HALKAAN KA AKHRISO: WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KAHMSII 21-KA ABRIL 2022

0
Thursday April 21, 2022 - 08:15:08 in Wararka by
  • Visits: 471
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO: WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KAHMSII 21-KA ABRIL 2022

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Maxkamadda Sare ee Dalka oo diiday Dacwada kursiga Hop#086

Maxkamadda Sare ee dalka ayaa diiday qaadista Dacwadda kursiga Hop#086 ee Fahad Yaasiin, iy adoo sabab uga dhigtay in aanay Maxkamadda Sare awood u lahayn ka garnaqi da cabashooyinka ka dha sha go’aannada maamul ee doorashada dadban eeBa rlamaanka 11-aad.

Maxkamadda ayaa sidoo kale waxaa ay aqbash ay Hor is-taagga Xafiiska Garyaqaanka Guud ee do wladda oo metalaya Guddiga Hirgelinta doora sho oyinka dadban ee ah in Maxkamadda sare aan ay awood u laheyn ka garnaqida cabashooyinka la xi riira doorashada dadban ee Baarlamaanka 11aad, waxana gebi ahaanba maxakamadu xirtay gal dacw adeedka loo soogudbiyay.

Fahad Yaasiin Oo War Ka Soo Saaray Go’aankii Ka Soo Baxay Maxkamadda Sare

Lataliyaha Amniga Qaranka madaxweyne Farma ajo Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa soo dhaweeyay go’aankii ka soo baxay maxkanada sare ee dalka.

Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ay aa barqanin adii Shalay sheegtay ineysan awood u lahayn ka ga rnaqida cabashooyinka ka dhasha go’aannada ma amul ee doorashada dadban ee Barlamaanka 11-aad ee Soomaaliya, waxayna aqbashay hor-is-taa gga xafiiska garyaqaanka Guud ee Dawladda oo ma talaya Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Federaal.

Qoraal la sheegay inuu ka soo ba xay Fahad Yaasiin ayaa lagu sheegay in lagu ixtiraamayo go’ aanka maxkam adda sare ee dalka.

"Markii aan si qoto dheer uga baar aandagay qaraarka ay soo saareen Garsoorayaasha waxaan rabaa inaan bulshada Soomaaliyeed la wadaago inaan ixtiraamayo qaraarla ka soo baxay Maxkam adda Sare oo ah Hey’adda ugu sareysa ee garsoor ka dalka” ayaa lagu yiri qoraalka Fahad Yaasiin.

Si kastaba, Go’aankii maabta kasoo baxay maxk amadda sare ee dalka ayaa niyad jab ku noqonaya hamigii uu Fahad Yaasiin ka qabay in uu noqdo xil dhibaan una tartamo kursiga guddoomiye kuxigeen ka gollaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka.

 

Garab katirsan guddiga doorashada oo wacad ku maray inay Garbahaareey ku qabana ayan doorashada 16 ka kursi

Garab katirsan guddiga doorashada heer federal iyo guddiga xallinta khilaafaadka oo Dorraad tagay ma gaalada Garbaaheerey ayaa sheegay inay fulina yaan heshiiska doorashada 16 ka kursi ee taala gob olka Gedo.

Guddigaan ayaa sheegay inay sharci darro tahay go’aan 14 kii bishaan kasoo baxay guddoomiyaha guddiga doorashada, kaas oo sheegay in doorasha da Garbahaareey loo wareejiyay magaalada Ceel waaq.

"Go'aankaas ma ahayn mid loo wada dhan yahay. Wuxuu ahaa ku tagrifal awoodddeed oo FIET. Ana gana waxaan ilaalina ynaa hannaanka iyo hufn aanta doorashada loo icla amiy ay," ayuu yiri mid kamid ah xubna ha guddiga doo rash ada.

Guddigan tagay magaa lada Gabah aareey ayaa waxay sheegeen in aanay jirin cid wax ka beddeli karta sharciyada doorashada, iyadoo aan golaha wa datashigu ka farriisan arrintaas.

Waxay kaloo sheegeen inay diyaariyeen goobihii la gu qaban lahaa doorashada kuraasta aqalka hoo se e Garbahaareey. Waxayna ugu baaqeen inay ka soo qeyb galaan cid kasta oo danaynaysa doora shada.

Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo dig niin u diray Xubnaha kamid ah ee tegay Garbah aareey

Guddoonka Guddiga Hirgelinta Doorashooyin ka Heer Federaal ee FEIT ayaa shaaciyay in xubin walba oo guddigan FEIT ka tirsan oo qaada talaabo aan waafaqsaneyn go’aannada guddiga ee ku sifoo ba wax caqabad ku ah hanaanka geedi socodka iyo dhameystirka doorashooyinka, cawaaqib xumada ka dhalatana ay masuuli yadeeda iyagu qaadi doonaan.

Qoraal kasoo bax ay guddiga dooraso oyinka Heer Federaal ayaa lagu sheegay in ay si wada ogol ah u qaateen go’aanka ay horay u soo saareen ee ahaa in doorashada 16 kursi laga wareejiyo Garba haareey loona wareejiyo degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.

Warqadda kasoo baxday Guddoonka Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ayaa sitoos ah ugu socota Xubno kamid ah Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ee Dorraad tegay degmada Garbaahareey, kuwaas oo sheegay inay doorashada 16 kursi halkaasi ku qaban doonaan.

Xubno kamid ah Golaha Wasiirada oo taageeray Go’aanka Maxkamadda Sare

Kadib markii Shalay Maxkamadda Sare ay di iday inay qaado dacwad uu u gudbiyay lataliyaha Amniga Qaranka ee Farmaajo Fahad Yaasiin Xaaji Daahir taas oo ka dhan aheyd Gudd iga doora shooyinka Heer Federaal ayaa waxaa taageeray qaar kamid ah Golaha Wasiirada Xuk uumadda Ra’ii sul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Hoos Ka Akhriso Saddex kamid ah Golaha Wasiir ada Soomaaliya ee tageeray Go’aanka Maxkam adda.

Wasiirka Gaashaandhigga Cabduq aadir Maxam ed Nuur JaamacWaxa an bogaadinayaa go’aanka ay gaartay Maxka madda Sare ee JFS ee uu hogaamiyo Garsoore Baa she Yuus uf Axmed.

Dhab ahaanti maxkam adda sa re ee dalku waxa ay Shalay u hiilisay qara nnimada, nabadda iyo cad aaladda. Gudoomiye Baa she,garsoore Saalax Dhib laawe & garsoore Cabdi casiisna waxa ay sa meye en taariikh mudan in loo diiwaangaliyo garsoorka JFS. Qoraalka Wasiir kuxi geenka Wasa arad da War faafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Aladaala

Sharciga ayaa hiiliyay, xaqa ayuuna u hiiliyay.

Kal soonida Shacabka Soomaaliyeed waxa ay ku imaanaysaaa dariiqaan oo kale. Waa mahadsan tahay Maxkamadda sare ee Dalku. Inta badan Siya asiyiinta mucaaradka ayaa taageeray go’aanka Max kamadda Sare ee dalka ku diiday inay qaado dacw adda uu u gudbiyay Fahad Yaasiin taas oo ka dhan ah Guddiga doorashoo yinka Heer Federaal.

Xog: Loollanka gudoomiyaha Aqalka Sare iyo musharaxa la filayo inuu ku guuleysto

Guddiga dooorashooyinka Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka federalka Soomaaliya ayaa billaabay diiwaan gelinta musharraxiinta u taagan qabashada guddoonka Aqalka Sare ee kursiga guiddoomiyaha iyo labada ku-xigeen.

Guddiga ayaa sheegay inay ilaa hadda ay is-diiwaan geliyeen 11 musharax oo doonaya xilalka guddoomiyaha Aqallka Sare & lab adiisa ku-xigeen, islamarkaa na ay filayan xubno kale oo dheeri ah

Senator Cabdi Xaashi C/hi, guddo omiyihii ho re ee Aqalka Sare, Senator Saalax Ax med Jaamac, Cusmaan Abuukar Dubbe iyo Senator Saalax Cum ar Xasan ayaa isku diiwaan geliyay xilka guddoomi yaha Aqalka Sare.

Waxaa sidoo kale ku-xigeenka koowaad isku dii waan geliyay Senator Cabdixakiin Macalin Axmed iyo Cali Shacbana Ibrahaim, halka ay ku-xigeenka la baad ay isku diiwaan geliyeen Senator Cabdullaahi Shiikh Ismaaciil (Fartaag), Senator Ilyaas Badel Gab oose, Senator Sareedo Maxamed Xasan (Jayte), Senator Cabdi Caismaan Xareed iyo Senator Cabdu llaahi Cali Xersi

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka gudd oonka golaha aqalka sare Senator Aadan Cabdina asir Maxamed ayaa sheegay in Shalay ay sagaalka as muasharrax la diiwaan geliyeen, ayaga oo sidoo kale qaatay shaadada guddiga ee musharraxnimo oo la siiyay mid waliba oo ka mid ah musharraxiinta. Inkasta oo loolanka uu u muuqdo mid adag, hadda na xogta aan helnay ayaa sheegeysa in la filayo in uu mar kale xilka guddoomiyaha ku guuleysto Sena tor Cabdi Xaashi Cabdullaahi, haddii aanay wax isbe ddelin maalmaha soo socda.

Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Caasima da Online sheegtay in ay u Sheegeen in Cabdi Xa ashi uu haysto taageerada Saciid Deni iyo Axmed Madoobe iyo xubnaha ay soo saareen, taageerada mucaaradka, iyo qaar ka mid ah xildhibaanada ka yi mid Somaliland & kuwa Galmudug iyo HirShabelle.

Doorashada ayaa dhaceysa 26-ka bishan April oo ku beegan Talaadada soo socota.

Axmed Karaash oo ka hadlaya xaaladda Puntl and maalin kadib markii Madaxweyne Deni uu aaday Muqdisho

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Axmed Karaash ayaa sheegay inuu sii dayndoono warbixin ku saabsan xaaladda guud ee Puntland.

Hadalka madaxweyne ku xigeenka ayaa kusooo aa daya, maalin kadib markii madaxweynaha Puntl and Siciid Deni uu Muqdisho u aaday doorashada madaxweynaha Soomaaliya.

Madaxweyne Deni oo Muqdisho ku su gan ayaa Habeen hore magacaaabay xubno cusub oo katirsan golihiisa wasiirad da, sida wasiirka warfaafinta, arrin taas oo dhalisay hadal hayn badan oo siyaasadeed.

Magacaabidan ayaa horseedi karta khilaaf horey ba u jiray oo ku saabsanaa in madaxtooyada Puntl and ay hoos u dhigayso meeqaamka madaxweyne ku xigeenka ku leeyahay talada iyo go'aamada Puntland.

Siyaasiyiin reer Puntland ah ayaa madaxweyne Deni ugu baaqay inuu iscasilo oo uu xilka ku wareej iyo ku xigeenkiisa, laakiin waxaa ka horyimid wasiir ka maaliyadda Puntland oo saaxiibada dhow ee Deni.


Wasiirka Maaliyadda Oo Mareykanka Kula Kul may Madaxweyne Ku Xigeenka Bangiga Adduunka

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bey le oo uga qeybgalaya magaalada Washington ee dal ka Mareykanka shirarka sanadlaha ah ee Bangiga Adduunka iyo Hey’adda IMF, ay aa shirar mira-dhal ah la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka Bangi ga Adduunka qeybta Afrika Hafez Ghanem.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya iyo Madaxwey ne ku xigeenka Bangiga Adduunka ayaa ka wadah adlay arrimaha dib-u-habeynta dhaqaalaha Soomaal iya, horumarka laga sameeyay barnaamijka Deyn Cafinta, Doorashooyinka dalka iyo Mashaariicda hor umarineed ee Bangiga ka fuliyo Soomaaliya.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa kulan la yeeshay Peter Lord oo ah xubin sare oo ka tirsan Waaxda arrimaha Dibaddda Mareykanka. Wasiirka Beyle ayaa sidoo kale kulamo gaar gaar ah la qaa tay xubno ka tirsan Hey’adda IMF iyo Hey’addaha kale dhaqaalaha.

Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa u joogo magaalada Washington ee dalka Mareykanka ka qeyb galka shirka sanadlaha ah ee Bangiga Adduun ka, Hey’adda Lacagta Adduunka IMF iyo Hey’ado kale ee caalamiga ah.

Kulamo looga hadlayo Arrimaha doorashoo yinka oo ka dhacay Muqdisho

Kulan Xasaasi ah ayaa Magaalda Muqdisho wa xaa uu ku dhexmaray Madaxweegihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed oo ah Gudoomiyaha Mid owga Musharrixiinta iyo Ma daxweynaha Phntland Saciid Cabdullaahi Deni oo Dorraad Muqdisho soo gaaray

Kulankan oo la xiriira xaala dda Siyaasadda dalka ayaa lagu gorfeeyay arrima ha doorashada gaba gabada ah iyo isbeddelka siyaasa deed ee la filayo in uu ka dhaco dalka.

Dhinaca kale Madaxweynaha Dowlad Goboleed ka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Habeen hore hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee Dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Kulankoodaayaa waxa ay uga hadleen xaalada ha guud ee dalka, iyo arrimaha doorashooyinka oo gabo gabo maraya, iyaga oo dhinaca kale soo band higay caqabadaha heysta.

Maalmaha soo socda ayaa waxaa Magaalada Muqdisho kasii socon doona kulamada looga ha dlayo arrimaha doorashooyinka dalka.

Doorashada KURSIGA Sareeda oo dib loogu laabanayo + Jadwalka

Guddiga SEIT ee dowlad goboleedka K/ Galbeed ayaa war cusub kasoo saaray doorashada kursiga HOP#154 ee Golaha Shacabka Soomaaliya, kaas oo ay horey ugu soo baxday Sareeda Maxamed Cab dalla, balse uu diiday guddiga doorashooyinka ee heer federaal.

Qoraal kasoo baxay guddiga door ashada ee Koonfur Galbeed ayaa waxaa lagu sheegay in dib loogu no qonayo doorashada kursigan, si loo waafajiyo habraaca doorashada dalka.

"Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka DGKGS SEIT waxa uu shaacinaya Jadwalka Qabashada Doora shada Kursiga Hop-154 si loo waafajiyo Habraaca Doorashada guud ee Dalka,” ayaa lagu yiri warqad kasoo baxay guddiga maamulka doorashada ee Koonfur Galbeed Somalia.

Sidoo kale qoraalka guddiga ayaa lagu sheegay in diiwaan-gelinta xubnaha musharixiinta &lacag shu bista ay tahay 20-bishan April ee sanadka 2022-ka.

Guddiga ayaa sidoo kale shaaciyey in ugu damb eyn doorashada la qabanayo 21-ka bishan, si looga faa’iideysto waqtiga la heesto ee ka haray dhamm eystirka doorashooyinka dalka.

Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa hore y ugu dhawaaqay in kursigaan oo ay ku guuleysa tay Xildhibaano Sareedao uu ku celisay yahay, wax ba kama jiraana ay tahay natiijada kasoo baxday.

Guddiga doorashada ayaa sidoo kale hore u sheegay in gabadha la tartantay Sareeda aysan soo buuxin shuruudihii murashaxnimada qodobkiisa 3a ad ee heshiiskii 1 Oktoobar 2020-kii.

Si kastaba, arrimahan ayaa kusoo aadayo, iya da oo K/ Galbeed ay horey uga timid in dib loogu laabto kuraasta uu ku celiyey guddiga FEIT, walow mar dambe xal laga gaaray.

Dowladda Somalia oo sheegtay in howlgal lagu qabtay Sarkaal katirsan Al-Shabaab

Ciidanka oogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan ururka 84aad guutada 14 October ee ka howlgala de gaanka Janaale ayaa Howlgal qorsheysan ka fuliyey tuulooyin hoostaga u dhow degaankaas, halkaas oo lagu arkay Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab.

Abaanduulaha Ururka 84-aad, gu utada 14 October laba xidigle Cali Mahdi oo howlgalka hogaa minayay ayaa Idaacada Ciidam ada u sheegay in ay gacanta ku dhigeen Sarkaal Al-Shabaab u qaabilsanaa qeybta sahanka sidoo kal ana ay ku wadaan baaritaano dheeraad ah.

Sidoo kale wuxuu sheegay in howlgalka ay ku bur buriyeen maxkamad ay si dhuumaaleysi ah lacago uga qaadi jireen shacabka kunool tuulooyinka ay howlgalka kafuliyeen.

Uu dambeyn Abaanduulaha Ururka 84-aad, guu tada 14 October laba xidigle Cali wuxuu sheegay in ay sii wadi doonaan howlgallada ka dhanka ah Urur ka Al-Shabaab ilaa iyo inta ay ka saarayaan dega annada u dhow degaanka Janaale.

Degmooyinka iyo degaannada G/Sh/hoose ayaa waxaa Ciidamada kala duwan ee dowladda Soomaa liya ay ka fuliyaan howlgallada ka dhanka ah Ururka Al-Shabaab, hayeshee mararka qaar ay ka dhac aaan weeraro qorsheysan.

Lafta-gareen oo shaaciyey musharaxa uu taage erayo ee xilka guddoomiyaha BF

Madaxweynaha K/Galbeed Cabdicasiis Lafta-gar een oo Dorraad soo gaaray M/Muqdisho ayaa durba billaabay ololaha doorashada guddoomiyaha golaha shacabka, isaga oo calaameeyey musharaxa uu taageerayo.

Lafta-gareen oo soo xulay dha mmaan xildhibaanada Koonfur gal beed, ayaa Habeen hore kulan isugu yeeray 3 Musharax oo ku dhow oo xilkan do onaya kuwaas oo kala ah; Xasan Cabdinuur, Xasan Eelaay iyo Aadan Saransoor.

Sida ay sheegeen ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay oo ay soo xigatay Caasimada Online, mada xweyne Lafta-gareen ayaa shaaciyey inuu si buuxda u dhisayo xildhibaan Xasan Cabdinuur oo ah nin dhallinyaro ah oo aad ugu dhow.

Waxa uu sidoo kale ka dalbaday Xasan Eelaay iyo Aadan Saransoor inay tartanka ka haraan oo ay taageeraan Xasan Cabdinuur.

Xildhibaan Xasan Cabdinur ayaa la filayaa inuu Musharaxnimadiisa si rasmi ah ugu shaaciyo xaflad Xalay ka dhaceysa Hotel Decale ee Muqdisho, ta asi oo lagu marti qaaday xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda federaalka.

Xasan Cabdinuur ayaa la filayaa inuu loollan adag la galo Sheekh Aadan Madoobe iyo Cabdullaahi Bla ck oo ayagana xilka u sharraxan, inkasta oo la she egayo in rajada Aadan Madoobe aysan badneyn, oo loollanka adag uu la geli doono Black.

Musharaxnimada Xasan Cabdinuur ayaa tijaabo u ah awoodda Lafta-gareen ee baarlamanka iyo sida ay ugu xiran yihiin xildhibaanadii uu soo saartay, wa xaana guusha Xasan ay tusaale u noqon doontaa si da xildhibaanada Lafta-gareen u saameyn karaan doorashada madaxweynaha.

Dhinaca kale, siyaasiyiin xog-ogaal ah ayaa Caasimada Online sheegtay in ay u sheegeen inay adag tahay in Xasan Cabdinuur laga gado xildhiba anada sababo la xiriira khibrad la’aantiisa, balse had duu guuleysto ay ka dhigan tahay halis cusub iyo ba arlaman ka sii xun kii Maxamed

Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabiley Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Ingiriiska ee Soo maaliya Kate Foster, ayaa kala hadlay xaalada suu qii gubtay ee Hargaysa, iyo taakulaynta abaaraha.

Waxaana Kulankaa lagaga wada hadlay qodobo ay ka mid ahaayeen sidii da wladda Ingiriisku guud aha an Somaliland uga taageeri lahayd masiibadii gubashadii suuqa waaheen iyo sidii ay uga qaybqaadan lahaay een taakulaynta abaaraha dalka ka jira" ayaa lagu yi dhi warbixin kulanka laga soo saaray.

Madaxweynaha ayaa sida warbixinta lagu sheegay dhankiisa safiir Foster uga mahadceliyay, garab ista aga ay dowlada Ingiriisku u muujisay shacabka Som aliland kadib dhacdadii gubashada suuqa Waheen ee Hargaysa.

Hadaba Foster oo ay wehelinayso wakiilka Ingiri iska ee Somaliland Lizzie Walker, oo qaybo kamid ah warbaahinta kulan kula qaadatay hoteelka Amba saddor ee Hargaysa, ayaa sheegtay in u jeedada 1aad ee ay Somaliland u timid ay tahay u xogogaal noqoshada xaalada saxafiyiintii lagu xidhay Harg aysa.

Foster ayaa warbaahinta u balan qaaday in ay kala shaqayn doonto sidii xukuumada Somaliland lo ogu riixi laha in ay ixtiraamto madaxbanaanida war baahinta, iyo sidii tababaro sharci iyo xirfadeed loo siin lahaa saxafiyiinta iyo booliiska, si dhinac waliba u barto xuquuqdiisa iyo xuquuqda dhinaca kale.

Dad Cudurka Shuban biyoodka ugu geeriy ooday Shabeellaha Hoose

Saaadihii la soo dhaafay waxaa cudurka Shub an biyoodka uu ka dilaacay degaanka Shalanbood oo hoostaga Degmada Marka ee Gobalka Sh/Hoose iyo tuulooyinka ku xeeran, iyada oo dad ay u gee riyoodeen.

Wararka aan helnay ayaa sheega ya in ilaa iyo hadda degaanka Sha laanbood ay Cudurka Shuban biyo odka ugu geeriyoodeen Saddex Ruux oo isugu jira Carruur iyo dad da’ah, kuwaas oo aan helin daryeelkii caafimaad ee loo baahnaa.

Bahda Caafimada degaanka Shalaanbood ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa wada dadaalo lagula tacaalayo, Dadka uu sida daran u saameeyey Cudurka shubanka biyoodka, iyaga oo dhaqaatiirta xaqiijiyay inay todobaadkan diiwaangeliyeen kiisas badan oo Isbitaalka la gaarsiiyay.

Sidoo kale dhaqaatiirta waxaa ay sheegeen in aysan jirin daawooyin ku filan oo yaalla Isbitaalka si dadka uu cudurka Shuban biyoodka saameeyay loogu daawaayeo, iyaga oo baaq u diray Hay’adaha samafalka.Dadkan cudurka Shuban biyoodka ugu geeriyooday Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ku soo beemaya xilli degaano kamid ah Gobolkaas ay kajiraan abaaro aad u daran oo saameeyay dad iyo duunyo.

Ilhan Cumar oo la kulantay Imran Khan

Ilhan Omar ayaa hoygiisa ku booqatay Raysal-wa saarihii hore ee Pakistan Imran Khan xilli ay Haw eenaydan Soomaalida ee ku jirta Congress-ka Mara ykanka booqasho 4 maalin ah ku joogto Pakistan.

Ilhan oo la filayo in ay booqa to gobolka Kashmiir qaybtiisa Xorta ah ee gacanta Pakistan ku jirta ayaa Imran Khan ku amma antay dadaal kiisii lixaadka lahaa ee uu kula dagaal lamayay Islaa m nacaybka inta uu xil ka hayay.

Mr.Khan oo qaab lagu tilmaamay in qilaab siyaa sadeed xilkiisa ku waayay ayaa isku day aya waayadan sidii xilkiisii kusoo ceshan lah aa isa ga oo dalbaday doorashooyin hordhac ah.

 


Al-Shabaab oo fagaaro ku toogtay Askari katirsan Ciidamada dowladda

Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa fagaaro kuyaalla degaan hoostaga degmada Afgooye ee Go bolka Shabeellaha Hoose waxaa ay ku toogteen Nin oday ah oo ay sheegeen in uu katisanaa Ciidamada dowla dda Federaalka ah ee Sooma aliya. Ninka oo Magaciisa la gu sheegay Faarax Axmed Cumar oo 43 Sano jir ah ayaa Al-Shabaab sheeg een in uu katirsanaa Ciidamada Millateriga Somalia gaar ahaan Guutada 7aad ee qeybta 60aad kana ho wlgalayay degaanka Warmaxan ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Goobta toogashada ayaa waxaa ku sugnaa dad weyne ay Al-Shabaab ku amreen inay daawadaan, waxaana Al-Shabaab ay sheegeen in sababta loo dilay ay aheyd in uu qirtay in uu ka tirsan yahay Ci idamada Millateriga dowladda Soomaaliya.

Ninka odayga ah oo ay Al-Shabaab ku toogteen degaan ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose ayaa deganaa degaanka Warmaxan, isla markaana ay qabteen xilli uu marayay inta u dhaxeeysa degaanka Warm axan iyo degmada Walanweyn.

Al-Shabaab ayaa dhowr jeer sidaan oo kale Go obo fagaaro ah ku toogtay Rag & Dumar ay ku eed eeyeen inay katirsan yihiin Ciidamada dowladda Soo maaliya iyo kuwo la Shaqeeynayay dowladaha taa geera Dowladda Soomaaliya.

Faysal Cali Waraabe oo weerar ku qaaday Biixi

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID, Fa ysal Cali Waraabe oo la hadleyey warbaahinta ayaa weerar afka ah ku qaaday madaxweynaha Somali land, Muuse Biixi Cabdi iyo xukuumaddiisa, isaga oo u jeediyey eedeymo culus.

Faysal Cali Waraabe oo ah nin aan la gamban hadalka ayaa shaaca ka qaaday, xilli uu ka hadlay casho sharaf uu u sameeyay 12-kii Wariye ee Dorraad xabsiga laga sii daayay ay aa sheegay in Somaliland ay ha atan u baahan tahay in laga bad-baadiyo Muuse Biixi Cabdi.

"Muuse talo haka sugina, in aan ka bad baadno mooyaane haka filina wanaag Muuse,” ayuu yiri Gud doomiyaha xisbiga mucaaradka UCID.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in marka uu dhammaado Ramadaan uu qaadi doono tallaabo culus, isla-markaana uusan ogolaan doonin in la bur buriyo Somaliland.

"Markay Ramadaantu dhamaato Muuse ama ma daxweyne ayuu noqon doonaa ama ku rsiga ayuu is ka soo wareejin doonaa, taladeediina waala gala yaa, in Somaliland uu burburiyo shakhsi oon daawa no, ka ogolaan mayno” ayuu mar kale hadalkiisa sii raaciyey Faysal.

Dhinaca kale wuxuu soo hadal qaaday xorr iya da hadalka, isaga oo ku eedeeyey Muuse Biixi iyo xukuumaddiisa inay ku tunteen fikirka dadweynaha, sida uu hadalka u dhigay,

"Inanka dhalinyar ta ah ee Shalay gabya ma ara gteen, inan kaasi waxa uu ka waram ayaa xaqiiqda Shalay taagan ee dhalinyarta ha ysata, ee qaar tacabireen, qaarna bada isku tuureen,”.

Somaliland ayaa haatan wajaheyso xiisado siya asadeed, waxaana si weyn isku haya muca aradka iyo xukuumadda oo marweliba hadallo kul kulul isku mariya warbaahinta.

Khasaaraha nafeed & midka Hantiyadeed ee dag aalkii Boosaaso oo la soo bandhigay

Guddigii xaqiiqo raadinta ee dagaalkii Boosaaso ku dhexmaray Ciidamada Puntland & kuwa PSF dha maadkii Sanadkii la soo Dhaafay ee 2021 ayaa soo bandhigay qiimeynta Dhamaan Khasaaraha nafeed & midka hantiyadeed ee ka Dha shay dagaalkaas.

Guddiga oo ka Koobnaa 13 Ruux ay aa madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni dhawaan Boosa aso kula kumay, isaga oo u balan qaaday in uu bixin doono waxa ay ku qiimeeyaan Khasaaraha Ka dha shay Dagaalkii Boosaaso.

Guddiga waxaa ay sheegeen in dagaalkaas ay ku dhinteen 22 Ruux 86 kalena ay ku dhaaeacmeen, ku waas oo isugu jira rag iyo dumar sidoo kale ku khas aartay lacag lagu qiyaasay $807,500 doollar.

Ugu dambeyn Xubnaha Guddiga ayaa waxaa ay ugu baaqeen Madaxda Maamulka Puntland inay si toos ah u fuliyaan dhaqan gelinta ama bixinta han tida ay ku qiimeeyeen inay ku khasaartay dagaalkii ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari.

Taliska Booliska G/Bari oo digniin kasoo saaray Ciyaal weerada

Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Bari G/le Sare Cabdulqaadir Jaamac Dirir ayaa u digay Dhalinyara da ku hubeysan tooreyda ee dadka Mobeelada ka dhaca mararka qaarna dadka dila, kuwaas oo dhiba ato ku haaya Shacabka degaannada Gobolka Nugaal.

Waxaa uu hadalkiisa uu intaasi kuda ray Taliyaha in ay arkeen habeenada qaar Ciyaal weero wata tooreeyo iyo tooshah, kuwaas oo usoo baxay inay dadka dhibaateeyaan, isaga oo uu baaqay laamaha Amniga & Waalidiinta inay siwadajir ah uga hort agaan.

Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Bari Gaashaanle Sare Cabdulqaadir Jaamac Dirir ayaa ugu dambeyn uu baaqay Waalidiinta kunool degaannada Gobolka Nugaal inay Carruurtooda Ciyaal weerada ah dadka ka qabtaan ama hadii la qabto Maxkamad lala tiigsan doono.

Digniintaan Taliska booliska Gobolka Bari ee la xiriirta Ciyaal weerada ayaa ksuoo beegantay xilli dadka kunool degmooyin katirsan Gobolkan Banaadir ay ka cabanayeen Ciyaal weero xilliyada habeenkii dhibaato ku haaya.

Dilal ka kala dhacay Beledweyne iyo laas-Caanood

Waxaa Habeen hore siyaabo kala duwan ay dilal qorshe ysan uga kala dhaceen Magaalooyinka Beledweyne oo katirsan Gobolka Hiiraan & M/laas-Caanood oo ah Xarunta Gobolka Sool.

Nin hubeysan ayaa M/Beledweyne ku di lay Nin lagu Magacaabi jiray Saciid Xa san Axmed ( Madaxeey) oo kamid ah dadka kunool M/ Beledweyne ee Xarunta G/Hiiraan.

Wararka aan helnay ayaa sheegaya in Marxuum Saciid lagu dhex dilay Gurigiisa, isla markaana dilkii sa uu la xiriiro arrimo Beeleed &Haweeneey la isku qabsaday.

Dhinaca kale rag hubaysan oo aan la aqoonsan ayaa ku dishay M/Laascanood G/Sool Isu-duwihii Qandaraasyada Somaliland Maxamed C/hi Faarax (Jeeri).

Dilka Marxuuumka waxaa warbaahinta u xaqiij iyay Guddoomiyaha G/Sool ee Somaliland Cabdikar iin Aadan Xaaji Diiriye, isaga oo tacsi u diray qoyskii & qaraabadii uu kabaxay marxuumku, inuu Samir& imaan Alle ka siiyo.

Raggii ka dambeeyay dilka ayaa la sheegay inay Goobta isaga baxsadeen, waxaana xusid mudan in M/Laas-Caanood dhowr bilood ka hor laga musaa furiyay dad ka soo jeeda degaannada K/Galbeed ka dib markii ay dillk kordheyn, hayeeshee weli ay dilal kadhacayaan.

QM oo ka digtay musiibo kusoo fool leh dalal ay kujirto Somaliya

Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP ayaa ka digtay in dad lagu qiyaasay 20 milyan oo qof oo ku nool qaybo ka mid ah Itoobiya, Kenya iyo Soom aaliya oo ay abaaruhu saameeyeen in ay la kulmi karaan musiibo ay gaaj adu ka mid tahay, haddii gob olka ay ku dhufato abaar sannadkii afraad oo xiriir ah. Roobabka ayaan sidii la filayay uga da’in Gees ka Afrika xilli-roobaadkan, waxaana 3-dii sano ee la soo dhaafay ay abaartu geysatay khasaare lixaad leh.Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP ayaa sheegtay in baaqashada dalagyadii ka soo go’ay da lka Itoobiya ay sababtay in 7.2 milyan oo qof ay ku la soo gudboonaatay macaluul ba’an, isla markaana ay dileen in ka badan hal milyan oo xoolo ah.

Xaaladda dalka Kenya ayaa ah mid aan ka roone yn tan Itoobiya, iyadoo abaarta ka sii daraysa ay kee ntay in inka badan saddex milyan oo qof ay cunto la’aan ku dhacdo, kuwaasoo ay ku jiraan nus milyan qof oo ay soo food saartay heerar gaajo ah oo degdeg ah.

Soomaaliya gudaheeda, WFP waxay sheegtay in lix milyan oo qof, ama 40 boqolkiiba dadweynaha, ay haysato cunto yari, iyadoo in ka badan 80,000 ay qarka u saar an yihiin macaluul.

Isagoo ka hadlayay caasimad da Kenya ee Nayrobi, ayaa agaas imaha WFP ee Bariga Afrika, Michael Dunford, waxa uu sheegay in tirada dadka gaajeysan ay u gudbi kar to dad lagu qiyaasay 14 Milyan ilaa 20 Milyan, haddii roobabku ay dib u di’i waayaan.

Dacwad Ka Dhan Ah Wasiirka Boostada Iyo Isga arsiinta Oo Loo Gudbiyay Madaxda Dalka

Qaar ka mid ah Agaasimayaasha iyo shaqaal aha Wasaaradda Boostada iyo Isg aarsiinta ayaa wa xay cabanayaan xadgud ay sheegeen inuu kula kac ay Wasiirka Wasaaradda Mudane Cabdi Sheekh Axmed.

Shaqaalahan wasaaradda ayaa ka cabanaya in Wasiirku si gaar ah ugu beegsaday tuhun la xiriira in ay faafiyeen dokumentiyo qarsoodi a haa oo loo gubdiyey shirkaddo cabasho ka gubd iyey Wasiirka.

Wasaaradda Boostada ayaa waxaa maalmaha an dambe ka soo baxayey cabasho la xiriirta isdaba marin, waxayna ahayd todobaadkii hore markii 3 Shi rkad oo ka cabanayo isdabarmin Mashruuc uu maal gelinayey Baanka Adduunka (WORLD BANK) ay ca basho ka gudbiyeen Wasiirka.

Aqriso qoraalka ka dhanka ah ee laga gudbiyay Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta dacwad ka dhan ah wasiirka boostada iyo isgaarsiinta oo loo gudbiy ay madaxda dalka

Hoos ka akhriso


Wararkii ugu dambeeyay dagaalka dalka Ukraine

Hoggaamiye-yaasha Reer Galbeedka ayaa go’ aansaday in taageero kale oo militari oo dheeraad ah la siiyo Ukraine, si ay isa ga caabiso gulufka cus ub ee Ruushku ka bilaabay bariga da lkaasi.

Isbahaysiga Gaashaanbuurta NATO oo ay ugu horeeyaan Mareykanka iyo Jarmalka ayaa sheegaya inay Ukraine ku taageeri do onaan saanad ciidan, si ay uga hortagto duulaankaasi. Madaxweynaha Mareykan ka, Joe Biden ayaa shee gay in Washington ay diri doonto saanad hub oo dhe eri ah, si buu yiri ay Ciidamada Ukraine jilbaha ugu laabtaan gulufka cusub ee Moscow.

Madaxweyne Biden oo ka qaybgelayay kulan Hoggaamiye-yaasha Reer Galbeedka ku yeesheen muuqaalka foggaan aragga ayaa sheegay in hubka asi uu qayb ka yahay qoriga dhuunta dheer ee Arti llery-ga.

Olaf Scholz, Ra’iisal Wasaaraha Jarmalka ayaa sheegay in dalkiisu uu Ukraine siin doono dhaqaale, si shirkadaha hubka sameeya ee Jarmalka uga iibs ato hubka ay ugu baahida badan tahay.

"Waxaanu ka codsanay warshadaha hubka ee Jarm alka ee sameeya aaladaha difaaca inay inoo soo sheegaan qalabka ay iibinayaan. Ukraine waxay haa taan ka dooratay liiskii hubka ee loo soo gudbiyay lidka taangiyada & diyaaradaha iyo madaafiicda go obta.” Ayuu yiri Ra’iisal Wasaaraha Jarmalka oo int aasi ku daray "Si dhakhsa ah ayaa saanadaasi loo gaarsiin doonnaa halka looga baahan yahay, waana muhiim xilligan.”

Ra’iisal Wasaaraha Britain, Boris Johnson ayaa dhankiisa sheegay in London ay Ukraine ugu deeqi doonto gantaalada lidka maraakiibta ee loo yaqaano (Brimstone).Ra’iisal Wasaare Boris Johnson ayaa sheegay in gantaaladani ay wax ka tari doonaan duulaanka Ruu shka ee dalkaasi.

Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelenskyy oo soo dhaweeyay ballanqaadkaasi cusub ayaa she egay in Ukraine ay mar hore ka guul gaari laheyd dagaalka, haddii ay heli laheyd hub tayo leh.

Zelenskyy ayaa Militariga Ruushka ku eedeeyay inay si weyn u kordhiyeen duqaymaha ay xilligan ka wadaan bariga Ukraine.

Dhanka kale Wasaaradda Difaaca Britain ayaa sheegtay in Ciidamada Ukraine ay iska caabinayaan Ciidamada Ruushka ee gudaha u sii gelaaya Gobo lka Donbas. Wasaaradda ayaa warbixinteedii ugu dambeysay ee Sirdoonka Britain ku sheegtay in Ciid amada Ruushka ay kordhiyeen duqayntooda gob olkaasi.

Wasiirka Gaashaandhigga Ruushka, Sergei Shoi gu ayaa Mareykanka iyo Wadamada Reer Galbeed ka ku eedeeyay inay sameynayaan wax kasta, oo ay ku sii dheerayn karaan sii socoshada hawlgalkaasi militari.

Wasiirka ayaa tilmaamay in Ruushka uu sida ugu habboon u fulinayo hawlgalkiisa bariga dalkaasi, ee lagu xoreynayo sida uu yiri labada gobol ee ka go’ay Ukraine.

Dagaalka dalka Ukraine ayaa noqday kan ugu weyn ee dunida isha ku hayso, waxayna dadka qa arkii ka baqdin qabaan in dagaalkaasi isu bedelo mid si toos ah ugu dhaxeeya Ruushka iyo xulafada NATO.

Maxkamad Ku Heshay Dambi Muwaadin Mar aykan Ah Oo U Hanjabay Ilhan Cumar

Nin ka soo jeeda gobolka Florida ee dalka Maray kanka David Hannon ayaa ka hor qirtay max ka mada inuu ugu hanjabay inuu dili doono xil dhibaan Ilhaan Cu mar. David Hannon, oo 67 jir ah, oo taa geersan ma daxweyni hii hore ee Donald Trump, ay aa Ilhan Cu mar u soo diray email bishii Luulyo 2019, ka dib markii Ilhaan Cumar iyo saddex xub nood oo kale oo ka tir san Con gress-ka ay qabteen shir jaraa’id oo laga sii daayay telefishinka oo ay ku dhaleeceeyeen madaxweynihii hore ee Trump.Hannon waxa uu horyimid xaakimka Maraykanka Christopher P. Tuite oo ah hal dacwad oo ah in uu u hanjabay sarkaal federal ah iyada oo ujeedadu ah ayd in ay cabsi geliyaan oo ay caqabad ku noqdaan Omar oo ay uga aargoostaan ​​gudashada waaji baadkeeda rasmiga ah.

Eedeysanaha ayaa dambiga lagu helay waxa uu sabab u noqon karaa ugu badnaan 10 sano oo xarig ah iyo $250,00 oo ganaax ah.

Mawduuca iimaylka oo u dhignaa "[waad dhima tay, Muslim xagjir ah,” oo Hannon ku qoray inuu doo nayo inuu madaxa ka toogto xildhibaanada Ilhan Cumar.

Waxa uu sidoo kale ku qoray hanjabaadiisa "Wax aa fiican in aad hesho ammaan dheeraad ah, haddii kale toddobaad gudihiis adiga iyo saddexda jiir ee kale ee xagjirka ah waxaad hoos ahaan doon taan lix cagood.”

Ilhan Omar ayaa loo dhaariyay xafiiska 2019, taa soo taariikhda gashay inay noqoto qaxootigii ugu hor reeyay ee Afrikaan ah oo loo doorto Congress ka dib markii ay ka carartay colaadda Soomaaliya 1995.

Maamulka Israa’iil oo maalintii Afaraad wado xanibaadda Masjidka Al-Aqsa Maamulka Israa’iiliyiinta ayaa maalintii Afaraad sii wado xanibaadda ay ku hayaan dadka ku ciba deeysanayo Masjidka Al-Aqsa. xaaladda Daanta Ga lbeed iyo Marinka Qasa ayaa qarka u saaran in ay ka dhacaan isku hor imaadyo u dhaxeeya dadka reer Fastiin iyo Ciidamada Yahuudda.

Maamulka Falastiiniyiinta ayaa qaaday tallaabooyin ay ku dejinayaan xaaladda halkaas ka jiro, balse wa xba kama suura galin oo dadka deegaanka ayaa xo og ku galay Masjidka Al-Aqsa oo ay ilaalinayaan cii damadii qabsaday


Xadiith: N°25 Wafdigu Waa Sadaqo


 

Waxaa laga weriyey Abuu-Darr (Allaha ka raalli noqdee);

”Inuu yiri: Dad Asxaabtii Rasuulka (s.c.w) ka mid ah ayaa ku yiri Nebiga (s .c.w.): Ras uulkii Allow dadkii maalqabeenkaa haa ayaa ajarkii la wada ta gey, sidaan u tukanno ay ey u tukanayaan, sidaan u soomno ayey u soom ayaan, waxay nagu dhaafeen in ay sadaqaystaan xoolahooda dheeraadka ah.

Markaasuu Nebigu yiri {s.c.w,}: Miyaan llaahay idin siin wax aad sadaqa ysataan.? Tasbiixad kastaa (Subxaanallaah) waxay idiin tahay sadaqo, Takbiirad kastaa (Alla ahu Akbar ) waxay idiin tahay sadaqo, Taxmiid kastaa (Alxamdu Lillaah) waxay idiin tahay sadaqo, Allah mideynkastaa (Laa llaaha lllal-la ah), waxay idiin tahay sadaqo, wanaagga la is-faraa waa sadaqo, xuShalay layska reebaa waa sadaqo, galmada ooridiinnu waa sadaqo.

Markaas bay yiraahdeen: Rasuulkii allow ma nin baa xaajada uu gudanayo lagu aj ar siinayaa? Mar kaas buu yiri: waxaad iiga warrantaa haddiiu u naag xaaraan ah u te gi lahaa sow dembi kuma dhaceen? Sidoo kale hadduu u tago ooridiisa xalaasha ah wuxuu leeyahay ajar.”[Muslim]

Sharaxa:Xadiiska Shan & Labaatan

Xadiiskani aad buu muhiim u yahay, maxaa yeelay, wuxuu inoo caddey nayaa ina an cibadadu ku koobnayn salaadda iyo waajibaadka xagga Ilaahay ee waxaa ka mid ah kheyr kasta oo dadka loo faa’ideeyo. Waxaa ka le oo xadiisku sheegay inaan sadaqadu ku koobneyn xoola-bixinta oo keli ah, ee werdigu geli karo halkii sadaqada, ninkii aan xoolo lahayn. Waxaa la sadaqayn karaa xoogga Ilaahay ku siiyey, carrabkaaga waad ku werdin ka rtaa, laakiin, waxaa shardi ah erayadaa ad ku werdinaysaa in ay kuwa sharc igu na faray ay yihiin, sida kuwa ku xusan xadiiskan, mana bannaana inuu jeebkiisa ka kee nsado wardi aan sharciga lagu sheegin, sida aanay u bann aaneyn inuu tukado sala adda aan sharcigu farin ama si aannu sharciga u farin, waxaa kale oo carrabka laga sadaqayn karaa in dadka wax loo she ego, lagu hauuniyo jidka toosan, looga digo jid ka qalloocan. Waxaa kaloo xadiisku inoo faa’ideeyey in fal kasta oo wanaagsan qofka laga ajar siinaayo haba noqdo wax uu dantiisa gaarka ah u qabtay sida galmada xaaskiisa.

FAA’IIDADA XADIISKA

1. Siday Asaxaabtu kheyrka ugu tartami jireen, innaguna waa inaan kaga dayanno;

2. Sadaqadu in aanay xoolo la bixiyo oo keli ah ku koobnayn ee xoogagga kala duwan ee Ilaahay inoogu deeqay la sadaqaysan karo;

3. Cibaadadu in ay ku koobneyn arkaanta Islaamka ee ay tahay kheyr kasta oo loo sameeyo aadamiga sida waafaqsan sharciga;

4.Galmada xalaasha ah, waxa laga helayaa ajar.


DARUUSTA RAMADAANKA {FADLIGA SOONKA}TOBANKA HABEYN EE DAMBE IYO LEYLATUL QADDARKA


Yaa Amray in Nabigu (SCW) Habeynkaas ka raadsho 10-ka Hore iyo kan Dhexe?

Ilaah baa xaqiiqda og laakiin sida la fahmi karo waxaad mooddaa inuu nabigu (SC W) isagu ijtihaaday sidii arrintii dadkii lagu qabtay dagaalkii Badar oo kale laakiin mar kii dambe loo sheegay inuu ka raadsho tobanka dambe sida uu nabigu (SCW) noo sheegayba.

Markuu nabigu (SCW) sheegayey inay bishu ku dhammaan karto 29 ama 30 cisho wuxuu isticmaalay gacmihiisa isagoo seddexdii jeer isa saaray si markiiba ay u noqd aan 10 ilaa markii uu ka hadlayey tan 29-ka ku dhammaata uu suul qariyey. Marka arr intani daliil ma u noqon kartaa in toban tobanka laga wado in bisha 3 qeybood oo mid toban ah tahay ee aysan khasab ahayn in tobanka ugu dambeeya uu toban noqdo?

Waqtigan Xaadirkaa mala Ogaankaraa Tirada maalmaha Bisha Dhalataa ku dhammaankarto Iyadoon Dhammaan?

Ilaah baa mahad lehe waxaa iska cad in waqtigaan xaadirka ah la yaqaan magaalo kasta goorta ay qorraxdu ka dhacdo ama u soo baxdo sanadka oo dhan. Waxaa iska cad in la sii saadaaliyo goorta bishu bilanayso. Arrinta bi sha ma hubo in la isugu hal ayn karo sida qorraxda oo kale laakiin waxaa cad in la sii saadaaliyo dayax-madoob aadka. Marka waxaan aamminsana hay haddii dunida muslimku xoog iska saaraan in arrintaas laga meel gaari karo.

W/D/Cabdulwaaxid Khaliifcabdulwaxid@hotmail.com

WARGELIN :-Maamulka wargeyskan wuxuu kugu wargelinayaa inaad xafidid Boga gga Qoraalada Diinigaah ee ku Qoran wargeyskan,kana Ila alisid Meelaha wasaqeysan oo aanad dhigin Mahadsanidiin

 


HASHAADA OO KICI WAYSEY HARUUB LOOMA QAATO

Geela, gaar ahaan Hasha irmaan marka ay ab aaruhu dhacaan, daaq la waayo, biyo la waayo, una dheer tahey gujada ubadku, cuduro iyo dayac kalana u raaco, kic idda ayey kari way saa, waxayna u baah daan badbaadin maxaa yeeley waxay waysey isku filnaashaheedi.

Marka xaaladdu sidaa noqoto, qofka leh ee ka naxaya Ha shaa wuxuu bilaabaa baxnaaninteeda, wuxuu ka ilaaliyaa du gaaga doqon sanaya ee doonaya in uu cuno isaga uga faa’ii deysan aya xaaladda ay ku jirto, wuxuuna u dulqaata maal mo inta seedaha iyo murqaheedu isla jaan qaadayaan ayna dib u soo ceshaneyso isku-filnaashiyaheeda nolosha.

Marka uu maalmo daaq siiyo, waraabiyo, baxnaan iyo oo ka gubo ama ka da weeya cudurada, kadibna lug aheeda ku istaagto, afkeeda iyo addimadeedana ku soo daaqdo, nuujisana ubadkeeda ayay soo oloshaa, ka dibna dhakalkiisa ayuu qaata isaga ka doonaya caano uu ku hammuun beelo.

Marka uu caanaha ka dhargo, isaga oo aan weli af ka tiran ayna ka muuq daan raadka caanuhu, ayuu sid aa u eegaa Hashii, kadibna dhoola caddeeyaa isaga oo ku faraxsan dadaalkiisa guusha ku dhamaadey, Ha shi ina markaas ayey geesgees u soo fiirisaa iyada Sa ynta ruxeysa isla markaana dariin siineysa in ay ogtah ey gu rmadka iyo badbaadinta uu u sameeyey, hubiney sana in uu qanacsan yahey.

Xaaladaha noocaan ah raggu waa ku kala duwan ya hey, waxaana jira qaar marka Hashiisu fariisto isla mar kiiba ka fakara qiimaha maqaarkeeda, isaga oo ka mar an naxariis, dhabna u fariin tirada ay ka baxayso, intii uu soo maaley, & ubadka dultaagan ee ku dul juucaya.

Ragga noocaan ah way badan yihiin, waxaana lagu bartaa xiliyada abaaraha ee xaaladuhu adkaadaan. Ra gga dhaqankaan leh waxay ugu danbeyn mariya an xer yahooda, waxayna noolaadaan nolol aan xor aheyn oo ku tiirsan rag kale. Waxay ku danbeeyaan shallaay, wa xaana soo gaabta cumrigooda.

Ninka ka xishoon waayey Hashiisa oo kici la’a, isk una dayey in uu xoog ku kiciyo si uu caano qasab uga keeno, baqtigeedana kama nixi doono.

Qaarbaa hagar daamooyin kale (Sun, jug, dandareyn kale)ugu dara Hasha, si ay degdeg ugu baqtiso ka dib na harageeda uu suuqa u geysto.

Qarankeena waxaa ku dhacey burbur dhinac kasta ah ,siyaaasad, dhaqaale, bulsho, amni, dhaqan, waxbara sho, iyo caafimaad. Dadkeenii ayaa dibadaha qa xooti ku ah. Dowladnimadeena waa kufaa dhaceysaa, waxay na u baahan tahey baxnaanin iyo in loo dulqaato, lana geliyo waqti, xoog, maskax, iyo maal.

Qarankeena iyo dowladnimadeenu Shalay waxay u baahan yihiin in laga ila aliyo cayayaanka iskaba daa du gaaga waaweyne. Waxaa Shalay qaranimadee na soo haweysanaya dad kuwa u tabarta yar, iyada oo maalin kasta la arkayo waddamo cusub oo xadgudubyo u geys anaya qarankeena iyo dadkeena.

Marka sidaas oo kale uu dal u burburo, waa dabiici in cidkasta ay uga faa’I ideysato danaheeda, isla marka ana ka aar goosato haddii ay jireen xurguf ama dhacdo oyin hore. Dariiqa kaliya ee aan kaga badbaadi karno hagardaamooyin ka ku gadaaman qaranimada iyo dowl adnimadeena waa midnimo, isu tanaasul, dulqaad iyo dadaal dheeri ah oo aan la imaano dhammaanteen. Ta as haddii la waayo waxaan marqaati ka ahaan doona burbur umaddeed iyo guuldaro ku soo dhamaada nolo sheeda iyo nafteena oo aan hanan weyno.

Dagaalkii 2aad ee Adduunku wuxuu saameeyey inta badan dunida, waxaana ka dhashey burbur dhaqaale, Amni iyo bulsho. Wadamada uu aadka u saame yey wa xaa ka mid ahaa waddamo badan oo ku yaala Yurub iyo Aasiya oo maan ta ka mid ah waddamada ugu hor marsan dunida sida; Germay iyo Jaban.

Addanka Rwanda wuxuu ka mid yahey waddamada Africa ku yaala ee colaad uhu burburiyeen isla markaa na nolosha dadku ay gaartey meesha ugu hoose ysa, waxaa burburey waxkasta, siyaasad, dhaqaale, Amni iyo bulsho. Muddo ko oban kadib, Rwanda waxay ka soo kabatey burburkii waxayna qabsatey dariiqa hormar ka, iyada oo Shalay ka mid ah waddamada ugu hormar san qaaradda Africa, noqoteyna tusaale loo soo qaato xalinta dhibaatooyinka ka dhaca duni daan aan joogno.

Dhammaan waddamadaan burburey, haddana ka soo kabtey, qabsadeyna dariiqa hormarka, kuma badba adin gacamo ama kaalmo Shisheeye, kumana badbaad in kala adkaan iyo xoog, waxay ku badbaadeen kuna gaareen hormar ka ay Shalay heystaan go’aamada ay qaateen dadkoodu oo ay hor kacayaan siyaasiyiintooda iyo hoggaamiyeyaashoodu.

Dadka u dhashey dalalkaan waxay ka qanceen in aysan xoog iyo gacmo shi sheeye ku badbaadi karin kag ana bixi Karin dhibaatada, waxayna qaadeen dari iqa na badda, isu tunaasul, dulqaad iyo iscafin guud, waxayna ku darsadeen isku tashi iyo dadaal ay u galeen dib u dhiska dalalkooda iyo noloshooda.

Laga soo bilaabo abuuristii Aabe Aadan iyo Xaawo, Qof kasta wuxuu ku ast aysan yahey taariikhda uu qeyb ta ka ahaa ama uu marqaatiga ka ahaa. Waxaa hubaal ah in qofkasta oo manta nool uu ku asteysnaan doono taariikh, laguna xasuusan doono ka qeyb qaadasha diisa taariikhda xumaan iyo wanaag.

Shaqsi kasta oo Soomaali ah oo aniguba aan ku jiro oo Shalay nool wuxuu ku asteysnaan doonaa taarii khda uu joogo, labo midkood ayayna noqoneysaa; inuu taariikh xun sameeyo, qeyb ama marqaati ka noqdo iyo in uu taariikh wana agsansameeyo, qeyb ama marqaati ka noqdo, kadibna ay ka sheekeeyaan jiilasha danbe. Marka aad dib u fiiriso ama aqriso taariikhaha umada ha, waxaad arkaysaa boqolaal iyo kumanaan sano ka hor dad laga waramayo waxyaabo wanaagsan ama xun oo ay sameeyeen, waxayna ku saleysan tahey waqtiyo cayiman oo dadkaas ay noolaayeen, marqaatina ka aha ayeen dhacdooyinka samaankaas. Taariikhda Islaamka markaan fiiriso, waxaad maql eysaa ama arkeysaa dhaqamo ama hadalo laga soo wariyey noloshii Nabiga CS, sidoo kale waxaad arkey saa dhaqamo ama hadalo laga soo gudbiyey shaqsiy aad Islaam ka caqabad ku ahaa ama u gargaarey, waxa ana laga waramayaa dhaqamado odii oo faahfaahsan xumaan iyo samaan midkii ay aheydba.

Xogahaas oo dhan waxaa la keydiyey, la isuna gudbi yey iyada oo aysan jirin Tij nooliyad, Saxaafad, wax qor idduna ay aad u yareyd.

Haddii qarniyo hore dadkii noolaa la keydiyey taarii khaha ay ka tageen oo ilaa Shalay la aqrinayo, max aad u maleyneysaa kuwa la keydin doono Shalay oo la heysto tijnoolajiyad, wax-qoridduna badan tahey, sax aafadna ay jirto?

Shalay oo aad joogto, lagana yaabo inaad aqriney so qoraalkaan, waxaad bilaabi kartaa in aad sameyso ama qeyb ka noqoto taariikh wanaagsan oo jiilalka danbe isu gudbiyaan, taas oo ah inaad si daacad ah uga qe yb qaadato dib u dhi ska dalkaaga, ka shaqeyso wax kasta oo nabadda iyo dowladnimadeena u ade egaya, adiga oo dib u dhiganaya dantaada gaarka ah (Siyaa sad, dhaqaale, xil, iwm), gadaalna aan u raaceyn wax hore u dhacey, kana shaqeynaya danta guud.

Haddii shaley hoggaamiye kooxeedyadii lagu eede ynayey inay dalka burburi yeen, kala qeybiyeen, danah ooda ka raacdeen, shisheeye u gacan galiyeen, dhac, dil iyo kufsi geysteen, islamarkaana aysan wax wanaag ah ka shaqeyn ma rnaba, hadda oo aad adigu joogto, la gana yaabo in aad heyso xil siyaasadeed ama dowlade ed, dalkiina sidaan yahey maxaa lagaa qori doonaa oo

jiilasha danbe aqrin doonaan?

Waa in aan ogaanaa in aysan jirin wax la mucaa rado ama la kala eryado, waa in aan ogaanaa in aysan jirin wax wayn oo aan kala difaacano oo aan ku da gaal no, maxaa yeeley waa dalkeenii uu burbursan, xaalado amni, dhaqaale, bu lsho iyo faragelin shisheeye dhex muquuranaya, waa dalkeenii oo dadkiisii ma alin kasta argagixiso dileyso, dhaceyso, handadeyso, waa dalkee nii oo maalin kasta shisheeye ugu hanjabayo in uu goos anayo mucaawino yar oo laga yaabo in aysan dalkeena iyo dadkeenaba soo gaarin. Waa dalkeenii oo caalamka magacyo iyo sumado aan fiicneyn lagu asteeyey sida, argagixiso, burcadbade ed, musuq, amni darro, qaxooti, gaajo, cawaan is cuneysa. Waa dalkeeni oo da dkiisi du nida u kala yaacey, qofkasta meeshiisa dhibku ku heys to. "Qarankeenu weli ma gaarin heer qof kasta waxa uu doonayo uu ka heli karo”.

W/Q Dr. MaxamedAadamKoofi

Muxuu Erdogan ka yiri rabshadaha Al-Aqsa?

Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan ayaa Talaadadii sheegay inuu ku war geliyay dhiggiisa Israel Isaac Herzog inuu aad uga xumaaday falastiiniyiinta lagu dhaawacay ama lagu dilay Daanta Galbeed iyo Masjidka Al-Aqsa inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

Tan iyo Jimcihii, Al Aqsa ayaa la arkayay iska horimaadyo u dhexeeya dhagax-tu urayaasha falastiiniyiinta iyo booliiska rabshadaha ee Israel, waxaana Jimcihii, u gu yaraan 152 falastiiniyiin ah ku dhaawacameen isku dhacyo ay booliska Israa’iil kula galeen gudaha dhismaha masjid ka, taasoo aheyd tii ugu dambaysay ee ka dhalatay rabshado sare u qaaday cabsida laga qabo in ay dib ugu laabtaan iskahorimaad ballaaran.

Qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter-ka ayuu Erdogan ku shee gay in labada hoggaamiye ay ka wadahadleen dhacdooyinkii u dambeeyay ee ay sababeen "qaar ka mid ah kooxaha xagjirka ah ee Israa’iil iyo ciidamada amma anka” iya goo ku wada xiriiray khadka taleefoonka, waxaana wadahadalkan uu ku soo be egmayaa xilli ay socdaan dadaallo lagu doonayo in caadi looga dhigo xiriirka labada dal.

"Weerarradii ay kooxaha xagjirka ah” ka geysteen Al-Aqsa maalmihii la soo dhaafay iyo rabshadaha Gaza ku faafay ayaan sidoo kale ka xumaaday” ayuu Erdogan u sheegay Herzog.

Erdogan waxa uu sheegay in uu sido kale "uu ku nuuxnuuxsaday sida ay laga ma maarma anka u tahay in aan la oggolaan daandaansiga iyo hanjabaadaha ka dhanka ah maqaamka iyo cibaadada Masjidka Al-Aqsa inta lagu jiro wakhtigan xasaasiga ah.” VOA + Reuters.

Ruushka Oo Si Kulul Kaga Jawaabay Eede ymo Ku Aaddan Hubka Nukliyeerka

Ruushka hubka Nukliyeerka uma adeegsan doono dagaalka ka socda Ukra ine, sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda Sergei Lavrov.

Wasiirka gaashaandhigga ee Ruushka Sergei Lavrov, ayaa sheegay in xukuuma da Moscow ay bilowday marxalad kale oo uu ku tilmaamay ‘howl galka gaarka ah’ ee laga fulinayo Ukraine.

Wuxuu sheegay in duulaanka hor leh ay ku qaadayaan bariga Ukraine uu yahay mid muhiim ah, Ruushka ayaa sheegay in ganta allo dhowr ah ay xaley ku garaaceen bariga Ukraine.

Wareysi uu siiyay Telefishin laga leeyahay Hindiya, Mr Lavrov ayaa la weydii yay in Ruushka uu ka fikirayo adeegsiga hubka Nukliyeerka iyo in kale.

Wuxuu ku jawaabay waxaana adeegsaneysaa hubka caadiga ah oo kaliya ah.

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa mar sii horreysay ku amray taliska militeriga Ruushka in ay "heegan khaas ah” geliyaan hubka Nukliyeerka iyo qal abka la xiriira – waana heegankii ugu sarreeyay ee la geliyo istiraatiijiyadda gantaallada ee Ruushka




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip