Aqriso: Beelaha ay kasoo jeedaan wasiirada cusub ee uu magacaabay Xamza

0
Tuesday August 02, 2022 - 22:49:31 in Wararka by
  • Visits: 574
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aqriso: Beelaha ay kasoo jeedaan wasiirada cusub ee uu magacaabay Xamza

    ,,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

,,

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa goordhow shaaciyey liiska Golaha Wasiirada xukuumaddiisa ee muddada la sugayey.

Inta badan xubnaha golaha wasiirada ayaa ah xubnaha sida aadka ah ugu dhow ama ka tirsan kooxda madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha ee UPD, waxaase ku jira dhowr wasiir oo siyaabo kale ku yimid.

Liiska Golaha ee uu ku dhawaaqay Ra’iisul Wasaare Xamza ayaa ah kuwo aad looga soo shaqeeyay oo ku yimid wada-ogol dhinacyo badan ah, islamarkaana waqti badan ay galiyeen madaxda sare.

Haddaba, hoos ka aqriso magacyada xubnaha la magacaabay iyo qabiiladooda:

1- Saalax Axmed Jaamac, Ra’iisul Wasaare ku-xigeen –Waxa uu kasoo jeeda Beesha Isaaq/Garxajis.


2- Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur, Wasiirka Awqaafta iyo Diinta– Waxa uu kasoo jeedaa Digil iyo Mirifle/Leesaan
3- Xasan Macallin, Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka– Waxa uu kasoo jeeda Beesha Hawiye/Murusade/Sabti
4- Axmed Macallin Fiqi, Wasiirka Arrimaha Gudaha– Waxa uu kasoo jeeda Beesha Hawiye/Habargidir/Sacad
5- Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, Wasiirka Maaliyadda– Waxa uu kasoo jeeda Beesha Samaroon.
6- Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), Wasiirka Gaashaandhigga, wuxuukasoo jeedaaMirifle/ Jiroon
7- Abshir Cumar Huruuse, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga– Waxa uu kasoo jeedaa Majeerteen/Ciise Maxamuud
8- Faarax Sheekh Cabdulqaadir, Wasiirka WaxbarashadaWaxa uu kasoo jeedaa Reer Aw-Xasan.
9- Maxamuud Cabdiraxmaan Beena-Beene, Wasiirka Qorsheynta iyo Maalgashiga –Waxa uu kasoo jeeda Beesha Hawiye/Baadicadde.
10- Jaamac ilka Jiir, Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka,waxaa uu kasoo jeedaa Beesha Daarood / Warsangeli.
11- Fardowsa Cismaan Dhoore, Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka,wuxuu kasoo jeedaa Daarood/Leelkase
12- Jaamac Xasan Khaliif, Wasiirka Boosatada iyo Isgaarsiinta– Waxa uu kasoo jeeda Beesha Daarood/Dhulbahnte
13- Xasan Xuseen Eelaay, Wasiirka Xananaada Xoolaha,wuxuu kasoo jeexa Mirifle/ Eelay.
14- Jibriil Cabdirashiid, Wasiirka Ganacsiga Warshadaha.
15- Ismaaciil Sheekh Bashiir, Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryenta– Waxa uu kasoo jeeda Beesha Isaaq/Habarjeclo.
16 -Khadiija Maxamed Diiriye, Wasiirka Haweenka –– Waxa uu kasoo jeeda Beesha Shanaad/Yaxar
17- Dr. Crisaaq Cumar Maxamed, Wasiirka Batroolka iyo Macdanta –Waxa uu kasoo jeeda Beesha Hawiye/Xawaadle.
18- Maxamuud Doodishe, Wasiirka Amniga Gudaha –– Waxa uu kasoo jeeda Beesha Daarood/Mareexaan.
19- Axmed Madoobe Nuunoow, Wasiirka Beeraha iyo Waraabka, wuxuu kasoo jeedaDigil/Dabare
20- Dr. Cali Xaaji Aadan, Wasiirka Caafimaadka– Waxa uu kasoo jeeda Beesha Hawiye/Gaaljecel.
21- Axmed Xasan Aadan, Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyeaadka Badda,wuxuu kasoo jeedaa Beesha Dir
22- Daa’uud Aweys, Wasiirka Warfaafinta –– Waxa uu kasoo jeeda Beesha Shanaad/Jareer
23- Biixi Iimaan Cige, Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha –Waxa uu kasoo jeeda Beesha Isaaq/Garxajis.
24- Jaamac Taqal, Wasiirka Korontada iyo Biyaha,wuxuu kasoo jeeda beesha Dir/Biyamaal.
25- Maxamed Barre Maxamuud, Wasiirka,wuxuu kasoo jeed Beesha Shanaad/ AjuuraanDhallinyarada iyo Ciyaraaha,wuxuu kasoo jeedaa Beesha Shanaad/ Ajuuraan
26- Khadiija Al-Makhzuumi, Wasiirka Bay’adda iyo isbddelka Cimiladda,waxay kasoo jeedaa Beesha Shanaad/Reer Xamar.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip