HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 17-KA MARSO 2022

0
Thursday March 17, 2022 - 08:44:14 in Wararka by
  • Visits: 883
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 17-KA MARSO 2022

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Waqtiga Dhaarinta Xildhibaanada Labada Gole Oo La Shaaciyay

    Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa soo saaray jadwalka soo xareynta xildhiba anada la doortay ee baarlamaanka 11-aad, iya doo la qorsheeyey in ugu dambeyn 14-04-2022, la qabto xafladda dhaarinta xildhibaana da labada Aqal ee baarlamaanka dalka.

Sida ku cad jadwalkaan 16-ka bishaan oo ku beegan Arbacada berrito illaa 23-ka bishaan ay aa la qorsheeyey in lasoo uruuriyo dukumint iyada Xildhibaannada labada Aqal ee baarlam aanka, iyadoo 24-ka ilaa 29-ka la qorsheeyey in la hubiyo dukumintiyadaas.

      Inta u dhaxeysa 31-ka Maarso ilaa 4-ta bisha soo socota ee Abriil waxaa la qorsheeyey in la shaaciyo natiijada rasmiga ah ee doora shooyinkii baarlamaanka iyo in la soo xareeyo dhamaan Xildhibaannada labada Aqal.

     5-ta Abriil ilaa 10-ka bishaas waxaa la qor sheeyey in shahaadada Xiildhibaanimada la si iyo dhamaan xubnaha la doortay ee labada Aqal.

      11-ka bisha Abriil waxaa loo qorsheeyey in ay dhacdo wareejinta galalka macluumaadka xildhibaanada labada Aqal.

      Ugu dambeyntii 14-ka Abriil xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa qabanaya xafladda dhaarinta xildhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka 11-aad, sida ku cad jadwalkaan Xalay ka soo baxay guddiga doorashooyinka heer federaal.

Galmudug iyo Koonfur Galbeed oo ka hor yimid jadwalka cusub ee doorashada dalka

  Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Koon fur Galbeed ayaa ka horyimid jadwalka cusub ee Habeen hore uu soo saaray Guddiga Hirgelinta Doo rashooyinka Heer Federaal. Jadwalka ayaa ah aa mid lagu dhameystirayay doorasho oyinka dalka.

     Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa sheegay laga bilaabo Shalay illaa 23-ka bish an in la soo uruurin doono dokumentiyada Xil dhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Fe deraalka, lana guddoon-siin doono shaha ado oyin, wixii loo gaaro 5-ta bisha soo socoto ee April, ka dibna la dhaarin doono 14-ka bi shasi.

      Labada maamul ayaa qoraalo ku sheegay in cidda keliya ee jadwaleynta iyo dhameystirka hannaanka doorashada iska leh ay tahay Go laha Wadatashiga Qaran.

     Axmed Shire Falagle, Wasiirka Warfaafinta Galmudug oo goor dambe hadlayna waxa uu diidmadooda ku sababeeyay, iyadoo ay jiraan wax horey loogu heshiiyay.

     "Sababuhu, sababo colaadeed ma’ahan ee nidaam lagu heshiiyay ayaa jiray oo ahaa in do orashada la qabto. Guddi la yiraahdo Gud diga Midnimada Qaran oo Dowlad Goboleed yadu ay xubno ka yihiin ayaana nidaamkaas ho ggaa minayay, Dowlad Goboleed kastana iya daa u madaxbannaaneyd doorashadeeda.” Ayuu yiri Wasiir Falagle.

  Wasiir Falagle ayaa yiri "Meeshii aan ka filey nay in la iclaamiyo goobtii la isugu imaan la haa iyo xilliga la isku imaan lahaa, oo qolo weli ba ay wax qabadkeedii, diyaarintii iyo jaangoo yadii la isla meel dhigi lahaa ayaynu warqa da asi ku aragnay barraha bulshada, iyadoo aan nalaga talagelin.”

    Tallaabada ay labada maamul kaga horyi ma adeen jadwalka cusub ayaa ku soo aadaya, xilli Talaadadii ay soo geba-gabeeyeen Doora sha da Xildhibaanada Golaha Shacabka, halka Do wlad Goboleedyada kale aysan weli soo ge ba-gabeen.

Golaha Midowga Musharaxiinta oo soo dha weeyay jadwalkii ay soo saareen Guddiga Doorashooyinka Heer Fedaraal

      Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxwey naha Soomaaliya ayaa soo saaray qoraal ay ku soo dhaweynayaan, islamarkaana ay kaga diga yaan in la carqaladeeyo jadwalkii ay soo saar een guddiga doorashada heer Fedaraal, kaa soo ahaa mid lagu shaaciyay xiliga dhameystir ka iyo dhaarinta Xildhibaanada labada Gole ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya.

    War saxaafadeed kasoo baxay Golaha ayaa sidoo kale waxay ku sheegeen in guddiga door ashada heer Federaal loo madax banaaneeyo fulinta waajibaadka saaran.

     Hadalkaan Shalay ka soo baxay Golaha Mi dowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaal iya ayaa ku soo aadaya xili maamulada Galmu dug iyo Koonfur Galbeed ay si cad uga hor yim aadeen Jadwalka ay soo saareen Guddiga   Do orashooyinka Heer Fedaraal, iyagoona oo she egay in aan lagala tashan jadwalka.

Mareykanka oo taageeray go’aanka gudiga doorashada heer federaal iyo ROOBLE

      Safaarada Mareykanka ee Soomaaliya ay aa ayiday jadwalka cusub ee uu soo saaray Gu ddiga doorashooyinka heer federaal, kaasi oo dhigaya in 14-ka bisha April la dhaariyo xildhib aanada cusub ee labada aqal.

     Sida ku cad jadwalka Guddiga FEIT 16-ka bishaan illaa 23-ka bishaan ayaa la qorsheeyey in lasoo uruuriyo duku mintiyada xildhibaana da alabada Aqalka ee baarlamaanka, iyadoo 24-ka ilaa 29-ka la qor sheeyey in la hubiyo du kumintiyadaas.

      Safaarada Mareykanka ee Muqdisho ayaa niyad wanaag ka muujisay fulista jadwalkaan cusub ee soo xareynta xildhibaanada la door tay ee baarlamaanka 11-aad iyo dhaarintooda, kaasi oo ay ka hor-yimaadeen dowlad gobole edyada Galmudug iyo Koonfur Galbeed oo ay agu soo gaba-gabeeyay doorashada Golaha Shacabka.

      Sidoo kale waxa qoraalka Safaarada Marey kanka ee lagu taageeray jadwalkaan cusub ayaa waxaa lagu sheegay in dhaarinta kadib la kulmi doonaan xildhibaanada cusub ee So omaaliya.

     "Waxaan rajaynaynaa in aan la kulano Xil dhibaanada cusub ee Soomaaliya kaddib mar kii la dhaariyo 14-ka April, weliba xilli ku habb oon,” ayaa lagu yiri qoraalka Safaarada Mareyk anka ee Soomaaliya oo lasoo dhigay twitter-ka.

      Dorraad unbey aheyd markii ay Safaarada Mareykanka sheegtay inay garowsan tahay in dowlad goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Ga lmudug ay ku dhameystireen doorashada Gola ha Shacabka waqtigii loo igmaday, ayada oo nasiib darro ku tilmaamtay in Madaxweynayaa sha Jubbaland, Puntland iyo Hirshabelle ay see geen waqti kale oo muhiim ah.

      Mareykanka ayaa kamid ah dalalka beesha caalamka ee sida dhow isha ugu haya arrima ha doorashooyinka Soomaaliya iyo dhameystir ka doorashada Golaha Shacabka oo dhowr je er uu ku yimid dib u dhac.

    Si kastaba, sida uu qorshuhu yahay 14-ka Abriil xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa qabana ya xafladda dhaarinta xildhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka 11-aad.

Wasiirka maaliyadda oo warbixin ku saab san dib-u-habeynta dhaqaalaha siiyay hay ’adda IMF

     Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federa alka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Be yle, ayaa Shalay warbixin ku saabsan dib-u-ha beynta iyo isbaddalada dhaqaallaha dalka siiy ay hoggaanka sare ee Paris Club, kaas oo ay ku midaysan yihiin dalal badan oo Soomaaliya ku leh deyn.

"Ururka

      Naadiga Paris iyo xubnaha naadigu waxay muujiyeen dadaal weyn oo lagu taageerayo is baddalada Soomaaliya ee hannaanka deyn-caf inta. Waxaa naga go'an in aan sii wadno dib-u-habeynta maaliyadda dalka, ilaa aan ka gaarno guusha ugu dambeysa” ayuu yiri wasiirka.

      7-dii bishan hay’adda IMF ayaa soo saar tay war-saxaafadeed ku saabsan natiijada ka soo baxday shirkii dib-u-eegista 2aad iyo 3aad ee Barnaamijka Deyn-Cafinta (ECF) ee Soom aaliya ay la yeelatay labadii toddobaad ee xili gaasi ka horreeyay hay`addaha Bangiga   Add uunka iyo IMF.

      War-saxaafadeedka ayaa muujiyay dada alada dowladda Soomaaliya ee dib-u-habeynta maaliyadda, iyada oo dalka uu ku jiro abaaro, COVID-19 iyo isbaddelka cimilada.

 "Ururka Naadiga Paris Club waxaa ay Shalay iga wareysanayeen wixii na kala dhex maray annaga iyo IMF, iyagoo arkay war-saxaafadeedkii kasoo baxay IMF, haddana waxaa ay naga doonayeen macluumaad dheeri ah” ayuu yiri wasiirka.


 

Dowladda Soomaaliya oo bilowday diiwaan-galinta shirkadaha shaqaalaha Soomaalidda u qaada dibadda

     Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif, ayaa Shalay shaaciyay in diiwaangalin cusub ay u billaabatay shirkadaha shaqaalaha u qaa da dibadda, si loo waafajiyo habraaca shaqo-si inta dibadda ee shaqaalaha xoogs atada Soom aaliyeed.

Golaha Wasiirrada Xuku umadda ayaa 17-ka bi shii June ee sannadkii 2021 ansixiyay Habra aca, kaddib markii Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ay horgeysay golaha.

      Wasiirka ayaa sheegay inay ka go’antahay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada dhowrista xuquuqda muwaadiniinta Soomaali yeed ee shaqooyinka u tagaya dibadda, isagoo in taa ku daray in habraaca ay ansixiyeen Gola ha Wasiirrada uu ilaalinayo xaquuqda iyo shar afka muwaadiniinta.

      Sidoo kale wuxuu wasiirka xaqiijiyay in 1-da bisha April 2022, ay tahay waqtiga kama damb eysta ah ee shirkadaha ay dibadda u qaadi kar aan shaqaalaha, iyadoo wixii intaa ka horeeya looga baahanyahay dhammaan shirkadaha in ay maraan diiwaan-galin cusub oo lagu dhaq an-galiyo habraaca.

     "Waxaan faraya shirkadda inay diiwaan-gal inta cusub maraan. Hay’adaha Dawladda ee ay arrintan quseyso oo amniga , socdaalka iyo du ulista ugu horreeyaan ayaan gaarsiinayna in ay san dibadda shaqaalo u qaadi karin shirkadda aan marin diiwaangalinta cusub ee la waafajin ayo habraaca.” ayuu ku yiri shirkiisa jaraa'iid ee Shalay.

      Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulsh ada ayaa hoosta ka xariiqday in ay heshiisyo iyo is-afgarad lagu ballaarinayo fursadaha sha qada iyo dhowrista xuquuqda muwaadiniinta la gaartay waddamada shaqooyinka ay u tagaan xoogsatada Soomaaliyeed.

Dowladda Somalia & Shiinaha oo ka wada hadlay horumarinta duulimaadyada

      Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Du ulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya  Dur ran Axmed Faarax ayaa Shalay la kulmay Dan jiraha Dawladda Shiinaha ee Soomaaliya Dan jire FEI Shengchao.

     Wasiirka Iyo Danjire Shengchao ayaa kawa da hadlay Iskaashiga labada dal gaar ahaana dhanka Duulimaadyadda Rayidka ah, waxaana uu Wasiir Duran sheegay in Danjiraha dadaalk isa in kor loo qaado xariirka iskaashi ee 2da dal

     ”Dawladda Shiinaha waxay naga caawisaa dhinaca horumarinta Gaadiidka Cirka iyo duuli maadyadda Rayidkaa, Soomaaliya waxay hiigs anaysaa in heerka Maamulka Hawadda la gaarsiiyo heerka A oo ah kan dunida horuma rtay ay joogto”Ayuu Yiri Wasiir Duran Farah.

     Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawad da Xukuumadda Soomaaliya ayaa maalmihii la soo dhaafay waday dadaalo lagu horumarinayo arrimaha doorashooyinka Soomaaliya.

Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo bilaa bay wada xaajoodyo lagu hormarinaayo Ganacsiga labada dal

       Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa bilaabay dadaalo ay ku hormarinayaan xiriirka ganacsi ee labada dowladood, Wasiiru dowla ha ganacsiga iyo isdhexgalka Bariga Afrika ee Itoobiya Denge Boru iyo Wasiirka Ganacsiga & Warshadaha dowladda Federaalka Soomaaliya Khaliif Cabdi Cumar ayaa Shalay si rasmi ah u daah furay wadaxaajoodyo ganacsi oo u   dhax eeya Soomaaliya iyo Itoobiya.

    Wasiirrada waxay isla ga rteen muhiimadda ay wada hadalladaan u leeyihiin sha qo abuurka iyo maalgashi ga dhinacyada ganacsi ga iyo warshadaha labada dal, waxayna go'aansadeen in la bilaabo wadatashiyo ku aadan xoojinta xiriir ka Ganacsi ee labada wadan.

      Qoraal kasoo bacay Wasaaradda Ganacsi ga iyo Warshadaha Dowladda Soomaaliya ay aa lagu sheegay in dowladdaha Itoobiya iyo So omaaliya ay bilaabayaan wadaxaajood ku saa bsan yagleelidda heshiiska ganacsiyada isaga kala goosha xuduudaha iyada oo ujeedadu ta hay in la fududeeyo badeecooyinka muwaadi niinta labada dal iyo in la yareeyo ganacsiga aan rasmiga ahayn ee xuduudaha.

     Labada wasaaradood waxay sidoo kale ay ka wada hadleen oo ay heshiis ku gaareen in ay wadahadlaan kadibna ay kala saxeexdaan heshiis ganacsi oo laba geesood ah kaas oo ka abaya dadaallada isdhexgalka gobolka iyo Afr ika oo ay ka mid yihiin Suuqa Iskaashiga Gana csiga ee Bariga & Koofurta Afrika ee COMESA iyo Aaga Ganacsiga Xortaa ee Afrika (AfCFTA)

    Labada Wasiir waxa ay kaloo ku heshiiyeen in la dhiso guddi ganacsi oo isku dhaf ah oo fu dudeeya shuruudo lagu sii xoojinayo xiriirka ga nacsi ee labada dal iyo kordhinta mugga gana csiga. Iyagoona isla qaatay in hawlaha mudn aanta leh ee kor u qaadaya isku xirka ganacsi ga iyo dhiirrigelinta isdhaafsiga ganacsi ee laba da dal, sidaa awgeed wasiirradu waxay isku raaceen in la

Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo soo saaray Amar ku socda Hay’adaha

     Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhe xe Axmed Meyre Makaraan ayaa Amar lagu joojinayo kasoo saaray boorarka astaamaha Aq oonsiga ee ku qoran luu qadaha Qalaad in la gu isticmaalo degmooyin ka iyo degaannada gob olka.

Waxaa uu sheegay in Maamulkiisa uu bilaabi doono dib u eegis uu kusameynayo Boorarka ay adeegsadaan hay ’adaha, shirkadaha Siminaarada ku qabanaya Gobolka iyo Goobaha kale ee Ganacsiga ee lagu dhejiyo astaamaha Aqoonsiga.

     Sidoo kale Guddoomiyaha Gobolka Shab eellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan ayaa sheegay inay ciqaab adag la kulmi doonto ci ddii lagu helaa in Goobahooda ay ku xardhan yihiin boorar lagu qoray luuqadaha qalaad.

      Amarkaan ka soo baxay Maamulka Gobol ka Shabeellaha Dhexe ayaa ku soo qaaday xilli inta badan Soomaaliya Hay’adaha ka howlgalla iyo Shirkadaha gaarka loo leeyahay ay astaa maha ama Boorarka lagu yaqaan ay ku qorta an luuqadaha qalaad.

Guddiga Doorashada Jubbaland oo shaaciy ay liiska kuraasta taala deegaan doorshada labaad ee Garbahaareey

       Guddiga doorashooyinka maamulka Jubba land ayaa soo saaray liiska doorashada 16 kur si oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka Ba arlamaanka Soomaaliya, kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay magaalada Garbahaar eey ee gobolka Gedo.

War qoraal oo kasoo bax ay guddiga doorashada Jubbaland ayaa lagu shee gay in doorashada 16-ka kursi ay ku qaban doonaan muddo laba todobaad gudahood ah, walow ay san cadeyn halka ay ku qabanayaan doorash ada 16-ka kursi.

      Kuraasta la shaaciyay ee taala deegaan do orashada labaad ee Jubbaland ayaa kala ah:-

 HOP 065, HOP 078, HOP 087, HOP 090, HOP 091, HOP 100, HOP 102, HOP 110, HOP 116, HOP 117, HOP 119, HOP 122, HOP 123, HOP 125, HOP 131, HOP 216.

     Kuraastaan la shaaciyay doorashadoodu wa xaa mudo dheer ka taagna khilaaf  xoogan oo u dhaxeeya madaxda maamulka Jubbaland iyo kuwa gobolka Gedo oo garab ka helaya mada xweyne Farmaajo, mana jirto heshiis rasmi ah oo laga gaaray hab maamulka kuraasta guddi ga doorashada Jubbaland ay shaaciyeen, wax aana xusid mudan in guddi uu Raysal wasaare Rooble u magacaabay magaalada Garbahaa rey si ay qiimeyn ugu soo sameeyaan xaalada doorashada magaaladaas inay ka hor yimaade en maamulka degmada iyo kan Gobolka Gedo.

     Hoos ka akhriso liiska 16-ka kursi ay shaaci yeen guddiga doorashada Jubbaland:-

Indha-qarshe oo fariin Cajiib ah u kala diray Farmaajo iyo Xildhibaanada cusub

    Taliyihii hore ee ciidanka xoogga Soomaa liya Jeneraal Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe oo Muqdisho shir jaraa’id ku qabtay ayaa dar daaran culus u jeediyey xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Soomaaliya, sidoo kale hal fa rriin ayuu u diray Farmaajo.

     Indhaqarshe oo sanadkaan laga reebay liis ka baarlamaanka 11-aad ee dalka, kadib markii madaxweynaha Galmudug uu u diiday inuu u tartamo kursiga xildhibaan ee beeshiisa, ayaa ka codsaday xildhibaanada cusub in Farmaajo iyo kooxdiisa Nabad iyo Nolol aysan dib u soo dooran.

     Waxuu sheegay intii Farmaajo uu joogay xu kunka, in wixii fiicanaa ee u qabsoomay ay ka badaneyd inta uu ka haleeyey dadka iyo dalka Soomaaliyeed.

     "Xildhibaanada cusub waxaan lee yahay fad lan hanagu soo celinina Nabad iyo Nolol, shan sano ayey na xukumayeen, wixii xumaa ee dal kaan ay ka sameeyeen, waxay ku qormeysaa Pagekooda, Inta xun oo ay sameeyeen waxay ka badan tahay inta fiican oo ay qabteen,” ayuu yiri Jeneraal Indhaqarshe.

      Sarkaalkaan ayaa tusaale ka sii bixiyey dha liisha uu u hayo nidaamka Madaxweyne Farma ajo oo sanado ka hor uu ka tirsanaa.

"Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaan leey ahay, hadaa maqasho madaxweyne hebel hal yey wax-qabad fiican ayuu ahaa, waxaad ogaa taa in madaxweynahaas uusan dadka ka caqli badneyn ee waxuu xushay dadka ugu caqliga iyo aqoonta badan bulshada, kadibna go’aana da ayey madaxdu kala tashadaan dadkaas, ta lada ay keenaan dadkaas wanaagsan, waa gu uleysanee, isaga ayaana lagu amaanaa,” ayuu yiri Jeneraal Indhaqarshe.

     Jeneraalku waxuu intaas ku sii daray in dhi baatada Shalay Farmaajo heysata, oo isaguba uu marqaati ka yahay ay ka dambeeyaan dad ka xun ee bulshada uu ka xushay.

     "Shacabka dhan ayey kugu direen, adigaa masuul ah, waxaa mar hore lagaa rabay inaad iska qabato inta aysan dadka kugu dirin, gobol ladii aan tegay waa lagaa nacay Farmaajo, ani ga waan ku aqaan, waana kula shaqeeyey, si da lagaa aaminayna kaama aaminsani, laakiin dhibaataa kugu dhacday, dad xun ayaa kugu dhareereysan, hadii nasiibku ku saamaxo oo aad soo noqoto, kuwaas iska qabo,” ayuu yiri Indhaqarshe.

      Sidoo kale Xildhibaanada soo baxay san adkaan ayuu Jeneraal Indhaqarshe kula darda armay in aysan fiirin shilimaadka lasii doono, balan qaadyada loo sameeyey iyo dadka kura asta soo siiyey midna, balse dadka iyo dalka masiirkooda ay bad-baadiyaan oo madax sa mata bixi karta ay u doortaan hoggaanka.

Wararkii U Danbeeyay Shan QOF Oo Gaajo Iyo Haraad Ugu Geeriyootay GEDO.

      Wararka ka imanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in Shan ruux ay gaajo iyo haraad u gu geeriyoodeen agagaarka degmada Ceelwa aq oo ka mid ah meelaha ugu daran ee ay ka jirto abaarta ku dhufatay deegaanada Juba land. Arrintan ayaa ka danbeysay markii dadka danta yar ay heli waayeen cuno iyo biyo ku fil an, maadaama sare u kac xooggan laga daree mayo qiimaha la kala siisto maciishado, waxaa na taasi ay keenty in nolosha dadka ku adk aato.

     Guddoomiyaha degmada Ce elwaaq Ibraahim Guuleed Aa dan oo wareysi siiyey BBC-da ayaa farriin culus u diray dowl adda Soomaaliya, Jubbaland iyo hay’adaha sa mafalka, isaga oo uu ugu baaqay inay soo caa wiyaan dadkaasi ku dhibaateysan degmada iyo duleedkeeda.

     Waxa uu sheegay in hadii xaaladan adag la gu sii fiirsado ay sabab u noqon doonto in mas iibo bini’aadanimi ay ku dhufato gobolka guud ahaan, wuxuuna qiray in bilaha soo socda la sii saadaalinayo in xaaladda ay sidan ka sii cusla an doonto.

      Kooxda madaxweyne Farmaajo ayaa dad ka ku fiirsanaya dhibaatadan, iyagoo gobolka ku sii daad gureynaya oo kaliya hub iyo saanad ciidan, waxeyna dhegaha ka fureysanayaan ba aqa dadka ee ah in lala gaaro baad iyo biyo ay noloshooda ku daboolaan.

Qatar oo gargaar raashiin ku wareejisay Dowladda Somaliya

      Diyaarad nooca militariga oo siday raashiin kan ayaa Shalay ka soo degatay Garoonka Diy aaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muq disho.

     Dowladda Qatar oo ka jawaabeysa baaqa Dowladda Somaliya ayuu Safiirkeeda dalka u joogga, Hassan bin Hamza uu raashiinkaasi ku wareejiyay xubno ka tirsan Guddiga Gurmadka Abaaraha.

      Hay’adda Qatar Charity oo fududeysay in raashiinkan dalka la soo gaarsiiyo ayaa loogu talagalay in la gaarsiiyo dadka Soomaaliyeed ee abaarta la tabaaleysan.

       Somaliya waxaa abaaraha soo noqnoqday u sii dheer dagaalka muddada soddonka sano ka badan ka socdo, fatahaado iyo koran-kora da ayaxa ee mararka qaarkood cagta marinaya dalagyada beeraha.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip