Fanndaanaddii Soomaaliyeed ee Caanka aheyd ee Khadro Daahir Coge oo Caawa ku Geeriyootay Magaalada Hargeysa

0
Saturday July 02, 2022 - 21:40:50 in Wararka by
  • Visits: 361
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fanndaanaddii Soomaaliyeed ee Caanka aheyd ee Khadro Daahir Coge oo Caawa ku Geeriyootay Magaalada Hargeysa

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Alle ha u naxariiste waxaa Caawa la  xaqiijiyay in Isbitaal lu yaalla Magaalada Hargeysa ay ku geeriyootay Fannaanadda weyn ee Soomaaliyeed Khadra Daahir Cige.

AUN Fannaanad Khadra Daahir Cige ayaa waxaa ay ka mid aheyd fannaaniinta hobollada Qaranka ee Waaberi, iyada oo maalmihii la soo dhaafay xanuun soo wajahay la jiiftay Isbitaal ku yaalla Magaalada Hargeysa.

      Alle ha u Naxariistee Marxuumad Khadra Daahir ayaa sannadkii 1957-dii  Magaalada Hargeysa ku dhalatay, waxayna aheyd Heestii koowaad oo ay qaaddo Afka lagama sheegto adigoon Jaceyl Arag Sannadkii 1974-tii.

    Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maamulka Soomaaliland, Siyaasiyiin iyo Fannaaniin Caan ah ayaa ka Tacsiyadeynaya Gerida Fannaanaddii weyneyd ee Khadra Daahir Cige .

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip