HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSWKA MOGTIMES EE MAANTA OO AH SABTI 14-KA MAY 2022-KA

0
Saturday May 14, 2022 - 08:27:23 in Wararka by
  • Visits: 396
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSWKA MOGTIMES EE MAANTA OO AH SABTI 14-KA MAY 2022-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

MD Farmaajo oo ka tacsiyeeyay Geerida Madax weynihii hore ee Imaaraadka

Madaxweynaha Dowladda Federaalka SoomaalI ya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi ah u ga diray qoyska, shacabka iyo guud ahaan dowlad da Imaraadka Carabta geerida ku timid, Alle ha u na xariistee, Madaxweynihii dalkaas, Sheekh Khaliifa Binu Saayid Aala Nahyaan.

"Mudane Maxa med Binu Raa shid Aala Maktu um, Madaxweyne Ku-xigeenka Imaraadka Carabta, Md.Maxamed Binu Saayid Aala Nahyaan, Dhaxal Su gaha Imaraadda Abu Dhabi, waxaan idinka, qoyska Madaxweynaha, shacabka iyo dowladda Imaraadka Carabka, la wadaagayaa murugada geerida ku timid, Alle ha u naxariistee, Sheekh Khaliifa Binu Saayid Aala Nahyaan, Madaxweynihii Dowladda Imaraadka Carabka.” ayuu yiri Farmaajo.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay aa marxuum Alle uga baryey in uu u danbi dhaafo, kuna abaal mariyo jannooyinkiisa, isaga oo dowlad da iyo guud ahaan shacabka Imaraadka Carabta u rajeeyay samir iyo iimaan.

Madaxweyneyaashii Hore Ee Soomaaliya Oo Ka Hadlay Geerida Sheekh Khaliif Bin Zayid

Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya hadana ah Musharaxiin Madaxweyne ee Xasan Sheekh Max amuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka tacsiyeeyay gee ridii ku timid Ma daxweynihii Do wlad da Imaar aad ka Carabta Sheikh Khaliif Bin Zayid Ala Nahyaan

Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh oo Qoraalo koo ban soo saaray ayaa Dowladda iyo shacabka Imaa raadka Carab ta uga tacsiyeey ay geerida Sh. Khaliif Bin Zayid Ala Nahyaan oo Shalay la shaaciyay inuu geeriyooday.

"Sheekh Khaliifa waxa uu ahaa hoggaamiye wana agsan oo garab istaag joogto ah u muujiya dadka So omaaliyeed. Ilaahay ha u naxariisto, hoygiisana haka yeelo Jannada” ayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuud ah oo ah Musharax Madaxweynaha Soomaaliya.

Sidoo kale Sheekh Shariif ayaa isna Qoraal uu soo saaray ku yiri "Sh Khalifa bin Saa’id Aalnahyaan Wuxuu ahaa Hoggaamiye ku weyn Carabta, dalalka Islaamka iyo dunida oo dhan Allaah kitaabkiisa mid igta haka siiyo”.

Rooble Oo Ka Hadlay Geerida Madaxweynihii Imaaraadka Sheikh Khaliifa Bin Zayid.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Md.Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka iyo Dowladda Imaaraad ka Carabta uga tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee madaxweynihii Dowladda Imaaraadka Carabta Sheikh Khaliif Bin Zayid Ala Nahyaan oo Shalay geeriyooday

Ra’iisul Wasaare Ma xamed Xuseen Rooble ayaa yiri" Waxaan walaa leheenna Imaaraadka Carabta la qeybsaneynaa xa nuunka iyo murugada ka dib geeridii ku timid Allaha u naxariistee Sheikh Khaliifa Bin Zayid, madaxweyn ihii Imaaraadka Carabta oo geeriooday Shalay oo Jimce ah”

"Anigoo ka ku hadlaya magaceyga iyo magaca Shacabka Soomaaliyeed waxa aan uga tacsiyeyn ayaa qoyska marxuumka, dowladda Imaaraadka sha cab iyo hoggaanba, Shucuubta Carabta iyo Islaam ka, geerida Allaha u naxariistee Sheikh Khaliifa Bin Zayid oo ka mid ahaa haldoorka iyo hoggaanka Um madda Carabta iyo Islaamka”ayuu yiri Ra’iisul Was aare Maxamed Xuseen Rooble. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa marxuumka Alle uga baryay inuu naxar iistii Janno ku manneysto, ehe lkiisa, shacabka imaa raadka iyo guud ahaan ummad da Islaamkana Samir iyo iimaan ka siiyo.

Si kastaba, Khalifa waxa uu dhashay 1948-kii, wu xuuna xukunka Imaaradda Abu Dhabi iyo tan mad axweynaha dalka qabtay 2004. Waxaa xukunka Abu Dhabi kala wareegi doono ku-xigeenkiisa, ahna wal aalkiisa ay isku aabaha yihiin Sheikh Mohammed bin Zayed al-Nahyan

Muuse Biixi oo ka tacsiyadeeyay geerida Madaxweynihii Imaaraadka

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa isagoo ku hadlaya magaciisa, kan shacbiga Somaliland, waxa uu Dhambaal Tacsi ah u dirayaa Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta iyo shacbi-wey naha dalkaasi , isagoo

ka tacsiyadaynaya geerida ku ti mid madaxweynihii dalkaas Ma rxuum Sheikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan oo Shalay oo jimce ah taariI khduna ta hay 13/ 05/ 2022 geriyoday

Madaxweynuhu waxa uu madaxweynaha geeriyo oday ku tilmaamay oday siyaasi ruugcadaa ah oo ka baxay guud ahaan Dunida iyo gaar ahaan Dalalka Carabta, isla mark aana muddadii uu xilka hayey do or laxaad leh ka qa atay dhismaha iyo horumarka dal kiisa, Somalil andna ay ku xasuusan doonto xidhiidh kii soo jireen ka ahaa ee hore uga dhaxayn jiray lab ada dal iyo labada shacbi ee Somaliland iyo Isu-tag ga Imaara adka Carabta oo intii uu talada hayey dib loo ambo qaaday, kana dhasheen horumarada ka socda dal ka Somaliland ee Imaaraadka Carabtu gacanta ku hayo.

Madaxweynuhu waxa uu marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta iyo shacbigii uu ka ba xayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.

Aadan Madoobe oo soo saaray farriin cusub oo ku socota xildhibaanada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sh.Aadan Ma xamed Nuur Madoobe oo Shalay soo xiray kulankii khudbad jeedinta mu sharrixiinta xilka Madaxweynaha ay aa la dardaarmay Xildhibaanada.

Ugu horeyntii Guddoomiey Aadan Ma ]doobe ayaa u mahad celiyay Xildhibaannada laba da aqal iyo Guddiga isku-dhafka ah ee doorash ada Madaxweynaha.

Waxaa u sheegay in labada maalmood ee inagu soo aadan la guda geli doono diyaar-garoowga doo rashada Madaxweynaha Soomaaliya oo dhaceeysa maalinta Axada ee ku beegan 15-ka bishaan May. Guddoomiyaha ayaa ugu baaqay Xildhibaannada in ay ilaaliyaan waqtiga ballanta ee la isugu imaanayo doorashada madaxweynaha, xili maalmihii dambe ay muuqaneysay inay si weyn uga dib dhacayeen hadal jeedinta doorashada.

Sidoo kale waxa uu ku booriyay inay u dul qaat aan waqtiga yar ee ka haray culeyska heysta, kaasi oo ku eeg sida lagu wado maalinta Axad oo ay dha ceyso doorashada madaxweynaha.

Hadalka Guddoomiyaha ayaa imanaya ayada oo lagu jiro diyaar-garowgii u dambeeyay ee doorasha da madxweynaha, islamarkaana ay magaalada Muq disho ka socdaan ololaha musharaxiinta iyo kala jii dashada Xildhibaanada labada aqal.

R/W Rooble oo xaal-mariyey QALBI-DHAGAX

Halgamaa Cabdikariim Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) ayaa Shalay kasoo dagay magaalada Muq disho, ayada oo si weyn loogu soo dhaweeyay garo onka diyaadaha ee Aadan Cad de, 4 sano iyo bar ka dib markii ca dowga loo gacan geliyey.

Qalbi Dhagax ayaa afar sano iyo sidd eed billood ka hor la ga dhoofiyay isla gar oonka Shalay sida heerka sare ah loo gu soo dhawee yay, xiligaasi oo isagoo indhaha ka xiran loo gacan geliy ay cad owga Ethiopia, ayada oo ay dhiibtay xukuu maddii Xasan Cali Kheyre. Hal gamaa Cabdikariin Qalbi Dhagax ay aa waxaa Shalay xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wa saare Ma xamed Xuseen Rooble, isaga oo ka xaal mariyay ga bood-falkii lagula kacaya isaga iyo ururkii uu ka tir sanaa ee ONLF.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Halgamaa Qalbi Dhagax huwiyay calanka jamhuuriyadda, guddoonsii yayna billad. Sidoo kale waxa uu shacabka Soom aaliyeed uga mahadceliyay sida ay u garab istaag een, muwaadinkan Soomaaliyeed ee sida gardarra da ah loogu gacan galiyay dal shisheeye.

Golaha Wasiirada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa 23-kii bishii 1-aad ee sanadkaan kulan aan ca adi aheyn oo yeesheen uga laabtay go’aankii ay xuk uumaddii hore ka gaartay ururka ONLF ee Soomaali Galbeed iyo Dhiibistii Qalbi Dhagax.

Xukuumadda Soomaaliya ee uu hogaamiyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa ansixiyay xiligaas in laga laabto go’aan ay gaartay xukuumad dii Kheyre sanadkii 2017-kii, kaasi oo Soomaaliya ay ururka ONLF ugu aqoonsatay urur argagixiso.

"In dhiibistu ay xad-gudub ku ahayd xuquuqaha shakhsi ahaaneed ee Cabdikariim Sheekh Muuse (Qlbi-dhagax) sida xaqa qofku u leeyahay xorriyad iyo ammaan ee lagu xusay qodobka 15aad ee Das tuur ka iyo xaqa u madax-bannaanida aragtida iyo u xor ahaanshaha cabbirka ra’yiga ee ku xusan qodob ka 18aad ee Dastuurka.” Sidoo kale waxa uu Golaha sheegay inay khalad aheyd dhiibistii Cabdikariin Qalbi Dhagax ee loogu gacan galiyay D/Ethiopia.

Xasan Cali Kheyre oo xukuumaddiisa ay dhiibtay Qalbi-Dhagax iyo madaxweyne Farmaajo ayaa laba duba hadda doonaya in madaxweyne loo doorto.

Farmaajo ayaa marar dhowr ah iska wareejiyey kii skan, hase yeeshee Kheyre ayaan weli ka hadal arr Intan, waxaana sida la sheegay uu isku dayayaa in uu is ilowsiiyo, sidaasna madaxweyne loogu dorto .

Hadal Jeedinta Musharaxiinta Madaxweynaha Oo La Soo Gaba-Gabeeyay

Waxaa soo gaba gaboowday hadal jeedinta mura shaxiinta xilka madaxweynaha 10 aad ee Jamhuuriy adda Federaalka Soomaaliya oo muddo laba maalin ah ka socotay hoolka Teendhada Afisyoone ee ma gaalada Muqdisho.Guddiga

qaban qaabada doorash ada madaxweynah a ay aa sheegay in la soo gunaa naday hadal jeedinta Mu sharaxiin ta madaxweynaha, 39 mura shaxna ay soo bandhigeen qudbadahoodi hadal jeedinta.

Geba-ganadii waxaa goobta lagu dhaariyay Mura shax Sharief Sheikh Axmed oo ku soo guuleestay kursiga tirsigiisu yahay HOP#146 ee BFS oo doora shadiisa ka qabsoontay Magaalada Jowhar ee caas imadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

Doorashada madaxweynaha ayaa laqabandoo naa 15 May oo ku beegan maalinimada Axada nagu soo aadan

Wasaaradda Awqaafta ee XFS oo sheegtay in sa nadkan la dardar gelin doono howlaha guda shada Xajka

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Awq aafta iyo Arri maha Diinta XFS , Maxa muud Macalin Yaxye ayaa sheegay in sanad kan kor loo qaadi doono howlaha gudashada Xajka, si muwaaddiniin ta Soomaaliyeed loogu fududeeyo ac maasha ay guda nayaan."sanadkaan waxaa kor loo qaadi doono howlaha gudashada Xajka, si mu waadiniinta Soomaaliyeed oo gudanayo acmaasha Xajka loogu fududdeeyo”

Wasiiru dowlaha ayaa sheegay maaddaama ay san adihii lasoo dhaafay dib u dhacyo ku yimmaadd een howlihii Xajka sababa la xiriiri xanuunka Corona Virus ay haatan doonayaan in sare loo qaado how lihii Xujeyda. Dhinaca kale, wasaaradda Awqaafta ay aa furtay tartanka shirkadaha ku shaqada leh fudud eyn ta how laha Xajka Sanadkan 1443 oo waafaqs

an 20 22, iya doo u saartay guddi gaar ah


Goobta Ay Ka Dhaceyso Doorashada Madaxwey naha Soomaaliya Oo La Diyaariyay

Guddiga isku dhafka ee qaban-qaabada dooraah ada Madaxwaynaha 10-aad ee dowladda Federaal ka Soomaaliya ayaa diyaariyay Hoolka Teendhada Afisyooni oo ay doorashada Madaxweynaha.

Howlka Afisyooni ayaa la dhigay agabka doora shada Madaxweynaha, waxaana la diyaariyay dham maan kuraasta loogu tala-galay inay ku fariistaan Xi ldhibaanada iyo Musharaxiinta, sidoo kalena waxaa la habeeyay goobaha ay Warqadaha Codka kula qo rayaan Xildhibaanada.

Doorashada Madaxweynaha 10-aad ee Ja mhuuriyadda Federaalka Soom aaliya ayaa Teendhada Afisyo oni ka dhaceysa 15-ka bishaan oo hal maalin kaliya ka harsan tahay, isla markaana waxaa Ca asimadda ka socda olole doorasho oo ay wadaan Musharaxiinta.

39 Musharax oo u taagan qabashada xilka Mada xweynaha Soomaaliya ayaa dhankooda wada ololhii ugu dambeeyay ee doorashada, waxaana socda kul amo siyaasadeed oo Musharaxiinta la leeyihiin Xil dhibaanada.

Ammaanka Xarunta Teendhada Afisyooni ee xey ndaabka Garoonka diyaaradaha ayaa waxaa la war eegay Ciidanka Midowga Afrika ee ATMIS, kuwaasi oo sugida amiga ay la kaashanayaan Ciidanka Bo oliska dowladda Federaalka Soomaaliya.

QALBI-DHAGAX oo soo saaray fariin xasaasi ah oo la xiriirta doorashada

Cabdikariin Muuse "Qalbi Dhagax” oo soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa hadal uu jeediyey wuxuu ugu mahad celiyay xukuumadda ra’iisul wasa are Rooblesida ay u qaadacday go’aankii lagu dhii bay iyo ururkii uu ka tirsanaa ee lagu tilmaamay arga gixiso.

Qalbi Dhagax ayaa sheegay in wixii dhacay iyo ciddii geysatay shacabka Soomaaliyeed xusuus an yahay, taariikhdana ay qorey so qof walba wixii uu ummada u geystay, dadkaasina inay waajib tahay in dhamaan shacabka Soomaaliyeed dib ula xisaabtamaan.

Qalbi-dhagax ayaa waxaa Itoobiya u gacan geliyey xukuumadda Xasan Cali Kheyre oo hadda ah musha rax, weli u aqoonsan Qalbi-dhagax iyo ONLF inay yihiin argagixiso.

"Nasiib daro, iyadoo aan ognahay dhowrkii sano u danbeysay inaanu ku sugneyn jahwareer, hubanti la’aan dowladeed iyo qiyaas aan la garan karin mee sha aan ku danbeyn doono, ciddii dhibaatadaas inoo geysatay mar kale inay leedahay han, haddaad dhi man weydeen mar kale nasoo doorto, nasoo celiya, si aan idiin wada baabi’ino” ayuu yiri Qalbi Dhagax.

"Ummada waxaas sameyneysay ee Shalay mar kale dooneysa inay dib isu soo diyaariso, waxaa fiicnaan laheyd, inay ummada horyimaadaan ay fasir aan wixii dhacay, muxuu ahaa, maxaa idinku kalifay, miyey xanuunsanaayeen ma caruureey ahaayeen, waa iney ka cudur daartaan wixii dhacay ummada u sheegaan, ama ay qaataan mas’uuliyadda, halkii loo baahnaa dhibaatadii gaartay ummadda Soomaaliy eed inay ugu tacsiyadeeyaan, raali gelin weydiistaan Shalay mar kale inay yiraahdaan dib ha naloo soo doorto waa arrin nasiib daro ah,” ayuu sii raaciyay Qalbi Dhagax. Halgamaa Qalbi Dhagax ayaa xil dhibaanada baa rlamaanka federaalka ka rajeeyay maalinta Axada ee 15-ka May oo ku asteysan maalin qaran oo la xus ayo halgamayaashii SYL in lagu ciqa abo waxa ay mudnaayeen, ummada Soomaaliyeed na ay u dooraan dadkii samata-bixin lahaa shacabka

Qalbi Dhagax wuxu intaa raaciyay inaysan xaq u haleyn dadkaasi uu eedeeyay in xildhibaanadii mat alayay shacabka ay xil weydiistaan, balse iyaga xaq loogu leeyahay in lagula xisaabtamo dhibaatadii ay geysteen. Imaanshaha Qalbi Dhagax ee Muqdisho ayaa dharbaaxo ku ah madaxweyne Farmaajo iyo Xasan Cali Kheyre oo xiligii uu ahaa ra’iisul wasaar aha la dhiibay Qalbi Dhagax.

Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in Qalbi Dha gax loogu yeeray inuu ka qeybgalo kulanka baarla maanka Axada ku yeelanayo teendhada Afisyoone ee lagu dooranayo madaxweynaha cusub ee Sooma aliya.

Xasan Sheikh: Waxaan idiin ballan qaadayaa in qof Muwaadin ah aan gacan shisheeye loo dhiibi doonin

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa goor dhowayd khudbadiisa musharraxnimo ka jeediyay hoolka barlamaanka, halkaas oo ay maalintii labaad ka socoto dhegaysiga hadal jeedinta musharraxiinta u taagan madaxweyn aha.

Madaxweyne hore Xasan Sheikh ayaa khudbadiisa ku sheegay in haddii loo doorto xilka madaxweynaha Soomaal iya uusan mu waadin Soomaali yeed u gacan galin do onin dal shisheeye iyo sidoo kale inuu san go’doomin doonin deegaan Soom aaliyeed.

Hadalkaan ayaa u muuqday mid Xasan Sheikh Maxamuud uu ku weeraray madaxweyne Farmaajo oo dowladdiisu muwaadin Soomaaliyeed oo lagu ma gacaabo Cabdikariin Muuse Qalbi Dhagax, u gacan galisay dowladda Itoobiya, sannadkii 2017.

Xasan Sheikh Maxamuud ayaa yiri " Waxaan idiin ballan qaadayaa in qof Muwaadin ah aan gacan shi sheeye loo dhiibi Doonin, waxaan idiin ballan qaada yaa in qof aan lagu caburi doonin fikirka uu aamins an yahay, Waxaan idiin ballan qaadayaa in deegaan Soomaaliyeed aan la go'doomin doonin."

Xasan Sheikh ayaa kamid ah musharraxiinta ugu saameynta badan, isagoo doonaya inuu mar kale Soomaaliya madaxweyne ka noqdo. Wuxuuna shee gay haddii uu ku guulaysto xilka madaxweynaha inu usan sameyndoonin wax aarsi siyaasadeed ah.

Farmaajo iyo Xasan Sheikh waxay si aad ah ugu kala fog yihiin arrimaha siyaasada. Shantii sano ee u gu dambeeysay, Xasan Sheikh Maxamuud wuxuu ka mid ahaa siyaasiyiinta aadka u dhalliilsan siyaasa da uu dlaka ku hoggaaminayay madaxweyne Far maajo.

Cabdikariim Guuleed oo U Tana Sulay hadlay sababta uu ugu biiray ololaha CC Shakuur

Madaxweynihii hore Galmudug Cabdikariim Xus een Guuleed oo ka haray tartanka doorashada mada xweynaha Soomaaliya ayaa Shalayeyd farriintii u gu horeysay u diray taageerayaashiisa.

Cabdikariim Guuleed ayaa ku booriyay taageeray aashiisa inay ololaha maalmaha kooban ku garab ist aagaan hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxma an Cabdishakuur Warsame oo ay kasoo wada jeedaan beesha Habar-gidir.

"Dib-u-dhiska dalkeenu iyo horu-socodkiisu wuxuu u ba ahan yahay wada-shaqayn iyo isu-tan aasulid. Bulshadan burburtay waxa ugu wayn ee dawlad dhiskeeda loo samayn karo waa xoojinta kalsooni abuuris,” ayuu yiri. Sidoo kale waxa uu she egay in uu garab siinayo sidii dalka uga dhici lahaa isbedel, islamarkaana uu dhisayo Musharax Cabdira xmaan Cabdishakuur, oo loolan adag kula jira mu sharaxiin badan oo u taagan xilka madaxweynaha.

"Dalku wuxuu soo maray shantii sano lasoo dhaa fay is qab-qabsi iyo kala irdhoobid xoog leh. Wuxuu u baahan yahay isbadal mug leh oo xasiloonidii soo celiya. Waxaa qayb kasii ahaanaya isbadalkaas wax aana garab taaganahay Walaalkay Murashax Cabdir axmaan Cabdishakuur. Ballanteenu waa Midnimo iyo Horumar.”

Tallaabada uu qaaday Guuleed ayaa ku timid cad aadis xoogan oo kaga yimid madaxweynaha Galmu dug Axmed Qoor-Qoor, Siyaasiyiin iyo Ganacsato ka soo jeeda beesha Habar-gidir, iyo xaqiiqda ah in ololihiisa doorasho uu ahaa mid aan saldhig adag laheyn. Guuleed ayaa tanaasulkiisa kadib waxa uu hadda si xooggan uga shaqeyn doona sidii uu taa geero ugu raadin lahaa Musharax Cabdiraxmaan Ca bdishak uur.

Si kastaba, tanaasulka Guuleed wuxuu tusaale u noqon doonaa musharaxiin badan oo aan rajo lah eyn balse caqabad ku noqon kara fursadaha mush ara xiinta ku beesha ah, si gaar ahna kuwa beesha Abgaal.

C/casiis Lafta-gareen oo baadi-goobaya mura shax u noqda qorshe labaad

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xa san Maxamed (Lafta-gareen) oo ku sugan Muqdisho ayaa wada kulamada uu la qaadanayo murashaxiin ta u tartameysa xilka madaxweynaha Soomaaliya.

Kulamada uu Lafta-gareen la yeel anaayo murashaxiinta ayaa ah kuwo ka raadinayo murashax uu ku kalso onaan karo oo uu taageero maada ama maamulka Koonfur Galbeed xil dhibaanada ugu badan baarlam aanka laga soo door to.

Lafta-gareen oo taage ersan Farmaajo ayay warar ku sheega yaan inuu ka niy ad jabay qaabkii ay doora shada guddoomiyaha baarl amaanka u dhacday, isa go ona murashaxii uu waday oo sidoo kale ay taagee rsa neyd Villa Somalia laga adkaaday, taasi oo ku qas abtay inuu raadiyo qorshe labad.

Musharaxii Lafta-gareen ee looga adkaaday gu ddoonka golaha shacabka Xasan Cabdinuur, ayaa la sheegay inay Villa Somalia uga digtay inuusan gad meyn balse uu diiday, taasi oo labada dhinacba soo istaajisay meel cidlo ah.

Niyad jabkaasi ayaa sababay in Lafta-fareen uu murashaxiinta ka raadiyo mid uu kalsooni ku qabo oo uu ku taageero xildhibaanada maamulkiisa uu soo saartay, haddii aanu Farmaajo awood badan mu ujin wareegga koowaad ee doorashada.

Warar Caasimada Online sheegtay in ay heshay ayaa sheegaya in suuragal tahay in Lafta-gareen uu heshiis la gaaro mid ka mid ah murashaxiinta si uu u taageero, waxaana laga yaabaa in murashaxaasi uu noqdo Xasan Sh. Maxamuud ama Shariif Sh.Axmed.

Lafta-gareen ayaa siyaabo kala duwan ula kulm ay Madaxweyne Shariif iyo Xasan Sheekh, waxayna isla soo qaadeen dhameystirka doorashada oo 15-ka May oo balansan yahay in la doorto madaxwey naha cusub.

Inkasta oo Lafta-gareen uu labada musharaxba la kulmay, haddana wararku waxay sheegayaan in uu isaga ku kalsoon yahay Xasan Sheekh, balse ay Villa Somalia aad u diidan tahay Xasan Sheekh, ku na cadaadineyso inuu musharax kale ka fakaro, si gaar ahna Shariif.

Si kastaba, ma cadda halka uu Lafta-gareen raaci doono, waxayna isugu iman dootaa inuu dantiisa eegto ama uu Villa Somalia qanciyo.


koox xildhibaano ah oo isku duuban oo ku biiray madaxweyne Xasan Sheekh

Koox xildhibaano ah oo ka kooban labada Aqal ee baarlamanka ayaa Habeen hore ku biiray xildhibaanada taageersan madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xa san Sheekh Maxamuud, sida aysheegtay in ay oga atay Caasimada Online.

Xildhibaanadan oo tiro ahaan lagu sheegay 24 ay aa dhammaantood ah xildhiba anada 2da aqal ku ma tala Somaliland, sida sheeg tay in ay xog ku he shay Caasimada Online.

Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Caasimada Online sheegtay inay u sheegeen in xildhibaanadan ay hoggaaminayeen wasiirka dastuurka Soomaaliya Senator Saalax Axmed Jaamac, xildhibaan Biixi Iimaan Cige iyo Axmed Cusmaan Diiriye.

Go’aanka xildhibaanadan ayaa yimid kadib maal mo ay xildhibaanada Reer Waqooyiga ka fakarayeen musharax ay isku raacaan inay taageraan balse la heli waayey mowqif mid ah, taasi oo keentay in koo xdan ay gaaraan go’aankan ay ugu biireen dhanka Xasan Sheekh.

Si kastaba wararka ayaa sheegaya inay hadda socdaan wada-hadallo kale oo xildhibaano dheeri ah oo ka mid ah kuwa Reer Waqooyiga loogu soo biirin ayo dhanka madaxweyne Xasan Sheekh Maxamu ud, inkasta oo aan la hayn tirada rasmiga ah.

Sidoo kale, xildhibaano lagu qiyaasay dhowr iyo toban oo ka mid ah kuwa Koonfur Galbeed ayaa iya gana Habeen hore u jabay dhanka madaxweyne Xasan She ekh, taasi oo sii kordhisay taageerada madaxw eyn ihii hore.

Xildhibaanada Koonfur Galbeed ayaa waxaa hog gaaminayey Xasan Cabdinuur oo dhowaan looga ad kaaday xilkii guddoomiyaha golaha shacabka.

Wararka naga soo gaaraya ololaha doorashada ay aa sheegaya inay sii kordheyso dardarta ay xildhib aanada ugu biirayaan dhanka madaxweyne Xasan Sheekh, waxaana lagu warramayaa inay wareegga 1aad ee doorashada ugu cod badnaan doonaan isa ga iyo madaxweyne Farmaajo, inkasta oo aany hubn eyn sida ay u kala hormari doonaan.

Sababta ay xildhibaano badan ugu goosanayaan dhanka Xasan Sheekh ayaa lagu sheegay inay tah ay ayada saadaasha iyo dardarta xagiisa u badatay maalmihii tegay, sidaas darteedna ay xildhibaano ba dan doonayaan inay kusii dhowaadaan.

Cabdikariim Guuleed oo ka hadlay sababta uu ugu biiray ololaha CC Shakuur

Madaxweynihii hore Galmudug Cabdikariim Xus een Guuleed oo ka haray tartanka doorashada mad axweynaha Soomaaliya ayaa Shalayeyd farriintii ugu horeysay u diray taageerayaashiisa.

Cabdikariim Guuleed ayaa ku boori yay taageerayaashiisa inay ololaha maalmaha kooban ku garab istaag aan hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ay kasoo wada jeedaan beesha Habar-gidir.

"Dib-u-dhiska dalkeenu iyo horu-socodkiisu wux uu u baahan yahay wada-shaqayn iyo isu-tanaasu lid. Bulshadan burburtay waxa ugu wayn ee dawlad dhiskeeda loo samayn karo waa xoojinta kalsooni ab uuris,” ayuu yiri.

Sidoo kale waxa uu sheegay in uu garab siinayo sidii dalka uga dhici lahaa isbedel, islamarkaana uu dhisayo Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur, oo loolan adag kula jira musharaxiin badan oo u taagan xilka madaxweynaha.

"Dalku wuxuu soo maray shantii sano lasoo dhaaf ay is qab-qabsi iyo kala irdhoobid xoog leh. Wuxuu u baahan yahay isbadal mug leh oo xasiloonidii soo celiya. Waxaa qayb kasii ahaanaya isbadalkaas wax aana garab taaganahay Walaalkay Murashax Cabdi raxmaan Cabdishakuur. Ballanteenu waa Midnimo iyo Horumar.” Tallaabada uu qaaday Guuleed ayaa ku timid cad aadis xoogan oo kaga yimid madaxweynaha Galmu dug Axmed Qoor-Qoor, Siyaasiyiin iyo Ganacsato ka soo jeeda beesha Habar-gidir, iyo xaqiiqda ah in olol ihiisa doorasho uu ahaa mid aan saldhig adag la heyn.

Guuleed ayaa tanaasulkiisa kadib waxa uu hadda si xooggan uga shaqeyn doona sidii uu taageero ugu raadin lahaa Musharax Cabdiraxmaan Cabdishak uur. Si kastaba, tanaasulka Guuleed wuxuu tusaale u noqon doonaa musharaxiin badan oo aan rajo la heyn balse caqabad ku noqon kara fursadaha mu sharaxiinta ku beesha ah, si gaar ahna kuwa beesha Abgaal.

Ciidamada Dowladda oo dib u la wareegay guud ahaan Magaalada Dhuusamareeb

Ciidamada Galmudug oo garabsanaya kuwa DFS ayaa Shalay la wareegay guud ahaan goobihii Shalay ay kula dagaalameen Ciidamada Ahlu-sun na.

Wariyaha Idaacadda Kulmiye, Farxaan Axmed Cabdi ayaa soo sheegaya in Xaaladda ay hadda deggan tahay, isla markaasna dib ay u bax een Ciidamadii Ahl u-sunna ee Habeen hore wee rarka ku soo qaaday Magaalada Dhuusamareeb.

Ciidamada Ahlu-sunna ayaa la soo warinayaa in ay dib ugu laabteen deegaanka Bohol oo lixdii bilood ee la soo dhaafay fariisin Ciidan u aheyd tan iyo daga alkii Guriceel.

In ka badan toban ruux ayaa ku dhintay dagaal ka, halka tiro intaasi ka badana ay ku dhaawacme en, kuwaasi oo isugu jira Askartii dagaalamay iyo dad rayid ah oo guryahooda Xabbad ugu tagtay.

Sarkiisha Ciidamada Galmudug ayaan weli faah faahin ka bixin khasaaraha rasmiga ee ka dhashay dag aalka Shalay ka dhacay Dhuusamareeb ee ay la galeen Ururka Ahlu-sunna

Xildhibaanad labada Aqal oo loo sheegay saddex arrin oo waajib ku ah

Guddoomiyaha Aqalka Sare, Mudane Cabdi Xaa shi Cabdullaahi oo Shalay hadal ka jeediyey Teen dhada Afisyoone oo ay ka soc oto hadal-jeedinta musharixiin ta madaxweynaha ayaa dard aaran u jeediyey xildhibaana da cusub.

Cabdi Xaashi ayaa shaaca ka qaaday in saddex arrimood ay waajib ku tahay xildhibaan kasta oo lasoo doortay, is la-markaana ay tahay inuu ilaaliyo.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in xildhibaanada laga rabo inay ku dhaqmaan Dastuurka, inay u ade egaan dadweynaha soo doortay iyo mid saddexaad oo ah damiirkooda qof ahaaneed.

"Xildhibaan kasta waxaa waajib ku ah saddex arr imood oo inuu uu hoggaansamo ay tahay, mida 1aad waxaa weeye waa Dastuurka, tan labaadna wa xaa weeye dadweynaha soo doortay, tan saddexaad na waxaa weeye damiirkiisa qof ahaaneeyd” ayuu yiri Cabdi Xaashi.

Sidoo kale wuxuu xildhibaanada u diray fariin la xiriira doorashada madaxweynaha, isaga oo ka dalb aday inay doortaan qof bad-baadin dalka.

"Sidaa daraadeed baarlamaankeena waxaan lee yahay in xubnaha innoo soo jeedinayo fikirkooda ina ynu dhageysanaa waa waajib, kadib waxaa weeye qof weliba waa damiirkiisa inuu ku doorto qofka uu is leeyahay dalka wuu bad-baadinayaa,” ayuu hadalka sii raaciyey. Hadalkan ayaa ku soo aadayo, iyada oo 15-ka bis haan May xildhibaanada labada Gole ay dooran do onaan madaxweynaha hoggaamin doono dowladda 4 sano ee soo socota.

Jigjiga : Dowlad degaanka Canfarta oo 10 milyan ugu deeqay Shacabka degaanka Soomaalida Dowlad degaanka Canfarta ayaa deeq lacageed oo gaaraysa 10 milyan ugu deeqay shacabka deg aanka Soomaalida, deeqdan Ay aa waxaa degaanka Soomaalida soo gaarsiiyay Madaxwaynaha deg aan ka Canfarta Awal Arbe. Madaxwayne Mustafe cag jar ayaa deeqdan lacag eed ka guddoomay Madax waynaha degaanka Canf arta Awal Arbe, isagoo uga mahad celiyay Canfarta sida wanaagsan ee ay usoo xasuusteen walaalaho oda degaanka Soomaalida ee xilligan abaaraha la daalaa dhacaya.

Deeqdani lacageed ayaa ah mid loogu tala galay dadka ay abaaruhu saameeyeen ee ku dhaqan deg aanka Soomaalida, iyadoo la xasuusan yahay in wali ay abaartu ka taagan tahay degaanka Soomaalida, oo wali ay roob yaraani jirto meelo badan oo degaan ka Soomaalida kamid ah.

Degaanka Soomaalida ayaa waxaa in muddo ah ba ka jirtay abaar aad u darnayd, oo dad iyo duuny aba saamaysay, iyadoo billowgii abaarta ilaa hadda ay degaanka Soomaalida soo gaarayeen deeqo kala duwan oo ka kala imaanayay degaannada dalka Ito obiya, dowladda dhexe iyo hay'adaha deeq bixiyaya asha caalamiga ah.

Labada shacab ee Soomaalida iyo Canfarta ayaa ah labo shacab oo inta badan isu gurmada xilliyada ay dhibaatadu jirto, iyadoo labada degaanna ay yih iin degaanno deris ah, oo wadaaga xuduud aad u dheer.

Isbitaalka Dalmar Oo Xusay Maalinta Caalamiga Ah Ee Kalkaaliyeyaasha

Munaasabad lagu xusayey maalinta caalamiga ah ee kalkaaliyeyaasha dunida (World nursing Day) oo beegneyd oo taariikhu aheyd 12-ka May ayaa lagu qabtay xarunta Isbitaalka taqasusiga ah ee Dal mar ee Magaalada Muqdisho.

Waxaa Munaasabadan soo agaasimay Maamu lka Isbitaalka taqasusi ga ah ee Dalmar, iya doo ay ka soo qeyb ga leen Dhaqaatiir, kal ka aliy eyaal Caafi maad, ar day da Jaamacadaha qaark ood iyo qeyb aha bulsha dda.

Madaxa Caafimaadka Isbitaalka Dalmar Dr. C/fi taax C/llaahi Jaamac oo hadal furitaan ah ka jeedi yey Munaasabada ayaa ka waramay kaalinta kalka aliyeyaashu kaga jiraan bahda Caafimaadka.

"Dhaqaatiirtu bukaanka waqti aad u kooban ayay la kulmaan, hase ahaatee kalkaaliyeyaasha waa ku wa had iyo jeer la jooga bukaanada, kana warqaba xaalad walba oo ay ku sugan yihiin” ayuu yiri C/fitaax C/llaahi Jaamac.

Sidoo kale waxaa Munaasabada cashar qiimo ba dan ka soo jeediyey madaxda kalkaaliyeyaasha Ca afimaadka ee Isbitaalka Dalmar oo ka waramay wa ajibaadka kalkaaliyeyaasha, howlaha ay qabtaan, xi lka ka saaran baxnaanada bukaanada iwm, isagoo ka soo qeyb galayaasha uga jawaabay su’aalo la xir iiray mowduucan.

Dr. Axmed C/risaaq Dalmar oo ka mid ah Maam ulka isbitaalka, ahna dhaqtar ku taqasusay cudurada aragga ayaa hambalyo u diray kalkaaliyeyaasha Soo maaliyeed oo uu xusay iney kaalin muhiim ah kaga jiraan bahda Caafimaadka.

"Maalinta caalamiga ah ee kalaaliyeyaasha wa xay noo tahay maalin weyn oo la xuso kaalinta ay ka ga jiraan xirfadleyaasha Caafimaadka, waxay udub dhexaad u yihiin isbitaalkeena, weyna nooga ogaal badan yihiin xaalada bukaanada maadaama ay la qa ataan waqtiga ugu badan” ayuu yiri Dr. Axmed oo kalkaaliyeyaasha Caafimaadka ugu baaqay iney had iyo jeer ilaaliyaan anshaxa looga baahan yahay, buk aanadana si daacadnimo iyo masuuliyadi ku jirto ugu adeegaan. Sannad kasta 12-ka May, waxaa add uunka oo dhan laga xusaa maalinta caalamiga ah ee Kalkaal iyeyaasha, si loo muujiyo kaalinta muhiimka

ah ee ay kaga jiraan bahda Caafimaadka.


Qodobo muhiim ah oo laga gaaray khilaafka dhex yaala Soomaalida iyo Canfarta

Guddiga xallinta khilaafka dhex yaalla labada deegaan ee Soomaalida iyo Canfarta oo Shalay kul an ku yeeshay magaalada Jig-jiga, ayaa soo saaray qodobo muhiim ah, oo xal u noqon kara khilaafaadka dhex yaal labada degaan.

Qodobada la isku afgartay ayaa waxaa kamid ahaa, In la kala qaado labada ciidan meelahay isku hor fadhiyaan, isla markaana la sameeyo goobo ka caaggan ciidamada. In la qabto kulamo la isugu soo dhawaynayo shacabka degaannada Soomaalida iyo Canfarta.

Sidoo kale waxaa iyana la isku afgartay in dadkii barakacayaasha ahaa ee dhibaatadu soo gaartay dib loogu celiyo goobahoodii, iyo in dib u dejin loo sameeyo, iyadoo arrintan ay iska kaashan doonaan xukuumadda Federalka iyo labada dowlad degaan.

Qodobka u dambeeya ee isna la isku afgartay ayaa ah In xal waara laga gaadho sababta keenaysa ama ka dambaysa khilaafka soo noqnoqonaya ee u dhaxeeya degaannada Soomaalida iyo Canfarta, iyadoo qodobkan guddi gaar ah loo saaray si ay xal uga gaaraan.

Qodobadan ayaa haddii ay siday yihiin u hirgalaan waxaa xal waara laga gaari doonaa, khilaafka iyo isku dhacyada inta badan u dhaxeeya Soomaalida iyo Canfarta, iyadoo labadan shacab ay yihiin kuwo aad isugu dhaw dhanka dhaqanka, diinta iyo nolosha kaleba.

Qaxootiga ka imaanaya Soomaaliya oo wajahaya cadaadis isa soo taraya oo kaga imaanaya dowladda Turkiga

Xubno ka tirsan ururka xuquuqul insaanka ee İHD ee ka jira dalka Turkiga, ayaa booqday qaxootiga ka imaanaya Soomaaliya ee ku sugan magaalada caa simadda ah ee Ankara, kuwaas oo la kulmay cada adis lagu xirayo dukaamadooda.

Fatin Kanat, oo ah gudoomiyaha Ankara ee İHD, ayaa yiri, "Haddii aan wada jirno, si fudud ayaan uga gudbi doonaa ar rin tan," isagoo xusay inay kala ha dli do onaan hay'adaha ay khusey so xaal adda qaxootiga Soomaali da.

Qaxootiga ka imaanaya Soomaaliya ayaa ganacsiyo ku leh inta badan waddooyinka Sü mer 1 iyo Sü mer 2 ee xaafadda Kızılay.

Ganacsiyadooda waxaa ka mid ah shirkadaha la-talinta, iyo sidoo kale makhaayadaha iyo kafateeriya da. Ololaha ka dhanka ah qaxootiga dibadda ka yi mid, ayaa saameyn ku yeeshay dukaamada ay leey ihiin dadka Soomaaliyeed, arrintaas oo warba ahinta dalkaas ay si aad ah uga faalootay.

"Boolisku waxay dhibaato ka geystaan Kızılay kaliya. Saraakiisha booliisku

Waxay beegsadeen dukaamada Soomaalida oo noq day kuwa aad loogu xiran yahay cuntadooda maalin walba, lana kulma hanjabaad joogto ah,” ayuu yidhi, ururka xuquuqul insaanka ee İHD

Dowladda UK oo sheegtay inay Soomaaliya ka caawinayso inay amnigeeda kala wareegto ATMIS

Wasiirka ciidamada ee dalka UK, James Heappey, ayaa booqasho ku tagay dalalka bariga Afrika ee ay Soomaaliya ku jirto, si uu ugala hadlo dadaallada wadajirka ah ee lagu horumarinayo xasilloonida gobolka iyo dhismaha amniga Somaliya.

James Heappey ayaa boo qashada uu ku tagay Sooma aliya waxay qeyb ka tahay, si ay UK uga caawiso dowladda Soomaaliya in mas’ uuliyadda amniga ay kala wareegto ciidamada caal amiga ah.

UK ayaa siisa tababaro horudhac ah ciidamada Midowga Afrika (AU) ee ka socda wadamada saaxii bka la ah, xilli ay isku diyaarinayaan inay ka taa geeraan ciidamada Soomaaliya dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Sidoo kale in ka badan 70 askari oo British ah ayaa ku sugan Soomaaliya, waxaana ay tababareen ku dhawaad 1,000 askari oo Soomaali ah iyo ma calimiin si ay si ay uga caawiyaan dhisidda awoo ddooda.

Wasiir Heappey ayaa la kulmay wasiirka arrim aha dibadda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali iyo wasiirka gaashaandhigga Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo ay ka wadahadleen sidii Soomaaliya ay hou rmar u gaari lahayd.

Waxa uu sidoo kale la kulmay oo uu la hadlay cii damada Britain ee haatan ka caawinaya dib u hab eynta laamaha amniga Soomaaliya iyo taliyaha ciida mada ATMIS Lt Gen Diomede Ndegeya oo uu kala hadlay caqabadaha ay la kulmaan.

Hawlgalka ATMIS-ta ee ay Qaramada Midoobay taageerto ayaa dhawaan bedelay hawl-galkii hore ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), iyadoo dib u habeyn lagu sameeyay si loo sii ambaqaado howlgalka iyadoo mas’uuliyadda amniga lagu ware ejinayo ciidamada Soomaaliya.

QM Oo Ka Walaacsan Saameynta Abaaraha Dal ka Ku Yeesheen 420,000 Oo Caruur Ah

Sida lagu sheegay warbixin dhawaan ay soo saa rtay Qaramada Midoobay, gaar ahaan hey’adda CA RE ayaa muujinaya in in ka badan 80 iskuul oo ku ya alla maamul goboleed yada Jubaland iyo Galmudug la xir ay,iyadoo 97 dugsi oo kale halis dhow ay ugu jir aan in la xiro ,sababbo la xiriira abaaraha ka jira dal ka. Hey’adda ayaa ka wa laacsan saamaynta abaaraha ay ku yeesheen 420 ,000 oo caruur ah oo wax ku baran jiray qaar ka mid ah dugsiyada dalka Soomaaliya.

Hey’adda CARE waxay siisaa dhiirigelin bille ah maamulka iyo macalimiinta 130 dugsi , iyagoo si dhow ula shaqeyneynaa waalidiinta iyo guddiyada waxbarashada, si loola socodo xaaladda carruurta ,isla markaana loo xaqiijiyo tayada waxbarashada .

Hey’adda CARE ,waxa ay sheegeen in 5% ay bix iyaan gargaarka waxbarashada,sidaa daraadeedna loo baahan yahay in deeq-bixiyeyaasha caalamka ay si degdeg ah u kordhiyaan maalgelinta dhinaca Wax qabadka bini’aadamnimada ee Soomaaliya.

Maraykanka oo badalay luuqadii uu Somaliland kula hadlay

Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFR ICOM),oo warbixin labaad kasoo saaray safarkii mad axda talisku ay ku tageen Somaliland, ayaa sheegay in ay doonayaan in ay iskaashi millateri la yeeshaan Somaliland.

Warbixintan labaad oo aad uga duwan warbixintii Khamiistii, isla markaana aan lagu xusin siyaasada "Soomaaliya kali ah" oo warbixintii hore aad loogu nuux nuuxsaday, ayaa lagu sheegay in Somaliland ay tahay dimuquraadiyad dagan, nabad ah oo adk aysi leh, isla markaana uu Maraykanku aad u doon ayo in uu xidhiidh la yeesho.

"Waanu qadarinaynaa doorka Somaliland ay ku leedahay gobolka ee ah in ay tahay dimuqura adiyad adkaysi leh, dagan oo nabad ah, AFRICOM waxay aad u danaynaysa in ay sahamiso fursado dheeraad ah, si ay u xoojiso xidhiidhka Somaliland ee ku dhis an danaha aynu wadaagno, si aynu ula dagaalano argagixisada, budhcad badeeda iyo tahr iibinta" ayaa lagu yidhi warbixinta AFRICOM.

Talisku waxa uu xusay in kulamadii ay madaxda Somaliland la yeesheen Khamiistii diirada lagu saa ray, xidhiidh laba geesood ah oo ay yeeshaan Soma liland iyo Maraykanka, layskana kaashan doono ila alinta nabada gobolka Geeska Afrika.

"Kulamadii 12 May ka dhacay Hargaysa iyo Ber bera waxaa diirada lagu saaray faa'iidada laga he layo xidhiidh laba, geesood ah oo ay yeeshaan Mar aykanka iyo xukuumada Somaliland, xidhiidh bala adhan oo dhexmara AFRICOM iyo millateriga Somal iland iyo ciidanka xeebaha, wixuu kor u qaadayaa da naha la wadaago ee nabada gobolka, iyo ilaalinta wa ddooyinka ganacsiga ee muhiim ka ah" ayaa lagu yi dhi warbixinta AFRICOM.

Warbixintii hore ee uu taliska AFRICOM kaga faa looday kulamadii dhex maray madaxda Somaliland ee , aya lagu sheegay in uu Maraykanku So maliland ula macaamilayo sidii qayb Soomaaliya ka mid ah, qoraalkaas oo ka cadhaysiiyay bulshada So malil and, isla markaana, dadka reer Somaliland ee Twitte rka isticmaala oo si toosa uga ja alalka Carab ta, gaar ahaan Qatar inay taageeraan waabay qoraal ka taliska, ayaa muujiyay cadho.

Guddoomiyaha Midowga Afrika oo waraaq muhii ma usoo diray madaxweynaha Somaliland

Sarakiil ka socota xafiiska madaxtooyada dalka Senegal, ayaa madaxweynaha Somaliland Muuse Bi ixi Cabdi, soo gaadhsiiyay waraaq muhiim ah, oo ka socota Madaxweynaha Senegal ahna Guddoomiy aha Midowga Afrika Macky Sall, sida madaxtooyadu sheegtay.

"Kulankan oo ka qabsoomay xarunta qasriga ma daxtoooyada, ayuu madaxw eyn uhu ugu horrayn xubna ha weftiga kaga guddoomay sal aan iyo war qad muhiim ah oo ay ka sideen madaxw eynaha Senegal, ahna gud doomiyaha midow ga Afrika" ayaa lagu yidhi qoraal ay Ma daxtooyada Somaliland soo saartay.

Fariin sidayaasha oo ay ugu mudnaayeen Moham mamel habib Niang iyo Elhadji Abdoulaye Dia, oo ka tirsan madaxtooyada Senegal, ayuu madaxweyne Bi ixi uga mahadnaqay booqashada, waxaanu warbi xin kasiiyay horumarka dimuquraadiyada Somailan.

Sidoo kale, madaxweynaha Somaliland, ayaa is na waraaq ku socota madaxweyne Sall ugu dhiibay waftiga fariinta siday, lama sheegin waxa ku qornaa waraaqda uu madaxweyne Biixi usoo diray guddo omiyaha Midowga Afrika, sida si lamid ahna lama fa ah faahin waxa ku qoran waraaqda Biixi u dhiibay Sall.

Somaliland ayaa hore u sheegtay in ay codsiyo ay ku dalbanayso in qadiyada madaxbannaanideeda la geeyo Midowga Afrika, u dirtay dhowr iyo afartan dal oo qaarada Afrika ah, lakin lama oga hadii fariin ta Sall ay arrintan daba socoto.


Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo ka jawaabay cabasho uga timid Warbaahinta madaxa banaan

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuu riyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay madaxda warbaahinta madaxa ba naan iyo qaar ka mid ah hoggaanka ururadda saxaafada ee dalka.

Guddoomiyaha wuxuu warbaahinta kala hadl ay ahmiyadda ay leedahay in tabinta doorashada dhici doonto maalinta Axadda ah ee nagu soo aaddan ka yeelato aragti mi deysan oo dan u ah qaranka.

Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa sheegay in warbaahinta ay saaran tahay mas’uuliyad culus marxalladaan doo rashada ah iyo tabinta najiitadaba, wuxuuna ku booriyay in ay mas’uuliyaddaas ka soo dhala alaan.

Madaxda warbaahinta ayaa ayagana dhankoo da waxay Guddoomiyaha u bandhigeen dhibaato oyin ay ka tirsanayeen gudigga maamulka doora shada oo warbaahinta u diiday in ay gudaha u ga laan una tabiyaan doorashada.

Guddoomiyaha ayaa u sheegay madaxda war baahinta in tabashadooda wax laga qaban doono.

Guddoomiyaha ayaa uga mahadceliyay warbaah inta dadaalkooda horumarineed ee ay dalka ka wadaan waxaana uu sheegay in muhiim ay tahay in laga wada shaqeeyo midnimada iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed.

Qatar Iyo Iiraan Oo Wadahadal Ka Yeeshay Dib U Soo Celinta Heshiiskii Hubka Nuclear-Ka

Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad al-Thani ayaa magaalada Tehran kula kulmay hog gaamiyaha ruuxiga ah ee Iran Ayatollah Ali Kham enei iyo madaxweynaha dalkaas Ebrahim Raisi, sida ay sheegtay wakaaladda wararka rasmiga ah ee Iran ee IRNA.

Waxay ay ka wadahadl een arrimo dhowr ah oo khuseeya labada dal iyo dadaallada dib loogu soo celinayo heshiiskii nuc lear-ka 2015-kii ee u dhexeeyay Tehran iyo quwad aha adduunka iy adoo wadaaxjoodyada ay burbur een kadib markii dhinacyadu ay isku mariwaayeen.

Shekh Tamim ayaa door muhiim ah ka cayaar aya dhex-dhexaadinta iyo wadaxaajoodyada qil aafyada arrimaha siyaasadda iyo diimaha ee gob olka, iyadoo xiriirka uu la leeyahay Washington iyo Tehran uu u saamaxayo soo gudbinta aragt iyada u dheexaya labada dhinac.

Amiirka Qatar oo Khamiistii booqasho ku tagay Iran ayaa markii uu la kulmay madaxweynaha Iran sheegay inuu aaminsan yahay in xalku uu ku jiro wadahadal sida ay qortay wakaaladda warar ka ras miga Iran. Labada hogaamiye ayaa ka wad adadlay arrimo kale oo ay kamid yihiin xaaladaha Afghanistan, Iraq, Syria iyo dagaalka Yeman.

Hoggaamiyaha ruuxiga ee Iran Ayatollah Ali Khamenei oo leh go’aanka kama dambeysta ah ee arrimaha gobolka ee dalkiisa ayaa intii uu socday kulankii Amiirka ay la qaateen sheegay, in labada dal ay xoojiyaan xiriirkoodaa dhaqaale iyo siyaasadeed, laakiin wuxuu ku boorriyay d qadi yadda Falastiiniyiinta oo dagaal kula jira Israel oo uu ku tilmaamay ‘cadowga Iran.’

Booqashada Amiirka ayaa imaanysa iyadoo bishii Febraayo ee sanadkan madaxweynaha Iran Ibrahim Rasi isagana uu booqasho ku ku tegay magaalada Doha.

Somaliland oo gacanta ku dhigtay Ajaanib dhoof ineysay Xayawaanka Haramcadka

Ciidanka ilaalada xeebaha iyo difaaca badaha So maliland ayaa howlgal sameeyeen gacanta ku dhi gay todoba xabo oo ah Xayawaanka haramcadka oo laga dhoofinayey xeebta xarin oo bari kaga beegan masaafo dhan 54 mile magaalo xeebeeda Berbera.

Intii ay howlgalka kujireen ayay sidoo kale waxay ciidanku soo qabteen saddex nin oo labo ka mid ah dalka Yemen u dhashe en halka midka kale uu kasoo jeedo degaannada Soomaali land, isaga oo watay baaburka lagu dhoofinayey ha rimacadka iyo waliba doontii iyo baabuurkii siday.

Taliyaha Saldhiga Koowaad ee Gobolka saaxil iyo saraakiil uu wato ayaa saaka gaaray Deegaanka kar in ka dib markii ay gacan ku dhigeen ciidankii habee nimadii Habeen hore dabasocday Haramcadka la dhoofin ayo ee sharci darrada oo ku sugnaa biyaha Deeg aanka Karin iyo dhinaca barigaba .

Taliyaha guud ee Ciidanka ilaalada xeebaha Som aliland Janeraal Maxamed Xuseen Faarax Xiirane ay aa sheegay inay sharci lala tiigsan doono dadka lagu soo qabtay ugaartaan la doonayey in la dhoofiyo, isa ga oo , dhanka kale u balan qaaday inuu dalacsiin doono Ciidanka hawl-galkaasi fuliyey .


FURSADII UGU DAMBEYSAY OO HORTAALLA XASAN KHEYRE – MA YEELAN DOONAA 

DHIIRANAANTII FARMAAJO IYO SANBALOOLSHE?

ku dhawaad saddex sano iyo bar oo uu hoggaaminayay xukuumadda federalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa ku lug yeeshay dhacdooyin garaafeyay sumacaddiisa hoosna u dhigay sawirka ay dadka ka heystaan.

Keliya isaga oo xafiiska jooga wax ka yar shan bilood, xukuumaddiisa waxa ay qeyb ka ahayd dhiibistii halgamaa Cabdikariim Muuse Qalbi Dhagax, kaas oo dowladda Soomaaliya ay u dhiibtay isaga oo jeebbeysan nidaamkii TPLF ee Ethiopia maamulayay.

Dhiibista Qalbi dhagax waxaa ku lamaannaa in xukuumaddiisa ay argiggixiso u aqoonsatay ururkii xorreynta Soomaali Galbeed ee ONLF kaas oo halgan konton jirsaday kula jiray dowladda Ethiopia.

Labadaas dhacdo ee is xigay Kheyre waxaa kula lamaannaa taliyihii hore ee Nabad sugidda Qaranka Cabdullahi Maxamed Sanbalooshe iyo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, kuwaas oo door ku lahaa dhiibista Qalbi Dhagax.

Inkastoo xukuumadda Kheyre xooggeeda ay taageertay in la dhiibo Qalbi Dhagax laguna shabbadeeyo in uu ahaa argiggixiso, haddana wasiirkii gargaarka ee xukuumaddiisa Dr Maryan Qaasim iyo wasiirkii arrimaha gudaha Abdi Farah Juxa ayaa kasoo horjeestay go’aanka xukuumadda.

Sidoo kale Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si cad uga soo horjeestay go ’aanka xukuumadda iyagoo ku tilmaamay in ay tahay baaddil cad.

Adduun waa meerto e, waxaa halmar isbaddalay nidaamkii Ethiopia oo Abiy Axmed ayaa talada dalkaas la wareegay, kaas furfuray Ethiopia yadii xir xirneyd.

Dhammaan waxaa xabsiyada laga sii daayay maxaabbiistii siyaasiga ahayd iyo cid kasta oo u xirneyd TPLF. Fursaddan waxa ay caawisay Qalbi Dhagax oo maxbuus siyaasi u ahaa nidaamkii TPLF, ugu dambeyna Jun 28 keedii, 2018, ayaa lagu dhawaaqay in Qalbi Dhagax xabsiga laga sii daayay.

Ku dhawaad bil kaddib markii uu soo baxay warka sii deynta Qalbi Dhagax, Jul 30-keedii, 2018,

madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa la kulmay hoggaanka ugu sarreeya jabhadda xorreynta Ogaadeeniya ama ONLF Admiral Maxamed Cumar Cusmaan kuwaas oo kulan aan sii qorsheysneyn ku yeeshay Asmara sida uu wasiirkii warfaafinta ee xilligaas Danjire Daahir Maxamuud Geelle u sheegay BBC da. Inkastoo Geelle uu ka gaabsaday haddana Farmaajo ayaa ka garaabay dhiibistii Qalbi D



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip