Faahfaahin Qarax Ay Askar Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Magaalada Jowhar

0
Saturday April 23, 2022 - 18:08:40 in Wararka by
  • Visits: 301
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faahfaahin Qarax Ay Askar Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Magaalada Jowhar

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Ugu yaraan saddex askari ayaa ku dhimatay mid kalana waa uu ku dhaawacmay kadib markii ay miino kula qaraxday bar koontarool oo ku taal galbeedka Magaalada Jowhar.

Qaraxan oo dhacay gelinkii dambe ee maanta ayaa lala beegsaday askar ka tirsan ciidamada booliska ee magaalada Jowhar kuwaas oo ku sugnaa barta koontarool oo ku taal suuqa xoolaha ee magaalada Jowhar.

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay ciidamada booliska magaalada Jowhar hase yeeshee waxaa uu qaraxan ku soo beegmayaa iyadoo magaalada Jowhar ay weli ka socoto ololaha doorashada qaar ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay magaalada Jowhar.



Dagaal xoog leh oo ka socda magaalada Jowhar - Jowhar somali news leader



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip