
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO
Mareykanka oo shaaciyey saddex arrin oo dowladda Xasan ay ka taageerayaan
Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Maraykanka ayaa faahfaahin ka bixisay safarkii ay Kaaliyaha Xog hayaha Arrimaha Debedda ee Maraykanka u qaabi lsan dhinaca siyaasadda Victoria Nuland ay ku tag tay magaalada Muqdisho, halkaas oo ay kulan kula qaadatay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh,.
Qoraal ka soo baxay Wasaar adda Arrimaha Debedda Mar aykanka ayaa lagu sheegay in Kaaliyaha Xoghayaha Arri maha Debedda ee dhinaca siyaasaddu inay la wadaagt ay madaxweyne Xasan Sh, sida ay dawladda Maraykanku diyaarka ugu tahay in ay Soomaaliya ka caawiso saddex qodob oo kala ah; ammaanka, dib-u-heshiisiinta iyo qorshayaasha dib u habaynta.
"Kaaliyaha Xoghayaha Guud waxay sidoo kale u muujisay [madaxweynaha Somalia] sii wadidda taag eerada Maraykanka ee dedaalada ladagaalanka argagixiasada ee ay hormuudka u yihiin Soomaaliya iyo Midawga Afrika,” ayaa lagu yidhi qoraalka ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Debedda.
Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Debedda ee dhina ca siyaasadda ayaa intii ay joogtay Muqdisho waxay kulan la qaadatay Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdi shakuur oo ah Ergeyga Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan dhinaca gurmadka abaaraha iyo weliba hay’adaha Qaramada Midoobay ee ku sugan Soom aaliya, gaar ahaan hay’adda cuntada adduunka ee WFP, Hay’adda Cuntada iyo Beeraha ee FAO iyo hay’adda UNICEF.
Waxay dhinacyadan kala hadashay xaaladda ab aaraha ee haatan ka jirta Soomaaliya iyo weliba taag eerada ay dawladda Maraykanku ka geysan karto arrintaas. "Victoria Nuland, Kaaliyaha Xoghayaha Arr imaha Debedda u qaabilsan dhinaca siyaasaddu, wa xay xustay in dawladda Maraykanku ay qorshaysay in si degdeg ah loo siiyo Soomaaliya cuntada loo ba ahan yahay, [taageerista] dedaalada lagaga hortega yo macaluusha, iyo gargaar kale oo bini’aadanimo kaas oo qayb ka ah gargaar bini’aadanimo oo cusub oo gaadhaya illaa $105 million oo dollar, kaas oo lo ogu talo galay gobolka Geeska Afrika,” ayaa lagu yi dhi qoraalka ka soo baxay wasaaradda Arrimaha Debedda Maraykanka.
Qoraal Dorraad ka soo baxay madaxtoyada Somaliya ayaa lagu sheegay in madaxweyne Xasan &Victoria Nulanday ka wadahadleen ‘danaha 2dadal
"Mareykanku wuxuu ahaanayaa saaxiib la isku ha layn karo, xilli Soomaaliya ay xoojinayso hay’adaha dowliga ah, si ay u gaarto xasillooni siyaasadeed, amni iyo dhaqaale,” ayaa lagu yiri qoraalka madaxt ooyada. Kulankan ayaa imaanayaa iyadoo Madaxw eynaha Mareykanka Joe Biden uu 16-kii bishii hore ee May saxiixay amar boqolaal askari oo Mareykan ah dib ugu celinaya Soomaaliya, si ay uga hortagaan kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya.
Saraakiisha militariga Mareykanka ayaa horey u sheegay in la-dagaalankii Al-Shabaab ay wiiqday go’ aankii madaxweynihii hore Donald Trump uu ciidam ada Mareykanka uga soo saaray Soomaaliya. Mad axweyne Xasan Sheekh ayaa dhinaca kale soo dha weeyay dib u soo noqoshada ciidamada Mareykan ka, iyadoo howlkii ugu horreeyay ee soo noqoshado oda ay Mareykanku kuu dileen ugu yaraan shan ka mid ah maleeshiyada Al-Shahaab weerar cirka ah oo ay ku qaadeen maleeshiyada Al-shabaab meel u dhow Beer Xaani.
Xog: Shaqsiga ay u badan tahay in loo magac aabo Xilka Ra’iisul Wasaaraha cusub
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu saacadaha soo socdo magacaabo ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya, sida aysheegtay inay ogaatay Caasi mada Online. Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Caasimada Online u sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh ay u badan tahay inuu xilkan u magacaabo xildhibaan Xamza Cabdi Barre oo kasoo jeeda bee sha Ogaadeen, haddii aanu isbeddel deg deg ah dhi cin.
Xamza Cabdi Barre ayaa horey u ahaa xoghaya ha guud ee xisbiga UPD ee uu hoggaamiyo mada xweyne Xasan Sheekh , wuxuu na sidoo kale soo noqday gudd oomiyaha guddiga doorashada Jubaland, markii dib loo doorana yeymadaxweyneAxmed Madobe
Ilo-wareedyada la hadlay Caasimada Online ayaa sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh uu Xamza ku doortay inuu yahay qof uu yaqaan, oo ay muddo wada-shaqeynayeen, taasi oo yareyn karta khilaaf ka dhex dhashay labadooda.
Xamza Cabdi Barre ayaa sidoo kale aad ugu dhow madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe, wuxuuna ahaa xildhibaankii ugu horreeyey golaha shacabka ee lagu soo doortay Jubaland, 28-kii Dec ember 2021.
Xilka ra’iisul wasaaraha ayaa waxaa rajo xoogg an ka qabay madaxweynaha Puntland Saciid Deni, oo dadaal u galay in xitaa haddii aan isaga la maga caabin la magacaabo qof kasoo jeeda Puntland oo uu isaga kaalin ku leeyahay.
Haddii la magacaabo Xamza Cabdi Barre wuxuu noqonayaa qofkii ugu horreeyey ee aan qurbo jog ah eyn ee xilkan loo magacaabo, ayada oo madaxwey ne Xasan Sheekh naftiisa aanu aheyn qurbe-joog.
Wuxuu sidoo kale noqonayaa qofkii ugu horre eyey ee kasoo jeeda beesha Ogaadeen ee xilk an loo magacaabo Xigasho:caasimadda.net
Ra’iisulwasaare Rooble oo booqday dhismaha xarunta Xukumadda
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shalay kormeeray dhismaha xarunta Xukumadda iyo xafiiska Ra’iisul Wasaar aha oo heer gabogebo ah maraya.
Ra’iisulWasaare Rooble ayaa la kulmay Injineer rada gacanka ku haya howlaha dhismo iyo dib u day actirka ka socda xaruntii hore ee xisbiga, si ay ugu shaqayso xukuumadda Soomaaliya.
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta dha qanka iyo dalxiiska Soomaaliya mudane, Cabdira xmaan Yuusuf Cumar (Al-caddaala) ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay ahmiyad gaar ah u leed ahay in ay xukuumaddu ku shaqayso xarun ku taalla bartamaha Muqdisho oo si casri ah loo dhisay.
Ra’iisulwasaaraha XFS , Maxamed Xuseen Roo ble ayaa kormeeray Xafiiska wasiirka koobaad iyo xu kuumadda ay ku shaqayn doonaan, hoolka shirarka iyo kulamada, hoyga iyo deegaanka R/wasaaraha, guriga martida, masjid iyo dhismayaal kale.La wada ag cid kale
Xog: Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo isaga bax ay shir uu ugu yeeray Uhuru
Safiirka Soomaaliya ee Kenya Amb Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa isaga baxay shir la isugu yeeray Diblomaasiyiinta caalamka ee fadhigooda ya hay dalka Kenya, sida ay noo xaqijiiyeen ilo xogog aal ah.
Sida ay sheegtay in ay ogaa tay sheegtay inay Caasimada Online, Shirka as ayaa waxa khu dbad ka jeedin lahaa Madaxwey naha Kenya Uhuru Kenyatta, ta asi oo aheyd khudbadiisa u dambeysay doorashada ka hor. Amb. Tarsan ayaa markii uu goobta shirka yimid ku arkay calanka Somaliland iyo qof matalayay Somaliland oo fadhiya, taasi oo uu si weyn uga carooday. Waxa uu ka biyo diiday Amb. Tarsan in shirka laga qeyb-galiyo Somaliland, oo ayadu ku dooda dal ka madax-banaan Soomaaliya, taasi oo keentay in safiirka uu shirka si caro leh uga soo baxo.
Kenya ayaa sanadihii dambe sare u qaaday xiri irka diblumaasiyadeed ee Somaliland, kadib markii ay si weyn isku qabteen dowladdii hore ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo ayadu ka dhigatay cadow.
Si kastaba, Soomaaliya iyo Kenya ayaa siyaasad ahaan isku fara saaray sanadihii lasoo dhaafay, iy ada oo xittaa mar la kala qaatay safaaradaha, waxaa na sidoo kale mar uga sii daray xiisadda kiiska bad da ee la geeyey Maxkamadda ICJ, kaas oo ay ku guuleysatay Soomaaliya.
Duqa Muqdisho oo la kulmay wafdi ka soc da hay’adda caafimaadka Adduunka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa M/ Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cu mar Filish) ayaa Shalay xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday hey’adda Caafimaadka aduunka ee WHO iyo Hey’adda UNICEF oo uu hogaaminayay Madaxa hey’adda u qaabilsan Barig iyo Bartamaha Afric Mr; Xasan Qumural.
Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Filish iyo madaxda Hey’adda WHO ayaa ka wada ha dlay sidii loo xoojin lahaa horumarinta adeegyada Caafimaadka gobolka Banaadir oo haatan ay si bu uxda ula wareegtay Dowlada hoose ee Xamar.
Kulanka ayaa waxaa joog ka ahaa Agaasimaha wa axda Caafimaadka ee gobolka Banaadir iyo Agaas imaha guud ee arrimaha bulshada maamulka gobol ka Banaadir.
Axmed Madoobe Oo Dib Ugu Laabtay Kisma ayo, Kana Hadlay Safarkiisii Muqdisho.
Madaxweynaha maamylka Jubaland Axmed Ma xamed Islaam ayaa Shalay dib ugu soo laabtay M/ Kismaayo kadib safar maalmo qaatay oo uu ku joo gay M/Muq disho ee Caas imada dalka.
Madaxweynaha ayaa M/ Muqd isho kaga qeybgalay caleemo saarka Madaxweynaha JFS Md. Xasan Sh iyo shirkii Golaha wadatashiga Qaran ka ee lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Muqdisho
Dowladda Soomaaliya Oo Warqad Dacwo Ah U Dirtay Dalka Kenya.
Safarada Soomaaliya ee Dalka Kenya ayaa war qad dacwa ah u dirtay Kenya, iyadoo ay ku eedays ay in ay ku Xadgudub tay Mad ax Banaanida Sooma aliya.
Qoraalka oo luuqad adag lagu qoray ayaa lagu sheegay in Sa fiirka Soomaaliya ee dalka Ke nya Tarsan inuu ka baxay mar kii sida dal madax banaan somaliland loogu casu umay shirka sanad laha ah ee uhuru u jeediyo diblm aasiyiinta ku sugan Nairobi.
Warqadda Cabashada ayaa Kenya looga dalba day inay sharraxaad dhameystiran ka bixiso sababta Somaliland oo ka mid ah Somalia wakiil ugu yeel atay shirkaas,Taas oo xadgudub ku ah madaxbana anida,midnimada dhuleed iyo dadeed ee sooma aliya.dowladda soomaaliya oo warqad dacwo ah u dirtay dalka kenya.
Somaliland oo jawaab yaab leh ka bixisay talla abadii uu Shalay qaaday safiir Tarsan
Wasaaradda arrimaha dibadda ee xukuumadda Somaliland ayaa soo saartay qoraal ay uga jawaab eyso tallaabo uu Shalay qaaday saf iirka Soomaaliya ee dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan. Da njire Tarsan ayaa Shalay isaga ba xay shir la isugu yeeray Diblomaa siyiinta caalamka ee fadhigooda ya hay dalka Kenya, balse Somaliland ayaa qoraalka an ku sheegtay in Danjire Tarsan uu isaga baxay qa do sharaf uu Uhuru Kenyatta u sameeyey jaaliyadda Soomaali yeed ee dalka Kenya."Dowladda Somalil and waxay ka xun tahay tallaabada uu qaaday saf iirka Soomaaliya, kaasi oo Shalay si deg deg ah uga soo baxay qado diblomaasiyadeed. Soo dhaweynta ayaa waxaa sameeyey madaxweynaha J/ Kenya Uh uru Kenyatta, waxaana loogu talo-galay diblomaasiy iinta ku sugan Nairobi. Safiirka Soomaaliya ayaa uga tegay qadada sababo la xiriira aragtidiisa ku aaddan ka qaybgalka Somaliland ee xafladda,” ayaa lagu yiri qoraalka.
Somaliland waxay intaas ku sii dartay, "Hadda ba, tani waxay si cad u muujinaysaa naceybka iyo ca daawada fog ee ay Soomaaliya u qabto J /Somali land iyo shacabkeeda.”
Ugu dambeyntii qoraalkaan ka soo baxay wasaa radda arrimaha dibadda Somaliland waxaa lagu yiri, "J/Somaliland waa dal qaran ah, madax-bannaan, dimuqraadi ah, oo ku taamaaya inay nabad iyo xasill ooni kula noolaadaan waddamada jaarka ah oo ay Soomaaliya ku jirto.”
Hadaba sidey Shalay wax u dhaceen?
Sida ay ogaatay Caasimada Online, Shirkaas uu isaga baxay Danjire Tarsan waxa khudbad ka jeedin lahaa Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, taasi oo aheyd khudbadiisa ugu dambeysay doorashada dalkaas ka dhaceysa ka hor.
Amb. Tarsan ayaa markii uu yimid goobta shir ka oo ay ku casuumnaayeen safiirrada caalamka ee Na irobi, wuxuu ku arkay calanka Somaliland iyo qof ma talayay Somaliland oo fadhiya, taasi oo uu si weyn uga carooday.
Waxa uu ka biyo diiday Amb. Tarsan in shirka la ga qeyb-galiyo Somaliland, oo ayadu ku dooda dal ka madax-banaan Soomaaliya, taasi oo keentay in safiirka uu shirka si caro leh uga soo baxo.
Kenya ayaa sanadihii dambe sare u qaaday xiri irka diblumaasiyadeed ee Somaliland, kadib markii ay si weyn isku qabteen dowladdii hore ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu hoggaaminayey, oo ayadu ka dhigatay cadow.
Dowladda Somalia oo Hay’adaha Samafalka kala hadashay gurmadka Abaaraha
Waxaa maalintii labaad kulan uga socdaa M/ Nairobi ee dalka Kenya shir ay leeyihiin Wasiirada Arrimaha Gargaarka heer Federaal & heer Dowlad Goboleed iyo Hay’adaha African Development Bank , Urur Go oleedka IGAD iyo Hayadda Save the Children Somalia.
Ujeedada Shirka ayaa ah in laga doodo mashru uca Gurmadka ee African Development Bank ka hir geliyey Soomaaliya 2018-2021 iyo in la iska wareys to Baahida xaaladaha Bani’aadanimo ee ka jirta da lka Soomaaliya. Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Maamulka Koonfur Galbeed Cabdi naasir Cabdi Caruush ayaa kulanka ka jeediyey war bixin faahfaahsan sida abaarta u saameeysay dee gaanada K/Galbeed oo sababay barakac ba ahsan iyo sida Mashruuca ay maalgelisay AFDB loogaga faa’iideystay deegaanadda Maamulkaas.
Waxaa uu sheegay in Abaarta ay si daran u saa meysay Gobolada Shabeellaha Hoose, Baay iyo Bak ool, isaga oo ka codsaday African Development Ban k iyo IGAD iney gurmadka abaartan ka qeyb qaata an, wuxuuna uu sigaar ah ugu mahadceliyey Hayad da Save the Children Soomaaliya shaqada wana ag san ee ka wadaan deegaanada Koonfur Gakbeed.
Meelo badan oo kamid ah dalka Soomaaliya wax aa kajira abaar daran oo saameysay dad iyo duun yo, iyada oo dadka Soomaaliyeed aysan helin gurm adkii loo baahnaa.
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo la kulmay Gud di ka socday ehelka Sheekh Mukhtaar Roobow.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlama anka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo hoygiisa kulan kula qaatay guddi ka socday ehelka Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abu mansuur).
Guddiga ayaa guddoomiyaha la wadaagay caba sho ay ka qa baan sii xirnaanshaha Sheekh Mukhta ar Roobow oo ay sheeg een In markii hore xarigiisa loo maray hab sharciga baalmarsan.
Gudoomiyaha GSh BFS ayaa sheegay in ehelka Sh.Mukhtaar ay la wadaageen walaaca ay qabaan iyagoo ka codsaday in xoriyadiisa dib loo siiyo.Post Views: 46
Xafiisyada Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Oo Loo Xiray Musuqa Xajka Darteed Iyo Khilaaf Taagan.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in musuqa Xajka darteed loo xiray Wasaarada Diinta iyo Awqaafta xukuumada sooma aliya, xili maalmihii la soo dhaafay laga cabanaya qiimaha Xajka ee sanadan oo sare u kac xooggan ku yimid.
Sida wararka la helayo ay tilmaama yaan, waxaa Albaabada la isugu dhuf tay ilaa Shan xafiis oo ahaa kuwa ugu muhiimsan ee Wasaarada, kuwaasoo kala ah; Xafiiska Wasiirka, Xafiiska Ag aasimaha Guud, Xafiiska Waaxda Xajka iyo Xafiiska Maamulka iyo Maaliydda.
Hanti dhowrka Guud ee Qaranka ayaa la soo she egayaa inuu talaabadan qaaday ka dib markii uu dha waan soo if baxay Musuq maasuq ka jira Wasaarada asi taasi oo la xiriirta Hanaanka bixinta Viisaha Xajka ee sanadkan oo dhaqaale badan lagu xiray.
Sidoo kale warar aan ka helnay ilaha Wasaarada ayaa sheegaya in weli khilaaf uu ka dhex jiro Xaru unta Wasaarada ka dib markii Wasiirka Diinta Sh. Cumar Cali Rooble uu amar ku bixiyay in Wasaara da uusan soo gali karin Agaasimihii hore ee Wasaar adaasi Cumar Faaruuq.
Khilaafka Wasiirka iyo Agaasimaha ayaana la she egay in uu salka ku hayo habka Maamulida arinta Xajka ee sanadkan iyo Mashruuc la yiraahdo PCV oo UN-ka maal galinayay kaasi oo ku saabsan lad agaalanka Argagixis ada,Waxaana mashruucaasi la sheegay in uu ku baxayo Dhaqaale badan.
Si kastaba, Wasaarada irdaha la isugu dhuftay ay aa qiimaha Xajka ee sanadkan gaarsiisay lacag dhan $5,230,00 (Shan kun labo boqol iyo soddon Dollar), halka Markii hore qiimaha uu ahaa $3800, waxaa sanadkan lagu kordhiyay lacag gaareysa $1430, taasoo dadka ay cabasho ka muujinayaan, waana sababta soo dadajisay talaabada xafiiska Hanti-Dhowrka guud ee Qaranka.
Guddoomiyaha golaha shacabka oo kulan la yeeshay safiirka dowladda Jabuuti ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa Shalay gelinkii dambe gurigiisa ku qaabiley danjiraha dalka aan wal aalaha nahay ee Jamhuuriya dda Jabuuti Amb. Maxamed Rashiid.
Safiirka ayaa Guddoomiyaha u gu yimid salaan isagoo la wadaa gey xariirka walaltinimo ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Jab uuti iyo sidii ay uwada shaqeyn lahaayeen labada Baarlamaan ee Labada Dal.
Dhanka kale Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Md .Sheekh Aadan Madoobe oo uga mahadceliyey booqashada danjiraha ayaa ku amaanay xirirka wal aaltinimo ee labada dal iskaashiga iyo wax-wada qab siga shacabka iyo dowladba.
Guddoomiyaha Aqalka sare oo Shalay fur ay kulan aqoon is-weydaarsi ah
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Sooma aliya Senator, Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay weh liyaan Guddoomiye ku xigeennada Golaha ayaa furay kulan Aqoon is-wey daarsi iyo daraasayn ah.
Kulanka aqoon kororsiga ah ee Shalay loo qabtay Sana tarrada Aqalka Sare ayaa waxa uu ku saabsanaa Xeerhoosaadka Golaha Aqal ka Sare.
Kulankan ayaa waxaa fuliyay hay’adda Max Pla nck Foundation (MPFPR).
Galmudug oo saddex Ceel biyood ku wareej isay bulshada ku nool degaano hoos taga Cadaado
Wasaaradda tamarta iyo kheyraadka biyaha ee Galmudug iyo maamulka degmada Cadaado ayaa Shalay saddex Ceel biyood oo ku shaqeeya habka Sollar-ka ku wareejiyay dadka ku dhaqan degaanno hoostaga degmada Cadaado.
Xasan Cabdi Cusmaan oo xubin ka ah hay’adda IRC ayaa sheegay in ay dayactir ku sam eeyeen ceelasha kala ah Harqab oobe, Farjanno iyo Carmooleey, iy agoo ka jawaabaya farriin kaga timi wasaaradda tamarta iyo kheyra adka biyaha kadib cabasho biyo yari oo ay bulshadu u gudbisay maamulka Galm udug.
Xoghayaha degmada Cadaado Durraan Goodir ayaa Wasaaradda Tamarta Galmudug iyo hay’adda IRC ugu mahad celiyay ceelasha ay dib dayactirka ku sameeyeen, wuxuuna dadka gacanta ku haya ka codsaday inay dhimaan qiimaha iminka lagu iibsado biyaha maaddaama laga baxay biyo yarida halkaasi ka taagnayd.
Ceelashan ku shaqeeya Sollar-ka oo ay dayac tir ku samaysay hay’adda IRC ayaa howlgab ahaa mu ddoonkii u dambeeyay kadib markii uu sare u kac xooggan ku yimid shidaalkii loo isticmaalayay mato orrada.
Guddiga loo xilsaaray miisaaniyadda Qaran ka oo yeeshay kulankoodii ugu horreeyay
Guddiga KMG ah ee loo xilsaaray diyaarinaya Sharciga Miisaaniyadda Qaranka 2022 ayaa Shalay fadhigoodii koowaad yeesha y, iya goo iska dhex do ortay Guddoon ka Guddiga, Gudd igan oo ka kooban lab ada Aqal ee Baarlamaan ka Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay guddoon ka kooban saddex xubn ood oo kala ah.Xildhibaan Max amed Faarax Nuux Guddoomiye Sen ator Xassan Iid oow Maxamed (Kobac) Guddoomiye ku xigeen Xildh ibaan Cilmi Maxamed Nuur Xog haye.
Maxaa laga filan karaa hay’adda NISA?
Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qara nka ee NISA ayaa dhawaan yeelatay hogaan cusub, ka dib doorashadii Madaxweyne Xasan Sheekh Max amuud oo mar labaad loo doortay inuu dalka hog gaamiyo afarta sano ee soo so cota.Hay’adda ayaa soo mart ay marxalado kala duwan, wax aana isbedelkan uu yimid xilli eedeymo culus ay wajahayaan madaxdii hore ee ho ggaanka Nabad Sugidda Soomaaliya.
Maxaa laga filan karaa hay’adda NISA?
Danjire Maxamed Axmed Caalin oo si aad ah u falanqeeya xaaladda Soomaaliya ayaa wareysi uu siiyey Telefishinka Universal kaga hadlay arrimo dho wr ah oo ku aadan dhismaha hay’adda NISA, shaqa deeda iyo waxa laga filan karo afarta sano ee soo socota. Caalin ayaa shaaca ka qaaday in NISA laga filayo inuu ku yimaado isbedel dhanka maam ulka iyo shaqada ah, gaar ahaan in aysan ku milmin siyaas adaha is diidan.
Danjiraha ayaa xusay inay muhiim tahay in hay’ addu ay ku shaqeyso sharciga oo aysan ka shaqeyn danaha madaxda dowladda federaalka Soomaaliya.
"Hay’adda waxaa laga filan karaa inaanay siya asadda ku dhex-milmin oo aanay noqon inay ka sha qeyso danaha madaxda dowladda ama inay aragti Diini ku shaqeyn, hay’addu waa inay ku shaqeysaa, sida sharciga ah, sida ay maxkamadaha u shaqeey aan,” ayuu yiri.
Sidoo kale wuxuu tilmaamay in hay’adda Nabad Sugidda Soomaaliya ay shaqadeeda tahay amniga dadka shacabka ah iyo sidoo kale ilaalinta madaxda qaranka.
"Hay’adda inay ku ekaato amniga shacabka Soo maaliyeed iyo amniga madaxda qaranka in la ilaaliyo oo aanay noqon hay’ad fikir ka tarjunta,” ayuu sii raa ciyey Caalin.
Dhinaca kale wuxuu intaasi ku daray inuu ka raj eynayo dowladda cusub in la ballaariyo hay’adda NISA, sidoo kalena gaarsiiyo maamul goboleedyada dalka.
"Hay’adda waxaan ka rajeynayaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in hay’adda la ballaariyo oo maamul goboleedyad la geeyo,” ayuu markale yiri Danjiri Caalin.
Hadalkan ayaa ku soo aadayo, iyada oo isbedel guud uu ka dhacay dalka, kadib doorashadii 15-kii May, kaas oo gaaray hay’adda NISA oo yeelatay hoggaan cusub, waxaana loo dhiibay Mahad Salaad oo mudo soo ahaa xildhibaan ka tirsan baarlam aanka federalka Soomaaliya.
Xigasho:caasimadda.net
Madaxweynaha Puntland oo Safiirka Mareykan ka kala hadlay Arrimaha Amniga & Abaaraha
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shalay kulan M/Muqdi sho kula qaatay Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Larry André Jr. Kulanka ayaa waxaa loo ga hadlay guud ahaan xa aladda Soomaaliya, gaar ahaan Amniga iyo Abaa raha.
Safiirka Dowladda Ma reykanka ee Soomaaliya Larry André Jr ayaa sheegay in Mareykanka uu sii xoojin doono taageerada ay siiyaan Soomaaliya ee Arrimaha Amniga iyo Abaaraha.
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa dhankiisa uga mahad celiyay Safiirka taag eerada uu Mareykanka siiyo Soomaaliya, isaga oo sheegay in Puntland ay diyaar u tahay inay wadasha qeyn xoogan la yeelato Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho.Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soom aaliya Larry André Jr ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa uu kulamo kala duwan la yeelanayay Madax da Soomaalida, waxaana uu wadaa dadaalo ku aad an sidii wadashaqeyn ay u dhexmarto Madaxda Cus ub ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Ciidanka xoogga dalka oo dilay horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa how lgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Degm ada Wanl aweyn ee G/Sh/hoose waxay ku dileen , Xasan Sul eymaan Cali oo katirsanaa horjoogayaasha argagixi sada Al-shabaab.
Saraakiil ka tirsan Ururka 4-aad, guutada 16-aad ee Kumaa ndooska Xoogga Dalka Soo ma aliyeed DANAB ayaa warba ahinta Qaranka u sheegay inuu howlgalkaasi ahaa mid qor sheysan haatanna ay ku raadjoogaan xubno kale.
Xasan suleymaan ayaa ahaa horjoogihii ko oxda nabad-diidka Argagixisada Al-Shabaab u qaabbil sanaa Sahanka iyo sirdoonka degmada Wanlaweyn iyo degaannada hoostaga.
Muxuu Biixi ka yiri muranka ka taagan doora shada Somaliland?
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo la u warramay Wariyeyaasha ayaa ka hadlay xaal adda cakiran ee ka taagan maamulkaasi, gaar aha an xasaradaha siyaasadeed ee ka jira magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland.
Biixi ayaa si gaar ah uga hadlay muranka hareeyey doorashada, wuxuuna iska fogeey ey eedeyma ha uga imaanaya mu caaradka ee ku aadan inuu diidan yahay door ashada.
Madaxweynaha ayaa shaaca ka qaaday in uus an awood u laheyn inuu dib u dhi go doorashada gu ud ee Somaliland, isla-markaana ay dhaceyso.
"Qolada mucaaradka waxa ay igu yiraahdaan kur siga ayuu sii dheereysanayaa horta awooddaas ma leeyahay? Tan kale ma doonayo neynaas ah waa loo kordhiyay, markii hore har cad ayaan la tartam ay haddana kuwa soo bixi doona har cad ayaa la tar tamayaa,” ayuu yiri Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.
Sidoo kale wuxuu intaasi kusii daray "Waa digt eetar! Digtaarooriyad oo ah wixii aan rag ka diiday in aan Dad kale ku sameeyo xaashaa-lillaahi igama su urowdo, Walaa Xisbiyada iyo walaalahey kama suur agasho”.
Dhinaca kale wuxuu soo hadlay qaaday dibad-ba xyada isaga ka dhanka ah ee ay abaabulayaan xisb iyada mucaaradka ee Wadani iyo UCID, wuxuuna hoosta ka xariiqay in sababta ay u diideen ay tahay il aalinta nabad-gelyada, si looga fogaado isku dha cyo. "Mudaharaadka sida loo dhigayo xeer ayaa dhig aya, waxaa ugu horreeya nabadgalyada, muwaadink asta iyo hantidiisa in ay nabadgasho, waraaq warge lin ayay soo qareen waxaa loogu jawaabay isku kaa ya keena way ka caroodeen, Amniga xil baa naga sa aran, aad ayaa u ixtiraamnaa Xisbiyada jooga & ku wa imaan doonaa” ayuu markale yiri Muuse Biixi.
Somaliland ayaa wajaheyso xaalad adag oo ka dhalay qabashada doorashada oo ku asteysan 13-ka November ee sanadkan 2022-ka, waxaana haa tan isku haya xukuumadda iyo xisbiyada mucaarad ka ee Wadani iyo UCID oo si weyn ugu kacsan Mu use Biixi Cabdi.
Boqortooyada (UK) Waxay U Soo Dirtay Rwa nda Magangalyo-Doonkii Ugu Horreeyay
Maamulka Britain ayaa Talaadada u raray Rwanda diyaarad bilow ah oo sidday magangalyo doon iyad oo aan loo eegin dalabyadii ugu da mbeeyay ee la og golaaday iyo mud aaharaadyada ka dhashay wararka la isku khilaafay. Diya arad la soo kiraystay ayaa ahayd inay maalin qudha ka baxdo ge gida dayuu radaha ee London oo ay ku degto Kigali Talaadada, dad ka u dhaqdhaqaaqa ayaa sheeg ay, ka dib markii garsoorayaasha Ingiriiska ay diid een soo jeedinta masaafurinta.
Xeer-ilaaliyeyaashu waxay ku doodeen in xallin ta arinkaan ay ahayd in la sugo illaa dhegaysi buu xda oo ku saabsan sharcinimada arinkaan bisha xigta. 31 muhaajiriin ah ayaa sababtu noqotay in la diro, si kastaba ha ahaatee mid ka mid ah dad bad an oo sheeganaya, NGO-ga Care4Calais, ayaa ku soo qoray Twitter in tigidhada 23 ka mid ah hadda la joojiyay.
Care 4Calais waxay sheegtay in Albaaniyaan, Ciraaqiyiin, Iiraaniyiin iyo Suuriyaan ay sababtu tahay in la tarxiilo.
Dacwoodeyaal kala duwan ayaa aqbalaya Ur urka Shirkadaha Dadweynaha iyo Ganacsiga, kuw aas oo xubnahooda ay tahay in ay fuliyaan ka saar ista, iyo laanta socdaalka caawisa kooxda Detention Motion.
Axadii, Mark Sirotka, madaxa PC, wuxuu sheeg ay inay noqon karto "xaalad naxdin leh” haddii ka sa arista Talaadada markii dambe la ogaaday inay sha rci darro ku tahay golaha.
Sirotka ayaa ku wargalisay Xoghayaha Degana anshaha ee Macluumaadka Sky Priti Patel inay tah ay inay horay u sii eegto dhegeysiga Juulay haddii ay "wax ixtiraam ah u hayso, kaliya maahan shaqsiy aadka la go’aamiyey ee soo galaya qarankan, si kas taba ha ahaatee shaqaalaha ay shaqaalayso”. iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Isniintii.
Magaalada Geneva, Madaxa Qaxootiga ee Qar amada Midoobay Filippo Grandi oo loo tixraacay si da ay mas’uuliyiinta UK u daboolayaan "si buuxda u khaldan” wuxuuna sheegay in waajibaadkeeda aan loo dhoofin "qaran kale”.
"Hadalka nacaybka iyo takoorka” Patel iyo Raiisel wasaare Boris Johnson waxay ku adkeysanayaan in daboolkaani uu muhiim u yahay joojinta dhaq-dhaq aaqa dilaaga ah ee inta badan soogalootiga ah ee soo galaya kanaalka Faransiiska.
"Aad bay lagama maarmaan u tahay in kooxaha xabsiyada ee nolosha dadka khatar geliya kanaalka ay gartaan in ganacsigoodu uu dumi doono,” John son ayaa u sheegay LBC Radio Isniintii.
Waxay si been abuur ah u xayeysiinayaan dadka, iy aga oo ku jiidaya hal shay oo khatar ah iyo xabsi.
Sida ku cad heshiiska Kigali, qof kasta oo si sha rci darro ah ugu soo degay Boqortooyada Midowday (UK) waxa kale oo la siin karaa tigidh hal-gees ah oo loogu talagalay habaynta iyo dib-u-dejinta Rwanda.
Wargeysyada Ingiriiska ayaa sheegay in Amiir Cha rles uu qorshaha ku tilmaamay mid laga naxo.
Odhaahda la sheegay ayaa ku kaliftay wasiiro arm aajooyin ah oo aan la magacaabin inay ku wargal iyaan dhaxalka boqorada Elizabeth II inuu ka sii fog aado siyaasada.
Kooxda caalamiga ah ee aan dawliga ahayn ee Human Rights Watch ayaa soo saartay warqad dad weyne oo digniin ah in "xadgudubyada xunxun ee xuquuqul insaanka ay ka sii socdaan Rwanda ilaa waqtigan xaadirka ah, oo ay weheliso caburinta xor riyadda hadalka, xarig aan sabab lahayn, si xun lo ola dhaqmo, iyo jirdil. ”
Gabar saxafiyad ah oo lagu waayey dalka Shiinaha.
Gabar saxafiyad ah oo ka howlgalaysay dalka Shiinaha una shaqeyneysay hay’dda warbaahinta ee Bloomberg ayaa lagu sii daayey dammiin ka hor inta aan lagu maxkamadeyn dambiyo la xiriira ammaanka Qaranka ee dalkaa.
Waxaa soo baxaya warar sheeg aya in Haze Fan aanay caddeyn halka ay ku sugan tahay .
Bloomberg oo ah hay’adda warba ahineed oo ay u shaqeynaysay ayaa sheegtay in ay awoodi waayeen in ay la xiriiraan gabadhaas.
Gabadha oo ah muwaadin Shiinees ah ayaa damm iin lagu soo daayey bishii Jannaayo intaas ka dibna aan il la saarin ama aan la arkin.
Haze Fan ayaa u shaqeyneysay hay’ado kala du wan oo shisheeye oo ay wakil uga aheyd halkaas .
Ururka Weriyeyaasha aan Xuduuda laheyn ayaa da lka Shiinaha ku tilmaamay dalka ugu weyn ee lagu qabsado saxafiyiinta .
Ilaa intee gaarsiinsan tahay qatarta cudurka Furuqa-daayeerka ?
Madaxa Ururka caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa sheegay in tirada kiisaska iyo dhima shada ee cudurka Coronovirus ay labadaba hoos u dhaceen boqolkiiba sagaa shan horraantii sanadkan . WHO ay aa qirtay in dalalka qaarkood ay been ka shee geen tirooyinka .
Xoghayaha Guud ee ururuka Ca fimaadka Addu unka Tedros Adh anom ayaa sheegay in uu qab tay guddidegdeg ah malinimadii khamista si loo ba aro haddii cudurka haatan jira e cudurka fur uqa daay eerka uu ugu faafayo caalamka si aan caadi aheyn uuna leeyahay qatar degdeg ah .
1600 oo kiis ayaa haatan la xaqiijiyey oo ka dha cay il aa 40 dal oo kala duwan waxaana u dhintay 72 qof .
Cudurkan ayaa hore kaga dillaacay sida la xqiijiyey qeybo ka mid ah Afrrika iyo siyaabaha fiditaankiisa ee qof-iyo qof ayaa aad u ayar.
Madaxa Ururka caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa sheegay in tirada kiisaska iyo dhimashada ee cudurka Coronovirus ay labadaba hoos u dhac een boqolkiiba sagaashan horraantii sanadkan .
WHO ayaa ayaa qirtay in dalalka qaarkood ay been ka sheegeen tirooyinka .
Xoghayaha Guud ee ururuka Caafimaadka Add uun ka Tedros Adhanom ayaa sheegay in uu qab tay gud didegdeg ah malinimadii khamista si loo baaro haddii cudurka haatan jira e cudurka furuqa daayeerka uu ugu faafayo caalamka si aan caadi aheyn uuna leey ahay qatar degdeg ah .
1600 oo kiis ayaa haatan la xaqiijiyey oo ka dhac ay ilaa afartan dal oo kala duwan waxaana u dhintay 72 qof .⁸
Cudurkan ayaa hore kaga dillaacay sida la xqiiji yey qeybo ka mid ah Afrrika iyo siyaabaha fiditaan kiisa ee qof-iyo qof ayaa aad u ayar.
duqaymo ka dhacay gobolka Donetsk oo sabab ay dhimasho iyo dhaawac
Shan qof oo rayid ah ayaa lagu dilay 39 kalena waa ay ku dhaawacmeen duqeymo ay ciidamada Ukraine ka geysteen gobol ka Donetsk.
Wararka ayaa intaa ku dar aya in dadka dhintay isugu jiraan caruur sida lagu faaf iyey Telegram ka,ciidamada Ukraine ayaa maalmihii u dambe eyey duqaymo ka geysanayey gobolka Do netsk iyo deegaamada ku hareeraysan.
ku xigeenka Kenya iyo Raila Odinga oo hogaam iya xisbiga mucaaradka.
Maxaa ka jira in la hareereeyey dagaalyah ano Ukraine ah ?
Ruushka ayaa u sheegay ciidamada Ukraine e ku hareereysan wershadda kiimikada ee Azot ee ku taalla Severodonetsk in ay hubka dhigaan laga bila abo 08:00 maalinimada Arbacada ee berri ah..
Ruushka ayaa sheegay in ay fur sad siinayaan da gaalyahana da si ay isu dhiibaan .
Dagaalyahanada ayaa loo she egay in ay joojiyan waxa loogu yeearay iska caabin ta aan macnaha laheyn ayna hubka iska dhigaan xill iga loo cayimay . sida laga soo xigtay madaxa xarun ta maamulka difaaca qaranka ee uushka Mikhail Mizintsev. UIkraine ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay weli heystaan magaalada ka dib markii buundadii ugu da mbeysay ee u dhaxeysay magaalada iyo dhulka ay heystaan Ukraaaniyiinta la burburiyey ayna dhulka la simeen ciidamada Ruushka .
Ruushka ayaa sheegay in dadka rayidka ah ay siinayana marinno ay ka baxaan maadaaama ay ku xayiran yihiin wershadda iyo agagaarkeeda
Kenya oo ku jirta qaban qaabada heshiis ay Som aliya xayiraada uga qaadayso Qaadka Miirowga Dowladda Kenya ayaa ku jirta qaban qaabada shir 7aadka soo socda lagu qabanayo Nairobi, kaas oo labada dowladdeed ee Sooma aliya iyo Kenya ay ku kala saxiixandoona heshii syo ganacsi oo uu Qaadka ku jiro.
Heshiiskaan ayaa lagu saxiixidoonaa shirka urur goboleedka IGAD ee ka dhacaya magaalada Na irobi, sida aan kasoo xigan ay mas'uuliyiin Kenya katir san.
Dhoofinta Qaadka Miirowga ee Kenya ayaa qeyb ka ah heshiiskan, iyadoo Kenya iyo Soomaaliya uu dib u soo laabtay sida ay sheegtay dowladda Kenya.
Kenya ayaa sheegtay xayiraada Soomaaliya ay ku soo rogtay ganacsiga Qaadka ee dalkooda, inuu si weyn u saameeyay dhaqaalaha Kenya iyo dakhligii beeralayda.
Kenya waxay sheegtay in duulimaadyada tooska ah ee labada dal ay dib u bilaaban doonaan todoba adkan.
Dhawaan ayay ahayd markii dowladda Somaliya ay beenisay jiritaanka warar sheegaya inay ka heshi iyeen iyaga iyo Kenya in Qaadka laga qaado xayir aado saaran.
Xaaladda Soomaaliya iyo maalinta caala miga ah ee xuska dhiig bixinta.
Sannad walba 14-ka Juun, waa Shalay oo Kalee waxa loo asteeyey maalinta dhiig bixinta aduunka oo xuska la qabanayo waxa looga golleeyahay in dadka lagu baraarujiyo muhiimadda ay leedahay in dhiigga lagu deeqo oo naf bixi lahayd la badbaadiyo.
Waxaa la sheegaa in toban kii qof oo aduunka ku nool sa gaal ka mid ahi inta ay no ol yi hiin mar u ba ahdaan in dhiig loo shubo.
Sidaas oo ay ta hay ayaa dhiiggu yahay wax aan la iibsan karin wershadina samayn karin ee sida kel iya ee lagu heli karaa tahay in cidda ku deeqi kartaa iyadoo naxariis muujinaysa ay siiso cidda u baahan, waxaana jirta in dalka kastaa uu leeyahay goobo caafimaad oo lagu kaydiyo dhiigga lagu deeqo oo la yidhaa baanka dhiigga.
Bal hadaba Soomaaliya waa sidee xaaladeedu, Dr Axmed Cabdiqaadir Maxamed oo ah madaxa baa nka dhiigga ee gobolka baanidir ayaa BBC-da uga warramay arrintaas.
Joe Biden Oo Booqasho Ku Tagaya Sacuudi Carabiya Lana Kulmaya MBS
Aqalka Cad ayaa xaqiijiyay faahfaahinta safarka ugu horreeya ee madaxweynaha Mar eykanka Joe Bi den uu ku tagayo Bariga Dhexe, oo ay ku jiraan boo qashada muranka dhaliyay ee Sacuudi Carabiya iyo kulan la filayo inuu la yeesho Dhaxal-sugaha Sacudiga Mo hammed bin Salman(MB ).. Maamulka Biden ayaa Tala adadii xaqiijiyay in safark an oo ay hore u sheegeen war baahinta Maraykanku uu dhici doono inta u dha xaysa 13-ka ilaa 16-ka July Biden waxa kale oo uu booqan doonaa Israa’iil iyo Daanta Galbeed ee la haysto. Booqashada Sacuudi Carabiya iyo gaar ahaan kulanka MBS waxay u taagan tahay waji ku saabsan Biden, kaasoo musharax ahaan sheegay in dilka sa xafiga Jamal Khashoggi, oo sirdoonka Mareykanka ay markii dambe si toos ah ula xiriireen amiirka dhaxalka leh, ka dhigay boqortooyada meel dadka lagu xasuuqo.
Inta lagu guda jiray booqashadiisa Luulyo, Biden waxaa si weyn loo filayaa inuu isku dayo inuu kor u qaado wax soo saarka saliidda Sacuudiga, iyadoo maamulkiisu uu ku dadaalayo inuu xakameeyo qarashka shidaalka ee isdaba jooga ee uu kiciyay duulaanka Ruushka ee Ukraine iyo sicir bararka gu daha oo la saadaalinayo inuu waxyeeleeyo xisbi giisa Dimuqraadiga doorashooyinka golaha dhexe ee xilliga soo socda. Bayaan ay soo saartay, xogha yaha warfaafinta ee Aqalka Cad, Karine Jean-Pierre, ayaa sheegtay in inta uu ku sugan yahay Jeddah, Biden uu ka qaybgeli doono shirka Golaha Iskaash iga Khaliijka (GCC) oo ay weheliyaan Masar, Ciraaq iyo Urdun.
Kahor inta uusan booqan Sacuudiga, Biden wux uu ku hakan doonaa Israel wuxuuna la kulmi doonaa Ra’iisul Wasaaraha Naftali Bennett, halkaas oo uu "ku xaqiijin doono go’aanka birta ah ee amniga Isr ael” wuxuuna kala hadli doonaa sii wadida kaalmada Mareykanka, sida uu sheegay Jean-Pierre.
Maraykanku waxa uu Israel siiyaa ilaa $3.8bn oo gargaar shuruud la’aan ah sannad kasta, inkasta oo si weyn loo cambaareeyey xad-gudubyada ka dhan ka ah xuquuqul insaanka ee ay gaysteen inta ay sii socoto qabsashada dhulka Falastiin, oo ay ku jirto dilkii dhawaan ay ciidammada ammaanka Israa’iil u geysteen weriyaha Aljazeera Shireen Abu Akleh bishii May.
Booqashadan ayaa ku soo beegantay iyadoo ma amulka Biden uu sii waday inuu isku dayo inuu dib u soo nooleeyo heshiiskii Nukliyeerka ee Iran 2015, kaas oo Tehraan uu hakiyay barnaamijkeeda Nukliy eerka si looga qaado cunaqabataynta, waxaana Tr ump ka baxay 2018. Talaadadii, wasiirka difaaca ee Israel, kaas oo Muddo dheer ayaa ka soo horjeeday heshiiska, waxayna ku baaqeen "xoog-goboleedka la dhisayo” ee ka dhanka ah Iran in uu hogaamiyo Mareykanka oo ay ku jiraan wadamada Carabta ee la safan Washington. Daanta Galbeed, Biden waxaa loo qorsheeyay inuu la kulmo mas’uuliyiinta Maa mulka Falastiin, oo uu ku jiro Madaxweyne Max amuud Cabaas.
Booqashada ayaa timid ka dib markii maamulka Biden uu dib u habeyn ku sameeyay howlgalka dib lomaasiyadeed ee Mareykanka ee Falastiiniyiinta, taasoo muujineysa kor u kac ka dib markii howlgalka dib loo celiyay xilligii Trump. Maamulka Biden ayaan wax war ah ka soo saarin ballan qaadkiisii ahaa in uu dib u furayo qunsuliyadda u adeegaysa Falastiini yiinta ee la haysto ee Bariga Quddus, ka dib markii uu Trump xiray.
Duullimaadka Biden ee Israa’iil ku tagay Sucuud iga ayaa noqonaysa markii ugu horreysay oo ma daxweynaha Maraykanku uu Israa’iil uga duulo dal Carbeed oo aan aqoonsanayn.
SOCDAALKA: WAX KA OGOW BAASABO ORKA SOOMAALIYA IYO LACAGTA AY KA HESHO DOWLADDA
Qiimeyn sanadle ah oo la sameeyay ayaa muuj ineysa in Japan iyo Singapore ay ku loolamayaan ka alinta koowaad ee baasaboorka ugu qiimaha iyo ma cnaha weyn dunida. Waxay Soomaaliya uga jir taa liiskaas kaalinta 106-aad, iyada oo muwaadiniin ta Soo maaliya ay tegi karaan dalal dhowr iy aga oo aan u baahneyn dal-ku-gal.
Dakhliga baasaboorka
Haddaba, dowladda Soo maaliya lacag intee la eg ay ay ka heshaa so o-saaridda baasaboorka, dal-ku-ga lka la siiyo dadka ajnebiga ah, garoo nka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle Cusm aan iyo hay'adda duulimaadka hawada ee Sooma aliya.
Sida ka muuqata miisaaniyadda sanadkan ee loo gudbiyay baarlamaanka federaalka ah ee Sooma aliya, dowladda Soomaaliya ayaa sanadkan ka hele ysa daabacaadda baasaboorka lacag dhan USD $5,528,165. Lacagtaas ayaa ah wadarta guud ee qii maha la filanayo inay kasoo xarooto baasaboorka Soomaaliya. Baasaboorka ayaa ugu kacaya qofka jooga Muqdisho lacag dhan USD $108 laakiin gobol ada iyo dibeda waxaa la qaadaa lacag intaas ka bad an oo mararka qaar gaari karta USD $500.
Sidoo kale, dadka ajnebiga ah ee dalka soo gala ayaa la filayaa inay kasoo xarooto lacag dhan USD $3,485,367 sanadkan. Dad badan oo isugu jira ajn ebi iyo Soomaali heysta baasabooro dalal kale ayaa dalka yimaada, iyada oo duulimaadyo toos ah ay Muqdisho ku yimaadaan shirkada Turkey airlines iyo Ethiopia airways. Dadkaas ayaa qofkiiba laga qaa
daa lacag dhan $60 oo dal-ku-gal ah.BBC
DAKHLIGA BAASABOORKA SOOMAALIGA
$5,500,000
Lacagta laga filayo in laga soo xareeya baasaboorada sanadkan $108
Lacgat uu bixinaya qofka jooga Muqdisho ee dalbada baasaboorka
$60Lacagta dal ku galka ee laga qaado dadka ajnebiga ah ah qofkiiba
Source: Laanta Socdaalka
Meelaha kale ee dowladda Soomaaliya ka hesho dakhl iga waxaa ka mid ah garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle Cusmaan, oo ay maamusho shirkada laga leeyahay Turkeyga ee Favori. Dowladda ayaa shirka daas ka qaadata lacag dhan 2,593,767 sanad walba. Shi rkada ayaa maamusho howlaha garoonka, iyada oo ay jiraan shaqaale Soomaali iyo ajnebi ah oo u shaqeeya.
Sidaa si la mid ah, dowladda Soomaaliya ayaa dakhliga xoogan ka hesha diyaaradaha dulmara hawada Soomaaliya. Hawada Soomaaliya oo hadda laga maamulo xarun ku taal Muqdisho ayaa lagu tilmaamaa inay ka mid tahay kuwa ugu mashquulka badan gobo lka, iyada oo ay Soomaaliya dulmaraan duuliyaadyo meelo kale kasoo kacay oo u kala gooshaya dalal kala duwan. Sidaas darteedna, dowladda Soomaaliya ayaa sanadkan ka filaysa inay ka hesho ururka ay ku mide ysan yihiin diyaaradaha dunida ee IATA lacag dhan USD $15,735016.
Mas’uuliyiinta sarsare ee Soomaaliya ee haysta labada jinsiyadood
Khaladaad lagu arkay baasaboorka Finland
Jinsiyadaha dadkii ku dhintay diyaaradda Itoobiya Aqoonsiga baasaboorka Soomaaliga Dunida oo dhan, saddex iyo sodon dal ayaa lagu tegi karaa baasaboorka. Ma ahan in dalalkaas oo qofka Soomaaliga ah geli karo dal-ku-gal la'aan. Laakiin waxaa jira sagaal dal oo qofka wata baasaboorka Soomaaliya ku tegi kara dal-ku-gal la'aan.
Waddamada adduunka ayaa isugu faana awoodda baasaboorrada oo ah inta dal ee qofka wata uu ku tegi karo si sahlan.
Japan iyo Singapore ayaa sanadkan isku heysta kaali nta koowaad, marka la eego qiimaha baasabo orkooda.
Baasaboorka Soomaaliya ayaa sanadkan kaalinta 106-aad kasoo galay liiska caalamka. Haddaba waa kuwee dalalka uu qofka Soomaaliga ah gali karo isagoo aan u baahneyn Visa lasii qaato?
Guud ahaan 33 waddan ayaa lagu gali karaa baasa boor Soomaaliga, oo ka horreeya baasaboorrada Ye men, Pakistan, Suuriya Ciraaq iyo Afghanistan.
Hase ahaatee dalalkaas dhammaantood ma wada aha kuwo uu qofka Soomaaliga ah ee baasaboorka Sooma aliga ah wata ku geli kato Visa la'aan.
XIGASHADA SAWIRKA,MOTHERSHIPSG
Sida aan kasoo xigannay bogagga wax ka qora arr imaha socdaalka iyo dal ku galka ee VisaIndex iyo Pas sportIndex, 9 waddan ayaa baasaboor Soomaali lagu tagi karaa iyadoo aan wax Visa ah la dalbanin. Dalalkan ayaa kala ah:
Benin - oo ah waddan ku yaalla Galbeedka Qaaradda Afrika.
Gambia - oo ah waddan yar oo isla galbeedka Afrika ku yaalla.
Haiti - oo ah waddan ku yaalla gobolka la isku yiraahdo Caribbean oo ka tirsan Latin Ameerika.
Dominica - oo ah dal kale oo ku yaalla isla gobolka Caribbean. Balse ma aha waddanka la dhoho Domin ican Republic, inkastoo ay isku gobol yihiin. Cooc Islands - oo ah jasiirado dal sameystay oo ku yaalla bad weynta Pacific. Waxa uu xiriir siyaasadeed la leeyahay waddanka New Zealand. Malaysia - oo ah waddan ku yaalla qaaradda Aasiya. Hase yeeshee waqti xaadirkan waxaa baasaboor Soomaaliga looga mamnuucay dalk aas sababo la xiriira cudurka safmarka ah ee Covid-19.
Micronesia - oo ah waddan jasiirado isu tagay ah oo ka tirsan qaaradda Ociana oo dhacda dhinaca galbeed ee badweynta Pacific. Calankiisa oo xoogaa shabaha kan Soomaaliya ayaa ah buluug ay dhexda uga yaallaan 4 xiddigood oo caddaan ah, shan geesoodna wada ah.
Niue - oo ah waddan jasiirad ah oo ku yaalla dhinaca koonfureed ee badweynta Pacific.Saint Vincent and the Grenadines - oo ah waddan jasiirado ka kooban oo ku yaalla koonfurta gobolka Caribbean.
XIGASHO:BBC
SUSHANT SINGH RAJPU: SAACADIHII UGU DAMBEEYAY EE NOLOSHII JILAAGII CAANKA AHAA EE ISDILAY EE BOLLYWOOD KA TIRNAA
Sushant Singh Rajput Qoraalka sawirka, Sushant Singh Rajput
14-ka Juun oo Shalay ku beegan, waxa ay sannad ka soo wareegatay geeridii ato orihii caanka ahaa Sushant Singh Rajpu kaas isku dilay gurigii uu ka degganaa Ba ndra.Sushant, ayaa magac ka sameeyay shaneem ooyinka adduunka ka dib markii Telefeshinada laga soo daayay musalsallo xiisa badnaa.
Sushant ayaa guri u gaar ah ku lahaa Mumbai. Laa kiin wuxuu rabay inuu ku noolaado guri weyn, sidaas darteed wuxuu ku noolaa guriga ku yaalla Bandra siddeed bilood ka hor dhimashadiisa. Gurigan keligii kuma noolayn.
Waxa ku wehelinayey agaasimihiisa dhanka hal-abu urka u qaabilsanaa, saaxiib iyo adeege. Ma jiro qof ka mid ah dadkii guriga kula noolaa oo u malaynayay in Subixii Axadda oo ay taariikhda ku beegnayd June 14, 20 20 ay noqon doonto subaxdii ugu dambaysay nolos ha Sushant.
Sushant Singh adeegihiisa ayaa u sheegay booliiska in wax walba ay wanaagsan yihiin ilaa subaxaasi.
Sushant wuxuu kacay 6:30 subaxnimo. Sagaalkii suba xnimo ayaa la siiyey cabitaanka rummaanka oo uu damcay inuu cabbo, hadana isla 9-kaas subaxnimo ayuu Sushant qoraal kula hadlay walaashii.
Intaa kadib waxaa uu sidoo kale taleefoonka kula ha dlay Mahesh Shetty oo la soo bilaabay shaqadiisa dhan ka jilista. Labadan waxay ku jireen filimka taxanaha ee Ekta Kapoor ee Kis Desh Mein Hoga Mera Dil. Labad uba waxay ahaayeen saaxiibo wanaagsan waxa uuna qofkii ugu dambeeyay oo uu telefoonka kula hadlay.
Sushant Singh Rajput
Qoraalka sawirka,
Sushant Singh Rajput
Markaasi ka dib qolka ayuu galay oo uu gudaha isku soo xiray. Markii laga waydiiyay 10-kii subaxnimo inuu cunto cuno, Sushant kama uu san jawaabin su'aashaas. Laba ama saddex saacadood ka dib, agaasimaha wuxuu wacay Sushant walaashii, markii ay timidna waxaa loo yeeray ninkii albaabka ka furay oo sidaasi ayaa lagu furay.Atoorihii isdilay ma wuxuu qorsheynayay inuu xaas yeesho?
"Waan ogaa dadkii kugu kallifay waxa aad sameysay" Filimka cusub ee boqorka Muslimka iyo boqoradda Hinduuga ee muranka dhaliyay
Sida laga soo xigtay booliisku, Sushant waxaa laga yaabaa inuu dhintay intii u dhaxaysay 10-kii subaxnimo iyo 1-dii duhurnimo. Markii ay meydka arkeen ka dib adeegihiisii ayaa wacay booliiska.
Booliiska ayaa markii dambe warbaa hinta u sheegay inay heleen warka ku saabsan dhimashadiisa laba saac ka dib. Waxayna guriga yimaadeen 2:30 duhurnimo, waxayna bilaabeen baaritaan.
Waxay sheege
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO
....