Madaxweynaha, ayaa magacaabay xubnaha kala ah:
Jamaal Maxamed Axmed, Xeer Ilaaliyaha Guud
Maymuun Muuse Maxamed, Garyaqaan
Barre Cismaan Xuseen, Garsoore Maxkamadda Sare
Cali Maxamuud Cali, Garsoore Maxkamadda Sare
Sheekh Miiris Maxamed Xuseen, Xubin Golaha Adeega Garsoorka
C/raxiin Sheekh Aadan Cumar, Xubin Golaha Adeega Garsoorka
Shariif Maxamed Xasan, Xubin Golaha Adeega Garsoorka.
Shariif Xasan oo magacaabay Guddiga Adeega Garsoorka Ee Maamulka Koonfur Galbeed
Shariif Xasan Sheekh Aadan, Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa wuxuu magacaabay Guddiga Adeega Garsoorka.