Dab khasaare geeystay oo ka kacay qeeyba ka mid ah dalalka yurub

0
Sunday July 17, 2022 - 07:02:24 in Wararka by
  • Visits: 289
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dab khasaare geeystay oo ka kacay qeeyba ka mid ah dalalka yurub

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Kumanaan dab-damis ah ayaa la tacaalaya dabka ka socda dalalka Portugal,Spain iyo Koonfur-galbeed ee Faransiiska, iyadoo wali aay sii socdaan mowjadaha holaca is qabsaday ee wali sii xawaara ah kusii socda,,

Waqooyiga Portugal, waxaa ku dhinty 1 duuliye diyaradeed kadib markii diyaarad uu la socday ay ku burburtay deegaanka Foz Coa, oo u dhow xadka Spain.

Dhinaca kale dab xooggan ayaa ka kacay degaano ka tirsan gobolka Gironde ee dalka Faransiiska, halkaasoo in ka badan 12,000 oo qof laga daad gureeyay.

Koonfurta Spain, meel u dhow Costa del Sol, ilaa 2,300 oo qof ayaa ku qasbanaaday inay ka cararaan dab ka kacayay buuraha Mijas.

Yurub waxaa ka jura cimilada kuleeylkii ugu darnaa abid ee Soomara, waxaana laga baqdin qabaa in uu dalal horleh saameyn ku yeesho

.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip