HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH KHAMSII 28-KA JULY 2022

0
Thursday July 28, 2022 - 08:18:11 in Wararka by
  • Visits: 449
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH KHAMSII 28-KA JULY 2022

    ....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

....

Xasan iyo Xamza oo kulmay iyo wararkii ugu dambeeyey magacaabista wasiirada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaal ka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa saac adihii u dambeeyey kulaan la qaaday Madaxw eyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmaha an safarro dibadda ah dalka uga maqnaa.

Ra’iisul Wasaaraha oo weli ku jira kulamad iisa wadatashiga ah ee la xariira dhismaha xuk uumadiisa ayaa Madaxweynaha uga xog wa ramay halka ay marayso howshiisa xulashada golaha wasiirrada ee laga sugayo inuu soo magacaabo.

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa marar badan balan qaaday inuu soo dhisi do ono xukuumad tayo leh Soomaaliya samata bix isa, kana jawaabta arrimaha mudnaanta u leh horumarinta bulshada Soomaaliyeed.

Xamza Barre ayaa labadii maalmood ee u dambeysay sameeyey kulamadii ugu badnaa isagoo la tashi la yeeshay dhinacyada culuma da, warba ahinta, ganacsatada, dhalinyarada iyo dhamaan dhinac kasta oo talo uu ku tuhm aayey.

Kulamada ayaa xoogeystay kadib markii uu ra’iisul wasaaruhu baarlamaanka ka codsaday 10 cisho oo dheeraad ah inay siiyaan si uu u sii wado la tashiyadiisa ku aadan dhismaha xukuu madda.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa talo iyo tusaaleyn badan ku leh dhismaha xukuumad da, taas oo muhiim ka dhigey san kulankaan uu ra’iisul wasaaruhu la qaatay Dorraad.

Mudada 10-ka maalmood ah ee Xamza Cabdi Barre uu codsaday ayaa ku eg 4-ta bisha soo socota ee Agoosto, waxaana la filayaa in bilowga bishaas uu ku dhawaaqo golihiisa wasiirrada.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo war kasoo saaray qaraxii ka dhacay Marko

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehel lada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday, Alle ha u naxariistee, Gu ddoomiyihii Degmada Marka Marxuum Cabdul laahi Cali Axmed oo ku shahiiday qarax Alshab aab ay Dorraad ka geysteen magaaladaas.

Madaxweynaha ayaa si doo kale tacsi u diray ehe llada muwaadin iinta kale ee ku geeriyooday qara xan, waxa uuna sheegay in falkan iyo kuwii ka horreeyayba ay muuji nayaan arxandarrada iyo cadaawadda Al-shab aab ay u qabaan shacabka Soomaaliyeed.

"Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun. Waxaan ka tacsiyeynayaa geerida Alle ha u na xariistee Guddoomiye Cabdullaahi Cali Axmed oo ahaa muwaaddin naftiisa iyo nolashiisaba u huray dowladnimada iyo horumarka dalka. Alle waxaan uga baryayaa marxuumka iyo dhamm aan muwaadiniinta ku shahiiday qaraxan in uu fadhigooda ka yeelo Jannatul Firdowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoysaskooda iyo shacabka Soomaa liyeed.” Madaxweyne Xas an Sheekh Maxam uud ayaa mar kale ku cel iyay sida ay dowladd iisa uga go’an tahay in dagaal dhab ah lala galo ururka Al-Shabaab

Gudoomiyaha Gollaha Shacabka oo ka tacsi yeeyey geerida ku timid Guddoomi yaha degmada Marka.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Sh. Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka tac siyeeyay Geerida Gudoomiyahii degmada Mar ka Cabdullahi Cali axmed (Waafow) iyo Dadkii kale ee ku dhintay Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee lagu dilayay Guddoomiyaha Degmada Marka.

Gudoomiyaha ayaa tilmaam ay in Cabdullaahi Cali Axmed Waafoow uu ahaa nin qiimo badan islamarkaana xilal kala duwan kasoo qa btay Maamulka Koonfur Galebeed Somaliya.

Waxa uu tilmaamay in Gudoomiyaha Gola ha Shacabka BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur in geerida ku timid Guddoomiyaha degma da Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose ay aheeyd mid naxdin badan abuurtay, maadaama uu ahaa qof si aad ah looga jeclaa Degaanadda maamulka KGS.

Qarax Lagu Dilay Guddoomiyihii Marka Oo Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Qa rax Khasaaro badan dhaliyay oo ka dhacay Ma gaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeell aha hoose, waxaana la helayaa faah faahinno dheeraad ah oo ku aaddan qaraxasi.

Wararka aynu helnay ayaa sheegaya in Qaraxu uu ahaa Ismiidamin, waxaana lagu weeraray xarunta degmada looga arrimiyo, xili ay ku sugnaayeen Mas’uuliyiinta Magaalada.

Wararku waxaa ay intaa ku darayaan in Qaraxaasi uu ku dhintay Guddoomiyihii Degmada Marka Cabdulaahi Waafoow.

Sidoo kale waxaa qaraxaasi ku dhintay 11 qof oo kale, kuwaasi oo isugu jira Askar iyo dad shacab ah, waxaana jira dhaawacyo kale oo intaas ka badan.

Xaaladda Magaalada ayaa hadda ah mid aad u kacsan, waxaana billowday howgallo ay sameynayaan Ciidanka ammaanka.

Sidoo kale wararku waxaa ay intaa ku daraya an in khasaaruhu uu intaa ka badan yah ay, m aaddama qaraxu uu ahaa mid aad u xooggan.

Dowladda Soomaaliya & Maamulka Koon fur Galbeed oo ka hadlay dilka gudd oomiyihii degmada marka

Mas’uuliyiin kala duwan oo katirsan dowla dda Federaalka ah eeSoomaaliya iyo Maamu lka koonfur Galbeed ayaa ka hadlay qarixii ism iidaaminta ahaa ee Dorraad lagu dilay Gudd oomiyihii Magaa lada Marka ee Gobolka Sha beell aha Ho ose Cabdullaahi Cali Axmed Waafoow.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaliya ,Wasiir ku xigeenka,Wasiiru dowlaha , Agaasimaha gu ud iyo guud ahaan bahda Wasaaradda Arrima ha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ay aa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, asxaabtii iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha unaxariistee Guddoomiyihii Degmada Marka iyo mas’uuliyinta kale ee ku geeriyoode en qaraxii Dorraad ka dhacay Degmada Marka.

Dhinaca kale Wasiirka amniga gudaha Ma amulka Koonfur Galbeed Maxamed Isaaq Ca bdi ayaa ka tacsiyadeeyey geerida ku timid Mar xuum Gudoomiye Cabdullahi waafow Gudoom iyihii Degmada Marka ee gobolka shabee llaha hoose oo Dorraad qarax ismiidaamin ah lagu diley, wasiirka ayaa Ilaahey uga baryey inuu naxriistiisa Janno ka waraab iyo. Aamin Aamin.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoo se Ibraahim Aadan Cali ( Najax) ayaa shee gay in uu murgada la qeybsanayo Shacabka Degm ada marka oo Dorraad ka baxay nin qiima bad an Illaahey ha u naxriisto Gudomiye Waafow.

"Dadkii ku dhintay dhmaantood Janatul Fardowsa Allah ka waraabsho intii dhawacana caafimaad degdeg ah ha siiyo.”Walaalkey weli gaa quluubteena ayaad baaqi ku ahaan doon taa, waxaad u geeriyootay difaaca dadkaaga, dalkaaga iyo diintaada ayuu yiri” guddoomiye Najax

Alle ha u Naxariistee Gudoomiyihii magaala da marka ayaa u geeriyooday qarax ismiida amin ahaa oo Dorraad lagula beegsaday afaaf ka hore ee Xarunta degmada marka, waxana sidoo kale qaraxa ku dhintay qaar kamid ah ilaaladiisa iyo dad kale

Kulan U Dhexeeyay Deni Iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Oo Natiijo La’aan Ku Soo Dhamaaday.

Wararka ka imanaya magaalada Garoowe ayaa sheegay in natiijo la’aan uu ku soo dha maaday kulan u dhexeeyay madax weynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni iyo Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland Cabdira shiid Yuusuf Jibriil.

Wararka ayaa sheegaya in la isku fahmi waayay xallinta Xiisadda Siyaasadeed ee u dhexaysa Baarlamanka iyo Madaxtooyada, isla markaana ka dhalatay Arrimaha Garso orka, maadaama dhawaan xildhib aanada ay diideen iney ansixiyaan hay’adaha garsoorka uu soo magacaabay madaxw eyne Deni.

Wararka ayaa intaasi ku sii daraya in Siciid Deni oo fashilka gudoomiyaha ka soo wajahay ka duulayo uu bilaabay inuu kala fur furo xil dhibaanada, waxa uu Habeen hore kulan la qa atay Xildhibaannada laga soo doorto Sool, San aag iyo Cayn.

Waxa uu kala hadlay sidii ay kaalin uga qa adan lahaayeen xal u helista Arrimaha Gars oorka, lama oga sida ay madaxtooyada ugu gu uleysan doonto arrintan oo ah caqabada ugu daran ee heysata.


Wasiir Cawad oo taageeray in Soom aliya ay Masar kala hadasho arrinta webiga Nile

Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soom aal iya Axmed Ciise Cawad ayaa ka hadlay sida uu u arko wada-hadallada ay yeesheen madaxwe ynyaa sha Soo maaliya iyo Masar iyo in ay ka wada-had laan arrinta biy o-xireenka Itoob iya ee Webiga Nile.

Madaxweynaha Masar Cabdifataax Al-Sisi ayaa abuuray hadal xooggan kadib markii uu shir jaraa’id oo ay wada qabteen madaxw eyne Xasan Sheekh ka sheegay inay isku ar agti ka noqdeen halista biyo-xireenkaas haddii loo maamulo qaab aan heshiis lagu wada ah eyn.

"Waxaan ka wada-hadalnay xaaladda Biyo-xireenka Dib-u-curashada Itoobiya (Ethiopian Renaissance Dam), waxaana isku raacnay ara gtida ah halista siyaasadaha halka dhinac ah ee ku wajahan mashaariicda wabiyada caalami ga ah, iyo sidoo kale inay lama huraan tahay in aan ka dhegnaano mabda’a iskaashiga iyo wa da-tashiyada u dhaxeeya dalalka webiga uu maro si loo xaqiijiyo inaan waxyeelo loo gaysan midkoodna,” ayuu yiri madaxweyne Sisi.

Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soom aaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in ay san waxba ku jabnayn in Soomaaliya iyo Masar ay ka wada hadlaan arrimo uu ka mid yahay webiga Nile.

"Waa caadi in waxa dal dhibaya oo welwel ku haya ay dal kaloo ay saaxiib yihiin kala had laan. Sida aan wada ognahay, biyo xireenkan korontada dhaliya ee ay Itoobiya samaysay wa xaa dareen badan iyo diidmo ka muujiyay dala lka Masar iyo Suudaan oo ku dooday inay talla abadaas waxyeelayso, maaddaama ay yihiin dalalka ay biyahaas ku dhacayaan oo aan ah ayn kuwa ay webiyada ka yimaadaan,” ayuu yiri Cawad.

Waxa uu intaas ku daray in "Soomaaliya ay san ku qaldanayn haddii ay Masar kala had asho arrimaha khuseeya webigaas,” isaga oo sheegay in Masaarida albaab kasta u garaacay aan sidii ay Itoobiya ugala heshiin lahaayeen ar rinta biyo-xireenka, balse waxa ugu wanaagsan ay tahay in labada dhinac si siman loogu kala dab qaado.”

Dowladda Soomaaliya ayaa caddaysay mo wqifka ay ka taagan tahay khilaafka webig Niil ka ee u dhaxeeya Itoobiya oo dhinac ah iyo Ma sar iyo Suudaan oo dhinaca kale ah.

"Mowqifka dowladda Soomaaliya waa in si nabad ah looga wada faa’iidaysto biyaha we biga, iyadoo la raacayo xeerarka caalamiga ah iyo heshiisyadii caalamiga ahaa,” ayuu yiri af hayeenka madaxtooyada Soomaaliya Cabdik ariim Cali Kaar.

Haddaba waxaa la is weydiinayaa hadii aan laga hadlin arrinta khilaafka webiga Niil maxaa ku qaadya madaxweynaha Masar inuu shirka ja raa’id ka sheega inay arrintaasi isla soo qaade en isaga iyo Xasan Sheekh.

"Madaxda Adduunku marka ay kulan yeesh aan kadib waxa ay warbaahinta iyo shucuubto odaba la wadaagaan wixii ay islasoo qaadeen iyo qodobadii ay isku afgarteen. Suurtogal ma ahan in iyaga oo is garabtaagan uu midkood is kii u alifo wax aan miiskaba lasoo saarin. Waxii uu dhinac sheegana waa dhab haddii aanu kan kale kasixin oo isla goobta ka sheegin in uu saa xiibkii sibqaday,” ayuu yiri Cabdirisaaq Cilmi oo ka faallooda arrimaha Geeska Afrika.

Beesha Reer Jalaf oo arrin la xariirta Xasan Sheekh ka raali gelisay Mudullood

Odayaasha Jufada reer Jalaf ee Beesha Sacad – Habargidir oo Dorraad shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa raali-gelin ka bixiyay hadal dhowaan uu yiri mid ka mid ah odayaasha beeshaas. Hadalkaas nabadoonka reer Jalaf ee Dorraad raali gelinta laga bixiyey waxaa dhibsaday beelaha Mudullood, waxaana Dorraad loo diray raali gelin rasmi ah, iyadoo ay mid-mid warbaahinta ula hadleen waxgaradka reer Jalaf.

Caaqil Cilmi Maxamed oo ah nabadoonka hadalkiisa la dhibsaday oo kulankaan ka hadlay ayaa sheegay in hadalka la dhibsaday uu ahaa "Hawiye qofkiisa waxgaradka ah ayagaa gacan tooda ku dila.”

Caaqil Cilmi oo hadalkiisii hore qiil u raadina ya inta uusan raali gelin ka bixin ayaa tusaale u soo qaatay Jeneraaladii Hawiye ee horay loo dilay, sida Gabeyre iyo Ceydiid.

Sidoo kale u jeedka uu hadda ka lahaa had alkaas wuxuu ku sheegay inuu arkayo mucaa radnimo uu Hawiye ku bilaabay Madaxweyne Xasan Sh, isagoo ku dooday in dil iyo mucaar adad ay iskula mid tahay ninka madaxda ah.

"Ujeedka hadalkeygu wuxuu ahaa Xasan Sheekh yaan la mucaaradin ee hala garab ist aago, weliba Hawiye ninkii ka dhashay oo sha qeynaya uusan darfaha ku dhegin,” ayuu yiri.

Caaqil Cilmi ayaa intaas ku sii daray, "Hadal keygu sidaas ayuu u dhignaa, intii ila fahantay waan u mahad celinayaa, intii si kale u qaadat ana 100% waan ka raali gelinayaa.”

Sidoo kale odayaashii kale ee kulanka ka soo qeyb galay ayaa raali gelin buuxda siiyey beelaha Mudullood, waxayna cadeeyeen in ma rnaba aysan aqbali doonin in curadkooda Mud ullood loo gefo ama la yiraahdo hadal ay dhib sanayaan.

R/W Xamza oo shaaciyey in lasoo afjar ay dagaalkii dowlad deegaanka

Ra’iisul wasdaaraha xukuumadda federaa lka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xus een Rooble ayaa markii ugu horreysay si faah faahsan uga hadlay dagaalkii ay Al-Shabaab la galeen ciidamada Liyuu Boolis ee dowlad dee gaanka

Xamza Cabdi Barre ayaa ku dhowaaqay in lasoo afjaray dagaalkii maalmahaan ka socday xadka Soomaaliya iyo Itoobiya, wuxuuna sheegay in laga adkaaday kooxda Al-Shabaab.

Ra’iisul wasaaraha ayaa xusay in ciidamada deegaanka iyo shacabka oo iskaashanaya ay cashir u dhigeen Al-Shabaab, isla-markaana ay dhowr beri ku soo afjareen dagaalka.

Sababta waxa uu ku sheegay isku xirnaanta iyo taageerada ay ciidamada siiyeen shacabka ku dhaqan deegaannadaas oo ay ugu horreeyaan gabdhaha Soomaaliyeed.

"Tusaalaha cusub waxaa waayey deegaankan Soomaalida waad ogtihiin weerar ayaa lagu qaaday sow maaha?, dhowr beri ayey kusoo afj areen kuwii ugu darnaa. Sababta ma taqaanaa waxaa waayey gabdhihii Soomaaliyeed carigaa jooga ayaa soo gurmaday,” ayuu yiri.

Sidoo kale ra’iisul wasaaraha ayaa caddeeyey in xukuumaddiisa ay xooga saari doonto amn iga iyo dagaalka Al-Shabaab, wuxuuna baaq u diray shacabka Soomaaliyeed.

"Waxba ma qaban karno haddeyna amniga sugin, amniga marka waxaan ku sugi karnaa inaan kuligeen ka shaqeyno,” ayuu hadalkiisa sii raaciyey ra’iisul wasaare Xamza.

Si kastaba, xukuumadda federaalka Soomaa liya ayaa tan iyo markii uu billowday dagaalka dowlad deegaanka waday dadaallo xoogan, wa xayna gurmad u dirtay dagaannada lagu diriray ee ku yaalla xaduuda ay wadaagaan dalalka dariska ah ee Soomaaliya iyo Itoobiya.

DF OO ARRINTA WABIGA NILE KA QAADATAY MO WQIF AAN ITOOBIYA FARXAD GELINEYN

Afhayeenka Madaxyooyada Soomaaliya Cabdikariin Cali Kaar oo Dorraad shir jaraa’id qabtay ayaa faahfaahin ka bixiyey safarradii uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku tegay dalalka Masar iyo Tanzania, isagoo shaa ciyey qodobadii uu kala soo hadlay madax da wadamadaas.

Sidoo kale Afhayeenku wuxuu ka hadlay mowqifka Soomaaliya ee arrinta biyo xireenka wabiga Nile, maadaama ay biyo xireenkaas isku heystaan wadamada Itoobiya, Masar iyo Suudaan.

Safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Masar ayaa dhaliyey tuhun ah in Itoobiya ay ka xumaa karto, sidoo kale waxaa aad isha loogu wada hayey mowqifka ay Soomaaliya ka ist aagi doonto arrinta biyo xiraankaan xiisada weyn ka dhex abuuray wadamo ay ugu horeey aan Masar iyo Itoobiya.

"Biyaha webiga Niilku waxay maraan wada mo badan oo deris ah. Mowqifka DFS ee arri nta Webiga Niilka waa in ay si nabad ah uga wada faa’iideystaan dhammaan dalalka uu ma ro,” ayuu yiri Cabdikariin Cali Kaar, Afhayeen ka Madaxtooyada Soomaaliya.

Mowqifkaan ay istaagtay Soom aaliya waa mid aysan ku farxeyn Itoobiya oo si cad u dooneysay in Soomaaliya ay kala safato Masar, riyadaas ayaa ku dhowaatay inay u ru mowdo intii uu xukunka joogay Farmaajo, balse hadda waxay Soomaaliya ku adkeysatay ka alinte eda dhexdhexaadka oo caan ay ku ta hay.

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo furay kal-fdhiga 3aad ee Baarlamaanka Hir-Shabeelle

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaa we Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xi geenka Maamulkaas Yuusuf Axmed Hagar ay aa Dorraad ka furay Magaalada Jowhar ka lfa dhiga 3aad Baar la maa nka 2aad ee Hirshabeelle. Munaasaba da fur itaanka Kalfa dhiga 3 aad ee Baarla maa nka waxaa ka qeybga lay Wasiirro Salaadiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada magalada Jowhar.

Madaxwaynaha oo jeedinayay khudba dda dastuuriga ah ee furitaanka kalfadhiga 3aad ee baarlamaanka ayaa ka hadlay xaa ladaha guud ee amaanka, howlgalada qorsheysan ee ka dhanka ah Al-Shabaab, Arrimaha dib u heshiisi inta, horumarinta dhaqaalaha, kobcinta dakhl iga gudaha, dhameystirka golayaasha deegaan ka ee degmooyinka Hirshabeelle iyo dhismaha golaha cusub ee wasiiradda Hirshabeelle oo maalmaha soo socda la magacaabi doono.

Madaxweynaha ayaa Gudoonka iyo Muda nayaasha Baarlamaanka uga mahadceliyay gu dashada waajibaadkooda dastuuriga ah waxa uuna ka dalbaday inay xoojiyaan u shaqeynta bulshada iyo la xisaabtanka Xukuumadda.

Gaashaanle Goofjooge "Howlgalada Waxa an Ku Aragnay Wiil Iyo Aabbihiis Ciy aal Weero Isla Ah”

Taliyaha qeybta Bari ee booliska gobolka Banaadir Gaashaanle Cali Calasow Goofjooge, ayaa faah faahiyay howlgalada ka dhanka ah ci yaal Weerada ee ka socda degmooyin ay ka mid tahay Kaaraan, halkaasoo dhibaato xoogg an ay ka taagan tahay.

Taliyaha oo warbixin siinayay ma s’uuliyiin ka tirsan xafiiska xeer ilaalinta guud ee qaranka oo ko rmeer ugu tagay ayaa sheegay in arrimaha la yaabka leh ee ay arkeen ay ku jirto Wiil iyo Aabihiis oo ciyaal weero ah iney la kul meen.

"Waxyaabaha cajiibka ah ee aan howlgalada ku aragnay waxaa ka mid ah wiil iyo aabahiis oo ku wada jira Ciyaal weerada ” ayuu yiri Cali Goofjooge.

Taliyaha qeybta Bari ee booliska gobolka Ba naadir ayaa sidoo kale shaaciyay in xaaladda ay meel halis u sii socoto, wuxuuna cadeeyay im ciyaal weeradu ay haatan isu bedeleyso Ga angistaro, sida uu hadalka u dhigay.

G/le Cali Calasow Goofjooge, ayaa ugu danbe yn waalidiinta kula taliyay iney la socdaan xaa ladda caruurtooda, si looga hortago sii soco shada falalka amni darro, wuxuuna ka digay in waalidka ubadkooda ka daba yimaadaan mar ka la xiro.

Khasaaro ka dhashay qaraxyo ka kala dhac ay Muqdisho & Afgooye

Qaraxyo noocoodu uu kala duwan yahay ay aa Dorraad waxaa ay ka kala dhaceen Mag aalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya iyo degmgada Afgooye ee Gobolka Shabeell aha Hoose, waxaana ka dhashay khasaaro dhi masho iyo dhaawac ah. laba qarax oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa ka dha cay Suuqa Ariga degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kuwaas oo geystay khas aaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Goobta ay qaraxyada ay ka dhaceen ayaa waxaa ku yaallay goobo ganacsi oo aad u waaweyn, waxaana goobjoogayaal ay sheeg een in qaraxa ay ku dhinteen ilaa 7 Ruux 14 kalena ay ku dhaawacmeen.

Dadka qaraxa ku dhintay ayaa waxaa kamid ah Nin Makiinada ku lahaa Suuqa Ariga degmada Afgooye, kaas oo lagu Magacaabo jiray Shiine, waxaana xilliga suuqa qaraxa uu ka dhacayay uu ahaa mid mashquul badan oo Maalinta Arbacada ah ay u dukaameysi tagaan dad ka tegay magaalada Muqdisho.

Waa markii labaad uu qarax ka dhaco Bish aan Gudaheeda Suuqa Ariga degmada Afg ooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, iyada oo maamulka degmada uu ku uuldareysay xaq iijinta Amniga degmada.

Dhinaca kale qarax la sheegay in lagu diya arinayay Gaari kujiray guri kuyaalla degmada Dharkeenleey ayaa Dorraad ka dhacay Xaafada Cali Gooleey ee degmadaas, kaas oo la she egay in uu khasaaro kasoo gaaray dad ku sug naa guriga iyo dad Shacab ah oo deganaa Guri ku dhow goobta uu qaraxa ka dhacay.

laamaha Amniga dowladda Soomaaliya aya an weli ka hadlin qaraxyada Dorraad ka kala dhacay Magaalada muqdisho iyo degmada Afg ooye ee G/Shabeellaha hoose, kuwaas oo gey stay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.

Magacaabista Xukuumadda: Laba arrin oo waqtiga ku dheereeyey R/W XAMZA

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Ca bdi Barre ayaa dhawaan dalbaday 10 maalm ood oo dheeri ah si uu usoo dhiso xukuumad iisa cusub, kadib markii ay xil dhibanada golaha shacabka aq baleen codsiga waqti kordh inta.

Xamza oo heys tay muddo hal bil ah oo uu xukuumad ku keeno ayaa la sheegay inuu u ba ahday la-ta shiyo dheeri ah taasoo keentay inuu waqtiga ku filnaan waayo.

Haddaba maxaa keenay dib u dhaca?

Laba qodob ayaa lagu fasiray dib u dhaca dhis maha xukuumadda iyo dalbashada maalmo dheeri ah.

Safarada madaxweynaha Maadaama sida la sheegay labada mas’uul rabaan inay ku howlg alaan koox ay isla jaan qaadi karta, madaxw eynuhuna rabo in la dhiso xukuumad ajandihi isa iibin karta, waxaa jira warar sheegaya in labada hoggaamiye ee Xamza iyo Xasan ina ysan helin waqti ku filan oo ay u gorfeeyaan no oca xukuumadda ay rabaan maadaama uu ma daxweynaha galay safaro farabadan. Madax weyne Xasan Sheekh ayaa booqday todd oba dal tan iyo markii xilka uu qabtay 15-kii May, ay ada oo safarrada badank ood ay dhaceen ka dib ansixintii ra’iisul wasaara ha, taasi oo yarey say fursdaaha ay isku heli karaan labada hog gaamiye.Raadinta qanaaca da siyaasiyiinta

Xukuumadda cusub waxay kusoo aadeysaa iyadoo uu dalku kasoo baxay xilli siyaasadeed adag oo aad loo kala fogaaday. In la dhiso xu kuumad aan dhinacyada siyaas adda wada han an karina waxay culeyskii kusii heyn kartaa hal kiisa.

Ra’iisul Wasaare Xamza waxaa la sheegay inuu rabo dhameystirka wada-tashiya da dhina cyada siyaasadda iyo dhismaha xukuumad loo dhan yahay, waxayna illo wareedyo ka tirsan xafiiska ra’iisul wasaaraha sheegeen in maa lmaha dheeriga ah lagu soo afjari doono wada-tashiyada dhinacyada siyaas adda iyo ku dhaw aaqista xukuumadda.

Xukuumadihii hore ee dalka lagama fakari jirin dhismaha xukuumad isku hayn karta mu ca aradka iyo muxaafadka, waxaana nooca uu ra’ iisul wasare Xamza u magacaabo xukuumadii sa laga eegayaa dhanka midnimada siyaasada

XIGASHO:CAASIMADDA.NET

Abuu Muscab oo shaaciyey sababtii ay Al-Shabaab u dileen guddoomiye Waafow

Afhayeenka howlgallada kooxda Al-Shabaab Cabdicasiis Abuu Muscab ayaa ka hadlay dilkii  Marka loogu geystay guddoomiyihii degmadaas Alla ha u naxariistee Cabdullaahi Cali Axmed Waadow, sidoo kale wuxuu sheegay in qaraxaas ay ku dileen 10 askari oo ilaalo u ahaa iyo labo xoghaye.

Sidoo kale Abuu Muscab ayaa sheegay in guddomiye Waafow uu ahaa nin aad ula dagaalama Al-Shabaab, isla markaana ay mudo ku howlanaayeen sidii ay u khaaraji lahaayeen.

"Isku geyn dhimasho iyo dhaawac qaraxii Dorraad waa 21 qof oo isugu jirta Waafow iyo ilaal adiisii, wuxuu ahaa nin aad noola dagaal ama,” ayuu yiri Afhayeenka how lgallada kooxda Al-Shabaab Cabdicasiis Abuu Muscab.

    Xubnihii Al-Shabaab ee soo qorsheeyey weerarkaas iyo kuwii wax ka fududeeyey, ayuu Cabdi casiis Abuu Muscab aad ugu mahad celiyey, qof naftiisa haligay ayaa Dorraad isku qarxiyey afaaf ka hore ee degmada Marka, waxaana hal kaas ku dhintay guddoomiye Waafow iyo 10 qof oo kale.

    Dhinaca kale Afhayeenka howlgallada kooxda Al-Shabaab ayaa codkaan uu soo duubay ee lagu baahiyey warbaahinta kooxda wuxuu u ga hadal weerarradii ay kooxdu ku qaaday deegaanada dhaca xuduuda gobolka Bakool uu la wadaago dowlad degaanka Soomaali Galbeed.

    Wuxuu sheegay in ciidamadii ay ku weeraren magaalooyinka Yeed iyo Aato ay u dhigeen cashar lama ilaabaan ah, isagoo sheegay in ciidamadaas ay difaac u ahaayeen waxa uu ugu yeeray ‘Xabashida’.

     Sidoo kale Abuu Muscab ayaa weerarkii magaalooyinkaas ku tilmaamay inuu la mid ahaa duulaan ay seddax bilood ka hor ku qaadeen degaan ka Ceelbaraf ee gobolka Shabeellada Dhexe, halkaas oo ciidanka Burundi ee ATMIS ay ku laayeen.

War ku soo kordhay Daanyeerada burcadda noqday iyo booliska Japan.

Saraakiisha ku sugan galbeedka dalka Jap an ayaa sheegay inay qabteen oo ay dileen daany eer la rumeysan yahay inuu ka tirsan yahay daan yeero burcad ah oo argagax geliyay shacabka dal kaas muddo toddobaadyo ah taasoo keentay in tobanaan qof ay dhaawa ceen.

Booliska ayaa arkay daanyeerka oo dhex ordaya barxadda dugsi sare oo ku yaalla hal kaas, boolis ka ayaa hal kaa ku toogtay.

Saraakiisha ayaa shacabka ugu ba aqay inay feejignaadaan.

Booliska dalka Japan ayaa ka hortagaya daa nyeerro weeraray xaafado ay dad deggan yihiin.

Ilaa 42 qof oo ah caruur iyo waayeel ayey war arku sheegayaan in ay daanyeerradaas dhaaw aceen. Hase yeeshee, weerarka daanyeerrada oo mar kii hore ahaa kuwa dhif ah ayaa haatan ku soo batay dalka Japan waxaana arrintaas ay noqotay mid kheyrul-caadi


Lafta-Gareen Oo UN-Ka Kala Hadlay Xaaladda Abaaraha Ee Deegaanadda KGS

Madaxweynaha Dolwad Goboleedka Koon fur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laf tagareen ayaa Aqalka Madaxtooyadda ku qaabilay Wafdi ka Socda UN-ka oo ay hoga aminaysay Marwa Ghada Elta hir Mudawi Ku xige enka madaxa ari maha gurmad ee Hay”ad aha iyo Hay”adda UNOCHA.

Kulanka oo qaatay Saacado aya aad looga hadlay Xaaladda Abaaraha ee ka jirta Deega anadda KGS iyo sidii xalwaara loogu heli lahaa Abaaraha kusoo noq noqday Deegaan adda KGS.

Madaxweyne laftagareen kulanka waxaa ku wehlinayey xubno ka tirsan wasiiradda dgkgs, lataliyaal madaxweynaha iyo agaasimaha guud ee madaxtooyadda.

Dorraad Tiirwayn baa caalamka ka baxay

” إن لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى… فلتصبر ولتحتسب”

Raxmadiisa iyo Raali ahaanshahiisa All aha siiyo Al Caalim Hab iib Abuubakar Almashhu ur oo ahaa caalim wayn oo xarun aheed yemen , waxuuna ahaa Sheikh wayn oo si aan la qiyaasi karin ugu qidmeeyay diinta islaam ka , waxuuna ahaa ruux si gaar ah u garab istaag ay walaalahii soomaaliy eed ee yemen ku noqday qaxooti ama u doon tay wax barashada isagoo siiyay guryo , cunto iyo wax barasho lacag la aan ah .

Waxuu ka mid ahaa tiirarkii cuslaa ee culimada muslimiimta samankaan la tirsan ayay, waxaana aad u jeclaa anoo arag , waxaa na ku xirnaa bageskiisa facebook oo aan ka he li jiray muxadaarooyin qiima badan iyo howlaha sheikha ummaddu u hayo .

Xaqiiqdii waa geeri xanuun leh , waxaadna mooda in ahlu beydhkii Nabiga scw ragii waa waynaa ee samankaan ee yemen daganaa in si wayn noo faarujiyeen , rabbi nax ariistiisa ha siiyo Sheikheenii Xabiib Abuubakar.

Laamaha Amniga Oo Ganacsatada Suuqa Bakaaraha U Sameeyay Ballan Qaad Ku Aaddan Ammaankooda

Saraakiisha iyo ciidamada amniga ee caa simadda Muqdisho ayaa bilaabay howlgallo loo ga hortegayo falalka amini darro ee dagaal am aayaasha Al-Shabaab ka fuliyaan magaal ada Mu qdisho ee Caasimadda Soomaali ya.

Waxaana saacadihii la soo dhaafay suuqy ada Muqdisho oo Bakaaro uu ugu hore eyo ka dhac ay kulamo ay saraa kishu la yeeshe en ganacs atada.

Waxaa kulamadaas diiradda lagu saar ay caqabadaha jira iyo dadaallada ay dowladdu ku doonayso in Al-Shabab meel looga soo wada jeesto. Saraakiisha amniga ee dowladda Soom aaliya ayaa ganacsatada ka dalbaday inay la soo wadaagaan xogaha ku aaddan lacaha ay ka qaadaan iyo guud ahaanba xaaladaha ku soo kordha Ganacsatada.Sidoo kale saraakii shu waxay ka balan qaa deen ganacsatada So omaaliye ed inay ku dada ali doonaan ilaalinta ammaankooda.

Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa saam eyn ku leh suuqda Magaaloo yinka waa weyn ee dalka, waxaana in badan ay Saraakiisha iyo guud ahaanba laamaha amniga ku cel-celiye en in ay wax ka qaban dooonaan.

Madaxweyne Mustafe cagjar " Kooxda Al Shabaab ee soo galay degaanka waxay ahaayeen dad Itoobiyaan ah"

Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaal ida Mustafe cagjar oo habeenkii Habeen hore ahaa Waraysi kooban siiyay Idaacadda VOA qeybtee da Axmaariga ayaa ka hadlay dagaalka u dha xeeya Ciidamada Liyuu Booliska degaan ka So omaalida iyo Ururka Al Shabaab.

Madaxweynuhu waxa uu ugu horeyn xusay in kooxdii kusoo duushay Arbacadii lasoo dhaaf ay degaanka Soomaalida ay ahaayeen koox ka mid ah Ururka Al Shabaab balse la magac bax ay Mujaahidiinta Itoobiya.

"Kooxdii soo gashay degaanka Soom aal ida waxay ahaayeen koox la magac baxday Mujaahidiinta Itoobiya, oo ay Al Shabaab u soo abaabushay inay khal khal galiyaan amniga Ito obi ya, kuwaas oo badankood Ito obiyaan ah" ayuu Mada xweynuhu warys ig iisa ku she egay.

Madaxweynaha ayaa xusay inay isku mid yi hiin Ururka AlShabaab iyo Koo xda Muja ahidii nta Itoobiya, iyadoo hadda ay Al Shabaab soo dirtay kooxdan si ay uga dag aallamaan gudaha Itoobiya. Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay inay arrinka kooxdani inay Itoobi yaan ahaayeen ay ku ogaadeen Maxaabiistii la ga qabtay kooxd an oo xogta bixisay waa siduu hadalka u dhig ay Madaxweyne Mustafe cagjar.

Ujeedka kooxdani usoo gashay dega anka Soomaalida iyo qorshahood ayuu Madaxweyne Mustafe cagjar ku sheegay mid ku wajahnaa degaannada Soomaalida iyo Oromada, gaar ah aan in saldhigyo ciidan ay ka samaystaan buu raha dhinaca Ceelkari iyo Baali, iyo waliba inay ka barbar dagaallamaan Jabhadaha ka howl ga la gudaha Itoobiya.

Mar wax laga waydiiyay in Ciidamada Milita rigu ka maqnaayeen xuduuda iyo goobaha uu dagaalku ka socday, oo Liyuu Booliska kaliya ay joogeen halkaa, waxa uu Madaxweyne Mu stafe cagjar yiri " Waa xog been ah hadalka la isla wareegayo ee ah Militariga Itoobiya way ka maqnaayeen aaggaas, balse xilligaas waxa da gaalka galay waxay ahaayeen Liyuu Booliska degaanka Soomaalida", waa siduu hadalka u dhigay Madaxweyne Mustafe cagjar.

Madaxwayne Mustafe cagjar ayaa guud ah aan xusay in qorshihii kooxdani soo duushay la fashiliyay waa siduu hadalka u dhigayee, isla markaana xogahan ay ku ogaadeen dadkii laga qabtay kooxdan lamagac baxday Mujaahidiinta Itoobiya ee kamid ka ah Ururka Al Shabaab.

Wareysigan ayaa noqonaya kii 1waad oo Madaxwenuhu siiyo Warbaah inta dibadda, tan iyo intii ay bilowdeen dagaallada u dhaxee ya Liyuu Booliska iyo Ururka Al shabaab.

Maxkamad go’aan lama filaan ah ka gaartay Soomaaligii dadka ku laayey Jarmalka

Maxkamad ku taalla dalka Jarmalka ayaa Talaadadii amartay in isbitaalka dhimirka la ge eyo nin Soomaali ah oo saddex qof oo haween ahaa mindi ku dillay, magaalada Koonfureed ee Wuerzburg, sanadkii tegay.

agaal qof oo kale ayaa lagu dhaawacay weerarkan bishii June 2021 ka dhacay magaal ada ka tirsan gobolka Bavaria.

Eedeysanaha oo Jarmalka ku yimid magan galyo, ayaa lagu eedeeyey inuu mindida u adee gsaday inuu ku weeraro dad ku sugnaa dukaan kahor inta aanu waddooyinka kuwa kale ku weerarin.

Dacwad-oogayaasha ayaa markii hore u ar kay in weerarka uu ahaa mid argagixiso, hase yeeshee baaritaan xigay ayaa arrintaas lagu xaqiijin waayey.

Ka hor maxkamadeynta, oo billaabatay bi shii April, laba khabiir oo ay amartay maxkam adda ayaa soo ogaaday in qofka weerarka fuli yey uu maskaxdo ka qabo xanuunka Schizophr enia, oo ah isku dhexyaac maskaxeed oo halis ah oo dadku si aan caadi ahayn u fasiraan xaq iiqada, sidaas darteedna aysan suurta-gal ahe yn in dambi ahaan mas’uul looga dhigo ficl ladii uu gaystay.

Sidaas darteed, garsooraha Maxka madda degmada Wuerzburg Thomas Schu ster "ayaa amaray in eedeysanaha la geeyo isbitaalka dhi mirka kadib go’aan ay garaeen xeerbeegtida,” ayuu yiri afhayeen u hadlay.

Dacwad-oogayaasha ayaa sheegay in qofka Soomaaliga, oo Jarmalka yimid 2015, uu shee gay inuu maskaxda ka maql ayey codad ku amr aya inuu weerarka fuliyo.

Go’aanka Maxkamadda ayaa ah mid naadir oo lama filaan ah, sababtoo ah, inta badan dad ka Muslimiinta ah ee weerarada gaysta waxaa durba lagu shabadeeyaa argagixisanimo, halka kuwa caddaanka ah mar kasta loo raadiyo qiil ah "inay maskaxda ka xanuunsan yihiin.”

Berlin ayaa qaadatay hal milyan oo qof oo magangalyo doon ah 2015 illaa 2016, xilligii ay aadka u kacsaneyd xasaradda muhaajiriinta Yurub. Imaatinka muhaajiriinta ayaa aad u kala qe ybiyey Jarmalka, waxayna horse edday sare u kaca xisbiga midigta-fog ee AfD

Ruushka Oo Reer Galbeedka Ku Eedeeyay Cunna Yarida Ka Taagan Dunida

Wasiirka arrimaha dibedda ee Ruushka, Ser gey Lavrov, ayaa waddamada reer Galbeed ka ku eedeeyay inay ka dambeeyaan cuntada iyo shidaal yarida ka jirta caalamka, wuxuuna had alkan jeediyay isagoo ku sug an dalka Itoobiya, oo qeyb ka ah socdaal lix maalmo od soconaya oo uu ku mara yo Afr ica.Waxaa uu dalka Ito obiya kula kulmay, mas ’uuliyiin ka tirsan dowla dda Itoobiya iyo wakiilo ka socda urur diblum aasiyadeedka waddamo kala duwan.

Goor uu la joogay wakiiladaasi, waxaa uu sheegay in dhibaatada cunta yarida caalamka y bilaabatay bilowgii xannunka Covid-19 kahor dagaalka Ukraine. Waxaa uu intaa ku daray in dowladaha reer Galbeedka ay trillion dollar u adeegsanayeen inay ku iibsadaan cunto, iya

doo aysan jirin sabab la taaban karo.

Midowga Afrika oo qasab ku aqbalay cayrintii Madeira, soo magacaabaya ergey cusub

Ururka Midowga Afrika ayaa u muuqda inuu bilo kadib ugu dambeyn aqbalay cayrintii uu ra ’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ku sameeyey wakiilkii ururka ee Soomaaliya Francisco Madeira.

Rooble ayaa qoraal uu soo saraay 7-dii April 2022 wuxuu dalka uga eryey Danjire Francisco Madeira, isaga oo sheegay in dowladda Soom aaliya ay u aqoonsatay shakhsi aan dalka laga rabin kadib markii "uu ku lug yeeshay arrimo ka baxsan sha qadiisa.”

Hase yeeshee, waxaa cay rin taas ka horyimid madaxwe ynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdul laahi Farmaajo, ayada oo kadibna Guddoomiya ha Guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Ma hamat uu sheegay inay qadanayaan go’aanka Farmaajo ee ah inaan dalka laga eryin danjire Francisco Madeira.

Hase yeeshee, isku dayadii Farm aajo iyo Mahamat ayaan labada shaq eyn, ayada oo wa saaradda amniga ay diidan inuu dalka dib usoo galo Madeira.

Warbixin cusub oo uu daabacay wargeyska Africa Intelligence ayaa shee geysa in guddoo miyaha Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat uu hadda qorsheynayo inuu wakiilka ururka iyo madaxa howlgalka ATMIS u magacaabo was iirkii hore ee arrimaha dibedda ee dalka Com oros Mohamed El-Amine Souef.

El-Amine Souef oo ah 59 jir ayaa 2011 illaa 2015 soo ahaa madaxa howlgalka wadajirka ah ee Qaramada Midoobe iyo Midowga Afrika ee gobolka Darfur ee dalka Sudan, howlgalkaas oo loo yaqaan UNIMID (United Nations-African Union Mission in Darfur).

Waxa uu sidoo kale 2015 illaa 2017 madax ka ahaa howlgalka QM ee waqooyi ga dalka Mali, kaasi loo soo gaabiyo MINUSMA.

Haddii si rasmi ah loo magacaabo El-Am ine Souef ayaa Soomaaliya imanaya xilli isb eddel weyn lagu sameeyey how lgalka Midow ga Afrika, kaasi oo bishii March loo bixiyey magaca ATMIS.

ATMIS ayaa ah howlgal ku-meel gaar ah oo ujeedkiisu yahay inuu dowladda federaalka ka la shaqeeyo sidii ay ula wareegi laheyd amniga dalka, ayada la billaabayo qorshe si tartiib ah lo ogu yareynayo 20,000 ee askari ee Afrikaanka ah ee dalka jooga.

Muxuu yahay bayaanka Al-Shabaab ka fashilmay kadib duulaankii Itoobiya? Xog

Tan iyo markii ay dagaal-yahanada Al-Shab aab u tallaabeen bariga dalka Itoobiya ayaa wa xaa isa-soo tarayay xogaha dagaalka as iyo uje edka ka dambeeya in xiligaan Al-Shabaab wee rar ku qaado ciidamada Itoob iya.

Al-Shabaab ayaa qorsh aheedu ahaa in cal ankooda madow ay ka taagaan gud aha Itoob iya, kadibna ay sii daayaan bayaan la diyaa riyay oo ay ku cadeynayaan in Jihaadka uu ku fiday weji cusub, sida uu sheegay xubin ka tir san Al-Shabaab oo magaciisa ka gaabs aday sababo amni darteed.

Dhinaca kale, Fallan-qeeyaha Geeska Afr ika, Matt Bryden ayaa weerarka ku tilmaamay mid u muuqda bilowga qorshe weyn oo istaraa tiiji ah oo lagu dhisayo joogitaanka dagaal-ya hano firfircoon oo Itoobiya ah, suurta-galna ay tahay inay ku sugan yihiin Koonfurta Bari ee bu uraha Bale.

"Wararka laga helayo goobta dagaalka ayaa sheegaya in qaar kamid ah cutubyada Al-Sha baab ay gudaha u galeen illaa 100KM gudaha Itoobiya, lagana yaabo inay weli firfircoon yih iin,” ayuu yiri.

Sidoo kale waxa uu xusay in kooxda Al-Sha baab ay la kulmeen xoogaa guuldarro ah oo dhanka xeelada ah, hase yeeshe ay gaareen ujeedooyin muhiim ah, oo ay ugu weyn tahay in ay markii ugu horeysay soo bandhigaan in koo xda awood u leedahay inay howl-galo millateri ka sameeyaan gudaha Itoobiya.

"Rabshadaha gudaha Itoobiya iyo isku-dhaf ka ciidamada waqooyiga ee dagaalka Tigray ay aa arrintaan ka dhigaya in Al-Shabaab waqti ku haboon weer araan.”

Si kastaba, Xiisadaha colaadeed ee ka taag an gudaha Itoobiya, gaar ahaan u dhaxeysa cii damada dowladda federaalka iyo fallaagada Ti gray ayaa si weyn u wiiqday awoodii federaal ka, taasi oo gacan ka geysatay xasilooni dara da ka socota dalkaas

Xigasho-Caasimadda.Net

Warbaahinta Itoobiya Oo Baahisay Xogo Cusub Oo Ku Aaddan Dagaalka Al-Shab aab Iyo Dowlad Degaanka

Ciidamada dowlad-deegaanka Soomaa lida ayaa dilay 85 dagaalyahan oo ka tirsan Al-Sha baab intii uu socday iska-horimaad ka dhacay xuduudda Soomaaliya iyo Itoobiya Isniintii, sida ay sheegtay idaacadda dowladda Ioobiya iyo taliye ka tirsan gobolka, maalmo kadib markii maleeshiyadani ay weerarro naadir ah ku qaadeen deega ankaas.

Dagaalkan ayaa sii kordh inaya dhibaatooyinka dhanka ammaanka ah ee uu wajahayo Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed oo Isku dayaya in uu damiyo kacdoonka ka socda gobolka Oromada, islamarkaana uu dejiyo ma caaradka aan raali ka ahayn ee ku sugan gob olka Axmaarada, isla markaana uu wadahada llo nabadeed la bilaabo gobolka waqooyi ee Tig rayga.

Telefiishanka Itoobiya ee ITV ayaa sheegay in ciidamada Ismaamulka Sooma alida Itoobiya ay dileen 85 ka tirsan Al-Shabaab, tiro intaa ka badanna ay ku qabteen degmada Feerfeer oo ku dhow xadka Soomaaliya.

Taliye ka tirsan ciidamada dowlad deega anka Soomaalida oo codsaday in aan magaci isa la xigan ayaa sheegay in 85 ka tirsan Al-Shabaab ay dileen. Wakaalada wararka ee Re uters uma suurta galin in ay la xiriirto afhayeen u hadlay Al-Shabaab si ay uga hadlaan arri nkan.

Taliyahan ayaa sheegay in ciidamadoodu ay dileen guud ahaan 243 ka tirsan Al-Shabaab tan iyo markii kooxda xiriirka la leh Al-Qaacidda ay weerareen laba tuulo Arbacadii la soo dha afay, islamarkaana 22 ka mid ah askartiisa laga dilay dagaalkan.Mid ka mid ah dadka ku nool Feerfeer ee xu duudka Soomaaliya ayaa sheegay in koox ka ti rsan Al-Shabaab dib loogu soo celiyay Sooma aliya intii uu socday dagaalkii ka dhacay Itoob iya Isniintii.

Ruushka Oo Dadaal Ugu Jira Sidii Uu U Wa naajin Lahaa Xiriirka Kala Dhexeeya Afrika

Wasiirka arrimaha dibedda Ruushka, Serg ei Lavrov ayaa gaaray magaalada Addis Aba ba, socdaalkiisii ugu dambeeyay uu ku marayo afar dal oo ka tirsan Africa.

Booqashadiisa ayaa looga gol leeyahay xoo jinta xirriirka ay Moscow la leedahay qaaradda, halkaas oo dalal badan ay ka gaabsadeen inay dhinac ula safataan dagaalka Ruushka isla mar kaana ay Ruushka ku cambaareeyaan dullaan ka uu ku qaaday Ukraine.

Lavrov ayaa la filayaa inuu la kulmo mas’uu liyiin sar sare oo ka tirsan dowladda Itoobiya iyo xubno ka tirsan howlgalka Midowga Africa,

Dheemaan noociisu dhif yahay oo laga helay dal ku yaalla Afrika.

Macdan qodayaal ku sugan waqooyi Bari dalka Angola ayaa helay Dhee maan noociisu dhif yahay oo la rumeysan yahay in uu yahay midkii ugu weynaa abid ee deegaankaas laga helo muddo 300 sano ah.

Dheemaankan midabk iisa waa (Pink ah) ama Basali, shirkadda laga leeya hay Australia oo ka howlgalaysay goobta laga soo qoday ayaa ugu magac dartay The Lulo Rose.Waxay shirkadda sheegtay in wa axda suuqeynta Dheemaanka ee dowladda Angola ay iibin doonto.

Dowladda Angola ayaa soo dhaweysay Dhe emaanka, waxay sheegtay in arrintani ay muuj ineyso in Angola ay door weyn ku leedahay soo saarista macdanta Dheemaanka ee caalamka.

Taalibaan Oo Mar Kale Codsi U Dirsatay Dowladda Mareykanka

Diblomaasiga ugu sarreeya xukuumadda Taalibaan ee Afghanistan ayaa Talaadadii she egay mar uu ka hadlayay shir caalami ah oo ka dhacay dalka ay dariska yihiin ee Uzbekistan in cunaqabateynta uu Mareykanku kusoo rogay ay tahay sababta ugu weyn ee saboolnimada dalkiisa.

Wasiirka arrimaha dibadda ee Taalibaan Amir Khan Mottaki ay aa mar kale ku boorriyay Was hington inay ka qaaddo xanniba adaha "si shuruud la’aan ah” isla markaana ay u soo deyso ku dhawaad 7 bilyan oo doollar oo ah lacagaha la xayiray ee Bankiga Dhexe ee Af ghanistan oo lagu hayo Mareykanka, si ay aw ood ugu siiso Taalibaan in ay wax ka qabato dhibaatooyinka dhaqaale iyo kuwa bini’aa dantinimo ee sii xumaanaya.

Wadamada Yurub ayaa iyaguna xannibay $2 bilyan oo kale oo kaydka Afghanistan ah.

"Tallaabooyinkani ma ahan oo kaliya inay ca rqaladeeyaan maalgashiga shisheeye iyo maca amilka maaliyadeed, laakiin sidoo kale waxay saameeyn ku yeesheen dhaqdhaqaaqy ada do wladda ee faa’iidada u leh dadweyn aha,” ayuu Mottaki ka sheegay munaasabadda lagu qab tay caasimadda Uzbek ee Tashkent.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip