Mareykanka Oo Dacwad Kusoo Oogay Milkiilihii Kooxda Chelsea

1
Tuesday June 07, 2022 - 20:37:18 in Wararka by
  • Visits: 1767
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mareykanka Oo Dacwad Kusoo Oogay Milkiilihii Kooxda Chelsea

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Maamulka dalkaas Mareykanka ayaa ganacsadaha Ruushka ah, ee Roman Abramovich ku soo oogay dacwad ah inuu labo diyaaradood oo asal ahaan laga lahaa Mareykanka uu ku tagay Ruushka isagoo aan wax ruqsad ah haysan.

Sida ku qoran waraaqaha maxkamadda, dacwad oogayaasha Federaalka ayaa hadda doonaya in ay qabtaan labadaasi diyaaradood.



Shati ayaa diyaaradahan looga baahan yahay sababo laxiriira cunaqabataynta uu Maraykanku ku soo rogay Moscow si uu uga jawaabo duulaanka Ukraine ay ku qaadday.

Abramovich oo ah ninkii lahaa Naadiga Chelsea ayaa horay cunaqabteyn kooxdiisa ugu soo rogtay dowaladda UK, taasi oo keentay in uu go’aansado in uu iska iibiyo Chelsea .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip