HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 10-KA AGOOSTO 2022-KA

0
Wednesday August 10, 2022 - 08:42:07 in Wararka by
  • Visits: 440
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 10-KA AGOOSTO 2022-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Xasan Sheekh Oo Booqday Warshadaha Soo Saa raQalabka Ciidamada Milateriga Ugandha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soo maaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo waf diga uu hoggaaminayo ee ku sugan dalka Unganda ayaa booqday deegaanka Nakasongola oo ay ku ya allaan Warshadaha Luwero ee soo saara qalabka Ciidamada Milateriga ee Uganda.

Madaxweynaha ayaa sha cabka iyo dowla dda Uga nda ku boga adiyey dada alla da wax ku oolka ah ee ay ku bixinayaan kobc inta wax-soosaarka iyo warshadaha dalkooda, taas oo dhiirri gelinaysa dal alka Gobolka iyo hal abuurka Shucuubta Geeska Afrika.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Uganda iyo guud ahaan gobolka ay door firfircoon ku leeyih iin ganacsiga iyo wax-soosaarka Warshadaha dalalk an, waxa uuna ugu baaqay in dowladda Soomaaliya ku garab istaagaan horumarinta kaabeyaasha dhaq aalaha, ganacasiga iyo kobcinta dhaqaalaha dalke enna.

Wafdiga Madaxweynaha JFS Md. Xasan Sheekh Maxamuud ku wehelinayey booqashadan, waxaa ka mid ah Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Abshir Cumar Hur use, Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Md. Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Wasaa radda Ganacsiga, Warshadaha Md.Jabriil Cabdira shiid, Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka Baar lamaanka Federaalka Soomaaliya, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Mudane Xuseen Sheekh Maxamed iyo Danjiraha dalkeenna u fadhiya Uganda Mudane Cali Maxamed Maxamuud.

Waa kuwee shanta wasiir ee Shalay la wareegay xilalka wasaaradahooda?

Qaar kamid ah Golaha Wasiirada cusub ee xuku umadda federaalka Soomaaliya ayaa Shalay xilka la wareegay Wasaaradaha loo magacaabay, kadib ka lsooni siinta Golaha Shacabka ee 7-dii bishaan.

Xil-wareejinta ugu horreysa ayaa Shalay ka dha cday Xafiiska Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, munaasabadda ayaa waxaa xilka kula wareegay ku-xigeenka cusub ee Ra’iisul Wasaare Xamza ee Saa lax Jaamac, oo uu ku wareejiyay Mahdi Guuleed oo ahaa Ra’iisul Wasaare ku-xigeenkii xukuumaddii hore.

Sidoo kale waxaa xilka la wareegtay Wasiirka cu sub ee Wasaaradda Bii’ada iyo Isbeddelka Cimillada Marwo Khadija Mohamed Al-makhzoumi oo Shalay si rasmi ah xilka ugala wareegtay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenkii hore Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, oo Waaxda Bii’adu ay hoos tagi jirtay xafiiskiisa.

Wasaaradda Labaad ayaa ah Wasaaradda Gaadiid ka iyo Duulista Hawada oo uu wasiir ka ahaa Duraan Cali Faarax, isaga oo xilka ku wareejiyay Wasiirka cusub ee wasaaradda, Marwo Fardowsa Cismaan Cigaal.

Wasaaradda Saddexaad ee Shalay xil-wareej inteedu dhacday ayaa aheyd Wasaarada Dekadaha iyo Gaadiidka Badda oo Wasiirkii hore ee wasaara daas Marwo Maryan Aweys Jaamac ay xilka ku wa reejisay Wasiirka cusub Mudane Cabdullaahi Axmed Jaamac (Ilka-jiir).

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Saalax Jaamac ay aa sidoo kale xilkii u kala wareejiyay wasaarada Afa raad oo aheyd Wasaaradda Maaliyadda oo Wasiirkii hore ee Dr Cabdiraxmaan Bayle uu xilka ku wareeji yay Wasiirka cusub ee wasaarada Dr Cilmi Max amed Nuur.

Xil-wareejintii ugu dambeysa ee Shalay dhacday ay aa waxa xilka kula wareegay Wasiiru-dowlaha Xafis ka Ra’iisul Wasaaraha, kaasi oo si rasmi ula waree gay Xirsi Jaamac Cumar, oo xilkii uu kala wareegay Cabdixakiin Xasan Ashkir oo ahaa Wasiiru-dowlihii Xafiiska Wasiirka koowaad ee xukuumadda.

Sida uu qorshuhu yahay xil-wareejinta Wasiirradaha cusub ayaa sii socon doonta illaa maalinta Sabtida oo ay taariikhu ku beegan tahay 13-ka bishaan.

Madaxweynaha JFS ayaa xarigga ka jaray dhism aha Safaaradda Soomaaliya ee dalka

Madaxweynaha JFS, Md Xasan Sheekh Maxa muud ayaa xarigga ka jaray dhismaha Safaar adda Soomaaliya ee dalka Yugaandha, kadib markii dhow aan dayactir ballaaran lagu sameeyay.

Munaasabadda xarig jarka Safaaradda ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirro, Xildhibaanno qeyb ka ah wafdiga madaxweynaha, Jaaliyadda Soomaaliy eed ee dalka Yugaandha, Ganacsato, Arday iyo ma rti sharaf kale.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ugu horreyn ka mahad celiyay ganacsatada Soomaaliyeed ee ka qeyb qaadatay dhismaha iyo dayactirka Safaarad da, isagoo sidoo kale ku boorriyay inay gacan ka geystaan dib u dhiska dal ka.

Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in hoo yada Soomaalinimadu ay tahay JFS cadowga nagu habsadayna aynu isnu iska dul qaadi doonno dho waan, taas oo suurta gal ka dhigi doonto in ay dadka Jaaliyaddu usoo dalxiis tagaan iyaga iyo carruurtoo duba.

Ugu dambayn, Madaxweynaha JFS mudane; Xa san Sheekh Maxamuud ayaa shahaado sharaf gud doonsiiyay ganacsatadii ka qeyb qaadatay dib u dayactirka Safaradda Somaliya ee dalka Yugaandha

Soomaaliya iyo Uganda oo soo dhoweeyay heshiisyo ganacsi iyo kuwo amni oo ay kala saxiixdeen labada dal

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Uganda ay aa soo dhoweeyay heshiisyo is afgarad ah oo looga gol leeyahay in lagu xoojiyo iskaashiga ganacsiga, amniga iyo diblumaasiyadda.

Warqoraal ah oo ka soo baxay Villa Somalia ay aa lagu sheegay in labada dal ay kala saxiixdeen heshiisyo ku saabsan difaaca, ga nacsiga iyo iskaashiga siyaasa dda, kaddib ay kulmeen guddi jo ogta ah oo wadajir ah oo udub dhexaad u ah iskaashiga labada dal.

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ku ammaanay Uganda kaalinta ay ka qaadaneyso xasil inta Soomaaliya iyadoo u maraysa howlgalka Mido wga Afrika ee ATMIS.

Dhankiisa, Madaxweyne Yoweri Museveni waxa uu ballan-qaaday inay dowladdiisa ka taageerayso Soomaaliya sidii ay si degdeg ah ugaga mid noqon lahayd ururka Bulshada Bariga Afrika ee loosoo gaabiyo EAC.

Safarkaan uu Madaxweyne Xasan Sheikh ku tag ay Uganda, waa safarkiisii 8-aad tan iyo markii loo doortay madaxweynaha Soomaaliya ku dhawaad saddex bilood ka hor.

Xildhibaan Odawaa oo ka cudur taartay ka mid noqoshada Guddigii Sheekh Aadan Ma doobe u xilsaaray dhacdadii Golaha Shacabka

Xildhibaan Cabdiraxman Maxamed Odawaa oo ahaa Guddoomiyihii Guddiga uu Guddoomiyaha Gol aha Shacabka u xilsaaray baaritaanka buuqii & gac an ka hadalkii ka dhashay Kulankii Golaha Shacab ka ee lagu ansixiyay Golaha Wasiir ada ayaa isaga baxay Gudddiga

Qoraal kooban oo Xildhibaanka uu soo dhigay bartiisa Facebook ayuu kaga cudur daartay kamid ah aanshaha Guddiga, wuxuuna Xildhibaannada Gol aha Shac abka uu kula dardaarmay ilaalinta anshaxa Baarlam aanka. ayaa iska casilay isagana baxay

Ka cudur daarasho.

Anigoo u mahad celinaya gud oo miyaha golaha shacabka JFS Md. Sh Aadan Maxamed Nuur (Sh Aad an Madoobe), haddana wa xaan ka cudur daara nayaa ka mid noqosha da xubinimada guddigaan hoos ku lifaaqan.

Xildhibaanada saxiibadeey ah waxaan kula dar daarmayaa in aan mar walba ilaalinno anashax iyo dhaqanka wanaagsan, xasuusnaana inaan nahay in dhihii dalka.

Mahadsnaidiin

Muxuu Aadan Madoobe ka yeelay go’aankii uu qaatay Odowaa?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aad an Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa ka aqba lay cudur daarkii uu soo gudbiyey Xildhibaan Cabdi raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) isagoo ku bed elay xildhibaan kale.

Xildhibaan Cabdiraxman Odowaa ayaa Shalay Guddoomiya ha uga cudur daartay inuu kamid noqdo guddi uu u xil-saaray baarit aanka buuqii iyo gacan ka hadalkii hareeyey kulanka baarlamaanka maalintii la anxisiy ey xukuumadda cusub ee 7-dii bishaan.

Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa xubinimadii uu diiday Odawaa, wuxuu u magacaabay Xildhibaan Maxamuud Cabdullahi Axmed (Abuukaato).

Odawaa ayaa Shalay bartiisa Facebook ku soo qoray, "Ka cudur daarasho. Anigoo u mahad celin ay a gudoomiyaha golaha shacabka, haddana wax aan ka cudur daaranayaa ka mid noqoshada xubinima da guddigaan hoos ku lifaaqan. Xildhibaanada saxi ibadey ah, waxaan kula dardaarmayaa in aan mar walba ilaalinno anashax iyo dhaqanka wanaag san, xasuusnaana inaan nahay indhihii dalka. Mahadsa nidiin.”

Guddigan ayaa ka kooban shan Xildhibaan, wax aana la faray in warbixin ay ka keenaan wixii hoolka baaralamaanka ka dhacay Axadii, isla markaana nati ijada ka soo baxda baaritaanka ay dib ugu soo celi yaan guddoonka.

Sidoo kale guddiga ayaa sameyn doona xog uru urinta iyo wareysiga xubnaha Golaha Shacabka ee xaadirka ku ahaa xarunta iyo qof kasta oo goobjoog ku ahaa xarunta maalintaas.

Xubnaha guddigaan ayaa kala ah:

Xildhibaan Maxamuud Cabdullahi Axmed (Abuukato)

Xildhibaan Axmed Maxamuud Jaamac

Xildhibaan Axmed Cabdi Kooshin

Xildhibaan Maxamuud Cabdiqaadir Xaaji

Xildhibaan Ismaaciil Ciid Maxamed

Guddoomiyaha ayaa ugu dambeyntiina faray Xogha yaha guud ee Golaha Shacabka in uu u fudu deeyo xubnahaas wixii tas-hiilaad ah ee ka guddi ahaan ay u baahdaan.


Qaraxyo khasaaro geystay oo ka dhacay duleedka Kismaayo

Wararka naga soo gaaraya Galbeedka Magaal ada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa she egaya in Shalay ay halkaasi ka dhaceen qaraxyo farabadan oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Ilaa 9 qarax oo ahaa kuwa miin ada dhulka lagu Aaso ayaa ka dhacay inta u dhaxeeysa dega annada Buula Xaaji iyo Kism aayo gaar ahaan Nawaaxiga de gaana Cabdalla Biroole.

Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in qara xyada badi ay qabsadeen Gaadiid ku safrayay wada daas, waxaana dhimasho iyo dhaawac ku noqday dad Shacab ah oo u badan xoolo dhaqato.

Degaannada ay qaraxyada ka dhaceen ayaa wa xaa dhowr jeer qaraxyo iyo weeraro toos ah ay Al-Shabaab kula beegsadeen Ciidamo katirsan Daraaw iishta Jubbaland xilli ay ku wajahnaayeen degaanka Cabdalla Biroole.

Saraakiil iyo Ciidamo katirsan laamaha Amniga Maamulka Jubbaland ayaa ku baxay goobaha ay qar axyada ka dhaceen, iyada oo la filayo in saacadaha soo socda ay faah faahin ka bixiyaan khasaaraha ka dhashay qaraxyada.

Muxuu C/C/ Sharmaarke ka yiri xukuumadda XAMZA?

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo wareysi sii yey Telefishinka HBN ayaa ka hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan xukuumadda cusub ee la soo dhisay iyo shaqooyinka horyaalla.

Cumar Cabdirashiid ayaa ugu horreyn soo dhaw eeyey dhismaha xukuumadda, wuxuuna shaaca ka qaaday in ra’iisul wasaare Xamza iyo Golihiisa Wasii rada looga baahan yahay inay la yimaadaan qorsha yaal wax looga qabanayo amniga iyo la dagaalanka Al-Shabaab.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in amniga guud ee dalka wax laga qaban karo, marka la sugo kan caas imada Muqdisho, wuxuuna ku taliyey in laga hortago kooxaha ciyaal weerada iyo ragga hubeysan ee dilal ka qorsheysan iyo weerarada qaraxyada ah ka gey sta caasimada.

Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka ayaa soo dhowe eyey magacaabista Sheekh Mukhaar Cali (Abuu Ma nsuur) oo ka mid noqday Golaha Wasiirada cusub kaas oo loo dhiibay wasaaradda diinta iyo awqaafta ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, wuxuuna sheegay in arrin wanaagsan ay tahay balse wuxuu soo jeediyey in looga faa’iideysto dagaalka Al-Sha baab.

Waxa kale oo uu ka dalbaday dowladda cusub in ay ka shaqeyso hagaajinta xiriirka caalamiga ee So omaaliya iyo isku heynta dalalka gobolka iyo kuwa dariska la ah Somalia.

Ugu dambeyn wuxuu shacabka Soomaaliyeed u gu baaqay in lalal shaqeeyo xukuumadda, si loo ga aro horumar ballaaran iyo meesha la hiigsanayo oo ah Soomaali barwaaqo ah.

Hadalkaan ayaa ku soo aadayo, ayada oo Axadii la soo dhaafay Golaha Wasiirada cusub ee Sooma aliya ay cod aqlabiyad leh ku meel mariyeen xildhib aannada Golaha Shacabka.

Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay in Mar ayka nku duqeymo ka dhan ah Alshabaab ka geystay gobolka Hiiraan

Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in diyaar adaha Maraykanku ay duqayn ka dhan ah Alshaba ab ka geysteen gobolka Hiir aan, halkaas oo muddooyin kii ugu dambeeyay ay Shaba abku dhaqdhaqaaqyo ciidan ka wadeen.

Dowladda federalka Soomaaliya waxay sheegtay in Mareykanku uu qaaday weerar uu ku taageerayo ciidamada xoogga dalka ee howlgallada ka dhanka ah Alshabaab ka wada gobolka Hiiraan.

Alshabaab ayaa dhawaan weerar ismidaamin ah ka geysatay gobolka Hiiraan, waxay ku dishay askar iyo saraakiil katirsan ciidamada Gorgor, kuwaas oo saldhigyo cusub ka sameystay gobolka Hiiraan, si ay uga hortagaan abaabul ciidan uu Shabaabku ka wado deegaannada uu kaga sugan yahay Hiiraan.

Sida lagu sheegay war lagu daabacay boggaga inte rnetka ee warbaahinta dowladda, ma jiraan dad ra yid ah oo wax ku noqday weerarkan, waxayna dowl addu sheegtay in Maraykanku sii wadidoono taag eerada uu siiyo Soomaaliya.

Waa duqayntii labaad oo Maraykanku ka fuliyo Soomaaliya, labo todobaad gudihiis. 19kii bishii July ayay ahayd markii Maraykanku duqayn ka geystay tuulada Lebikuus ee gobolka Jubbada hoose.

Guddoomiyaha gobolka mudug oo qaabb ilay wafdi ka socda hay’adda UNHCR

Guddoomiyaha gobolka mudug mudane, Axmed Xuseen Shire Bukhaari ayaa xarunta gobolka mudug ku qaabbilay wafdi ka socday hay’adda UNHCR oo ay hoggaaminaysay madaxa cusub ee HEAD SUB OFFICE, Monique Rudacogora, laguna sagootinay ay madaxii hore Mohamed Shekinweri.

Guddoomiyaha Gobolka mudug mudane, Axmed Xuseen Shire Bukhaari oo ay wehliyaan Agaasi mayaa sha maamulka go bolka mudug ayaa kulanka la qaatay wafdigaan ka socday Hay’adda UNHCR.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray wadashaq eynta mamaulka Gobolka mudug iyo Madaxa cusub ee taageeridda bulshada tabaalaysan ee gobolka mu dug kuwaas oo saameyn ku yeelatay Abaarta Dalka ka jirta.

Guddoomiyaha gobolka mudug mudane, Axmed Xuseen Shire Bukhaari ayaa kaga mahad celiyay Ma daxa Cusub ( HEAD SUB OFFICE) Monique Rudac ogora iyo dhamaan shaqaalaha UNHCR isagoona kula dardaarmay inay Maamulka Gobolka mudug ka garab siiyaan gurmadka loo sameynayo dadka aba artu ku saamaysay ee gobolka ku nool.

Sarkaal katirsan Ciidanka xoogga dalka oo lagu dilay Kismaayo

Wararka aan ka heleyno Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in Shalay halkaasi Nin hubeysan uu ku dilay Sarkaal katirsanaa Ciidamada xoogga dalka So omaaliyeed.

Sarkaalka oo lagu Magacaabi jiray Korneyl Max amed Buule ayaa kamid ahaa Saraakiisha Ciidanka xoogga dalka qeybta 43aad, waxaana sababta dilkiisa kasoo baxaya warar kala duwan.

Sidoo kale wararka la helayo ayaa sheegaya in Ciidamo katirsan laamaha Amniga oo ku sugnaa goobta uu dilka ka dhacay ay Isla go obta kudileen Ninkii dilka u geystay Korneyl Ma xamed Buule. Sarkaalka la dilay oo aad looga yaqaanay Mag aalada Kismaayo ayaa horay uga qeyb qaatay daga alo Ciidmada xoogga dalka degaano katirsan Gobol ka Jubbada Hoose kula galeen Al-Shabaab.

Cirro: Xadhiga xaqdarada ahi waxba ka badali maayo qabsoomida bannaanbaxa

Xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani, ay aa sheegay in xadhiga loogaystay qaar kamid ah ma s uliyiinta xisbigaasi anay waxba ka badali doonin bannaanbaxyada qorshaysan 11 bishan.

Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani Cabdiraxma an Maxamed Cabdillaahi Cir ro, ayaa qoraal uu ku baah iyay bartiisa Facebook dadka ku booriyay in ay u diy aar garoobaan bannaanbaxyada nabadeed ee ay kaga soo horjeedaan in doorashada madaxtooyadu dib u dhacdo. "Xadhiga xaqdarrada iyo sharci darr adaba ah ee lagula kacay mas'uuliyiinta xisbiyada mucaaridka iyo taageerayaashooda waxba ka be ddeli mayso qabsoomidda isu soo baxa-nabadeed ee dastuuriga ah ee dhacaya maalinta khamiista ah" ayuu yidhi Cirro, "Diyaar garooba".

Mucaaradka Somaliland ayaa maalinta Khamiis ta ee 11 bishan qaban doono bannaanbaxyo dhowr jeer dib u dhacay, kadib markii ay burbureen wada hadaladii u socday mucaaradka iyo xukuumada.

Ilaa hada lama hubo in xukuumada Somaliland ogo laandoonto bannaanbaxyada iyo in kale, madaama dhinacyadu mar hore isku afgaran waayeen habka loo dabaqayo sharciga nidaamka dadweynaha.

Museveni: Soomaaliya kuma tiirsanaan kar to taageerada dibadda si ay u damaanad qaaddo amnigeeda

Madaxweynaha Uganda Yuweri Museveni ayaa sheegay in dowladdiisa ay diyaar u tahay inay Soo maaliya ka caawiso dagaalka ay kula jirto Shabaab, balse uusan dalkiisu lahayn awood dhaqaale oo uu ku bixiyo musha araadka ciidamada Soomaaliya.

"Waxaan Soomaaliya ka caawin karnaa sidii Al Shabaab looga adkaan lahaa, haddii ay tahay su’aa shu hub, waan iibsan, Dareys waan iibsan karnaa oo xitaa cunno ayaan qeybin karnaa, laakiin ma maar ayn karno mushaarka,”ayuu yiri madaxweynaha Uga nda.

Museveni waxa uu sheegay dhaqanka ah in saa xiibada Soomaaliya ee caalamiga ah, sida Imaaraad ka, Qatar iyo Turkiga - ay maalgeliyaan hubeynta iyo tababaridda askarta Soomaaliya, ay san ahaandoonin mid waaraysa. Waxa uu intaa ku daray in nabadgel yadu ay lama huraan u tahay jiritaan ka qaran Soomaaliya.

Madaxweynaha Uganda ayaa hadalkan sheegay ka dib kulan uu la qaatay madaxweynaha Soomaal iya Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Kampa la ku tagay booqasho laba maalmood ah.

Madaxweyne laftagareen oo la kulmay Odayaa sha Dhaqanka dowlad degaanka Soomaalida

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Gal beed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo safar shaqa ku jooga Magaalada Jigjiga ee Dowlad Deegaanka Soo maalida ayaa kulan la qaatay Od ey aasha iyo Waxgaradka Dowlad Deegaanka Soomaa lida.

Madaxweynaha oo kulanka Ode yaasha ay ku wehlinayeen Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mustafa Cagjar, Xildhibaa no iyo Mas’uuliyiin kale ayaa kulankooda diirada ku saaray iskaashiga Amni labada Shacab taageerida Ciidanka ka qeyb qaadanaya la dagaalanka Al-Sha baab iyo ka wada shaqaynta Is dhexgalka Bulshada.

Madaxweyne laftagareen ayaa Shacabka iyo Mas’uuliyiinta Dowlad Deegaanka Soomaalida uga Mahad celiyey Soo dhoweyntooda Walaalnimo iyo si da ay uga go’antahay xoojinta ka wada shaqaynta xaqiijinta Amniga labada xuduudood.


Puntland oo soo bandhigtay Gaari qaraxyo siday oo la qabtay

Guddoomiya G/Mudug ee Puntland Faysal Sh. Cali ayaa ka qayb galay kulan Deg Deg ahaa oo la gu soo bandhigayey Laamaha Amniga G/Mudug oo ku guulaystay soo qabashada Agabka kooban Wal xaha Qarxa iyo gaarigii waday.

Goobta lagu soo bandhigay Gaariga iyo Agabka qaraxyada ayaa waxaa ku sug naa Taliyaha Aaga Ciidanka Daraawiishka G/Mudug, Taliya ha Saldhiga D/Galdogob, Sara akiisha CID iyo laamaha Amn iga G/Mudug, iyaga oo sheegay in qaraxyadaan la doonayay khalqal gelinta G/G/Mudug oo Warbaahin ta la hadlay ayaa cadeeyey in gacanta lagu dhigay Agabkan iyo Gaarigii siday oo laga soo qabtay M/ Galdogob, isagoona Bulshada la wadaagay in har iyo habeen Laamaha Amniga iyo Masuuliyiinta Gobol ka u taaganyihiin la dagaalanka iyo ka hortaga Ururka Al-Shabaab.

Wuxuu faray dhammaan laamaha amniga Gobolka Mudug inay heegan buuxa galaan, Isla markaana ay ka hortagaan waxkasta oo keeni Kara Amni darro iyo weerarada ay qorsheeyeen Al-Shabaab.

Xukuumada Somaliland oo war kasoo saartay mudaharaadada mucaaradka

Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in muc aaradka loo ogolyahay in ay ku mudaharaadaan xar umahooda ay ku leeyihiin lixda gobolada ee Soma liland.

Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Tikn oolajiyada Somaliland DR. Cabdiw ali Sh. Cabdillaahi Suufi, oo u had lay xukuumada Somaliland ayaa sheegay in mucaaradku xarumah ooda ku mudaharaadi doonaan si ka duwan sidii ay doonayeen oo ahaa in ay ku mudaharaadaan fagaa rayaasha.

"Waxaanu doonaynaa in aanu caddayno in ay isu soo bax ku qaban karaan xarumahooda ay ku lee yihiin lixda gobol ee waa wayn ee dalka, halkii gobo lba waxa looga ogolyahay in ay hal goob ama xarun ay ku leeyihiin ay iskugu yimaadaan" ayuu yidhi Su ufi.

Waxa uu sheegay in xukuumadu anay marnaba diidiin in mucaaradku ay mudoharaadaan lakiinse ay kali ah rabtay in sharciga la raaco, si nabadgalyada loo sugo, oo aan cid cadow ah oo dan kale lihi ugu soo dhex dhuumaan mudoharaadayaasha dareen kooda cabiraya.

Shir ay Shalay yeesheen xukuumada iyo madax da mucaaradka ayaa lagu heshiiyay in mucaaradku ay mudaharaadadooda qabsadaan, isla markaana ciidamadu amaanka ilaaliyaan.

Mucaaradka ayaa dhankooda soo dhaweeyay he shiiska ay xukuumada kala gaadheen khilaafkii ka ta agnaa habka loo qabanayo mudaharaadada waxay na sheegeen in ay ciidamada booliiska kala shaqayn doonaan sugida amniga.

Weeraro Ka Dhacay Kenya Iyo Shabaab Oo U Ha njabtay Soomaalida Codka Dhiibaneysa.

Iyadoo dadweynaha Gobolka Waqooy-bari Kenya ay Shalay si nabad ah ugu dareereen goobaha codb ixinta ayaa waxaa soo baxaya warar sheegayo in we erarro ay ka dhaceen goobaha qaar halka Al-Shab aab ay handadeen codbixiyeyaasha.

Habeen hore, Dagaal yahano loo ga shakisan yahay inay yihiin Al-Shabaab ayaa la rumeysan yahay inay weerar ku qaad een deegaanno hoostaga Ma ndheera gaar ahaan aagga xudduudda, Wararku wa xay sheegayaan in kooxda ay jartay isgaarsiinta dee gaanka Carabiya oo bariga Mandheera.

Dadka deegaanka ee ku nool xudduudda ayaa ka gaabsaday inay la hadlaan warbaahinta maaddaama ay ka cabsanayaan Al-Shabaab, Sidoo kale waxaa ji ra warar soo baxaya oo ku saabsan in Al-Shabaab ay dadka ka hor istaagayso inay u safraan deegaan nada bariga Wajeer si ay u soo codeeyaan.

Dad ku sugan tuulada Qarsa oo aan magacooda sheegin ayaa sheegay in maleeshiyaadka ay ku am reen dad saarnaa baabuur inay kasoo degaan, isla markaana waxay dab qabadsiiyeen baabuurkii.

Waxay intaa ku dareen in Al-Shabaab ay shacab ka uga digtay inay codkooda dhiibtaan.Tuulada Kon ton ee ku taalla bariga Wajeer, waxaa laga maqlayay dhawaqa rasaas loo maleynayo inay soo ridday Al-Shabaab.

Museveni oo QM u diray codsi muhiim u ah Soomaaliya

Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musavani ayaa ka dalbaday golaha ammaanka ee Q/Midoobey in cunaqabataynta hubka laga qaado Soomaaliya, si dowlada Soomaaliya awood ugu yeelato sugida amniga dalkeeda.

Hadal kooban oo madaxwey ne Musaveni uu jeediyay kadib kulan uu la qaatay dhigiisa So omaaliya madaxweyne Xasan Sh.Maxamuud oo booqasho ku jooga dalka Uganda ayuu sheegay inay muhiim tahay in golaha amaanka ee QM ay Soomaaliya ka qaadaan cunaqabataynta hubka ee saaran.

Madaxweynaha Uganda wuxuu sheegay in si do wlada Soomaaliya ay awood ugu yeelato sugida am niga ay muhiim tahay inay hesho awood ciidan oo dhame ystiran, taas oo ku xiran in laga qaado cunaq abataynta hubka ee mudada dheer saaran.

"Anigoo taageersan dadaalada Q/M ee xasilinta Soomaaliya, hadana waxaan si wadajir ah u codsa naynaa in Soomaaliya laga qaado cunaqabataynta hubka, si ay awood ugu yeelato in amniga mas’uul ka noqoto,” ayuu yiri madxaweynaha Uganda.

Sidoo kale qoraal wadajir ah oo ay soo saareen madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Uganda ayay beesha caalamka uga codsadeen inay taageeraan ciidamada Soomaaliya, si amniga dalka loo xoojiyo.

November sanadkii hore ayay xubnaha golaha amm aanka u codeeyeen in Soomaaliya lagu sii hayo cun aqataynta hubka ee saran, inkastoo horay loo qafiifi yay, wuxuuna goluhu mar kale ka fariisan doonaa arrintaan bisha November ee soo socoda.

Raila iyo Ruto oo loollan adag ugu jira madaxtin imada dalka Kenya.

Dib u dhac dhanka saadka ah iyo fashilka ku yi mid waraaqaha codeynta ee gobolada dalka qaar kood ayaa hareeyay maalinta doorashada Kenya oo si nabad ah u dhacday.

Goobaha codbixinta ayaa hadda si rasmi ah loo soo xiray balse goobihii la furay xilliga danbe ayaa waqti lagu kordhiyay. Codeyntan ayaa daba socota olole xooggan oo ay haree yeen doodo ku saabs an qii maha maciishadda, sha qo la’aanta iyo musuqmaas uqa ka jira dalka.

Musharaxiinta ugu cad cad ee u taagan xilka Mada xweynaha ayaa kala ah Ra’ii sul Wasaa rihii hore ee Raila Odinga iyo Madaxwey ne ku xigeenka hadda William Ruto.

Kenyaanka ayaa sidoo kale dooranayay baarla maanka cusub iyo maamullada deeg aanka.

Mareykanka oo Ukraine ugu yaboohaya hub uu qiimihiisu gaarayo hal bilyan oo dollar

Dowladda Mareykanka ayaa ballanqaaday taage ero dheeri ah oo militari inay siin doonto Ukraine, si dowladda dalkaasi ay isaga caabiso duulaanka Ruushka. Hubkan oo isugu jira gantaalo, rasaas iyo saanad kale ayay Wasaaradda Gaashaandhigga Ma reykanka (Pentagon) ka soo uruurisay kaydka hubka ee dalkaasi.

Taageeradan militari oo ay ku kaceyso hal bilyan oo dollar ayaa la sheegaya inay Ukraine ka caawin doonto in ay ka hortagto duulaanka sii fidaya ee Mo scow. Tani oo noqoneyso taageeradii ugu balla arneyd ee Washington siiso Kyiv ayaa waqtiga dhow loo daabuli doonnaa dalkaasi. Dhanka kale Aqal ka Cad ayaa taageero maaliy adeed oo dhan afar dhibic shan bilyan oo dollar ($4.5b) oo toos ah siin aya Ukraine, isagoo u sii marinaya Bankiga Add uunka.

Wa kaaladda Horumarin ta Caalamiga ee Marey ka nka ayaa bayaan soo sa artay ku sheegtay in lac agtani loogu talagalay inay Ukraine u adeegsato ade egyada lagama maarmaanka ah, oo ay ku jiraan kaa lmada bulshada iyo kabka dhaqaale ee dalkaasi, ka as oo wiiqmay tan iyo markii uu Ruushku weera ray dalkaasi.

Bayaanka ayaa lagu sheegay in dadka reer Ukra ine ay wajahayaan nolol saboolnimo ah, isla-markaa na ay xaalad adag la soo deristay dadka ku barakac ay gudaha dalkaasi.

Ciidamada ilaalada Xeebaha Turkiga oo soo badbaadiyey Koox Tahriibayaal ah

Ciidamada ilaaladda Xeebaha dalka Turkiga ay aa soo badbaadiyey Tahriibeyaal magange lyo Doon ah kuwaas oo Ciidamadda Giriigu sife sharci darro ah dib ugu soo celiyeen Xeebta Gobolka Izmir,tirada Dadka la soo badbaadiyey ayaa lagu she egay 8 qof halka sidoo kale May dkooda la helay laba qof oo kale.

Muhaajiriintan aan caadiga ahayn ayaa u sheeg ay kooxaha ilaalada xeebaha Turkiga in 11 tahriibay aal ah oo ka tiinadeysan oo aan haysan wax jaakada ha badbaa dada ah ay ciidamada Giriiga ku tuureen badda ka dib markii ay u gudbeen jasiirada Giriiga ee Sakiz (Chios),Muhaajiriinta oo sheegay in ay garaac een ci idamada Giriiga ayaa la dhigay isbitaalada ku dhow dhow. Turkiga iyo hay’adaha u dooda xuquuqul insa an ka ayaa si isdaba joog ah u cambaareeyay dhaq an ka sharci darrada ah ee Giriiga ee ah in uu dib u riixo dadka magangalyo doonka ah, iyaga oo sheeg ay in ay xadgudub ku tahay qiyamka bini’aadantini mo iyo shuruucda caalamiga ah iyada oo khatar gel inaysa nolosha muhaajiriinta nugul oo ay ku jiraan haween ka iyo carruurta

Shacabka Kenya oo Shalay u dareeray doora shooyinka guud iyo tan madaxweynaha

Dadka Kenya waxey Shalay u dareereen doora shooyinka guud oo lagu dooranayo min mudanayaa sha golayaasha degaannada (47 Gole Degaan), Guddoomiyeyaasha gobollada (47 Gobol), Xildhiba annada aqalka hoose (349 Xildhibaan), Sen atorrada Aqalka sare (47 Senator) iyo xilka u gu sarreeya dalka ee Madaxweynaha.

Waxaa guud ahaan isu diiwaan geliyey iney cod eeyaan 22 milyan 120 kun iyo 458 qof oo ka codeey naya 46 kun iyo 232 goobo cod bixineed oo ku kala baahsan dalka oo dhan.

Doorashada baaxaddaas leh waxey billaabatay Shalay lixdii subaxnimo waxaana la soo gebageb eyn doonaa lixda maqribnimo ee isla Shalay oo ay xirmayaan goobaha cod bixintu.

Natiijooyinka doorashooyinka ayaa waxaa la filayaa in la heli doono wixii ka billowda lixda maqri bnimo ee Shalay.

Madaxweynaha waqtigiisa dhamaanaya ee Uh uro Kenyatta ayaa doorashooyinkaan qeyb ka aheyn maadaama uu labo mudo xileed dalka soo hoggaami nayay sharcigana u ogolaaneyn inuu dib danbe isu soo sharxo. Ra;iisul wasaarihii hore Kenya Mr. Railla Odinga ayaa tartan adag kala kulmaya madaxweyne kuxige enkii Kenya Willam Ruto, waxaana saadaa sha u mu uqataa in OdingaMarkaad dib u fiiriso wa xa dalkeenna Soomaaliya lo oga yaqaanno doora sho iyo muddada ay qaadato ma xaa kuu baxay?.

W/Qoray: Salah Omar

Madaxa Hormuud Salaam Foundation: Had alki Museveni waa xaqiiq bar madow reebtay

Guddoomiyaha hay’adda Hormuud Salaam Foun dation ayaa xaqiiq bar madow reebtay ku tilmaamay hadalkii madaxweynaha Uga nda Yoweri Museveni uu ku ceebeystay dowladda Soo maaliya.

Museveni, oo Habeen hore ay shir ja raa’id wada qabteen madax weynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga Kampala, ayaa sheegay in isagu uu diyaar u yahay inuu Soomaaliya ka caawiyo dhin aca hubka iyo direyska ciidanka, balse ay "dowlado kale ka raadsanayaan mushaarka.”

"Waxaan Soomaaliya ka caawin karnaa inay ka guulaysato kuwa kasoo horjeeda. Haddii su’aashu ay tahay dhanka hubka waa soo iibin karnaa ka di bna waan siin karnaa, direyska waan siin karnaa, xi taa raashinka waan qaybsan karnaa. Balse waxaaa nnaan xal u heli karin waa mushaar,” ayuu yiri Muse veni

"Mushaar bil walba ah oo tiro badan la siinayo, xal uma heli karno. Sidaas darteed mar haddaad ka hadasho mushaar markaas waxa ad haysataa Imaa raadka Carabta waxay bixin ayaan hal bil, kaddibna ma garana yo..Qatar, ka dib, Turkey, side ayeyse da dka ku heli kar aan amni?.”

Hadalka Museveni ayaa waxaa dhibsaday Soo maali badan oo u arkay gef, halka kuwa kalena ay sheegeen inuu ahaa xaqii aan la iska indho tirin, waxaana dadka ka falceliyey ka mid ah Cabdullaahi Nuur Cusmaan oo ah Agaasimaha Hormuud Salaam Foundation.

"Hadalka aadka u baahay ee uu madaxweynaha Uganda uga hadlay in dowladdeenu awoodin bixinta mushaaraadka, waliba madxweynaheena iyo wa fdigiisa hortooda, waa xaqiiqo xanuun badan oo bar madow uga tageysa qalbiyadeena, hoos-na u dhig aya sharafteena,” ayuu yiri Cabdullaahi.

Hay’adda Hormuud Salaam Foundation, oo hoos tagtay shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ayaa ah ha y’ad aan looga baran inay ka hadasho arrimo siyaa sadeed, mana cadda waxa hadda iska beddelay arr intaas.Xigasho:caasimadda.net

SKA JIR FARAATIGA

.Faraatiga Dadka Arooska ihi ey Farta isku galiyaan, Asal ahaan sida Buugaagta Taariikhdu qoree waxa uu ka soo jeedaa Masaaridii hore ee Faraacinnadda oo aaminsanaa in uu jiro Xidid Jaceyl oo Fartaa ka soo bilaawdo kuna

dhamaado Wadnaha. Kadibna waxaa dhaqankaa qaatay Giriigii iyi Romaankii hore.Faraatiga Boos celiska Guurka ” Engagement Ring” iyo Faraatiga Meherka ” Wedding Ring” Labadaba waxaa la galiyaa Farta Afraad ee Bidixda. ( F.S: 1 & 2aad).

Waxaa jirto in Muddo Arooska kadib Farta Midig la isku galiyaa, taana dhaqan ahaan Reer Galbeedku waxa ey u isticmaalaan Cusbooneysiinta ama Sanad Guuraagii Arooska in lagu xasuusto.

Waxaa kale oo jiro, Wadamo Dhaqan ahaan marka horeba Galiyo Farta Midig waxaa ka mid ah wadamadda: Hindiya, Garmalka, Spain, Norway iyo Ruushka.

Wakhtiyadaan Dambe waxaa soo baxay Qolada Qoomu Luudka oo Haaddii Laba Rag ah ama Laba Dumar ah ey is guursanayaa in ey Midigta isku galiyaan Faraatiga.

Hadda Dadkii waaweynaa iska dhaafe Caruurtii ayaa Gasac yar ku dhax ridaa Faraati "Fiilo ferro” ama Caag ka sameysan, oo Gabar Sideed jir ah ku leh iga gudoon Faraatiga jaceylka. Caruurta ayaan lagu marin habaabin dhaqanka Gaaladda in ey uga Daysadaan Dadka waaweyn.( F.S: 3 & 4aad)

FG: Xaaskaaga Faraatiyaal badan oo Dahab ah iyo wax qaaali ah sii, Laakin haddii aad ku aadiso munaasabadda Gaarka, waxaad Raacday Dhaqankaa Gaaladda. Waxaa nala faray in Gaalada aan ku khilaafno dhaqanada xun xun.

Waa iga Aqoon wadaag iyo Talo.

Mahadsanid

Qore: Yahya Amir

 


SIYAARADA UU SADAAM XUSEEN MAMNU UCAY EE HADDA CAADADA KA NOQOTAY CIRAAQ.


Waxay munaasabadahaasi ay Shiicadu ku xusaan laba imaam oo ay she egtaan oo kala Imaam Xuseen oo ah wiil uu awoow u ahaa rasuulkeenna (s.c.w) iyo Imaam Cabbaas oo ay xagga aabbo walaalo ka yihiin.

Ziyaaradan waxaa sann ad walba ka qayb gala 10 illaa 20 milyan oo qof, waxayna soconeys aa illaa 30-ka bishan Okotobar.

Marka la barbar dhigo gudashada xajka oo sannad walba ka dhaca magaalada barak eysan ee Makah ee sacuudi Carabiya, wuxuu waajib ku yahay qof kasta oo Muslim ah in hal mar oo noloshiisa ka mid ah uu guto. Waxaana daafaha ca alamka ka kala yimaada illaa 2.4 milyan oo qof oo Muslimiin ah.

Haddaba Shiicada ka qayb qaadanaysa siyaarada sannadlaha ah ee Karb ala waxay lug kaga yimaaddaan waddamada qeybo ka mid ah dalka Ciraaq, Iraan iyo waddamo kale. Qaarkoodna waxayba ka soo lugeeyaan dalal hal kaa ka fog sida Azerbaijan, Georgia iyo Pakistan.

SAM PANTHAKY

Qoraalka sawirka,Masaajid ay shiicadu leedahay

Muslimiinta Shiicada ee u lugeynaya munaasabaddaas, inta ay safarka ku jiraan waxaa waddooyinka looga diyaariyey arrima badan oo looga sam afalayo iyo masaajid, dad badan oo tabarruc ayaal ahna waxay siiy aan cunno ay iyagu is kood u diyaariyeen oo ay ka mid yihiin Kalluun la dubay iyo Bariis.

Waxayna dadkaasi xu saan Imaam Xuseen oo ay u garanayaan Ab aciin oo ay ku xusaan geerida xuseen ee qarniga toddobaad oo xoogaggii Umawiyiinta ay ku dileen Karbala xilli uu dagaal socday.

Taageerayaasha Xuseen waxay aaminsanayeen inuu xaq u leeyahay dhaxalka Rasuulka (s.c.w).

Sida ku xusan taariikhda, markii uu diiday inuu beyca (heshiis) la galo Khalii fadii Umawiyiinta, wuxuu ku dhintay dagaal u dhexeeyay taageerayaashiisii iyo ciidammadaas. Wuxuu hardankaas dhexmaray Musliniinta Sunniga ah iyo Shiicada. Muslimiinta Sunniga iyo Shiicada caalamka ku nool ayaa tira dooda lagu qiyaasaa 1.5 bilyan. Sunniga ayaana ka badan Shiicada.

Madaxweynihii hore ee Ciraaq, Sadaam Xuse en muddadii uu dalkaas ka arriminayay, xuska Karbala wuxuu ahaa mamnuuc.

Xayiraaddaas waxay billaabatay markii uu so cday dagaalkii u dhexe eyay Ciraaq iyo Iraan ee 1980-yadii. Waxaana m am nuuciddaas si rasmi ah loo qaaday 2003-dii, markii xukunka laga tuuray sadaam Xuseen.

Markii la dhisay xukumaddii ka dambeysay Madaxweyne sadaam Xus een, dalka Ciraaq wuxuu yeeshay ra’isal wasaarihi ugu horreeyey ee Shiica ah, wixii markaa ka dambeeyey munaasabaddu waxay noqotay mid sanad walba la xuso isla-markaana indhaha caalamka oo dhan soo jiidata.

Kumannaan ka mid ah ciidamada ciraaq iyo ciidamo sida gaarka ah u tababaran ayaa laga howl geliyey goobaha ay munaasabaduhu ka dhacaya an, si ay u sugaan amniga dadka shiicada ee xuskaas isugu imanaya.

Muslimiin shiica ah oo Karbala u lugeynaya

Qoraalka sawirka,Muslimiin shiica ah oo Karbala u lugeynaya

Wakaaladda wararka ee Iraan ee FARSs oo soo xigatay Mas’uul ka tirsan qeybta arrimaha diinta ee Iraan, Xuseen Zulfighari, waxay sheegtay in 1.7 milyan oo Iiraaniyiin ah oo munaasabadda sannadkan ka qayb galaya iyo 50,000 oo Shiicada Afqaanistaan ee ku nool Iraan-na ay u gudbeen dhanka Ciraaq.

Dad badan oo Shiico ah oo ay sameeyeen shuruudaha adag ee gudasha da Xajka Makah iyo kuwa badan oo aan awoodin kharashka badan ee ku ba xaya ayaa ka qayb gala munaasabadda Siyaarada ee Karbala iyaga oo aami nsan in la mid taat xajka.

Muslimiinta badan oo aan awoodin iney xajiyaan oo aan heli karin Fiis aha dal ku galka Sacuudiga ayaa munaasabadahan u arka fursad fiican oo ay kaga kaaftoomi karaan.

XIGASHO:-BBCSOMALI


SANNAD-GUURADII 26-AAD EE DUULLA ANKII ITOOBIYA EE GEDO +

 MAGACYADA DADKII LA DILAY


in Warar Shalay oo kale 26 sano ka hor ciidanka Itoobiya ayaa weerar cir iyo dhul ah ku qaaday gobalka Gedo. Waxaa soo gudbay ciidammo tiro badan oo wata taangiyo iyo diyaarado. Waxaa ay duqaymo ka gaysteen Luuq iyo Boholgaras. Sidoo kale waxaa ay galeen magaalooyinka Baladxaawo iyo Doolow. Waxaa ay laayeen dad badan oo shacab ah. Waxa ay kala sooc la’aan duqaysay masaajidda, guryaha iyo suuqyada. Dadka ay ku laysay masaajid dhexdiis waxaa ka mid ahaa AUNtee Aadan sheekh Xasan Gaas oo ahaa guddoomiyihii dagmada Luuq waqtigaas.

Hasa yeeshee dhibtii maalintas dhacday waxaa milyan jeer ka darnaa wixii ka dhashay. Maalintaas laga billaabo waxaa isbaddalay aragtidi ay Itoobiya ka haysatay Soomaalida. Waxaa dibadda yimid daciifnimada hoggaamiyayaashi Soomaalida Itoobiyana si wacan ayay uga faa’iidaysatay. Waxay billowday in ay Soomaalida ula dhaqanto sidii dad aan dal iyo dowlad lahayn oo ah qabiillo reer guuraa aan nidaam aqoon ah. Waxay xoogga saartay sidii ay maamulkeeda u hoos keeni lahayd. Gedo ayay si dhaqsa ah u milkiday. Waxay xarummo rigli ah ka samaysatay Luuq oo ilaa Shalay daggantahay. Baay iyoBakool ayaa ku xigsaday ugu danbayna waxaa gacanteeda galay caasimadda dalka 28/12/2006 toban sano ka dib weerarki Gedo.

Sidoo kale 9/8/1996 waa maalintuu uurgalay ururka Alshabaab oo ah halista ugu weyn ee Shalay ina haysa. Goortii Itixaad laga qabsaday magaalooyinka waxaa ay billaabeen in ay jamhadeeyaan. Dhammaan taatikooyinka uu Shalay Shabaab isticmaalo markaas ayay soo billowdeen oo marki lasii xanuujiyaba wax ay ku sii darayeen. Madaxjabiska, gowraca iyo jid miinaynta iyo kuwoo kaloo badan ayaa barigaas billowday. Ka dib markii u dagaalki dheeraaday oo dhibtii badatay waxaa shir sanadeedki Itixaad lagu qabtay Xamar 31/7/1999-05/08/1999. Shirkaas waxyaabihi kasoo baxay waxaa ka mid ahaa in hubka la dhigo oo dhallinyarada la kala diro. Laakiin waxaa diiday go’aankaas kooxda noqon doonta madaxda Shabaab sida Xasan Daahir iyo Ibraahin Afqaan. Laakiin lama aysan bixin magac cusub ilaa laga soo gaaray 2006.

Sidaas darteed dhammaan dhibaatooyinka dalkeenna ka jira waxay si un xiriir ula leeyihiin weerarki 1996-ki Xabashidu ku qaadday Gedo. Hasa ahaatee maalintaas sidaas u culus cidna isma waydiin sababti keentay maxay ahayd? Sidoo kale, ma soo jiidan indhaha cilmibaarayasha iyo taariikhyahannada. Hubaashi waaba la iska illaaway. Inshallahu buug dhawaan soo bixi doona ayaa kaalintaas dabooli doona. Buuggu wuxuu isku dayini doonaa inuu bidhaamiyo waxyaabihii soo dhacayay ee sababta u noqday in ay dhacdo 9/8/96. Wuxuu sidoo kale buuggu ku dedaali doonaa inuu tilmaamo shaqsiyaadki ka masuulka ahaa wixii dhacay, ugu danbayna wuxuu soo bandhigi doonaa in la baaqsan karay weerarkaas iyo kale.

Shalay se aan xusno dadkii Xabashidu sida arxandarrada u xasuuqday 9/8/1996 ee carruurta, haweenka, waayeelka iyo xufaadda lahaa innagoo u ducaynayno dhammaan, sidoo kalana wadaagayno magacyadii intii nasiibka u yeelatay in kaydiyo. Hoos waxaa ku qoran magacyada 122 qof oo Xabashidu ku dishay Luuq iyo Baladxaawo 9/8/1996. Waxaan kasoo raray magacyadaan iyo qabiilooyinka ay u dhasheen buugga Cadowkeennu waa Kuma ee uu qoray Cabdullahi Faarax Taano. Tirada dhimashadu intaas waa ay ka badnayd ee intaan waa intii ay suuragashay in magacyadooda la qoro.

Magaca Qabiilka

1:Jaamac C/hi Faarax Marreexaan Celi

2: C/hi Muxammed Tareey Marreexaan reer Axmed

3: C/naasir C/hi Macallin Marreexaan Wagardhac

4: C/rashiid Faarax Cali (Faarax Taano) M/xaan reer Diini Reer Siyaad

5: Cabdi Maxammed Xaashi Marreexaan Uurmidig

6: Maxammed Sheekh Axmedqolo uu yahay lama helin

7: Gaasow Xaashi ShireMarreexaan reer Axmed

8: Ibrahim Maxammed Dhaqaneqoladiisa lama helin

9:Cabdi Axmed sheekhdoon Marreexaan Wagardhac

10: Axmed Cabdi Faarax (Qablan)Marreexaan reer Diini reer Siyaad

39:Cabdinaasir sheekh Xasan Marreexaan reer Xasan

40: Ibraahin Magaalle Marreexaan reer Xasan

41: sheekh Maxammed Xasan Cali Dir Gariire

42:Maxamed Cabdi Guure Ogaaden Cawlyahan

43:Xasan C/waaxid sh.C/hi Marrexan R/ Garaad

44: M/xamud Faarax M/med Marexan Calidheere

45:Cumar X.Aadan Marexan R.Diini R/ Siyaad

46: Muuse sh. Cabdi Marexan reer Yabar

47:C/nuur sh.Xasan Ogaadeen Cawlyahan

48:Bishaar Duge dhaqane Marexaan reer Axmed

49: Cabdirashiid Haajir Dir Fiqi Muxummed

50 Siyaad Yuusuf Coogweyne Ogaadeen

51 Cabdullahi Faarax qolodiisa lama helin

52: C/rashiid Xasan Mursal Marexaan reer Yabar

 

11: Ciise Cabdiraxmaan DucaaleMarreexaan Calidheere

12:Cabdirisaaq Xasan Sh. Yuusuf Marreexaan Calidheere

13: Cabdirisaaq Daahir Xirsi Marreexaan reer Diini reer Warsame

14: Cabdirisaaq Axmed Warsame qolodiisa lama helin

15: Axmed Ismaaciil Qoslaaye Marreexaan Calidheere

16: Xasan Maxammuud Iinshaar Marreexaan Calidheere

17: Cumar Khaliif Maxammuud Marreexaan reer Axmed

18: C/raxmaan Oogle Jaamac Marreexaan

R/ Diini R/ Ugaas Sharmaake

19: Amina Hurdaaye Marreexaan Calidheere

20: Cabdiraxmaan Cabdi Cilmi Marreexaan Wagardhac

21: Buulle Diiriye Ciye Marreexaan Calidheere

22: Axmed Ibrahim Xuseen Marreexaan Calidheere

23:Saciid Cabdikariin Warsame Marreexaan Calidheere

24: Jaamac Cabdi Yarow Absame Bartire

25 maxammed Cabdullahi Cali Raxanweyn Laysaan

26 Maxammed Carab Maxammuud Marreexaan Calidheere

27:Xuseen Shuqul Marreexaan reer Cismaan

28:Cabdiqaadir Axmed Ciise Marreexaan Wagardhac

29: Addeec Cali Hanbo Marreexaan reer Axmed

30:Cali Cabdulle Hiire Marreexaan reer Diini reer Dalal

31: C/kariin Cumar Aadan Marreexaan R/Diini R/ Allamagan Diini

31 Macallin Yuusuf Magaalle Marreexaan reer Xasan

32: Macallin Aadan Cabdinuur Marreexaan reer Xasan

33: C/rashiid Cumar Cilmi Marreexaan R/Diini R/ Shirwac Diini

34: Xuseen Ooyow Soomow Murale

35: Maxammuud sheekh Faarax Marreexaan reer Axmed

36 Cabdi Cali Gargaar Marreexaan reer Axmed

37 Yuusuf Caydiid Biixi Marreexaan reer Axmed

38: Maxammed Umal Iinshaar Marreexaan Calidheere

53; Mahad Gamaaddiid Absame Galimays

54:Saciid Xasan M/med Marreexaan Calidheere

55: Maxammed Cabdi Marreexaan reer Xasan

56:Aadan Sh Xasan Gaar (Wuxuu ahaa gudoomi yihii Luuq marka la dilayo)

Marreexaan reer Diini reer Siyaad

57: Cabdirashiid Yoontooy Hawiye Wacdaan

58: Xasan Cali Isaaq Garre

59:Sh M/med Faarax Ogaadeen Cawilyahan

60: Maxammed Cali Jaamac Majeerteen

61:Xasan Maxammed Qase Marexaan R/ Axmed

62: Rashiid Ilyaas Cumar Marreexaan R/ Xasan

63: Aadan Cabdi Salaad Ogaadeen Cawlyahan

64: Axmed Sheekh Cali reer Axmed

65:Maxammed Aadan (Abuu Diyana) Madhibaan

66:Macalin Bashiir M/med Ogaadeen Cawlyahan

67: Maxammed Cabdullahi Ogaadeen

68:Xuseen M/med Warsame Marexan R/Garaad

69:C/raxmaan Baarreey Ogaadeen Cawlyahan

70:Axmed Cismaan X.Cabdi Marexan Calidhere

71: Cismaan Cabdi Maxammed Dhulbahante

72:Aadan Caddow Xasan Marrexaan reer Xasan

73: C/nuur Cabdinaasir Xaashi Majeerteen

74:Aadan Cismaan M/med Marexaan reer Xasan

75: C/hi Xuseen Qoriyow Marexaan R/ Xasan

76:Cali Sh. C/lle Marreexaan reer Axmed

77: Cabdikariin Yuuruf Garre Awrtable

78:Adan Axmed Qablan Marexan R.DiiniR/ Siyad

79: Bashiir Wali Sulub Dir Gaadsan

80: M/med Saciid Macallin Marreexaan Talxe

81: Muuse Abshir Aadan R/weyn Gabaaweyn

82: Cabdiraxmaan Sh Ismaaciil Marreexaan Celi

83: Bashiir Dhelmooy Marreexaan Hawraarsame

84:C/shakuurAbshir Cartan Marexan Wagardhac

85: Maxammed Cabdiqaadir Ogaadeen

86: Axmed Sh Cali Hawiye Jajeele

87:Cali Cismaan C/hi Marreexaan Calidheere

88:Axmed Cabdi M’med Marreexaan Calidheere

89: Bashiir Lambar Duwe Marexan reer Ina-Nuur

90: Cabdiqaadir Shariif Madoobe Asharaaf

91: Aadan Sh Abshirow Raxanweyn Laysaan

92: Ism/ciil Xuseen Axmed R/weyn Gasaaragude

93: Maxamed Xasan Moos (qabilkisa lama helin)

94:Muxayadin Diiriye Aadan Ogaden Cawlyahan

95: Indhacadde Marreexaan Wagardhac

96:Caddow M/med Laysaamow R/weyn Laysaan

97:Faadumo Mayow Raxanweyn Gabaaweyn

98:Shugri Mayow Sh Cali R/weyn Gabaaweyn

99:C/wahaab Mayow Sh.Cali R/weyn G/weyn

100: Faadumo Axmed M/med R/weyn G/weyn

101:Ismaaciil sh.Xasan Raxanweyn Gabaaweyn

102:Mustaf Daa’uud Mayow R/weyn Gabaaweyn

103: Khadiijo Faarax Ogaadeen Marreexaan Celi

104: Xaddiyo Macallin Marreexaan Celi

105: Axmed Cadduur Marreexaan reer Axmed

106: Cawke Xasan Xaaji Ogaadeen Cawlyahan

107: Daahir Cali Walaalow Raxanweyn

108: Ismaaciil Aadan Biriq Raxanweyn

109:Xasan Bacaad Malbaale Marreexaan Hawr aarsame reer Iidow

110: Bishaar Maxammed QaasinRaxanweyn

111: Bishaar Xasan Nuur Marreexaan R/ Axmed

112: Shugriya Ciise Weer Marexaan reer Axm ed

113: C/hi Cismaan Axmed Marrexan reer Axmed

114: Maxammed Cismaan Kacaan Marexan reer Xasan

115: Axmed Faarax Geelle Majeerteen

116: Cali Nuur Kalkaal Raxanweyn Diisow

117: Hore Kinaa Sharmaake Marexan R/ Diini R/Ugaas Sharmaake

118: Xuseen Caddow Marreexaan Hawraarsame

119: Mahad Maxammed Guuleed Reer Shabeelle

120: Cabdullahi Cali Salaad Reer Shabeelle

121: Cabdi Cali Maxammuud Reer Shabeelle

122: Faadumo Sulub Diiriye Dir Gaadsan

Ibrahim Aden Shire ishire86 @gmail.com xigasho:caasimadda.net




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip