TACSITIIRAANYO LEH OO LOO DIRAYO QOYSKA AY KA BAXDAY MARXUUMAD FAADUMO MUXUDDIIN MAXAMED

0
Monday August 01, 2022 - 19:51:43 in Wararka by
  • Visits: 356
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSITIIRAANYO LEH OO LOO DIRAYO QOYSKA AY KA BAXDAY MARXUUMAD FAADUMO MUXUDDIIN MAXAMED

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Maamulka Wareyska Mogadishu Times iyo Howladeennadiisa waxay ka Tacsiyad eynayaan geeridii ku timid Faadumo Muxu ddiin Maxamed oo 31-ka July Muqdisho ku geeriyootay, waxayna Tacsidaas u dira yaan Caasho Sh.Maxamed,oo ahyed She ekh Mukhtaar Sh.Muxuddin Celi, Carruuta marxuumadda oo kala ah:-Muxyaddiin Sh.Muqtaar, Seynab C/haahi, Jamiilo Sh. Muqtaar & Mako Sh.Muqtaar iyo dhamm aan ehelka iyo qarabada waxayna leeyihiin Samir iyo Iimaan alle ha idinka wada siiyo Marxuumaddana Janatul Fardowza Alle haka waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin.

Sidoo kalewaxaa tacsi taa la mid ah u dirayadadka hoos ku qoran:-

Dr.Cismaan Axmed Jimcaale Dr. {Jimmy} , Muxyaddiin Axmed Jimcaale, {Tusbax}, Salaado Axmed Jimcaale, Madiino Axmed Jimcaale, Xabiibo Axmed Jimcale {Biibto},Yuusuf Ismaaciil Axmed {Carrabeey}, Max amed Xasan Xuseen {Anaa leh}, Qadro Ca badullaahi Cali Hagareey, Xamdi Cumar Xasan,Raxmo Maxamed Maxamuud {Laj ecel} Farxiyo C/Casiis C/lhi,Maxamed Xus een Ow Axmed {Suufi}, Cismaan Xuseen Aw Axmed {Waryeel}, Maxamuud Axmed Xasan Xuurshe, Cabdi Cali Xasan {Yuub ane}, Shiino Axmed Rooble, Nuur Maxa med Cali {Nuur Qamadi}, Macallin Xasan, Salaado Maxmuud Axmed {S.Seef}, ,Farx iyo Maxamuud Axmed Seef,Nuurto Cali Cu mar,Naasir Cali Cumar,Nasro Cali Cumar, Najiib Cali Cumar, Nuuraddiin Cali Cumar, Nimco Cali Cumar, Maxamed Cismaan Ax med ,Xannaan Cismaan Axmed, Warddo Cismaan Axmed, Munasar Cismaan Axm ed,Maahir Cismaan Axmed, Muuno Cisma an Axmed,Qaalid Cismaan Axmed iyo Xa askisa Naciimo C/Qaadir, Ayaan Cismaan, Faadumo Xasan, Kunciil Maxamuud Jii haa, Mahad C/Casiis C/hi, Cabdullaahi C/ casis C/hi, Axmed Nuur C/Casiis C/hi {Nuu noow}, iyo dhammaan Ganacsatada Suu qa Sanca iyo xaadadda Sanca ee M/Muqdi sho waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan qoyska ay ka geeriyootay Faadumo Muxud diin Maxamed, oo 31-ka July 2022-ka ku geeriyootay M/Muqdisho waxaayn leeyih iin Samir iyo iimaan saadaq ah alle ha idin ka siiyo Marxuumaddan jannada allle ha u gu bishaareeyo Aamiin Aamiin Aamiin

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip