in shirkaddu gacan ka geysa to sameynta nuxur wacyigelin eed, tababarka shaqaalaha, dejinta istaraatiijiyado kor loogu qaadayo tayada waxbarash ada dalka iyo ka talo bixinta wadiiqooyinka ugu wax tarka badan ee farriimaha lagu gaarsiin karo bul shada qey baheeda kala duwan. Key Message waa shirkad ka shaqeysa ra’yul caamka iyo xiriirka bu lshada oo ka howlgasha Geeska iyo Bariga Afrika oo khi brad weyn u leh qaabeynta farriimaha wacyigelin ta, sal u dhigista iyo dejinta istaraatiijiyadaha xirii rka bulshada iyo warbaahinta ee hay’adaha dowli ga ah, kuwa aan dowliga ahayn iyo shirkadaha waaweyn.Agaasimaha guud ee wasaaradda wax barashada hiddaha iyo tacliinta sare Maxamed Ca bdi Xasan "Caabi” oo is afgaradka saxiixay ay aa xusay in xir iirka bulshada uu muhiimmad gaar ah u leeyahay wasaaradda maadaama ay bixiso isla markaana nid aamiso mid kamid ah adeegy ada ugu muhiimsan dal ka oo ah barbaarinta iyo waxbarashada.

"Jaangooynta mustaqbalka carruurteena waa how sha ugu muhiimsan ee wasaaradda iyo dow ladda Soomaaliya, sidaas darteed waa inaan u xulannaa wadada ugu haboon ee aan ku gaari karno ardayda, waalidka, macallinka iyo howlwad eenada waxbara shada nooc kasta iyo heer kas ta”. Ayuu yiri Maxam ed Cabdi Xasan "Caabi”.

Maamulaha guud ee Key Message Calinuur Salaad ayaa sheegay inay wasaaradda kala shaq eyna yaan qorshayaal cusub oo dhiirri gelinaya waxbara shada, isla markaana la jaanqaadaya isbedelka de gdegga ah ee ku socda war-isgaar siinta dunida.

"Innaga oo kaashaneyna khibraddeena war-isga asiineed ayaan dhiseynaa buundooyin u dha xeeya bulshada, bahda waxbarashada iyo was aaradda oo si sahlan xogta loogu kala qaadan karo” ayuu yiri.

Wasaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ayaa hiigsaneysa dhisidda nidaam waxbara sho oo casriyeysan, tayeysan una adeega muwa adiniinta Soomaaliyeed, bixiya fursado loo siman yahay, dhiir ra-geliya ixtiraamka xuquuqda aada naha, kuna sal eysan mabaadi’da Islamka. DHAMMAAD

Wareysi: Samiira Gayd oo shaacisay qor she cul us oo laga leeyahay weerar kii Xayaat

Kooxda Al-Shabaab ayaa Jimcihii weerar dhima sho leh oo socday in ka badan 30 saac ku qaaday Hotel Xayaat ee magaa lada Muqdisho, halkaasi oo ay ku dhinteen ugu yaraan 21 qof, in ka badan 100 kalena ay ku dhaawa cmeen.

Haddaba ujeeddada Al-Shabaab ka lahaayeen wee rarkan, iyo jawaabta dawla ddu ka bixisay ayaa wax aa wax laga waydiiyey Samiira Gayd oo ah Agaasi maha Machadka Daraasaad ka Amniga Hiraal Instit ute ee fadhigiisu yahay magaalada Muqdishu.

"Weerarkaan ay Al-Shabaab ku qaaday Hotel Xa yaat waa mid waafaqsan qaabka ay kooxdaan u sha qeyso, waxay kooxdaan horey u weerartay hoteela da, gaar ahaan kuwa ay dagan yihiin mas ’uuliyiinta dowladda,” ayaa tiri Samiira Gayd.

Waxay hadalkeeda kusii dartay "Sababta ay weerarkaan usoo qaadeen waxaa suuragal inay ku talo jiraan sidii ay uga hor tagi lahaayeen ku dhawaaqista bilowga ah ee madaxwenaha ku dhawaaqay oo she egay inuu la dagaalami doono kooxda Al-Shabaab, waxayna u muuqataa farriin ay u gudbinayaan dow adda iyo shacabka,” ayey sii raacisay.

Mar wax laga waydiiyey sababta uu howlgalka an u qaatay waqti badan ayey ku jawaabtay "Wax aan ar agnay in ciidamada dowladda ay laba jeer badaleen ciidamadii howlgalka ku jiray, markaa aqoonteeda uga jawaabo waxay isbadalkaan fur sad siisay koox da weerarka soo qaaday, sidoo kale waxaa hakad galay howlgalka, sidoo kalana ma jiro hoggaan u diyaarsan weerarada noocaan oo kale.”

Samiira Gayd ayaa sababta ay kooxdaan xill iga an weerarka usoo qaaday ku sheegtay inuu yahay jawaab ay u dirayeen madaxweynaha cu sub iyo ra’ isulwasaarihiisa oo sheegay inay qaadi doonaan howlgal ka dhan ah kooxda Al-Shabaab.

Ugu dambeyntii Samiira ayaa madaxda dowla dda ugu baaqday inay si deg deg ah u diyaaraan istaraatiijiyadii ay kusoo afjari laheyd kooxda Al-Shabaab, haddii kale wa xay sheegtay inay mar kasta dowladda ku jiri doonto difaac.

Halkaan hoose ka dhageysi wareysiga oo dham eystiran

RUGTA CAALAMIGA AH EE MARAKIIBTA OO ISKU RAACDAY IN XEEBAHA SOOMAALI YA LAGA SAARO INAY YIHIIN GOOB HALIS AH

Rugta Caalamiga ah ee Maraakiibta ayaa isku raacday in xeebaha Soomaaliya laga saaro goob halis ah ka dib sanado badan oo lagu guuleystay ho wlgallada ka dhanka ah burcad badeeda.

War-saxafaddeed ay soo saartay ayay ku sheeg tay in la an sixiyay isbeddel cusub oo shaqeyn doo na laga bilaabo Janaayo sanad ka soo socda.

"Ma jiraan wax wee rar ah oo burcadbad eedn imo oo ka dhan ah maraakiib ta ganacsi ga oo ka dhacay xeebaha Soo maaliya tan iyo 2018," ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay Internation al Cha mber of Shipping. In ka badan toban sa no, bur cad-bad eedda Soomaaliya ayaa boqol aal wee rar ku qaaday maraakiibta ganacsiga ee mara biy aha Bariga Afrika, mararka qaarkood waxay ka he li jireen ma laayiin doollar oo madax furasho ah.

Waxay ku qasbeen shirkadaha maraakiibta inay qaadaan tallaabooyin ammaan ah sida sha qaaleys iinta ilaalada hubaysan iyo rakibida siligyada.

Khatarta burcadbadeeda Soomaalida ayaa lagu muujiyay filimkii ku guulaystay abaalmarinta Oscar ee Captain Phillips, soona baxay 2013.

Ciidamada Midowga Yurub ee la dagaalanka bu rcad badeeda ayaa sanadihii ugu dambeeyay ku guul eystay in ay ka hortagaan weerarada bur cad bade edda. Dadaaladan ayaa dhaliyay in golaha amma anku joojiyo howlgalka caalamiga ah ee la dagaa lanka burcadbadeeda Soomaaliya, kadib markii dowladda Soomaaliya ay codsatay in ma shruuca as oo dhaq aale badan ku bixiya jiray la joojiyo.

 

 

GABADHA PUTIN SAAXIIBKIIS OO LAGU DHEX DILAY MOSCOW IYO ‘SIRDOONKA KA DAMBEEYEY’

Warbaahinta Ruushka ayaa ku eedeynaysa Maraykanka inuu wax ka ab aabulay weerarkii lagu dilay Daria Dugina oo aheyd gabar uu dhalay Aleksander Dugin oo isbahaysi dhow la ah Madaxweyne Vladamir Putin. "Dilka Daria waxay u badan tahay inuu mideyn doono dadka Ru ushka maad aama ay tuhunsan yihiin inay Ukraine ku lug leedahay,” waxaa sidaas Fox News u sheegay Rebekah Kofflar oo ah sa rkaal hore oo ka tirsaneyd hay’adda sir doonka ciidamada Mareykanka ee DIA.

Daria oo ahayd gabar suxufiyad ah oo uu dhalay nin isbah aysi dhow la ah Madaxweyne Vladamir Pu tin ayaa dhimatay fiidnimadii Sabtida – iyada oo sa aran gaarigeeda kadib markii uu haleelay qarax, bar tamaha magaalada Moscow. Saraakiisha amniga ayaa sheegay in qarax loo gu xiray gaariga. Waxaana durba falka dhimashadeeda lagu tilmaamay mid ‘argagaxiso’ ah oo ay ka dambeeyaan dalalka Ukraine iyo Maraykanka.

Siyaasiga reer Ukraine, Denis Pushilin – ahna hoggaamiyaha Xisbiga Do netsk People’s Republic ee gooni u goosadka Ukraine, kuna xiran Ruush ka, ayaa ku eedeeyey qaraxa xisbiga haya talada Ukraine haya. Wuxuu ku sheegay fal ay is ku dayayeen inay ku khaarijiyaan Alexander Dugin.

Qaar kale oo kasii xagjirsan, sida falanqeeye siyaasadeed, Yegor Kholm ogorov, wuxuu u sheegay warbaahinta Ruushka in shaki uusan ku jirin weer arkan inay soo qorsheeyeen Sirdoonnada Maraykanka iyo Britain, waxaana fuliya,y sida uu yiri, Ukraine. Wuxuu hoosta ka xariiqay in shirqoollada nuucaan oo kale ah aysan ku dhicin Kyiv inay kaligeed abaabu sho.

Alexander oo isbahaysi dhow la ahaa Madaxweynaha Ruushka, waxaa lagu naaneysi jiray ‘Maskaxda Putin,’ wu xuuna gabadha kula sugnaa madal feesto ay ka socotay. Daqiiqadihii u dambeey ey ayuu qorshihiisa ahaa inuu gabadhiisa la raaco gaariga uu beddelay. Waxa ana xigay qarax qabsaday gaarigii ay saarneyd.

Khubarada qaar oo la hadlay warbaahinta Ruushka ayaa Alexander ku qeexay halbowle iyo qaabeeye muhiim u ahaa siyaasadda Putin iyo maskaxdii ka dam beysay in aydhiyoolojiyad loo maro duullaanka Ruushka ee Ukraine.

"Daria aabbaheed waa maskaxdii ka dambeysay duullaanka Ukraine,” Koffler ayaa sheegay isaga oo intaas kusii daraya: ‘Wuxuu la noolaa aragtida Eurasiani sm oo ah in la mideeyo dalalka Yurub ku jira ee Ruushka jaarka la ah.’ Waana mi dda asalkaba sabab u ahayd weerarkii Ruushku ku qaaday Ukraine.

"In siyaasadda Putin la fahmo waxaa kaliya lagu ogaan karaa in la fahmo habfikirka iyo aragtida siyaasiga ah ee Alexander. Qorshe walba oo Putin damac san yahay waxaa saldhig u ah aragtida Eurasiaism-ka,” ayuu yiri.

Vladimir Gutenev, oo xubin ka ah Duma, wuxuu sheegay in aragtida Alexand er ay ku baahsan tahay guud ahaan dalka Ruushka. Wuxuu weerarka lagu dilay gabadhiisa Daria ku tilmaamay mid ka dhan ah ra’yulcaamka Ruushka oo ay qas ab tahay in jawaab laga bixiyo. Andrey Klishas, oo Madax ka ah Golaha Dhisma ha Qaranka ayaa yiri; "Qof walba

oo gacan ku lahaa weerarka waa in la dilaa

WAXA AY SUGEYSAY INUU GUURS ADO BALSE WAXAA LOO KEENAY MEYDKIISA’

Abeer Harb waxay sugayay lix saacadood in meydka gacaliyaheeda laga soo saaro burburka dhismo ku dumay.

Abeer oo 24 jir ah waxay iyada iyo Ismaaciil Dweik kasoo shaqeynayeen farxadda iyo qabanqa abada guurkooda tan iyo bishii June markii Israel duqeymo la be egsatay guriga Ismaciil oo ku yaalla koonfurta Gaza.

Wuxuu ahaa 30 jir do onayay inuu nolol cusub la yagleelo jaceylkiisa Abeer. Waxaana la dilay lixdii Agoosto oo ku beegneyd maalintii labaad ee duqeymihii saddexda maa lmood socday, kuwaas oo joogto noqday.

Abeer oo ku dul barooraneysa qabriga Ismaaciil

Ismaaciil wuxuu kamid ahaa 49 qof oo ku dhintay iska hor imaadyo ay Yuhuudda sheegtay inay ku bartilmaameedsanaysay Xoogagga Islamic Jihad, oo ka howlgala Gaza. Kala bar dadkaas la dilay waxay ahaayeen rayid, sida ay ku warrameen saraakiisha Falastiin.

Yuhuudda ayaa weerarkeeda ku tilShalayy mid ay uga gaashaamanaysay qorshe kusoo wajahnaa.

Abeer waxay sheegtay in qoyska Ismaaciil ay ku casuumeen gurigooda laakiin ay ku adkaatay inay aadaan madaama dagaalku aad u xooganaa. Wuxuu u sheegay inuu soo booqanayo dhawaan balse waxaa kasoo horumartay qaddartii. Waana geeriyooday.

Sida ay ku warrameen qoyskiisu, Ismaaciil wuxuu kusoo noqday guriga daqiiqado un kaddib markii duqeyntu bilaabatay waxaana lala dilay hooyadiis. Weerarka ayaana u muuqday mid lala maaganaa guriga abbaanduulaha Xoogagga Islamic Jihad, Khaled Mansuur.

Abeer oo ka dul tagi la’ qabriga Ismaaciil

"Waxa ugu muhiimsan oo aan jeclaan lahaa markaas waa inaan noloshiisa maqlo,” ayay tiri Abeer.

"Aad baan u murugooday. Waxaan noqday sida qof noloshii laga xaday. Gacaliyahayga Ismaaciil wuxuu ahaa deeqsi, naxariis badan oo guri qurxoon inoo diyaariyay.”

Sheekada Abeer iyo Ismaaciil waxay tusaale nool u tahay nolosha qalalaasaha badan ee maalin walba ka jirta Gaza – iyada oo tiiraanyada iyo mahadhooyinka ay joogto sii noqdaan.

"Waxaan u maleeyaa sida inaan weli riyo ku jiro. Ma doonayo inaan rumeysto wixii dhacay, Yuhuudda waxay burburiyeen riyadayda – waxay iga kaxeeyeen farxadayda.”

Musiibaddii Maalinta Arooska.

Akram abu Qaida waxaa maalintii uu ugu farxadda badnaa ay iskugu beddeshay murugo.Isaga, ehelkiisa iyo saaxiibadiisa waxay u balansanaayeen dhigashada xaflad weyn oo ay ku wada dabaaldegaan. Nolol cusub inuu habeenkeeda billaabo ayuuna damacsanaa.

Aabbaha Maxamed Akram wuxuu sheegay in qoyskiisu ay gaareen go’aanka markii ay duqeyntu billaabatay si caruusadda loo keeno guriga xaflad la’aan. Laakiin markii ay jidka sii hayeen – iyaga oo kusii jeeda caruusadda, waxaa gantaal uu ku dhacay gaarigii ay saarneyd Naciima oo ah xaaskiisa. Waxaana ku dhaawacmay afar kale oo qoyska ah oo ay carruur ku jiraan. Mohammed Abu Qaida oo ku sugan qolka xaaskiisii Naciima ay u diyaarisay arooska wiilkooda "Wuxuu ahaa muuqaal xanuun leh; ma aqaan wixii dhacay. Gantaal lasoo riday ayaa ku dhacay gaariga kaas oo hilibkeeda jarjaray,” ayuu yiri Maxamed.

"Jawigii farxadda iyo reynreynta lahaa wuxuu mar qura isku rogay murugo iyo cabsi. Maxaan Shalaysanay?” ayuu is weydiiyay.

Inuu waayo xaaskiisa iyo hooyada carruurtiisa, Maxamed wuxuu hadda ka walaacsan yahay xaaladda maskax ahaaneed ee caafimaadka inankiisa iyo gabadha uu soddogga u yahay oo weli ku sugan guriga aabbaheed.

Baajin iyo Tirtirid.

Badigood dadka Gaza ku nool ee qorsheynayay xafladaha arooskooda waxay nasiib u heleen inay ka badbaadaan dhaawacyo kasoo gaara qalalaasihii dhawaanahan socday.

Si kastaba, sida caadadu tahay, dagaalkani wuxu saameeyey dhacdooyin badan oo ay Falastiiniyiintu qorsheysanayeen – ugu dambeyntiina, wuxuu ka joojiyay inay si caadi ah noloshooda usii wataan.

Maysa Maliha iyo Axmed Zaqout waxay qorsheysteen inuu guurkoodu dhaco 7 Agoosto. Dagaalkii dhacayna, wuxuu uga dhignaa baajin. Waxayna balanta u beddesheen 12 Agoosto oo ah maalmo un kaddib markii qalalaasuhu dhammaaday.

Halka Gaza inteeda kale ay ku jireen soo kabasho, Maysa iyo Axmed waxay sii wateen noloshooda iyaga oo dib u anba-qaadaya qorshahooda dadab-galka oo ay ka baaqsadeen markii uu weerarka Israel bilowday.

Ahmed Zaqout iyo caruusaddiisa Maysa Maliha oo sawir galay kadib xafladda arooskooda

"Tani waa waxa ugu xanuunka badan nolosha Gaza. Qorsheyntu waa wax kama jiraan. Noloshaada waxba uma qorsheyn kartid,” ayay Maysa u sheegtay al-Jazeera.

"Aalaaba waxaa jira la-yaabyo iyo horumarro is dhinac socda oo xaaladda siyaadeed iyo midda amniga ku saabsan kuwaas oo kaa kala daadinaya qorshe howleedka noloshaada.”

Qore: Zaki Hiraale.

Kala xiriir: hiraal86@gmail.com




WARQAD SIR AH OO PRINCESS DIANA KU SHEEGTAY QAABKA LOO DILI


 LAHAA OO LA HELAY


Labo sannadood kahor shilka halista ahaa ee ay ku geeriyootay, Princess Diana waxay saadaalisay inay ku dhiman doonto shil baabuur.

Xogtan naxdinta leh oo markii dambe loo bixiyay "Mishcon Note” waxaa lagu soo bandhigay barnaamij taxane ah oo laga sii daayay taleefishinka Discovery+ ee Mareykanka, kaasi oo loogu magac-daray The Diana Investigation (Baaritaankii Diana).

Bishii Octoober sannadkii 1995, Diana ayaa kulan gaar ah ka codsatay inay la yeelato la-taliyaheeda dhinaca sharciga, Victor Mishcon si ay ugu sheegto arrin maskaxdeeda ku taagneyd.

Diana waxay u sheegtay in ilo lagu kalsoonaan karo ay ka heshay xog ku saabsan in loo maleegayo shil gaari inay ku dhimato. Waxay sii saadaalisay in shilkaas ay ku dhiman doonto ama uu kasoo gaari doono dhaawac culus.

Laba sano kadib Bishii Agoosto 31 sannadkii 1997, iyada iyo lammaanaheeda Dodi al-Fayed iyo darawalkeeda, Henry Paul ayaa dhintay kaddib kolkii Henry uu gaariga oo ku socday xawaare dhan 65 mile saacaddii uu ku dhiftay baalle shub adag ka sameysan. Henry wuu cabsanaa markaas uu kaxaynayay gaariga, wuxuuna sidoo kale isku dayayay inuu ka fogaado qolyaha paparazzi-ga loo yaqaan ee sawirrada qarsoodiga ah ka qaada dadka caanka ah kuwaas oo ku socday mootooyin.

Sida ay ku warrameen khubaradii kasoo muuqatay barnaamijka taxanaha ah, Victor wuxuu xogtii iyo warbixintii ay siisay Diana la wadaagay hoggaankii Booliska London ee waqtigaas, Sir Paul Condon.

In kasta oo Paul Condon uu sababo amni awgeed u baahinin, haddana markii uu booskiisa beddelay John Steven ayaa la ogaaday jiritaanka warbixinta ay Diana ku saadaalisay dhimashadeeda."Markii uu baaritaan-sameeyuhu ku dhawaaqay baaritaankiisa, waxaan hubiyay in warqadda isla markiiba la siiyay baarahaboqortooyada, kaas oo wakhtigaas ahaa Michael Burgess kadibna noqday Lord Scott Baker,” Lord Stevens ayaa sidaas u sheegay Wargeyska The Daily Beast. Waxaan arkay Lord Mishcon bil kahor intuusan dhiman qiyaastii sannadkii 2005, wuxuuna ku adkaystay xaqiiqda ah inuu u qaatay in Diana ay ahayd mid argagaxsan, sidaas darteedna uusan kalsooni badan ku qabin warbixinta.”

SHAQAALE KA TIRSAN GUDDIGA DOORASHADA KENYA OO WEERAR CULUS

 LAGU QAADAY

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka dalka Kenya ayaa sheegay in shaqaale ka tirsan gu ddiga oo isu diyaarinayay jawaabaha codsiyada doo rashada ee laga gudbiyay maxkamada sare la wee raray habeenkii Isniinta aheyd.

Sida laga soo xigtay guddiga IEBC, kooxda weer artay shaqaalahooda habeenimadii Isniinta ayaa hubaysnaa, waxayna ka baxsadeen, kadib dhacdad aasi. Guddiga ayaa shaaca ka qaaday in ragga weerar ka fuliyey ay ahaayeen koox la soo abaabulay, isla-markaana isku dayeen inay weerar ku qaadaan shaqaalaha IEBC

"Abaaro 8:30 fiidnimo koox abaabulan oo sita hub ayaa isku dayay in ay weerar ku qaadaan shaq aalaha IEBC ee diyaarinayay ja waabaha codsiyada doorashada madaxweyna ha.” ayay guddiga ku ku sheegeen qoraal ay soo dhigen bartooda Twitter-ka.

Arrintaan ayaa ku soo aadeyso, ayada oo hogga amiyihii hore ee mucaaradka Kenya, Raila Odinga iyo kooxdiisa ay maxkamadda ugu sarreysa dalkaas u gudbiyeen gal dacwadeed ka dhan ah natiijada do orashadii dhowaan ka dhacday Kenya, taas oo mad axweyne loogu doortay madaxweyne ku xigeenka hataan xilka haya ee dowladda Kenya, William Ruto.

Kiiska Odinga ayaa waxaa sii xoojinaya in afar ka mid ah 7 xubnood ee doorashada oo ay ku jirto guddoomiye ku xigeenka Juliana Cherera ay qaa deen tallaabo aan caadi ahayn oo ay ku diideen nat iijada. Si kastaba, maxkamadda sare ee Kenya ayaa laa shay guushii uu madaxweyne Uhuru uu ka gaaray doorashadii 2017-kii, waxayna amar ku bixisay in do orashada markale la qabto


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip