
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 30-KA MAY 2022
Madaxweynaha & Ra’iisul Wasaaraha oo ka qeyb galay Salaadda Janaasadda Marxuum Cabdullaahi Shirwac
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehlinayeen Ra’iisul Wasaaraha & Gudd oomiyaha Aqalka Sare ayaa Masjidka Isbahay siga Islaamka uga qeyb galay Salaadda Janaa sada Alle ha u naxariisto Marxuum Cabdullaahi Maxamed Shirwac oo Habeen hore ku geeriyoodey magaalada Muqdisho.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay aa tilmaamay in Marxuumku uu ahaa Samafale si mutadawacnimo leh ugu soo adeegay dadk iisa iyo dalkiisa, isagoo xusay in uu door weyn ka soo qaatay nabadeynta bulshada, midnima da iyo wadajirka Ummadda Soomaaliyeed.
Alle ha u naxariistee Marxuum Cabdullaahi Shirwac, waxa uu ahaa Muwaadin waqtigiisa u huray xoojinta dowladnimada, nabadeynta iyo caawinta dadka Soomaaliyeed, isaga oo aqo ontiisii iyo waayo aragnimadiisii ku bixiyey hour marinta arrimaha bulshada”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa Marx uumka Alle uga baryey in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Firdowsa, samir iyo iimaanna uu ka sii yo qoyska, qaraabada iyo guud ahaan Shacab ka Soomaaliyeed ee uu ka baxay.
Xukuumadda Oo Shaacisay Inuu Dhammaa day Muddo Xileedkii Guddiga Isgaarsiinta Qaranka
Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tek noolojiyadda Xukuumadda Federaalkla ee xilgaarsiinta Cabdi Sheekh Axmed ay aa soo saaray war qad uu ku cadd eynaayo dham ma ad ka mu ddo xile edka Guddiga Maamulka Ha y’ad da Isg aarsiin ta Qar anka.
Qoraalka ayaa waxaa uu Wasiir Cabdi Sheekh uu ku caddeeyay in muddo xileedka Guddiga Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka uu ku ekaa 22 ka bishii Maajo, 2022, isla markaana muddo xileedkii Guddigaas uu ahaa 4 sanno, ayna idla atay…
Wasiirka ayaa la wadaagaya Madaxda Qar anka iyo dhammaan daneeyeya asha Isga ars iin ta in ay dhammaatay muddadii xil-heynta Ma amulka Hay’adda, isla markaana lasoo magaca abi doono maamul cusub, kadib katalagalinta hay’adaha ay khuseyso.
"Iyadoo la tixraacayo Qodobka 11-aad ee Sharciga Isgaarsiinta Qaranka ee dhigaya in muddada Xil-haynta Guddiga Maamulka Hay’a dda Isgaarsiinta Qaranka uu yahay muddo 4 sano ah mudda xileedka maamulka Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (Board of directors) wu xuu uu ku ekaa 22 ka bishii Maajo,2022.” Ayuu yiri Wasiirka. Ugu dambeyn Wasiirka Wa saa ra dda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda Xuk uu madda Federaalkla ee xilgaarsiinta Cabdi She ekh Axmed ayaa Guddiga uga mahad celiy ay Howshii ay qaranka usoo qabtaan afartii sa no ay xilka hayeen.
Hoos ka Akhriso Qoraalka uu soo saaray Wasiirka.
Akhriso: Liiska magacyada xubnaha uu mag acaabay Xasan iyo beelo iska waayey
Madaxweynaha cusub ee mar labaad la do ortay Xasan Sheekh Maxamuud ayaa muddada toddobaadka ah ee uu xafiiska joogo, tan iyo markii uu xukunka kala wareegay Farmaajo 23-kii May, waxa uu magacaabayo xilal dhowr ah.
Xasan Sheekh ayaa sameeyey magacaabis u badan shaqaalaha iyo madaxda madaxtooy ada ee sida gaarka ah xafiiskiisa kala shaqeyn doona, waxaana si ras mi ah loo magacaabay mas’uuliyiin ku dhow 10 xubnood, halka ma gacaabista aan rasmi aheyn ay kasii badan tahay.
Liiska mas’uuliyiinta u u magacaabay madax weyne Xasan Sheekh Maxamuud muddo as buuc ah ayaa kala ah:
1-Agaasimaha madax tooyada Somaaliya: Xu seen Sheekh Maxamud
2- Agaasime ku xigeenka madaxtooyada: Max amed Amiin Sheekh Cusmaan
3- La-taliyaha amniga qaranka: Xuseen Macal in Maxamuud Sheeikh Cali
4 – Ergeyga gaarka ah ee u qaabilsan arrimaa gurmadka abaaraha Soomaaliya: Cabdiraxma an Cabdishakuur Warsame
5 – La-taliyaha sharciga madaxweynaha JFS: Ibraahim Iidle Suleeymaan
6- La-taliyaha siyaasadda iyo xiriirka baarl am aanka Zakariye Xasan Cali (Gaashaan)
7- La –taliyaha dhaqaalaha ee madaxweynaha JFS: Xasan Caddow Hosow
Ka sokow 7-da mas’uul ee sida rasmiga ah loo shaaciyey magacaabistooda, waxaa weli war eegto madaxweyne kusoo bixin ama aan la sha acin mas’uuliyiin ay kamid yihiin: Agaasimaha hey’adda NISA: Mahad Maxamed Salaad Afha yeenka madaxtooyada Soomaaliya: Cabdikariin Cali Kaar Iyo illaa afar xubnood oo loo magac aabay ag aasimayaal kamid ah madaxtooyada Soomaal iya, waxaana dad badan ay dood ka keeneen in xubnahaan la magacaabay inay ku kooban yi hiin awood qeybsi ahaan beesha uu ka soo je edo madaxweynaha iyo hal beel oo kale, iy adoo ugu yaraan 2 beelood aanay weli wax xil ah ka helin mas’uuliyiinta la maga caabay.
Magacaabista ugu weyn ee madaxweyne Xasan Sheekh laga sugayo ayaa ah xilka ra’I sul wasaaraha oo ka imaan doono Beesha Daa rood, kaasoo awood qeybsi ahaan ay u leeda hay beesha ugu weyn ee hadda ka cabaneysa in xilalka madaxtooyada aan waxba laga siin ee lagu soo koobay inta badan beesha madax wey naha.
Taliyaha Cusub Ee NISA Mahad Salaad Oo Dorraad Si Rasmi Ah Xilka Ula Wareegay.
Taliyaha cusub ee hay’ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA Mahad Maxamed Salaad ayaa Dorraad si rasmi ah ula wareegay xilka kadib munaasabad koo ban oo lagu qabtay xarunta hay’ada.
Munaasabada waxaa ka qeyb galay ra’iisul wasaaraha dalka,wasiirada Amniga iyo Gaasha andhiga,taliyayaasha ciidamada booliska iyo Milatariga iyo mas’uuliyiin kale.
Taliyihii hore ee NISA Xildhibaan Yaasiin Far eey ayaa si rasmi ah xilka ugu wareejiyay tali yaja cusub ee NISA Mahad Salaad oo madax weyne Xasan Sheekh uu todobaadkii hore xilkaasi u soo magaaabay.
La wareegitaanka xilka hay’ada NISA ee Ma had Salaad ayaa ka dhigan inuu waayay kurs iga xildhibaan, waxaana la filayaa in booskiisa la soo buuxiyo, iyadoo doorashada kursigaas la gu qaban doono magaalada Muqdisho, sida xo go aynu ku helnay.
Mahad Salaad oo kamida saaxiibada ugu dhow ee madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la fi layaa inuu isbedel deg deg ah ku sameeyo ha y’ada, iyadoo saraakiisha hay’adaasi la shee gay iney aad ugu dhawaayeen sanadihii la soo dhaafay taliyihii hore Fahad Yaasiin, lama oga inuu taliyaha cusub ku milmo doono arrimaha si yaasada ama uu u masax banaanaan doono shAqadiisa.
Gudoomiyaha Aqalka Sare Iyo Safiirka Shii naha Oo Wada Hadal Gaar Ah Ku Yeeshay Muqdisho
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Sen ator Abdi Hashi Abdullahi ayaa Xafiiskiisa Aqal ka Sare ku qaabilay Safiirka Dowladda China u qaabilsan Soomaaliya Md. Fei Shengchao.
Danjiraha oo guddoomiyaha soo gaarsiiyay salaan iyo dhambaal hambalyo ah oo ku aadan dib u doorashadiisa ayay ka wada ha dleen xooj inta xiriirka labada Dal iyo kor u qaa dita doorka wada shaqayn ee Baarlamaanada labada Dal. Waxaa kale oo aan ka wada hadl nay xoojinta xiriirka labada Dal iyo kor u qaadi sta kaalinta wada shaqayn ee Baarlamaanada labada Dal.
Maxaa Ka Jiro Wararka Sheegaya In Fahad Yaasiin Loo Fasaxayo Kursiga Hop086?
Ilo ku dhow dhow Guddiga FEIT ayaa shee gaya in Guddigu qorsheynayo inuu saacadaha soo socdo uu fasaxo Kursiga #HOP086 oo ho ray doorashadiisa u hakiyay, kaasoo uu ku soo baxay Fahad Yaasiin Agaasimihii hore ee NISA.
Wararka ayaa sheegaya in wada hadalo u socday labadii maalm ood ee la soo dhaafay xubno ka tirsan Guddiga iyo Ergo ka socotay Fa had Yaasiin, kaasoo had da meel gabagaba mara ya.
Guddiga FEIT oo kaashanaya Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa horay ugu guuleystay in la ba abi’iyo natiijada rasmiga ah ee kursiga #HOP 086, waxaana ay keentay in Fahad Yaa siin aan la siinin kaarka aqoonsiga iyo shahaadafa FEIT, oo sababtay in aanu ka qeyb qaadan doo rashadii Guddoonka Golaha Shacabka iyo tan Madaxweynaha oo uu bannaan joog ka noq day.
Warar kale waxey tilmaamayaan in guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ee hoggaamiso Xaliimo Yaeeey ay qabanay aan doorashada kursiga Fahad iyo dhamaan kuraasta kale ee banaanaada, Xaliimo Yareey hore ayey u sheegtay in sharci daro tahay hak inta kursiga Fahad, iyadoo tilmaamtay in han aanka uu ku soo baxay ay sharci tahay.
Dhibane Gaboose oo xog cusub ka bixiyey dilkii Eng Yariisow iyo…
Agaasimihii xafiiska hanti-dhowrka ee maamulka gobolka Ban aadir Maxamed Maxa muud Gaboose oo ka mid ahaa masuuliyiintii lixaadkooda ku waayey qaraxii lagu dilay Allaha u naxariistee duqii hore ee Muqdisho Eng. Cab diraxmaan Yariisow iyo qaar ka mid ah masuuliyiintii la shaqeyneysay ayaa ka sheekeeyey wixii ku dhacay.
Agaasime Gaboose oo wareysi siiyey Idaa cadda Kulmiye ayaa sharaxaad dheer ka bix iyey qaabkii uu u dhacay qaraxii lagula beegs aday xarunta maamulka gobolka Banaadir, xilli ay shir isugu yimaadeen masuuliyiintii la laayey ee maamulka gobolka.
Wuxuu ka mid ahaa dadkii ay dhaawacyada halista ah ka soo gaareen qaraxaas, sidoo kale Agaasime Gaboose wuxuu ka mid ahaa ma suuliyiintii dhaawacyadooda dalka Qatar loola qaaday Guddoomiye Yariisow oo Dooxa ku dhintay.
Gaboose hadda wuxuu ka go’anyahay lug iyo gacan is xiga, sidoo kale waxaa ka dhacay labada indhood, intii uu ku guda jiray warey sigaan wuxuu soo bandhigay walaac uu ka qa bo in loo badbaadi karay lugtii iyo gacantii loo ga jaray Isbitaalka Digfeer.
Markii dhaawacooda looqaaday Dooxa ee uu geeriyooday Eng. Yariisow wuxuu sheegay in isagu uu miyir la’aan ahaa oo geerida guddo omiyaha uu ogaaday bil kadib, markii uu koom ada ka soo baxay. Maxamed Maxamuud Gab oose Agaasimihii Hanti-dhowrka gobolka Ban aadir wuxuu shaki gelinayaa cidda qarxisay iyo xogtii ay soo bandhigeen hey’adaha ammaa nka oo uu ku tilmaamay inay aad isku khilaaf saneed. Xigasho:-KNN
Raysal wasaare Rooble oo kala diray gudd igii doorashooyinkii dadbanaa
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kala diray Guddiyadii doo rashada dadban, isagoo uga mahad celiyay sidii ay u maamuleen doorashooyinkii golaha shacabka.
Go'aanka raysal wasaara ha ayaa kusoo beegmay wax kahor markii ay soo ba xeen war ku saabsan in gu ddiga doorashada uu qor shaynayo inuu fasaxo kur siga Fahad Yaasiin ee hor ey loo hakiyay.
Raysal wasaaraha ayaa go'aankiisa kusii adkeeyay in kuraasta ay guddiyadu go'aami yeen in dib loosoo doorto, ay doorashadooda maamulayaan guddiga qaran ee doorashoyinka Soomaaliya oo ay guddoomiye u tahay Xaliimo Yarey.
Afhayeen cusub oo loo magacaabay Villa Somalia
Wareegto aan ilaa weli si rasmi ah mad axtooyada u shaacin in lagu magacaabay Afha yeenka cusub ee madaxtooyada Villa Somalia ayaa si hordhac ah wariyaha booskaasi xajistay baraha bulshada loogu hambalyeynayaa. Agaa sime kuxigeenkii hore ee Villa Somalia Cabd inuur Maxamed ayaa u hambalyeeyay afhaye enka cusub ee Xasan Sheekh Maxamuud, kaa soo lagu magacaabo C/kariin Cali Kaar.
C/kariin oo ka mid ah wariyeyaasha Soo maaliyeed ee ka howlgala telefishinka Somali Chanel ayaa inta aysan Villa Somalia kasoo bixin digreetadii magacaabistiisa durbadiiba bar aha bulshada lagu ogaaday.
Agaasime Cabdinuur ayaa ugu hambalyeeyay xilka culus ee loo magacaabay C/kariin, wuxu una u rajeeyay inuu illaah la garab galo xilka loo igmaday, dulqaadkeedana uu yeesho maad aama howl dhib badan ay tahay.
C/kariin Cali Kaar ayaa horay usoo noqday guddoomiye degmo, balse laga qaaday xilka, wuxuuna dib ugu laabtay shaqadiisii wariyen imo oo uu daadihin jiray wareysiyada xasaas iga ah.Afhayeenkii hore ee Villa Somalia, C/ rashiid Maxamed Xaashi oo khibrad sareysa u lahaa tabinta wararka iyo dhacdooyinka Villa Somalia ayaa booskiisa laga sugayaa inuu buu xiyo C/kariin Cali Kaar.
C/Raxmaan C/Shakuur Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Safiirka Qatar Ee Muqdisho
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Ca bdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa ku lan la yeeshay Safiirka dowladda Qatar ee Muq disho, Amb. Hassan bin Hamza Hashem.
Ergeyga iyo Safiirka, ayaa ka wada hadlay, sida guud ahaan dowladdaha Khaliijka, gaar ah aan dowladda Qatar ay gacan uga geysan karaan Gurmadka Abaaraaha daran ee ka jira dalka.
Danjire Hassan bin Hamza, waxuu muujiyay sida ay do wladdiisa ugu go’an tahay, garab istaag ga dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, isa ga oo intaas kaddib Ergeyga u ballan qaa day wada shaqeyn buuxda, si loo samatabixiyo mal aayiinta qof ee abaaruhu saameeyeen.
Villa Somalia Oo Beenisay Iney Qoraneyso Dhalinyaro Baraha Bulshada Kadifaacda Madaxweynaha
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa meesha ka saartay wararka la xiriira iney u qorsheysan tahay howlgalinta dhalinyaro Baraha Bulshada ka difaacda madaxweynaha cusub ee Sooma aliya Xasan Sheekh Maxamuud, dhaqankan waxaa ku caanb axday dowladii Farmaajo.
fhayeenka cusub ee madaxweynaha C/kariin Cali Kaar oo wareysi dhin acyo badan taabanaya sii yay warbaahinta dowladda ayaa meesha ka saaray jir itaanka wararkaasi, wuxuu na tilmaamay in arrintaas ay aflagaado ku tahay od ey tinimada iyo dulqaadka Madaxweyne Xasan Sheekh.
"Waa been arrintaas ma jirto waxaana kuu sheegayaa arrintaasi waxay aflagaado ku tahay odeynimada akhiyaarnimada, dulqaadkii, dimu quraadiyaddii uu Madaxweyne Xasan Sheekh ololaha ku galay” ayuu markale yiri Cabdikariin Cali Kaar afhayeenka Villa Somalia.
Dowladii uu hoggaaminayay madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa jiray dhalinyaro lacago badan ku qaadanayay difaacada dowladda iyo aflagaadeynta madaxdii hore iyo siyaasitiinta ka aragtida duwanaa nidaamka, iyagoo loo bixiyay magaca ah "CBB” oo loola jeeday Cayayaanka Baraha Bulshada
Muuse Geelle oo iska fogeeyay inay qorshe ynayeen inay fasaxaan kursiga hop86
Guddoomiyihii guddiga doorashooyinka Da dban ee Soomaaliya Muuse Geelle Yusuf ayaa soo dhoweeyay go’aankii raysal wasaaraha So omaaliya uu xalay ku kala diray guddigii doo rashada dad banaa.
Muuse Geelle oo BBC S o omaali la hadlayay wuxuu she egay in guddigooda uusan jirin wax sha qo ah oo haa tan u harsanaa, isagoo tilmaamay in waqtigoodu uu ku ekaa markii ay dhammaat ay doorashadii xildhibaannada gol aha shacabka.
Mar wax laga weydiiyay kala diristooda kahor in ay damacsanaayeen fasaxida kursiga hop86, wuxuu sheegay in aysan arrintaas wax ba ka jirin islamarkaana wuxuu caddeeyay in kursigaas reerka iska leh ay ka tashanayaan sida laga yeelayo.
Wuxuu kaloo caddeeyay in kursigaas uu mar idoono dariiqa ay mareen kuraas doorashad ooda dib uga dhacay waqtigooda iyo kuwa baa qday, iyaguna aysan haba yaraatee wax shaqo ah ku lahayn.
Muxuu Sheekh CALI WAJIIS ka yiri tallaab ooyinkii uu qaaday Xasan Sheekh?
Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay isbedalka siyaasad eed ee ka dhacay dalka, kadib wareysi gaar ah oo uu siiyey Telefishinka Univ ersal.
Sheekh Cali Wajiis ayaa soo dhoweeyey Madaxwe ynaha cusub Mudane Xasan Sheekh Maxa muud, wuxuuna sheegay in ka Culumo ahaan ay u duceyn doonaan, islamarkaana ay garab istaagi doonaan.
Sidoo kale wuxuu soo hadal qaaday tallaab ooyinka uu qaaday Madaxweynaha cusub iyo xilalka uu magacaabay.
Sheekha ayaa sheegay in mas’uuliyiinta la ma gacaabay ay yihiin dad u qalma xilalka loo dhi ibay, wuxuuna boggaadiyey sida ay ku socoto dhismaha dowladda cusub.
"Dadka uu xilalka hadda u magacaabay waa dad aad kafaa aad sar sare ah oo qof wal ba majaalkiisa loo xulay waxaan aad ugu diir sanay, una soo dhoweynay shaqsiyaadka siya asiyiinta ah oo caanka ah, sida walaalkeen Cab diraxmaan Cabdishakuur waxaa la mid ah tali yaha NISA oo mardhow la magacaabay walaa lkey Mahad oo nin culus ah,” ayuu yiri.
Dhinaca kale wuxuu aad ugu amaanay Mad axweyne Xasan Sheekh shaqooyinkii uu horey uso qabtay, sida arrimaha deyn cafinta, mush aaraadka iyo dhanka shaqaaleysiinta.
"Afarta sano oo hadda ka hor soo haayey la dhihi karo inuu fariisiyey isagu, ileen waan ogn ahay nidaamka deyn cafinta isagaa bilaabay, hawada sare isagaa bilaabay oo marka dambe lagu guuleystay, wuxuu billaabay mushaaraad ka, shaqaalihii dowladda isagaa ugu dambeey ey gadaashiis shaqaale rasmi ah lama qorin,” ayuu hadalkiisa sii raaciyey.
Si kastaba Sheekh Cali Wajiis ayaa waxaa la gu xasuustaa inuu ka mid ahaa taageeraya ashii Madaxweynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullahi Farmaajo, isaga oo horey u jeediyey hadallo uu ku difaacayey, kadib marar badan oo uu ka soo muuqday qalabka warbaahinta.
Muxuu CC SHAKUUR kala hadlay Wasiir Khadiijo iyo wasiiro goboleedyada dalka?
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Cab diraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa Xalay kulan fogaan arag ah la yeeshay dha mmaan was iirrada Ga rgaarka dowl ad gobole edyada ee xubnaha ka ah dowladda federal ka, xubno kale oo ka kala tirsan Xafiiska Ra’iisul wasaaraha iyo wasiirka gargaarka ee XFS Kha diijo Maxamed Diiriye.
Kulankaan ayaa waxaa looga hadlay mud naan-siinta Gurmadka Abaaraha iyo sidii si wad ajir ah la iskaga kaashan lahaa caawinta umm adda Soomaaliyeed ay abaaruhu halakeeyeen.
Wasiirradu waxay boggaadiyeen Madaxwe ynaha dawlada federaalka mudnaanta uu siiy ey Gurmadka Abaaraha iyo in uu magacaabay Ergay gaar ah oo u qaabilsan arrimaha bani-aa dannimada iyo Gurmadka Abaaraha.
"Waxa ay sidoo kale wasiirradu ballan qaa deen in ay wada shaqayn buuxda la yeelanaya an ergeyga, iyagoo soo dhoweeyey sida dar darta leh ee uu Xafiiska Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha uu u dhaqaaji yay howlaha Gurmadka,” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay xafiiska Cabdiraxmaan Cabdisha kuur.Ugu danbaynii Ergeyga iyo wasiirrada do wlad goboleedyada xubnaha ka ah dowladda fe deraalka waxa ay isla qaateen in kor loo qaado wacyiga bulshada iyo in si wadajir ah loogu gurmado dadka ay abaaruhu saameeyeen.
Agaasime Ku-Xigeenka Cusub Oo Kulan Isugu Yeeray Shaqaalaha Madaxtooyada
Agaasime Ku-Xigeenka Guud ee Madaxdo oyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan oo kul an isbarasho ah la qaatay shaqaalaha Madaxt ooyada ayaa la wadaagay qorsheyaasha horte binta u leh Madaxtooyada qaranka.
Agaasime Maxamed Amiin ayaa xusay in gu ud ahaan shaqaal aha dowladdu ay yihiin ade egeyaal qaran, oo aan lagu beegsan do onin arrimo siyaasadeed, waxa uuna ku adke eyey shaqaalaha Madaxto oyada in ay waajib aadkooda shaqo u gutaan si habsami leh oo waafaqsan shuruucda shaq aalaha dowladda.
"Siyaasadda guud ee Madaxweynaha iyo tan Agaasinka Cusub waxa ay ku qotontaa ara gtida guud ee ah Soomaali Heshiis ah Dunida heshiis la ah, taas oo aan rabno in ay ka hir gasho meesha ugu hooseysa ilaa meesha ugu sarreysa ee dowladnimadeenna. Howl-wadeen walba waxaa lagu qiimayn doonaa, lagu na dall acsiin doonaa dadaalka iyo waxqabadkiisa sha qo.”Dhankooda, Agaasime Waaxeedyada iyo howl-wadeennada kala duwan ee Madaxtooy ada Qaranka oo soo dhaweyey Agaasinka Cus ub ee Madaxtooyada ayaa la wadaagay warbi xinno ku aaddan howlahooda shaqo ee Madax tooyada Dalka.
Ugu dambayn, Agaasime Ku-xigeenka Gu ud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaal ka Soomaaliya Mudane Maxamed Amiin Sh. Cusmaan ayaa kula dardaarmay shaqaalaha Madaxtooyada Qaranka sii wadidda iyo dardar gelinta shaqada ay qaranka u hayaan.
Ergeyga U Qaabilsan Somalia Arrimaha Aba araha Oo La Kulmay Safiirka Boqorto oyada Sacuudiga
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md Cabdiraxmaan Cabdisha kuur Warsame, ayaa ku lan la yeeshay safiirka Do wladda Boqort ooyada Sa cuudi Carabiya u fadhiya Sooma aliya Amb. Axm ed Bin Muxamed Saalix Almu walad. Waxaa sidoo kale Er geyga iyo Safiirka kul anka ku wehlinayay Yu suf Bakhiit oo ah ma daxa Afrika u qaabilsan Hey’adda King Salman ee Gargaarka bani’aad annimada. Ergayga iyo Danjire Muwa lad, waxa ay ka wada hadleen xaaladda abaar ta ka jirta Soomaaliya iyo sidii dowladda Sac uudigu u noqon lahayd hoggaanka gurmad lagu taakula ynayo dadka ay abaaraha waxyee laysay.
Sidoo kale Ergeyga gaarka ah ee Madaxw eynaha Jamhuuriyadda u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishak uur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Safiirka dowladda Qatar ee Muqdisho, Amb. Hassan bin Hamza Hashem.
Ergeyga iyo Safiirka, ayaa kulanooda uga wada hadlay, sida guud ahaan dowladdaha Khaliijka, gaar ahaan dowladda Qatar ay gac an uga geysan karaan Gurmadka Abaaraaha daran ee ka jira dalka Soomaaliya.
Barkhad Batuun "Doorashada madaxtooya du wakhtigeeda haku dhacdo iyo ku dhici mayso weeyaan doodu"
Afhayeenka Xisbiga Waddani Xil. Barkhad Jaamac Batuun ayaa sheegay in khilaafka doo rashadu uu yahay mid sharci, isla markaana lays
ku haysto doorashada ma daxtooyadu wakhtigeedii haku dhacdo iyo ku dhici mayso.
"Dunida iyo daneey ay aasha dalkeena waxa aynu ka iibinaa waa door asho, hantida dowladnimadeenu ay haysa taa ee dunidu inagu soo eegaysa waa doora sho, mushkilada dalka ka taagani mushkilad siy aasi ah maahe waa mushkilad sharci, tiirka ay ku ta agantahay waxa weeyaan doorashadii ma daxt ooyadu wakhtigeeda haku dhacdo iyo ku ma dhacayso" ayuu yidhi Batuun.
Batuun ayaa faray cidkasta oo doonaysa in ay gacan ka gaysato xalinta khilaafka doorasha da, in ay fahanto cagaha ay doodu ku taagan ta hay oo ah dood sharci, waxa uu sheegay in aan siyaasad laysku haysan ee sharci laysku haysto.
"Waxan farayaa dadka doonaya in ay arrint an taagan wax ka yidhaahdaan, in ay fahmaan waxa ay salka ku hayso dooda taagani, ma sha rci ayaa laysku hayaa mise siyaasad, aragti sharci ayaa laysku hayaa" ayuu yidhi Batuun.
Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Magaa lada Qudus Oo Dorraad Aad U Kacsan
In ka badan kun qof oo Yahuud ah ayaa ga lay barxadaha Al-Aqsa iyagoo ay ilaalinayaan cii damada Israa’iil, waxaana lagu wadaa inay socod ku maraan goobaha Muslimiinta ee Ma gaalada qadiimiga ah ee Quddus iyadoo ay Fal ast iiniyiintu ka digayaan inay sababi karaan rabsh ado.
Dabaaldegga calanka ayaa ku beegan maalinta Qudus ee Israa’iil, taas oo u dabaald egaysa qabsashadii ay bariga Quddus ku qab satay dagaalkii 1967-kii.
Israa’iil ayaa waxay Qudus oo dhan u haysataa
inay tahay caasimaddeeda, taasoo ay diide en dalalka badankooda iyo Falastiiniyiinta.
SIFOOYINKA LAGU SOO XLAYO RA’IISUL WASAARAHA CUSUB
Maadama ay soo gabagabowday doorashadii Labada Aqal ee Baa rlamaanka Federaalka Soomaaliya (BFS) iyo doorashadii Madaxwey naha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS), waxaa hadda la guda-galay sidii loosoo magacaabi lahaa Rai’sul Wasaaraha cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), kaas
oo soo dhisi doona Golaha Xukuumaddii iyo Barnaamijka Xukuumadda kadib markii ay ansixiyaan Golaha Shacabka ee BFS.
Hadaba, qoraalkan waxaanu ku falan qeyn doonaa, kuna cabiri doonaa, sifooyin ka ugu muhiimsan ama saldhig u noqon ka ra magacaabista Rai’sul Wasaaraha XFS. Ujeedka qoraalkani maaha in lagu magacaabo siyaasi hebel ayaa ku habboon xilka Rai’sul Wa saaraha, laakinse qoraalku wuxuu xambaarsan yahay sifooyinka iyo tilmaamaha lagama maarmaanka u ah xulista Rai’sul Wasaaraha cu sub iyadoo laga duulayo dareenka Shacabka Soomaaliyeed oo u ooman hoggaan leh daacadnimo, aqoon, waayo-aragnimo iyo khi brad siyaasadeed, karti iyo sifo hoggaamineed, si loo gaaro himilooy inka Shacabka, Xukuumaddu-na u hesho hoggaan suuban oo ka gu dbin kara dalka marxalada Dorraad taagan iyo marxaladaha soo soc da, haduu Rabbi idmo.
Sifooyinka Hoggaamineed.
Waanu ka wada dharagsan nahay tilmaamaha iyo sifooyinka hogg aamiyaha oo la wadayaqaan. Waxaase hoosta ka xariiqi doona sifo oyin guud oo laga rabo qof kasta oo loo magacaabayo xilalka ugu sarreysa ee Dalka. Sifooyinkaas waxaa ka mid ah:
· Daacadnimo
· Degenaansho iyo dulqaad
· Aqoon iyo waayo-aragnimo
· Leh aragti siyaasadeed oo madaxbannaan
· Khibrad siyaasadeed iyo mid dhaqameed
· Aqoon u leh xaaladaha amniga dalka
· Khibrad u leh dhaqaalaha, shuruucda, maalgashiga iyo shaqo-abuurka
· Karti iyo hufnaan
· Kalsooni
· Khibrad u leh nidaamka Dowliga ah iyo xiriirka caalamiga ah
· Dad-waasho iyo wax-wadaag
· Toos kara xiriirka DFS iyo Dowlad-goboleedyadda
· Xoojin kara xiriirka DFS iyo Shacabka si loo xoojiyo kalsoonida shacabka
· Diyaar u ah wadatashi iyo nidaam daahfuran
Maxay noqon karaan sifooyinka gaarka ah uu danaynayo Madaxw eyne Xasan Shiikh?
Madaxweynaha JFS Xasan Shiikh Maxamud waa khabiir siyaasa deed, wuxuuna hore ula soo shaqeeyey ilaa sadax Rai’sul Wasaare. Muddaas uu xilka haye (2012 – 2017), Madaxweyne Xasan Shiikh wa xaa u kordhay aqoon iyo khibrad siyaasadeed oo ku saabsan xiriirka xafiisyada Madaxweynaha JFS iyo Rai’sul Wasaaraha XFS. Intaas waxaa usii dheer, Madaxweyne Xasan Shiikh wuxuu fursad u helay inuu casharo siyaasadeed ka barto Xukuumadihii uu magacaabay Madaxwe ynihii hore Maxamad Cabdullahi Farmajo, oo lasoo shaq eeyey labo Rai’sul Wasaare mudadii uu xilka hayay (2017
2022).
Hadaba, maxay noqon karaan sifooyinka uu sida gaar ah Mad axweyne Xasan Shiikh ku xulan karo Rai’sul Wasaare cusub? Markii la qiimeeyo xogo kala duwan iyo falanqeyn la xiriirta sifooyinka uu sida gaarka ah u raadinayo Madaxweyne Xasan Shiikh, waxaa muu qata inuu Madaxweynuhu raadinayo dhammaan sifooyinka hoggaam iyaha suubban (oo kor ku xusan), wuxuuna si gaar ah u raadinaya mas’uul leh tilmaamaha hoos ku xusan:
· Waji ku cusub xilalka ugu sarraysa Dowladda Federaalka
· Leh dammaanad-qaad lagu kalsoon yahay
· Ay wadashaqeyn wanaagsan yeelan karaan Madaxweynaha
· Khibrad badan u leh xaaladaha dhaqan, dhaqaale iyo siyaasad ee Dalka Soomaaliya
· Khibrad u leh arrimaha amniga iyo ladagaalanka kooxaha argag axisada
· Qaban kara shaqooyinka farsamo (Technical) ee Xafiiska Rai’sul Wasaaraha si loo hirgaliyo Barnaamijka Xukuumadda
· Aqoon iyo khibrad u leh toosinta xiriirka DFS iyo Dowlad-gob oleedyada
· Horumarin kara wadahadallada DFS iyo Somaliland
· Xirfad iyo aqoon u leh xiriirka dibloomaasiga iyo kan caalamiga
· Khibrad u leh halabuurka iyo hirgalinta barnaamijiyo lagu hormariyo dhaqaalaha, shaqo-abuurka iyo maalgashiga dalka
Wadashaqeynta Madaxweynaha iyo Rai’sul Wasaaraha
Magacaabidda Rai’sul Wasaare leh tilmaamaha aan kor ku xusan waxay muhiim u tahay in la fuliyo qorshihii lagu soo doortay Madaxw eyne Xasan Shiikh, hal-ku-dhigiisuna yahay "Soomaali heshiis ah, Dunida-na heshiis la ah”. Hadaba, Madaxweyne Xasan Shiikh wuxuu Ilaahay SWT siiyay fursad dahabi ah inuu mar labaad qabto xilka ugu sarreeya ee Dalka. Madaxweynuhu waa khabiir, waa hoggaamiye la soo tijaabshay, waa oday leh waayo-aragnimo ku filan, waxaana laga sugaya magacaabista Rai’sul Wasaare ay is aaminsan yihiin oo ay wadashaqeyn karaan.
Xukuumadihii hore, Madaxweyne Xasan Shiikh waxaa lagu tilmaa may hoggaamiye kusoo magacaabay Rai’sul Wasaare-yaashii la soo shaqeeyey ka dib wadatashiyo uu la sameeyey saaxiibadiisa siyaa sadeed.
Hasa yeeshee, Dorraad Dorraad ka duwan, waxay xogo laga soo xig tay Xafiiska Madaxweynaha qeexayaan inuusan markaan diyaar u ahayn magacaabista Rai’sul Wasaare ay dad kale ama mas’uuliyiin kale soo jeediyeen. Sida ay sheegeen ilo lagu kalsoon yahay, waxaa xusid mudan inuu Madaxweynaha JFS sheegay inuu wadatashiyo ka dib isagu kaliya soo magacaabi doono Rai’sul Wasaare uu aamini ka ro, iska hubo inay wadashaqeyn karaan, mowqifyada iyo aragtida siy aasadeed ay isaga dhow yihiin, lehna sifo uu ku hoggaanmin karo Xukuumadda Federaalka.
Akhriste, adigu-se maxay kula tahay?
Ali Muhiyaddiin Muqdisho, Caasimada
Muxiyaddiin@hotmail.com
AL-SHABAAB OO WEERAR KU QAADAY SALDHIG AY KU SUGNAAYEEN CIIDAMO KA TIRSAN DOWLADDA
Dagaalyahano hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab ayaa Habeen hore weerar ku qaaday Saldhig Ciidamo kamid ah dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku leeyihiin degmada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya. Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Al-shabaab ay weerarka ku qaadeen Saldhiga WFP ee Garbahaareey, halkaas ay degan yihiin Ciidamo ka tirsan dowladda, waxaana weerarka kadib la maqlayey rasaas xoogan oo labada dhinac isdhaafsanayeen.
Rasaasta la isdhaafsaday oo daqiiqado kooban socotay ayaa markii dambe istaagtay, isla markaana waxaa xaaladda aaga uu ku yaallo Saldhiga ay kusoo laabatay mid caadi ah, waxaana goobta isaga tagay Al-shabaabkii weerarka ku qaaday Ciidamada.
Lama oga khasaaraha ka dha shay weerarkii Habeen hore lagu qaaday Sa ldhiga Ciidamo ka tirsan dowl adda Federaalka Soomaaliya ay ku le eyihiin degmada Garbahaare ey, iyadoona dadka deegaanka ay she egeen inay dareemeen cabsi, markii uu weerarka dhacay.
Saraakiisha Ciidamada dowladda ee Garbahaareey ayaan weli ka ha dlin weerarka, Al-shabaab ayaa marar kala duwan waxaa ay weeraro noocaan oo kale ay ku qaadeen Saldhigyo Ciidamada dowladda iyo kuwa ATMIS ay ku leeyihiin degaano ka tirsan Gobolada dalka
.SANADO BADAN OO KIBIR IYO DAAN-DAANSI AH KADIB, SIDEE FINLAND IYO SWEDEN UGU SOO GACAN GALEEN ERDOGAN?
Xiriirka Turkey iyo Yurub wuxuu mar kasta ahaa mid ku saleysan isma hurto, ee ma jirin rabitaan iyo qanacsanaan labada dhinac ah.
Yurubta weligood raali kama noqon inay arkaan dal Muslim ah oo awood badan oo deris lah, balse awoodda iyo saameynta Turkey ee gobolka ee aan la difiri karin ayaa ku qasbeysay inay la maca amilaan, inkasta oo daan-daansi iyo xadgu dubyo joogto ah ay ku hayeen.
Sweden iyo Finland waxay sanaddii 2019 ka mid noqdeen dalal dhowr ah oo Reer Yurub ah oo cunaqabateyn dhanka hubka ah kusoo rogay Turkey, sababo la xiriira duu laankii ay Ankara ku qaaday dhulka Syria ee ku teedan xuduudda ay labada dal wadaagaan, si ay uga sifeyso argagixisada PKK iyo YPG.
Waxaa intaas dheer in Stockholm ay sanado badan marti-gelineysay xubno Kurdish ah oo xiriir la leh kooxda PKK, inkasta oo kooxdaas ay u aqoonsan tahay argagixiso, ayada oo dhegaha ku fureysaneysay qeylo-dhaanta Ankara ee ah inay soo dhiibaan ama ugu yaraan dal kooda ka eryaan.
Labadna dal ee Nordic ah waxay iska dhaadhiciyeen inaysan weli good u baahan doonin Turkey, ayaga oo aan marnaba xisabata ku da rin in adduunyadu tahay meerto, oo si deg deg ah ay wax kasta isku beddeli karaan.Isbeddel lama filaan ah Sidaas ayaana dhacday 24-kii Febraayo 2022 markii Ruushka uu duulaan ku qaaday dalka de riska la ah ee Ukraine, taaso oo mowjado argagax iyo cabsi ah u di rtay Yurub, gaar ahaan dalalka aan qeybta ka aheyn xulufada NATO.
Finland oo xuduud dheer la wadaagta Ruushka iyo Sweden wa xay sanado badan cayaarayeen siyaasad dhex-dhexaadnimo ah ay aga oo aan qeyb ka aheyn gaashaanbuurta Reer Galbeedka ee NATO.
Balse duulaanka Moscow ayaa ku qasbay inay siyaasaddaas beddelaan, waxayna deg deg u qaadeen tallaabooyin ay ku codsana yaan xubunnimada NATO, oo ay si rasmi ah u dalbadeen bartimihii May.Labadii dal ee Nordic ee sanado badan ku jees-jeesayey Ank ara, waxay si lama filaan ah ugu soo dhaceen gacanta Turkey iyo madaxweyne Erdogan, sababo la xiriria qodob muhiim ah oo ku jira xeerka NATO, oo Turkey ay xubin ka tahay.
Turkey oo loo baahan yahay
Qodobkaas ayaa dhigaya in dal kasta oo cusub oo xubin ka noqonaya NATO ay qasab tahay inay ansixiyaan dhammaan 30-ka dal ee ururka xubinta ka ah, taasi oo Turkey siisay awood baaxad leh, oo ay ku hor-istaagi karto xubunnimada labadan dal. Madax weyne Erdogan kama daahin durba inuu u sheego Helsinki iyo Sto ckholm inay iska hilmaamaan xubunnimada NATO illaa ka saxayaan qaladaadkii ay Ankara ka galeen.
Hadalka Erdogan wuxuu farriin cabsi iyo lama filaan ah u diray Reer Galbeedka, waayo cidna ma fileyn in Turkey ay caqaabd ku no qon karto ku-biiristo Sweden iyo Finland ee NATO.
Finland iyo Sweden waxay hadda ku qasbanaadeen inay hoos yi maadaan Turkey lana furaan wada-hadallo ay uga codsanayaan inay aqbasho dalabkooda, ayna diyaar u yihiin inay xaliyaan walaacyada ay qabto.
Hase yeeshee madaxweyne Erdogan ma qaadanayo xal af iyo diblomaasiyad ah, wuxuuna hordhigay shuruudo adag oo ay tahay inay fuliyaan, kuwaas oo ay ka mid yihiin inay ka laabtaan cunaqab ateyntii ay saareen, sidoo kalena usoo gacan geliyaan xubnaha PKK ee dalalkooda ku sugan iyo qodobo kale.
Laba daran mid dooro
Labadan dal, waxaa hadda haysata laba daran mid dooro oo ah; inay iska hilmaamaan ku biirista NATO oo muhiim u ah amnigooda iyo badbaadadooda, iyo inaya aqbalaan oo ay fuliyaan shuruudaha Turkey, taasi oo bahdil iyo sharaf dhac weyn ku noqon doonto.
Fallanqeeyayaal siyaasadeed oo Reer Galbeed ah oo si caadif adeysan wax u cabiraya ayaa soo jeedinaya in Turkey laga saaro NATO, haddii ay diiddo xubunnimada Finland iyo Sweden.Hase yee shee, marka la eego awoodda ciidan ee Turkey, oo ah dalka labaad ee ugu ciidanka badan NATO kadib Mareykanka, iyo halka uu gobo lka kaga yaallo, waxaa cad in xubunnimada Turkey ay ka muhiimsan tahay tan Finland iyo Sweden.
Sidaas darteed, ma furna albaab aan ka aheyn in Helsinki iyo Stockholm ay la macaamilaan Ankara,
WEERAR SABABAY DHIMASHO IYO DHAAWAC OO KA DHACAY DULEEDKA DEGMADA MARKA
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar dhabagal ah oo dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay ku qaadeen ciidamo ka tirsan kuwa Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ku socdaalayey duleed ka magaalada Marka ee xarunta gobolka Sha beelaha Hoose.
Weerarka oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa xigay iska hor imaad toos ah oo u dhexeeyey labada dhi nac, kaas oo la’isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan
Dagaalka iyo weerarka ka horreeyey ayaa si gaar ah uga dhacay inta u dhexeysa degaannada Janaale iyo Buufo ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Inta la xaqiijiyey waxaa weerarkan ku dhintay ugu yaraan 2 askari, halka uu ku dhaawacmay 1 askari oo kale.
Ilo deegaanka ah ayaa innoo sheegay in haatan xaaladdu ay tahay mid deggan, waxaana ciidamada la weeraray ay sii wateen socdaalk ooda, iyaga oo gaaray magaallo xeebeedka Marka.
Dhanka kale ma jiro weli wax hadal ah oo kaeoo baxay saraakiisha ciidamada dowladda oo ku aadan weerarkaasi iyo dagaalka xigay intaba.
Shabeelaha Hoose waxaa inta badan ka dhaca dagaallo iyo wee raro toos ah oo ay kooxda Al-Shabaab ka fuliso gobolkaas oo hoost aga dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
DAD CUDURKA SHUBAN BIYOODKA UGU GEERIYO ODAY SHABEELLAHA DHEXE
Waxaa laga deyrinayaa xaaladda bini-adanimo dad ku nool Tuul ooyin hoostaga degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha dhexe, halkaas oo uu ka dilaacay xanuunka shuban biyoodka.
In ku dhow 50-ruux ayaa ilaa iyo muddo saddex bil ah ugu geeriyo otay cudurka shuban biyoodka deeganada kala Kulmis, shiidle-bari, Buurfuule iyo Diin-laawe oo dhammaan ka wada tirsan gobolka Shab eellaha dhexe.
Deegaanadan waxaa si daran u saameeyay abaaraha ka jira guud ahaan dalka.
Sidoo kale, waxaa ji ra dad cudurka soo ri day kuwaas oo la ga arsiiyay Cisbitaal ka M/Jowhar ee caasim adda Hirshabelle, hal kaas oo lagu baxnaa ninayo xaaladooda caafimaad.
Guddoomiyaha degmada Mahadaay Axmed Xuseen Afrax oo la hadlay Warbaahinta dowladda ayaa xaqiijiyay in ay xaalado bini-ada nimo oo daran oo sababtay abaartu ay ka jiraan deegaanada hoosta ga degmadaas,islamarkaana ku dhowaad dad gaaraya 50-qof ay cu durka shuban biyoodka iyo cuduro kale ugu geeriyoodeen deegaa nada hoostaga degmada Mahadaay.
Dhanka kale, guddoomiyaha ayaa intaas ku daray in biyo yari ka jirta darteed ay dadka isticmaalaan biyo wasaqeysan gaar ahaan dad ka ku nool jiinka wabiga, taas oo sababtay in cudurka shuban biyood ku si xoog ah ugu faafo iyo cuduro kale deegaanadaas, dadkana la geynayo xarumo caafimaadka oo deegaanka ka fog si loogu helo daryeel caafimaad.
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 30-KA MAY 2022
...