HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPAPAER EE MAANTA OO AH AXAD 21-KA AGOOSTO 2022-KA

0
Sunday August 21, 2022 - 08:40:56 in Wararka by
  • Visits: 403
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPAPAER EE MAANTA OO AH AXAD 21-KA AGOOSTO 2022-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya oo ku baaqay in la iska kaashado ciri btirka argagixisada kana hadlay weerar ka Hotel Xayaat

Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Md. Maxamed Xuseen Rooble ayaa murug ada iyo xanuunka la qeybsaday ehelada dad kii Soomaaliyeed eeku geeriyood ay weerarkii ar gagixisadu la be egsad een hoteel ka Xayaat ee ma gaalada Muqdi sho.

"Waxaan Alle uga barya yaa in uu naxariistii janno ka waraabiyo intii dhimatay, dhaawacy adana deg deg u bog siiyo.,” ayuu yiri Ra’iisal wasaarihii hore.

Md. Maxamed Xuseen Rooble ayaa shac abka Soomaaliyeed iyo dowladda federaalka u gu baaqay in ay iska kaashadaan sidii la isaga caabbin lahaa loona cirib tiri lahaa cadowgan har iyo habeen laynaya shacab keenna.

Wasiirkaarrimaha gudaha XFS oo la kulm ay madaxda waaxda xalka waara ee wasa aradda

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib U heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi oo ay wehelinayaan wasiiru dow laha wasaaradda Mudane Ilyaas Cali Xasan iyo wasiir Ku-xigeenka wasaaradda Amb. Cabdixakiin Xasan Ashakir ayaa kulan la qa atay waaxda xalka waara ee wasaaradda.

Agaasimaha Wa axda Xalka waara Md. Mu khtaar Jaamac Sugaal iyo qaar ka mid ah Shaqaalaha Waaxda ayaa warbixino ku saa bsan waaxda la wadaagay wasiirka .

kulanka intii uu socday ayaa lagu soo ban dhigay qorshayaasha iyo Dhamaystirka sha ruucda Qabyo qoraalka Siyaasada Qaran ee Wadajir bulsho (National Cohesion policy) ,di yaarinta Siyaasada Qaran ee Muhaajiriinta (National Migration Policy) iyo Sameynta Siy asadda Qaranka ee Megangalyo doonka ah.

DF Somalia oo hal arrin ka codsatay Al-Shabaab

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Ax med Macalin Fiqi ayaa fariin u diray kooxda Al-Shabaab, isagoo ka dalbaday inay u dam qadaan dadka Soomaaliyeed ee deegaa nada ay joog aan ku wajahaya xaaladaha adag. Fiqi ayaa Al-Shabaab toos uga dalba day inay ka wareegaan gargaarka loo wado dadka ku nool deegaanada ay ka joogaan go bollada dalka, si loo badbaadiyo nolosha dad kaas.

"Al-Shabaab waxaan ugu baaqayaa in ay san carqaladeyn deeqaha oo deegaanada ga cantooda ku imtixaanan dadka ku dhibaat eysan aysan gargaarka ka hor istaagin,” ayuu yiri Fiqi.

Wuxuu ku tilmaamay niman arxan daran, balse kama uusan quusan inuu fariintaan u diro, wuxuu tusaale u soo qaatay habdhaq anka rag uu ku jiro Mahad Karataay oo dhow aan ka soo muuqday warbaahinta.

"Al-Shabaab dabcan waa dad Soomaali ah, oo ka dhashay umadaan dhibaateysan, waxay sheegtaan inay shareecada islaamka wax ku raadinayaan, fariinteyda hala gaars iiyo, waxaan arkayey rag uu ku jiro Mahad Karataay oo umadaan baahan u soo bandhi gaya iyagoo Jilib hilib isaga cunaya,” ayuu yiri Wasiir Axmed Macalin Fiqi.

Wuxuu Fiqi carabkiisa ku adkeeyey in Al-Shabaab ay ogolaadaan dalabkaan, isla mar kaana aysan damaacin, kana wareegaan de eqaha loogu tala galay in la gaarsiiyo dadka ay abaartu ku heyso deegaanada ay maam usho kooxdaan.

"Dadka Soomaaliyeed waxaan rabnaa inay wada gaarto deeqda aan ugu tala gal nay, sanadkaana waxaa la ogaa doonaa in ragaasi ay yihiin dhiigyo-cab dadku markey wax heystaan ka dhaca, markii ay gaajoona yaana ku fiirsada,” ayuu yiri Fiqi oo wareysig aan siiyey warbaahinta dowladda.

Xukuumadda Oo Ka Hadashay Howlgala da Ka Socda Degaano Ka Tirsan Gobolka Hiiraan

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabd uqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa Shalay ka hadlay howlgalada ka dhan ah Al-shabaab ee ciidanka Xo ogga Dalka ka fuliyeen Gobalka Hiiraan oo ka tirsan Hirshabeelle.

Wasiir Cabduqaadir oo shir jaraa’id qabtay ayaa waxaa uu boggaadiyey Ciidanka Xoogga dalka ee howlgalka ka wada Gobolka Hiiraan, isa goona ammaanay dowrka wanaagsan oo ay shacabka Gobalkaasi ka qaateen sidii Al-shabaab looga saari lahaa Hiiraan.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdu qaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in Al-shabaab laga xoreeyay deegaano badan oo ka tirsan gobalka Hiiraan, oo markii hore ay ku sugnaayeen.

"Waxaan ugu baaqeynaa dhammaan mu waadiniinta Soomaaliyeed in ay u guntadaan sidii aan isaga xoreyn laheyn Al-shabaab” waa sida uu hadalka u dhigay Wasiirka

"Wasaaradda Gaashaandhiggu waxa ay ku howlan tahay diyaarinta qorshe ballaaran oo guud ahaan dalka oo dhan looga xoreyna ayo Al-shabaab” ayuu sii raacsiiyey hadalkii sa Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Max amed Nuur

Maalmihii lasoo dhaafay Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Maamulka Hirshabeelle ayaa howlgalo ka dhan ah Al-shabaab ka waday degaano ka tirsan Gobolka Hiiraan, waxaana Shabaab la sheegay in laga qabsaday dee gaano dhowr ah oo ku sugnaayeen

Weerarkii Hotel Xayaat oo la soo afjaray

Ciidamada Dowladda ayaa daal iyo cadaa dis badan ka dib waxa ay u muuqdaan kuwa soo geba-gabeeyay weerarkii dableyda male eshiyada ka tirsan ay Habeen hore ku qaadeen Hote lka Xayaat ee Magaalada Muqdisho.

Xaaladda hotelka ayaa hadda ah mid degan, iyadoo aanay jirin wax rasaas ah oo halkaasi laga maqlayo, ciidamadii dhismaha hotelka ku jiray ayaana bilaabay inay dib uga soo baxaan.

Weerarka oo bilowday fiidnimadii Habeen hore ayaa la soo afmeeray saqdii dhexe ee Xalay, waxaana ciidamada laga dheehan ka raa daalka badan ee ay weerarkaasi kala kulmeen.

Ciidamada ayaa saacadba saacadda ka dambeysay waxaa ku kordhayay cadaadiska kaga imaanaya Saraakiishooda, kuwaa oo iy ana uu cadaadis ka haystay dhanka Mada xtooyada Qaranka.

Saraakiisha laamaha amniga ayaa laga soo xigtay in weerarka uu istaagay, balse ay Warbaahinta la hadli doonaan Axadda ber rito ah, haatana ay wadaan baaritaano iyo xa qiijin ay ku oganayaan sida ay wax u dhac een.

Burbur weyn ayaa ka muuqanaya dhisma ha hotelkan oo afar dabaq ka kooban, wax aana la tuhunsan yahay in burburka ay ku hoos jiraan meydadka dad ku dhintay wee rarkaasi.

Muddada uu weerarku socday ayaa waxaa ku xirmay waddada mashquulka badan ee Is goyska KM4, oo tan iyo Habeen hore aanay gaadii dka dadweynuhu adeegsan, sidoo kalena wa xaa gebi ahaanba Shalay xirnaa goobaha ganacsi ee ku yaala agagaarka isgoyskaasi.

Khasaaraha nafeed ee ka dhashay weerarka ni ayaa la sheegaya inuu aad u badan yahay, waxaase illaa iyo hadda la ogyahay in 20 qof ku dhinteen, halka 50 kalena ay ku dhaawac antay, iyadoona uu khasaaruhu intaasi ka badan karo.

Qoysas badan ayay guryahooda taallaa tacsi, ka dib markii xubno ay jeclaayeen ay ku waayeen weerarkaasi.

Waa weerarkii ugu muddada dheeraa ee ay Shabaabku ka gaystaan mid ka mida hote elada Magaalada Muqdisho


Beel kaliya oo ay 11 qof ugu dhinteen weerarka ka socda Hotel Xayaat + Magacyada

Waxaa isa soo taraya khasaaraha ka dha shay weerarkii lagu qaaday Hotel Xayaati ee Magaalada Muqdisho kaasoo weli lasoo af jari la’yahay ayada oo Al-Shabaab ay weli gu daha ugu jiraan.

Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macali mow, oo qoraal kusoo qoray bogiisa Facebo ok, ayaa soo bandhigay khasaaro weerarka as kasoo gaaray beelaha Soomaaliyeed qaa rkood, gaar ahaan beesha uu kasoo jeedo.

Macalimow ayaa she egay in beeshiisa Gug undhabe oo la isku yir aahdo Baadicadde, Jii dle iyo Gaaljecel uu khasaare xoog leh kasoo gaaray weerarkaas, wuxuuna soo bandhigay magacyada illaa 11 qof oo sagaal kamid ah ay kasoo jeedaan Baadicadde iyo Laba Jiidle ah oo lagu dilay weerarka. Wuxuu kale oo uu sheegay inuu jiro dhaawac badan.

Halkaan hoose ka akhriso qoraalka Mac alimow

Tolka qasaare ba’an ayaa ka soo gaaray weerarka hotel Xayaat.

Inta dhimatay Allaha u naxariisto inta dhaaw aca ah Eebe ha bogsiiyo, runtii waa dhacdo xanuun badan oo ay naftooda ku waayeen dad shacab ah oo aan waxba Shalaysan.

Gugundhabe 11, Baadicadde 9, Jidle, 2

1- Xaaji Bashir Xaaji Suleymaan Muxumed, 2- Cabdirashiid Cabdi Axmed, 3- Shahiid Ax med Cumar, 4- Axmed Cabdullaahi Ibraahim, 5- Cabdullaahi Abiib Maxumed, 6- Maryan Sheekh Cali, 7- Abdirashid Nuunow, 8- Yusuf Mahad Barrow, 9- Ahmed Cali Xaaji, 10- Nasra Ahmed Cali (Nasra Shiine), 11- Sey nab Abdi Maqaar.

Waxa intaa dheer in kaloo dhaawac ah oo cisbitaalada la dhigay oo Eebe uga baryeyno inuu bogsiiyo.Waxa aan u mahad celinayaa Ciidamada Amaanka oo tiro kale oo ay ku jir aan dad wax gal u ah beesha soo bad baad iyay.

Dadkaas waxa dilay gacan ka xaq daran , waqtigooda ayaa inta ku ekaa , Ilaah waxa aan uga rajeyneynaa Jannatul Fardowsa

Waxa aan sidoo kale tacsi u dirayaa dha maan inta ku dhimatay weerarkaas oo ay ku jiraan rag aan saaxiibo aheyn oo isla soo kornay.

Innaa Lilaah Waa Innaa Ileyhi Raajicuun.

Caruur iyo haween laga soo badbaadiyey hotel Xayaat iyo kuwo weli ku go' doonsan

Ciidamada dowladdda ayaa ku guuleystay inay haween iyo caruur kasoo badbaadiyaan Hotelka Xayaat, oo Xalay qaraxyo iyo weer ar toos ah ay kusoo qaadeen dagaaal-yaha no ka tirsan kooxda Al-Shabaab.Sidoo kale waxaa lasoo warinaya in dad shacab ah ay weli ku xayiran yihiin gudaha Hotelka oo illaa hadda ay ka dhex dagaalamayaan maleeshiy ada Al-Shabaab, oo ku jiray muddo ka badan lix saac oo xiriir ah, waxaana jira khasaare dhimasho iyo dhaawac oo badan.

Dadka lasoo badbaadiyey waxaa ka mid ah hooyo iyo saddex caruur ah oo ay dhash ay oo sawirkooda si aad ah loo wareejinayey baraha bulshada, gaar ahaan Facebook.

Waxaa isa-soo tar eysa xogta khasa arihii ugu horreey ey, waxaa na la xa qiijiyey dhim asha da ugu yaraan 10 qof, ayada oo dhaa wacana uu intaas aad uga badan yahay.

Dadka Hotelka ku dhintay ee aan maga cyadooda helnay waxa ka mida: Ganacsade Cabdiraxmaan Xassan Iiman, Yuusuf Mahad Barrow, Ibraahim Raage, Cabdihaadi Maxa med Sheekh Aadam, Xasan Maxamud Faar ax iyo qaar kale.

Dadka ku dhaawcamay waxaa ka mid ah taliyihii Nabadsugidda gobolka Banaadir Mu xiyaddiin Warbac Shadoor oo kamid ahaa ciidankii u gurmaday hoteelka.

Gudaha hoteelka ayaa waxaa ka socda dagaal u dhaxeeya ciidanka dowladda iyo maleeshiyada Al-Shabaab oo aan tiradooda rasmiga ah la aqoon. Al-Shabaabka ayaa la sheegay inay saaran yihiin qeybta kore ee hoteelka.

Alshabaab: Weerarka hotel Xayaat wux uu jawaab u yahay hadalkii Xasan Sheikh ee ahaa Shabaab

 waan soo afjarayaa

Ururka Alshabaab ayaa sheegay in wee rarka ay ku qaadeen hotel Xayaat uu yahay ja waabta madaxweyne Xasan Sheikh oo dhowaan sheegay inay dowladdiisu soo afja rayso Alshabaab.

Afhayeenka Alshabaab Cabdicasiis Abuu Muscab oo hadlay wuxuu sheegay inay dow ladda madaxweyne Xasan Sheikh tuse en aw ooddooda ka dib ma rkii ay weera reen ho tel kuyaalla Muqdisho, halkaas oo weli laga saari la'yahay shabaabkii guda ha u galay.

Abuu Muscab wuxuu sheegay in hotelka ay weerareen uu yahay meel lagasoo abaa bulo shirqoolada ka dhanka ah Alshabaab. Wuxuu sheegay inay ku laayeen dad badan oo katirsan shaqaale iyo masuuuliyiin dowl adda katirsan.

Dhinaca kale, war kale oo ay baahisay Al shabaab waxaa lagu sheegay inay si nabad galyo hotelka uga baxeen qaar kamid ah dag aalamayaashii Alshabaab ee gudaha u galay hotel Xayaat. Alshabaab waxay kaloo sheeg een in qaar kamid ah dagaalamayaasheeda ay ku harsan yihiin hotelka.Masoo bandhigin caddeymo arrintaas ku aadan. Waxayse she egeen inay weerarkaan u qorsheeyeen qaab ab badan oo dagaalamayaasheedu kaga soo bixi karaan hotelka, loona diyaariyay meel ammaan ah.

Waxay tilmaameen inay 40 qof ku dileen gudaha hotelka iyo dhaawaca 70 kale. Waxay sheegeen inay weli dagaalamayaa shoodu nool yihiin oo ay iska caabiyeen ciidamada huwanta ah.

Meydad hor leh oo laga soo saaray hotel ka Xayaat iyo rasaas goos goos ah oosocotay

saacadood kadib wali waxaa laga dhex maqlaya gudaha hotelka Xayaat ee magaa lada Muqdisho oo Habeen hore fiidkii weerar ku bilaawday qaraxyo Ismiidaamin ah Al-sha baab ku galeen rasaas marna xoogeysaney sa marna si goos goos ah u dhaceysa.

Shalay waxaa hotelka laga soo saaray meydadka ilaa 10 ruux oo la sheegay iney u badan yihiin odayaal dhaqameedyo shir ku la ha gudaha hotelka, waxaana marba marka ka dambeysa sii kordhaya tirada dadka ku dhintay hotelka Xayaat oo ay gudahiisa ka dhex dagaalamayaan xubo ka tirsan Al-shab aab.

Ciidanka dowladda Federaalka iyo ragga weerarka soo qaaday ayaa ku dhex dagaal amaya gudaha hotelka Xayaat, waxaana la maqlayaa dhawaqa rasaas xoogan iyo jugta qaraxyo miinooyiin ah oo labada dhinac ay qarxinayaan taaso la tilmaamayo iney sii kor dhineyso dhibaatada iyo maqashada ka dhex jirta hotelka Xayaat.

Gaadiidka gurmadka deg deg ah ayaa ilaa Habeen hore fiidkii hore ah mid ku how lahan qa adista meydadka iyo dhaawacy ada laga soo saarayo dhismaha hotelka Xayaat, kuwaas oo geynaya Isbitaalada magaalada Muqdisho, waxaana mashquul xoogan uu ka jira go obaha Isbitaalada Muqdisho oo ay buux dha afiyeen dad baadi goobaya dadko oda ka ma qan.

Wararka hordhaca ah ee Shabakada HOL ay ka heleyso khasaaraha dhimashada ee weerarka ka socda hotel Xayaat ayaa she egaya in ku dhawaad 25 ruux ay ku dhimatay weerarka, islamarkaana dhaawacyada ay kor u dhaafayaan 50 ruux.

Ciidanka dowladda ee sida gaarka ah u ta babaran ee loo yaqaano Haramcad, Alfa Group iyo ciidamo kale ayaa wada howlgalkii ugu danbeeyay ee lagu soo afjarayo dagaal ka qaatay saacadaha badan ee ka socda gu daha hotelka Xayaat oo ku yaala agagaarka Isgoyska KM-4 ee magaalada Muqdisho, oo wali rasaas goos goos ah laga dhex maqla ayo. wali war rasmi ah oo sheegaya tirada gu ud ee waxyeelada dhimasho iyo dhaawac la ma cadeyn waayoo wali masuul ka hadlay ma jirto dagaalkana wuxuu ka dhex soc

daa hoteelka Gudihiisa


Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Shalay Kusii Jeeda Magaalada Qardho

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Pun tland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Shalay oo sabti ah waxaa ay ku wajahan yihiin Magaalada Qar dho ee Xarunta Gobolka Kar kaar ee Puntland.

Warar la helayo ayaa wax aa ay sheegayaan in Mad axweyne Saciid Deni uu Mag aalada Qardho kaga sii gudbi doono Magaalada Dhahar, waxaana ujeedkii sa uu yahay sidii uu kulamo kala duwan ula qaadan lahaa mas’uuliyiinta magaaladaas iyo qeybaha bulshada.

Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa lagu wadaa in uu degmada Dhahar ka dhag ax-dhigo mashaariic horumarineed sidoo kalena u kuur-galo xaaladda bulshada ku dhaqan magaalada Dhahar.

Madaxweynaha Puntland ayaa sidoo kale la filayaa in uu la kulmo hoggaanka dhaqan ka degmada Dhahar, isagoona kala hadli doo na xaaladda guud ee deegaanka iyo sidii wax looga qaban lahaa abaaraha ka jira Mag aalada iyo deegaanada hoostega.

Madaxweynaha Maamul-goboleedka Gal mudug oo si rasmi ah u daahfuray Dhis maha Golaha

 Deeganka Dagmada Caabudwaaq

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Ax med Cabdi Kaariye, ayaa si rasmi ah u daah furay Dhismaha Golaha Deeganka Dagmada Caabudwaaq, kadib munaasabad ay kasoo qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulsh ada degmada Caabudwaaq, taas oo Shalay lagu qabtay degmada Caabudwaaq.

Madaxweynaha ayaa kaga mahadceliyay salaadiinta iyo dhaqanka degmada Caabudw aaq, sida wanaagsan ee ay u soo dhaweey een dhisidda Golaha Deegaanka degmada, islamarkana la soo dhisi doono goor dhow golaha deegaanka degmada Caabudwaaq.

Odayaasha dhaqanka ee degmada Caabudwaaq ayaa xusay inay soo dhawey nayaan dhismaha golaha deegaanka ee deg mada Caabudwaaq, iyagoona xusay in guud ahaan shacabka degmada qeybahooda kala duwan ay la shaqeeyaan Wasaaradda Arri maha Gudaha Galmudug, si loo dhiso golaha deegaanka.

Xisbiga Waddani oo cambaareeyay ima anshiyaha Yusuf Garaad ee Hargaysa

Xisbiga Waddani ayaa kasoo horjeestay imaanshiyaha Yusuf Garaad Cumar ee aaskii abwaan Hadraawi, wuxuuna sheegay in safarkiisu uu meel ka dhac ku yahay qaranim ada SomalilandXoghayaha Warfaafinta xis biga WADDANI Maxammud Aadan Jaamac (Galaal), ayaa qoraal uu ku baahiyay boga Facebook ee xisbiga, ku sheegay in safarka Yusuf Garaad, uu lafjab ku yahay qadiyada iyo dareenka shacabka Somaliland.

"In madaxdii dalka aynu jaarka nahay ee ma dax-bannaanideena in uga haysta dalkeena loo fasaxo waxay lafa jab ku tahay qadiyade ena iyo dareenka shac ab weynaha JSL" ayuu yidhi Galaal. "Joogitaanka Yuusuf Garaad oo xil u haya maamulka xamar ka jira waxay me el ka dhac ku tahay shuhadadeenii xoriyadda umadda naftooda u huray".

Waxa uu xukuumada ku eedeeyay in ay aaska abwaan Hadraawi ugu gabatay in ay burburiso heshiiska ay umada reer Somalila nd gaadhay ee Somaliland lagu dhisay. Waxa uu sheegay in xukuumada madaxwe yne Biixi ay doonayso in ay furto albaabo aan la aqbali karin.

Yusuf Garaad Cumar ayaa ah u qayb sam aha dowlada Soomaaliya u qaabilsan Badda Cas, wuxuuna hore usoo noqday wasiirka arr imaha dibadda.

Guddoomiye Ku-Xigeen Hore Oo Lagu Dilay Dagaal Ka Dhacay Degaan Ka Tirsan Sh/Hoose

Wararka aan ka heleyno degaanka Yaaq-biriweyne oo hoostega degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheega ya in gabaldhicii Shalay halkaas uu ka dha cay dagaal u dhexeeyay maleeshiyo beel eed.

Dagaalka maleeshiyo beeleedka u dhex eeyay ayaa salka ku haayay arrimo la xiriira aanooyin qabiil oo horey uga dhacay degaan ka Yaaq-biriweyne, dagaalka ayaa la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

Khasaaro dhima sho iyo dhaawacay aa lagu soo warram a yaa inuu ka dhash ay dagaalkaasi dhacay, waxaana dadka ku jiray Guddoomiye ku-xi geenkii hore ee arrimaha bulshada degm ada Wanlaweyn Axmed Kheyr Cabdow.

Weli ma jirto cid kala dhex-gashay labada maleeshiyo beeleed ee ku dagaalamay Ya aq-biriweyne, iyadoo dhinacyada uu gabalka ugu dhacay halkii ay ku kala sugnaayeen, Maaamulka Wanlaweyn ayaa ka hadlin dag aalka.

Si kastaba dagaal beeleedyo salka ku ha ayay arrimo la xiriira dilal aanooyin ayaa dho wr jeer sidaan oo kale uga dhacay degmada Wanlaweyn, waxaana dagaalada qaarkood ay ahaayeen kuwo si xun dad loo gu dilay.

Xafiiska Ergeyga Gaarka Ah Ee Abaara ha Oo Xukuumadda Ku Wareejiyay Deeq Gargaar

Isku duwaha guud ee Xafiiska Ergeyga ga arka ah Abdusalam Salwe oo uu wehliyo Kaa liyaha gaarka ah ee Ergeyga Dalmar Xasan Yuusuf, ayaa 40 Konteenar oo ay jirto deeq gargaar ah (Raashin) ku wareejiyay Wasaar adda Arrimaha Gudaha ee XFS.

Isku duwaha ayaa Wasiiru Dowladaha Wa saar ada Arrimaha Gudaha Ilyaas Cali Xasan ku waeejiyay deeqdaan oo ah gargaar ay Dowladda Imaaraadka Carabta ugu deeqday dadka Soomaaliyeed ee abaaruhu saameeye en, taas oo gaareysa 1,070 tan oo Dowladda Soomaaliya guddoontay 13 Agoosto 2022.

Macawinadaan ayaa ah raashin isku dhaf ah oo ka kooban cunnooyinka asaas iga u ah nolosha bani’aadan ka, waxaana loogu tala-galay in wax looga qabto xaaladda nololeed ee dad ka abaaruhu saameeyeen sida ay u kala daran yihiin.

Ugu danbayn, Isku duwaha oo saxaafad da la hadlay ayaa shacabka Soomaaliyeed u gu baaqay in diiradda la saaro garab istaa gga dadkeenna abaarahu ceyrteeyeen.

Maxakamada Degmada Hargaysa oo siidaysay sarkaal sare oo xisbiga Wad dani ka tirsan

Maxkamada Degmada Hargaysa, ayaa sii daysay Guddoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee Waddani Axmed Cumar Xaaji Cabdillaahi Xamarje, kadib mar kii uu iibsaday xadhig 2 bil ood ah oo lagu xukumay.

Xamarje ayaa la xidhay 11 August, xili uu ka qaybgala yay bannaanbixii xisbiyada mucaaradka, waxaana lagu helay danbi ah in uu sitay baastoolad sharci daro ah, sidaa darteedna waxa lagu xuku may 2 bilood oo xadhig ah, xadhigaasi oo uu iibsaday.

Hoos ka akhriso qoraalka maxkamada oo faah faahsan:-




Booliiska Somaliland oo soo qabtay nin dil naadir ah Hargaysa ka gaystay

Booliiska Somaliland ayaa ku guulaystay inay soo qabtaan nin afka soo duubtay, oo isaga oo ordaya Hargaysa xabad ku dilay nin oday ah, isla markaana dhawacay wiil 17 sanno jir ah 13 kii bishan.

Afhayeen u hadlay ciid anka booliiska ayaa she egay in ciidanku ku guulaysteen in lasoo qab to ninkan dilka naadirka ah ka gaystay Har gaysa, waxaanu raaciyay in uu qirtay in uu isagu falka fuliyay, sharcigana lala tiigsan do ono.

"Booliisku way ku guulaysteen, ninkaa way soo qabteen, qoraal ayaa laga sameey ay, waxa uu qirtay in uu falkan isagu samee yay, waxaana la gayn doonaa sharciga iyo maxkamada awooda u leh".

Waxa uu sheegay in ninka dilka gaystay uu u dan lahaa odayga dhintay, oo ay dhul isku haysteen lakiinse uu wiilka yar u toogtay si uu u jahawareeriyo booliiska oo falku ugu ekaado mid argagixiso.

"Waxa uu ahaa kiis abaabulan si uu nin kani inoogu tuso fal argagixiso, hase yee shee waxaanu ogaanay in uu falkani yahay fal aano ah, oo anay wax argagixiso ahi lug ku lahayn, ninkana aano dhul ayuu falkan ku fuliyay".

Ninkan Xalay lasoo qabtay ayaa 13 bi shan inta uu madaxa soo duubtay isaga oo cararaya toogasho ku dilay oday Cabdi Xa ndule Fidhin, isla markaana dhaawacay Sa kariye Maxamuud Sheekh Muumin oo ah wiil 17 jir ah.

Turkiga oo si adag u cambaareysay Wee rarka Al-shabaab ku qaadeen Hoteel Xayaat.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaar adda Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa lagu ca mbaareeyay qaraxyada iyo weerarka tooska ee lagu qaaday Hotelka Xayaat ee magaa lada Muqdisho.

"Waxaan si adag u cambaareyneynaa we erarradan argagaxisada ah, waxaana Allaah u rajeyneynaa in uu naxariistii jano ka war aabiyo intii ku geeriyootay, waxaana tacsi u direynaa ehelada iyo qaraabada iyo sidoo kale dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ee saaxiibada iyo walaalaha ah, waxaana u rajaynaynaa caafimaad deg deg ah dadkii ku dhaaqacmay” ayaa lagu yiri Warsaxaafadeed ka.



MA HOTEKAA LA DUMINAYAY MISE?.


Hotel Xayaat waxaa Dagaal ka dhax soc day in ku dhaw 24 saac, Dad ayaa ku xayi rnaa Hotelka dhaxdiisa iyo Deegaanada u dhaw.Waxa eyna sugayeen in la soo bad baadiyo.

Kuwa Hotelka soo weeraray waxa ey wateen ugu badnaan Hubka fudud iyo F1.

Haddii Adiga oo Gudaha ku jiro Qol kaaga, Hub aad u culus Dibadda looga soo rido, oo kuwii ku ba db aadinayay ey kugu du miyaan Qolka. Ka dib na aad dare entid in Hotelka aad ku dhax jirto la burburinaayo si Adiga laguu Badbaad iyo, kadib na Adigii iyo Hoteelkiiba aad wada qarx adiin.

Waxaad is leedahay, ma Hotelkaa la bur burinayay si Adiga la ii badbaadiyo?. mise Ad iga iyo Hotelkaba in leydin wada qarxiyo ay uu qorshuhu ahaa?.( F.S: 1-6aad)

Hotelka iyo Dadka midkood waa la badb aadi karay. Sheekadu waa sida Ridii, weelka, Madaxa la gashay ee Caaqilkii yiri: Rida hala qalo, kadibna Dhariga hala jabiyo. Kadibna yiri: Caqligeyga wanaagsan haddaan la dhin to yaa Gadaashey Cidda hogaami doono. Ama waa sida Sarkaalkii yiri: Haddii Hotelkii iyo Dadkii qaar ayna Badbaadin, yaa gadaa sheey Ciidamada Hogaami doono.( F.S: 7aad)

Shaki badan ayaa ku gadaaman habaka loo isticmaalay Howlgalkii Hotel Xayaat. ma Aqoon daraa? ma itaal daraa? Ma Hagaraa? Ma qorshe siyaasadeed Dadka iyo Ciidanka la isaga horkeenayaa?.

Shacabka Shakiyaa galee, ha laga shaafiyo.

intii ku dhimatay Alla ha u dambi dhaafo, intii ku dhaawacan tayna Alla ha caafiyo.

Qore: Yahya Amir

 


LA KULAN GABADHAN SOOMALIYEED EE MOOTADA KU KAXAYNAYSA

 HINDIYA




Yasmiin Saciid Xuseen mooto ayey jaama cadda ku tagtaa Qoraalka sawirka,

Yasmiin Saciid Xuseen mooto ayey jaamaca dda ku tagtaa

Marka aad tag to mag aalo walba oo ka mid ah dalka Hindiya, wa xa ugu badan ama u gu horeeya ee ay indh ahaagu qabtaan ayaa waxaa ay tahay gaad iidka mootada loo ya qaano, taasoo si aad ah looga isticmaalo dalkaasi.

Dalka Hindiya oo isticmaalka mootada ay san u kala soocneyn ragga iyo dumarka ayaa marka loo eego dhaqanka soomaalida, wax aa naadir ah in la arko dumar Soomaali ah oo saaran mootada, iskaba daa inay kaxeeya ane.

Yaasmiin Saciid Xuseen oo ah gabar So omaaliyeed oo wax ka barata mid ka mid ah jaamacadaha magaalada Hyderabad ee dal ka Hindiya ayaa waxay ka mid tahay dadka gacantooda ku kaxeysta mootada, iyadoo BBC-da u sheegtay inay ku aaddo jaamacad da, haddii Soomaaliya ay joogi laheydna taasi aysan u suurtagasheen. Muran ka dhashay guurka nin Muslim ah iyo gabadh Hinduu ah oo go'aan laga gaara Magaalo ay adag tahay in maydadka Soo maalida loo helo meel lagu xabaalo

Yaasmiin waxay sheegtay in duruufta ay ku kalliftay mooto kaxaynta

Qoraalka sawirka,

Yaasmiin waxay sheegtay in duruufta ay ku kalliftay mooto kaxaynta

Dhaqan ahaan gabdhaha Soomaalida inta ba dan waa ay ku adag tahay inay raacaan ama ay ka xeeyaan mootada, balse Yasmiin oo ku nool dal shisheeye ayaa waxaa ay sheegtay in duruufta ay ku kaliftay inay gaadiid ahaan u adeegsato mootada, madaama aysan heysan gaadiid kale.

''Marka aad baraneyso kaxeyn ta moota da waa mid aad u adag, oo waa ay culeys ba dan tahay, xilli yadii hore kharash badan ay aa iiga bixi jiray adeegsida bajaajta, duru fta ayaana igu kal iftay sababtoo ah jaama ca dda way iga fog ta hay, wax kale oo aan ku aadana ma haysto'' waxaa sidaasi BBC-da u sheegtay Yasmiin

Yaasmiin oo meel konton kilomitir ka baxs an magaalada Hyderabad ee waddanka Hind iya wax ka barta ayaa dhaqan walba oo bul shada Soomaalida ay aaminsan yihiin waxaa ay ka door bidday sidii ay ku dabooli laheyd baahida ay u qabto inay hesho gaadiid ay ku aaddo jaamacadda. Iyadoo sidaasi ay tahay na Yaa smiin waxaa ay sheegtay in caq ab ado ay ka mid yihiin dhaga had al ay kala kulanto qaar ka mid ah bu lshada Soomaalida ee Hydera bad, oo aan u baran inay ar kaan dumarka kaxeynaya mo otada.

Mootooyinka ayaa aad ugu badan waddan ka Hindiya

Mootooyinka ayaa aad ugu badan wadd anka Hindiya

Dad badan ayaa igu yiri gabar ayaa tahay oo mootada kuuma fiicna, balse waan iska wataa oo wax dhib ah kala ma kulmin'' ayey tiri.

Yasmiin waxaa kale oo ay sheegtay in ha ddii ay joogi laheyd gudaha Soomaaliya ay ku adkaan laheyd in ay mootada ku kaxe yso, haatanse ay dal shisheeye joogto, duruufta na ay ku kalliftay.

Magaalada Hyderabad ee koonfurta Hin diya oo ah magaalo sidoo kale laga istic ma alo bajaajta, ayaa waxaa adag inaad ara gto gaadiidka dadweynaha sida basaska, oo had dii aad aragtana ay aad ugu yar yihiin. Waxa a sidoo kale nadir ah inaad aragto qoys aan an heysan mootada, madaama intooda bad an lagu farsameeyo gudaha dalka Hindiya, dadkuna ay u adeegsadaan howl

maalmeedkooda.XIGASHO:BBC

 

MAXAA DHICI KARA HADDII DUULIY EYAASHA DIYAARADDA AY HURDAAN AMA MIYIR DABOOLMAAN?


Waxaa horey dunida uga dhacay dhacdo oyin la xiriira duuliyeyaasha diyaaradaha qa ar oo hurdday ama miyir daboolmay, arrint aas oo halis gelin karta nolosha dadka raak abka ah.

Waxyaabaha ugu weyn ee loo aaneyna yo dhibaatadan ayaa ah daalka iyo hurdada la'aanta ay la kulm aan qaar kamid ah duliyeyaasha caalamka. Waxaana lagu qiyaasaa shilka ka dhasha khaladaadka banii'aadanka gaar ahaan had dii uu duulayo daalo isla markaana uu hur ddo boqolkiiba 15 ilaa 20.

Daalku wuxuu keenaa in howasha ay du uliyaha ay gaabis noqoto gaar ahaa feejig naanta iyo go'aan qaadashada daciif noqota.

Sahan uu sameeyay ururka duuliyayaasha ee British Airline (Balpa) oo wareystay 500 oo duuliyeyaal ayaa lagu ogaaday in 43% ay si iskood ah ugu seexdeen qolka diyaarada laga wado, halka boqolkiiba 31% ka mid ah duuliyayaashaasi waxay sheegeen in markii ay tooseen duuliyaha kale uu isna hurday.

"Ma jirto wax diyaarad ah oo burburtay taari ikhda duulimaadka kadib markii uu duuliyaha diyaaradda ka seexday kontaroolka," ayuu yiri David Learmount, oo ah duuliyihii hore ahna tifaftiraha majaladda ka warranta badbaadada duulimaadka ee Flight Global, sida uu ku warramay wargeyska The Guar dian.

Wuxuu intaa ku daray ,"Weligeed ma dhicin arrintaas".

Daalka ayaa lagu sheegay mid ka mid ah sababaha keenay in shaqaalaha diyaaradda ay si degdeg ah uga jawaabi waayaan xaw aaraha diyaaradda.Hubka lagu nastay ee ba ddalay Taangiyada iyo dagaalkii gacanta la isula tagi jiray

5 Febraayo 2022

Sanadkii 2009-kii waxaa magaalada Buf falo ee dalka Mareykanka ku dhacday diyaar ad, waxaana diyaaradda ku dhintay dhamma an dadkii saarnaa diyaaradda, waxaana la og aaday in duuliyeyaashii diyaaradda ay ku gu uldareysteen inay ka jawaabaan digniinta markii ay diyaaradda si gaabis ah hawada u gu socotay.

Waxaana la sheegay in duuliyeyaashii diy aaradda iyo rakaabkaba ay safar dheer soo galeen oo aysan nasan.

Shaley ayay aheyd markii labo duuliye ay seexdeen iyagoo lumiyay dhabbaha ay diyaa raddu ku cararto si ay duulimaadka si nabad ah ugu dajiyaan.

Ilaalada hawada ayaa la xiriiray kadib mar kii ay kasoo dageen garonka diyaaradaha ee Addis ababa.

Shaqaalaha diyaaradaha Ethiopian airline ayaa ugu danbeyn qaylo ku kiciyay duuliye yaasha taasi oo sababtay in diyaaradda dajiy aan. Shalayna waxaa soo baxaya warar she egayo in shaqada laga joojiyay labadii duu liye ee u shaqeynayay shirkadda diyaradaa ha ee Ethiopian Airlines.

Diyaaradda Boeing 737, waxay qaadda 154 rakaab ah taasi oo wax kayar labo saa cadood ku qaadata marka ay u safreyso dala lka deriska ah.

Mararka qaar hurdo kama oo kali ah ma ahan waxyaabaha welwelka keena.

Waxaa jirtay diyaarado ku khasbanaatay si deg deg ah loo dejiyo kadib markii uu xanuun lasoo darsay duuliyaha diyaaradda, sanadkii 2019 diyaarad rakaab laga lahaa dalka Ru ushka, laguna magacabo Aeroflot ayaa si de gdeg ah u degtay kadib markii mid kamid ah duuliyeyaashii waday diyaaradda uu wadna ha istaagay.

Diyaaraddan oo xilliggaas ka ambabax day magaalada Moscow ee caasimadda Ru ushka, kuna sii jeeday magaalada Anapa ay si degdeg ah ugu degtay garoonka caalami ga ee Platov ee magaalada Rostov-on-Don.

Duuliyihii labaad ayaa la sheegay in uu la wareegay diyaaradda, wuxuuna markii dam be codsaday in diyaaradda ay si degdeg ah u degto, kadib markii uu khalkhalay.


MAXAAD KA TAQAANNAA DALALKA DADKOODA KU BARYAYA 'ILMO

BADAN DHALA' SI LACAG LOO SIIYO?

Madaxweynaha Ruushka ayaa toddoba adkan soo saaray amar lagu xoojinayo abaa lmarinta loogu magac daray "Hooyooyinka Halyeeyada ah", barna amijkaas oo ay hirgelis ay dow laddii Midowgii Soofiyeeti sann adkii 1944-tii.

Abaalmarintan ayaa looga golleeyahay in lagu dhiirigaliyo qoysaska si ay dhalaan car uur badan. Putin wuxuu sheegay in abaalma rintan ay isugu jiri doonto lacag iyo waxyaabo kale oo qaali ah oo la siin doono hooyo kasta oo dhasha 10 carruur ah iyo wixii ka badan.

Waxay tallaabadan kamid tahay dadaallada sare loogu qaadayo kororka tirada bulshada Ruushka.

Putin

Waxaa la sheegay in 15,000 oo askari oo Ruush ah lagu dilay dagaalka ka socda Uk ra ine ilaa 45,000 oo kalena lagu dhaawacay. Si kasta ba ha ahaatee, abaal-ma rintan ayaan la xiriirin saa meynta dagaal ka Ukr aine.

Sidoo kale waxaa jiraa shan dal oo kale oo dadkooda u sheegay inay abaalmarin siin do onaan waa haddii ay dhalaan carruur badan:

FINLAND

Dalka Finland oo ka mid ah wadamada Yurub oo ay ku nool yihiin tira da caruurta u gu yar ayaa da dkiisa lacag ku siinayaa si ay u dhalaan caru ur. Laga soo bilaabo sanadkii 2013, ilmo kas ta oo ku dhashay magaalada Lestijärvi waxa a wa alidka la siiyay €10, 000 oo lacagta Eur o ah.Lestijärvi waa mid ka mid ah magaa looyinka ugu dad ka yar ee dalka Finland.

ESTONIA

Dalka Estonia oo ka mid ah dalalka dhaca Yurub oo in muddo ahba dhaqaale badan ku bixin jiray sidii loo xoojin lahaa dhalmada, wa xay dawladda si gaar ah ugu faraxsan tahay qoysaska haysta carruur badan. Qoys kasta oo u dhashay dalkan oo leh saddex carruur ah ayaa waxaa la siiyaa €520 lacagta euro bishii, taasoo oo lagu dhiirigelinaya waali diinta si ay carruur badan u dhalaan.

JAPAN

Dalka Japan, tirada carruurta dhalaneysa ayaa gaartay heerkii ugu hooseeyay afar iyo labaatankii sano ee la soo dhaafay, sida uu sheegay Business Insider. Laakiin meelaha horumarka weyn ka sameeyay tirada carruur ta badan ee dhalaneyso ayaa ah meelaha la cagta gunnada ah lagu siiyo hooyada umu sha. Tusaale ahaan magaalada Ama, oo ka ti rsan jasiiradda Nakanoshima, ayaa waalid ka sta oo ilmihiisii ​​ugu horreeyay dhala waxaa la siiyaa lacag dhan 940 oo doolar.

AUSTRALIA

Dalka Australia ay ka mid tahay dalalka ku dadaalayo sidii uu sare ugu qaadi lahaa kor dhinta tirada dhalm ada, inkastoo aysan jirin lacag gaar ah oo la siiya waalidiinta. Laakin dalka ni waxa uu ka mid yahay wadamada bixiya ade egyada gaarka ah waa lidiinta caruurta badan haysta, waxay dowla da waalidiinta ka caawisaa waxyaabo bad an oo dhinaca adeega caruurta ah.

D/Mareykanka oo cambaareys ay werarka ay Al-Shabaab ku qaadeen Hotel Xaya at.

Dowladda Mareykanka ayaa si adag u ca mbaareysay weerarka saacadaha badan ka socda Hoteelka Xayaat ee magaalada Muq disho.

"Dowladda Mareykanka waxaa ay si adag cambaareynaysa weerarka ay Al-shabaab ku qaadeen Hoteel ku yaal Muqdisho. Waxaan tacsi u direyna dhammaan qoysaska waayay dadkoodii ay jeclaayeen, waxaana caafimaad u rajeynayna inta dhaawaca ah. waxaana ba llan qaadeynaa in aan sii wadeyno taageera da Soomaaliya si loola xisaabtamo gacan-ku-dhiiglayaasha & dhismaha wixii ay burbu riy een” ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay Mareykanka


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip