Hay'addaha Ammaanka oo faah-faahin ka bixiyay qarax ka dhacay Muqdisho

0
Friday August 05, 2022 - 17:12:42 in Wararka by
  • Visits: 198
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hay'addaha Ammaanka oo faah-faahin ka bixiyay qarax ka dhacay Muqdisho

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Hay’addaha Ammaanka Dowladda Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixiyay qarax loo adeegsaday Mooto Bajaaj oo galabta ka dhacay Xaafadda Taleex degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

"Waxaa gacanta lagu dhigay ninkii qaraxa ku weday Mooto Bajaaj-ta oo dhaawac fudud uu soo gaaray, mana jirto cid kale oo dhibaato ka soo gaartay qaraxaas” sidaasi waxaa baahiyay Warbaahinta Dowladda oo soo xiganeysa Saraakiisha Amniga.

Sidoo kale, Ciidamada ammaanka ee magaalada Muqdisho ayaa goordhow Qarxiyay waxyaabaha qarxa oo lagu soo raray Mooto Bajaaj.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip