Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka Oo Sheegay In Degaanno Ay Kala Wareegen Al-Shabaab

0
Monday May 16, 2022 - 10:37:34 in Wararka by
  • Visits: 233
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka Oo Sheegay In Degaanno Ay Kala Wareegen Al-Shabaab

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Ciidamada Kumaandooska ee xoogga dalka Soomaaliyeed ee Gorgor gaar ahaan Ururka 8 aad ee guutada 18 aad ayaa howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka Sameeyay Tuulooyin hoostaga degaanka Ceelgaal ee Gobolka Hiiraan

Taliyaha Guutada 18 aad ee Ciidanka Kumaandooska Gor Gor Gashaanle Bashiir Cabdullaahi Cumar ayaa sheegay in Al-Shabaab laga saaray tuulooyin dhowr ah oo Hoostaga Gobolka Hiiraan.

Taliayaha waxa u sheegay in ciidamada kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee Gorgor aya sii laba jibaari doonaan howlgalada ka dhanka Al-Shabaab tan iyo inta laga saarayo degaannada ay kaga sugan yihiin Gobolka Hiiraan






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip