Maxaa ka dhalan karo hadalkii Madaxweyne Xasan Sheekh?

1
Saturday July 09, 2022 - 23:16:01 in Wararka by
  • Visits: 913
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa ka dhalan karo hadalkii Madaxweyne Xasan Sheekh?

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Hadal Madaxweyne Xassan sheikh uu jeediyay intii uu joogay Turkiga, waxaa uu ku yiri: "Al shabaab waxa ey Lacag u diraan kooxo joogo Nigeria iyo Mozambique”

Dhinca Siyaasadda u jeedada laga leeyahay waxaa la weydii karaa Siyaasiyiinta. Laakin, waxaa i khuseeyo saameynta dhinaca dhaqaalaha in aan aragtideyda ka dhiibto:
  1. Waxaa jiro Hayado Caalamiya oo muddo dheer ka soo horjeeday Xawaaladaha Somalida ee Dibadda Lacagta ka soo diro.
  2. Hayadahaas hore u diidanaa Xawaaladuhu, waxa ey keenayaan Dacaayad iyo su’aal ah Lacagtaasi Xageey sii martaa?. Waxa eyna dhihi doonaan: Xawaaladaha Somalida ayey sii martaa. Sidaa daraadeed waa in qaarkood la xiro, inta kalena Culeeys la saaro.

    Taasi waxa ey saameeynee dhaqaalaha Dalka, waxa eyna abuuree colaad ka dhax bilaabato Hayadaha Xawaaladaha iyo Dowladda.

FG: ma ahan in aan cid ku taageerayo ama aan cid ku dhaliilyo, Laakin waa aragtideeyda Gaarka ah, sida Hadalada Madaxdu ey saameeyn aan fiicneyn ugu yeelan karaan Dhaqaalaha Dalka.
Waxaan Codsanaa in Madaxdu ey ka fikiraan Saameeynta dhaqaale ee ka dhalan karto khudbadahooda tooska loo tabiyo.

FG: wixii ka khaldan ka sax, wixii ka dhimanna ku dar.

Qore: Yahya Amir


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip