RASMI: Kooxaha Newcastle United Iyo Norwich City Oo Heerka Labaad U Laabtay Iyo Sunderland Oo Guul Ka Gaadhay Everton Si Ay Premier Leaque-ga Baaqi Ugu Sii Ahaato

0
Thursday May 12, 2016 - 08:44:47 in Sports News by
  • Visits: 634
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RASMI: Kooxaha Newcastle United Iyo Norwich City Oo Heerka Labaad U Laabtay Iyo Sunderland Oo Guul Ka Gaadhay Everton Si Ay Premier Leaque-ga Baaqi Ugu Sii Ahaato

    Kooxaha Newcastle United iyo Norwich City ayaa heerka labaad u laabtay kadib markii ay ku fashilmeen in ay baaqi ku si ahaadaan the Premier League kadib guul wayn oo ay kooxda Sunderlnad ka gaadhay Eveton. Sunderland ayaa 3-0 ku garaacday kooxda Ever

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxaha Newcastle United iyo Norwich City ayaa heerka labaad u laabtay kadib markii ay ku fashilmeen in ay baaqi ku si ahaadaan the Premier League kadib guul wayn oo ay kooxda Sunderlnad ka gaadhay Eveton. Sunderland ayaa 3-0 ku garaacday kooxda Everton kulan ka dhacay Stadium of Light.

Sunderland ayaa kulankan iskeentay iyada oo kaalinta 17 aaad ku jirtay isla markaan ogayd in guul ay ka gaadho Everton ay si rasmi ah u badbaadin doonto, waxayna Black Cats ka faa’iidaysatay fursad ay u haysatay in ay mustaqbalkeeda badbaadiso. Sunderland ayaa hadda leh 38 dhibcood, kulanka xili ciyaareedka Premier leaque-ga ugu danbeeyana waxay ciyaari doontaa iyada oo ka badbaaday heerka labaad.Newcastle iyo Norwich ayaa min 37 kulan ka hadhay 34 dhibcood sidaa daraadeed kulanka u hadhay xataa haddii ay badiyaan ma soo gaadhi karaan 38 ka dhibcood ee ay Sunderland haysato.

6

Laakiin kooxda Norwich City ayaa guul wayn ka gaadhay Watford laakiin guusheeda ayaa timid waqti ay Sunderland badisay isla markaana ay booskeeda xaqiijisatay. Norwich ayaa 4:2 ku xaaqday Watford balse guushan ayaan kooxdan ka badbadin in ay heerka labaad u laabto. Suderland ayaa noqotay koox ku takhasustay sida looga badbaado heerka labaad waxayna sidan oo kale ay u badbaaday xili ciyaareedkii hore.Patrick van Aanholt pictured celebrating Sunderland's opening goal with his manager Sam Allardyce at the Stadium of LightSunderland celebrate Lamine Kone making it 3-0 against Everton as they secured survival and sent Norwich and Newcastle down

Kooxaha Newcastle United iyo Norwich City ayaa maalinta xili ciyaareedka Premier Leaque-ga ugu danbaysa lakala ciyaari doona kooxaha Tottenham iyo Everton sida ay ukala horeyeen balse waxay kulamadan ciyaari doonaan iyaga oo maanka ku haya in natiijo kasta oo ay ka helaan ayna waxba ka badali doonin u laabashada heerka labaad

.Sunderland defender Van Aanholt's free-kick went around the wall and beat Robles in the centre of his goalLamine Kone pictured slamming his shot past a helpless Robles on Wednesday night as Sunderland made it 2-0

Waxaa xili hore heerka labaad u laabtay kooxda Aston Villa, waxaana hadda kula biiray heerka labaad kooxaha Newcastle United iyo Norwich City laakiin kooxaha Burnley iyo Middlesbrough ayaa u soo dalacay Premier Leaque-ga iyada oo booska kaalinta saddexaadna isreeb reeb loo soo gali doono.Dejected Norwich players acknowledge their fans after Sunderland's win against Everton sealed their relegation from the Premier LeagueNathan Redmond embracesMbokani (second right) after the striker puts Norwich 2-1 up with a close-range tap-in




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip