Axmed Madoobe oo sheegay in Ciidanka dowladda & kuwa Jubbaland ay fulinayaan howlgal wadajir ah

0
Friday July 08, 2022 - 20:20:12 in Wararka by
  • Visits: 368
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Axmed Madoobe oo sheegay in Ciidanka dowladda & kuwa Jubbaland ay fulinayaan howlgal wadajir ah

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqasho iyo salaan ugu tagay munaasabada ciida awgeed Ciidamada darawiishta Jubbaland ee ku sugan jiida hore ee dagaalka. War kasoo baxay Madaxtooyada Jubbaland ayaa lagu s

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqasho iyo salaan ugu tagay munaasabada ciida awgeed Ciidamada darawiishta Jubbaland ee ku sugan jiida hore ee dagaalka. War kasoo baxay Madaxtooyada Jubbaland ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha uu booqashadan uga gol lahaa si farxada ciida uu ula qaybsado Ciidamada ku sugan jiida hore ee aan farxada ciida la qaadanaynin xaasaskooda iyo Caruurtooda waajibaadka qaran ee saaran darteed. Waxaa Madaxweynahu uu sheegay in Dowlada Federaalka ah iyo Jubbaland ay si wadajir ah uga shaqaynayaan howlgallo midaysan oo Al-Shabaab lagaga saarayo deegaanada ay wali ku harsan yihiin si culayska looga dulqaado dadka shacabka ah.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip