Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah wasiirada magacaaban

0
Thursday August 04, 2022 - 20:36:57 in Wararka by
  • Visits: 275
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah wasiirada magacaaban

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Adan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan kula qaatay hooygiisa qaar kamid ah golaha wasiirada.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay sidii guddoonka golaha shacabka ay qayb uga qaadan lahaayeen ansixinta xukuumadda cusub ee ra’iisulwasaare Xamsa.

Guddoomiye Madoobe ayaa wasiirada alle uga baryay in uu u fududeeyo xilka culus ee loo igmaday, waxaana kulanka goobjoog ahaa wasiirka gaashaandhigga, wasiirka arrimaha diinta iyo Aw-qaafta iyo xubna kale oo ka tirsan golaha xukuumadda.

"Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudaneSheikh Adan Mohamed Nur Madobeayaa caawa hoygiisa ku qaabiley Wasiirada magacaaban ee dowladda Federaalka ku matala dowlad goboleedka Koonfur galbeed iyo qaar ka mid ah Jubaland,” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay xafiiska golaha shacabka.
 
 
 
 
 
 
 
 
 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip