HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPAER EE MAANTA OO AH ARBACO 27-KA JULY 2022-KA

1
Wednesday July 27, 2022 - 08:54:43 in Wararka by
  • Visits: 340
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPAER EE MAANTA OO AH ARBACO 27-KA JULY 2022-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md.Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku joogay Jamhuuriya dda aan saaxibka nahay ee Masar ayaa Shalay dib ugu soo laabtay caasim adda dalka ee Muqdi sho.

Madaxweyne Xasan Sh.Maxamuud ayaa intii uu ku sugnaa dalka Masar waxaa kulan miro dhal ah kula qaatay Madaxwe ynaha dalka Ma sar Mudane Cabdulfataax Al-siisi isaga oo la soo qaaday xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya laba da dal, iskaashiga diblumaasiy aded, dhaq aale iyo wax wada-qabsi ee ay wad aagaan labada shacab ee walaalaha ah.

Ra'iisul Wasaaraha XFS oo kulan la qaatay Qaar kamid ah Madaxda Warbaahinta Dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaal ka Soomaaliya Hamza Abdi Barre oo latashiyo ku saabsan dhismaha xukuumadda la qaadana ya qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka ah, ayaa Shalay qaabilay maamuleyaasha war baahinta ka howl-gasha gudaha dalka.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa la wadaagay bahda saxaafadda, in xukuumaddiisu ay mudnaan siin ayso daah furnaanta shaqada dowladda iyo xogsiinta shacabka, waxa uuna tilmaamay door ka ku aaddan wacyigelinta bulshada ee dhina cyada amniga iyo la dagaallanka fi kradaha argagixisada ee la ga sugayo warbaahinta in ay dardar geliyaan.

Sidoo kale, R/Wasaaraha XFS Md Xamse Cabdi Barre, ayaa adkeeyey doorka Xukuumad da ee ku aaddan dhowridda xorriyadda hadal ka, xuquuqda Warbaahinta iyo badqabka wariy eyaasha, isagoo ku bogaadiyey shaqada ku aaddan xogsiinta iyo wacyigelinta ee ay u hay aan dadka Soomaaliyeed.

Dhankooda, Madaxda Warbaahinta ka howl-gala dalka, ayaa la wadaagay R/Wasaaraha muhiimadda ay leedahay xoojinta wada-shaq eynta dowladda iyo warbaahinta, taas oo aas-aas u ah xaqiijinta xorriyadda iyo madax-banna anida saxaafadda, iyagoo la wadaagay tallooy in la xiriira qaabka ay u wada shaqeyn karaan warbaahinta iyo Dowladda.

Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Xoghayaha Guud Jaamacadda Carabta Oo Ku Kullmay Qaahira.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booq asho ku jooga dalka Masar ayaa kulan la qaat ay Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta Axmed Abuu Al-qeyd.

Madaxweynaha ayaa uga warbixiyey Xog hah aya Jaamacad da Car abta, xaaladda dalka & dadaallada dowladda Soomaaliya ay ku bixinay so dib u dhiska dowla ddni mada iyo la dagaallanka Alshaabaab, isa goo tilmaamay sida ay Sooma aliya uga go’an tahay in ay door firfircoon ka qaadato Ururkan oo xubin muhiim ah ay ka tahay. Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Axmed Abuu Al-qeyd ayaa ka arrinsaday sidii Ururka Jaama cadda Carabtu ay u dardar gelin lahaayeen gac anta ay ka geysanayaan howlaha gurmadka ab aaraha iyo horumarinta, xal u helidda caqaba daha amni iyo dhaqaale ee ay la tacalaayaan shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed.

Dhankiisa, Axmed Abuu Al-qeyd ayaa xaqiij iyay in Jaamacadda Carabtu ay garab-taagan tahay qorsheyaasha dib u heshiisiinta iyo dowl ad dhiska ee uu wado Madaxweyne Xasan Sh, waxa uuna ugu hambalyeey dib u doorashada iyo hiigsigiisa ku aaddan xaqiijinta Soomaali he shiis ah, dunidana heshiis ah.

RW Xamse” Waxaan u baahannahay Siyaas ad degan oo kalsooni ka dhex abuurta madaxda”

R/Wasaaraha XFS Md.Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in ujeedka koowaad ee Xukuu madda uu soo dhisi doo no ay noqon doonto si yaasad degan oo kalsooni ka dhex abuurta ma daxda dowlad da dhexe iyo dowlad gobolleed yada kajira dalka

Ra’iisul Wasaaraha oo kulamo wadatashi ah ka wada Muqdisho wuxuu sheegay in Bulshada Soo maaliyeed iyo Xukuumadda ay isku si u wada Shaqeyn doonaan, isla markaana Xu kuu maddiisa ay ku Shaqeyn doonto waxkasta oo saameeynaya Sha cabka si ay u helaan Shaqo wan aagsan ayna kaga duwanaan do onaan Xukumadihii ka horreyay.

Sidoo ke wuxuu hadalkiisa uu intaasi kudar ay in dhibaatada heysata Shacabka ay keentay siyaasad xun iyo Siyaasiyiin aan heshiis aheyn, si taasi looga gudbana ay muhiim tahay inay he shiis yihiin Madaxda DFS & D/Goboleedyada.

Hadalkan kasoo yeeray R/Wasaaraha Soom aaliya ayaa kusoo aadaya xilli dhowrkii sano ee la soo dhaafay khilaaf u dhaxeeyay siyaasiyiin ta Soomaaliyeed ay keentay inay dib u dhacdo doorashada Soomaaliya.

Villa Somalia oo shaaca ka qaaday mo wqif keeda ku aaddan arrinta wabiga NILE

Afhayeenka madaxtooyada Soomaaliya, Ca bdikariin Cali Kaar oo u warramay BBC-da ay aa faahfaahin ka bixiyey wadahadalladii dhex-maray madaxwey nayaasha So omaaliya iyo Masar, kadib markii ay soo baxeen warar ku saabs an in mad axweyne Xasan Sh.u la saftay Masar oo ay haat an is hayaan Itoob iya.Waxaa bar aha bulsh ada arrintaas ku fa afiyey taagerayaa sha mad axweynihii hore ee dalka Maxamed C/hi Farm aajo. Haddaba afha yeenka ayaa ka hadlay arr intaasi.

Cabdikariin Cali Kaar ayaa marka hore sha aca ka qaaday in Qaahira iyo Muqdisho uu ka dhexeeyo xiriir qoto dheer oo soo jireen ah, bal se uu mar dhoweyd soo kala dhex galay mad-madow. "Soomaaliya dowladda Masar waxaa kala dhexeeya xiriir soo jireen ah oo aad u qoto dheeraa, walow beryahaan dambe xoogaa ma d-madow uu jiray” ayuu yiri afhayeenku.

Sidoo kale wuxuu caddeeyey mowqifka do wladda Soomaaliya ee ku aadan arrinta biuo-xir eenka wabiga Nile , wuxuuna sheegay inuu ya hay in si nabad ah looga faa’ideysyo biyaha wa bigaasi."Wabiga Nile waxa uu maraa dalal bad an mowqifka dowladda Soomaaliya wuu cad ya hay iminkana waa kuu caddeynayaa mo wqifka dowladda Soomaaliya waa in si nabad ah looga faa’iideystaaa biyaha wabiga Nile, aya da oo la raacayo xeerarka caalamiga ah,” ayuu yiri. Waxa kale oo uu xusay in 2021-kii uu jiray go’ aan ka soo baxay Qaramada Midoobay oo ay ku wada qanacsan yihiin dalalka uu maro wa biga Nile, arrintaasina ay raacsan yihiin.

"Waxaan intaas kuu raacinayaa 2021-kii wa xaa jiray Resolution uu UN-ka soo saaray oo la bada wadanba ay ku qanacsanaayeen oo ah aa wadamada uu wabiga Nile mara oo idil ay ku qanacsanaayeen oo ahaa si nabad ah oo waafaqsan xeerarka caalamiga ah in biyaha lo oga wada faa’iideysto” ayuu markale hadalkii sa sii raaciyey afhayeenka Villa Soomaaliya.

Si kastaba, dowladaha Soomaaliya iyo Masar ayaa waxa ay wadaagaan xiriir qoto-dheer oo ku saleysan iskaashi dhaqaale, ganacsi, waxba rasho iyo wax wada qabsi, hase yeeshee wux uu xumaa shantii sano ee dalka uu hoggaa mi nayey Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Booqd ay Safaaradda Soomaaliya Ee Dalka Masar

Madaxweynaha JFS Md.Xasan Sh Maxamu ud oo ku gudajira booqashadiisa rasmiga ah ee uu ku joogo dalka Masar, ayaa booqday xarun ta Safaaradda Soomaaliyeed ee dalkaas.

Safiir ka dalka Masar ahna Wakiilka Soom aaliya ee Jaamacadda Carab ta Ilya as Sheekh Cumar Abuubakar ayaa ku soo dhaweeyay Ma daxweyne Xasan Sheekh Saf aarada, halkaas oo uu warbixinno kaga dhag eystay diblomaasi yi inta iyo hawlw adeennada Safaaradda.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka hadlay dadaallada Dowladda ee ku aaddan dib u haba ynta iyo horumarinta hanaanka diblumaasiyade ed ee dalka iyo xaqiijinta matalaad dibadeed oo ku saley san Soomaali heshiis ah, dunidana he shiis la ah.

Duqeymo diyaaradeed oo lagu weeraray Fariisimo Shabaabku ku lahaa Sh/Hoo se iyo faah faahino laga helayo.

Diyaarado dagaal ayaa waxaa la sheegay Inay Habeen hore Saqdii dhexe duqeymo culus ka fuli yeen degaanka Toora-tooroow oo katirsan G/ Sh/Hoose halkaas oo si weyn ugu xoogg an yi hiin dagaalamayaal katirsan Ururka Al-Shabab.

Goobjoogayaal diiday in Ma gacooda iyo codkooda loo ade egsado qalabka Warbaahinta ayaa sheegay in laba diyaar adood ay duqeeyeen Xarumo ay ku Shaqeeyn ayeen Al-Shabaab oo kuyaalla degaanka Too ra-tooro ow, balse aysan xaqiijin karin khasaar aha ka dhashay duqeynta.

Wararka ayaa waxaa ay intaasi kudarayaan in mid kamid ah diyaaradaha ay ku degtay deg aanka Toora-toorow, isla markaana ay Ciidam adii saarnaa wateen ku dhawaad 10 Ruux oo ku sugnaa degaanka, iyaga oo ku eedeynaya inay katirsan yihiin Al-Shabaab.

Dowladda Soomaaliya iyo Al-Shabaab aya an weli ka hadlin duqeynta ka dhacday de gaan ka Toora-tooroow, hayeeshee inta badan duqe ymaha ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa waxaa Soomaaliya ka fuliya Mareykanka, kaas oo dib ka faah faahiya duqeymaha ay fuliyeen.

Somaliland oo muddo u qabatay in de gaan nad eeda isaga baxaan dadka Ajaanibta ah

Maamulka Soomaaliland ayaa ku amray in muddo 20 maalmood ah ay degaannadee da is aga baxaan dadka Ajaanibta ah ee aan hey san sharciga, kuwaas oo ka Shaq eysta degaa nnada Maamulkaas.

Qoraal kasoo baxay Laanta Socdaalka Somaliland ayaa lagu sheegay in laga bila abo 28 /07/2022 ilaa 17/08/2022 dadka Ajaanibta ah ee sharci darrad kujooga Somaliland ay isa ga baxaan, sidoo kalena shirkadaha, Hayadaha iyo Ganacsata ay ka hawlgalaan shaqaale ajaa nib ah, in ay ka shaqeeyaan oo qura ajaanib ka haysta dalkujoog sax ah (Visa ama Qaxoonti).

Hoos Ka Akhriso qoraal kasoo baxay Laanta Socdaalka Somaliland

Taliska Ciidanka Socdaalka Jamhuriyadda somaliland wuxuu ku wargalinayaa Ajaanibka Sifo Sharci daro ah ku jooga dalka Somaliland in ay kaga baxaan muddo Labatan (20) cisho ah oo ka bilaabma 28/07/2022 ilaa 17/08/2022.

Sidoo kale waxaa lagu wargalinaya shirka daha, Hayadaha iyo Ganacsata ay ka hawl’gala an shaqaale ajaanib ah, in ay ka shaqeeyan oo qudha ajaanibka haysta dalkujoog sax ah (Visa ama Qaxoonti).

Waxaa looga digaya goobta ganacsi, shirk ad ama haayad ee lagu helo shaqaale bilaa sharci ku jooga dalka jamhuriyadda somaliland oo ka shaqeenaya, in laga qaadi doona talaabo sharciga waafaqsan mulkiilaha goobtaas.

Juxa: Sisi wuxuu Soomaaliya ku gaaday dhimbil dab ah

Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Soomaal iya Cabdi Faarax Siciid (Juxa) oo war qoraal ah soo saaray ayaa waxa uu ku sheegay in Soo maaliya ay si sibiq ah loo dhex istaajiyay muran ka mudada badan soo jiitamayay ee Masar iyo Itoobiya. Juxa ayaa

sidoo kale sheegay in Madaxwey naha Masar, Cabdifataax Al-Siisi uu danihiisa gaarka ah uga faa’I ideystay socdaalkii madaxweyne Xasan Sheekh, islamarkaana uu ku gaaday dhi mbiil dab ah oo la coleysiin karta Itoobiya, sida uu sheegay.

"Madaxweyne Sisi waxaad mooda inuu Soo maaliya ku gaaday dhimbiil dab ah iyadoona weli dowlad dhisan. Soomaaliya oo aan 30 sa no cago dhigan oo ay labadeeda Webiba uga yimaadaan Itoobiyaa, webiga Al-Shabaabna u ga furan yahay gudaha ma dhex geli kartaa mu ranka biyaha ee labada dal ee Afrika ugu xoog gan oo aan midkoodna har iyada u jiideyn,” ay uu yiri Cabdi Faarax Juxa.

Sidoo kale waxa uu qoraalkiisa ku yiri "Ga admada Masar ee Shalay waxaa ka horeysay gaadmadii 1997-kii, markii shirkii dib u heshiisi inta Soomaaliya ee Boosaaso ku mudaysnaa ay Masar si deg deg ah ugu wareejiya Qaahira, soona jeedisay in Xuseen Caydiid iyo Cali Ma hdi noqdaan madaxweynaha iyo madaxweyn ku-xigeenka Soomaaliya.”

Qoraalka Juxa ayaa waxa uu daba socda hadal uu madaxweynaha Masar ka sheegay shirkii jaraa’id ee Xasan Sheekh, kaasi oo ku sheegay in labada dhinac ka wada-hadleen xa alada biyo xireenka, iskuna raaceen aragtida ah halista siyaasadaha halka dhinac ah ee ku waj ahan mashaariicda wabiyada caalamiga ah."Waxaan ka wada-hadalnay xaaladda Biyo-xireenka Dib-u-curashada Itoobiya (Ethiopian Renaissance Dam), waxaana isku raacnay inay lama huraan tahay inaan ka dhegnaano mab da’a iskaashiga iyo wada-tashiyada u dhaxee ya dalalka web iga uu maro si loo xaqiijiyo ina an waxyeelo loo gaysan midkoodna,” ayuu yiri Al-Sisi.

Si kastaba, Madaxweyne Xasan Sheekh meelna kuma sheegin inuu hadalkaas ku raacs an uyahay Sisi, mana jirin war-murtiyeed wada jir ah oo arrintaas lagu caddeeyey.

Ergeyga gaarka ah ee arrimaha gurmad ka abaaraha oo kulan la qaatay madaxa kooxda agaasimayaasha arrimaha deg-degga ah

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdira xmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la qaatay madaxa Kooxda Agaasimayaasha Arri maha Degdega ah ( Emergency Directors Gro up) Marwo. Ghada Eltahir Mudawi.

Kulanka ayaa diirrada lagu saar ay dardargelinta howlaha gurmad ka abaaraha, waxaana sidoo kale kasoo qeybgalay madax sare oo ka la socotay hay’addaha UNDP, FAO, UNHCR, WVI, WFP, ICV, iyo OCHA oo ay hoggaamin eysay Marwo Ghada Mudawi oo ah madaxa howlagallada OCHA.

Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa war bixin ka siiyay wafdiga howlaha xafiiskiisa iyo sida ay Dowladda Federaa lka Soomaaliya uga go’an tahay fudude ynta iyo iskububbaridka howlaha Gurmad ka Abaaraha, isaga oo ugu danbeyn uga mahadceliyay wafdiga booqash ada iyo tegitaanka goobaha sida gaarka ah aba auhu u samaayeen taas oo sare u qaadysa wacyiga bulshadeena Soomaaliyed iyo Beesha Caalamka.

Marwo Ghada, oo hormuud u ahayd wafdigaan ayaa sheegtay in ay muhiim tahay in la dardar geliyo howlaha Gurm adka Abaaraha sida ugu dhaqsiyaha badan , waxa ay sidoo kale aad uga deyri say xaaladda dadkii ay kusoo aragtay qaar ka mid ah deegaanadii ay kormeerka ku tagtay.

Ugu danbeyn, Ergeyga iyo wafdiga ayaa isla gartay in wax badan ay qabsoomeen iyagoo dhanka kale isku raacay in baahida weli taagan darteed la joogteeyo dedaalla da Gurmadka Abaaraha ee iskugu jira U-qareemidda, fududeyntam iskudubbaridka iyo gaarsiinta gargaarka guud ahaan mee laha ay abaauhu ka jiraan.

Fu’aad Shongole oo war kasoo saaray duul aanka Al-Shabaab ee Itoobiya iyo qorsha hooda

Dagaal-yahaanada Al-Shabaab ayaa isku diyaari naya rogaal celin culus, kadib dagaalo ay la galeeen ciidamada Liy uu Booliska, aya da oo furim aha hore ee deegaanada Ceelb arde iyo Caato uu ga aray mid kamid ah culimada dhi irigeliya Jihaadka Al-Shabaab. Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf oo hadal u jeediyay bo qolaal ka tirsan dagaal-yaha naada Shabaab ee ku suga an deegaanadaas ayaa u sheegay inay isku di yaariyaan weerar kale oo ka dhan ah ciidamada Itoobiya, isaga oo ugu hamb alyeeyay guul uu ka sheegtay dagaalka.

"Waxaa shaki ku jirin anaga dhaawac ma wa dano, cadowga isaga jabay oo bakhti giisa si uu u duugo waayay. Shalay anaga haddii aan ku rogaal celino waxaa gaare yna nasrigii hore mid ka weyn,” ayuu yiri Fu’aad oo hadal u jeedinayay dagaal-yaha nada Al-Shabaab.

Sidoo kale waxa uu ku dardaaray dagaal-yah anada inay u adkeystaan dhibkasta oo ay la kul maan inta ay ku jiraan dagaalka, islamarkaana ay sii wadaan illaa inta ay ka dhimanayaan ama ka guul gaarayaan.

Fu’aad ayaa ku dheeraaday kalimado dhiiri-gelin ah oo dagaal-yahaanada ku riixaya inay sii wadaan dagaalka, isagoo soo hadal qaaday dagaalladii lagu laayay ciidamada Itoobiya ee isbuucii lasoo dhaafay ka dhacay degmada Ye ed iyo deegaanka Caato.

Ugu dambeyntiina waxa uu ku goodiyay mal eeshiyaadka Liyuu Booliska ee ku sugan deeg aanada xuduudka labada dal inay ka shallayn doonaan xasuuqa iyo xad-gudubyo uu sheegay inay ku hayaan dadka muslimiinta.

Askar Wadday Meydka Nin Lagu Qisaasay Caabudwaaq Oo La Weeraray

Iyadoo Magaalada Cabudwaaq ee Gob l ka Galgaduud Shalay lagu qisaasay Axmed Cabdi Aadan (Dhagadheere) oo dhawaan hal kaas ku dilay Allaha u Naxariistee Taliye ku xig eenkii Ciidanka NISA ee Galmudug G/le Faar ax Cumar Geelle iyo Wal aashiisXaawo Cumar Ge elle, ayaa waxaa mar kale Shalay Magaal adaasi ka dhacay weerar khasaaro badan dhal iyay oo salka ku haya Xiisad ka dha latay dilka Toogashada ah ee lagu fuliyay Gac an ku dhiiglaha.

Wararka ayaa sheegaya in weerar jid gooyo ah lagu sameeyay Ciidanka Dowladda oo sid ay sida la sheegay Meydka Askariga Shalay la gu Qisaasay M/Caabudwaaq ee G/ Galgaduud.

Dabley hubeysan oo ay isku heyb-yihiin Ask ariga la toogtay ayaa Waddada u galay gaadiid ka ay la socden Ciidanka Dowladda, waxaana weerarkaasi ka dhashay khasaaro isugu jira dhi masho iyo dhaawac soo gaaray Ciidanka NISA.

Ilaa iyo hadda waxaa la xaqiijiyay dhimasha da labo Askari oo ka tirsan Ciidankii Meydka Askariga waday, waxaana dhaawacyo kala du wan ay soo gaareen tiro intaa ka badan, sida ay tibaaxayaan wararka aynu ka heleyno M/ Caabudwaad ee G/Galgaduud.

Togashada lagu fuliyay Askariga ayaa timid kadib markii dhawaan Magaalada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud uu ku dilay Allaha u Naxariistee Taliye ku xigeenkii Ciidanka NISA ee Galmudug G/le Faarax Cumar Geelle iyo Walaashiis Xaawo Cumar Geelle.

Waxaana Howlgallo ay sameeyeen Ciidan ka Dowlaadda lagu guulaystay in ay gacanta ku dhigaan gacan ku dhiiglaha, kaasi oo ugu tam beyntii goob fagaare


Madaxweynaha Puntland oo qeylo-dhaan u diray Hay’adaha Caalamiga ah

Madaxweynaha Puntland Siciid C/hi Deni ayaa baaq deg deg ah oo la xiriira gurmadka Abaaraha ka dalbaday dhammaan hay’adaha gargaarka Caalamiga ah ee dan eeyaha Arrimaha Soomaaliya.

Qoraal ku qornaa luuqada Eng lish-ka oo uu Madaxweynaha Puntland dhawaan u diray ha y’adaha Caalamiga ah ayaa waxaa uu kaga co dsaday in gargaar deg deg ah la soo gaaraan dadka ay saameeysay abaarta ee kunool dega annada Puntland.

Wuxuu sheegay in dadka abaarta ay saame eysay ay u baahan yihiin, Gargaar cuno, dawoo yin iyo in Biyo dhaamin loo sameeyo dadka aba arta ay ku saameeysay degaannada Miyiga ah, kuwaas oo aan helin gurmad Gudaha ah iyo Caalami ah intaba.

Qoraalka uu Hay’adaha gargaarka Caalak iga ah u diray Madaxweynaha Puntland oo aad u dheer ayuu sidoo kale uga codsaday inay dadka la soo gaaraan waxyaabaha ka hortagga nafaqa darrada Carruurta iyo calafka xoolaha.

Qoraalkaan uu Madaxweynaha Puntland ayaa kusoo aadaya xilli Dorraad uu Madaxweyne Deni goob fagaaro ah ka sheegay jn deeqaha Caalamiga ah oo ay hesho dowladda Soomaa liya aysan helin Shacabka Puntland.

Col. Macow: Al-Shabaab way ka gudbeen in ay qarxiyaan xarumaha ka dibna weeraraan

Korneel Cabdullaahi Cali Macow oo ah qa biir amni ayaa ka hadlay dagaalka ay Al-Shaba ab ku qaadeen gudaha dalka Itoobiya, gaar ah aan dhulka dowlad deegaanka Soomaalida, ka dib wareysi dheer oo uu siiyey Telefishinka Universal. Korneelka

oo horey uga mid ahaa saraakiisha sar sare h a’adda NISA ayaa shaaca ka qaaday in haatan xoogaga kooxda Al-Shabaab ay ka gudbeen inay is qarxiyaan, kadibna ay weeraraan xarum aha, wuxuuna tilmaamay in ujeedkooda uu yah ay inay galaan Itoobiya.

"Al-Shabaab way ka gudbeen isku qarxi, ka dibna xarumaha weerar marka ujeedada ay meeshaas u aadeen ma ahan in ciidan meesha joogo kusoo duulaaan, laakiin ujeedkooda wax aa waayey inay u gudbaan gudaha Itoobiya,” ayuu yiri Korneel Cabdullaahi Cali Macow.

Sarkaalkan oo sii hadlaya ayaa faahfaahiy ey sida ay Al-Shabaab ugu suuragashay inay ka gudbaan dhanka gobolka Hiiraan, una talla abaan Itoobiya. Macow ayaa sheegay in dagaal ayahannada kooxda ay mareen dhanka Beer Gadiid, halkaas oo aysan joogin ciidan.

"Beer Gadiid ayey kasoo gudbeen waxay u dhexeysaa Jawiil iyo Matabaan dhulkaas buu raleyda ah ayey kasoo gudbeen marka wadda waxaa jirta xuduuda Itoobiya dhinaca waqooyi ka geleyso Feer-feer, taas ayey ka gudbeen meeshaas ciidan dowladeed ma joogaan, ciid anka waxa ay joogaan Matabaan raca kalena wuxuu joogaa kala beerka,” Sidoo kale wuxuu tilmaamay in awooda ko oxda ay korortay, mar kii laga gaabiyey weerar adii iyo howlgallada ay wadeen ciidamada huw anta ee ku sugan dalka "Al-Shabaab 5-tii sa no ee lasoo dhaafay lala ma dagaalin marka awoodo badan oo ay ku dh aq-dhaqaaqaan ay ey leeyihiin,” ayuu hadalk iisa sii raaciyey.

Dagaalka ka socda xadka Itoobiya ayaa saa meyn ku yeeshay dowlad deegaanka, waxaana ciidamadii ugu badnaa haatan ay soo dhoobtay xaduuda labada dal, si ay uga hortagaan duula anka culus ee ay xoogaga Al-Shabaab ku qaa deen qaybo ka mid waddanka Itobiya. Raciyey

Booliiska Puntland oo xiray nin dad shacab ah weeraray

Booliiska Caasimadda Garoowe ayaa xabsi ga dhigay nin toorreey ku weerar ay dad shac ab ah

Saddex qof ayaa la xaqiiji yay inuu dhaaw acyo culus gaarsiiyay ninkaas oo aan weli mag aciisa la shaa cin.

Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Nugaal G/sare Xus een Cali Maxamuud ayaa xa qiijiyay in baaritaan lagu hayo shakh siga loo qabtay dhacdadaas.

Booliska waxay sheegeen in ninkaasi sida ugu dhaqsiyaha badan sharciga loo marsiin doono.

Ciidamada Puntland oo fuliyay howl-gallo ka dhan ah Al-Shabaab & Daacish

Saacadihii la soo dhaafay ayaa Ciidamada kala duwan ee difaaca Dowlad Goboleedka Pu ntland waxaa ay howlgallo ka dhan ah Al-Shab aab iyo Daacish ka fuliyeen dhulka Buuraleyda ah ee Gobolka Bari

Ciidamada oo isugu jira kuwa Daraawiishta iyo kuwa PSF & PMPF ayaa si gaar ah howlgalka uga fuliyay degaannada buuraleyda ee Golis iyo Cal-miskaad ee Go bolka Bari, halkaas oo ay aad ugu xoogan yih iin Al-Shabaab iyo Kooxda Daacish.

Saraakiisha Ciidamada Puntland ayaa she egay inay howlgalka ku bur buriyeen saldhigyo ciidan oo ay isaga tageen Al-Shabaab , isla ma rkaana keyd badan u yaallay, wallow aysan she egin dad ay kusoo qabteen howlgalkaas.

Waxaa sidoo kale ay sheegeen inay sii wadi doonaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shaba ab iyo Daacish ilaa iyo inta ay ka saarayaan de gaannadaas, iyada oo Ciidamada kala duwan ee difaaca Puntland ay dhowr jeer howlgallo ka fuliyeen dhulka Buuraleyda ah ee Gobolka Bari.

Maamulka Puntland ayaa dagaal xoogan kula jira Al-Shabaab iyo Daacish, waxaana dhowr jeer Xubno katirsan Al-Shabaab oo kasoo bax ay dhulka Buuraleyda ah ay weeraro ka fuliye en Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari.

Xaqiiqada warkii uu Al-Siisi ka sheegay Xas an Sheekh iyo biyo-xireenka Itoobiya

Kadib shir jaraa’id oo ay wadajir u qabteen madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Masar oo kulan ku dhex maray magaalada Qaahira ayaa waxaa soo baxay in warar ku saabsan in Mad axweynaha Soomaaliya uu la saftay dalka Masar.

Waxaa baraha bulshada arrintaas ku faafi naya taagerayaasha madaxweynihii hore Max amed Cabdullaahi Farmaajo. Haddaba waxaan halkan hoose kusoo qaadaneynaa warkii uu shirka jara’id ka sheegay Madaxweynaha Masar .

Madaxweynaha Masar Abdel Fattah El-Sisi ayaa sheegay inay dhiggiisa Soomaaliya, Xas an Sheekh Maxamuud isku afgarteen in heshiis dhab ah laga gaaro buuxinta iyo ka shaqeynta biyo xireenka Grand Ethiopian Renaissance Dam (GERD) iyadoo aan dib loo dhigin.

Heshiiska ayuu sheegay inay tahay in lagu saleeyo bayaankii Golaha Ammaanka ee Qar amada Midoobay (UNSC) bishii Sebtembar ee sannadkii 2021, si loo ilaaliyo amniga iyo xasil loonida gobolka, Madaxweyne Sisi ayaa ku she egay shir jaraa’id oo ay si wadajir ah u qabteen Maxamuud isaga oo jooga Qaahira.

Abdifatah Al-Sisi wuxuu kaloo sheegay in uu Madaxweynaha Soomaaliya kala hadl ay arr inta biyo-xireenka Itoobiya ee GERD, isagoo ca ddeeyay inay muujiyeen khatarta ay leedahay siyaasadaha hal dhinac ah marka la fulinayo mashaariicda ku saabsan webiyada isaga gudba.

Madaxweynaha Masar waxa uu intaa ku dar ay inay isla qaateen inay lama huraan tahay in loo hogaansamo mabda’a iskaashiga iyo wada tashiga dowladaha darafyada ee Biyo xireenka GERD si loo hubiyo in aan wax dhibaato ah loo geysan mid ka mid ah iyaga oo raacaya qara arada sharciga caalamiga ah.

Sisi wuxu ugu hambalyeeyay Maxamuud xil ka uu qabtay bishii June isagoo ku tilmaamay tallaabo muhiim ah oo loo qaaday dhanka horu marinta xasilloonida Soomaaliya.

Sisi waxa uu sheegay in Masar ay ka mid ta hay dalalkii ugu horeeyay ee aqoonsaday mad ax-banaanida Soomaaliya 1960-kii, isla markaa na ay si joogto ah u taageerto Soomaaliya si loo gaaro amni iyo xasilooni.

"Waxaan wali si sharaf leh u xasuusannaa shuhadadii Masar ee naftooda u waayay si ay Soomaaliya u hesho madax-bannaanideeda oo ay u ilaaliso wadajirkeeda dhuleed,” wuxuu ka mid ahaa khudbadii Madaxweynaha Masar.

Sisi waxa uu bogaadiyey dadaaladii lagu fur ayay laanta Banque Misr ee Soomaaliya, kuwa as guul ku dhammaaday, iyadoo Bankiga Dhe xe ee Soomaaliya uu fasax shaqo siiyey. "Wax aan rajeyneynaa in furitaanka laanta Banque Misr ee Soomaaliya ay gacan ka geysato horu marinta ganacsiga iyo maalgashiga Masar ee Soomaaliya si ay uga faa’iideystaan labada dhinac,” ayuu yiri Madaxweyne Sisi.

"Masar waxa ay xaqiijineysaa in ay taageereys o dadaallada Soomaaliya ee lagu horumarin ayo nabadda iyo amniga dalka iyo ciribtirka ar gagixisada si loo gaaro horumarka la hiigsan ayo, looga gudbo caqabadaha jira, loogana dha beeyo rabitaanka dadk”, ayuuna sii


Barlamaanka Puntland oo laga cabsi qabo inay kalsoonida kala noqdaan xukuumadda madaxweyne Deni

Barlamaanka dowlad goboleedka Puntland ayaa laga cabsi qabaa inay kalsoonida kala no qdaan xukuumada Puntland, iyadoo loo saba baynayo khilaaf xooggan oo xilligan ka dhex ta agan madaxtooyada iyo barlamaanka.

Guddoomiyaha barlamaanka Puntland, Cab dirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa magacaabay guddi xildhibaanno ah oo soo ururiyo natiijada kasoo baxday la xisaabtanka golaha wasiiradda.

Guddigaan oo ka kooban 11 xubnood, ayaa laga sugayaa inay 30 ka bishan July soo saar aan, natiijo uu barlamaanku ku go'aan qaato

Qaar kamid ah xildhibaannada ayaa ku taliyay in barlamaanku la xisaabtamo madaxtoo yada, iyagoo ku eedeeyay inay u hoggaansami weyday go’aan uu barlamaanka xasaanadda ugu diiday garsoorayaasha maxkamadda sare ee Puntland.

Xildhibaannadu waxay sheegeen, haddii ma daxtooyadu aqoonsan weyday go’aanada barla maanku uu gaaro, in barlamaankuna uu qaado tallaabo arrintaas looga jawaabayo.

Waxay xildhibaannada walaac ka muujiyeen garsoorayaashii xasaanadda loo diiday inay weli shaqeynayaan oo ay gaarayaan xukunno.

Dhinaca kae, xafiiska xuquuqul insaanka Pu ntland oo soo saaray war-saxaafaddeed ayaa madaxtooyada iyo barlamaanka ugu baaqay inaan la siyaasadayn arrimaha garsoorka.

Xafiisku wuxuu sheegay in garsoorayaasha maxkamadda sare aysan gali karin wax kiis ah. Wuxuu sheegay inay lamid yihiin garsoorayaal la casilay oo go'aannada ay gaaraan xaaraan yihiin.

Siciid Deni Oo Magacaabay La Taliyaha Axmed Karaash

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shalay oo taariikhdu tahay 26-da July 2022, soo saar ay Xeer Madaxweyne Lr. 40, kuna saabsan ma gacaabid La-taliye Madaxweyne Kuxiga anka Puntland.

Hoos ka akhriso Magacaabista.

Madaxweynaha Puntalnd:

Markuu arkay: DastuurkaDowlad Gobol eedka Puntland Qodobkiisa 80-aad.

Markuu arkay: Aqoontiisa iyo waayo-aragnimd iisa shaqo.

Markuu la-tashaday: Madaxweyne Ku-xige enka Dowlad Goboleedka Puntland.

Wuxuu xeeriyey:Waxaa Cabdirisaaq Mire Xas an (Gawiido) loo magacaabay la-taliyaha Madaxweyne Ku-xigaanka ee Arrimaha Siyaas adda.Xeerkani wuxuu dhaqan geleyaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay. Shiinaha Oo Mareykanka Digniin Culus U Diray

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Shiinaha ayaa soo saartay digniin culus oo ay u direyso Gud doomiyaha Baarlamaanka Mareykanka Nancy Pelosi oo booqasha rasmi ah ku tageyso Jas iiradda Taiwan.

Bayaanka wasaaradda oo lagu daabacay Financial Times waxaa lagu sheegay Beijing iney digniin kuwi hore ka culus ay Washington u direyso.

Shiinaha wuxuu sheegay Mareykanka haddii digniinta ay u soo jeedineyso uu tixgelin waayo ay qaadeyso tallaabbo adag, inkasta oo ay she egin tallaabbadaasi iney ku jirto mid milatari.

Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Shiinaha Zhao Lijian wuxuu sheegay iney Wa shington ka doonayaan iney caddeyso mowqifk eeda ku aaddan Taiwan.

Aqalka cad ayaa ka gaabsaday inuu ka jaw aabo hadalka ka soo yeeray Shiinaha.

Dowladda Taiwan waxay sheegtay mustaqb alka jasiiradda iney go’aaminayaan oo keli ah 23-ka malyan ee qof ee jasiiradaasi ku nool.

Caalamka ayaa si isku mid ah cambaa ree yeyxukun dil ah oo ay dowladda Militariga Myanmar ku fulisay dad u olole eynayay Dimuqraadiyadda

Dowladdaha Yurub iyo Aasiya, oo ay ku jira an Mareykanka iyo UK, ayaa si adag u cam baareeyay xukun dil ah oo taliska militariga My anmar ku fuliyeen afar qof oo u ololeeya dimoq raadiyadda,war qoraal ah oo ay si wadajir ah u soo saareen Midowga Yurub, Australia, Can ada, Japan, New Zealand, Norway, South Kor ea, UK iyo US ay waxay ku tilmaameen xukunka dilka ah mid ka dhan ah xuquuqda aadanaha iyo sharciga.

"Daldalaadda militariga Myanmar ay kula kaceen dadka uu ololeeya dimoqraadiya dda iyo hoggaamiyeyaasha mucaaradka waa ficillo ku tusinaysa ixtiraam la’aanta taliska ee xuqu uqda aadanaha iyo sharciga,” ayaa lagu yiri ba yaanka.Wadamada Yurub iyo Aasiya waxay sidoo kale ku booriyeen nidaamka militariga in ay sii daayaan dhammaan kuwa ku jira xabs iga.

"Waxaan ku taageereynaa dadka Myanmar hammigooda xorriyadda iyo dimoqraadiyadda waxaanan ugu baaqeyn aa taliska inuu joojiyo dacdiyada ka dhanka ah dadka lana ixtiraamo rabitaanka dadka, oo uu soo celiyo waddadii dal ka ee dimuqraadiyadda,” ayaa lagu yiri.

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee New Zeal and, Nanaia Mahuta, ayaa sidoo kale si kulul u cambaareeyey dilka afar qof oo ay ku jiraan dadka u ololeeya dimoqraa diyad da iyo hoggaamiyeyaasha mucaaradka ee Myanmar.

"Tani waxay ahayd fal waxashnimo ah oo ay geysteen taliska militariga Myanmar, New Zealand waxay cambaaraynaysaa falalkan nuucaan oo kale ah”.

Isniintii ayaa taliska milatariga ee Myanmar waxaa u dhawaaqay in dil toogasho ah ay ku fuliyeen afar qof oo ay ku jiraan siyaasi yiin sarsare.

MADAXWEYNE MUSTAFA: "AL-SHABA AB HALKANI MA AHA HALKAY MOOD EEN!

Madaxweyne Mustafa Muxumed Cumar

Waxaa xaalad deggenaan ah ay ka jirtaa Shalay deegaanka Laas-qurun oo u dhow degma da Feer-Feer ee gobolka Shab eelle, halkaas oo Dorraad uu dagaal ku dhexmaray ciidamada Liyuu boolis iyo Al-Shabaab.

Dagaalkaas ayaa dhacay kad dib markii sida la sheegay ay ciidamada Liyuu bool isku dagaal ku qaadeen mintidiin ka tirsan Al-Shabaab oo kasoo tallaabay dhinaca Soomaaliya.

Laamaha ammaanka ee deegaanka ayaa shee gay in ay guul ka gaareen dagaalkaas isla mark aana ay dib u riixeen oo ay xadka dhaafiyeen Al-Shabaabkii gudaha deegaanka soo galay.

Dadka ku nool aagga ay wax ka dhaceen ayaa ciidamada gaarka ah ee Liyuu boolis ku soo dhoweeyay halkaas, mana jirto cid shacab ah oo ilaa iyo hadda la sheegay in dagaallada ay wax ku noqotay.

Sidoo kale, waxaa jira warar sheegaya inay jir aan labo qof oo ah maxaabiis Al-Shabaab ah oo laga soo qabtay aagaggii uu dagaalku ka dhacay ee gobolka Afdheer, gaar ahaan degmada Qoo xle.

Sida ay wararku sheegayaan maxaabiista as waxaa la geeyay magaalada Godey.

Ciidamada Liyuu booliska iyo madaxwey naha

Dhanka kale madaxweynaha Dowlad-deegaanka Soomaalida, Mustafe Muxu med Cumar ayaa farr iin uu soo dhigay bart iisa Facebook ku sheegay in Al-Shabaab aanay khalkhal gelin karin amniga deegaanka.

"Waxaan ku kalsoonahay in amaanka deeg aan ka ayna sina ku khalkhalin karin argagixisada Al-Shabaab, cid kasta dab*d* ha ka riixdee. Halkani ma aha halkay moodeen!" ayuu madaxweyne Mustafa ku soo qoray bartiisa Facebook.

Wuxuu sidoo kale madaxweynuhu u mahadcel iyay shacabka deegaanka: "Waxaan si wayn ugu mahadnaqayaa shacabka Deegaanka Soomaal ida ee muujiyay midnimo aan horay loo arag, is garab taagayna halyeeyadooda."

Madaxweynaha deegaanka ayaa maalmaha an ka maqnaa magaalada caasimadda ah ee Ji gjiga isaga oo ku sugnaa deegaanno ka tirsan go bo llada Afdheer iyo Shabeelle. Marka laga yim aado fariintaan uu soo dhigay bartiisa Facebook, waxaa si guud u muuqanaya in madaxda deega anku ay ka gaabsanayaan ka hadlidda xaaladaha hadda taagan.Deegaannada ay dagaalladu ka dhaca yeen maalmihii la soo dhaafay ayaa u bad an deega anno miyi ah oo mararka qaar laga yaa bo in aanay dadba degge neyn.

Al-ShabaabIlaa iyo hadda inta la ogyahay ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhanka Al-Sha baab oo ku saabsan dagaalka ay la galeen ciidam ada gaarka ah ee Liyuu boolis ee Dowlad-deeg aanka Soom alida.

DARAASAD WAR FARXAD LEH U SHE EGTAY DADKA DHAFRA HURDO

Muddo intee la eg ayuu qofku u baahan yahay in uu seexdo hurdo caafima ad leh, 24-kii saac gudaho od?

Jawaabta uu su'aashan qof walba si deg deg ah uga bixinayo waa "sidde ed saacadood" balse sida lagu sheegay daraasad cusub, arri ntaas sax ma aha gebi ahaanba. Louis Tachek, oo ah barfasoor cil miga neerfaha ka dhiga Jaamacad da California ee dalka Marey kanka ayaa BBC-da ku yiri: "Waa faham qalad ah oo la qaatay".

"Waxa ay la mid tahay sidii iyadoo la yiri qof walba waa inuu dhirirkiisu no qdo 1.65 mitir, haddii uu intaas ka gaabtana waxaa jirta dhibaato.

"Dhammaanteen uma wada baahnin inaan seexanno waqti isku mid ah si aan u helno nasiino aan ku shaqayno maalinta xigta, mana aha arrin la xiriir ta dabeecad ama wax uu qofku dooranayo, waa arrin la xiriirta hidda sidaha qofka.

"Dadka qaar waxay hiddo dhaxal ah u leeyihiin inay si dabiici ah u seexd aan hurdo waqti yar. Taas micnaheedu waa in xitaa haddii ay seexdaan afar saacadood ilaa lix saacadood ay dadkaas soo kacayaan iyagoo si buuxda u nastay.

"Dadka noocan ah waxaan u garanaynaa 'dadka ugu sarreeya dhinaca hurdada' waxayna ila tahay in taas la fahmi karo," ayuu yiri Dr Tatchek.

Hurdo

Shaqooyinkooda si fiican ayay u qabtaan iyagoo xitaa ay hurdadoodu yarayd.

Waana run in tani ay tah ay faa'iido marka la eego dunida aan ku nool na hay.

25-kii sano ee lasoo dhaafay, Dr. Tatchek iyo koo xdiisa seynisyahann ada ah waxa ay u kuurgal ayeen astaamaha hurdada ee ilaa 100 qoys iyo waxyaabaha ay isku midka ka yihiin ama ku kala duwan yihiin.

"Markii hore shaqadeennu waxa ay ahayd inaan diiradda saarno waxya abaha gaarka u ah dadka lagu tilmaamo "kuwa hurdada culus". Waxaa nasoo jiitay dadka habeenkii waqti ga hore seexda subixiina aroor hore kaca oo lagu magacaabo "kuwa hur dada daacadda u ah".

Dr.. Tatchek waxa uu ogaaday in ay jir aan dad seexda xilli dambe oo habe enkii ah balse soo kaca aroor hore.

Koox ka tirsan waaxda neerfaha ee Jaamacadda California ayaa ogaaday in dadka seexda waqtiga gaaban ay leeyihiin xaalad ka duwan dadka kale.

Hurdo

Dadkani waxay 'si dabiici ah u leeyihiin hurdo kooban' taasoo ka dhigaysa inay waqti hore soo kacaan iyagoo xitaa xilli dambe sariirta aaday.

Ilaa hadda, afar hidda-side ay aa lala xiriiriyay dadka sida dabiiciga ah u hu rdo gaaban, balse waxaa laga yaabaa inay jira an wax intaas ka badan.

Waxaase jirta in hidde-sidaya ashaas ay aad dhif u yihiin.

Dr. Tatchek waxa uu qiyaasay in hal qof oo ka mid ah kunkii ruux uu yahay 'dadka ugu sarre eya dhanka hurdada' ee sida dabii ciga ah ay ugu filan tahay hurdo gaaban.

Laakiin warka wanaagsan waa in dadkani ay shaaca nooga qaadeen sirta ku saabsan saa may nta hurdada.

Daraasad ay sameeyeen kooxda uu hoggaamiyo Dr. Tatchek ayaa muujisay in dadka nooc aas ah ay awood dadka kale ka badan u leeyihiin la qabsiga deegaanka ay ku cusub yihiin.

"Waxaan si xoog leh u aaminsan nahay in dadkan ay ka caafimaad badan yihiin bulshada inteeda badan," ayuu yiri Dr. Tatchek

 

XIGASHO:BBC


RUUSHKA OO QAADAY TALLAABO CUSUB OO CABSI GELISAY DALALKA YURUB VLADIMIR PUTIN


Shirkadda shidaalka Gazprom ayaa sheegtay inay mar kale aad u dhimi doonto shidaalka ay siiso Yurub ee ay u marsiiso dhuunteeda shida alka ee ugu weyn, saba bo la xiriira shaqada dayactirka ee socota.

Tallaabadan ayaa 20 boqolki iba hoos u dhigi doonta wax-soo-saarka gaaska maalinlaha ah, marka loo eego sahayda hadda gaarta.

Dowladda Jarmalka ayaa sheegtay in aysan jirin sabab farsamo oo lagu xaddidayo gaaska.

Waxay u badan tahay in dalalka Midowga Yurub ay ku adkaanayso inay buuxiyaan keydadkooda gaaska ka hor xilliga qaboobaha.

Dhuunta shidaalka ee Nord Stream 1, oo gaaska kasoo qaadda Ruushka kaddibna Jarmalka gaarsiisa, ayaa muddo toddobaadyo ah gaabis ahayd, waxaana horraantii bishan gebi ahaanba la xiray muddo 10 maalin ah si loo dayactiro.

Ruushka ayaa sanadkii hore gaarsiiyay Midowga Yurub 40 boqolkiiba gaaska uu soo saaro, Midowguna wuxuu Ruushka ku eedeeyay inuu gaaska u adeegsanayo hub ahaan.

Dhuunta shidaalka Komishanka Yurub ayaa ku booriyay inay dalalku 15 boqolkiiba hoos u dhigaan isticmaalka gaaska toddobada bil ee soo socota, kaddib markii uu Ruushku ka digay inuu xaddidi doono ama joojin doono gabi ahaanba sahayda gaaska ah.

Marka la eego soo jeedinta, bartilmaameedka oo hadda tabarrucaad ah wuxuu isu rogi karaa mid la isku qasbo marka ay timaado xaalad degdeg ah.

Madaxa Komishanka Yurub, Ursula von der Leyen, ayaa sheegtay in rajada laga qabo in Ruushka uu jaro dhammaan sahayda gaaska ee uu siiyo Midowga Yurub ay tahay "xaalad macquul ah". Shalay oo Tallaado ah ayaa lagu wadaa in wasii rrada tamarta ay ku kulmi doonaan magaalada Brussels, iyagoo isku dayaya inay saxiixaan qorshayaasha.Laakiin, diidmo ayaa la filayaa inay ka timaado qaar ka tirsan dalalka xubnaha ka ah Midowga.Isagoo ka jawaabaya hadalka shirkadda Gazpr om, madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa sheegay in tani ay tahay "dagaal dhanka gaaska ah oo uu Ruushku ku hayo Midowga Yurub, " ayuu yiri.

Qiimaha gaaska jumlada ah ayaa kor u kacay tan iyo markii uu Ruushku gudaha u galay Ukraine bishii Febaraayo, iyada oo saameyn ku yeelatay lacagta tamarta ay ku bixiyaan macaamiisha.

Gazprom ayaa sheegtay in dhimista sahayda gaaska ay billaaban doonto berri oo Arbaco ah, iyadoo ay sababtu tahay cillad farsamo.

Hase yeeshee, afhayeen u hadashay wasaaradda dhaqaalaha Jarmalka oo la hadashay wakaaladda wararka ee AFP ayaa tiri: "Sida aan xogta ku hayno ma jirto sabab farsamo oo hoos u dhigaysa in gaas la helo."

Hoos u dhigista sii socota ee sahayda gaaska ee loo sii marayo dhuunta shidaalka ee Nord Stream 1 waxay u badan tahay inay ku adkay nayso dalalku inay buuxiyaan keydadkooda qa boobaha ka hor, marka isticmaalka gaasku aad sare ugu kaco.Shikradda Gazprom ayaa gebi ahaanba joo jisay sahaydii ay siin jirtay dalalka Belgium, Den mak, Finland, Nederland iyo Poland, kaddib mar kii ay diideen in ay u hoggaansamaan amarka do wla dda Ruushka ee ah in ay biilasha ku bixiyaan lac agta Rouble, halkii ay ka ahaan lahayd Yuuro

ama doollar.

XIGASHO:-BBC

HOGGAAMIYAHA TPLF OO ISKA DIIDAY DALAB KAGA YIMID RA’IISUL WASAARAHA ITOOBIYA

Hoggaamiyaha TPLF ayaa sheegay in ays an aqbaleyn wadahadal ku saabsan in ciida mada Tigray ay hubka dhigaan si ay isugu di yaariyaan waha dallada naba deed ee lagu soo afjara yo colaadda Itoobi ya.

Warbaahinta ay maamusho TPLF ee Tigray Tv ayaa baahisay hadalka hoggaamiyaha De bretsion Gebre mi chael xilli uu la hadlayay warbaahinta guda ha."Waa inaan hub ka dhigis ku sameyno sab abta oo ah dast uurka Itoobiya ayaa dhigaya in maamulada aysan lahaan ciidan, waxbo kama jiro arrintaas”Dowladda Itobiya



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip